maymuun odawaa @noqohagahanoloshaada Channel on Telegram

maymuun odawaa

@noqohagahanoloshaada


Waano xasuusin iyo dhiirra galin

Dumar oo kaliya ✅️

noqohagahanoloshaada (Somali)

Noqohagahanoloshaada waa qaadashada taariikhda iyo dhaqanka Soomaalida, waxaa loo marayo xitaa waxyaabaha aan la aragno oo ku saabsan caqligooda iyo guud ahaan noloshaada. Kanalkaan waxaa loogu talagalay inuu kuu soo bandhigo macluumaad aad u baahan tahay si aad u fahmi karto taariikhda iyo dhaqanka Soomaalida

Noqohagahanoloshaada waa meel loogu talagalay in la xusuusto iyo la dhiirrigeliyo taariikhda iyo dhaqanka Soomaalida, taas oo ah mid ka mid ah kanallada Telegram ee ugu caansan Soomaalida. Kanalkaan waxaa ka dhigaya qaadasho fara badan oo ku saabsan taariikhda, dhaqanka, iyo ciyaaraha Soomaalida

Haddii aad rabto inaad kala soo xiriirto dadka Soomaalida oo ku dhaqantar leh taariikhda iyo dhaqanka, noqohagahanoloshaada waa kanalka aad loogu talagalay. Xasuusin iyo dhiirra galin taariikhda iyo dhaqanka Soomaalida iyadoo la xusuuso waxyaabaha aan la aragno oo aad u fahmi kartaan.

maymuun odawaa

27 Jan, 09:49


إنا لله وإنا إليه راجعون

Waxaan xanuunka la wadaageennaa dhamaan ahalka walaasheen nafisa oo geeri yootahy kana mid ahayd walaalihii aan ilaahay dartiis isugu baranay halkaan caruurteedana ey ka mid ahaayeen ilmaha noo dhigta غيمة ذكر
Awlaadeeda iyo ahalkeedaba sabar iyo iimaan allaha ka siiyo
qalbiga allaha u qaboojiyo
anagana ilaahey nama fitneeyo gadaasheed yaa rabb

maymuun odawaa

26 Jan, 06:37


٢٦ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 yaan ku deysanaa 🌸🤍

(٥)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

Qolka dumarkii wanaagsanaa 👇

https://t.me/dumarkiiwanaagsanaa

maymuun odawaa

25 Jan, 18:08


Ustaada fardaws iyo maseyrka mala maareyn karaa 👆

maymuun odawaa

25 Jan, 18:07


https://youtu.be/XTwRucZ7pYs?si=n3T37ZpdX26IFlGk

maymuun odawaa

25 Jan, 06:39


٢٥ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 السكينة 🌸🤍
(٨)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل  ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

maymuun odawaa

25 Jan, 06:37


٢٥ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 yaan ku deysanaa 🌸🤍

(٤)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

Qolka dumarkii wanaagsanaa 👇

https://t.me/dumarkiiwanaagsanaa

maymuun odawaa

23 Jan, 18:49


maymuun odawaa pinned «كتاب الداء والدواء لابن القيم رحمه الله 👇 Cashirka 1️⃣ https://t.me/noqohagahanoloshaada/2957 Cashirka 2⃣ https://t.me/noqohagahanoloshaada/2996 Cashirka 3⃣ https://t.me/noqohagahanoloshaada/3030 Cashirka 4⃣ https://t.me/noqohagahanoloshaada/3088 …»

maymuun odawaa

23 Jan, 18:49


كتاب الداء والدواء لابن القيم رحمه الله 👇

Cashirka 1️⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/2957

Cashirka 2⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/2996

Cashirka 3⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3030

Cashirka 4⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3088

Cashirka 5⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3118

Cashirka 6⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3145

Cashirka 7⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3182

Cashirka 8⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3251

Cashirka 9⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3296

Cashirka 1⃣ 0⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3337

Cashirka 1⃣ 1⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3438

Cashirka 1⃣ 2⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3476

Cashirka 1⃣ 3⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3535

Cashirka 1️⃣ 4⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3621

Cashirka 1️⃣ 5⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3668

Cashirka 1️⃣ 6⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3701

Cashirka 1⃣ 7⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3729

Cashirka 1⃣ 8⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3769

Cashirka 1⃣ 9⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3857

Cashirka 2⃣ 0⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3915

Cashirka 2⃣ 1⃣
https://t.me/noqohagahanoloshaada/3985

maymuun odawaa

23 Jan, 06:54


٢٣ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 السكينة 🌸🤍
(٧)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل  ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

maymuun odawaa

22 Jan, 19:24


💡kulanka boqoradda 💡💫 

Ciwaanka: su'aalaha

U/ hafsa iyo maama xaliima nasra

maymuun odawaa

22 Jan, 19:24


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: kheyraadka dalka

U/ hafsa

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (46) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

