Erayo jacayla

@muhashokalgacayl


muhasho jacayl

Erayo jacayla

24 Feb, 04:00


MARKAY CIDIYUHU KUGU
BAXAAN WAAD JARTAA EE MA JARTID LUGTA AMA GACANTA AYKUTAALO CIDIDU SIDAA SI
LAMIDA HADUU KHILAAF
IMAADO HAJARIN XIDHIIDHKA EE
JAR WAXA ISFAHAN WAAGA
KEENAYA

Erayo jacayla

06 Aug, 19:31


Macino uma smayso jacaylka hantidu ee waxa qurxiya jacaylka waa farxada kalsoonida iyo isku laab xaadhnaanshaha ❤️🥹👏🏻

Hawaaro jacaylku❤️

Erayo jacayla

11 Feb, 20:13


Waxba hays ciilinoo
Haw cadhoonin waayaha
Cawo iyo nasiibkaa iyo
Halka Uu ku dhigay calaf
🫥

Erayo jacayla

12 Jan, 17:28


Qofka waxa ugu mudan ee lagu tix galiyaa maahan maalka iyo magac uu leeyahay iyo qabiilkuu kasoo jeedo ee waa shaqsiyadiisa. Shaqsiyadaada ayaa ah mid intaba kusiisa ee marka hore dhis shaqsiyadaada kana dhig mid uqalanta qiimaha dooni taankaaga❤️ khaddar forka

Erayo jacayla

28 Nov, 08:22


My family and Friends aad baan niigu xiisay
Waxoogaa hawlhii jamacada iyo ecamkeedii ku mashquulay

Aad baan niiga raali galinayaa Sida aan nooga mashquulay

To all my friends, I have the utmost respect for you🙏🏻😘

Erayo jacayla

18 Sep, 05:18


Wardigii Wan Daaliye Maxan Wadnihii Faraa Aduun Ka Weheshan Jiray...💔🥹

Erayo jacayla

09 Sep, 18:09


Pictures profile 🥶❤️