๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข @jiilka_wacyiga1 Channel on Telegram

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

@jiilka_wacyiga1

‏๏ทฝ
Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo.
Cแดษดแด›แด€แด„แด› แดœs ๐‘‡๐‘’๐‘™๐‘’๐‘”๐‘Ÿ๐‘Ž๐‘š :: @Binu_Abdiziiz
Fadlan ku biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
๐Ÿ‘‰ @jiilka_wacyiga1
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธJIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข (Somali)

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธJIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข waxaa la soo bandhigay kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan, dhiirrigelinta, iyo qof kasta oo rabaa inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiyo. Kanaalkan wuxuu fidiyaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan waxyaabaha caadiga ah ee nolosha iyo sida loogu gaadhayo meelaha nolosha. Dhammaan dadka waxay ka faa'idaysan kartaa macluumaadka muhiimka ah ee la soo bandhiga, si ay uga faa'ideystaan noloshaheeda

Haddii aad rabto inaad ka faa'idaysan kartid macluumaad dheeraad ah iyo qoraallooyinka aad ku faraxsan karto, kanaalkan waa meel kuu taageeri karaa. Macluumaadka iyo noloshaada waxaa ka soo baxaya dad fara badan oo ka shaqeeya taageerayaasha iyo faa'iidayaasha kanaalka

Haddii aad doonayso inaad kaga faa'idaysan kartid kanaalkan, fadlan kala soco kanaalka iyo ka qaybqaadashada. Kanaalkan wuxuu si rasmi ah u qoran yahay, taasoo ah sababta aad ka soo horjeedo iyo ka soo baxdo macluumaadka. Kanaalkan waxaa la aasaasay si loo gaaro dadka dhibaatada ku jira iyo kuwa ku dhaawacmeen oo doonaya inay ka faa'idaysanayaan

Haddii aad rabto inaad ka faa'idaysan kartid macluumaadka iyo nolosha, kanaalkan JIILKA WACYIGA waa meel kuu taageeri karaa. Ka soo qaad noloshaada heerka hooseeya iyo ka faa'idaysan kartid waxyaabaha muhiimka ah ee nolosha. Fadlan ka soco kanaalka iyo ku biir kanalka si aad u hesho macluumaad iyo nolosha aan la helin meelaha kale

Kanaalkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ka faa'idaysan kartid noloshaada iyo inaad ka faa'idaysan kartid macluumaadka muhiimka ah ee la soo bandhiga. Waxaa jira dad aad u baahan tahay nolosha iyo macluumaadka si ay u dhaweyso heerka nolosha iyo si ay u aasaasayaan go'aan ay ku kicin karaan. Kanaalka JIILKA WACYIGA waa meel kuu taageeri karaa, taasoo ah sababta aad ka soo horjeedo iyo ka soo baxdo macluumaadka dheeraad ah ee la soo bandhiga.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

17 Feb, 14:10

ู„ุง ุชูƒู† ุฃูƒุซุฑ ู…ู† ู„ุงุฒู… ูุชูู‚ุฏ ูƒุฑุงู…ุชูƒ ูˆุงุญุชุฑู…ูƒ
๐—›๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐˜€๐—ถ ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ๐—ป๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐˜…๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

17 Feb, 03:19

"๐—ก๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐—ป.. ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ฎ"

~๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

15 Feb, 19:13

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@HayaankaNolosha123
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @CABDULLAHI_7๐Ÿ’ 

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

13 Feb, 11:12

Sheekheed dhagaysataa tafsiirkiisa? walise ma maqashay Quraan Tabsera App oo aad kala soo dagi karto App Stote iyo Play Store intaba?

Duhurnimo wacan

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

10 Feb, 14:43

Ku tarbiyenta abudka lagu tarbiyeyo jidka toosan waa mid adiga aakhiradada ku anfaceysa ๐Ÿ˜˜โค๏ธ๐Ÿฅ€

Waalid walbana waa inuu ubadkiisa baraa qur'aanka kariimka si maalinta aakhiro aad ugu bad baado ubadkii aad wada toosan ku soo barbaarisay ๐Ÿ™โค๏ธ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

08 Feb, 16:59

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @CABDULLAHI_7๐Ÿ’ 

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

02 Feb, 07:03

https://t.me/Albaanichannel252

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

01 Feb, 18:07

01 Feb, 11:36

Dhammaan inta doobka ah iska daaya aadidda banaanka iyo maqaayadaha adiga oo rajeynaayo inaad qof un kasoo baran doontid. Ku meereysta maxkamadaha agtooda, meeshaasaa maalin walba lagu kala tagaa oo qof madax bannaan kasoo heleysaaye.๐Ÿ˜‚

@Binu_Abdiziiz

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

01 Feb, 08:56

Thai Ngoc waa Nin u dhashay dalka Vietnam, da'diisu waa 83 jir.

