Mubarak Hadi @mubarakhadi101 Channel on Telegram

Mubarak Hadi

@mubarakhadi101


Mubarak Hadi Telegram Channel (English)

Are you looking to transform your life and reach your fullest potential? Look no further than the Mubarak Hadi Telegram channel! Mubarak Hadi is not only an author but also a trainer and life coach who is dedicated to helping individuals unlock their inner greatness. Through his channel, @mubarakhadi101, Mubarak Hadi offers a variety of online and offline courses designed to empower individuals to live their best lives. Whether you prefer 1 on 1 coaching or group sessions, Mubarak Hadi has the expertise and experience to guide you on your journey to personal growth and success. In addition to his coaching services, Mubarak Hadi is also available as a Keynote speaker for events and conferences. His insightful and inspiring talks are sure to motivate and energize any audience, leaving a lasting impact on all who attend. Don't miss out on the opportunity to work with Mubarak Hadi and take your life to the next level. Visit his website at https://www.mubarakhadi.com to learn more about his services and book your coaching session today. Join the Mubarak Hadi Telegram channel and start your transformational journey now!

Mubarak Hadi

11 Jan, 19:21


Foto von Amir
https://us02web.zoom.us/j/83508295753?pwd=wF6XDEq2aTZl0nUcCmo41HiYb7aWK8.1

Mubarak Hadi

09 Jan, 14:58


Koorsada:
๐‘ฒ๐‘ถ๐‘ฉ๐‘ช๐‘ฐ๐‘ต๐‘ป๐‘จ ๐‘จ๐‘พ๐‘ถ๐‘ถ๐‘ซ๐‘จ๐‘ฏ๐‘จ ๐‘ฏ๐‘ถ๐‘ฎ๐‘ฎ๐‘จ๐‘จ๐‘ด๐‘ฐ๐‘ต๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘ซ
(Leadership Course)

๐ŸŽ™๏ธ Soo jeediye: Ustaad Ibrahim waberi

๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป Fogaan arag (Online Course)

๐Ÿ“† Taariikhaha: 9, 16 & 23 FEB 2025

๐Ÿ•– Xilliyada
8:00 PM EAT (geeska Afrika)
5:00 PM UK Time
11:00 AM Minneapolis
18:00 PM CET

๐‘ญ๐’‚๐’…๐’๐’‚๐’ ๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’Š๐’Š๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š:
https://wa.link/ddpzoz
+41 76 544 61 56

Si aad uga qayb qaadato Horudhaca soo raac lifaaqa hoose:

https://chat.whatsapp.com/HZffhlsKx90FcDRgrfDguh

Mubarak Hadi

05 Jan, 04:06


๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐๐‡๐ƒ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ

Mawduuca bishaan waa:
๐˜ผ๐™ง๐™–๐™œ๐™ฉ๐™ž๐™ฎ๐™–๐™๐™– ๐˜ฟ๐™ž๐™— ๐™ช ๐™๐™–๐™—๐™š๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– & ๐™ƒ๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐˜ฝ๐™ช๐™ก๐™จ๐™๐™–๐™™๐™– ๐™š๐™š ๐™ˆ๐™ช๐™›๐™–๐™ ๐™ž๐™ง๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™จ๐™ก๐™–๐™–๐™ข๐™ ๐™– ๐™Œ๐™–๐™–๐™ง๐™ ๐™ค๐™ค๐™™.

๐ŸŽ™๏ธ Soo jeediye: Maygaag Maxamuud

๐ŸŽค Xidhiidhiso: Ustaadah Khadija Cali

๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป Aaladda: Zoom-ka

๐Ÿ“† Taariikhda: 18/01/2025

๐Ÿ•– Xilliyada
9:00 PM EAT (geeska Afrika)
6:00 PM UK Time
12:00 PM Minneapolis
19:00 PM CET

Si aad uga qayb qaadato soo raac Link-kiga hoose Mahadsanid.

