Qoraalo✍️ @qoraalo12 Channel on Telegram

Qoraalo✍️

@qoraalo12


Keliya ku raaxaysi aqris

Qoraalo (Somali)

Qoraalo waa Telegraam channel aad ka heli kartaa raaxaysi aqris ah oo ku saabsan qoraalada iyo waxyaabaha fudud ee ku saabsan aqris. Channel-kaan waxaa loo isticmaali karaa si aad u hesho heeso, maanso, iyo qoraalo aad u xiisaha badan. Qoraalo waa furaha qoraalaha Soomaalida oo ah kan ugu wanaagsan ee ka dhig kara qiimayn wacan, wararka caalamka, iyo mashruucyo cusub. Haddii aad jeclaan lahayd inaad ku raaxaysi aqris iyo inaad ka heli karto qoraalada xiisaha badan, Qoraalo channel waa goobtaada ugu wanaagsan. nn Channel-kaan "qoraalo12" waxaa loo isticmaali karaa si aad u hesho raaxaysi aqris ah, qoraalo iyo maansooyin dhaqameed oo Soomaali ah. Channel-kaan waxaa ka kooban kara qoraalo aqrisan, waxaa la shaqayn karaa inuu soo bandhigo maqaallo kala duwan oo aad u xiisaha badan. Sidaa darteed, haddii aad rabto inaad ka heli karto waxyaabaha fudud ee ku saabsan aqris iyo maansooyin, fadlan ka dhiiri gelin channel-ka Qoraalo. nn Qoraalo waa goobtaada ugu wanaagsan ee ku raaxaysi aqris iyo inaad ka heli karto qoraalada aad u xiisaha badan. Ka soo gal channel-kaan haddii aad doonayso inaad ka heli karto hees iyo qoraalooyin dhaqameed. Qoraalo waa furaha qoraalaha Soomaalida!

Qoraalo✍️

16 Nov, 21:00


Soo jeedna soo celin waa kuwii tegay

Hilowna habeenkii ka seexan weynay….

Qoraalo✍️

27 Sep, 06:30


Waan jeclahay sidii ay tahay amaano qoorta ii saaran waan jeclahay sidii ay tahay dardaaran aduunku ii dardaarmay….

Qoraalo✍️

29 Jul, 12:31


Keliya ahow iinsaan.

Qoraalo✍️

22 May, 22:22


Qalbiga insaanku ma bogsado
Marka uu waayo qof uu jeclaa

Weligiiba waa uu tebaa qofkaas...

Qoraalo✍️

21 May, 14:16


Inaad xaqiiqsato in naftaada adiga mooye qof kale oo u maqan aanu jirin baa lagu xisaabshaa in ay ka mid tahay guulaha.

Qoraalo✍️

19 May, 22:18


Marka adoo cagaagan Illhay wax Ku siiyo socodkaaga ha badalin…..

Qoraalo✍️

19 May, 22:16


Waan ka xumahay

Hadalka ma deeqsiin aqaano

Qofka ayna naftaydu u bogin…..

Qoraalo✍️

11 May, 01:59


Wadanka aad ku aragto jaahilki oo maqaaxida fadhiya kii wax bartayna uu shaaxa u shubayo sida uugu dhakhsaha badan uuga haajir...

Qoraalo✍️

25 Apr, 23:56


Waxa aan doonayaa in aan sameeyo fal dambiyeed Soomaaliya la igaga masaafuriyo.

Qoraalo✍️

19 Apr, 22:24


Sawir guud oo ay leeyihiin dhammaan kuwii inagula ballamay in ayna inaga tegayn...

Qoraalo✍️

15 Apr, 20:37


Waxaad xidhaa telephone kaaga marka aad ka daasho hadana dib baaad u furtaa dhawr daqiiqo ka dib adoo noloshaaada ka daalay.

Sidaas saw maaaha?

Qoraalo✍️

14 Apr, 22:06


Hadii aad qabto fikrad ah inaad wadanka iskaga tegto oo aad tegto meel aanad cidna ka aqoon bartaasna aad nolol cusub ka bilaabato, ku soco oo samee noloshu way gaaban tahaye.

Qoraalo✍️

14 Apr, 22:03


Dhammaantood waxa ay la oynayaan xanuunka qalbiga halka ka calooshuna in loo fiirsado u baahan yahay.

Qoraalo✍️

24 Mar, 22:49


Hadii aad aragto gabadh uur leh, ogow caloosheeda ilmo baa ku jira....!!!

Qoraalo✍️

23 Mar, 20:41


Xasuusnow, ninka raba in uu boqortooyo dhidbaayi waxa uu u baahan yahay gabadh u dhaqanta sida boqoradaha

Uma baahna tu yar oo u baahan danaynta kureyda iyo inta ku xeeran.

Qoraalo✍️

12 Mar, 04:01


Waxaan idiinku hambalyaynayaa curashada bisha ramadaan oo maanta labo ah. Alle ha inaga aqbalo camalkeena inta wanaagsan

Qoraalo✍️

11 Mar, 09:39


Ma ogtahay hadii aad soonto 30-ka cisho ee Ramadan ay la mid tahay adiga oo soomay bishii oo dhan!!!

Qoraalo✍️

23 Feb, 12:32


Saxiibkay keligii jacayl kuma dhaco,mar walba saxiibadii waxa uu ku yidhaahdaa saxiibkayna naag u keen..

Qoraalo✍️

18 Feb, 17:47


Hadii aad cunto fiican cunto oo aad jimicsi samayso sigaarkana iska dayso waxaad dhiman doontaa adoo cafimaad qaba...

Qoraalo✍️

27 Jan, 08:46


Wadada toosan ma soo saarto dirawal xariif ah noloshuna waa sidaas saxiib...