1🔅geerida waa in laxasuuusnaado.
2🔅geerida waa inloo diyaargaroobo.
3🔅towbada waa inladadajiyo.
4🔅qofka waa inuuna aduunyada qiimayn.
5🔅qofka geerida ilaaba waa laciqaabaa.
6🔅xuska sheeg,sheega geerida waa muhiim waana mid inawada sugaysageeridu.
7🔅qofku majeclaankaraa geerida..?
Nabigu s,c ,w waakii lahaa qofku dhibaato kudhacda darteed Uma jeclaysankaro dhimasho.
8🔅geeri waxaa la tabaninkaraa diintaada marka aad kabaqato inay
kaa fitnawdo
9🔅qofku qubuuraha taga oo ziyaarta booqda geerida ayay xasuusin.
10🔅waa xaalad xanuunbadan geerida waa inaad go'aan qaadato inaadan ilaabin geerida.
11🔅majaalista cilmiga Tag oo wax kabaro culimada kasheekaysa geerida aduunkana ka zaahid.👇👇👇👇👇👇👇👇
12🔅قال الله تعالي
وَجَاءَتْ سَكْرَةُ الْمَوْتِ بِالْحَقِّ ۖ ذَٰلِكَ مَا كُنتَ مِنْهُ تَحِيدُ😭
Waxaa u yimid sakaraadkii geerida si dhab ah wanataas geeridaad ka cararaysay😭
13🔅
كَلَّا إِذَا بَلَغَتِ التَّرَاقِيَ😭
Saas ma aha ee markay naftu gaadho Dhuunta Waqtiga Geerida😭
وَقِيلَ مَنْ ۜ رَاقٍ😭
Oo la Dhoho yaa ku tufi😭
وَظَنَّ أَنَّهُ الْفِرَاقُ😭
Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman😭
وَالْتَفَّتِ السَّاقُ بِالسَّاقِ😭
Oo labada Dhudhun isku marmaan sakaraad Dartiis😭
إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ الْمَسَاقُ😭
Eebahaa Xaggiisaa la aadi😭
❇️Walaalayaal xaaladaas allaah inoo fududeeyo.
Ducada halabadiyo😢
❇️Qofkasta oo dhimanaya ayay xaaladan kudhacaysaa😭😭
وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ
nolosha Adduunyana waa raaxo lugu kadsoomi
(Waa laydh mar'uun damaya)😭😭
Hala dadaalo xaaladu sey kudambayn manaqaano😢😢
❇️xadiithkii nabiga s,c,w sadex waykuraaci janaazadaad
Maalkaaga
Camalkaaga
Iyo ahalkaaga
Waxaa kaasoo noqon maalkaga iyo ahalkaaga waxaa kuu hadhi camalgaaga ookaliya😭😭