Telegram:
https://t.me/PHDCenter

Mubarak Hadi

02 Jan, 07:02


https://forms.gle/71ns1yhBuJLtPtU46

Mubarak Hadi

31 Dec, 15:31


Kaliya *1* Maalin

Haddaโฌ‡๏ธ;

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

29 Dec, 18:59


Kaliya *2* Maalmood

Haddaโฌ‡๏ธ;

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

28 Dec, 17:03


*Ka harsan kaliya 3 Maalmood kaliya*

โฌ‡๏ธ

https://wa.link/aituqy

Mubarak Hadi

27 Dec, 15:45


*Dhawaan iyo Koorsada *Make 2025 Your Best Year*

Haddaโฌ‡๏ธ;

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

26 Dec, 18:05


*Dhawaan iyo Koorsada *Make 2025 Your Best Year*

Haddaโฌ‡๏ธ;

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

25 Dec, 18:30


*Ka harsan kaliya 7 Maalmood*

โฌ‡๏ธ

https://wa.link/aituqy

Mubarak Hadi

24 Dec, 16:36


*Dhawaan iyo Koorsada *Make 2025 Your Best Year*

Haddaโฌ‡๏ธ;

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

23 Dec, 03:11


*Ka harsan 8 Maalmood*

Koorsada *Make 2025 Your Best Year*


https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

23 Dec, 03:03


https://x.com/mubarakhaadi?s=21

Mubarak Hadi

21 Dec, 17:55


Live ZOOM

https://us02web.zoom.us/j/88000481065?pwd=MmPIbKOkOE4JtASayRnkHcXrFm06lR.1

Mubarak Hadi

18 Dec, 15:01


๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐๐‡๐ƒ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ

Mawduuca bishaan waa: Nolol maalmeedkii NEBIGA scw
(The Daily Routine of The Prophet)

๐ŸŽ™๏ธ Soo jeediye: Mubarak Hadi

๐ŸŽค Xidhiidhiso: Ustaadah Khadija Cali

๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป Aaladda: Zoom-ka

๐Ÿ“† Taariikhda: 21/12/2024

๐Ÿ•– Xilliyada
9:00 PM EAT (geeska Afrika)
6:00 PM UK Time
12:00 PM Minneapolis
19:00 PM CET

Si aad uga qayb qaadato soo raac Link-kiga hoose.

Telegram:
https://t.me/PHDCenter

๐‘พ๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’ ๐’‚๐’‰:
https://wa.link/ddpzoz
+41 76 544 61 56

Mubarak Hadi

18 Dec, 06:35


https://youtu.be/9lxKQKNEPZo?si=Y25iP2OwBLbDFV5R

Mubarak Hadi

16 Dec, 17:16


Si aad isku diiwaangeliso, la xidhiidh WhatsApp link ga hoose insha Allaah.

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

14 Dec, 17:59


*Live Zoom*

https://us02web.zoom.us/j/83314191347?pwd=nibPyRVeemJKW6auf5MBxPon2v7hWN.1

Mubarak Hadi

04 Dec, 17:42


Ma rabtaa in 2025 uu kuu noqdo sanad aad wax badan xaqiijiso?

La xidhiidh WhatsApp link hoose:

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

04 Dec, 07:14


Ka harsan kaliya *3 Maalin*

La xidhiidh ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ“žโœ๏ธ

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

03 Dec, 14:28


Free Webinar: Daawada Dibidhigashada (Ending Procastination) ayaa 7-da bisha inoo qabsoomi doonta insha Allah.

Si aad isku diiwaangeliso, la xidhiidh WhatsApp link ga hoose insha Allaah.