22 Jan, 19:23


Live stream finished (2 hours)

maymuun odawaa

22 Jan, 19:14


Maama xaliima nasra qofka raba macsarada 👇
+252615335251

maymuun odawaa

22 Jan, 18:20


Macsarada wexee kugu caawineysaa iney xeyrta kaa gubto 😱

Iscaateeya

maymuun odawaa

22 Jan, 18:08


Ragaa roon marka la dhoho cunida dalaga dalka

Banaanka marka la aado waxaa arkee Hooyada iyo ciyaalka wexey soo gadanaayaan jibsi iyo ice cream iwm

xaajigana cambe babaay iyo qudaar

maymuun odawaa

22 Jan, 17:58


Hooyada jikada gacanta ku heeso waa hooyo farxad siisay reerkeeda

maymuun odawaa

22 Jan, 17:45


Boorsadaada maxaa laga waayin

maymuun odawaa

22 Jan, 17:09


Ma bilaabaa

maymuun odawaa

22 Jan, 17:06


https://quiz.idare.me/wp_quiz/%d8%a7%d8%ae%d8%aa%d8%a8%d8%a7%d8%b1-%d8%a7%d9%84%d8%a7%d9%86%d9%88%d8%ab%d9%87/?utm_source=%D8%A7%D8%AE%D8%AA%D8%A8%D8%A7%D8%B1-%D8%A7%D9%84%D8%A3%D9%86%D9%88%D8%AB%D8%A9-%D9%85%D9%86-100&utm_medium=%D8%A7%D8%AE%D8%AA%D8%A8%D8%A7%D8%B1-%D8%A7%D9%84%D8%A3%D9%86%D9%88%D8%AB%D8%A9-%D9%85%D9%86-100

maymuun odawaa

19 Jan, 03:04


🌹برنامج مسارات الهداية والتّنمية🌹

🏷 المحاضرة رقم (2)

💡 العنوان: محاسبة النفس

🎙 المُحاضِرة: المربّية ميمونة محمد حسين

⏳️في ضيافة: مركز التسنيم للتّمكين بالحلقات العلميّة

Telegram: https://t.me/markaz_tasniim

Facebook: https://www.facebook.com/markaz.tasnim/

Tel: +252613060813

maymuun odawaa

18 Jan, 16:13


https://t.me/markaz_tasniim

Caawa 08:00pm inshaallaah

maymuun odawaa

17 Jan, 09:19


Maanta kadib adigoo murugsan ma seexan doontid cunugeygiyoow

من اليوم لن تنام حزينا يا بني 3⃣
https://t.me/barbaarintacaruurta

maymuun odawaa

17 Jan, 09:19


Maanta kadib adigoo murugsan ma seexan doontid cunugeygiyoow

من اليوم لن تنام حزينا يا بني 2⃣
https://t.me/barbaarintacaruurta

maymuun odawaa

17 Jan, 08:38


Cashirkaan horay ayaa muxaadara ahaan loogu soo jeediyay balse waa cashirkeenna maanta

maymuun odawaa

17 Jan, 08:35


١٧ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 السكينة 🌸🤍
(٦)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل  ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

maymuun odawaa

16 Jan, 09:42


١٦ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 السكينة 🌸🤍
(٥)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

maymuun odawaa

15 Jan, 19:25


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: hagbada

U/ hafsa

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (45) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

15 Jan, 19:19


Live stream finished (2 hours)

maymuun odawaa

15 Jan, 18:55


الله أكبر
الحمد لله الذى بنعمته تتم الصالحات وانتصرت غزة

تم توقيع وقف إطلاق النار

التكبيييييييير والسجود شكرا لله

maymuun odawaa

15 Jan, 17:57


Su'aalaha qoraalka ah qaaliyaat

maymuun odawaa

15 Jan, 17:29


Dhibaatada ayuutaa maxaa kamid ah?

