Qalbi jaceyl ๐Ÿ’” @qalpijaceyl42 Channel on Telegram

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

@qalpijaceyl42


Kusoo dhawaaw chennelka Qalpi jaceyl ๐Ÿ’”โค๏ธ

Waxaad maheleysaa
Erayo jaceyl โค๏ธ
Xigmado
Geerae jaceylโค๏ธ.
Amaan jaceyl๐ŸŒน
Dhiiragalin
quraan
Axaadiithta nabiga ๏ทบ @Ibraahim25

Lajoogaadu waa noo sharaf ๐Ÿฅฐโ™ป๏ธ

Chennalkeyga 2aad join dheh ๐Ÿ‘‰ @Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’” (Somali)

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’” channel waa mid ku haboon in uu kaalmo jaceyl, xigmado, geeraar jaceyl, amaan jaceyl, dhiiragalin quraan iyo axaadiithta nabiga ๏ทบ. Aniga iyo kooxda @qalpijaceyl42 waxaan idiin soo dhawaynaynaa inaad ka hesho erayo jaceyl, xigmado qurux badan, iyo dhiiragalin quraan oo sahih ah. Chennelka waxaa loogu talogalay in la gudbo dhexaad kale oo ka duwan, @qalbitabat14. Hadii aad rabto inaad ka hesho qalbi jaceyl iyo qurux badan, halkan kala soo xiriir.

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

27 Jan, 15:20


"Xanuun๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ kasta Wuxuu bixiyaa Cashar
Cashar kastana waa uu badalaa Qofka"

Kubiir walaal ๐Ÿ‘‰ @jacayl24

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

24 Jan, 10:35


Jumca mubaarak ๐Ÿ˜
ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ.โค๏ธ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

22 Jan, 04:27


Noloshu ma qurxanaanayso ilaa aan joojinno Waxyaabaha ina dhibaya

ู„ุงุชูƒูˆู† ุงู„ุญูŠุงุฉ ุฌู…ูŠู„ุฉ ุฅู„ุง ุฃู† ู†ูˆู‚ู ุงู„ุฃุดูŠุงุก ุงู„ุชูŠ ู†ุถู‘ุฑู†ุง.

Subax wanaagsan
#28k subscribers
Road to #30k thanks All

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Jan, 15:56


Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaa ka dhiman 40 maalmood, ma uxiistay bisha Ramadaan ?

Alle caafimaad hanagu wada gaarsiiyo๐Ÿคฒ

Kubiir ๐Ÿ‘‰ @Kaaliyaha_nolosha

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Jan, 18:37


Ka dib markii aan waqti dheer la qabsaday in aan kaligay la tacaalo murugada, ma aqaan sida aan ula wadaago qof kale, xitaa haddii aan isku dayo.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Jan, 13:25


Waqti aan ku habooneen ayaan jeclaadey qof aan fileyn in aan jeclaan doono.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

15 Jan, 16:11


โ•ญโ”โ”โ”โ”ณโ•ฎโ•ฑโ•ฑโ•ญโ•ฎโ•ฑโ•ฑโ•ญโ”โ”โ”โ”ณโ•ฎโ•ฑโ•ญโ•ฎ
โ”ƒโ•ญโ”โ•ฎโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ•ฑโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ•ฑโ”ƒโ•ญโ”โ•ฎโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ”ƒโ”ƒ
โ”ƒโ”ƒโ•ฑโ”ƒโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ•ฑโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ•ฑโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ”ƒโ”ƒโ•ฐโ”โ•ฏโ”ƒ
โ”ƒโ•ฐโ”โ•ฏโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ•ญโ”ซโ”ƒโ•ฑโ•ญโ”ซโ•ฐโ”โ•ฏโ”ƒโ•ญโ”โ•ฎโ”ƒ
โ”ƒโ•ญโ”โ•ฎโ”ƒโ•ฐโ”โ•ฏโ”ƒโ•ฐโ”โ•ฏโ”ƒโ•ญโ”โ•ฎโ”ƒโ”ƒโ•ฑโ”ƒโ”ƒ
โ•ฐโ•ฏโ•ฑโ•ฐโ”ปโ”โ”โ”โ”ปโ”โ”โ”โ”ปโ•ฏโ•ฑโ•ฐโ”ปโ•ฏโ•ฑโ•ฐโ•ฏ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

