☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺 @hadafkanolosha Channel on Telegram

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

@hadafkanolosha


"Kusoo dhawoow Chanalka ʜᴀᴅᴀғᴋᴀ Nᴏʟᴏsʜᴀ waxaad ka helli dontaa:Xikmado,Qisooyin,Jacaylo,dhiirigallin.

Nagu soo biir walaal,


@ABU_CAAMIR

صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺 (Somali)

HADAFKA NOLOSHA waxaa ku jira xikmado, qisooyin, jacayl, iyo dhiirigallin. Chanalkan waa meel ku habboon haddii aad rabto inaad ka heli karto taariikhda maanta iyo dareenka dadka Soomaaliyeed. Xikmadooyinka iyo qisooyinka ayaa lagusoo bandhigay si aad u fahmido xogta jira ee ay ku saabsan yihiin. Jacaylka iyo dhiirigallinka ayaa lagusoo bandhigay si aad ugu raacsan khaladaha iyo qabyaaladaha, isla markaana siin karo farxad iyo barwaaqo

Hadafkanolosha waa meel ka mid ah haddii aad doonayso inaad ka qaybgalayaashaan, si aad usoo bandhigto xikmadaha iyo qisooyinka aad jeclaatay

Soo dhaweeyay walaal!

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

13 Jan, 05:25


#juska_23aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_23aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

12 Jan, 03:20


مطهرة القلوب من قترة العيوب.pdf.

Kitaabka uu sheekhu akhrinayo.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

12 Jan, 03:20


Dersiga 11aad || soojeedinta sh.xamse xabiib.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

12 Jan, 03:20


🔖Faaiidooyinka dersiga (11):

1. Naftaaada 6 arin ku hor istaag:
▫️inaad nafta shardi kula gasho wanaagana inay samayso, xumaantana ka fogaato.[ مشارطة ].
▫️shardiga aad la gashay inaad ku ilaaliso [ مراقبة]
▫️inaad nafta la xisaab-tanto. [ محاسبة ].
▫️inaad naftaada ciqaabto. [ معاقبة ].
▫️inaad naftaada dedaal kula jirto. [ مجاهدة ].
▫️inaad naftaada canaanato. [ معاتبة ].

2. Naftaaada ku canaano marka alle xagiisa ka gaabiso, lkn waxa aduunuada haku canaanan, naftaada markaad ciqaabaysana waxad ku ciqaabayso sunnada nebiga ha waafaqsanaado si aanad naftaada u dulmin.

3. Isbasrin ayaa dunida laysku dhaafay . [ انضباط ].
📌 joogtayn ayaa laysku dhaafay, waxad caado uleedahay haka tegin xataa hadii nafo dhimanayaan.

4. Hami ka weyn cunto inaad ku mashquusho ayaa laguu abuuray, maalinkaad heshana cun maalinka kalana ha isku maahquulin ee dantaada raaci.

5. [ Alle ha unaxariisto qof ceebtayada farta noo saaray ] cumar binu al-khadaab.

6. Ceebta naftaada 4 meelood ayaa laga ogaadaa:
▫️saaxiib wanaagsan inuu kuu sheego.
▫️sheekh aragti dheer oo alle yaqaanaa inuu kuu sheego.
▫️dadka waxay ceebaystaan inuu qofku iskaga beedho asagoo naftiisa sharfaya.
▫️cadawgaagu waxay kugu sheegayaan.

7. Erayga [ حال ] waa macne qalbiga kusoo aroora isagaan qofku isku kalifin, aanu kasbana.
Haday joogto noqoto مقام ayaa la yidhaahdaa.
📌 baabkaan الحال culimadu 5 qaybood ayay uugu kala baxaan:
▫️culimada qaar way joojiyaan in laga hadlaba.
▫️culimada qaarna waxbay ka tilmaaman.
▫️culimada qaarna wixii macnihiisu quraanka iyo sunnada waafaqo way qataan wixii kalena way ka tagaan.
▫️qaarna way sharaxaan oo si fiican ayay u faahfaahiyaan.
▫️qaarna way ku talax tagaan siday ukala saarsaraayaan.