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

29 Nov, 17:42


Live Zoom

https://us02web.zoom.us/j/81947955021?pwd=eYlOJ8bXZ7qjqRmqHkmmKwrwAuoiZG.1

Mubarak Hadi

28 Nov, 03:38


Nala soo xidhiidh, oo hel ๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐Ž ๐ƒ๐‡๐ˆ๐Œ๐ˆ๐’ ๐๐€๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐ oo ah 50%* laaga billaabo *28/11/2024* ilaa *07/12/2024*

La xidhiidh ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ“žโœ๏ธ

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

27 Nov, 16:30


Si aad uga qayb qaadato Horudhaca *Maandhis Book Club* fadlan soo raac:

https://chat.whatsapp.com/IP1ASATT9050nDQz0Exc8i

Diiwaan galin:
https://wa.link/aituqy

Mubarak Hadi

26 Nov, 17:01


Asc gacalleyaal, miskiinkii X (Twiter) cusub buu furtay. Waxaa la yidhi abateedka qoraalka ayuu qofka u furaa. Intiinna X leh, halkaa innaga giijiya :) https://x.com/MubaarakHad

Mubarak Hadi

25 Nov, 13:15


https://youtu.be/BjX4adwTRfU?si=NopqBeVggCERaMuh

Mubarak Hadi

23 Nov, 17:22


*Live Zoom* iyo ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐๐‡๐ƒ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ
------
https://us02web.zoom.us/j/83465343546?pwd=rYbzvsGwvFwsPXuWMypaSR9iCnXMEO.1

Mubarak Hadi

23 Nov, 04:26


https://youtu.be/RabV7DbMhDs?si=0B5wkWmhJ_uNgYrD

Mubarak Hadi

22 Nov, 18:53


Si aad uga qayb qaadato Horudhaca *Personal Development Diploma* fadlan soo raac:
https://chat.whatsapp.com/BiPZkTTvQ4o4XtEecH7F6Hl


Faahfaahin:

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

22 Nov, 18:49


Si aad uga qayb qaadato Horudhaca *Maandhis Book Club* fadlan soo raac:

https://chat.whatsapp.com/IP1ASATT9050nDQz0Exc8i

Faahfaahin:
https://wa.link/aituqy

Mubarak Hadi

19 Nov, 04:06


https://youtu.be/DC-hrJTCrRg?si=TIYn15_0X9BnJuou


1. Stress ku Muxu Yahay?
2. Sidee buu Qoysaka u Saameeyaa?
3. Sidee buu Caafimaadkeenna u Saameeyaa?
4. Maxaan ku Garanayaa in uu Stress I hayo?
5. Halkee buu Stress ku inooga Yimaaddaa?
6. Sidee Stress la isaga Maareeyaa?

Insha Allaah taxane ayuu inoo noqon doonaa barnaamijkan.

Mubarak Hadi

18 Nov, 09:15


Si aad uga qayb qaadato Horudhaca *Personal Development Diploma* fadlan soo raac:
https://chat.whatsapp.com/BiPZkTTvQ4o4XtEecH7F6Hl


Faahfaahin:

https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

18 Nov, 09:14


Si aad uga qayb qaadato Horudhaca *Maandhis Book Club* fadlan soo raac:

https://chat.whatsapp.com/IP1ASATT9050nDQz0Exc8i

Faahfaahin:
https://wa.link/aituqy

Mubarak Hadi

18 Nov, 05:57


Wax Akhrisku waxa uu wax iga Baray Naftayda

Marka laga soo tago isku dayga iyo tajaarubta noloshu waxa ay qofka barto, ma aqaan wax qofka naftiisa ka barid badan wax akhriska.

