Hogaan Dumar @hogaan_dumar Channel on Telegram

Hogaan Dumar

@hogaan_dumar


Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Hogaan Dumar (Somali)

Hogaan Dumar waa channel ka ku saleysan afsomali waxaana la soo gudbin karaa qoraalo ku anfaca oo ku saabsan kalsoonida iyo dhaqanka dumar, si aad u heli karto mawduucyo aad u soo gudbisid. Channel-ka Hogaan Dumar waxa uu si toos ah ugu soo dhaweeyaa dumarada Soomaaliyeed oo dhan, waxaana lagu kalsoon yahay inay ka helaan warbixin ku saabsan guusha iyo horumarinta ay ka helaan dumarada Soomaaliyeed. Waxaad ka heli doontaa qoraalo ku anfaca si aad u fahamto kalsoonida iyo dhaqanka dumarada Soomaaliyeed, oo mar kasta si fiican ula socda, waxaadna kala socon doontaa qoraalo iyo farriimooyin kala duwan. Haddii aad jeclaatay inaad ka heli karto warbixino ku saabsan dumarada Soomaaliyeed, kudirkaaga, marka aad kala socoto, waxaadna kala socon doontaa haddii kale Hogaan Dumar channel-ka, oo ah mid kan ugu horeeyo ee kala soconaya dumarada Soomaaliyeed. Hogaan Dumar waxaadna kala socon doontaa Instagram oo aad u leedahay inaad la socoto qoraalo aan ku anfaca ah iyo farriimooyin kala duwan, waxaadna Instagramka kala socon doontaa haddii aad jeclaan lahayd inaad mar kasta ka heli karto warbixino ku saabsan kalsoonida iyo dhaqanka dumarada Soomaaliyeed. Ku biir channel-ka Hogaan Dumar si aad u fahamto kalsoonida iyo dhaqanka dumarada Soomaaliyeed iyo si aad u hesho qoraalo iyo farriimooyin kala duwan.

Hogaan Dumar

16 Feb, 15:55


𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚🕋❤️😍

💜1.Xaramka qofkii ugu horeeyay ee daga waxay ahayd haweenay #Haajara ayayna ahayd.

💛2. ILaahay wuxuu soo dajiyay suurad la dhaho سورة النساء oo ka mid ah suuradaha ugu dheer Quraanka.

💜3.Qofkii ugu horeeyay iLaahay Dartiis u daadiya dhiigiisa waxay ahayd haweeneey #Umu_Camaar_Aala_Yaasir.

💛4.Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya Rasuulka صلي الله عليه وسلم waxay ahayd dumar hooyo #Khadija_Bintu_Khuwaylad.

💜5.Nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay qofka sadex gabar barbaariya, akhlaaqdooda iyo diintooda ku dadaala wuxuu Rabbi ka xureeyaa Naarta markasay saaxaabadi dhaheen Rasuul Allow labo gabarna, wuxuuna yiri Rasuulku xitaa labo gabar qofka diinta ku barbaariya.
💛
📌Dunidoo hagagtay waa dumarkoo hagaagay Ragga waxa sosaara Dumarka hadii aad dooneesan Rijaal waaweyn oo Qiima leh kudadaala Dumarka oo iyaga bara diintu waxey tahay.
💜
Walaashey qaaliyeey Waxaa kutahay daaciyad Akhlaaqdaada wanaagsan Xijaabkada sharcigaa Hadal wanaagaada dhaqankaadu siduuyahay.
💛
Hasahlan doorkaada dacwada kuna dadaal inaa noqoto daaciyad mida ugu kheyrkabadan insha allaah
waa dhanbaal kusocda gabarkastoo

𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

14 Feb, 06:07


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

14 Feb, 06:07


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

14 Feb, 06:07


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

13 Feb, 18:17


### 🌟 тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 🌟
••○••○••○••○••○••○••○••○••○
🌍 Somali Community 2025 🌍
¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦

---

### 🕌 Diini & Iimaan 📿
- 🔗 @Al_xakiim 📜
- 🔗 @Quruxdaislaamka ☪️
- 🔗 @Hidaayatu_Rabi 📿
- 🔗 @hogaan_Dumar 👑
- 🔗 @Dhaqan_wanaag 🕋
- 🔗 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌
- 🔗 @Diinteenna_Macaan 🤲

---

### 📚 Aqoon & Xigmado 🧠
- 🔗 @XikmadoSom 🌸
- 🔗 @Dhiiragaliye 💝
- 🔗 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹
- 🔗 @QalbiDhaye143 🫀
- 🔗 @kalimakariim 🌟
- 🔗 @xaqiiqadanolosha 😍
- 🔗 @Albaanichannel252 🤳
- 🔗 @Ruuxda 🥰
- 🔗 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩

---

### 💖 Jacaylka & Oraahyo 💬
- 🔗 @Dareen_side 💏
- 🔗 @Hasancaashaq 😘
- 🔗 @Mohametahmed 💭
- 🔗 @Noqoxiddig 🎶
- 🔗 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩
- 🔗 @qalbiyadeena 🫀

---

### 📖 Buugaag & Maktabad 📚
- 🔗 @somalibooks 📖
- 🔗 @Somalilibrary 📕
- 🔗 @kobciyebooks

---

Hogaan Dumar

11 Feb, 12:00


صيام الايام البيض لشهر شعبان تبدأ غداً
اللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك..

Hogaan Dumar

10 Feb, 19:18


Ilaali qiyaamu leylka(salatu leyl) kac Ayako dadka badana eey hurdayan oo rabiga la munaajo rabiga la shekeyso oo danbi dhaaf weydiiso usheeg rabiga inaad ku qanacsantahay waxwalbo kusiiyey ugana mahdi nimcooyinka uu kor kaga yeelay Una sheg danbiyada inaad ka xuntahay oo danbi dhaaf ka weydiiso usheg la.aantisa ineysan noloshada macno yelan leheen ugu danbeyn intaasba wuu ogyahay lknse marka si dareen cabsi io qushuuc leh aad ugu shegtid ilaahey wu ku naxariisan doona waxa weydisatay wuku siin dona wuuna kuu danbi dhaafi dona bi.idnihii"🤍


Walidiintada marwalba uducey🤍ducadada yeysan ka marnan marnaba" 🤍

Hogaan Dumar

08 Feb, 18:55


سُبحان الذي كفانا وأغنانا بالقرآن!