8. Sharaxa Erayo kusoo arooray qaybta kitaabka udanbaysa:
▫️Erayga القرب : markasta oo aad cibaadooyinka dhex gasho waa markasta oo aad alle udhawaato.
▫️Erayga الحيا : naftaadu inay ka xishooto alle, markaad is barbar dhigto weynida alle iyo gaabiskaad gaabisay.
▫️Erayga الإتصال: qofka in alle qalbigiisa ufuro wax aanay dadka kale arkayn.
📌in alle qalbigaaga ufuro siraha uu ku qariyay badh magacyadiisa iyo sifooyinkiisaa.
▫️Erayga التجلي: waa nuur alle qofka qalbigiisa kusoo tuuro,iyo nasaxiis.
▫️Erayga الاستتار: in makhluuqaatkan aad la nooshahay idin kala dhex galaan adiga iyoo nuurka alle.
▫️Erayga السكر: qofka inay kudhacdo maqnaasho maskaxdooda kusoo arooraya.
📌waa qofkii oo cibaadaysanaya aan dareemayn waxa hareerihiisa ka socda.
▫️Erayga الصحو: xalaada horee ah inuu san ogayn waxa hareerihiisa laga samaynayo markuu kasoo laabtaa eraygan la yidhaahdaa.
▫️Erayga السمار: in ruuxdu gaar la noqoto inay alle la faqdo nicmooyinkan uu ufuray.
▫️Erayga الذوق: waa dhadhanka
▫️Erayga الشرب: cabitaan
▫️Erayga ري : cokonaan
📌saddexdaa eray waxay sheegayaan waxyaabaha uu alle adoonka furay macnaha uu qofku ka helayo.
▫️Erayga هيبة: qofku markuu gaadho xaalada ah inuu alle ucaabudo in alle mudan yahay in loo cibaadaysto.
▫️Erayga وقت: xaaladaha badanka uu qofku ku jiro.
▫️Erayga تلوين : xaaladaha kala duwan uu qofku gelayo.
▫️Earayga شهود: waa in qalbigaaga iyo carabkaagu wada socdaan xiliga aad adkaarta ama cibaadada samaynayso.
▫️Earayga غيبة: kaa hore ayuu ka soo horjeedaa adoo maskax ahaan maqan inaad dikrinayso..
▫️Erayga الوجد : waa waxa qalbigaaga soo gelaya, waxayna ka yimaadaan dikrigan aad wado.
▫️Erayga الوجود : waa heerka aad joogto oo waxan dadka kale uuga muuqan sifaatka iyo magacyada alle ay adiga kaaga muuqdaan.
▫️Erayga التواجد : waa soo jiidashada aad adkaar badan ku samaynayso
▫️Erayga الفرق : waa qofka inuu dadka ka go'o oo alle u go'o.
▫️Erayga الجمع: waa marka qofka alle weynidiisa / magacyadiisa/ sifooyinkiisu si aaada udegaan qalbiga qofka.
▫️Erayga جمع الجمع: kaa hore oo sii laban laaban weeye.
▫️Erayga الفنا: [ kan sheekh xamse ku laabo oo dhegayso].
📌 erayadan sh.xamse markuu sharaxayo tusaale ayuu raacinayaa casharka dhegayso inta aanad xukun saarin sheekha ama qofka soo qoray ].

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

12 Jan, 03:19


#juska_22aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_22aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

11 Jan, 03:27


Dersiga 10aad || soojeedinta sh.xamse xabiib.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

11 Jan, 03:27


مطهرة القلوب من قترة العيوب.pdf.

Kitaabka uu sheekhu akhrinayo.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

11 Jan, 03:27


🔖Faaiidooyinka dersiga (10):

1. Nicmadu waa inay kuu kordhisaa is-dhul dhig.

2. Nicmada dadku waxay uugu qaybsamaan 3 nooc:
▪️mid nicmada uun ku faraxsan allena ma xasuusna.[ derajada uugu hoosaysa ].
▪️ mid nicmada iyo allaha siiyayba xasuusan. [ derajada 2aad ].
▪️mid alle oo keliyaa ku mashquulayaa oo nicmadaba ilaawayaa.[ derajada uugu saraysa ].

3. Nicmada markastoo aad ku mahadceliso waxaad helaysaa:
▫️inay nicmadu kuu siyaado.
▫️nicmada aad haysataana waa kuu ilaashamaysaa.

4. Qofka cibaadaysta hadana alle rajo ka qabo taasi waa sax, lkn yadiidiilo bilaa camalaa waa khatar.

5. Sunnayaasha ha fudaydsan alle ayaa kugu jeclaanaya, waajibaadkana way kuu ilaalinayaan sunnayaashu.

6. Waxa rajada kuu furaya markaad eegto: waxa alle kusiiyay ee nicmooyinaa.
Cabsidana waxa kugu furaya markaad eegto: waxa lagaa doonayo iyo yaraanta waxaad samaynayso.