maymuun odawaa

15 Jan, 17:29


Lugta meeqaadaa tahay sanadkaan 😂

maymuun odawaa

15 Jan, 17:27


https://t.me/noqohagahanoloshaada?livestream

maymuun odawaa

15 Jan, 17:06


Codka waa sidee qaaliyaat

maymuun odawaa

15 Jan, 17:00


Live stream started

maymuun odawaa

11 Jan, 07:08


١١ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 yaan ku deysanaa 🌸🤍

(٣)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

Qolka dumarkii wanaagsanaa 👇

https://t.me/dumarkiiwanaagsanaa

maymuun odawaa

11 Jan, 04:57


3 maalin oo cadida aheyd wexey bilaabanaayaan inshaallaah isniin niyadda ku sii hay kuwi sooma allaha kugu daree 👍

maymuun odawaa

10 Jan, 16:16


Kooraskaas caawa ayuu bilaabanaa qofkii niyada ku haayay haka faa'iideysto inta 09:00pm ka dhiman inshaallaah

maymuun odawaa

10 Jan, 16:16


Jaanis kii 9⃣ kooraska carruurta oo la magac baxay

Nabiga waa tusaaleheenna 1⃣

Waa taxane 30 xalqo ah oo loogu Tala galay in caruurta looga dhiso akhlaaqda lugu beero qiyamka iyo dabeecadaha wanaagsan ee macnaha uu ku leeyahay qofka muslimka ah


Si aad isku diiwaan galisid

1. Nambarkaan lacagta ku tuur, 0614399143

cunugi waa 5$

2. Screen shot ka soo qaad ee inta kusoo dir

https://wa.me/252614399144

3. Soo qor magaca cunuga oo saddexan, iyo da'diisa, waa inuusan ka weeneen 13 sano

Kadib waxaa lugugu soo dari doonaa 2 group mid whatssap ah iyo telegram ah inshaallaah


Waxaan hubaa in aad is badal wanaagsan ka arki doontid ilmahaaga inshaallaah

Cashirada wexey bilaabanaayaan 10/1/2025 inshallaah

maymuun odawaa

09 Jan, 19:35


٩ رجب ١٤٤٦

🍃  شهر رجب 🍃

سلسلة الاستعداد لشهر رمضان ١٤٤٦

🌸🤍 السكينة 🌸🤍
(٤)
👆👆

Halku dhiiggeenna bishaan waa:

🏅 إن الله جميل ❤️

https://t.me/+R9Diu-3VXQRjYjI0

maymuun odawaa

09 Jan, 06:43


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

subax wanaagsan xabiibaat, allaha idinku nabad yeelo meel walba aad joogtaan

Cashirka sakiinada waa caawa inshaallaah maanta waan ka gaari waayay howlaa igu soo fakaday

maymuun odawaa

08 Jan, 19:16


ماأجملَ الروح التي باتت وقد
نوتِ الصيامَ غداً لأجل اللهِ "

ولأنت تقدرُ أن تبــادر مثلها ،
إن لم تصمْ ذكِّر فؤاداً ساهي

صيام الخميس
سنة النبيﷺ
صيام يوم في سبيل الله يبعد وجهك عن النار سبعين خريفا
اتبع سنته تسعد بصحبتهﷺ

maymuun odawaa

08 Jan, 19:10


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: sanadka isbadalka iyo hogaaminta naftaada

U/ Hodan geelle

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (44) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

08 Jan, 19:02


Live stream finished (2 hours)

maymuun odawaa

08 Jan, 19:02


مع السلامة
Horay usii socda waaye 😂

maymuun odawaa

08 Jan, 19:01


Muxsin caawa wuu na salaamay 😂

maymuun odawaa

08 Jan, 18:42


فاهجرهم هجرا جميلا

maymuun odawaa

08 Jan, 18:36


Su'aalaha qaaliyaat oo qoraalka ah

maymuun odawaa

08 Jan, 18:34


Talada ayeeydeey qofka rabo inuu cayilo 😂
Mara kaa ween xiro
Meel kaa ween ku fadhiiso
Weel ween wax ku cab

maymuun odawaa

08 Jan, 18:05


Sanadkaan isbadal dhaqaale samee qasab maahan ganacsi weyn iyo dakhli weyn

maymuun odawaa

08 Jan, 18:00


Sanadkaan waa inaa iska hagaajinno xariirka dadka kaala dhexeeyo, asxaab iyo ahalba

Xiriirku waa inuu noqdo mid caafimaad qabo

maymuun odawaa

08 Jan, 17:52


Sanadkaan sanadkiisa waa in cilmigaaga wax iska badalo

Waxaana la rabaa cilmi wacyi la socdo macnaha hal xadiith oo noloshaada fahamtid
dhaqan galisid
kaa daadago
meelo kaa xirnaa kuu furo
garaadkaaga waasiciyo

maymuun odawaa

25 Dec, 19:18


‏مقطع صوتي من أم سلمان بنت الشيخ

maymuun odawaa

25 Dec, 19:17


‏مقطع صوتي من أم سلمان بنت الشيخ

maymuun odawaa

25 Dec, 19:17


‏مقطع صوتي من أم سلمان بنت الشيخ

maymuun odawaa

25 Dec, 19:14


‏مقطع صوتي من أم سلمان بنت الشيخ

maymuun odawaa

25 Dec, 19:14


‏مقطع صوتي من أم سلمان بنت الشيخ

maymuun odawaa

25 Dec, 19:13


‏مقطع صوتي من أم سلمان بنت الشيخ

maymuun odawaa

25 Dec, 19:07


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: niqaash

U/ Maymuun odowaa

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (42) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