تهزُّنا الحادثات، ويُضنينا مرُّ كلّ فقد، تبكينا المواقف، ويأتي القرآن بعزَّته وجبروته وكرامته ليملأ كل حيِّزٍ في دواخلنا فلا نرى بعد الظفر به إلا خسارة آيةٍ منه..

Hogaan Dumar

07 Feb, 18:00


---
### 🌟 тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 🌟 
   ••○••○••○••○••○••○••○••○••○ 
   🌍 Somali Community 2025 🌍 
   ¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦ 
---
### 🕌 Diini & Iimaan 📿 
- 🔗 @Al_xakiim 📜 
- 🔗 @Quruxdaislaamka ☪️ 
- 🔗 @Hidaayatu_Rabi 📿 
- 🔗 @hogaan_Dumar 👑 
- 🔗 @Dhaqan_wanaag 🕋 
- 🔗 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌 
- 🔗 @Diinteenna_Macaan 🤲 
---
### 📚 Aqoon & Xigmado 🧠 
- 🔗 @XikmadoSom 🌸 
- 🔗 @Dhiiragaliye 💝 
- 🔗 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹 
- 🔗 @QalbiDhaye143 🫀 
- 🔗 @kalimakariim 🌟 
- 🔗 @xaqiiqadanolosha 😍 
- 🔗 @Albaanichannel252 🤳 
- 🔗 @Ruuxda 🥰 
- 🔗 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩 
---
### 💖 Jacaylka & Oraahyo 💬 
- 🔗 @Dareen_side 💏 
- 🔗 @Hasancaashaq 😘 
- 🔗 @Mohametahmed 💭 
- 🔗 @Noqoxiddig 🎶 
- 🔗 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩 
- 🔗 @qalbiyadeena 🫀 
---
### 📖 Buugaag & Maktabad 📚 
- 🔗 @somalibooks 📖 
- 🔗 @Somalilibrary 📕 
- 🔗 @kobciyebooks  

---

Hogaan Dumar

07 Feb, 01:58


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

07 Feb, 01:58


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

07 Feb, 01:58


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

05 Feb, 18:44


Berri waa khamiis ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi Muxamad ﷺRabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman hadan awodin garsii wllahaga ❤️⚘️🕊

Hogaan Dumar

04 Feb, 15:08


Qofka wax aqriya
Sheikh mustafa❤️

Hogaan Dumar

03 Feb, 13:09


Waligaa ka fiirso hadalku inta aanuu afkaaga kasoo bixin marmarka qaar waxa Laga yaaba dadku inay si yar oo fudud u dhahaan hadal qof kale dhaawacaya, markasta hadalakaaga xulo oo ku dadaal inaad hadal wanaagsan tidhaahdo ta ugu muhiimsan se waxa weeye in hadalkaagu uu yaraado oo Marka aad muhiim u aragto uun aad hadasho si khaladkaaguna u yaraado.❤️

Hogaan Dumar

01 Feb, 06:52


Salaatu duxaa ma ilaliyo ruux alle utowbadken badan mooye
Hadaba kamid noqo kuwa dukada salaatu duxaa waa salad dadalkedu uu yaryahay ajarkeduna uu badan yahay.

@hogaan_Dumar 🌹🌼

Hogaan Dumar

31 Jan, 05:42


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

31 Jan, 05:42


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

31 Jan, 05:42


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

30 Jan, 17:12


‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد
‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد
‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Hogaan Dumar

29 Jan, 17:23


‏غداً صيام يوم الخميس | أجر عظيم فكن من الصائمين قال رسول الله ﷺ : ( من صام يومًا في سبيلِ اللهِ باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا ).

Hogaan Dumar

28 Jan, 07:27


‏قف على حلمك واصبر وقل :
لا أبــرح حتى أبلـغ!

حفظ القرآن أعـظم أمنيـة
لا تستسلم لعقباتك أو تسمع لأحدِ
من ضعفاء الهمم ، ابتعد عنهم
وكنّ قريبًا من أهـل القـرآن
ونافسهم في الحفظ والضبط
واصبر وجاهد حتى تـصل
      وعندها ما أهنـأك .

Hogaan Dumar

26 Jan, 18:01


Waa sidaas nolosha😊❤️


@Nimca_cabdirashid

Hogaan Dumar

25 Jan, 08:55


مَا مِن مُسلِمٍ أكثَر الصَلاةَ علىٰ النَبيٌ ﷺ إلاَّ نورَ الله قَلبهُ، وغَفرَ ذَنبَه، وَشَرحَ صَدرهُ، ويَسّر أمرَهُ.

‏اللهُمَّ صلِ وسَلِّم عَلىٰ نبِيّنا مُحمَد.🌷

Ma jiro Qof Muslim Ah oo Badiye Salliga Nabiga Ilaa Haduu Jiro Ilahay Qalbiguu U Nuuriyaa Danbigiisuu Udhaafaa Laabtiisuu U Waasiciyaa Arinkiisana uu U Fududeeyaa.🤍