15 Jan, 13:56


๐™๐™–๐™–๐™ก๐™ž ๐™ ๐™ช ๐™ฃ๐™ค๐™ฆ๐™ค ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™– ๐™ช๐™ช ๐˜ผ๐™ก๐™ก๐™š ๐™ ๐™ช๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฎ๐™–๐™ฎ

{Noloshu ma' ahan Mid daa imaysa ama joogto ah


Kubiir๐Ÿ‘‰ @Kaaliyaha_nolosha

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

13 Jan, 06:00


Ilmada ugu xanuunka๐Ÿ˜ข badan ma aha ta ka timaada indhahaaga ee Wejigaaga daboosha. balse Waa ta ka timaada Qalbigaaga ee Ruuxdaada daboosha.๐Ÿ˜ช


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

12 Jan, 19:22


Cidna ciil uma qabo
Calafkana isa seegimeynee
Caadilaw ilaahayaw iga ciribtir
Xasuusaha.๐Ÿ˜ช


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

12 Jan, 16:56


Asc sxbyaal habeen wanaagsan inaad fiican tihiin rajeynaa waxaan hayaa kanaal telegram oo iib ah hadii aad ubahaan tahay ila soo xiriir.

@Ibraahim25

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

12 Jan, 15:44


Ogaaw xaalad kasoo aad ku sugan tahay kaligaa kuma tihid waxaa jiraa kumaanan qof oo kula mid ah ama kaa daran.๐Ÿ˜ฅ


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

12 Jan, 07:20


Si qarsoodi ah ayaan
U ilmeeyay anigoo
Ka cabsanaayo inla
Igu eedeeyo oohinteyda.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

12 Jan, 06:18


Ogaaw hee Aamusnaantu lafteedy  waxey leedahay cod ubaahan Qof fahma.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

11 Jan, 15:57


Kalinimada iyo dhaawucu waxyaalaha eyku barayaan ayaa ka wanaagsan
Waxyaabaha eyku badayaan.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

10 Jan, 13:34


Qof Mohamed la dhaho halkaan uga wac.๐Ÿ˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

10 Jan, 11:41


Waqtiyada xunxun waxay kaa dhigaan kuwo aad u qadariya wakhtiyada wanaagsan.โค๏ธ๐Ÿ’›

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

10 Jan, 10:39


๐œ๐ข๐๐ง๐š   ๐ฆ๐š ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐จ  ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐”   ๐ฉa๐ฅ๐ฌ๐ž. -๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐ฎ   ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š  ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐š - ๐ฐ๐š๐ฃ๐ข๐ ๐š  ๐๐ก๐š๐›๐ญ๐š  ๐š๐ก   ๐ž๐ž  ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐Ÿ˜ช๐Ÿ˜ช

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

09 Jan, 19:58


hagar daamo jaceyl.๐Ÿ˜ข

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

09 Jan, 17:06


Waxa ugu xun ee qofku la kulmi karo waa inuu kaligiis waqti ku qaato habeenadiisa madow.๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

05 Jan, 17:32


Mar walba waxaan ku Dadali jiray inaadan Cidlo iyo murugo ๐Ÿ˜ขDareemin. Lkn taa Badalkeeda anaa Hada ciqaab iiga Dhigtay.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Cashaaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

05 Jan, 14:15


Abaalmarinta ugu wanaagsan ee uu qofku siin karo saaxiibtiis, waa waqtikiisa, dareenkiisa iyo jacaylkiisa.๐Ÿ’›๐Ÿ’

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

05 Jan, 14:03


Dhaawacyadii aad
Iigeysatay waxey isiiyeen
Cashiro badan oo aan hada
Kadib damin la iigu dhigi
Karin.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

04 Jan, 14:50


Nabaro aad iigeysatay
Ayaa igu kalifay inaan
Kaligey ahaado.dadkane
La hadalkooda joojiyo.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

03 Jan, 15:31


Waxan qalbigeyga ka dhisey derbi, ma ahan in aan qof nolosheyda ka xidhaayo balse waa in aan arkaa cida ka boodo darbigaas.๐Ÿ˜˜๐Ÿ’›