25 Dec, 19:06


Live stream finished (2 hours)

maymuun odawaa

25 Dec, 17:35


Nimcadu ma saasaa? Sikalaan u fahmay ani

maymuun odawaa

25 Dec, 17:27


Mafia labisan

maymuun odawaa

25 Dec, 17:16


Hadda see waaye

maymuun odawaa

25 Dec, 17:08


Halkaanee ballaarantahay 😂

maymuun odawaa

25 Dec, 17:07


Codka see waaye

maymuun odawaa

04 Dec, 20:24


https://chat.whatsapp.com/Fzt3sFpWMK0Bq4LxdVFxtO

maymuun odawaa

04 Dec, 20:19


💡kulanka boqoradda 💡💫

Qeybta su'aalaha

maymuun odawaa

04 Dec, 20:19


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: Qur'aanka qaabka loogu abuuro ilmaha

Ustaada xafsa

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (39) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

04 Dec, 19:45


Live stream finished (2 hours)

maymuun odawaa

04 Dec, 17:09


Asc qaaliyaat soo dhawaada

Codka nadiif miyaa

maymuun odawaa

04 Dec, 17:00


Live stream started

maymuun odawaa

04 Dec, 17:00


Live stream scheduled for

maymuun odawaa

04 Dec, 16:56


Kulanka boqoradda👑
Asc maalin wangsan xabiibatii inaa caafimaad qabtaan ayaan idin rajeynaa,

Caawa waa habeenkii live ka xiisaha badnaa ee kulanka boqorada, qeybtiisa 3⃣ 9⃣

Sidi caadada ahayd waxaa diyaar noogu ah macalimaad qiima badan oo kala ah

Ustaada hodan geelle
Ustaada hafsa aayatullah

waqtigana waa 8:00pm__09:00pm, Qaab Onlin ah aaladda Telegramka ustaad maymuun odawaa

Boqorad walba kasoo qayb gal wanaagsan, mahadsanidiin.😊

Linkga live ka 👇
https://t.me/noqohagahanoloshaada

maymuun odawaa

03 Dec, 18:29


Muxaadaro 💫

Xasiloonida 🌹

🎀 مؤسسة فاستبقوا الخيرات

https://t.me/+IULn7II3pOg4NjM0

maymuun odawaa

03 Dec, 12:28


Cunugaaga su'aal diini ah haduu ku weydiiyo 3 daan samee 👌

maymuun odawaa

02 Dec, 08:47


Nadaamka kooraska carabiga waa:

6 bilood oo diraasa ah,

isbuuci waa 5 cashir ayaa waxaa lasoo dhigayaa telegram ka, maalinba mid laga bilaabo axad ilaa khamiis

Muraajacada: waxaa lugugu soo darayaa group ka telegramka waxaad soo duubaysaa cashirka aad qaadatay cod ahaan, waxaadna soo sawiraysaa buugga aad ku qortay.

Maalinka aad mashquul noqotid waa inaad farriin soo dirtaa fasax qaadasha ah, ardaygu habeen kasta waa la xaadiriyaa waa in uu soo gudbiyay cashirada

3 qalad isbuuci waa lugu saarayaa ardayga oo waxaa loo geynaa fasal ka hooseeya kaas hal isbuuc

Isbuuci 2 cudur daar ayaad heysataa waliba aad cashiradooda soo gudayso

Bil marka ey dhamato waxaa laga layaa imtixaan, hadii aad ka gudubtid waxaad galaysaa qeybta xigta

Hadii aad diyaar tahay lacagta kusoo dir 10$
614399143
screen shot ka qaad ee nambarkaan kusoo dir
https://wa.me/252614399143


Kadibna magacaaga oo saddexan soo dir 🤝

Ugu dambeyn

Waxaa jirta 3 heer

1. Carabi asaas ah
2. Carabi dhexdhexaad ah
3. Carabi qeybta ku hadalka iyo dhisidda jumlooyinka

Soo dooro qeybta aad rabto waxaad galaysaa imtixaan yar hadaad doorato 2 da dambe