Ninkaan ayaa sheegay in aanu seexan maalin iyo habeen midna!!!.

Wuxuuna xaaladaan ku sugnaa laga soo bilaabo sanadii 1962 dii ilaa iyo hada, waana ku dhowaad 63 sanno oo hurdo la'aan ah.

Ninkaan siduu sheegay maalintii oo dhan buu soo jeedaa oo wuu shaqeeyaa, hadana habeen kaa u bilowda mana seexan karo, siduu u soo jeedo habeenka subaxa ugu barya iyo maalin cusub.

Madaxa dhafarka waaye odaygaan, inkastoo hadana xag rabbi mucjiso ka tahay!!!.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

28 Jan, 18:13

Islaan ayaa lagu yidhi โ€œOdaygaagu waa immisa jirโ€ waxay ku jawaabtay โ€œWaa daโ€™daa imminka uun dhirta bilowdayโ€.

Dhirta ma taqaannaa?
Haddii aad aragto ninku isagoo Xawaashka, Sinjibiisha, Malabka, Liin dhanaanta, Dhagayaraya iyo waxaas ku meeraysanaya oo shaaha ku darsanaya warkiisu waa nin sii jeestay ๐Ÿ˜๐Ÿ˜
Inkastoo malaha imminka kii inyar oo lacag ah helaana ku biiro kooxdaas laakiin daโ€™da uunbaa ka sal ah. Immisaad taqaannaa malab iyo liin dhanaan shaaha ku cabba?

Fiid wanaagsan
Xamse yare๐Ÿคฃ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

26 Jan, 19:38

Wiilasha Bes ayaa aqrin kara post-gaan๐Ÿ˜

"Xaaskaaga guriga ku canaano, qaraabada hortooda a ugu mahadceli, dadka hortoodana ku amaan, kuna faan Carruurtaada hortooda, si qarsoodi ahna ula guurso"๐Ÿ˜….

Fiidnimo wanaagsan

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

25 Jan, 13:12

Dugsiga maxa kuso dhigatay Loox,Kitaab mise Buug ?

#Loox #Dugsi #Somalia #cadale

Galab wanaagsan
@Binu_Abdiziiz

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

25 Jan, 10:05

Akhlaaqda Wanaagsan Waa Quruxda Dhabta Ah โœจ๐Ÿค
"Akhlaaqda wanaagsan waxay ka qiimo badan tahay muuqaalka quruxda badan. Dadka way ilaawi doonaan hadaladaada, laakiin abid ma ilaabi doonaan sidaad ula dhaqantay. ๐Ÿ’ฏโœจ๐Ÿซถ๐Ÿป"

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

23 Jan, 18:20

"Qof kastaaba inta uu ka tabcado aduun iyo aakhiroba ayaa uu natiijadeeda xaqiijiyaa. Qofna ma helo wax aannu tacabkeeda iyo dadaalkooda hurin.
Alle waxa uu leeyahay;
" ูˆุฃู† ู„ูŠุณ ู„ู„ุฅู†ุณุงู†ู ุฅูู„ู‘ูŽุง ู…ุงุณุนูŠุŒ ูˆูŽุฃูŽู†ู‘ูŽ ุณูŽุนู’ูŠูŽู‡ู ุณูŽูˆู’ููŽ ูŠูุฑูŽูŠุŒ
Aayaddan waxay dhiirrigelinaysaa in qofku uu si firfircoon u shaqeeyo, maadaama uu ogyahay in dadaalkiisu uu keeni doono natiijooyin, isla markaana aan la helin wax aan la sameyn..!"๐Ÿ’ฏ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

22 Jan, 13:14

Markuu neef lugta ka jabo, Caddanku way kabaan,

Se Soomalidu waxay yidhaahdaan iyadaa is fududeysay ๐Ÿ˜‚

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

18 Jan, 19:38

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

17 Jan, 15:00

โค๏ธ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

16 Jan, 13:57

Ax ax bal fiiri dadkeenii waxey biyo ahaan u cabayaan.
fadlan kasoo qayb qaata wali wey jirtaa baahidii biyo laโ€™antu. Tell +252617990303 Samafale Iidle..