Akhrisku waa fal cajiib ah. Inta aad ku guda jirto, wuxu si toosa kuugu ifinayaa qaybo badan oo ka mid ah naftaada oo aad horay u moogganayd. Wuxu hoos kuugu dhaadhicinayaa gunta iyo ubucda naftaada. Suurad wal oo aad akhriyayso, xadiis wal oo aad ku dul hakato, sheeko kasta oo aad isha la sii raacdo, gabay wal oo aad dhab u dhadhansato iyo jumlad kasta oo si dhumuc iyo feejigo leh sadarrada buugga dhexdiisa loogu dhigay, waxay kor u qaaddaa naf-ogaalka iyo is-kawarqabka qofkaโ€” waa haddu soo jeedoโ€™e. Waxay shaaca iyo daboolka ka qaaddaa naf-akhrinta iyo dibu-eegista (reflections) akhristaha, taasoo u saamaxda in uu si saani ah naftiisa iyo waayihiisa dhab ugu eegi karo, una fiirsan karo dareen-celinta ay sadarrada iyo bogagga uu akhrinayo naftiisay ka dhex tusayaan sidii muraayad uu isku eegaayo oo kale.

Akhrisku, waxa uu baalasha buugga dhexdooda kugu barayaa iimahaaga iyo waxa aad ka gaabinayso. Waxa uu kugu baraarujinayaa awoodahaaga iyo waxa aad ku wanaagsan tahay. Waxaad sheekooyinka iyo dhacdooyinka dhexdooda ku fahmaysaa qiyamtaada, mabaadโ€™idaada, jamashooyinkaaga, ihtimaamaadkaaga, baqdimahaaga iyo badhaadhahaagaba.

Akhrisku, wuxu la yaab ku leeyahay dibad u soo saaridda dareemada iyo laxawyada innagu dhex aasan. Akhrisku, waxa uu ina dhex muquuriyaa laxawyo iyo cawaadif ay dhif tahay inaan sida caadiga ah u dareenno, oo dhaafsan laxawyada innagu dhasha nolol-maalkeenna. Sidoo kale, sheekeeyinka aad akhriso, waxay kor u qaadaan tudhaalahaaga (empthy), oo intay naftaada iyo laxawyadaada kaa dhex saaraan, kuna geeyaan duni kale, ayay kuu geliyaan qofka kale kabihiisa si aad ula dareento shucuurtiisa. Akhrisku kaliya inama baro sida wax loo dareemo, ee waxa uu sidoo kale in baraa sida loogu dul fekero dareemada. Wuxu in baraa sida aynu u magacaabi lahayn, sidii aynu u fahmi lahayn iyo sidii aynu u cabbiri kari lahayn culayskooda. Waayo-aragmiada aadanaha, ee sadarrada buuga dhexdiisa lagu weeleeyay, waxay qofka baraan qaadka uu u leeyahay farxadda, murugada, cadhada iyo rajada.

#Taxanaha akhrisku waxa uu i baray
โ€” Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

17 Nov, 20:20


Reer Minnesota, waxaan idinku casumayaa kulan muhuima oo aad wax badan lagu kala korodhsan doono insha Allaah. Nagala soo qayb gala 23 bishan iyo Hall ka ZAWADI insha Allaah.

Iska diiwaangeli link-gan : https://www.digitalwaveinc.com

Mubarak Hadi

14 Nov, 18:07


Hadda ayuu billaabmay (Live)


https://t.me/PHDCenter

Mubarak Hadi

14 Nov, 07:58


๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐๐‡๐ƒ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ

Mawduuca bishaan waa: Joogtayta (Persistence)

๐ŸŽ™๏ธ Soo jeediye: AbdaIa Shafey

๐ŸŽค Xidhiidhiso: Ustaadah Khadija Cali

๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป Aaladda: Zoom-ka

๐Ÿ“† Taariikhda: 23/11/2024

๐Ÿ•– Xilliyada
8:30 PM EAT (geeska Afrika)
5:30 PM UK Time
11:30 AM Minneapolis
18:30 PM CET

Si aad uga qayb qaadato soo raac Link-kiga hoose.

https://chat.whatsapp.com/GdbuAsVKalOJ3oj3x2noOu

๐‘พ๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’ ๐’‚๐’‰:
https://wa.link/ddpzoz
+41 76 544 61 56

Mubarak Hadi

11 Nov, 17:27


Akhrisku Waxa uu i Baray Dulqaadka.

