Aqoonta Kaa maqan @aqoonta_kaa_maqan Channel on Telegram

Aqoonta Kaa maqan

@aqoonta_kaa_maqan


WAXAD KA HELAYSAA
๐Ÿช Daraasad
๐Ÿ“– Cilmi baadhis
โš ๏ธ Xikmado
๐ŸŒ Dhiirigalin

Aqoonta Kaa maqan (Somali)

Aqoonta Kaa maqan waxaa ku jira channel Telegram ah oo ka fikirayo daraasad cilmi baadhis xikmado dhiirigalin. Channel-kaan wuxuu siin doonaa aqoonta hoose iyo waxyaabo muhiim ah oo ku saabsan dunida iyo xaqiiqada dhabta ah ee ku saabsan suugaanta, dhaqanka, iyo macluumaad kale. Sidaa darteed, haddii aad rabto inaad wax ka barato ama taariikhda qaar ee dunida, Aqoonta Kaa maqan waa kan aad ugu wanaagsan. Waxaad ka helaysaa wararka ugu dambeeyay, dalaq iyo xikmadooyinka ayaa la xidhiidha cudurada caafimaadka iyo xaaladaha bulshada oo dhan. Sida horumarinta caafimaadka iyo horumarka qoyska, guud ahaan waxyaabo la xidhiidha caafimaadka ee la xiriirnayo baahidaada iyo aasaaskaada. Halkan waxaad ka helaysaa fikrado, xogtaada, iyo dhamaan waxyaabaha aad ka faa'iideysan karto in laguugu biiray channel-ka Aqoonta Kaa maqan.

Aqoonta Kaa maqan

10 Nov, 17:30


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Aqoonta Kaa maqan

10 Nov, 17:28


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Aqoonta Kaa maqan

10 Nov, 13:41


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Aqoonta Kaa maqan

08 Nov, 17:29


๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Aqoonta Kaa maqan

06 Nov, 04:04


๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง 

~ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป - @Wll_adnaan

Aqoonta Kaa maqan

05 Nov, 03:53


Waxyaabaha Nolosha aan hadda ka bartay : Faalo aan qoray 2 Sanno Kahor... ๐Ÿ’โ€โ™‚

1- Isku day la Imoow Waad Kamidho dhalin ugu dambayne. ๐Ÿ™‚

2- Cid kasta Ha uga sheekayn Waxyaabaha Waawayn ee aad hiigsanayso, Dadku badanaa Ma jecla In laga wanaagsanaado lyaga. ๐Ÿง

3- Guushu waxay Ku xidhan tahay Inta qof Ee aad taqaano. ๐Ÿ˜€

4- Waxwalba oo ku soo mara Illahay Sabab ayuu ka leeyahay Ee cashar ka baro. โค๏ธ

5- Wakhti badan Ha iskaga lumis in aad dadka kale raaligiso Wakhtiga Ugu badan naftaada gali. ๐Ÿคž

6- Waxa aad haysato Waxa aad ku heshay Wax hore oo aad Samaysay waxa aad doonayso Inaad heshana waxa ayku xidhantahay Waxa aad maanta Samayso. ๐Ÿ‘Œ

7- Maalmaha Guuldarada, Isku buuqa iyo jahawareerka aad ku jirto Casharo badan kala hadh. ๐Ÿคฉ

8- Dadku Hakuu kala soocnaadaan, qaar waa asxaab guud, qaar waa Ehel qaarna Waa dad aad wada shaqaysaan Ee Si wanaagsan Ula wada dhaqan. ๐Ÿ˜

9- Hantida kaliya Ee aad Haysataa waa waxa aad naftaada galiso. โœ…

10- Halka aad Maanta Nolosha ka taagantahay Waxa aad haysato Waxaa jira Kumanaan qof oo kale oo iyaguna ku Haminaya, Ka Faa'idayso. ๐Ÿ’ฏโœจ๐Ÿค“

~ Coach Ayanle Aysar โœ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha
๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

03 Nov, 18:00


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1


โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Aqoonta Kaa maqan

03 Nov, 17:55


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Aqoonta Kaa maqan

26 Oct, 07:57


Fursad u gooni ah ardayda qurbaha ama wadanka dibadiisa
joogta

Kuliyada Alfurqan oo ay kabartaan arday badan oo qurbaha joogtaa culuumta kala duwan ee ay bixiso.
Waxay idiinku bushaaraynaysaa inay waqtiyo dheeraada idiin soo kordhisay culuumta kala ah:

1: Quraanka kariimka ah
2: carabiga iyo higaada
3:luuqada english
4:Axadiista iyo siirada nabiga .
5: xusnul muslimka.

6: culuumta caafimaadka.

Halkan hoose iska diwaan gali .

๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Aqoonta Kaa maqan

24 Oct, 12:28


BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

QORO CV QURXOON

FURSAD MUHIIMA .