Hogaan Dumar

24 Jan, 03:53


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

24 Jan, 03:53


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

24 Jan, 03:53


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

23 Jan, 15:15


قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋

Hogaan Dumar

20 Jan, 14:09


❤️

Hogaan Dumar

19 Jan, 14:25


اللهم احفظني😂❤️

Hogaan Dumar

17 Jan, 20:00


GALA BEERTA AQOONTA

Mid ka mid ah siyaabaha lagu helo farxadda Waa Fahamka diinta islaamka, waayo barashada diinta islaamka waxay keentaa qanacsanaanta iyo raaligelinta rabbi. Siduu Rasuulku(Naxariis iyo Nabadgalyo Eebe korkiisa ha yeelee) yidhi: "Qofkuu Eebe wanaag la doono, wuxuu fahamsiiyaa Diinta" haddaba akhri kutubta Cilmiga ah ee si fudud loo heli karo oo ku anfici doona, Cilmi iyo fahamna kuu kordhinaya. ee islaamka sida Riyaad al-saalixiin, fiqhi as sunnah, fiqi-ad-dalil, Tafsiirada fudud iyo qormooyinka waxtarka leh. Xasuusnoow camalkiina waxaa ugu kheyr badan in aad ogaataan wax alle uga jeedo kitaabkiisa iyo waxa uu Nebiga(NNKH) Ugala jeeday sunnadiisa, haddaba si weyn ubaro qur'aanka, Wax walbo oo aad awoodo ka xifdi. dhagayso oo ku camal fal, Waayo jaahilnimada islaamka waxay keentaa mugdi iyo walaac qalbiyeed. Waa inaad haysataa maktabad guri, xitaa haddii ay yar tahay, oo ay ku jiraan buugaag iyo cajalado waxtar leh. Ka digtoonoow inaad waqti ku lumiso dhageysiga heesaha iyo daawashada musasalada, waayo ilbiriqsi kasta oo noloshaada ka mid ah ayaa lagugula xisaabtami doonaa, haddaba ka faa'idayso wakhtigaaga si aad u raalli geliso Alle SWT.

"Waqtiga ugu adag waxaa Fududayn kara dhoolacadeynta qof isku kalsoon".

Hogaan Dumar

16 Jan, 16:48


❥︎

‏وما الدنيا إلا مزرعة الآخرة ، فازرعها جيداً لتحصد خيراً. 🕊💚

Aduunyadu wax kale ma aha ee waa beertii aakhiro si fiican u beer si aad kheyr u gurato. 🕊💚

❥︎

Hogaan Dumar

14 Jan, 18:09


Naftaadu waa dhigaal, ee ha dulmin, hana ku qasbin wax sharafteeda iyo karaamadeeda wax u dhimaya.

Imaamu shaafici wuxuu yidhi: Kuwa nafahooda dulmiya waxaa ugu dulmi badan qofka naftiisa hoos u dhiga qof aan ixtiraamin, jecelna saaxiibtinimada qof aan anfacayn.!🌸

Hogaan Dumar

12 Jan, 14:08


Berri waxa ino bilabanayah Soonkii ayamul biidka malmaha ( Caddaha ) 🌫️
Ka Faa,idayso oo soon haddi
Aadan awoodinah ka mid noqo
kuwa walalaha xasuusiya 🥰🤍

الدال على الخير كفاعله

Hogaan Dumar

11 Jan, 13:21


Xasuuso, wax yar oo aad maanta qabato waxay noqon doonaan miro barwaaqo mustaqbalkaaga wax ku soo kordhin doona. Naftaada u naxariiso, horay u soco, hana iloobin inaad ku qanacdo horumarka yar-yar ee aad gaarto. Waxaad tahay qof qiimo leh oo mudan inuu ku noolaado nolol farxad iyo guul leh🌿💗

Hogaan Dumar

10 Jan, 01:55


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

10 Jan, 01:55


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

10 Jan, 01:55


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

09 Jan, 18:11


Waqtiga waa u soconaya

Habeenku waa jimce

Ee Ku sali nebigeena muxamed صلى الله عليه وسلم❤️🌹

@hogaan_Dumar 🌹🌼❤️

Hogaan Dumar

07 Jan, 17:21


Dhexdhexaad noqo❤️💯

Hogaan Dumar

06 Jan, 16:36


رجب 🌙

شهر رجب من الأشهر الحرم، يعني ان أجر العمل الصالح فيه يضاعف والذنب فيه أشد حرمة وأعظم إثما 🌙

Bisha rajab waxeey ka mid tahy bilaha xurmada leh Taas macanaheedu waxaa waaye in la labanlaabo ajarka camalka wanaagsan.dambiga lagalo Aya ugu daran bilaha xurmada leh ayaana ugu weyn dambi lagalo

Rabbi hano dambi dhaafo I.a🤲🌙

Hogaan Dumar

04 Jan, 23:07


Qiyaamu leyl Waa xiligii aad rabigin la munajon leheden oo is hortaagi lahaydeen ee hurdada ka kaca
Waqtigan qaliga ka faideysta walidkin iyo naftina iyo walalhiin iyo kuwaa qeyr la jeceshihiinba uduceya oo rabi uweydiiya danbi dhaf iyo naxariis💛

Hogaan Dumar

04 Jan, 04:02


دعواتكم لي بالشفاء العاجل اخواتي اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفني ويشفي كل مريض.🤲

Hogaan Dumar

03 Jan, 02:14


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

03 Jan, 02:14


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

03 Jan, 02:14


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

02 Jan, 18:06


❀𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧❀
🌙💠𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️💠🌙
➽ @Al_xakiim
➽ @Quruxdaislaamka
➽ @Hidaayatu_Rabi
➽ @hogaan_Dumar
➽ @Dhaqan_wanaag
➽ @TAMARSIINTARUUXDA
➽ @Diinteenna_Macaan
⟣⃟⸻⚀♦️
𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
➽ @XikmadoSom
➽ @Dhiiragaliye
➽ @AishaAhmed99
➽ @QalbiDhaye143
➽ @kalimakariim
➽ @xaqiiqadanolosha
➽ @Albaanichannel252
➽ @Ruuxda
➽ @dareenbulsho
⟣⃟⸻⚀♦️
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
➽ @Dareen_side
➽ @Hasancaashaq
➽ @Mohametahmed
➽ @Noqoxiddig
➽ @DunnidaSuugaanta
➽ @qalbiyadeena
⟣⃟⸻⚀♦️
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
➽ @maanhage
➽ @farsamada
➽ @KobciAqoontaada2
➽ @guuleyso11
⟣⃟⸻⚀♦️
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
➽ @somalibooks
➽ @Somalilibrary
➽ @kobciyebooks
⟣⃟⸻⚀♦️
https://t.me/Somalienglish3

Hogaan Dumar

02 Jan, 01:39


Labada rakco ee Ka horeysa salaada subax waxey ka kheyr badan yihiin aduunyada iyo waxa dhex ahaaday .

@hogaan_Dumar 🌹🌼

Hogaan Dumar

31 Dec, 18:38


Waxaa la yidhahdaa Akhrisku waxa uu qiimo weyn u leeyahay dadka akhriska badan. Waxaana uu kor u qaadaa aqoonta iyo waayo Aragnimada qofka.

