Post Files ๐Ÿ“– @postfiles Channel on Telegram

Post Files ๐Ÿ“–

@postfiles


โ— @PostFiles
๐Ÿ‘‰waa Madal Aqooneed ๐Ÿ“š

โ— waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


โ— Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska

Post Files ๐Ÿ“– (Somali)

Post Files ๐Ÿ“– kan waa Madal Aqooneed ๐Ÿ‘‰๐Ÿ“š oo lagu dhiirigeliyo dadka qoraalka ugu halista badan. Kan waxaa ka helaysaa dhiirigalin, kobcinta garaadka, dhacdooyin hore, horumarinta shakhsiyada, tallaaboyin waxtar leh, iyo IWM. Owner/Founder-ka kan madasha ah waa @HassanAbdikadir. Haddaba, haddii aad rabto inaad kor ku taqaanno ama ka helido macluumaad aqooneed ama hal hal, si toos ah, waxaad u soo booqan kartaa kan @PostFiles. Waxaana loogu talagalay inuu bixiyo macluumaad muhiim ah oo lagu qoro, oo laguugu horumarinayo garashadaada iyo aqoontadaada. Ka soo booqo kan haddaad rabto inaad aqoon ama hal kor u heli karto oo ku saabsan waxaad aqoon, aqoon dheeri ah, iyo waxaad akhriyi karto. Waxaana kasoo jeeda madasha Aqoonta iyo Akhriska ee @PostFiles.

Post Files ๐Ÿ“–

21 Aug, 14:38


Qorshee Noloshaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Personal_Development.

Post Files ๐Ÿ“–

21 Aug, 14:38


Qorshee Noloshaada !

โ— Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin, qof wax kuu qabanaya ma jiro, hadii aad damiir yeelan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.

โ— Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha 
waxba kama noqdo.

โ— hadii wax uun nolosha ku 
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo goโ€™did, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.

โ— Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg ๐Ÿ‘‡๐Ÿ“–


Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
๐Ÿ‘‰ Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

09 Apr, 16:10


Ciid Wanaagsan โœจ๐ŸŒ™

CaaFimaad iyo cimri dheer ayaan idiin rajaynayaa dhamaan bahwaynta qiimaha leh ee ku xidhan madashan aqooneed ee @PostFiles

ุฃุนุงุฏู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ูŠู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุชุŒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

@PostFiles
#Eid_Wanaagsan

Post Files ๐Ÿ“–

29 Mar, 14:00


Qissada Nabi Idriis | Nabigii Ugu Horeeyay Ee Dhar Tola, Qalinna Wax Ku Qora.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Taariikhda_Ambiyada
#Ramadan_Mubarak

Post Files ๐Ÿ“–

29 Mar, 13:59


Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.PDF

โ— Waa Nabigii ugu horeeyay ee adeegsada qalin si uu wax ugu qoro, sidoo kalena waa qofki ugu hor bilaabay toloshada dharka.

โ— Waa Nabigii Sedexaad ee uu Alle usoo diray bani-aadamka kadib Nabi aadam iyo nabi shiis gadaashood.

โ— Nabi Idriis wuxuu dhashay 308 sano kahor geerida nabi aadam, dabcan wuxuu nolosha kusoo gaadhay Nabi Aadam.

โ— Culimada tafsiirka ayaa Nabi Idriis ku sheega inuu ahaa caalim dadka bara culuumta kala duwan,
sidoo kalena wax badan ka yiqaana cilmiga xidigiska iyo xisaabta, oo ahayd karaamo 
iyo tirmaam ugooni ah oo uu kaga duwanaa dadkii uu la noolaa.

โ— Mawduucan waxaynu kaga warami doona Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.

โ— ๐Ÿ™ Fadlan la wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena:
๐Ÿ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Halkan ka akhriso oo kala deg.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

25 Mar, 14:47


Qissada Nabi Aadam Calayhi-salaam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikhda_Ambiyada

Post Files ๐Ÿ“–

25 Mar, 14:47


Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF

โ— Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tahay inaynu ka sheekaynayno bilowga taariikhda insaanka !.

โ— Waa aabaha dadka iyo sidoo 
kale qofkii ugu horeeyey ee uu alle u doortay inuu noqdo halka ay ka bilaabmayso tafiirta aadmaha.