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

03 Jan, 13:35


Kanaalkaan faa'ido aadku qabto majirtaa.?๐Ÿค”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

03 Jan, 13:33


Jumco Mubarak ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ•Œ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

03 Jan, 07:39


- Way xanuun badan tahay inaad aragto dadka kugu xeeran oo aanad dareemin joogitaankooda.๐Ÿ’”๐Ÿ˜š

Jumco wanaagsan

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

02 Jan, 17:02


Waxaan bartay in qofka
Sida fudud kalsoonida
Lagu siiyo lagu waayo
Si fudud.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

02 Jan, 05:21


Rajo kastoo aanka lahaa waxey
Waxaa eykusoo dhamaatay
Quus iyo murugo.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

01 Jan, 18:54


waxaa sheegtaa wax aadan cuni Karin ayaka kucuni Karan waxe dhalana ad cuni kartid.๐Ÿ˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

01 Jan, 16:57


Waxaa layiri; " Laba labaa u daran".

Naag guur la'aan baa u daran
Ninna shaqa-la'aan baa u daran.

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

01 Jan, 11:29


Waxaan u dadaalay Inaan ku hanto.๐Ÿ’”Wey noqon weysay Sidaan rabay.๐Ÿ’” Waxaan udadaalay Inaa ku hilmaamo Waanku hilmaami๐Ÿ˜ข waayay. Waayo Qalpigaba xagaada ayuu jiraa.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

01 Jan, 04:06


Waxaad leedahay astaamaha ugu naxariista badan ee qof kastaa ku yeelan karo aduunkan.๐Ÿ’๐Ÿฅฐ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Dec, 19:51


Iga guur ama guurso waxaa itiri sariirtii aan mudo 24 gu/sano ku jiifay.๐Ÿ˜„

Qabooba jiro magalka halaga seexdo๐Ÿ˜„

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Dec, 18:37


Xageeeba nagala socotaa.

Macquul matahay intaa 2025 la gaarin inaan gaarno 27.5k ๐Ÿ˜ช

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Dec, 16:44


Sanadka 2025 ayaa bilaabanaya saacado yar kadib I.n

Alle ha inooga yeelo mid wanaagsan ๐Ÿคฒ

Hadaba sanadkii hore ee tagay 2024 maxaad kuxasuusan doontaa ?

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Dec, 04:08


- Sabarku, waa adigoo kaligaa murugooto adigoon cidna ku dareemin.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

28 Dec, 17:30


- Way igu adag tahay inaan hadlo, maalmahaygu waa isku mid, niyad-jabka mar kasta wuu sii siyaada.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

25 Dec, 15:44


Maxaa kuu hirgalah waxyaa lihi kuu qorsheysaa inaa sameyso sanadkaan.?

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

25 Dec, 11:39


Waraabaha ku canayaa
Wahel kuma noqonayee.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”
Waqti yuusan kaa lumin.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

24 Dec, 19:56


Barasho wanaagsan qaraabo ๐Ÿ˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

24 Dec, 11:00


Waxay nagu beereen niyad-jab, ka dib waxaan ka baqaynaa gacan kasta oo naloo fidinayo, xataa hadday daacad tahay.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

23 Dec, 19:58


Gaaridii aan jeclaayee๐Ÿฉถ
Igu beertay caashaqan๐Ÿ’˜
Iiga booday balankii ๐Ÿ’
Murugo iyo ciiil๐Ÿ˜ข
Wahel iinoqdee.๐Ÿ˜ข
Caadilaw ilaahayaw๐Ÿคฒ
Iiga gar gaar.๐Ÿคฒ

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

23 Dec, 17:37


Dhibkasta oo nasoo wajaha
Waxaan uga gudbi jirnay
Si wadajir ah balse hada
Kaligey ayaa wajaho.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

22 Dec, 11:34


Majiro xanuun ka weyn qof
Shalay aad kalsoonidaada
Siisay markii markii kalsooninaada Arkay inuu meel cidlo ah kaaga dhaqaaqo.๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

22 Dec, 07:02


Waxaad sheegtaa magacyada naarta ay leedahay?

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

22 Dec, 06:51


Sheeg dhererka webiga Jubba?