Aayadii ugu horaysay ee Quraanka kariimka ah ee soo degtay ayaa Allah Rasuulka (scw) ku amray inuu magaciisa akhriyo. waana qiimaha cilmiga iyo gaar ahaan akhriska.

Iyadoo timaadada qofku Allah Ogyahay haddana waxa laga saadaaliya sida noloshiisu noqon doonto wakhtiyada ku soo waajahan Kutubta iyo buugaagta uu akhriyay iyo bulshada uu la dhaqmay.

Akhrisku waa horumarka bulshooyinka, qofka akhriska badani wuu ka maskax iyo miisaam weyn yahay dadka aan waxba akhriyin, maxaa yeelay waxa uu helayaa qoraalo kala duwan oo ka soo burqaday maskaxo Aqooni ka soo maaxayso.

Akhriskuna waxa uu saameeyaa hab dhaqanka, fikirka iyo fogaan Aragga qofka ama bulshada Akhriska badan.

Aqoonyahano badan oo la weydiiyay Aadmiga hogaanka dunida Qabanaya, waxa ay si dhakhso ah ugu jawaabaan waa dadka akhriska badan.

Dhamaan dadka dunida wax ka bedelay waxay ahaayeen kuwo akhriskoodu aad u sareeyay.

Hogaan Dumar

30 Dec, 17:15


BAAQ NABADEED

1 Team somali Telegramers
waxa ay baaq nabadeed usoo jeedinayan umada soomaliyeed gaar ahaan deeganada maalmihii ugu dambeyay ay kaa socdeen dagaalo beeledyo macno la'aan oo la isku dilayo wax aan macno lahayn, dagaaladan sidan ah islaam ahaan uu alle naga xarantimeyay isagoo kitaabkiisa Qur aanka ku yiri :

وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا

"Qofkii qof mumin ah dila si ula kac ahne u dila abaalkisa waa jahanamo wuu ku waaraya oo ilaah baa u caroonaya ilaahey baa lacnadaya waxana loo diyaarinaya cadaab weyn"


Iyadoo aynu rumeesanahay ayaadas oo aynu sheeganeeno dad muslimiin ah hadane aynu isku dilno rer hibil waa wax ayaan daro ah

"Dagaal wiil kuma dhasho ee waa uu ku dhinta"

Dhalinyarada somaliyeed waxaan ugu baaqeyna in ay ka baqsadan hurinta iyo ka qeeb qadasha dagaladas socda taas badalkeeda ay ka qeeb noqdan sidey nabad ugu soo dabaali lahaayen dagalas socda

"Nabad ayaa naas la nuuga leh"

Ugu danbeyn waxaan alle ka baryeyna in uu walalahas somaliyeed qalbiyadooda isu dubo dagaladas socdane ay halkaas ku joogsadan insha'allah

Hogaan Dumar

28 Dec, 07:37


Hambalyo dhaman❤️😍

Hogaan Dumar

28 Dec, 07:36


حققنا الحلم والحمد لله❤️

Hogaan Dumar

27 Dec, 12:37


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

26 Dec, 11:48


هنيأ لكن اسرة التبيان❤️

Hogaan Dumar

24 Dec, 17:59


𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚🕋❤️😍

💜1.Xaramka qofkii ugu horeeyay ee daga waxay ahayd haweenay #Haajara ayayna ahayd.

💛2. ILaahay wuxuu soo dajiyay suurad la dhaho سورة النساء oo ka mid ah suuradaha ugu dheer Quraanka.

💜3.Qofkii ugu horeeyay iLaahay Dartiis u daadiya dhiigiisa waxay ahayd haweeneey #Umu_Camaar_Aala_Yaasir.

💛4.Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya Rasuulka صلي الله عليه وسلم waxay ahayd dumar hooyo #Khadija_Bintu_Khuwaylad.

💜5.Nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay qofka sadex gabar barbaariya, akhlaaqdooda iyo diintooda ku dadaala wuxuu Rabbi ka xureeyaa Naarta markasay saaxaabadi dhaheen Rasuul Allow labo gabarna, wuxuuna yiri Rasuulku xitaa labo gabar qofka diinta ku barbaariya.
💛
📌Dunidoo hagagtay waa dumarkoo hagaagay Ragga waxa sosaara Dumarka hadii aad dooneesan Rijaal waaweyn oo Qiima leh kudadaala Dumarka oo iyaga bara diintu waxey tahay.
💜
Walaashey qaaliyeey Waxaa kutahay daaciyad Akhlaaqdaada wanaagsan Xijaabkada sharcigaa Hadal wanaagaada dhaqankaadu siduuyahay.
💛
Hasahlan doorkaada dacwada kuna dadaal inaa noqoto daaciyad mida ugu kheyrkabadan insha allaah
waa dhanbaal kusocda gabarkastoo

𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

20 Dec, 14:43


ربي استودعتك أيامي القادمة فأُكتب لي فيها كل خير، وادفَع عني كل شرٍّ وبلاء، وارزقني فيها أجمل مما أتمنى وأكثر مما أتوقع وأفضل مما أدعو، يارب بشِّرني بما يسرُّني وكُفّ عني ما يضرُّني وثبِّت يقيني وأبعِد عني كل شيءٍ يؤذيني واكفني بحلالك عن حرامك وأغنني بفضلِك عمَّن سِواك

Hogaan Dumar

18 Dec, 18:25


- صِيامُ يوم الخميس 🌿-
قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ،
باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا.
- رواه مسلَّم .
إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا


Berri waa qamiis kamid noqo kuwa sooma oo nooleya Sunada nebigaﷺ ♥️

Hogaan Dumar

17 Dec, 01:46


Labada rakco ee Ka horeysa salaada subax waxey ka kheyr badan yihiin aduunyada iyo waxa dhex ahaaday .

@hogaan_Dumar 🌹🌼

Hogaan Dumar

13 Dec, 19:35


تذكير صوم ايام البيض❤️

Hogaan Dumar

13 Dec, 05:30


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

13 Dec, 05:30


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

13 Dec, 05:30


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

12 Dec, 16:20


قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋

Hogaan Dumar

12 Dec, 08:00


Salaatu duxaa ma ilaliyo ruux alle utowbadken badan mooye
Hadaba kamid noqo kuwa dukada salaatu duxaa waa salad dadalkedu uu yaryahay ajarkeduna uu badan yahay.