Akhrisku, badi waa shaqo adag, oo u baahan fadhi, fahan iyo fikir. Afkaarta baalasha buugga ku qoranina, waxay u baahan tahay rarid, rogrogid iyo rasayn. Aragtiyaha aad akhriyaysid, waxay u baahan yihiin qalid, qorid iyo qiimayn. Intaasiba waxay ku baraysaa oo kaa dalbaysaa dulqaad.

Akhrisku waxa uu i baray jaadadka jahliga, noocyada dadkiisa, dabciyada aadanaha iyo ashyaaโ€™da. Aqoontaasi, waxa ay ii saamaxday, inaanan qof kastaa la doodin, haddaan la dooddana aan la fogaan, haddaan la fogaadana, aan fami karo halka uu ka imaanayo. Akhrisku waxa uu i baray, mar wal oo uu bato ogaalkaaga ku aaddan dabciyada dadka iyo sababaha ficilladooda horseedi kara, waa mar wal oo aad u dulqaadan karayso, sababtoo ah, aadanuhu uma dulqaato waxa aanu ogayn sababta ay u dhacayaan. Culimadu waxay odhan jireen: ูˆู…ู† ุงุชุณุน ุนู„ู…ู‡ ุงุชุณุน ุตุฏุฑู‡

Qofka ay aqoontiisa badato, waxaa ballaadha laabtiisa (dulqaadkiisa).

Akhrisku waxa uu i baray, qof waliba in uu nolosha daaqad ka soo eegayo oo uu marar badan xagal kaliya nolosha ka arko, si sawirka oo dhammaystiran loo arkana, aad u baahan tahay inaad nolosha kasoo eegto dadka kale daaqadahooda (xagalladooda). Akhrisku waxa uu i baray inaan kaadsiimo yeesho oo aan ku degdegin sawir aan ii dhammaystirnayn.

Akhrisku, waxa uu noofallada iyo sheeko-faneedda dhexdeeda igu baray, in qof wal uu nolosha halgan iyo dirir kula jiro, sidaa daraaddeedna ay tahay inaad naxariis iyo dulqaad u muujiso. Waayo, ma dareemi kartid, mana ogaan karaysid xaaladda uu qofku immikadaa ku sugan yahay in aad u cudurdaarto mooyee.

#Taxanaha akhrisku waxa uu i baray
โ€” Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

10 Nov, 07:28


Akhrisku waxa uu i Baray Qoraalka

Akhrisku, waxa uu i baray awoodda erayga iyo aayatiinka qoraalka. Akhrisku, waxa uu i baray sida uu qoraagu tawstiisa iyo tiiraanyadiisa illinta ugu qoro, ee uu u taaho isagoo aad moodayso hooyo ummulaysa.

Akhrisku, waxa uu qalinka qoraaga dhexdiisa igu baray, sida uu erayga ugu xarragoodo ee uu hab-dhaca, hab-raaca iyo kala hormaynta ugu sameeyo. Waxa uu i baray, sida uu qoraagu dhigaalkiisa u habeeyo, u haykaleeyo, u hagaajiyo, u hannaaniyo iyo sida uu hummaagyada iyo midabbada layaabka leh ugu sameeyo. Akhrisku, waxa uu daaqad iga tusay sida uu qoraagu sida fudud ugu hanto khayaalka iyo malawaalka akhristaha ee uu kolba halka uu doonayo u gayn karaayo.

Akhrisku, waxa uu i baray sida uu qoraagu dooddiisa u qotomiyo, sida uu u qodobbeeyo, sida uu u qeexo, sida uu u qurxiyo iyo sida uu u quraarado ee uu qallooca uga jiro. Akhrisku waxa uu i fahamsiiyay sida uu qoraagu erayga u tidco, sida uu u sooho iyo sida, haddii la doono uu mid cusub u tuman karaayo.