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

22 Dec, 05:15


-Suurtagal maaha in mar walba nolosha lala dagaallamo, waxaanu u baahanahay nasasho dhanka xanuunka.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

22 Dec, 04:56


Ilaahow, waxaan kuu dhiibay qalbi murugaysan, maxaa yeelay, waxaad tahay Ilaaha murugada iyo xanuunka tirtira.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

21 Dec, 06:56


imika hadii aad xanuun daremeyso, macnaheedu ma aha in aadan farxad heli doonin.๐Ÿ–ค๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

21 Dec, 06:12


- Markii kalsoonida aan kugu qabo ay jabtay, waxaan lumiyay kalsoonidii aan ku qabay wax kasta.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Dec, 13:25


- Nolosheyda waxaan ku qaatay murugo, inaan seexdo cabsi la'aan iyo inaan nafteyda ku canaanto tillaabo kasta oo qaldan.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Jumco wanaagsan dhalinyaro.๐Ÿ’›

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Dec, 12:03


Arintaan anagey na qabsatay jimcadii lasoo dhaafay muqaal aan 2 saac duubeynay codkii eber naga noqday cod la'aan. ๐Ÿ˜„ markale inaa duubno noqotay.

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Dec, 11:42


Vedio aad soo duubtay markii aad editing ufariisatay cod makaa noqday. Maxaase dareenta.?๐Ÿค”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

21 Nov, 10:24


waxa aan ku dhex noolahay xusuus burburtay iyo rabitaan la'aan, murugo ayaa ii raacda sida hadh aan iga tagin.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

21 Nov, 07:47


Aamusnaanta ayaa i dhibaysa, xanuunka is biirsaday ayaa gudahayga ku batay,๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

21 Nov, 07:20


- Miyaanay nasiib darro ahayn in qofku malo-awaal naftiisa isku xidho oo uu noloshiisa badhkii ku qaato rajooyin badan oo aan dhici karin.? ๐Ÿ–ค

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Nov, 11:35


Ma aha murugo, laakiin waa dareen culus oo laabta igaga jira qalbigeygane
Cusleeyay.๐Ÿ’”๐Ÿ–ค

@Qalbitabat14

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Nov, 07:44


Waxaan jeclaan lahaa in aan lahaado awood aan uga saaro qalbigaaga dhaawaca,๐Ÿ’”๐Ÿ–ค

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Nov, 04:13


Inkastoo aad iga dhaqaaqday
Hadane qalbigeygii waxaa ka
Shidan dabkii aad shidan.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Nov, 03:54


ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡

Subax wanaagsan saaxiibada qiimaha lahaw.โœจ๏ธ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 18:40


Waxaad aheed qof aan
Nafteyda oo idil aan
Uhiibeeyay balse waad
Iga dhaqaaqday.๐Ÿ˜ช waxaan
Kuu raneynaa nolol qurux Badan.๐Ÿ–ค๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 14:51


- Waxaan rabay in aan la hadlo wakhti dheer, laakiin ugu dambeyntii waxaan ogaaday in aysan jirin wax qiimo leh oo laga hadlo, sidaas darteed waxaan doortay inaan aamuso.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 13:01


Aad baan u aqaannaa sida loo dhoola cadeeyo marka  aan murugay sanahay,๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 11:32


ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุง ูˆุญุจูŠุจู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ุฃุฌู…ุนูŠู†

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 07:31


- Marka kuwa aan jecelnahay ay na niyad-jabaan, waxaan dareenaa xanuun,๐Ÿ˜ช mana haysanno wax aan ahayn aamusnaan.๐Ÿ’”๐Ÿ–ค

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 06:26


- Ha u qaadan aamusnaantayda si kale, ha u fasirin jaahilnimo ama aargoosi, waan iska aamusaa marka ay ereyadu maqan yihiin.๐Ÿ’”๐Ÿ–ค

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Nov, 04:29


Sidaan ku dhawranaayay
Hadii aan iskaga kaa dhawri
Laahaa wax badan dartaa
Maanan murgeen.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Subax wanaagsan