Soo dhawoow markale

maymuun odawaa

02 Dec, 06:06


Jaanis kii 7⃣ kooraska carruurta oo la magac baxay

Nabiga waa tusaaleheenna 1⃣

Waa taxane 30 xalqo ah oo loogu Tala galay in caruurta looga dhiso akhlaaqda lugu beero qiyamka iyo dabeecadaha wanaagsan ee macnaha uu ku leeyahay qofka muslimka ah


Si aad isku diiwaan galisid

1. Nambarkaan lacagta ku tuur, 0614399143

cunugi waa 5$

2. Screen shot ka soo qaad ee inta kusoo dir

https://wa.me/252614399143

3. Soo qor magaca cunuga oo saddexan, iyo da'diisa, waa inuusan ka weeneen 13 sano

Kadib waxaa lugugu soo dari doonaa 2 group mid whatssap ah iyo telegram ah inshaallaah


Waxaan hubaa in aad is badal wanaagsan ka arki doontid ilmahaaga inshaallaah

Cashirada wexey bilaabanaayaan 10/12/2024 inshallaah

maymuun odawaa

02 Dec, 05:32


Asc wr qaaliyaat,

Maadaama bisha bilaaw ey tahay ka faa'iideysi wacan duruustan online ka ah, adigoo gurigaaga jooga ayaad riyadaada rumeyn kartaa

1. Qeybta xifdiga qur'aanka 20$ dumarka 30$ ragga

2. qeybta culuumta shareecadana  30$

3. Qeybta carabiga maanta iyo barri waa 10$ 

ka faa'iideysi wacan

Fariin dhamastiran Soo qor sida qayb hebal faafaahin igasii lkn asc bis hadaa Soo dirtid waxaa laga yaabaa in aanan laga jawaabin fariintaada mahadsanid


Faafaahinta qeybta shareecada
https://t.me/noqohagahanoloshaada/646

Laxiriir whatssapka quraanka dumarka👇
https://wa.me/qr/RNCAVJZSCJN2J1

Qeybta quraanka ragga
https://wa.me/qr/62C23CJADFBCO1


WhatsApp ka carabiga iyo culuumta shareecada 👇

https://wa.me/252614399143

maymuun odawaa

01 Dec, 17:31


https://t.me/manbaculkheyr?videochat=1831bac3711af22e8f

maymuun odawaa

26 Nov, 18:26


Barri 05:00pm inshaallaah

Waa cod duuban

maymuun odawaa

25 Nov, 16:06


❤️ رسائل من النبي صلى الله عليه وسلم/ أدهم شرقاوي ❤️


الحلقة الخامسة عشر 💡 

https://t.me/+OF7l1F0nvyk0MjZk

(15)
👆👆

maymuun odawaa

25 Nov, 09:51


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Maalin wanaagsan qaaliyaat

Marmar hadaa dareentid inaa kali tahay, ama aduunyada kugu cuslaato, soo xasuuso hadalka alle ee ah:
{وَنَحْنُ أَقْرَبُ إِلَيْهِ مِنْ حَبْلِ الْوَرِيدِ}..

Ilaahay wuu ku maqlaa
Ilaahay wuu ku arkaa
Ilaahay wuxuu ogyahay wax aadan adiga naftaada ka ogayn....

Alle Tala saaro oo is daji, rajadaadana haku dhisin duruufaha adduunka ee yaqiinta aad alle ku qabto ku dhis

Khayr ku bishaarayso waxaa laga yaabaa iney farxaddu ka dhawdahay intaad moodayso

https://t.me/noqohagahanoloshaada

maymuun odawaa

24 Nov, 19:36


https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc58YfRWReDVTtSXPtXoZgmjOUgnNv5SG0gmfuqBaBDslwrkA/viewform?usp=sf_link

maymuun odawaa

24 Nov, 16:08


https://play.google.com/store/apps/details?id=app.tabsera.quran

maymuun odawaa

24 Nov, 09:46


maymuun odawaa pinned an audio file

maymuun odawaa

23 Nov, 18:20


🎀 taxanaha kitaabka addaa waddawaa 1️⃣6⃣

كتاب الداء والدواء


الأستاذة/ ميمونة بنت الشيخ محمد حسين

الحلقة السادسة عشر 👆

https://t.me/noqohagahanoloshaada

maymuun odawaa

22 Nov, 08:49


الصلاة علي النبي في يوم الجمعة. 🤍🌦️

يقول ابن الجوزي -رحمه الله- :

واعلموا أنه ما مِن عبد مسلم أكثر الصلاة على محمد عليه الصلاة والسلام، إلا نوَّر الله قلبه، وغفر ذنبه، وشرح صدره، ويسَّر أمره، فأكثروا من الصلاة؛ لعل الله يجعلكم من أهل مِلَّته، ويستعملكم بسُنته، ويجعله رفيقنا جميعًا في جنته، فهو المتفضل علينا برحمته .

