Marnaba may aaminsanayn jacaylka dhabtiisa; jacaylka gunta hoose ee arwaaxda
Kasoo burqada.
Midka ku lamaan garaaca wadnaha, jacaylka xor ka ah
Ee bilaa shuruuda ah, Miisaan iyo xuduud toona lahayn .
Halka aniga uu ahaa mid joogto ah korodh mooyee
Nusqaan aan lahayn
Badanka se uu ahaa dhaawac ama nabar aan bogsan oo kale, mid dusha igaga raran,ruuxdana ku daaliyay dhaawac aan dhaymo lahayn,
Dhamaadna lahayn .............๐
_Persuasion 2022 ๐ฅ