@hogaan_Dumar 🌹🌼

Hogaan Dumar

11 Dec, 03:25


دعواتكم لي بالشفاء العاجل اخواتي اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفني ويشفي كل مريض.🤲

Hogaan Dumar

09 Dec, 01:49


Habka ugu wanaagsan ee lagu bilaabo maalintaada:
. Tahajjud 1/3 ee ugu dambeysa habeenkii
. salaada sunada ee ka horeysa salada subax duko
. Salaada subax duko
. Adkaaru sabaax akhri
. Akhrinta qur'aanka
. Salaadu Duxaa d

🌹 @hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

08 Dec, 06:56


Salaatu duxaa ma ilaliyo ruux alle utowbadken badan mooye
Hadaba kamid noqo kuwa dukada salaatu duxaa waa salad dadalkedu uu yaryahay ajarkeduna uu badan yahay.

@hogaan_Dumar 🌹🌼

Hogaan Dumar

08 Dec, 05:23


Sabar❤️

Hogaan Dumar

07 Dec, 04:37


ربنا أصبحنا لك شاكرين، ذاكرين،حامدين، راضين، وعليك متوكلين لك الحمد ربنا فأتمم علينا نعمتك وعافيتك وسترك وأسعدنا في الدنيا والآخرة ياكريم

Hogaan Dumar

06 Dec, 18:58


★★ 𝐁𝐚𝐝𝐢 𝐱𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 📿📿

🌺Allah xuskiisa ku badi dhulka dushiisa adigana samada ayaa lagaa xusi doona

📿Marwalbo oo aad allah xusto adigana allah ayaa ku xusaya♥️

💚allah SWT ayaa xadisul qudsi ku yiri adoonkeyga lajirkiisa ayaan ahay marka uu ixusayo (marka uu ii tasbiixsanayo iimahadnaqayo denbidhaaf iweydiisanayo oo iweyneynayo)🌿
💚wuxuu yiri allah SWT adoonkeyga haduu naftiisa igu xuso aniga nafteyda ayan ku xusaya hadii uu jamaaco igu xusana anna mid ka kheyrbadan ayaan ku dhex xusayaa🌿

💚Adiga hada aqrinayo qormadaan badi xuska allah maxaa yeelay xuska allah waa nolol waa daawo waa degenaan waa midka ka mid ah albaabada jannada ku geeynaya ee haka daahin walaal🌿



𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

05 Dec, 19:01


قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋

Hogaan Dumar

05 Dec, 01:16


‏اللهم إن ناصيتي بيدك، وقلبي في قبضتك، تعلم منقلبي ومثواي، وسري ونجواي، فاستر ذنوبي وعيوبي، وما خفي على الناس من سوء عملي، واختم بكلمة الإخلاص والتوحيد عمري، يارب استودعك أمري كله، اللهم إني أسألك تياسير تعقبها تباشير يارب بشرني بما يسر خاطري فأنت خير المبشرين

Hogaan Dumar

05 Dec, 01:14


وهمومُ قلبِكَ بالسجودِ زوالُها
‏والذنبُ يُغفرُ والمواجعُ تنجلِي
-الوتر.

Hogaan Dumar

04 Dec, 15:34


Rabbiyow hanoo qaban wixii hilmaan nooga dhaca ama gef aan ula kac aheyn"🤲

Hogaan Dumar

03 Dec, 17:15


فمن عفاواصلح فأجره على الله 🌸

Hogaan Dumar

02 Dec, 01:09


‏اللهم إن ناصيتي بيدك، وقلبي في قبضتك، تعلم منقلبي ومثواي، وسري ونجواي، فاستر ذنوبي وعيوبي، وما خفي على الناس من سوء عملي، واختم بكلمة الإخلاص والتوحيد عمري، يارب استودعك أمري كله، اللهم إني أسألك تياسير تعقبها تباشير يارب بشرني بما يسر خاطري فأنت خير المبشرين

Hogaan Dumar

30 Nov, 02:41


‏{وَمَن يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلاَّ اللَّهُ}

‏اللهم إغفرلي ولوالدي وللمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات.

Hogaan Dumar

29 Nov, 02:25


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

29 Nov, 02:25


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

29 Nov, 02:25


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

28 Nov, 00:30


‏اللهُّم يا بديع السموات والإرض، يا مَن وسِع كل شيء رحمةً وعلمًا، اهدنا إلى الصراط المُستقيم، وسهِّل لنا حوائجنا.
‏اللهم بارك فينا وبارك لنا وبارك ما حولنا برضوانك وعفوك وعافيتك ورزقك الكريم.
‏اللهم التيسير لكل من لديه شيء يستصعبه، اللهُّم القبول والتوفيق فأنت وليّ ذلك.

Hogaan Dumar

27 Nov, 02:37


𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 ❤️

💛Jibriil CS Qur'aanka aya lagu soo dajiyey oo nabiga صلى الله عليه وسلم ayuu ukeeni jiray wuxuu noqday sayyidka malaa'igta waxaana lagu magacaabay ruuxul amiin.

💙Muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka aya dushiisa lagu soo dajiyey wuxuu noqday kan ugu fadliga badan nabiyada iyo rususha.

💛Ummada nebi muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka ayaa lagu soodajiyey waxey noqodeen ummada ugu kheyrka badan.

💙Leylatul qadri Habenkas dhexdiisa waxaa lasoo dajiyey Qur'aanka waxuu noqoday habeenka ugu kheyrka badan habeenada.

💛Bisha Ramadaan dhexdeeda Qur'aanka ayaa lasoo dajiyey waxey noqotay bisha ugu fadliga badan bilaha.😍

🌸Alle ayan ku dhaartee Qur'aanku haduu dago Qof qalbigiisa qofkaasi wuxuu noqdaa kan ugu fadliga badan dadka.

🌸Nabiga صلى الله عليه وسلم Wuxuu dhahay waxaa idiin kugu kheyr badan kan barta ur'aanka dadkana sii bara.