📖 بستان الواعظين (٢٩٧)

maymuun odawaa

20 Nov, 21:09


Qeybta su'aalaha (37)

maymuun odawaa

20 Nov, 21:08


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: tarbiyada waxyaabaha ey rabto

Ustaada xafsa

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (37) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

20 Nov, 20:19


Cashirka caawa waa lisugu tagay

Ustaada hodan
Ustaada hafsa
Ustaada hooda
Dr idil muudaakhala aad u qurux badan


Kulanti dambe inshaallaah naftiinana iyo dadkaa jeceshihiinba ka taxaddara ❤️

maymuun odawaa

20 Nov, 20:17


Live stream finished (3 hours)

maymuun odawaa

20 Nov, 20:08


Muhiimada waa wixi xalaal ah waa qof iyo dooqiis iyo ceeb dhaliil midna majirto

maymuun odawaa

20 Nov, 18:32


Su'aal qofki qabo soo dhawoow xbbt

maymuun odawaa

20 Nov, 18:17


Cashirka caawa wuxuu ku dul wareeganaayay faham iyo dulqaad

maymuun odawaa

20 Nov, 17:43


Cadaw jabis maa loo dhalaa marka 😂😂😂😂

maymuun odawaa

20 Nov, 17:38


Jacayl ma u qaybin kartaa ilmohoo dhan kala sooc la'aan?

maymuun odawaa

20 Nov, 17:36


Jacayl aa bixiside horta adi Jacayl muku nooshahay?

Dadkoo dhan Mukula quruxyihiin?
Ma jeceshahay wanaagooda?

maymuun odawaa

14 Nov, 15:11


Ree kenya telegram ma idiin shaqeeyaa mise VPN ayuu ku shaqeeyaa

maymuun odawaa

13 Nov, 21:07


لا يزال الصائم يؤثر ربه علىٰ نفسه وشهواته؛ حتىٰ تُفتح له ما لا يتخيله من أبواب الخير فى الدنيا والآخرة.. 🕊️
فيا لحظك إن كنت من الصائمين❗️
#صيام_الخميس *يوم ترفع فيه الأعمال إلى الله عزوجل*
والجمعة والسبت والأحد
الأيام البيض لشهر جمادى الأولى
ثم الإثنين *يوم ترفع فيه الأعمال إلى الله عزوجل*
#سنة_النبيﷺ
#اتبع_سنته_تسعد_بصحبته_ﷺ
#صيام_يوم_في_سبيل_الله_يبعدك_عن_النار_سبعين_خريفا

maymuun odawaa

13 Nov, 20:50


Qeybta su'aalaha

maymuun odawaa

13 Nov, 20:50


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: tarbiyada waxyaabaha ey rabto

Ustaada xafsa

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (36) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

13 Nov, 20:48


Live stream finished (3 hours)

maymuun odawaa

13 Nov, 18:48


Su'aalaha fadlan wixi macquul ah soo gudbiya

Iska ilaaliya kuwa isku egeg

maymuun odawaa

13 Nov, 18:30


Wixi lugugu dilay waligaa ma jeclaanaysid, lkn inaa la heshiisid waa laga yaabaa 😌

maymuun odawaa

13 Nov, 18:02


Maxaan sameeyay? 😅

maymuun odawaa

13 Nov, 17:44


Tarbiyadeeda mireheeda dhaqso lama arko

maymuun odawaa

13 Nov, 17:39


Mahad celinta waa cajiib meel ayey qofka uga dhacdaa qof walba, waa awood

maymuun odawaa

13 Nov, 17:33


Chanal haloo furo boqorka cakku ciil badanaa 😞😂

maymuun odawaa

13 Nov, 17:31


Ragga amaa qatka lasoo galiyaa 😅

maymuun odawaa

13 Nov, 17:26


Cabirka jacaylka 😚

1. Ixtiraam lis dhaafsaday

Gabadha waxay u baahantahay
Ninkeeda inuu niyadeeda wanaajiyo ileen ayada dhanba waa iney dareen socda
Waxayna daruuri u tahay mustaqbalka caruurta oo ayada Kashi xasaasiyad badan


Ixtiraamka uu zawjka u baahanyahay waa iney siiso kalsooni inuu u yahay nin rag ah oo u maqan la'aantaa abaar waaye camal 😉

maymuun odawaa

13 Nov, 17:25


Jacaylkaa boqoradda na keenay 😅

maymuun odawaa

13 Nov, 17:08


Asc qaaliyaat codka see waaye?