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

18 Nov, 06:51


Markaad iga tagtay
Waxaan dareemay
Murugo waan cidlooday
Waxaan uxiisay waqtigii
Quruxda badnaa an isla qaadan jirnay.๐Ÿ˜ช

Pls join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

17 Nov, 07:05


Wali maan hilmaamin erayadii
Mcnaa ee aad iigu laabqaboojin
Jirtay.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”



Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Qalbitabat14
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

17 Nov, 06:36


Marbaad ii aheed farxada
nolasheyda Balse riyadeydi
Sidaan urabay may noqonin.๐Ÿ˜ช


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Nov, 05:20


- Waxaad dareemi doontaa xanuun, ka dibna waad la qabsan doontaa, ka dibna xanuunku wuxuu noqonayaa mid aan xanuun lahayn.๐Ÿ˜ช

Chennelkaan ๐Ÿ‘‰ @Qalbitabat14
Waa iib ila soo xiriir @Ibraahim25

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

13 Nov, 18:10


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

13 Nov, 18:07


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

12 Nov, 05:59


Asc dharinyaro inaa caafimaad qab taan rajeynaa dhamaantiin waxaa hayaa Kanaalo telegram
Qofkii u baahan ha ilaa soo xariiro.๐Ÿ‘‡
@Ibraahim25

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

04 Nov, 16:01


ู†ุนุงู†ูŠ ุจุนุถ ุงู„ุฌุฑูˆุญุงุช ุงู„ุชูŠ ููŠ ู‚ู„ูˆุจู†ุง ูˆู„ุง ู†ุนุฑู ู…ู† ุณูŽูŠูุฏุงูˆูŠู‡ุง. ๐Ÿ’”

Waxaan kacabanaynaa Dhaawacyo๐Ÿ’”Kusugan qalbiyadeeba Mana garanayno Cida daawayn doonto ama dhayi doonto ๐Ÿ˜ข

Kubiir ๐Ÿ‘‰ @kaaliyaha_nolosha

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

03 Nov, 07:01


qof aad farxadiisa ku fikireysid
Kwrn hadii uu ku dhxalsiiyo murugo Qalbijab.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Oct, 18:00


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Oct, 17:55


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

31 Oct, 16:30


TAXSI
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Waxaa halkaan taxsi tiraayo leh uga diraaya sxbkey Abdirahman Hamza oo aabihiis muqdisho ku geeriyooday Rabbi ha unaxariisto Samir iyo iimaan alle ha idinka siigo dhamaantiin aamiin. Ahna mulkiilaha @Lamaane24h

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

30 Oct, 11:50


ู…ุงุฐุง ู„ูˆ ุธู‡ุฑุช ุฎุฏูˆุดู†ุง ุงู„ุฏุงุฎู„ูŠุฉ ุนู„ู‰ ู…ู„ุงู…ุญู†ุงุŸ ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Maxaa dhici lahaa haddii xagashadayada gudaha ay ka muuqan lahaayen muuqaalkeena? ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

29 Oct, 19:55


ใ‚ท๏ธŽ

ุฃุญู„ุงู…ูู†ุง ุฌู…ูŠู„ุฉ ู„ูƒู† ูˆุงู‚ูุนูู†ุง ูƒูŽุฆูŠุจ ุฌูุฏู‹ุง. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜“

Riyooyinkeena way qurux badan yihiin, laakiin xaqiiqadeenu aad bay u mugdi badan tahay. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜“

ใ‚ท๏ธŽ

26k coming soon ๐Ÿ‘๐Ÿ’˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

29 Oct, 08:19


Ma ahan markii ugu horeysay ee aan murgo, laakiin si xad dhaaf ah ayaan u murugooday.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

29 Oct, 05:36


Abaalmarinta rabbi way imanaysaa, waxayna noqon doontaa magta ugu wanaagsan.๐Ÿ’–๐Ÿ’“

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

28 Oct, 15:41


Murugodu waa ogaanshaha inaadan ahayn qofkaad rajaynaysay inaad noqoto, duniduna aanay ahayn sidii aad moodaysay.๐Ÿ’”๐Ÿ’˜

Habeen wanaagsan.โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘‹

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

28 Oct, 06:58


Marbaad ii aheed
Daruur aan indhaha
Ku doogsado waase
Aduunyo hadaad.
Joogitaankeyga
Dhibsatay.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