Wixii awoodo ku darso walal๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ฅ

~JIILKA_WACYIGA

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

15 Jan, 11:34

"Waxaad ku dedaashaa waxa ku anfacaaya, wakhtigaaga, xooggaaga, cilmigaaga, caaligaaga, hantidaada iyo garaadkaaga waxaad u isticmaashaa waxa ku anfacaaya adduun iyo aakhiro".

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

13 Jan, 08:16

`` Ma Waxaa Jira Dareen ka Mcn In uu ilaahay kuu jeedo Mar walba iyo meel walba ``๐Ÿ‚๐Ÿฅน

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

11 Jan, 17:37

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

10 Jan, 10:32

Ruuxii ka jeesta xuskeyga (Qur'aanka) waxaa u sugnaaday nolol ciriiri ah waxaana soo kulminaynaa maalinta qiyaamaha isaga oo indho la'

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

09 Jan, 17:36

Qaza ayaan dhulka dhigayaa ayuu Trump ku hanjabay! Laakiin waa tan magaaladii maraykanka ku faanayay daqiiqado Alle dukum kaga dhigay oo qiiqeeda baxaya.

Cajiiib

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

02 Jan, 16:51

Maanta oo kale, 2-da Janaayo 1492, waxa ay ku beegan tahay dhammaadka xukunkii Muslimiinta ee Andalus.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

01 Jan, 10:48

Waxaa xalay dhalatay bisha rajab oo ka mid ah 4bilood ee xurmada leh kuwaas oo ay xaaraam tahay in dhiig la daadiyo.
ูก.ู…ุญุฑู…
ูง.ุฑุฌุจ.
ูกูก.ุฐูˆ ุงู„ู‚ุนุฏุฉ.
ูกูข.ุฐูˆ ุงู„ุญุฌุฉ.
4taan bilood rabbi swt wuxuu xaaraamtinimeeywy daadinta dhiig mid mislim iyo midgaalba.
Waxaa gaal dhiigiisa la daadin karo ay tahay waa in uu xarbi yahay duulaan wada jirana soo qaadaan kaas waa banan yahay in la'iska difaaco.
Aynu rabbi swt aan ka cabsano oo aynu deyno dhiiga aan kala joogsiga leheyn aynu iska daadineyno micno darro.
Ha dilin walaalka muslim ka oo nabad gali.
ุงู„ู…ุณู„ู… ู…ู† ุณู„ู… ุงู„ู…ุณู„ู…ูˆู† ุจู„ุณุงู†ู‡ ูˆูŠุฏู‡.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

31 Dec, 16:28

ุนู† ุฌุงุจุฑ ุจู† ุนุจุฏ ุงู„ู„ู‡ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… "ุงู„ู…ุณู„ู… ู…ู† ุณู„ู… ุงู„ู…ุณู„ู…ูˆู† ู…ู† ู„ุณุงู†ู‡ ูˆ ูŠุฏู‡" ู…ุชูู‚ ุนู„ูŠู‡.

Kan hadaad ka'adkaato noloshaado dhan way hagaageysa๐Ÿ˜Šโœ…๐Ÿค

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

31 Dec, 03:01

Sufyaan ibnu Cuyayna

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

30 Dec, 19:18

๐ŸŽค Suaal axbaabii

Noloshaada waxa keliya farxad geliya maxaa waaye?

Fikirkaaga ila wadaag๐Ÿค”

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

28 Dec, 10:28

"Milgihiyo wanaagaan mudnaa maad i wada siine
Manaad furin fariimahaan in badan meesha kuu dhigaye
Bal mxaa qof iga maarmi kara
Igu mataaneyay "

๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ’”

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

23 Dec, 13:53

Qowmiyada Hadzabe waa mid kamida qowmiyadaha dagan qaarada Afrika ee duurka ama meelaha keymaha ah ku nool, si gaar ah waxay aad ugu badan yihiin deegaan ahaan dalka Tanzania.

Arrinta cajiibka ah ayaa waxay tahay qowmiyadan hadaa gabadh ka rabto waa inaad labadiinu is jeclaataan wax khasab ahi ma jiro.

Balse hadiiba ay ku jeclaato gabadh kamida qowmiyadaas waxaa jirta xujo ah inaad soo disho labo Daanyeer oo waaweyn iyo inaad keento 40 kiilo oo Malab ah, kadib markaas gabadha waa la isku kiin darayaa!!!.

Tan kale Magacyadooda iyo markay abtirsanayaan siday u sheegayaan baaba cajiib ah!!.

