Eng. Abdishakur Mohamed @abdishakurhm Channel on Telegram

Eng. Abdishakur Mohamed

@abdishakurhm


Ka soo qayb gal habeenka Cryptocurrency iyo Nairobi, iska diiwaan geli halkaan
WhatsApp: wa.me/+252615661431
Tababarka Nairobi: 0745391155

Eng. Abdishakur Mohamed (English)

Are you a fan of informative and engaging content? Look no further, because Eng. Abdishakur Mohamed is here to provide you with just that! As a content creator and the CEO of Sahal Swap, Abdishakur Mohamed brings you interesting videos and updates on a variety of topics. You can find him on his Telegram channel @abdishakurhm, where he shares his latest work and insights. With a background in engineering, Abdishakur Mohamed offers a unique perspective on technology, innovation, and entrepreneurship. Channel1, youtube.com/abdishakurhm, is where you can watch his educational and insightful videos, while Channel2, youtube.com/calanqaran, offers a different aspect of his content. To learn more about Abdishakur Mohamed and his projects, visit his website at abdishakur.me. Stay informed and entertained by joining Eng. Abdishakur Mohamed's Telegram channel today!

Eng. Abdishakur Mohamed

13 Nov, 14:48


🔥🔥🔥

Eng. Abdishakur Mohamed

13 Nov, 09:12


Card Bank qofka aan lahayn waa ku adkaan doonaa inuu bixiyo khidmadda adeegga Sahal Swap, la soo deg App-ka Waafi, master card bilaash ah furo. waa 1 daqiiqo wax aad ku samayn karto insha Allah sabtida 16-ka bisha ayaa la daah qaadi doonaa adeegga cusub diyaar garow @sahalswap

Eng. Abdishakur Mohamed

12 Nov, 07:26


🔴Shirkadda Sahal Swap ayaa dhawaan daah qaadi doonta adeegga signalska fursadaha leh, waxaa howshaas u qaadanay 3 kamid ah xubnaha ugu fir fircoon ardaydii aan soo saaray.

Sahal Swap isha ku haay, xubnaha ugu horreeya waxay heli doonaan discount, maalin walba 2 trade ayaa heli doontaa bisha dhan waa $50 kaliya, waxaa jaaniskaas la siin doonaa 50ka qof ugu horreeya.

More info Join Sahal Swap

Eng. Abdishakur Mohamed

12 Nov, 06:31


Ku raaxeyso maal mahaaga 🤣 100k soon 👀

Eng. Abdishakur Mohamed

10 Nov, 19:00


October 29 👀👆

Eng. Abdishakur Mohamed

10 Nov, 18:59


JUST IN: Dogecoin $DOGE rises 34% today, surpassing a $42 billion market cap.

🌟@sahalswap

Eng. Abdishakur Mohamed

07 Nov, 05:22


Dowladda Kenya waxay soo aruurisay ($77.5 million) oo ah dakhli canshuur laga qaaday traderska (cryptocurrency) sanadkii la soo dhaafay.

Ka warran Somalia 🇸🇴

Eng. Abdishakur Mohamed

07 Nov, 03:02


Maskaxda ka dambeysay guusha Trump waa Elon Musk, waxaa la leeyahay waa musharrax Madaxwaynaha xiga Trump 🇺🇸

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 20:25


Malaga yaabaa in la soo sii daayo Asaasihii Silk Road, waa ninkii ugu halis badnaa Dark Web?

Muuqaalka dhagartii Roos halkan ka daawo
▶️VIDEO

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 20:05


🔴JUST IN: #Bitcoin records another ATH of $75,902.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 18:33


🔴Sida ku cad xogta, haddii dowladda Jarmalka aysan iibin lahayn kaydka BTC ee ay haysteen bishii July markuu qiimaha ahaa $54,000, waxay heli lahaayeen $990 milyan oo dheeraad ah oo dakhli ah.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 18:22


Ma xasuusataa 11-kii ballanqaad ee Madaxweyne Donald Trump u sameeyey bulshada Bitcoin iyo cryptocurrency: halkan ka aqriso.

1/ Shaqada ka eryi doono Gary Gensler, Guddoomiyaha SEC, Maalinta 1aad
2/ Aasaasi doono "Keydka Qaranka ee Bitcoin"
3/ Ka dhigi doono Mareykanka "caasimadda Bitcoin iyo cryptocurrency-ga ee adduunka"
4/ Haysan doono 100% ee 203,650 $BTC ($14.95B) oo hadda ay haysato dowladda Mareykanka
5/ Ka saari doono canshuurta faa'iidada raasumaalka Bitcoin
6/ Taageeri doono macdanta Bitcoin ee Mareykanka
7/ Joojin doono cadaadiska sharciyeynta ("ololaha ka dhanka ah crypto")
8/ Daahfuri doono "golaha la-talinta madaxweynaha ee Bitcoin iyo crypto"
9/ Ilaalin doono xuquuqda dadka ee inay haystaan digital assets-kooda iyaga oo aan cid kale ku halleynin
10/ Majirto CBDC (Lacag Digital ah oo ay dowladda leedahay)
11/ Cafin doono xukunka nolosha ee labalaabka ah ee Ross Ulbricht, aasaasaha Silk Road.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 10:53


🔴Donald Trump ayaa lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay doorashada Mareykanka.

Donald Trump ayaa markii labaad loo doortay madaxweynaha Mareykanka.

Trump waa madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, sida ay ku warbixisay wakaaladda wararka ee Associated Press.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 09:31


👆

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 09:07


🔴Trump wuxuu ku dhawaaqay guul khudbad uu ka jeediyey West Palm Beach, Florida, isagoo yiri “Amerika waxay na siisay kalsooni xooggan oo aan horey loo arag.”

🔴Guusha musharraxa Jamhuuriga ee Pennsylvania waxay u dhowdahay iney siiso saddex cod oo uu ugu guuleysan lahaa madaxtinnimada. Waxaa la filayaa inuu codadkaas ka helo Alaska.

🔴Jamhuurigu waxay la wareegeen gacan ku haynta Senate-ka. Waxay ku guuleysteen 13 kursi oo Senate ah, sida ay sheegayaan saadaasha AP, taas oo siinaysa aqlabiyad 51 kursi ah 100-ka kursi ee Senate-ka.

🔴Cedric Richmond, oo ka mid ah hoggaanka ololaha Harris, ayaa sheegay in musharraxa Dimuqraadiga aysan taageerayaasha kula hadli doonin Howard University, Washington, DC. Harris oo aan wali tanaasulin ayaa la filayaa inay khudbad u jeediso shacabka Arbacada maanta ah.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 08:45


🔴 Hello Bitcoiners 🔥

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 08:41


November bishii macaashka 🔥🔥🔥

THE #BITCOIN BULL MARKET HAS STARTED.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 08:28


This is the President 😎

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 07:41


🔴 LIVE Now Trump ayaa taageerayaashiisa ku tilmaamay inay abuureen “dhaqdhaqaaqa siyaasadeedka ugu weyn abid,” isagoo ballan qaaday inuu dalkaan ka dhigi doono mid xooggan, aamin ah, oo barwaaqo leh, kuna tilmaamay mustaqbalka “waayaha dahabiga ah ee Amerika.

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 07:30


odeyga 3 cod kaliyaa u dhiman hambalyo ma dhahnaa 😅😅😅

Eng. Abdishakur Mohamed

06 Nov, 07:30


Trump now has 267 electoral votes, just three shy of victory.