โ— Durriyadiisa, waxa uu alle SW ka fadilay noolaha kale oo idil.

โ— Waxaynu ku lafaguri doona mawduuceenan:  Sida uu alle SW u abuuray Aadam, Sidee looga soo saaray Jannada, iyo waliba sidee se u dhacay dilkii ugu horeeyey ee uu banii aadamku isku gaysto.

โ— Fadlan Akhriste La wadaag Linkiga Chanel keenan asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan oo ay wax uga bartaan diintooda :

๐Ÿ™๐Ÿ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Halkan ka Akhriso oo kala deg
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

18 Mar, 20:39


Khaalid Binu waliid, Saxaabigii Aan Waligii Goob Dagaal Ku Guuldaraysan.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikh

Post Files ๐Ÿ“–

18 Mar, 20:39


โ— Wuxuu ahaa hogaamiye ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag iyo Cadaalad.

โ— Wuxuu ahaa dagaalyahan hogaamiyay in ka badan 120+ dagaal aan midna laga guulaysan !

โ— Khaalid binu waliid ayaa aad u necbaa islaamka kahor intaanu soo islaamin !

โ— Ninkii u qabay islamka nacaybka intaas leeg ayaa mar kaliya isku badalay geesi kamida geesiyaashi islaamka, seef kamida seefihii sharafta lahaa ee guulaha usoo hoyay diinta islaamka.

โ— ilaa markii danbe uu nabigu "CSW" uu ugu magac daray "Seeftii alle ee galka laga saaray"

โ— Khaalid ibnul-waliid ayaa soo islaamay bishii safar sanadkii 8aad ee Hijriga.

โ— Khaalid binu waliid wuxuu ku suntanaa shakhsiyad u saaxiiba xeelado dagaal oo aan xiligiisi la aqoon.!

โ— Akhristayaal Mawduucan ayaynu ku eegaynaa xeeladihii dagaal ee u ku caan baxay khaalid ibnul-waliid

iyo waliba sababta uu u shahiidi waayay isagoo goob dagaal ku sugan, waliba isagoo goob joog u ahaa in ka badan 120+
dagaal.

Taariikhda Halyaygan Halkan ka akhriso oo kala deg
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

11 Mar, 14:45


Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™
....  ....  ....  ....  ....  ....  ..

Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee ๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—ก guud ahaan umadda muslimka ah ee ku nool dacalada dunida gaar ahaana aqoonyahanada Ku jirta Madashan @PostFiles.

ALLE ha inaga yeelo kuwii bishaas barakaysan loo danbi dhaafo, Acmaasha wanaagsan ee aynu la imanaynana ALLE ha inaga aqbalo, Allena ha inaga dhigo kuwii naarta uu ka xoreeyo.

โ— Intaynu ku guda jirno Bishan barakaysan ee ramadan waxaad halkan kala socon doontaan Maqaalo " Articles" " Documents" taxane ah oo diini ah.

โ— La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena si ay uga Faa'idaystaan kheyrka
๐Ÿ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Madashan Ku biira Waa madal aqooneed ood ka Faa'idi doonto:

๐Ÿ‘‰https://youtu.be/LJQ0Xxc_2FU?si=r4HQ1tyGaTCxsopS



#๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—ก_๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž
  #Madasha @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir

Post Files ๐Ÿ“–

18 Jan, 09:07


Qaabkee U Horumarin Lahayd Shakhsiyadaada una gaadhi lahayd waxaad rabto nolosha.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Personal_Development

Post Files ๐Ÿ“–

18 Jan, 09:02


Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Horumarinta_shakhsiyada

Post Files ๐Ÿ“–

18 Jan, 09:02


Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF

โ— Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo.

โ— inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen.

Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan.

โ— Hadaba maxaa dib inoo celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !!

โ— mawduucan waxaan
kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka.

#Halkan_Kala_deg
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

12 Jan, 16:21


@PostFiles Chanel: "Maaha Goob Aad Ugu Iman Doonto Talooyin Bilaa Tayo Ah Iyo tacab Waxtar Lahayn, Balse waa madal aad ka Heli Karto Farsamoyin
waxtar Leh sida Horumarinta Shakhsiyada, Kobcinta garaadka iyo hab Fikirka kuwaas oo si wayN wax Uga Badali Doona Noloshaโ€œ.