Akhrisku, waxa uu i baray qiimaha qalinka iyo awoodda erayga. Akhrisku waxa uu i baray, marka ay kulmaan niyad san, fikrad qumman, qalin looshan, eray cuddoon, hibo tayo hagayso iyo maskax taqasus aqoomeed leh, in ay dhalan karaan xikmado iyo aragtiyo kacaansan oo sida dhibicda roobku, dhulka doogga uga soo saarto, si la mida maanka dadka ee abaarsaday irmaaneyn kara oo wacyi iyo rajo u bauuri karta.

#Taxanaha Akhrisku waxa uu i baray

โ€” @Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

09 Nov, 07:51


*Hamoogaan*

Idama alle *CAAWA* & iyo horudhaca Koorsooyinka *Personal Development Diploma* Courses.

Halkaan kala soco Link-kiga Zoom-ka

Mahadsanid

Mubarak Hadi

08 Nov, 05:30


Xilligan aynu maanta nool nahay, waxyaabaha ugu wanaagsan ee aad naftaada u samayn kartid waxa weeye, inaad naftaada barto oo aad ku tababbarto in ay toddobaadkii maalin sooshal miidhiyaha ka maqnaan karto, bishiina toddobaad, sanadkiina, ugu yaraan bil.

Waxaad dib u baranaysaa, sidii aad fikradahaaga ula kaliyoobi lahayd. Waxaad la midoobaysaa naftaada. Waxaad ogaanaysaa, naf-la-kaliyowgu, in uu yahay privilege iyo luxury aan la wada heli karin maanta. Waayo, maanta waxa dadka yeeshay Algorithm qofka naftiisaba uga aqoon badan oo hadba kusoo harqinaya bad-wayn uu isku dhex illaawayo.

โ€” Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

03 Nov, 04:14


Waxay culimadu odhan jireen, 3 arrimood baa maskaxda koriya: Maankoo la shiilo, buugta mufakiriintu qortay oo la akhriyo iyo qofka oo dhugmo iyo soojeed u yeesha tajaarubta nolosha.

Mubarak Hadi

02 Nov, 11:31


Horudhaca Koorsooyinka *Personal Development Diploma*

Halkaan ayaanu Linkiga *Zoom*-ka soo dhigi doonnaa idam alle.

Diiwaangalintu waa ay socootaa

Mahadsanidiin

Mubarak Hadi

01 Nov, 13:45


*MAKE 2025 YOUR BEST YEAR*


Hamoogaan koorsooyinka
*Personal Development Diploma*โคต๏ธ
https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

28 Oct, 17:35


*MAKE 2025 YOUR BEST YEAR*


Hamoogaan koorsooyinka
*Personal Development Diploma*โคต๏ธ
https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

28 Oct, 06:06


*MAKE 2025 YOUR BEST YEAR*


Hamoogaan koorsooyinka
*Personal Development Diploma*โคต๏ธ
https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

24 Oct, 03:53


Ka harsan kaliya *1* Maalin

Koorsada *ISBADDELKA NAFTA ISLAAM AHAAN* ( ุฏูˆุฑุฉ ุชุบูŠูŠุฑ ุงู„ู†ูุณ ููŠ ุงู„ุง ุณู„ุงู…)

*1* *DAY TO GO*

Fadlan iska diiwangali *HADDA*

https://wa.link/ddpzoz

Mubarak Hadi

18 Oct, 17:28


Kulankii waa uu billaabmay


https://us02web.zoom.us/j/82313468533?pwd=dtcxCibR9rFcgCzWohDMIV2XpSbjBp.1

Mubarak Hadi

11 Oct, 18:48


๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐๐‡๐ƒ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ

Mawduuca bishaan waa: Guurkii & Guryihii Nabiga (Scw)