maymuun odawaa

13 Nov, 17:00


Live stream started

maymuun odawaa

13 Nov, 15:53


Ciwaanka caawa waa tarbiyada caruurta iyo waxa ey u baahantahay ❤️

maymuun odawaa

10 Nov, 13:22


Caawa inshaallaah, 08:00pm

maymuun odawaa

10 Nov, 05:08


Qaliyaat yaa garanaya meel looga gado kitabka الداء والدواء

Hargeisa, brco ,Boorma iyo Barbara

caawiya gabdhaha soo iibsaday oo xagga jooga kuwa wali raadinaya ee la'

جزاكن الله خير الجزاء

maymuun odawaa

09 Nov, 20:16


WhatsApp iyo telegram cashirka intee ku jeceshahay? ☺️

maymuun odawaa

09 Nov, 20:07


Xalqada 14 waaye anigaa 13 u maleeyay

maymuun odawaa

09 Nov, 19:50


🎀 taxanaha kitaabka addaa waddawaa 1️⃣4⃣

كتاب الداء والدواء


الأستاذة/ ميمونة بنت الشيخ محمد حسين

الحلقة الرابعة عشر 👆

https://t.me/noqohagahanoloshaada

maymuun odawaa

09 Nov, 06:19


9 waaye bisha maanta barri cashirada way bilaabanaayaan qofki rabo diiwaan galinta maantaa u dambeyso inshaallaah

maymuun odawaa

09 Nov, 06:18


Jaanis kii 7⃣ kooraska carruurta oo la magac baxay

Nabiga waa tusaaleheenna 1⃣

Waa taxane 30 xalqo ah oo loogu Tala galay in caruurta looga dhiso akhlaaqda lugu beero qiyamka iyo dabeecadaha wanaagsan ee macnaha uu ku leeyahay qofka muslimka ah


Si aad isku diiwaan galisid

1. Nambarkaan lacagta ku tuur, 0614399143

cunugi waa 5$

2. Screen shot ka soo qaad ee inta kusoo dir

https://wa.me/252614399143

3. Soo qor magaca cunuga oo saddexan, iyo da'diisa, waa inuusan ka weeneen 13 sano

Kadib waxaa lugugu soo dari doonaa 2 group mid whatssap ah iyo telegram ah inshaallaah


Waxaan hubaa in aad is badal wanaagsan ka arki doontid ilmahaaga inshaallaah

Cashirada wexey bilaabanaayaan 10/11/2024 inshallaah

maymuun odawaa

08 Nov, 04:30


محاضرة: الصدقة وأثرها على الأسرة

أستادة: ميمونة محمد حسين

maymuun odawaa

07 Nov, 17:09


https://t.me/umahaat8

maymuun odawaa

07 Nov, 05:22


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: asaasiyaatka tarbiyada

Qeybta su'aalaha

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (35) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

07 Nov, 05:22


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: asaasiyaatka tarbiyada

Ustaada hodan

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (35) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

06 Nov, 19:57


Live stream finished (2 hours)

maymuun odawaa

06 Nov, 19:17


Kutubta dr cabdalla cabdul mucdi wexey ka mid yihiin kuwa iigu saamaynta badan

Hal kamid ah hadaa ka waysid mushkiladaada kan kale inaad ka heshid ayey u badantahay

maymuun odawaa

25 Oct, 15:48


‏*اقتربتِ النِّهاية: نتنياهو يتحدَّى الله!*

كل المعاصي التي نرتكبها نحن البشر في كفة،
وقلة الأدب مع الله في كفة!
إنَّ الله سبحانه يمهل العاصي، لدرجة أنَّ الناس يستغربون أحياناً من حلم الله تعالى على العصاة،
ولكني لم أسمع يوماً بقليل أدب مع الله نجا!
من النمرود، إلى فرعون، مروراً بقارون، قريباً من عاد، حول ثمود، وما قوم لوطٍ ببعيد،
هي سُنة الله في خلقه، ما قلل أحد أدبه مع الله إلا وجعل الناس يرون فيه عجائب قدرته!

-البارحة خرجَ نتنياهو بتصريحٍ عجيب، قال فيه:
"حتى لو كان الله معهم فسنهزمهم!"
*وهذا هو الحدُّ الذي ينتهي عنده حِلمُ الله على النَّاس!

فالحمدُ للهِ الذي يقصمُ الجبارين إذا ما تحدُّوه في ملكه، وبارزوه في قدرته،

فانتظروا، فإنَّ في التَّاريخ عبرة!