7. Ninbaa nebiga uyimi oo ku yidhi: iisheeg rasuulka allaw wax alle iyo adoomihiisu igu jeclaadaan?
Wuxuu ku yidhi: "Aduunyada ka saahid alle ayaa ku jeclaan, dadkana waxba ha weydiisan dadkaa ku jeclaan" ] xadiith.
📌culimada qaar suhdiga waxay ku macneeyeen: inaan aduunyadu qalbiga kaa haysan.

8. Aduunyada inaad ka saahido kuma xidhna wax badan iyo waxyar intaad haysato ee arimahan ayay ubaahanatahay:
▫️ illaahay dartii inaad uqaadanayso ama uuga tegayso.
▫️qofka xaaraamta iska ilaaliyay isna waa saahid.

9. Alle waxad utalo saaranaysaa in:
▫️in alle dhibka kaa ilaaliyo.
▫️marka dhib ku helo inuu kaa qaado.
▫️in nicmada alle kuu keeno.
▫️nicmada aad haysatana inuu alle kuu xafido.

10. Raali ahaanshaha alle inaad raali ku tahay wuxuu alle kuu qadaray waa:
▫️Qofka inuu qalbigiisa xasiloonyahay.
▫️inaad degentahay oo miisaamantahay marka dhibtu kugu dhacdo.

11. saddex albaab iska xidh oo shaydaanku kasoo galo qofka:
▪️Shahwada.
▪️Dheregta.
▪️Degdega.

#kitaabka_مطهرة_القلوب.
#sh_xamse_xabiib.
#Dersiga_10aad.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

11 Jan, 03:25


#juska_21aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_21aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

10 Jan, 13:12


Suuratu <<الكهف>>
kaliya Maahan suurad ee waa nuurka maalinka Jimcaha 🫀🩹

`Badi Xuska Alle `
💙🫀

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

07 Jan, 18:18


Nabi Muxammad ﷺ ayaa lagu yidhi: “Waan ognahay in uu ku dhibayo hadalkoodu.” 🩹

.وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ يَضِيقُ صَدْرُكَ بِمَا يَقُولُونَ

Haddaba, maxaad u malaynaysaa qof aan nebi Ilaahay ahayn?

Qaado taladan Samawiga ah:

{وَاصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَاهْجُرْهُمْ هَجْرًا جَمِيلًا}

U samir waxa ay leeyihiin, kana dheerow dheeraansho qurxoon.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

31 Dec, 07:05


#juska_20aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_20aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

30 Dec, 06:55


🔖Faaiidooyinka dersiga (9):

1. Macnaha المقامات waa: boosaska uu qofka alle dartiisa ucibaadaysanayo naftiisa geeyo.
Waana 3 boos:
▫️Cilmiga.
▫️Camalka.
▫️Xaalada.
📌 Gaadhistoodana caqabado ayaa ka horeeya.

2. Cilmi badhaxtiran alle rumayso oo adoon unoqoto, imaankaasi wuxuu keenayaa xaalad oo ah dareen kugu kicinayaa inaad camal sameyso.

3. Shuruudaha tawbada:
▫️ inuu qofku ka murugoodo inuu xad-gudbay.
▫️inuu go'aansado inaanu ku noqoneyn denbigaa.
▫️inuu denbiga faraha ka qaado oo ka dhex baxo.

4. Qofka oo dhawr denbi ku dhex jira haduu mid ahaan ka toobad keeno ma shardibaa inuu dunuubtii kalena ka toobad keeno?
Jawaab:
▪️Culimada qaar waxay yidhaahdeen: dhamaan haka toobad keeno.
▪️culimada qaarna waxay yidhaahdeen: denbiga uu ka toobad keeno kaas gaarkiisaa ayaa toobadiisi uugu ansaxeysaa.
Dunuubta kale uu ku jiro denbigoodu gaarkooduu uugu socdaa.