🌸Hadii Qur'aanka uu dago noloshaada oo aad aqriso kuna camal fasho ama maalintaada waxey noqoneysaa maalinta kugu fadliga badan.


🌸Maalmahaada waxaa ugu kheyr badan midii aad ahaato qur'aanka lajirkiisa Qur'aanka aad aqrido ku camal fasho dadkana sii barto.

أللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وغمومنا 🤲♥️

#Nimca_cabdirashiid


https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

26 Nov, 06:45


"Rabbiyoow isaamax markii aan sujuudo aniga oo xiskaygu maqanyahay, ina saamax marka aan kuu tawbad keeno oo aan ku noqdo haddana danbigii, iima sugnaan meel aan u noqdo oo aan xaggaaga ahayn Ya Allaah".🥺🤲

Hogaan Dumar

25 Nov, 00:43


احفظ ما تيسر من القران❤️

Hogaan Dumar

22 Nov, 16:28


لا تحزن ربما البلاء الذي انت فيه هو البوابة للحياة الجديده❤️

Hamurugoon laga yaabaa dhibta aad ku suguntahay iney tahay albaabada noloshaada cusub😍

Hogaan Dumar

22 Nov, 04:11


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

22 Nov, 04:11


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

22 Nov, 04:11


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

21 Nov, 18:02


🔰🔰𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗠𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶d𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗶d𝗶𝗻 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮.

☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
☠️👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿 ☠️
☠️👉🏿👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👇🏻👇🏻👇🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻👇👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿 👉🏾👉🏽 CLICK HERE 👈🏽👈🏾👈🏿 👈🏿☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻 👆👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👆🏻👆🏻👆🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👈🏿☠️
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

🟫🟨🟡JOIN ALL🟩🟥JOIN ME🔵🟦⬜️

Hogaan Dumar

20 Nov, 15:30


Axbaaabi isooo duceeya ducadiiina ubahanahay ❤️

Hogaan Dumar

20 Nov, 01:30


من عاشَ مع القُرآن في لياليه الكثيرة، وصاحبه في أوقاته مُصاحبة العزيز لعزيزَه؛ حُقّ لهُ أن يسعد ويطمئن، ففي الحَديث: إنّ لله أهلين، أهل القرآن أهلُ الله وخاصّته"، وأهلُ الله لا خوف عليهم ولا هُم يحزنون، وإن اعتراهم شيئًا من الأكدار، ففي الآيات غياثًا وعوضًا وسلوى عن كلّ فائت!.

Hogaan Dumar

19 Nov, 18:49


Ads 🔺✖️ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

📢 Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100% 

ADDEEGYADA STAR TECH

➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

➡️  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

➡️Hal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1️⃣ 👍

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Hogaan Dumar

19 Nov, 18:21


😢

Hogaan Dumar

18 Nov, 16:02


Unaxariiso❤️

Hogaan Dumar

17 Nov, 04:17


سبحان الله و الحمدلله و لا إله إلا الله و الله أكبر, و لا حول ولا قوة إلا بآلله ،

Hogaan Dumar

17 Nov, 04:17


اللهم صل وسلم على نبينا محمد

اللهم صل وسلم على نبينا محمد

اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Hogaan Dumar

16 Nov, 17:11


❤️

Hogaan Dumar

15 Nov, 04:23


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

15 Nov, 04:23


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

15 Nov, 04:23


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

14 Nov, 18:12


𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏
━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
📖 @Diinteenna_Macaan
🌟 @Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
🌼 @Hidaayatu_Rabi
🌸 @hogaan_Dumar
🌺 @Dhaqan_wanaag
💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
💡 @XikmadoSom
🏅 @Dhiiragaliye
📚 @AishaAhmed99
🧠 @QalbiDhaye143
📘 @kalimakariim
📝 @xaqiiqadanolosha
🔥 @Albaanichannel252
🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
💬 @Dareen_side
❤️ @Hasancaashaq
💫 @Mohametahmed
🦋 @Noqoxiddig
🌟 @FAAIDOCHANEEL
🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━
🎓 AQOON & FASAALO 🎓
📖 @maanhage
🛠 @farsamada
🎓 @KobciAqoontaada2
🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━
📚 BUUGAAG 📚
📚 @somalibooks
🏛 @Somalilibrary
📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━
🌐 JOIN ALL CHANNELS
━━━━━━━━
💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫
━━━━━━━━
📲 [Dareen Side]
Sponsored by
https://t.me/Dareen_side

Hogaan Dumar

14 Nov, 17:21


❤️

Hogaan Dumar

13 Nov, 16:31


❤️

Hogaan Dumar

11 Nov, 18:58


Aamiin yaarabbi❤️

Hogaan Dumar

10 Nov, 15:31


Suuratu baqara ee xafiday😂❤️

Hogaan Dumar

09 Nov, 18:54


Sadkii dhaqanka❤️😍

Hogaan Dumar

09 Nov, 14:14


😂❤️

Hogaan Dumar

08 Nov, 15:06


وصلنا(16k)  متابع ربي  يبارك فيكم ❤️
شكرا لكم جميعا 🥰

❤️❤️

Hogaan Dumar

08 Nov, 13:43


Jimcada waxa ku jirto sacaad sacadas ilahey qof wax ma weydiisto ilaaa wuu siiya ka faideysta oo ducada badsada yaqiinsadana inuu ilahey ducadiina aqbalaayo" 🤍

Hogaan Dumar

08 Nov, 01:59


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

08 Nov, 01:59


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

08 Nov, 01:58


🌿⛅️


‏الحمد لله أعطانا فأغنانا
‏وزادنا من جميلِ الفضلِ إحسانا

‏ولا نزال وهذا الصبح يغمرنا
‏بالنورِ نرجوه رضواناً وغفرانا

‏#أذكار_الصباح | سَكينة القلب 💚

🌿⛅️#من_سنن_يوم_الجمعة 💐

1-الاغتسال 🚿
2-التطيب 🧴
3-لبس الجميل 👬
4-التسوك 🦷
5-التبكير إلى المسجد 🚶🏼‍♂️
6-قراءة سورة الكهف 📖
7-الإكثار من الدعاء 🧎🏼
8-الصلاة على نبيناﷺ📿

https://t.me/hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

06 Nov, 18:17


❤️

Hogaan Dumar

05 Nov, 17:51


Waxyaabaha uu Alle ku siin waayo ama uu kaa reebo waa doorasho uu Alle kuu dooray xikmad darteed ayuuna kuugu dooray mar walbana doorista Alle ayaa addoonka u khayr badan wax walba uu Alle inoo qadarana waa khayr haday ina xanuunjiyaan xita 🥹💞