Xigasho Hudeyfi Abdirahman
@JIILKA_WACYIGA1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

21 Dec, 18:23

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

21 Dec, 04:08

"Alle ayey mahad u sugnaatay kasoo ina siiyay fursadihii aan ku dhameystiri laheyn hawlihii aan shalay qabyada uga tagnay"

Subax wanaagsan ๐Ÿ™๐Ÿ˜˜โค๏ธ๐Ÿฅ€

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

17 Dec, 18:24

Gabar u dhalatay dalka Masar oo lagu magacaabo Sucaad ayaa ku geeriyootay shil xanuun badan xilli ay ka soo laabatay tartanka xifdiga qurโ€™aanka kariimka oo kaalinta koowaad ay ka gashay.

Dalka Masar murugo weyn ayaa ka dhalatay Geeridii ku timid sucaad iyo hooyadeed oo la socotey oo ka soo laabtay tartan caalami ah oo ay kaga qaybgaleen Xifdinta Qurโ€™aanka Kariimka.

Fiidnimo wanaagsan
@JIILKA_WACYIGA1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

17 Dec, 13:36

Sabarku waa shey adag balse leh natiijo aad uqurux badan๐Ÿ’•๐Ÿซถ๐Ÿพ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

15 Dec, 19:47

"Waqtigu qiimo weyn buu lahaadaa marka aan howlahena ku kala qorsheyno".๐Ÿ˜˜โค๏ธ๐Ÿฅ€๐Ÿ™

Xigasho: buuga "ciraab"

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

15 Dec, 14:51

๐Ÿ“ฎku joog adduunyada [jasad ahaan] jidh ahaanuun; aakhirana qalbigaaga iyo camalkaaga kula joog .๐Ÿ™‚๐Ÿ™๐Ÿผ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

14 Dec, 18:33

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

14 Dec, 09:44

Hadaanu xil qaad ahayn
Qofkuna xakamayn GOAAN
Wuxuu xamila gafkoo
Wuxuu xawishaa culays
Culays dabrayoo xidhxidha

โ˜บ๏ธ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

08 Dec, 18:20

Hooyadu waa shaqsiga kaliya ee inta ay daal iyo duruuf walba kaala soo gudubta, hadana kula Qurxinaysa dhismaha Mustaqbalkaaga"

โค Iove You Mom๐Ÿคฑ.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

06 Dec, 11:24

Waxaan qaaday dhagaxyo , biro iyo waxwalbo culus , lkn ma arag wax ka culus dariska xun .

Luqmaan Alxakiim๐Ÿ‚

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

04 Dec, 16:01

Qabiilka qofka iyaga ka dhashay geeridiisa degdeg ayay isu gaarsiiyaan, aaskiisana si aad ah ayay uga qeyb galaan, weliba iyaga oo wada ammaanaya. Laakiin laga yaabe qofkaas intii uu noolaa in uu ka waayay af xumada iyo xanta iga daaya.!!

Qabiilka waxa kaliya uu kuu quuri karo waa in uu ku xabaalo.!!! 

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

29 Nov, 10:34

Akhris wacan walal โค๏ธ๐Ÿ˜

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

27 Nov, 17:04

Run ahaantii, ficilada ugu quruxda badan ee uu qofku sameeyo, sidoo kalena nafsadiisa qurxiya, waxaa kamid ah caawinta iyo garab siinta dadka kale.

Garab istaaga iyo taageeradu runtii waqtigaan hadda la joogo waa arin aad u adag in la helo, maadama ay dunidii iska noqotay duni iska hawla badan, oo waqtigu iska ordayo, dadkeedana uu ruux weliba qumanihiisu qoorta ugu jiro!.

Iyadoo ay saasi jirto, haddana wax ka qurxoon malahan in aad qof garab u noqotid marka uu kuusoo baahdo, adiga oo aan u eegayn waqtiga iyo xaalka lagu jiro, oo aad ku taageertid wax weliba oo awoodada ah, layskuna taageero, haddii ay noqoto ficil, haddii ay noqoto maal, haddii ay noqoto muruq, iyo weliba haddii ay noqoto ereyo intaba.

Nolosha wax kaga qurux badan maleh in aad garab u noqotid qof raba in uu nolosha meel ka gaaro, ama raba in uu nafsadiisa wax kabedelo. Iyadoo markaasi garab istaagaasi uu yahay mid dhanka wanaagsan laysugu garab istaagayo.

Fiidnimo wanaagsan
@JIILKA_WACYIGA1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

26 Nov, 04:52

Waajibka deg degga ah ee ku saaran maanta gaar ahaan dalka gudihiisa haddii aad joogto .