5. Qofka waxa aad ka gasho waxa loo kala qaadayaa 4 qaybood:
1.Inaad maal ama jirkiisa wax gaadhsiisay oo gacan kaaga dhacday.
2. Inaad qalbiga wax uugu qabatay sida: inaad xaasiday iyo waxyaabaha kalee qalbiga laysugu qabto.
3. Inaad dumarka uu masuulka ka yahay qofku wax ugeysatay sida: inaad ka sinaysatay oo kale.
4. Inaad qofka xan ama wax la midaa ka sheegtay .
📌 4taa nooc waxaad qofka uuga xalaashan sidan:
Ka 1aad: waa inaad cadaysaa oo kala dhig dhigta sida aad wax uyeeshay, kan lama ogola in si guud loo sheego, markaas qofku isaga waxa aad ugeysatay go'aankeeda leh siduu kaa yeeli laha.
Ka 2aad iyo 3aad: iyaga sheegi maysid oo qofka la doonan maysid afkaagaad haysan allena uuga toobad keen. [ qofkii odhan maysid beri horaan inantaada ama walashaa ka sinaystay khatar weeye ].alle ha ina ilaaliyo.
Ka 4aad: si guud qofka cafis uweydiiso wixii aad ka sheegtayna alle uuga toobad keen dadkaad ku dhex xamatayna usheeg inuu qofku wanaagsan yahay aad adigu qaldanayd.

6. Dunuubta hadaad si guud uuga toobad keento, ama xumaan aad samayn jirtay lkn hada ka taag darantahay inaad toobad keento labaduba waa ansaxayaan.

7. Qofku haduu denbigii iyo istiqfaartii is dabo wado oo hada denbi sameeyo hadana ka istiqfaarsado hadana ku celiyo sida uugu noqnoqdo oo denbi iyo istiqfaar isdaba socoto wado ma ansaxaysaa inuu ka toobad keenay?
Jawaab: culimadu waa isku khilaafeen 3 qawl:
▪️ma anfacayso waa ciyaarayaa qofkaasi.
▪️waa anfacaysaa.
▪️hadii markuu istiqfaarsanayo ka dhab tahay oo is dhul dhigayo, haa waa wey anfacaysaa.

8. Ibnu taymiya suufiyada wuxuu uqaybiyay 3 qaybood:
▪️suufiyo cibaadada ugo'ay.[ kuwan waa kuwa saxdaa ].
▪️Suufiyo khayrka jecel lkn aan cibaado badan lahayn.
▪️Suufiyo camal/ cibaado/ cilmi midna lahayn.

9. Sabirka wuxuu ukala baxaaa 3 qaybood:
▪️Sabir aad daacaatka ku sabrayso:
📌kan waxa larabaa 3 goorba inaad sabir la timaado:
●Ka hor intaanad cibaadada qaban ku sabir inaad go'aansato inaad cibadadaa gudanayso.
●markaad cibaadada bilowdana ku sabir inaad dhamayso adoo runa kaa tahay.
●markaad cibaadad ka faaruqdana qarso oo ha sheeg sheegin.
▪️Sabir aad dhibaatooyinka ku sabrayso:
📌 markaad ku sabrayso waa inaad :
● qadarka alle ka cadhoon.
● inaad naftaada dejiso in waxa kugu dhacay la celin karayn oo alle kaaga yimi.
●musiibadaada qarso.
●dadkana yaan lagaa garan in musiibo kugu dhacday.
▪️Sabir aad macaasida ka sabrayso.
📌nicmooyinka alle kusiiyay/ qacda hore ee dhibi kugu dhacdo/ karaamooyinka alle kusiiyay/ faqriga iyo musiibada inaad qarsato.... intaasba sabir ayay rabtaa.

10. Qofka dhibta ku sabrayaa 4 dacal ayuu ka eegaa:
●Inuu aakhiro eego iyo waxa uu helayo kadib dhibtii la yaraato.
● mid alle ku weynyahay oo alle uhogaansan oo leh aduunkan alle ayaa leh wuxuu doonana sameeya.
●mid ku sabraya jacaylka alle uu jecelyahay asagoo raba dhibtana in lagaga faydo.
●mid ku macaansanaya dhibka ku dhacaya madaama alle ay kaga timi, alle wuxuu noo dooray waxaan ka jecelnahay waxa nafahaya udoornay ayuu leeyahay.[ kan waa ka uugu weyn waana derajada uugu saraysa].

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

30 Dec, 06:54


#juska_19aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_19aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

29 Dec, 06:50


🔖Faaiidooyinka dersiga (8):

1. Waxyaabaha nafta kusoo dhacaa 4 meelood ayay ka kala yimaadaan:
○Kuwo rabaaniyaa [ alle ayaa kugu soo riday oo khayr iyo hanuun kula raba ].
○Kuwo nafta ka miyaada.
○Kuwo malaa'iikta ka yimaada.
○Kuwo shaydaanka ka yimaada.
📌waxaad ku kala garanaysaa:
Labada hore way kugu degaan oo kaama tegayaan ilaa aad ka jawaabto.
Ta shaydaankuna kolba dacal ayuu kuula boodaya oo marba mid ayuu kugu soo ridayaa.