Hogaan Dumar

05 Nov, 17:51


Meel walba oo aad Allah ku caabudo way kugu markhaati furi, meel walba oo aad Alle ku caasiso way kugu markhaati furi hadaba markhaatiyada badso meel walba oo aad tagto rakcad ku tuko, meel walba aad booqato sadaqo bixi haba yaraatee ogowna hadalka wanaagsan iyo dhoolacadaynta waa sadaqo lacag keliya waajib maaha is caawinta xitaa waa sadaqo, dhulkan caro keliya maaha ee waa markhaati kaaga markhaati kici doona maxkammada ugu cadaalada badan oo Allah agtiisa ah.
💞

Hogaan Dumar

30 Oct, 19:01


Ilaali qiyaamu leylka(salatu leyl) kac Ayako dadka badana eey hurdayan oo rabiga la munaajo rabiga la shekeyso oo danbi dhaaf weydiiso usheeg rabiga inaad ku qanacsantahay waxwalbo kusiiyey ugana mahdi nimcooyinka uu kor kaga yeelay Una sheg danbiyada inaad ka xuntahay oo danbi dhaaf ka weydiiso usheg la.aantisa ineysan noloshada macno yelan leheen ugu danbeyn intaasba wuu ogyahay lknse marka si dareen cabsi io qushuuc leh aad ugu shegtid ilaahey wu ku naxariisan doona waxa weydisatay wuku siin dona wuuna kuu danbi dhaafi dona bi.idnihii"🤍


Walidiintada marwalba uducey🤍ducadada yeysan ka marnan marnaba" 🤍

Hogaan Dumar

30 Oct, 18:47


- صِيامُ يوم الخميس 🌿-
قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ،
باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا.
- رواه مسلَّم .
إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا


Berri waa qamiis kamid noqo kuwa sooma oo nooleya Sunada nebigaﷺ ♥️

Hogaan Dumar

29 Oct, 19:27


Meel walba oo aad Allah ku caabudo way kugu markhaati furi, meel walba oo aad Alle ku caasiso way kugu markhaati furi hadaba markhaatiyada badso meel walba oo aad tagto rakcad ku tuko, meel walba aad booqato sadaqo bixi haba yaraatee ogowna hadalka wanaagsan iyo dhoolacadaynta waa sadaqo lacag keliya waajib maaha is caawinta xitaa waa sadaqo, dhulkan caro keliya maaha ee waa markhaati kaaga markhaati kici doona maxkammada ugu cadaalada badan oo Allah agtiisa ah.
💞

Hogaan Dumar

28 Oct, 20:30


لقوله تعالي (فإنها لا تعمي الأبصار ولكن تعمي القلوب التي في الصدور)

Indha Beelka Dhabta kan arag mahn Ee indha Beelka dhabta waa kan Quluubta ku Sugan .


Dadka waxaa laga yaaba in ay is dhahaan qalbiga ma wax baa laga arkaa balse cilmiga caafimaad ayaa mar dhow soo ikhtiraacay in qalbiga leeyahay unugyo ama cells sida maskaxda oo kale ah brain like cells loo yaqaana taasna waxa ay noo cadaynaysa in qalbiga sida maskaxda wax xifdiyo waxna xasuusto

Ilaahoow run badane ayaa tahay anaga un bilaa cilmi ah adigaa fataax ah noo furfur

Hogaan Dumar

26 Oct, 18:54


‏قال رسول الله ﷺ( سبق المفردون )

‏ قالوا : وما المفردون يا رسول الله ؟
‏ قال : الذاكرون الله كثيرا والذاكرات

‏ • سبحان الله.
‏ • الحمدلله.
‏ • لا اله الا الله.
‏ • الله أكبـر.
‏ • أستغفــرالله.
‏ • لاحول ولا قوة الا بالله.
‏ • سُبحان الله وبحمده.
‏ •سبحان الله العظيم

Hogaan Dumar

26 Oct, 02:57


الصدقه

Hogaan Dumar

25 Oct, 02:28


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

25 Oct, 02:28


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

23 Oct, 18:08


- صِيامُ يوم الخميس 🌿-
قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ،
باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا.
- رواه مسلَّم .
إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا


Berri waa qamiis kamid noqo kuwa sooma oo nooleya Sunada nebigaﷺ ♥️

Hogaan Dumar

22 Oct, 19:22


اللهم كما غسلت الأرض بالمطر اغسل ذنوبنا بعفوك وغفرانك واغسل قلوبنا من كل هم وضيق

Hogaan Dumar

22 Oct, 19:19


اللهم صيبًا نافعًا مطرنا بفضل الله ورحمته❤️

Hogaan Dumar

22 Oct, 00:56


‏يارب ،
‏يامن بيده كل شيء اشرح لي صدري
‏ويسر لي امري وافتح لي أبواب خيرك

Hogaan Dumar

20 Oct, 18:20


-غداً صِيامُ يوم الأثنين 🌿-
قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ،
باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا.
- رواه مسلَّم .
إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا


Soon berri oo isniin kana mid noqo kuwa nooleeya sunadi nebiga ﷺ❤️

Hogaan Dumar

19 Oct, 16:45


Nasiib badanaa qof gacmaha u taagtay rabigii wakhti madow oo saqbadh ah iyaga oo dadku badidiisuna ku jiraan hurdo tii ugu macaaneyd kaas oo ilaahay baryaya lana hadlaya rabigii oo uga waramaya wax kasta uu tabanayo iyo noloshiisa oo dhan adooma hana ka kaaftoomay wax waydiisigooda
Hadii Albaabada kaa soo xirmen
ogsoonow in Albaabka Alle Swt
Marna La xireynin

Qiyamul leyl🌿❤️

Hogaan Dumar

18 Oct, 03:38


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

18 Oct, 03:38


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

16 Oct, 20:44


Waa sidee caqliyadda dhalinyarada Soomaaliyda ee qarnigan 21aad nool?
Qaab sidee ah ayey u fikiraan? Waa maxay maanhagahooda ay ku halbeegaan wax kasta?