๐Ÿ”นCarruurtaada in aad barto Qur'aanka iyo carabiga
๐Ÿ”นin aad barto si deg deg ah taariikhda sayid muxamed Axmed Gureey iyo halgamaashii Soomaliyeed
๐Ÿ”นin aad barto cizziga iyo karaamada islaamka
๐Ÿ”นin aad ku aqriso qiimaha iyo qaayaha in aad tahay qof Muslim soomaali xor ah dhulkaasna adiga ilaahay khaliif kaaga dhigay adiga kugu abuuray
๐Ÿ”นin umadeenu ahayn umad jilicsan oo awoodo kale sheeganaayaan in ay ilaalinayso .

๐Ÿ”นwaxaad isha ku haysaa isbadala waa weyn ee caalamkaan maanta uu wajahaayo kumanaankaas ciidamada shisheeye ee soomaaliya joogo maanta waxay ku joogaan waxa lagu magacaabo qawaaniinta UN-ka laakiin ila sawiro waxa dhici doono haddii nidaamka caalamiga ah maanta bur buro shaki la'aan ciidamadaas ma baxaayaan dowlad walbana meesha ay soomaaliya ka joogto kama baxayso laakiin arrinka farxada leh waxaan nahay umad jirto .

Madasha wacyigaโšกโœŒ
@JIILKA_WACYIGA1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

21 Nov, 04:44

100 days until Ramadan!
ุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ุบู†ุง ุฑู…ุถุง๐Ÿคฒ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