2. Waxyabaha lagu garto waxa kugu soo dhacaya ee alle qalbigaaga kusoo ridayo:
1. Cibaado iyo dedaalo kadib illahay wuuxu kuu furayaa iftiino rabaaniyaa.
2. Laabtaada ku qaboobaysa oo waad ku nafisaysaa.
3. Qaab ugaaraa oo ku yimaadaa malaha ee qofwalba wuxuun ayuu alle cibaadooyinka ufuraa.
4. Waqtina malaha.
5. Sharcigana waa inuu ka dhinbiil qaadanayo [ waxan sharciga kusoo aroorin kaasi maaha wax alle kugu soo riday].
6. Waa wax sugan oo aan wax dhaqaajinayn.

3. Qof walba wuxuu badsado ayaa qalbigana kaga soo dhaca.

4. Waxyaabaha uu malaku qalbigaaga kusoo rido waxa lagu gartaa:
waxa uu malaku kugu soo rido waxa joojin kara naftaada xumaanta jecel ama shaydaanka.
waxa uu kugu soo ridayo wuxuu kuugu soo ridaa nasiixo ahaan iyo khayrka inuu ku jeclaysiiyo.
Khayrka uu kugu soo rido hadaad aqbali weydo hadana khayr kale ayuu kugu soo ridayaa.
khayr keliyaa ayay malaaiiktu dadka faraysaa.
waxa ay kugu soo ridaan waxa ku qaboobaya oo ku dagaya naftaada.
📌markastoo aad dikriga badsato malaa'iikta waxa ay qalbigaaga kusoo ridayaan ayaa kuu badanaya.

5. Qofka denbigiisu markuu bato quluubta ayaa laga daboola, oo qalbigiisana waxa lagu soo ridaa shar, waxaanad kaga badbaadi kartaa inaad alle unoqoto markaasuu ka tegayaa sharkaa qalbiga kaaga soo dhacaya.
📌 hadiii qofku denbiyo hore ku jiray waxa qalbiga kaga soo dhacaya ee sharkaa waa mid rabaaniyaa, lkn hadaanu denbi hore jirin waxan kusoo dhacaya qalbigiisa ee sharkaa waxay ka imanaysaa naf iyo shaydaan.

6. Waxyaabaha lagu garto waxa nafta ka miyaada ee kusoo dhacaya:
●Nafta waxa kaaga soo dhacayaa waa wax sugan oo aan tagayn.
●waxan naftada ka yimaada khayr badhax tiran maaha ee waxbaa ku lamaan, oo waxaad khayr moodaysay ayaad arkaysaa in baadil yahay.
📌naftaada inuu khayr kusoo dhaco aanad garanayn waxaad usamaynayso tan naftaada ama shaydaan ayay kaaga timi.
Tusaale: salaada markaad ka baxday ayaa kugu soo dhacday dadka jamaca khayr usheeg lkn garan maysid sababta aad usmaynayso waxa aad sheegayso.

7. Waxyabaha lagu garto waxa shaydaanku kugu soo ridayo:
●shaydaanku sharka uu kugu soo ridayo hadaad mid ka diido midkaluu kuu keenayaa kolba wuu kuu kala bedelayaa.
● shaydaanka wuxu kugu soo rido waad ka laab laabanaysaa.

8. Waxa nafta kaaga soo dhacaya ee naf iyo shayadaan kaaga imanayaa waxad kaga guulaysan kartaa inaad dikriga badiso.

9. Dikrigu wuxuu qofka wax taraa markuu denbiga iska ilaalinayo.

10. Ha samayn waxaad hadhaw ka cudur daaran doonto, hadii aad samaysana kolka aad cudur daaranayso yaree hadalka  haku celcelin.