New admin @Ibraahim25

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

27 Oct, 05:58


Wey xanuun badan tahay
Markii aad weydo qofkii
Aad aduunka ka dooratay
Inuu cidlo kaaga dhaqaaqo.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

ฤดoin dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

26 Oct, 18:20


Intaa aan iilka la idhigin Axdi aan go'eyn iyo caashaq ma abuurna.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

26 Oct, 07:19


Inkastoo aad iga tagtay
oo aad idhaawacday.
Hadane qalbigeyga ma
Aqbalin tagitaankaaga.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

>>Ibrahim Geedi<<

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

24 Oct, 16:14


Tagtadaada ma go'aamindoonto Mustaqbalkaaga ๐ŸŒŽ

#xikmado+Dhiirigalin

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

23 Oct, 19:50


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

23 Oct, 19:36


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

23 Oct, 10:26


https://chat.whatsapp.com/JK6dRdT3kfSI45QNZM3OcW

Waa group WhatsApp ah oo dumarka wax lagu baraayo fadlan hadii aad gabar tahay wuu ku anfacaa kubiir.๐Ÿ˜˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

23 Oct, 08:23


- ุจุนุถ ุงู„ุฃุฎุทุงุก ุชู‚ูˆุฏู†ุง ู„ู„ู…ูƒุงู† ุงู„ุตุญูŠุญโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ
๐’”๐’๐’Ž๐’† ๐’Ž๐’Š๐’”๐’•๐’‚๐’Œ๐’†๐’” ๐’•๐’‚๐’Œ๐’† ๐’–๐’” ๐’•๐’ ๐’•๐’‰๐’† ๐’“๐’Š๐’ˆ๐’‰๐’• ๐’‘๐’๐’‚๐’„๐’†โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ
-Qaladaadka qaar ayaa noo horseedaya meesha saxda ah.โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Oct, 17:38


Hambalyo ,Bisha ramadaan ayaa waxaa kaliya Kahartay 130 Maalin ,
ุฃู‡ู„ุง ูŠุง ุฑู…ุถุงู†.

Alle caafimaad,nabad iyo Bashbash Hanagu gaarsiiyo
Bisha Ramadaan๐ŸŒ™
Amin๐Ÿ™๐Ÿ˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

20 Oct, 04:50


Jacaylku waa xanuun๐Ÿ˜ข markii lagaa aqbali waayo ama lagaa tago๐Ÿ˜ขโค๏ธ

Join๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Kaaliyaha_nolosha

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Oct, 20:11


ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡

Salaaman dhalinyaro inaa caafimaad qabtaan baan rajeynaa. Mudo 2 isbuuc ah xanuun iska yara dareemaayay ilaa hadane waley hayaa isoo duceeya in alle midkiin ii aqbalo macquul ah.๐Ÿคฒ


Anoo iska socdo unbaa hospital tagay waxeyba dhaheen bukaan socod ba tahay qaalinba galeysaa.

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

19 Oct, 16:33


Caawi dadka kaa nolol hooseeya hadii aad awoodo

Sidoo kale lasoco xaaladaha dadka kugu hareereesan ,sida Dariska ,Qaraabada, maxaayeelay wacaa dhici karta midkood inuu xaalad adag ku jiro

โ—Aan isku naxariisanno si Alle inoogu naxariisto.

Kubiir๐Ÿ‘‰ @kaaliyaha_nolosha

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

17 Oct, 17:35


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

17 Oct, 17:23


Si walboo aad utahay qof Daciif ah ogaaw dad ayaa agtooda katahay Duni๐ŸŒŽ ama mar la arag๐Ÿ’”


Join๐Ÿ‘‰ @kaaliyaha_nolosha

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Oct, 18:10


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Oct, 18:00


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Oct, 17:57


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

16 Oct, 16:10


Marnaba Ha joojin hadafkaaga ,adiga oo kacabsanaya dadka waxa ay kaasheegi doonaan ama sida ay kuu arki doonaan.

Habeen wacan jaalayaal๐Ÿ˜๐Ÿ™

#Dhiirigalin

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

13 Oct, 17:28


14/10/2017

14 October, ๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”

Maalin qalibiyada umada somaaliyeed kuwayn๐Ÿ˜ข

Alle ุงู„ู„ู‡ ha unaxariisto intii kudhimatay.