1.سفينة التايتانيك ثاني أشهر سفينة في التاريخ بعد سفينة نوح عليه السّلام !
كانتْ يوم بنائها معجزة هندسية، وفتحاً بشرياً في مجال الملاحة البحرية !
كان طولها 269 متراً، وعرضها 200 متر، وعمقها 18 متراً، تتسعُ لـ 2435 راكباً، بالإضافة إلى طاقمها المكون من 885 فرداً !
•أشهر سفينة في التاريخ «وهي تجري بهم في موجٍ كالجبال» كما يقول ربنا في محكم التنزيل !
•وثاني أشهر سفينة في التاريخ غرقتْ في أول رحلة لها في البحر !
عندما أنزلوا سفينة التايتانيك إلى الماء أول مرة، احتشدت الصحافة لتغطي هذا الحدث، سأل صحفي مالك السفينة «توماس أندروز» عن قوة وأمان هذا السفينة، فقال له:
هذه السفينة غير قابلة للغرق، حتى الله نفسه لا يستطيع إغراقها !
ثم إنه لم يطل الأمر كثيراً حتى عرف توماس أندروز أن الله يستطيع !

2.رئيس البرازيل «تانكريدو نيفاس» قال في حملته الانتخابية : إذا حصلتُ على خمسمئة ألف صوت حتى الله لن يستطيع إزاحتي عن كرسي الرئاسة !
حصل على الأصوات،
وقبل تنصيبه بيوم أصيب بمرضٍ معدٍ،
ومات بعد شهر ولم يجلس يوماً واحداً على كرسي الرئاسة !

أدهم شرقاوي

maymuun odawaa

25 Oct, 15:41


Qof ilaahay wax sheego taariikhda ma soo marin oo halaagsamin

maymuun odawaa

25 Oct, 07:54


اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

maymuun odawaa

25 Oct, 07:52


‏ٰصلاة الضحى...
دقائق من السعادة والصدقات الغزيرة
صلاة الأوابين
فكن سباقًا لربك أوابًا

#صلاة_الضحى

#دثروا_إخوانكم_بصالح_دعواتكم

maymuun odawaa

24 Oct, 20:12


su'aalaha cashirka Hooyo nimada


https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

24 Oct, 20:12


💡kulanka boqoradda 💡💫

Ciwaanka: cashirka Hooyo nimada

🎀 Arboco walba oo ey khamiis soo galayso


Xalqada (33) 👆

https://t.me/kulankaboqorada

maymuun odawaa

24 Oct, 20:10


Live stream finished (3 hours)

maymuun odawaa

24 Oct, 20:03


Alloow noo barakee gabdheheenna 🤲

maymuun odawaa

24 Oct, 18:36


Suaalaha

maymuun odawaa

24 Oct, 18:36


Waxa laga raba hooyada

١.القدوة الحسنة
٢.التعبير عن الحب لفظا وعمليا
٣.القدرة على التواصل الفعال
٤.ضبط الإنفعالات
٥. القيادة الرشيدة

maymuun odawaa

24 Oct, 18:31


Waxyaabaha kaa xanaajinaayo waxaa ka mid ah
Cunto xumo
Cabitaan xumo
Hurdo xumo
Alla ka cabsi la'aan

maymuun odawaa

24 Oct, 18:20


Hooyada injaazka ilmaheeda ku xadido qiimaheeda dhib uma dhinno

maymuun odawaa

24 Oct, 18:18


Gabdha shayaadin ayaa xijaab ka ka tuurtay

maymuun odawaa

24 Oct, 18:17


Codka nadiif soo ma ahn

maymuun odawaa

24 Oct, 18:14


Illa 5 jir tartiib aa uwada noolaaneesin ilmahaga
Hada wacyi saxan leedahy

maymuun odawaa

24 Oct, 18:12


Anaga dhan macaa ilmahaa ilaa qabnaa 😂

maymuun odawaa

24 Oct, 17:57


Hhhh caloosha anaga qiil iyo sasabaad usameenay

maymuun odawaa

24 Oct, 17:54


Maraqa meelaha kolaajin ka badan aa laga karsada

Sida majaha

maymuun odawaa

24 Oct, 17:44


Waxa ku dhaco hooyada
Dulqaad yari
Fakar badan
Inee cunuga meel ku ogaan
Hurda yari ama badni
Walwal nafteeda ama cunugeeda
Daal tira badan

maymuun odawaa

24 Oct, 17:38


إكتئاب ما بعد الولادة
Ama streska dhalmada kadib
Waxa yaabaha keeno waxa ka mid ah is badala hormoonada iyo dhiigi ka baxay

Adi nala wadaag maxa macluuma ka heesata