#kitaabka_مطهرة_القلوب.
#sh_xamse_xabiib.
#Dersiga_8aad.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

29 Dec, 06:49


#juska_18aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_18aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

28 Dec, 06:27


#juska_17aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_17aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

24 Dec, 11:23


#juska_16aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_16aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

23 Dec, 06:19


#juska_15aad
#khatmadii_kowaad
#maalintii_15aad

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

01 Dec, 09:21


Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya. (22)

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

29 Nov, 03:24


Sabirka iyo goan qadashada

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

23 Nov, 07:31


21-Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

20 Nov, 05:31


الجزء الثالث - روائع قصص الصالحين، لزيادة الإيمان [ صفة الصفوة ] د. محمد سعود الرشيدي

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

19 Nov, 08:36


Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.20

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

18 Nov, 06:19


الجزء الأول - روائع قصص الصالحين، لزيادة الإيمان [ صفة الصفوة ] د. محمد سعود الرشيدي

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

17 Nov, 08:34


18-Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

15 Nov, 09:05


- خطة الله دائماً أجمل من رغبتنا .
𝒈𝒐𝒅'𝒔 𝒑𝒍𝒂𝒏 𝒊𝒔 𝒂𝒍𝒘𝒂𝒚𝒔 𝒎𝒐𝒓𝒆 𝒃𝒆𝒂𝒖𝒕𝒊𝒇𝒖𝒍 𝒕𝒉𝒂𝒏 𝒐𝒖𝒓 𝒅𝒆𝒔𝒊𝒓𝒆.

-Qorshaha Ilaah had iyo jeer wuu ka qurux badan yahay rabitaankeena.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

13 Nov, 07:49


"Qofka aan waqtigiisa si wanaagsan u maamulin, waa qof lumiyay wax qiimo badan oo aan dib ugu soo laaban doonin."

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

13 Nov, 05:23


Motivational 🌴💧

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

12 Nov, 15:30


ـلا تستسلم الاشياء العظيمة تأخذ وقت .

•|🌪️🪞

*Ha is dhiibin waxyaabaha waaweyn waxay qaatan waqti*

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

11 Nov, 13:50


*Qiimaynta naftu maaha in la isla weynaado oo loo dhaqmo si aan anshax iyo ixtiraam midna ku jirin blse waa in la is dhul dhigo loona dhaqmo si wanaagsan oo nabadaysan noole walbana uu raali ku noqon karo ilaa kan is kibriya maahane ..*🌿😇🌴

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

06 Nov, 15:57


Deep meaning.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

06 Nov, 05:13


https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

03 Nov, 03:02


𝗕𝗶𝗻𝗶 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗺𝗸𝘂 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗪𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗗𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻.𝗜𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗙𝗶𝗶𝗰𝗻𝗮𝗮𝘁𝗼 𝗕𝗮𝗹𝘀𝗲 𝗛𝗮𝗹.𝗤𝗼𝗳 𝗠𝗮𝗿𝗮𝗯𝗼 𝗜𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗞𝗮𝗳𝗶𝗶𝗰𝗻𝗮𝗮𝘁𝗼

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

02 Nov, 06:11


وإذا زقت بمن يحبك صادقا
حافظ عليه فمثله لا يوجد

Haddii alle kugu irzaaqo Quf si Dhab Ah
Kuu Jecel ilaasha Sawabtoo Ah Lama Helo
Isagoo kale Mar Labaad .

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

01 Nov, 13:37


𝗪𝗮𝗿 𝗙𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱𝗹𝗲𝗵 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗗𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗜𝗻𝗮𝘆 𝗵𝗲𝗹𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗔𝗺𝗮 𝗦𝗼𝗼 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗨𝗵𝗮𝘆𝗮 𝗚𝗿𝗼𝘂𝗽 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 𝗞𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗟𝗮𝗴𝘂𝘀𝗼𝗼𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗼 𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝗯𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗮 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼𝗯𝗶𝗶𝗿



https://chat.whatsapp.com/LtpFl6GE9aj4tmqX23uouU


𝗬𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗮𝗴𝗮𝗮 𝗛𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗛𝗮𝗱𝗮 𝗧𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗟𝗶𝗻𝗸𝗶𝗴𝗮𝗮𝘀☝️☝️☝️☝️

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

27 Oct, 17:52


Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.(17)

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

26 Oct, 16:44


💫nabi ciise markuu la hadlayay qoomkiisii

Wuxu iri waxan ahay adoonkii illhay
Muu odhan waxaan ahay nin reer hebal ah🙄
Darajada ugu fcn ee lagu faano waa inaa tahay adoonkii alle💎

╰┈➤ - 𝗫aa𝗞im𝗞a👨‍💻

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

26 Oct, 12:18


"فقط لأنك على حق، لا يعني أنني يجب أن أكون مخطئًا".