Ku Biir Hadda: ๐Ÿ‘‰Https://t.me/PostFiles
Oo La wadaag Asxaabtada.๐Ÿ™

Madasha: @PostFiles Madasha akhriska
Qoraaga: @HassanAbdikadir

#Subscribe
#Share

Post Files ๐Ÿ“–

31 Dec, 21:03


2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF

Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.

Post Files ๐Ÿ“–

31 Dec, 21:03


2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF

โ— Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bedelayaa noloshada, garaadkaga, iyo waliba qaab Fikirkaga.

โ— Waxaad mar walba kasii durkaysaa dhalinyarnimada adigoo usii dhawaanaya marba marka kasii danbeeya waayeelnimada.

โ— Hadaba maadaama aynu taaganahy bilowga sanadka 2024 qof walba waxa looga baahan yahay inuu naftiisa ku sameeyo xisaab xidh ah: intee in leeg ayaad guul gaadhay.

โ— Halkan waxn kugula wadagaya PDF hadii aad si wanaagsan u akhriso wax ka badalaya qaab nololeedkagi hore iyo waqtigii Kaa kala daadsana iyo waliba Qorshayashaadi Fashilmi jiray.

โ—๐Ÿ™๐ŸปLinkiga chanel keena aynu la wadaagno asxaabtena si ay uga Faa'idaystaan.

๐Ÿ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Halkan ka akhriso oo kala deg
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

15 Dec, 15:46


7 Tallaabo oo aad ku kordhin karto awooda xasuusta maskaxdaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge

Post Files ๐Ÿ“–

15 Dec, 15:45


Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF

โ— Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale.

โ— Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !.

โ— Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !.

โ— Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda.

โ— ๐Ÿ™๐Ÿ‘‰Fadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan
๐Ÿ‘‰ Https://t.me/PostFiles

#PowerOfTheBrain๐Ÿง 
Halkan ka akhriso oo kala deg
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Post Files ๐Ÿ“–

07 Dec, 13:31


Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano:
"socratic questioning".

go'aan qaadashada qotoda dheer

Hadaba hadaad sharcigan noloshaada ku dabaqdo waxaad gaadhi kartaa: horumar badan, khilaafaad badana wad ka fogaan doonta.

"Socratic Questioning" wuxuu sheegaya:

Markaad go'aan qaadanayso ama gaadhayso waa inad waqti yar qaadata si aad isku waydiiso su'aalaha:

1โ–ช๏ธŽ Waxani ma ii Fiican yihiin waxan aan go'aansanaayo ?

2โ–ช๏ธŽ Waxan aan go'aansanayo cadayn noocman u hayaa ?

3โ–ช๏ธŽ Waxan aan go'aansanayo noloshayda maxay kuso kordhinaysa !?

โ— Dhowrkan su'aalod hadad is waydiisid waxaad gaadhi doonta go'aan fiican oo caqli gal ah.

Researcher: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge

Post Files ๐Ÿ“–

07 Dec, 13:15


๐Ÿ‘‰Mawduucyadii ugu Akhriska badnaa Labadi bilood ee u danbeeyay ee @PostFiles

1.๐Ÿ“– ๐Ÿ‘‰Astaamaha dadka guulaysta.PDF
https://t.me/PostFiles/170

2.๐Ÿ“– ๐Ÿ‘‰Sideed ku noqon kartaa aqoonyahan.PDF
https://t.me/PostFiles/148

3.๐Ÿ“–๐Ÿ‘‰Halyaygi Islaamka Salaaxidiin Al ayuubi.PDF
https://t.me/PostFiles/151

4.๐Ÿ“–๐Ÿ‘‰ Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF
https://t.me/PostFiles/157

5.๐Ÿ“–๐Ÿ‘‰Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn.PDF
https://t.me/PostFiles/172

ยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐยฐ
FG: Fadlan linkiga chanel keena aynu La wadaagno asxaabtena๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘‰Share Https://t.me/PostFiles

2,518

subscribers

57

photos

44

videos