19 Nov, 17:23

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

18 Nov, 08:20

```_Istiqfaartu waa nolosha qalbiga๐Ÿฅน๐Ÿซถ๐Ÿป

Markastoo istiqfarta badisid
Waxa kordhaysa farxadada iyo liibantada.

Waxana rumoobaysa wax kastoo jeceshay oo khayr leh marka aan badaino istiqfarta ๐ŸŒš๐Ÿ‘‹๐Ÿป

ุฃุณุชุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุนุธูŠู… ูˆุฃุชูˆุจ ุฅู„ูŠู‡ ๐Ÿ“ฟ๐Ÿ’•_```

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

15 Nov, 15:58

Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto 

Sh.mustafa xaaji ismaciilโค๏ธ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

13 Nov, 13:07

.|.Tallaabada wad ha jalleecin jabkii hore.|.

ูˆูŽู„ูŽุง ูŠูŽู„ู’ุชูŽููุชู’ ู…ูู†ูƒูู…ู’ ุฃูŽุญูŽุฏูŒ ูˆูŽุงู…ู’ุถููˆุง ุญูŽูŠู’ุซู ุชูุคู’ู…ูŽุฑููˆู†ูŽ
{ ุงู„ุญุฌุฑ: 65}

โ€œAllaah-swt-isaga oo la hadlaaya Nebiyullaahi-luud-scw-iyo muslimiintii la socotay-waxa uu dhahay:Yaanu jalleecin mid idinka mid ahi gadaashiisa,una socda meesha laydin faray in aad u socotaan.โ€

โ€“Waa hab cajiib ah oo Alle-swt-inoogu tilmaamaayo in aynu hore uga marno waxa aynu qabanayno,in aynaan jalleecin waxa caqabado iyo dib-u dhacyo ku hareeraysan ee ahaaday in lagu caayo,lagu aflagaadeeyo,lagu niyad jebiyo.Waxa la rabaa uun in aad joogtayso yoolkaaga,dibna aadan jalleecin,joojinna hadalkeedaba daa.โ€

โ€”Tarjumaad
: Ab0uDy7
Galab wanaagsan

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

11 Nov, 14:29

waxaad adiga dooratay wuxuu rabi kuu daray baa ka qer badan iska adkeeso i.a waa guleysaneeโœจโ˜บ๏ธ๐Ÿค

Galab wanaagsan โœŒโค

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

11 Nov, 09:10

Wan kuu duceeyey..๐Ÿฅบ๐ŸคŽ

Waa hadiyada ugu quruxda Badan uu qof kusiin karo.๐Ÿซถ๐Ÿป๐ŸคŽ๐Ÿฅบ

Duhur wanaagsan

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

11 Nov, 03:27

"Dadka qaar weligood kuma jeclaan doonaan sababtoo ah ruuxdaada ayaa ka xanaajisa jinniyadooda.โ€

โ€” Denzel Washington

HALGANKU WAA JOOGTEYN....

subax wanaagsan
6:30kii_AROORNIMO

#TEAM_WAANO
@Jiilka_wacyiga1 || @Jiilka_wacyiga1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

09 Nov, 17:49

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

09 Nov, 13:34

โ€œHaddii uu Alle ku taabsiiyo dhib wax faydi kara oo aan isaga ahayni ma jirto.โ€โค

โ€”Surah Yunus 107

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

09 Nov, 03:16

{ูˆูŽุชูู„ู’ูƒูŽ ุงู„ู’ุฃูŽูŠู‘ูŽุงู…ู ู†ูุฏูŽุงูˆูู„ูู‡ูŽุง ุจูŽูŠู’ู†ูŽ ุงู„ู†ู‘ูŽุงุณู...}

Maalmihii wanaagsanaa waa soo socdaan.โค๏ธโ€๐Ÿฉน

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

09 Nov, 02:37

Salaadda hagaaji waxaad arki doontaa noloshaada oo farxad iyo degganaansho ka buuxda โค๏ธ #salaada #nolosha #farxad #degnaan

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

08 Nov, 14:13

Saddexdan duco joogtee marka aad salaada ku jirto ,xilliga sujuuda ;

โ—ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุณุฃู„ูƒ ุญุณู† ุงู„ุฎุงุชู…ุฉ.
โ—ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฑุฒู‚ู†ูŠ ุชูˆุจุฉ ู†ุตูˆุญุงู‹ ู‚ุจู„ ุงู„ู…ูˆุช.
โ—ุงู„ู„ู‡ู… ูŠุง ู…ู‚ู„ุจ ุงู„ู‚ู„ูˆุจ ุซุจุช ู‚ู„ุจูŠ ุนู„ู‰ ุฏูŠู†ูƒ.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

04 Nov, 16:27

Dad badan oo ku dadaalayaa aduunyada uririnteeda iyo jimcinteeda ha ogaadeen karfanta wax jeebo malahan.

๐Ÿ”ธ subxaanallaah โ—๏ธ
Adigoo og karfantaan in laguu xeraayo sidee ku dhici kartaa waqtigaaga inta ugu badan inaad aduunyo siiso.

Karfanta qiimaheeda $20  wax kayar ayaa la iibiyaa sidaxdi gobol.

Sadax arimood kuu dardaarmayaa.

1- ุงุชู‚ ุงู„ู„ู‡ูŽ
2- ุงุตุจุฑู’
3- ูˆู„ุง ุชูŽุณู’ุชุนู’ุฌูู„ู’

Xifdi Kuna camal fal.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

02 Nov, 05:57

Nolosha waa dhigaal taxane ah oo aadan ogaan Karin halka aad ciirsaneyso iyo cidda aad u baahan doonto

Marna ha Xumeyn qofna hana ku Fakarin lugooyo ,