Maadaama aad adigu sax san tahay Taas kama dhigno inaan anigu qaldanahay🍂

📚 : ~ waxaa igu xeersan doqomo

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

25 Oct, 19:04


🍂🧭Noqo qof udagaallama waxa uu doonayo, kaas oo aan wax danayn ah siin waxa uusan doonayn. 💯

Noqo qof yaraysta dadka iyo aragtiyahooda naftiisa ku saabsan, oo tiisa ku taagan. 🔥

Noqo qof lagu daydo, aan isagu cidna ku dayin. 😌

Noqo qof ku nool nolol mida uqurux iyo farxad badan, laakiin cidna ha tusin. 💙😍

~ Haween Wanaagsan😭❤️‍🔥💫

╰┈➤ - Xaakimka. 👨‍💻

Saaxipayaalow Intuu Maqanyahay Walaalka Qalbiga Haan Gaarsiimo 2k Waa codsiye Join dhaha

https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

25 Oct, 07:33


🍂Waxaan ku noolnahay bulsho yaab leh, waxay daneeyaan hadalka dadka, mana daneeyaan dareenka dadka.❤️‍🔥😍✌️😇

💫Barqo Wanaagzan Saaxipayaal 💫


╰┈➤ - 𝗕arkhadle36. 👨‍💻

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

24 Oct, 05:41


Dhiiragelinta Iyo La Tacaamulka Naftaada Waa Awooda Keliya Aad Kula Noolaan Karto Dadka❤️ ✌️❤️‍🔥🌿


Subax Wanaagsan Saaxipayaal 🌿❤️‍🔥👤

1.5k Nagaarsiya Saaxipayaal Waa Codsiye

@OGAANSHAHANOLASHA67

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

23 Oct, 04:43


Katag xasuus iyo raad wanaagsan 🥹🩷
Hadii aad joogeysana kujoog xushmad iyo karaamo 💪🏻taasi waxay ka dhigysaa Qof maqnaantisa la tabo joogitaankisna la mahadiyo✍🏻❤‍🩹💯


╰┈➤ -Barkhadle36

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

22 Oct, 16:41


Caawa Codsi Ayaan Wataa Walaalayaal Caawa 1.4k Nagaarsiya Please Waxyaraa Noogadhimane Intaa Iga Caawiya Please

https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67

Join dhaha saaxipayaal

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

22 Oct, 07:10


Waxaan dunida ku fahmi karaa hal dariiqo oo keliya: wax akhris.🌿📖📚📙🔑🎒🧠

╰┈➤ - Barkhadle36👤

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

22 Oct, 02:48


𝗤𝗼𝗿𝗮𝘅𝗱𝘂 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗟𝗮𝗯𝗮 𝗝𝗲𝗲𝗿 𝗠𝗮𝘀𝗼𝗼𝗯𝗮𝘅𝗱𝗼 𝗢𝗴𝗼𝘄
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝘂𝗻𝗮 𝗟𝗮𝗯𝗮 𝗝𝗲𝗲𝗿 𝗠𝗮𝘀𝗼𝗼𝗯𝗮𝘅𝗱𝗼 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗪𝗮𝗸𝗵𝘁𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮☘️😊💫🏞️

╭┈──────────────
╰┈➤ 👤𝙱𝙰𝚁𝙺𝙷𝙰𝙳𝙻𝙴✍️

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

21 Oct, 12:23


Hadulayn Naftaada Ixtiraam Daro Hakuladhamin Naftaada😘😍

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

20 Oct, 17:27


15-Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

20 Oct, 13:32


(𝗤𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗠𝗮𝗹𝗶𝗶𝘁𝗼) 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘆𝗶𝗿𝗮𝗻 5 𝗗𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗼 𝗞𝗮𝗱𝗶𝗯𝗮 𝗡𝗶𝗶𝘀𝗼𝗼 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝗻𝗮 𝗦𝗮𝗮𝘅𝗶𝗯𝗮𝘆𝗮𝗮𝗹 𝗔𝗱𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗟𝗼𝘃𝘁𝗮 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱𝗶𝗻

KASOO DAAWO CHANNELKAN JOINA DHAHA SAAXIPAYAAL 👇👇

@OGAANSHAHANOLASHA67

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

19 Oct, 02:45


𝗗𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗜𝘆𝗼 𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮𝗻𝗶𝗯𝗮 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗮𝗻𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗔𝘆𝗲𝗲𝘆 𝗞𝘂𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻💀😠😓