Weydiimahani waxay bud-dhig u yihiin dood muhiim ah oo ka qabsoomi doonta telegram-ka

Goobta: kanaalka Dareenbulsho
Goorta: habeenimada Axadu soo galayso 9:00 xiliga Geeska Afrika

Hogaan Dumar

16 Oct, 18:11


🍂Yaa rabi waxaan, ku waydiisanaynaa Naxariistada Dambi dhaafkaaga Risiq xalaal ah iyo Raali ahaanshahaaga

Yaa allah Qalbiyadeena ka yeel kuwo u saxiib ah farxada daganaanta iyo xasiloonida

Ya rab naga yeel kuwa Quuta xalaasha kana dhaarta xaraanta...🥺🤲🍁🖤

🩷🖤🥹

Hogaan Dumar

15 Oct, 15:49


‏تذكير بصيام الايام البيض :
‏يوم الاربعاء ١٣ -٤ -  ١٤٤٦هـ
‏يوم الخميس ١٤ - ٤ -  ١٤٤٦هـ
‏يوم الجمعة ١٥ - ٤ - ١٤٤٦هـ

‏صوم النوافل من الأعمال المنجية، وهو مما يكفر ﷲ به الذنوب، والصوم يشفع لأهله يوم القيامة، ويدخل أهله من باب الريان

Hogaan Dumar

15 Oct, 14:30


العيش مع القرآن عيشٌ كريم
ونعمة يتفضّل بها ربّنا الكريم
فهنيئًا لبيوت نشأ أهلها على القُرآن
فزكّى القرآن قلوبهم،
وأحيا أرواحهم،
فما أطيب عيشهم،
وما أكرم منازلهم،
وما أسعد أهلهم بهم
"..

Nolol Qur'aanka lajirkisa waa nolol wanaagsan iyo nicmad uu ku fadilay rabbigena wanagsan ❤️

Waxa Hambalyo iyo bogaadin leh guryo lagu barbaariye ehelkeeda Qur'aanka oo lagu dahiriyey quluubtodana Qur'aanka oo ruuxdooda lagu nooleeye 😘
Maxaa ka wanaagsan noloshoodo oo karaamo badan guryahooda oo ka saacada iyo liiban badan ehelka guryahas Qur'aanka lanolaaday❤️❤️

Yaa allah naga mid yeel kuwa aad jeclaato oo quluubtodana Qur'aanka ku sugtid😭❤️❤️❤️

Hogaan Dumar

14 Oct, 02:25


اللَّهُمَّ إِنَّا نَسأَلُكَ قَلبًا يُحِبُّ القُرْآنَ وَيَشْتَاقُ إلَيْهِ .

Ilaahow waxa ku weydiisanay qalbi Qur'aanka jecel una hilooba 😍

Hogaan Dumar

13 Oct, 16:39


بِقَدرِ الكدِّ تُكتَسَبُ المَعالي
وَمَن طَلبَ العُلا سَهرَ اللَّيالي

وَمَن رامَ العُلا مِن غَيرِ كَدٍ
أضاعَ العُمرَ في طَلَبِ المُحالِ

تَرومُ العِزَّ ثم تَنامُ لَيلًا
يَغوصُ البحر من طلبِ اللآلي

عُلوُّ القدرِ بالهمم العَوالي
وعزٌّ المَرءِ في سَهرِ الليالي

تركت النوم ربي في الليالي
لأجل رضاك يامولى الموالي

فوفقني إلى تحصيل علم
وبلغني إلى أقصى المعالي

Hogaan Dumar

13 Oct, 01:47


Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku haysato oo aad ciriiri nolosha ah dareemayso waxa laga yaabaa si aad dhibtaa uga baxdo inay kaa xigto adiga oo Alle dembi dhaaf weydiisato🌿❤️

‏آستغفرالله العظيم وآتوب إليه

Hogaan Dumar

12 Oct, 17:49


"اللهم يا فتّاح افتح الخير بوجهي و ادهشني بسهولة تيسيرها يا وهاب أوهبني ما أرجوه بالخير و البركة و أفتح لي أبواب رحمتك و ارزقني من حيث أحتسب و من حيث لا أحتسب ، أجِب دعائي و حقق مسألتي و بشرني كما تبشر عبادك الصالحين"

Hogaan Dumar

12 Oct, 01:48


سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

Hogaan Dumar

11 Oct, 09:47


‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar

Hogaan Dumar

11 Oct, 09:47


جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛

Hogaan Dumar

09 Oct, 16:54


‏غداً صيام الخميس
‏ صوم يوم في سبيل الله يُبعدك عن النار
‏ سبعين خريفاً ، عمل يسير ، وأجر عظيم

Hogaan Dumar

08 Oct, 05:03


Salaatu duxaa ma ilaliyo ruux alle utowbadken badan mooye
Hadaba kamid noqo kuwa dukada salaatu duxaa waa salad dadalkedu uu yaryahay ajarkeduna uu badan yahay.

@hogaan_Dumar 🌹🌼

Hogaan Dumar

07 Oct, 01:35


يارب لا تجعلني في حيرة من أمري اللهم اخترلي ولا تخيرني فان الخيرة فيما اخترته لي اللهم اني وكلت وفوضت امري اليك فيارب ارح قلبي ونور بصيرتي وارني عجائب قدرتك في تيسير اموري

Hogaan Dumar

05 Oct, 07:58


Ka tag dib u dhigista iyo dib u dhigista shaqada ku dhammayso shaqo kasta wakhtigeeda oo ku dhammayso waajibaadkaaga maalinlaha ah wakhtiga loogu talagalay iyada oo halkudhigeedu yahay: "Maalintaadu waa maalintaada."
Naftaadana ha dejin yoolal mala awaal ah oo aan la gaari karin laakin ku bilow mashruucyo yar yar hadba dadaalkaaga xooggaaga iyo kartidaada xusuusna in socdaalka kun mayl uu ku bilaabmayo hal tallaabo☁️💗