Ogsoonow qof aad Hoggaamiye u eheed ayaa hoggaamiye kuu noqon Kara ,sidoo kale qof loo arki karay in uu liito ayaa waqtiga Saacidi karaa

Nolasha waa maalinta labadeeda galin

Ku xisaabtan Timaadada ๐Ÿ˜Š

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

29 Oct, 16:36

Ma doonayo ardayda aqoonta inay noqdaan nuqulo ka mid ah buugaagta, laakiin waxaan rabaa inay noqdaan aqoonyahanno shaqeeya ..!

.....

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

29 Oct, 10:38

Nolosha wanaagsan waxay ku bilaawataa qalbi daahir ah iyo niyad wanaagsan. Dunidu waa safar kooban, laakiin camalka wanaagsan waa sida kaydka aan dhammaaneynin oo aakhiro lagugu abaal-marin doono, Wax walba oo adiga kaa farxiya ama ku dhibaya, waa tijaabo lagugu fiirinayo.

Sabar iyo Mahad-celin isku dar, maxaa yeelay nolosha waxay leedahay waqtiyo sarre iyo kuwo hoose. Qalbigii Alle ku xirana waligiis keligii ma ahan dono.๐Ÿซถ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

25 Oct, 08:36

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.

๐Ÿค

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

25 Oct, 03:49

Qurโ€™aanku waa nuur; Iftiinkani haduu ku dhaco qalbi madaw, gudcurkiisu wuu dabar goโ€™ayaa, xaaladiisuna way fiicnaan doontaa oo la hubaa

โ€œQurโ€™aanku iimaanka wuu kobciyaa, tawxiidkana wuu wanaajiyaa, qurโ€™aankana haddaad fahanto waxaad ka mid noqonaysaa kuwa raaca rususha caqiidadooda iyo habkooda.โ€

Xiligan la joogo waa in qofka dhalinyarada ahi, uu laba arrin xooga saaraa.

Akhrinta Quraanka, si maalinle ah, intii uu ka awoodo. Iyo barshada tafsiirka quraanka ah, walow maalintii, hal Aayad ba ha fahmee. ๐Ÿ’•

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

22 Oct, 02:58

Xanuunada qaar ee nolosha... laguma saari karo garab istaaga qaar kale iyo odhaahdooda aftahannimo ee aynu ku nafisno, xanuunnada qaar waxa loo abuuray inay #Ilaahay inoo dhaweeyaan.๐Ÿ“ฟโ™ฅ๏ธ

Subax wanaagsan โค

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

19 Oct, 18:44

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

19 Oct, 10:04

gabdhooy cabitaan ahaan ma u cabi lahayd

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

15 Oct, 18:48

Berito oo ah arbacaa waxaa bilaabanaya soonka laga soomayo bil walba sedex maalin oo ah ayaamul biidh aan kawada faaideysano ,

Hadaadan kamid noqon karayn kuwa sooma gaarsiii walaalahaaga waxaad keheleysaa ajar
.

@dayaxiimaalmaha

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

11 Oct, 17:03

โ€œNoloshu dhammaanteed waxay ku sugan tahay laba aayadood:๐Ÿ“–"Ruuxii raaca hanuunkayga iyo dariiqayga ma lumi doono, mana dhibtoonayo.""Qofkii ka jeedsada xuskayga wuxuu mudan nolol cidhiidhi ah" noloshuba waa intaa insaankuna isgaa doorta wadaduu raacayo๐ŸŒปโœจ
"ุงู„ุญูŠุงุฉ ูƒู„ู‡ุง ููŠ ุขูŠุชูŠู†
๏ดฟ ููŽู…ูŽู†ู ุงุชูŽู‘ุจูŽุนูŽ ู‡ูุฏูŽุงูŠูŽ ููŽู„ุง ูŠูŽุถูู„ูู‘ ูˆูŽู„ุง ูŠูŽุดู’ู‚ูŽู‰ ๏ดพ
๏ดฟ ูˆูŽู…ูŽู†ู’ ุฃูŽุนู’ุฑูŽุถูŽ ุนูŽู† ุฐููƒู’ุฑููŠ ููŽุฅูู†ูŽู‘ ู„ูŽู‡ู ู…ูŽุนููŠุดูŽุฉู‹ ุถูŽู†ูƒู‹ุง ๏ดพ
ู…ุนุงุฏู„ุฉ ุงู„ุญูŠุงุฉ ูˆุนู„ู‰ ุงู„ุฅู†ุณุงู† ุฃู† ูŠุฎุชุงุฑ."โ™ฅ๏ธโ€ข

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

11 Oct, 11:04

Maxaad u taqaan?

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

09 Oct, 18:48

โ˜˜๐Ÿ“ฉ๐Ÿ“ฎ
โ”„โ”„โ”„เผปโžฐเผบโ”„โ”„โ”„
Noloshu aad bay u gaaban tahay inaad ku khasaariso in aad dadka kale u caddayso niyadaada wanaagsan,waayo aakhirka waxay kugu xukumayaan uun siday niyadoodu tahay ๐Ÿฅ€๐Ÿ”• ...........

aยณ ๐ŸŽ€ ๐Ÿ’ญ

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

07 Oct, 11:40

Ar Biniโ€™aadanaa, Geedkii iyaga quudinayay ayeey salka hoose ka jarayaan, hadhowna abaar darran ayaa jirta ku leeyihiin๐Ÿค”

Ar Biniโ€™aadanaa, Ar kuwiyaa kuwaasaa korkiin maxaan dhahaa๐Ÿ˜‚

Duhurnimo wanaagsan
@JIILKA_WACYIGA1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

05 Oct, 17:37

Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

03 Oct, 14:24

Dadka guulaysta adiga kama wanaagsana:
Naftaada meel ha ka dhigin kuwa khasaaray.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

02 Oct, 14:07

Adkaarta habeenkii marka la sii seexanayo la akhriyo.

ุจูุงุณู’ู€ู…ููƒูŽ ุงู„ู„ู‘ู‡ูู€ู…ู‘ูŽ ุฃูŽู…ู€ูˆุชู ูˆูŽุฃูŽุญู’ู€ูŠุง
Bismika allaahumma amuutu wa axyaa

Magacaaga ayaan allow ku dhimanayaa kuna noolaanayaa.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

02 Oct, 05:16

tani waa nolosha

Maalmo aad jeceshay, maalmo aanad fahmin, maalmo kaa burburiyo waxyaabo badan, maalmo aanad garanayn sababta aad u nooshahay, maalmo aad sugto oo wali aad sugeeso in ay imaadan.

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

30 Sep, 15:51

ุฑุญู… ุงู„ู„ู‡ ูˆุงู„ุฏุง ุงุนุงู† ูˆู„ุฏู‡  ุนู„ู‰ ุจุฑุฉ

" ilaahey ha unaxriisto  waalidka u badkiisa wanaaga  ku kaalmeya "

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

26 Sep, 04:55

Hadii ceyb iyo danbi dadka aad ku nacdo adiga ayaay eheed inaad isnacdo sababtoo ah ma'ahan waxaad ka maran tahay oo maalin kasta ayaad danbowdaa hadaadan si quman dadka wax ugu sheegi karin adiga laguuma dirsan danbigooda mana tihid wakiil Xaga Alle laga soo diray oo loo cadaabaayo danbigooda Nabi mohamed SCW ayaa lagu yiri adiga ma tihid ilaa mid dige ah moyee
"ุฅู† ุฃู†ุช ุฅู„ุง ู†ุฐูŠุฑ" ุฃูŠ ุฅู†ู…ุง ุนู„ูŠูƒ ุงู„ุจู„ุงุบ ูˆุงู„ุฅู†ุฐุงุฑ ูˆุงู„ู„ู‡ ูŠุถู„ ู…ู† ูŠุดุงุก ูˆูŠู‡ุฏูŠ ู…ู† ูŠุดุงุก. Imaam khurdhubi oo arin kaan sharxaaya waxoow adiga kor kaadi gaarsiin uun ayaa ahaatay Nabi allow Alle midkoow doono asigaa hanuuniya midkoow doonana asiga ayaa baadiyeeya
Marka waxaan idiin leeyahay dadka kheerka u sheega hadaay qaataan waasii la rabay hadaay diidaan waajib kaagi waad godatau meel kale oo loo socdo maajiro๐Ÿ˜

Subax wanaagsan

TEAM_WAANO @Jiilka_wacyiga1

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

24 Sep, 04:57

Salaadaha sunnaha ah, laguma dhlsto guri adduun, laakiin, waxa lagu dhaxlaa mid ku yaalla jannada.

Aynu kudadaalno.๐Ÿค

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

22 Sep, 16:03

Talooyin hablaha quseeyo ๐Ÿง•๐Ÿ’œ๐Ÿฆ‹

01;Ha noqon gabar kaliya wajiga ka qurux badan sidoo kale noqo gabar caqli badan maskaxdeeduna shaqeynayso โ˜˜๏ธ๐Ÿ•Š

02;gabar aanan cabsan oo nafteeda kasoni buuxda ku qabta marna aana la dagi karin โ˜˜๏ธ๐Ÿ•Š

03; gabar wax aqris badan oo nafteeda inay hormar gaarsiiso jecel โ˜˜๏ธ๐Ÿ•Š

04; gabar waalidkeeda baari u ah dadka tabarta darana caawisa โ˜˜๏ธ๐Ÿ•Š

05 ; gabar alle ka cabsi taqaana cibaadadana ku dadaasha โ˜˜๏ธ๐Ÿ•Š

Ku darso maxa hablaha ku tali laheyd โค๏ธ

Nagu so biira

NASRA๐Ÿง• || Jiilka_waciga

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

22 Sep, 08:37

https://t.me/Naxriis_Badne

๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข

22 Sep, 08:31

DARDAARAN AABE OO AAD U QIIMO BADAN

1 Aabo inanteydaay ha muujinin qurux daada, Balse waxaad muujisaa qalbi wanaagada, Qalbigu wuxuu kasbadaa qalbiga dhigiisa ah.

2 Aabo inanteydaay haka tagin xishoodka waayo xishoodku kama soo haro quruxda.

3 Aabo inanteydaay si aad u noqoto boqorad qiimee naftaada, qurxi hadalkaada, qaab u socod kadana ka fogee kibirka iyo islaweynida.

4 Aabo inanteydaay xili hore seexo si aad usoo kacdo xili hore, waxay taas astaan gaar ah u tahy dumarka ugu gaari san uguna caafimaad qaba.

5 Aabo inanteydaay ma farxi kartid hooyo la'aan, mana xasili kartid hooyo la'aan, iskuday hooyadaa inaad u ahaato adoomad u adeegta una debacsan.

6 Aabo inanteydaay mustaqbalka ninka aad oorida unoqon doonto hadii uu gabar kle kula guursado, adiga ayey wax kaa qaldan yihiin, Balse ha niyad jabin, waxaad isku daydaa inaad bedesho caadooyinkadii hore.

6,790

subscribers

2,342

photos

7

videos