๐ŸŽ™๏ธ Soo jeediso: Dr Zahra Mohammed

๐ŸŽค Xidhiidhiso: Ustaadah Khadija Cali

๐Ÿง‘โ€๐Ÿ’ป Aaladda: Zoom-ka

๐Ÿ“† Taariikhda: 18/10/2024

๐Ÿ•– Xilliyada
8:30 PM EAT (geeska Afrika)
6:30 PM UK Time
12:30 PM Minneapolis
19:30 PM CET

Si aad uga qayb qaadato soo raac Link-kiga hoose: https://chat.whatsapp.com/BA9sqVAryWR7wll6ycM2kv

๐‘พ๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’ ๐’‚๐’‰:
https://wa.link/ddpzoz
+41 76 544 61 56

Mubarak Hadi

09 Oct, 12:50


https://youtu.be/bXTu-ry7oko?si=MxWa62dxvkiPHJNo

Mubarak Hadi

05 Oct, 17:31


Join Browser

Mubarak Hadi

05 Oct, 17:27


21st Centry Skills. - Going Live Now https://video.devloprog.org/meeting/Webinar%20on%2021st%20Century%20Skills/%20Xirfadaha%20Qarniga%2021%E2%80%93aad

Mubarak Hadi

23 Sep, 13:14


https://youtu.be/tIDbqCO-zbw?si=4L1EoBd8kmdA3tKR

Mubarak Hadi

20 Sep, 02:49


Ma og tahay, qofka oo hawl si luxdan u qabta (Deep work), in ay ka mid tahay awoodaha sare (super powers) ee qarniga 21-aad. Marka la isku eego fadhiga dheer ee ay hawlaha iyo mashaariicda mudani inaga doonayaan, iyo xaddiga dhabqiyeyaasha iyo jeediyeyaasha (distractions) innagu hareeraysan, waa wax aad u adag maanta in qofku meel saacad iyo labo isku soo xidhi karo.

Hase ahaatee, si aad u qabato ama u soo saarto waxqabad tayo sare leh, oo adna magac, maal ama mansab kuu ifka kuu gooya, aakhrina wanaag, waxaad u baahan tahay inaad waqti dheer hal shay dhugmadaada iyo diirad-saaryadaada oo dhan isugu gayn karto, adigoo isla jeerkaasna ka jeesanaya jeediyeyaasha.

โ€” Mubarak Hadi

Jimce wanaagsan. โ™ฅ

Mubarak Hadi

15 Sep, 18:12


Alxamdulillaah, waxaa xalay magaalada Minneapolis noogu qabsoomay Kulan Waynihii Muslimiinta Minnesota. Wuxu ahaa kulan baxsan oo bilan oo ay boqollaal qof ka soo qayb galeen oo ay soo qaban qaabiyeen labada muโ€™asaso ee kala ah Dar Al farooq Center iyo MAS MN - Muslim American Society of Minnesota. Ilaahay haka abaal mariyo juhuuddooda, culamadii iyo dadkii kasoo qayb galayna haka jizaaโ€™i siiyo.

โ€”Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

11 Sep, 03:48


Fursas shaqo๐Ÿ˜Š

Mubarak Hadi

11 Sep, 03:48


Foto von Amir

Mubarak Hadi

09 Sep, 15:25


Safarkii 6-da bilood wuu inoo billowday, alxamdulillaah. ๐Ÿ™

Mubarak Hadi

29 Aug, 08:39


Ka harsan kaliya *2* Cisho

La xidhiidh:
https://wa.me/message/L7RBY2NEO6HAI1

Mubarak Hadi

28 Aug, 14:28


*Wargelin*

Ka harsan kaliya *2* Maalin*

Fadlan iska diiwaangali Koorsada *Barbaarinta* *Toolmoon*โคต๏ธ
https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1

Mubarak Hadi

28 Aug, 14:12


2 Maalmood ayaa ka hadhay diiwaangelinta koorsada 6-da bilood ee Positive Parenting Program

Fadlan iska diiwaangali Koorsada *Barbaarinta* *Toolmoon*โคต๏ธ
https://wa.me/message/GQZVZE4ZUM4DH1