Maalin xasuus mudan๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

09 Oct, 14:58


Ixtiraam had iyo gooraba dadka kaa da'weyn ama qiima ahaan kaa sareeya ,sidoo kalena unaxariiso qofka
Kaa yar ama da 'ahaan kaaga yar

Rasuulka s.c.w waxa uu yiri :

"ู„ูŽูŠู’ุณูŽ ู…ูู†ู‘ูŽุง ู…ูŽู†ู’ ู„ูŽู…ู’ ูŠูŽุฑู’ุญูŽู…ู’ ุตูŽุบููŠุฑูŽู†ูŽุงุŒ ูˆูŽูŠููˆูŽู‚ู‘ูุฑู’ ูƒูŽุจููŠุฑูŽู†ูŽุง."

Macnaha xadiiska waa: "Qofkii u naxariisanin yaryarka, ixtiraaminna waayeelka, nagama mid aha."

(Riwaayada: Musnad Axmed iyo Sunan al-Tirmidhi).

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

09 Oct, 11:19


Aan is xujeysanno ๐Ÿง maanta ;

DOORO๐Ÿ”ตama sheeg๐Ÿ—ฃjawaabta saxda ah โ”

Su'aashana safiican ufiiri๐Ÿ“Œ๐Ÿ‘€

Comment ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

06 Oct, 16:22


Sawirkaan intee ku aragtay.?๐Ÿ˜€
Maxa akugu soodhaco madka aragtid

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

05 Oct, 16:17


Asc asxaabta habeen wanaagsan baryahaan weynu kala mashquulnee nabad majirtaa.?๐Ÿ˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

05 Oct, 07:58


-keligay baan  hadlaa cod la'aan, sidii anigoo warqad cad khad cad ku qoraya, ๐Ÿ˜ช

Join us ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

03 Oct, 17:16


‏" ู†ุญู†ู ู†ู‚ุชู„ ุฃู†ูุณู†ุง ุจุจุทูŠุกู ุดุฏูŠุฏ ุŒ ุนุจุฑ ุงู„ุชููƒูŠุฑ ุจูƒู„ ุดูŠุก " ๐Ÿง ๐Ÿ˜ข

"Waxaan nafteena u dileynaa si tartiib ah, annagoo ka fekereyno wax walba." ๐Ÿง ๐Ÿ˜ข

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

02 Oct, 14:14


Waxaan dareemeenaa kalinimo iyo quus๐Ÿ˜ญ marba haday na dhaawaceen๐Ÿ˜ข kuwii, dunida aan kafiirsanjirnay๐Ÿ’”

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

30 Sep, 12:29


Waxaad lumin doontaa๐Ÿ˜ฑ saaxiibo badan markaad dhab kanoqoto ๐Ÿ‘Œama ujeedo๐Ÿ‘€inaad kadhabayso hadafyada noloshaada ๐ŸŒŽ

Taasina waa sababta Gaariga๐Ÿ›ป lambargani {lamborghini} uu uleeyahay 2 kursi iyo Baskana๐ŸšŒ{ Bus} uu uulyeehaay 50 kuris .

#udagaalanhadfyadaada
#xikmado
#Galabwacan๐Ÿค๐Ÿ˜

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

26 Sep, 14:43


Ma ogtahay in Magaca soomaaliya { SOMALIA}asal ahaa laga keenay soomaal oo ah xoolaha soomaal oo soo lis
Hadaba Erayga Somalia Anaga oo ka eegayna ama kafiirinayna English ahaan waxay utaaganyihiin erayada ,
Somalia
S------>Some
O---->of
M---->Muslims
A---->Arabic
L---->live
I---->in
A----->Africa
Afsoomaali ahaan waxa ay noqonayaa erayadaas macnayntooda "(Qaar kamid ah muslimiinta Carbeed kuna nool Qaaradda Afrika)"

Nagu soo biir๐Ÿ™

Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

25 Sep, 19:10


https://t.me/addlist/vr28u6CdpFgwYzc8

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

28,195

subscribers

970

photos

13

videos