╭┈──────────────
╰┈➤ 👤𝙱𝙰𝚁𝙺𝙷𝙰𝙳𝙻𝙴✍️

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

18 Oct, 17:05


𝗖𝗮𝗿𝗮𝗯𝗸𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗬𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗫𝘂𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵❤️😘

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

18 Oct, 16:11


Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.(14)

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

18 Oct, 08:10


𝗗𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗟𝗮𝗺𝗮 𝗗𝗮𝘆𝗮𝗰𝗲𝗲 𝗪𝗮𝗮 𝗟𝗮𝗱𝗵𝗮𝘄𝗿𝗮 𝗥𝗮𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗟𝗮𝗺𝗮𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗶𝗹𝗲 𝗪𝗮𝗮 𝗟𝗮𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮

Hadaba Saaxipayaal igudhiirigalie jointa Please 2k Nagaarsiiya Maanta Waa Jimce Intaa Igudhiirigaliye Please

https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

17 Oct, 19:05


Ku qurxista habeenkina Saliga nabiga (SCW) 💎

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

17 Oct, 11:22


Ogeysiis
Ma dooneysa ina xornima dhaqaale sameyso
Oo marabta ina barato xirfad iskaa ugu shaqeeysato maku daashay social media sidi aad lacag ugu sameen laheed
Hadaba course kan waa course kaagi
Waxa bilaabi doona barashada suuqa forex oo ah mid kamida suuqyada ugu waaweyn oo lacagaha laga sameeyo
Course waxa ku baran doonta bilaaw ilaa dhamad qaabka u shaqeyso forex
hada diiwaan galinta wey socota oo nagu soo biir

💫FG. 5 shanta arday oo u horeyso waxa loo samey doona qiima dhimis

Iska diiwaan gali WhatsAppkan

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


https://wa.me/252611327938

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

16 Oct, 15:51


13-Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

15 Oct, 20:00


—————————•
Waligaa raali galin haka bixin sida aad dareemayso. Qofna ma xakameyn karo sida wuu dareemayo.  Qorraxdu ma raali geliso kuwa ay korkooda dhamacada ka shiday. Roobkuna kuma dhaho waan ka xumahay, kuwa ay daadadku la tagaan. 

Dareenku waa dareen.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

15 Oct, 14:57


U istaag waxa saxda ah, xitaa hadii aad kaligaa taagan tahay

Please Waan idinbaraya Join dhaha Channelkan

https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

15 Oct, 09:07


رابط البث المباشر لدورة (التّأصيل العقديّ)
المستوى الأول.
https://t.me/Sheekhcabdikarim

Dawro cilmiga caqiidada ah oo uu Bilaabayo Sheekhanal Waalid Cabdulkariim Xasan Xoosh

https://t.me/Sheekhcabdikarim

Dersiga wuu socdaa join dhaha qofkii waqti haya

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

15 Oct, 03:47


inta laguugu jeclaan lahaa wax aadan ahayn, waxaa haboon in laguugu naco waxaa tahay

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

14 Oct, 15:51


12-Kaydka iyo wanaaga loo diyaariyay dadka Sabra ee Allah ku Shukriya.

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

14 Oct, 13:39


𝗪𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗮𝗱𝗸𝘂𝘆𝗲
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝗚𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗟𝗲𝗲𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆
𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻 𝗲𝗲𝗯𝗲 𝗠𝗼𝗼𝘆𝗲
𝗚𝗮𝗿𝗮𝗯𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗨𝗺𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗵𝗻𝗶𝗱😳😇😘

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

14 Oct, 08:53


رابط البث المباشر لدورة (التّأصيل العقديّ)
المستوى الأول.
https://t.me/Sheekhcabdikarim

Dawro cilmiga caqiidada ah oo uu Bilaabayo Sheekhanal Waalid Cabdulkariim Xasan Xoosh

https://t.me/Sheekhcabdikarim

Dersiga wuu socdaa join dhaha qofkii waqti haya

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

14 Oct, 02:34


Dadka qaar Waxay Leeyihiiin Afmacaan iyo Qalbi Madow

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

13 Oct, 09:22


رابط البث المباشر لدورة (التّأصيل العقديّ)
المستوى الأول.
https://t.me/Sheekhcabdikarim

Dawro cilmiga caqiidada ah oo uu Bilaabayo Sheekhanal Waalid Cabdulkariim Xasan Xoosh

https://t.me/Sheekhcabdikarim

☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

13 Oct, 08:08


𝗔𝗺𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗶 𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗔𝗺𝗮 𝗤𝗶𝗿𝗼 𝗫𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮😊