LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹ @lamaane24h Channel on Telegram

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

@lamaane24h


๐ŸŒป..Soodhawow Walaal..๐ŸŒป

Kanaalkan waxaad ka bogan doontaa.๐Ÿ“ฎ

โค๏ธErayo Jaceyl.
๐Ÿ˜ขErayo Murugo.
๐Ÿ’”Erayo qalbi jab.
โœŠErayo Dhiirigalin

Nagu soobiir walal

LAMAANE (Somali)

LAMAANE kanalka waxaa ku jira erayo jaceyl, erayo murugo, erayo qalbi jab, iyo erayo dhiirigalin. Kanalkan waxaa laguugu soo diyaariyay inaad ka heli karto dhibcaha jaceylka, murugada, iyo dhiirigalinta. Waxaad ka heli doontaa had iyo jeer aad rabto erayo qaali ah oo ku saabsan jaceylka iyo dhiirigalinta. Sii daawo kanalka iyo ku soo dhawaada sheekooyinka iyo macluumaadka cusub ee ku saabsan erayada jaceylka iyo murugada. Lamaane24h waa kanalkaaga goosanaya erayo jaceyl, murugo, dhiirigalin, iyo erayada qalbi jaban ee aad ku hadli karto iyo ka heli karto dhibcaha jaceylkaaga iyo dhiirigalintaaga. Nagu soo diyaari walal!

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

03 Jan, 08:51


Markastoo aan arko
Adoo faraxsan culeys
Badan ayaa iga dago.
Waayo farxadaadu
Waabku farxaa murug
Taadu se wey idhibeysa.๐Ÿ’โค๏ธ

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

02 Jan, 18:16


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

ยฉ๏ธโฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธยฎ๏ธ
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

02 Jan, 18:10


U shaqeeso aduunyada ha caajisin haana Is dhiibin sidoo kale ha iloobin hadafka laguu abuuray.โค๏ธ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

02 Jan, 10:31


Ogeysiis
Waxa bilaawnay course Forex
Kaa oo u diyaarinay
Habka ugu wanaagsan ardayga u baran karo
Qaar kamida wax yaabaha ku baran doonto waxa kamida

Hor dhaca forex โœ…
Sida lacagaha loo aqriyoโœ…
Erey bixinta forexโœ…
Suuq yada forex โœ…
Taxliilinta Dhaqaale ee Suuqaโœ…
Asaasiga Candlestickโœ…
Los Size, pipโœ…
Xaduudaha Candlestickโœ…
Maskax Diyaarinta Ganacsadahaโœ…
Maamulidda Khatarta Maaliyadeedโœ…

Iyo dhamaan Qeybaha kala duwan. ee Suuqa looga shaqeysto adigoo maraya wadada zaxda ah

Hadaba iska diiwaan gali WhatsAppkan ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

01 Jan, 18:58


waxaa sheegtaa.?
naf biyo laga aburay..
naf. biyo laga.badbaadiyey
naf.biyo. lagu dilay..carsheeg

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

01 Jan, 15:33


Waxaad qaban waan ogee
Qalbiga baan dhowrayaaye
Qilaafka intuu imaan maqal
Qalbiga bal ku doortay arag
Qof baa kuu baahan garo
Nolasha qasab ma aha ee
Ax ๐Ÿ˜ญ qalbigeyga dhowr ๐Ÿ’”

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

01 Jan, 13:28


Ilaahay miyaad aragtay?
Haa in badan
Goorma?
Markii uu i asturay, i arsaaqay ee i caafiyay

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

01 Jan, 10:06


2025 wuu biloowday waa maxay qorshahaagu ?

inaad sidii kii hore uu kugu yimi kuguna dul dhaamaday sii ahaato!

2-inaad isbadal cusub la timaado!

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Dec, 18:08


Marka aad qof sugto
Daqiiqado waa baahidaada
Sacado waa kalsoonidaada
Sanado waa noloshaada !

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Dec, 11:05


ogeysiis ๐Ÿ’ซ


Matahy qof xiiseya Barashada luqadda English. Matahy qof ay ku adag tahay ku hadalka iyo Qorista luqadda English mana jeceshahay in aad muddo kooban ku barato hadaba waxa kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah waxa socota diiwaan galinta arday da cusub
Ardayga wax karabo malahan lacag bil ah kaliya waxa uu isku diiwan galina qiima uu qof kasta awoodo
Ardayga waxa uu heli doona
Macalimiin 24 hours redy u ah

Iska diiwaan gali WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Dec, 08:06


Waxaa jira dad ku maqli kara adigoo ku hadlaya kumanan eray haddana aan ku fahmeyn waxaa jira dad ku fahmaya adigoo xitaa aan hal eray ku hadlin

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Dec, 03:27


Message (94)

โ€œ Haddii aysan sax kuula muuqan ha samaynin, Haddii aysan dhab ahyn ha sheegin.โ€

โ€“ Marcois Aurelius

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Dec, 03:27


โ€œFarxadda noloshaadu waxa ay ku xiratahay tayada fikradahaaga.โ€

โ€“ Marcous Aurelius

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

30 Dec, 11:37


U shaqeeso aduunyada  ha caajisin  haana Is dhiibin  sidoo kale ha iloobin hadafka laguu abuuray.โค๏ธ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

29 Dec, 11:04


Xanuun waxaa igu filan inta jeer an ku so xasuustey aniga oo faraxsan kadibna farxadii isku badashey murugo ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

28 Dec, 12:00


Waxa marlabaad dib u bilaaw nay diiwaan galinta dufcadii labaad ee barashada Course Dropshipping.
Waxa qiima dhimis ku sameynay course sidoo kale ardada la qaadana waa kuwa xadidan.
Hadii aad dooneyso ina ka mid noqoto iska diiwaan gali WhatsAppkan hoose


๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

27 Dec, 19:37


Deg Deg:- Soomaaliya oo ka hor istaagtay in Ciidanka Ethiopia Qayb ka ahaadaan Hawl galka Cusub ee Badali doona ATMIS.

11-Kun oo Ciidan ayaa Loo Qorsheeyay inay Buuxiyaan Halka Ay Baneeyaan Ciidamada Ethiopia Sida uu Golaha Amaanka ee QM ka Hor sheegay Ku Xigeenka Ergayga QM u Fadhiya Soomaaliya.

Sideed u Aragtaa Go'aankan?

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

25 Dec, 18:26


Ogeysiis
Waxa bilaawnay course Forex
Kaa oo u diyaarinay
Habka ugu wanaagsan ardayga u baran karo
Qaar kamida wax yaabaha ku baran doonto waxa kamida

Hor dhaca forex โœ…
Sida lacagaha loo aqriyoโœ…
Erey bixinta forexโœ…
Suuq yada forex โœ…
Taxliilinta Dhaqaale ee Suuqaโœ…
Asaasiga Candlestickโœ…
Los Size, pipโœ…
Xaduudaha Candlestickโœ…
Maskax Diyaarinta Ganacsadahaโœ…
Maamulidda Khatarta Maaliyadeedโœ…

Iyo dhamaan Qeybaha kala duwan. ee Suuqa looga shaqeysto adigoo maraya wadada zaxda ah

Hadaba iska diiwaan gali WhatsAppkan ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

25 Dec, 15:51


Waxan u baahan nahay nin aan danayn xitaa hadaan fariin u diri waayo๐Ÿ˜

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

25 Dec, 13:15


NaaxisiYo waxa tahaY
Nooca dumarka ugu mudan
Nashqa muuq cajiibiYo
ร‘idaamkiYo tolmoonida
Nimcad laguu ekeeYeY
Nasteexa lama huraaniYo
Naf loo baahan YahY aYaa tahaY

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

24 Dec, 11:24


"Sida ay indhahaygu u jecel yihiin inay daawadaan muuqaaga, ayuu qalbigayguna u jecel yahay xasuustaada"๐Ÿ˜๐Ÿ™ˆ
Nabadgelyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa isku jecel sida ay yihiin , isku daneeya ,iskuna ilaashada sida dad weligood soo wada jiray!!๐Ÿซ‚๐Ÿ”๐Ÿซถ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Dec, 17:43


Waxaad qaban waan ogee
Qalbiga baan dhowrayaaye
Qilaafka intuu imaan maqal
Qalbiga bal ku doortay arag
Qof baa kuu baahan garo
Nolasha qasab ma aha ee
Ax ๐Ÿ˜ญ qalbigeyga dhowr ๐Ÿ’”

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Dec, 10:12


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

ยฉ๏ธโฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธยฎ๏ธ
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

22 Dec, 05:44


Marba hadaan qaatey go'aanka ah inaan si buuxo kuugu kalsoonaado adigana qaado go'aanka ah inaad qadatey qofkii ku haboonaa nolosheyda

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

21 Dec, 17:48


OGEYSIIS

Waxa soo baxay course kii Dropshipping.
Course kaan wxaa ku baran doona.
Wax kasta oo ku saabsan dropshipping oo aad rabto ina ogaato.
Sidaa u dhisi leheed store shopify oo caalami ah kaa oo guuleysto .
Asaagsiga dropshipping
Sida loo helo badeeco faido leh
Qaabka loo sameeysyo payment .
Sida badeecada loo suuq geeyo
Sida Tik took Facebook & Instagram
Iyo xeeladaha kale Ee suuuq geynta
Si aad u hesho ganacsi guuleysto.
Hadaba hadii aad daneynneyso booqo WhatsAppkan hoose

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

21 Dec, 02:35


Qof walba wuxuu rabaa inuu helo jeceyl iyo farxad joogto ah balse muhiimada ayaa ah qof walba qofka la jiro inuu yahay mid noloshaada xalkeeda ah dareemayana weynida kugu jirta inay tahay wanaagiisa โค๏ธโค๏ธ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

20 Dec, 12:29


Niyad jabka ugu daran ee qofka noloshiisa soo wajaha waa marka uu ogaado fashilka dookhiisa.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

20 Dec, 10:40


Live stream finished (13 minutes)

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

20 Dec, 10:26


Live stream started

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

19 Dec, 17:41


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

ยฉ๏ธโฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธยฎ๏ธ
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

19 Dec, 10:34


Wali janada maan arag
Ajashayna lama goyn
Inta iilka lay dhigay
Kama tegin adduunkana
Waxse aan ka marag ahay
Ifka janada taaliyo
Naxariista aan gudhin
Inay hooyo uun tahay.โค๏ธโœจ#Hooyo_macaan

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

19 Dec, 05:03


ASC zxpyaal waxa soo baxay course Dropshipping ( shopify) kaa oo in badan naga sugaayen
Course kaan waxa hor dhaciisa ugu tala galnay in ay ka faaideystan 15 oo kaliya

Kuwaa oo qiima dhimis 50% u sameynay Raali iga ahaada ardada kale adinka dhawaan soo shaaci doona Team B
Hadaba hadii aad dooneyso in aad ka faaideysato iska diiwaan gali WhatsAppkan
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

18 Dec, 12:16


waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u caawiso qof  lakiin marka aad adiga caawimad u baahatid ma heleysid qof dhankaga u soo milicsada.๐Ÿ–ค๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Qalpijaceyl42

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

18 Dec, 10:52


Laabtiyo hadaan mudan
Beerka kaaga mudanahay
Amba kaama maarmee
Miyaan la igu kaa marin

Ma'wi lagu tanaadiyo
Maaxdii kalgacalkaay
Soo ma nihin mataaniyo
Miro laan ku wada yaal

Mowlaa kuu hibeeyee
Madiix iyo cod toolmoon
Taan ugu majeertee
Nafta ula maqsuudaay

Miirka iyo xiskaa maqan
Markii aadan joogine
Laabtaada mooyee
Allow yaan qof kale mudan...

Join dheh ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@wadnojacayl

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

17 Dec, 04:34


Wax kasta oo aanu qalbigaagu ku raaxaysan, weligaa ha aaminin.

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

28 Nov, 02:48


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

27 Nov, 10:42


Qorshe Samee

Iyadoo aanad garanayn waxa dhici doona mustaqbalka, waxaad mar walba sii qorshayn kartaa inta aad awoodo. Eeg qaababka noloshaada oo arag caqabadaha aad la halgantay. Qiimee natiijooyinka ugu fiican oo samee qorshe sida aad ku gaadhi karto.

Haddii aad meel ka shaqeyso oo aad odorosto noocyada caqabadaha aad la kulmi karto, markaa waxaad sii qorshayn kartaa, xalalka aad heli karto. Noloshuna waa sidaas oo kale.

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

27 Nov, 04:09


Dunida ma jiro fan La mida heesta hooyadu ubadkeeda ugu heesto.. .โค๏ธ


โ€“ Billy sunday.

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

26 Nov, 18:20


ogeysiis ๐Ÿ’ซ


Matahy qof xiiseya Barashada luqadda English. Matahy qof ay ku adag tahay ku hadalka iyo Qorista luqadda English mana jeceshahay in aad muddo kooban ku barato hadaba waxa kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah waxa socota diiwaan galinta arday da cusub
Ardayga wax karabo malahan lacag bil ah kaliya waxa uu isku diiwan galina qiima uu qof kasta awoodo
Ardayga waxa uu heli doona
Macalimiin 24 hours redy u ah

Iska diiwaan gali WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

26 Nov, 11:16


Caawi dadka kale si aad u hesho farxad badan
Dadka farxada badan waxaa lagu yaqaanaa qalbi wanaagsan, markaad qalbi wanaagsan leedahay, Ilaahey wuxuu qalbigaada ka dhigayaa qalbi nuurayo.

Markaad qof caawiso gaar ahaan dadka dhibaateysan oo xiligaasi u baahan caawintaada waxa uu Ilaahey kuugu bedelayaa farxad aanan halkaa lagu soo koobi karin.

Hadaadan caawi karin u niyeyso inaad jeclaan lahayd inaad caawiso balse aadan awoodin. Waxaad ka heleysaa intaasi yar farxad weyn

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

24 Nov, 07:23


Ogeysiis
Madooneysaa Barashada suuqa forex ma tahay qof daneynaya in uu barta suuqa weyn ee forex mana ku hami jirtay marar badan ina baran doonto waxa mar 2aad qiima dhimis 50% ah ku sameynay course wajigiisa labaad ee diiwaan galinta ardada cusub

Qiima dhimista waxa ay socon doonta muddo 24 saac ah

Iska diiwaan gali WhatsAppkan hoose



https://wa.me/252611327938

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

21 Nov, 17:49


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1


Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

21 Nov, 14:53


"Kii aan ku dhicin fitnada jaceylka, wuxuu ku noolaan doonaa nolol waxaba yahay ah!".

- Rumi

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

19 Nov, 08:41


โ€œAnigu waxa aan kamid ahaya kuwa marka ay wax jeclaadaaโ€œAnigu waxa aan kamid ahay kuwa marka ay wax jeclaadaan dhinta.โ€



โ€“ Mahmoud Darwish

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

18 Nov, 11:16


Hanbalyo asxaabey asxaabey ilahay haydinka raali ahado idnka mahadin sida wanaagsan ee aan walaalaha u nahayโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

18 Nov, 09:49


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pS1XLscL1r00ZTVk

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

18 Nov, 06:47


Waxaad tahay qof ilahey
Qaayo-joog iyo qurux u
Dhameystiray waxaa
Qalbigeyga kaaga yagleelay
qasri adi ku gaar ah.๐Ÿ’โค๏ธ


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

17 Nov, 06:37


Waa ii farxad ina ku arkoWaayo
inbadan baan kuTaabayaan in
aan arkoDhoolacadeyntaada
qurux badan. โค๏ธ๐Ÿ’

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

16 Nov, 05:16


Waxa aan qalbigeenna
ku qarinno ayaa wejiyadayada ka muuqda.๐Ÿ˜ช

Chennelkaan๐Ÿ‘‰ @Qalbitabat14

Igala soo xiriir @Ibraahim25

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

13 Nov, 18:10


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

13 Nov, 18:08


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

12 Nov, 06:00


Asc dharinyaro inaa caafimaad qab taan rajeynaa dhamaantiin waxaa hayaa Kanaalo telegram
Qofkii u baahan ha ilaa soo xariiro.๐Ÿ‘‡
@Ibraahim25

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

08 Nov, 05:56


โ€œIntaan riyoonayo waan noolahay, waayo kuwa dhintaa ma riyoodaan.โ€

- Mahmoud Darwish

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

06 Nov, 19:40


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

05 Nov, 04:13


Waxaa la yidhi caalimkii weynaa ee Jalaaluddiin A-Ruumo (1207 - 1273) ayaa la weydiiyey, โ€œWaa adigan oo mar kasta akhris iyo qoraal baad ku mashquulsantahay ee maxaad baratay ama korodhsatay?โ€

Waxa uu ku jawaabay, โ€œXadkaygaan bartayโ€

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

03 Nov, 07:02


Marka aad ku sugan tahay xaalad xun, ha akhrin wax xanuun ah,๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Oct, 18:02


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Oct, 17:55


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Oct, 16:30


TAXSI
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Waxaa halkaan taxsi tiraayo leh uga diraaya sxbkey Abdirahman Hamza oo aabihiis muqdisho ku geeriyooday Rabbi ha unaxariisto Samir iyo iimaan alle ha idinka siigo dhamaantiin aamiin. @Lamaane24h

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Oct, 05:06


haddii aad aragto online anigo ah , qofna lama sheekaysanayo, waxaan rog-rogayaa social media-yaha oo kaligay baa qoslaya.!

๐Ÿธ๐Ÿ˜‚

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

31 Oct, 04:57


Noloshu ma fududa waalid la'aantood.>>


๐Ÿ’”๐Ÿฅบ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

30 Oct, 19:48


โ—Message for you



"Ha seexan adiga oo aan cishe tukan, fadlan ilaali salaada sababto ah waa waxa ugu horeya ee ilahay ka xisaabin doono adoomihisa" ๐Ÿ’”๐Ÿฅบ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

30 Oct, 11:50


- ุฃุฎู„ุงู‚ูƒ ู‡ูŠ ู…ุง ูŠุฌุนู„ูƒ ุชุจุฏูˆ ุฃุฌู…ู„.๐Ÿ–ค๐ŸคŽ

๐’š๐’๐’–๐’“ ๐’Ž๐’‚๐’๐’๐’†๐’“๐’” ๐’Š๐’” ๐’˜๐’‰๐’‚๐’• ๐’Ž๐’‚๐’Œ๐’†๐’” ๐’š๐’๐’– ๐’๐’๐’๐’Œ ๐’‘๐’“๐’†๐’•๐’•๐’Š๐’†๐’“.


- Dhaqankaaga ayaa ah waxa kaa dhigaya mid aad u qurux badan.๐ŸคŽ๐Ÿ–ค

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

29 Oct, 16:48


Message (76)

โ€œHaddii uu qof wanaag kuu sameeyo, ha iloobbin wanaagga marwalba diyaar u ahaaw sidaa ugu abaalgudi laheyd, sidaas ayuu ahaa marwalba dhaqanka Nabigeena Maxamed (Scw).โ€



โค๏ธโค๏ธ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

29 Oct, 16:47


โ€œMarka uu jacaylku dhinto ayaan ogaadaa in aanu jacayl dhab ah ahyn, oo jacaylku in uu noolaado ayaa mahuraan ah, ee ma aha in la xasuusto uun.โ€

โ€“ Mahmoud Darwiish

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

29 Oct, 16:46


โ€œJacaylku sabab laโ€™aan ayuu ku yimaadaa, ma laha wax dabar ah, lacag kuma yimaado, qurux laguma helo, daโ€™na laguma qiyaaso, ee waa qaddar.โ€

- Mahmoud Darwiish

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

29 Oct, 05:31


Waxaan dareemayaa
inaan nafteyda la socdo
inta aan kula joogo โค๏ธโค๏ธ.


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

28 Oct, 15:43


Xaqiiqadu maaha dhacdooyinka dhaca oo kaliya, laakiin waa habka aan doorano inaan aragno, sida aan u nooleyno oo aan u aqbalno. ๐Ÿ’˜๐Ÿ˜š

Habeen wanaagsan: ๐Ÿ˜š๐Ÿ’˜

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

28 Oct, 09:50


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

28 Oct, 06:55


Daruur hoorto indhuhu
Ku doogsadeen baad
Iitahee dhaaya uroonay
Qalbiga kali ka dhawr.๐Ÿ’˜๐Ÿ’

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

Welcome new admin

@Ibraahim25

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

27 Oct, 05:57


Ruux aan doonayo
Naftu dooratay baad
Tahee gacalisadeydi
Nafta kuu riyaaqday.๐Ÿ’


Subax wanaagsan

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

26 Oct, 07:20


Waxaa tahay sheyga
Ugu Quruxda badan
ee ey indhaheyga arkaan.๐Ÿ’๐Ÿ’—

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

24 Oct, 19:26


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

24 Oct, 19:23


Nolosha naftaadu waa Qalbiga ee wax walba la wadaag,  sheekooyinkaagu waxay taabanayaan oo ay dawaynayaan dareenka dadka kale oo dhan.๐Ÿ–ค๐Ÿฉท

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Oct, 19:50


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Oct, 19:36


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Oct, 10:26


https://chat.whatsapp.com/JK6dRdT3kfSI45QNZM3OcW

Waa group WhatsApp ah oo dumarka wax lagu baraayo fadlan hadii aad gabar tahay wuu ku anfacaa kubiir.๐Ÿ˜˜

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Oct, 08:21


- ู‡ูˆ ุดุฎุต ูˆุงุญุฏุŒ ูˆุงู„ู ุญุจ
He is one person, and a thousand loves.๐Ÿ’˜
Hal shaqsi iyo kun jaceyl ๐Ÿ’˜

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

20 Oct, 18:56


ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

16 Oct, 18:10


https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

16 Oct, 18:00


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

05 Oct, 08:00


- Waxaan jeclaan lahaa in aan joojiyo dhammaan lasheekeysiga gudaha ee naftayda ma doonayo in aan ka fikiro oo aan la hadlo iyada kaliya waxaan rabaa in aan ka baxsado oo aan iska aamuso.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช

Join us ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

03 Oct, 17:18


"‏ูˆุฎู„ู‚ุช ู„ูŠ ุญูŠุงุฉ ุฃุฎุฑู‰ ุญูŠู† ุฃุชูŠุช" โค๏ธ

waxaad ii abuurtay nolol kale markaad timid." โค๏ธ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

01 Oct, 11:17


"Sida jidhkaaga oo kaleh ayey maskaxdaaduna u daashaa ee ku nasi odhaahyaha murtida

@Udugga_murtida

แดŠแดษชษด๐Ÿ
https://t.me/Udugga_murtida

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

01 Oct, 06:27


Qofka Bini.adamka ah Waa in aysan ka Muuqanin Duruufuhu Waa Inuu Noqdaa qof Adag Oo Iska Difaaci karo Wayaha io waqtiga Adag Ee Aduunka La so Daris Noqdaโœโ˜บ๏ธ


@Jowharadi_qalbiga143

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

30 Sep, 13:53


Qalbigu Tuhun,buu Qabaa
Wuxuu Tabay Muuna Helin
Tusmiyo Noloshii wacneed
Baryahan muu Taaban oo
Tiir,baa igu xiran jabeyn
Halkii Aan Tagi lahaa
Waliba Tamashleyn lahaa
Hadeer wan ka tooganahay
Tolow Sidee,baa utagaa๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญโ˜บ๏ธ


โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅโœ๐Ÿ˜ญ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

29 Sep, 18:24


Xasuuustaan Aan Ba,ayn
Bis,Tey Bay iga dhigtee
Sidee loo baaniyaa
Naftii Cashaqu Barkado
Bukaan Socod liita iyo
Waliba Bay,lah uu ka dhigay
Qofkii Beer Nugeylka baray
Qof kale. Uu Baahi tiray๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿซ€

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

23 Sep, 07:28


Jaceylku waa shey qurux badan
Maaha shey xun ee dadka aan
Nolosha uhibeynay baa si qaldan
Noola dhaqmay.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

22 Sep, 14:12


- ‏ุงู† ู„ู… ุชูู‡ู… ุตู…ุชูŠุŒ ูู„ู† ุชูู‡ู… ูƒู„ู…ุงุชูŠ.

‏If you donโ€™t understand my silence, you wonโ€™t understand my words.

- Haddaad aamusnaantayda fahmi weydo, ma fahmi doontid erayadayda.๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Qalbitabat14 ๐Ÿ‘ˆ waa iib
@Caashaq15

@Ibraahim25 ๐Ÿ‘ˆ kala xiriir

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

21 Sep, 13:39


Sidii Roob soo Da,aayo
Cirkoo Sagalkii Ku Hooray
Intuu onkod Saama,Leyla
Cadceed Subaxasyta Deedna
Dhulkana Saxansaxo is gaartay
Sifada quruxdana Dhir Doog,leh
Ninkii Sahanka umaqnaana
Intuu Maqlo Saaxa roobka
Sacaadiyo Farax la Gooha
Ayaad Sifadoodi leeday
Samaan Badanow Hapiipi
suldaanka Naftow Adaa leh
Ruuxdaan Saadaalinayso
Inay Soor Kula Wadaagto
Sooryiyo Geel Aad Ka Dhiiptoโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿ’


โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

17 Sep, 05:04


Anigoo qalbiga aadanaha dhan udiiday ayaa adiga bis kusiiyaay si aan uga dhargo naxariista gudahaada ku jirtaโค๏ธ

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

12 Sep, 15:07


ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin๐Ÿ
https://t.me/Ur_amaley




Hi Halkan Ma igula Saaxiibi kartaaโค๏ธ๐Ÿ˜

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

11 Sep, 16:02


Dugsaa Ii tahay Daryeele
Dooqayga Ayaa Ku Raacay
Adaa Sida Damal Har.weyn leh
Naftaydaba Doojinaayo
Dabiibka Adaa Uquuro
Marnana Dayacaad Aqoonin
Ruuxda Dajisaa Ku Doonto
Waxaa Tahay Daacad Miiran
Qiyaanada laga Daboolay๐Ÿซ‚โค๏ธ๐Ÿ’

Good night guys

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

10 Sep, 06:53


Ma jiro qof weligii aad mashquul u ah, haddii ay ku xiisaynayaan waxay kuu heli doonaan waqti.




๐Ÿซ 

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

09 Sep, 09:51


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk
@Caashaq15 โค๏ธ๐Ÿ’–
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Waxaa dufcadii 2aad ubilaabeyna course free ah oo lagu baran doono graphics design hadaba hadii aad doneyso kala xiriir.โฌ‡๏ธ
https://chat.whatsapp.com/FVNeNvytyBODqP8RlDRahj

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

09 Sep, 06:50


Markaad Iidhawdahe Laabtada Ku Jiro Un,baan Dareema Awood Iyo Tamar Siyaada daganan Iyo Farxad Siyaada Libaaxaygii Laabtada Waa Janada Dunida La Joogagana Waa Ka Duwan Yahay Midka Dadko Dhan Runtii๐Ÿฆ๐Ÿซ‚โค๏ธโœ

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

04 Sep, 07:48


Waan jeclahay nolosha inta aad garabkeyga taagan tahay.๐Ÿ’–

@Caashaq15
@Qalbitabat14

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

28 Aug, 07:01


Haddii aad ka fikirto wixii hore,
waxaad ku noolaan doontaa
xanuun.๐Ÿ˜ช

Join iidheh baayo/boowe ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

26 Aug, 13:13


https://t.me/Caashaq15
Chennelkaan furtay
Sxbyaal join iidhaha ๐Ÿ‘

300 igu tuura pls

LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

26 Aug, 07:40


- ู…ุง ู†ุฎููŠู‡ ููŠ ู‚ู„ูˆุจู†ุง ูŠุธู‡ุฑ ุนู„ู‰ ูˆุฌูˆู‡ู†ุง๐Ÿ–ค
๐’˜๐’‰๐’‚๐’• ๐’˜๐’† ๐’‰๐’Š๐’…๐’† ๐’Š๐’ ๐’๐’–๐’“ ๐’‰๐’†๐’‚๐’“๐’•๐’” ๐’‚๐’‘๐’‘๐’†๐’‚๐’“๐’” ๐’๐’ ๐’๐’–๐’“ ๐’‡๐’‚๐’„๐’†๐’”.๐Ÿ–ค
.Waxa aan qalbigeenna ku qarinno ayaa wejiyadayada ka muuqda.๐Ÿ–ค


>>Ibrahim Geedi<<

Join iidheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15 200 nagu tuura.๐Ÿซก๐Ÿ‘Š

23,657

subscribers

2,057

photos

96

videos