MA RABTAA INAAD DIYAARISO CV QURXOON OO AAD MARKIIBA SHAQO KU HESHO.
ALFURQAN ONLINE SCHOOL TABABARKAN MUHIIMKA AH AYAY KUU HAYSAA .
Kaliya afar cisho ayuu soconaya
Kunabeegan maanta.
AYUU BILAABMAYAA.
DIWAAN GALINTUNA MAANTA AYAY SI RASMI AH UBLAABANTAY.
COURSkU WAA FREE AMA LACAG LA'AAN .
KALIYA DIWAAN GALINTA AYAA AH
2$.

YAANAY KAA BUUXSAMIN EE HALKAN ISKA DIWAAN GALI.
KALIYA 50 ARDAY AYAANU SIINAYNAA TABABARKAN.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq.

Si yar oo fudud ku hel shaqo kasta oo aad doonato adoo sita cv qurxoon.

Aqoonta Kaa maqan

24 Oct, 04:37


Sababaha aad is isbadal u samayn la'adahay ilaa hadda ma og tahaynaa! ๐Ÿ˜

Dabcan waa dhawrkan qodob ee aan kuu sheegi dooono akhriste, kuwaas oo kuu diidan inaad isbadasho oo aad nolosha hormar ka samayso... ๐Ÿง

1: Go'aan jilicsan ayaad leedahay

Markaad go'aan ku qaadato inaad caado iska badasho ama aad noloshaada caado kusoo kordhiso taas oo faiido kuuleh sidii loogu talagalay go'aankaas Uma fulisid ama uguma dhaqantid, maalmahaaga waxaad ku dhamaysaa insha allah Bari ayaan si fiican u bilaabayaa oo manta mabilaabi karo way igu adagtahay.!

2: Ku dayasho

Waxaad ku dayataa qof kasoo kamid ah dadka kaa ag dhow markaad aragto hebel oo Raba inuu wax qabsado adna waxaad is dhahdaa anigana maxaa iga reebay oo ma isagaa wax idheer taasi maxuma inaad qof wax wanaagsan uga dayato, lakiin hadaysanba kaa go'nayn inaad noloshaada wax ka badasho oo ay kaa tahay hebelba wuu sameeyee adna samee, kaliya maalmo kooban ayaad qof kaas ku dayan doontaa kadibna meeshaadi ayaad kusoo laaban.

3: Dib dhigasho

In aad dib udhigatid waxyaabaha aad rabtay inaad qabsato tusaale jadwalkaaga wuxuu ahaa inaad tukatid 2 rakcadood oo sunada ee ka horeeya salaada subax waad kacday lakiin hurdaadaa ku haysay waad iskaga laabatay oo waxaad istiri bari ayaad bilaabi doontaa lakiin malinba maalin ayay kuu dhiibtay noloshu way iska koobantahay

"Waxaad manta qaban karto barito ha udib dhigan waligaa akhriste!

Cimrigeenu waa iska kooban yahay ee waqtigaad joogto wax ku qabso.

4: Dhafarka

Habbenkii xili danbe ayad seexataa waxaadna rabtaa noloshaada inaad wax ka badashid xilliga ugu fiican ee uu qofku noloshiisa wax kusoo kor dhinkaro waa xilliga loo yaqaan waabariga mucjisada ah 4:00 _7:00 xilligan waa xilliga dad isku dhaafay lakiin adigu waadba hurudaa ama waxaa laga yaabaa inaad xilligan seexatayba hadana waxaad leedahay isbadal waan samayn la'ahay dhafarka iskadaa wll bilaah calayk! ๐Ÿ˜ž

5: Waqtigaaga inaadan maarynin

Horta ogow waqti aanad maarynin maba lihid asal ahaanba, xilli aad seexatid iyo xilli aad soo kacdid, malihid jadwal maalmeed aad malintaada ku quruxsato, sidoo kale malihid jadwal sanadeed oo aad ku ogaatid waxa kuu qabsoomay iyo waxa aan kuu qabsoomin, malihid jadwal wax akhris oo aad maskaxdaada ku dhistid, noloshaadu waxay noqotay inaad toostid, wax cuntid, hadana seexatid intaaa ayayba kusoo laalaabataa! ๐Ÿคฆ

6: Salaad la'aan ama inaad salaadaha qayb ka tagtid

Salaad la'aan ama inaad salaadaha qayb ka tagtid, qofku haduusan fooda dhulka dhigim oo uusan rabigii uumay ulaabanayn iskadaa inuu isbadal sameeyee xitta wax u dhoow haka filan. ๐Ÿ˜•

"Qof joojiyay xiiriirka ilaahay iyo lakulankiisa isbadal masameeyo " ๐Ÿ™…

7: isbadal bilaa ficil ahi majiro

Haddad rabto inaad isbadasho waa inaa ficil samaysaa tusaale: waxad rabtaa inaad heesaha iska dayso laakiin taleefankay kaaga buuxaan isbadalkii waad rabtaa laakin ficilkii lagaama hayo ficilku waa inaad taleefankaaga bilaa heeso ka dhigto ugu horeyn sidoo kalena meelaha heesaha lagu soo gudbiyo aad isaga dheeraato.! ๐Ÿคž๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™‚

Waad mahadsan tahay akhriste maadama aad halkaan soo gaartay waxaan rajeynayaa inaad wax un faiiday. ๐Ÿ‘

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

23 Oct, 13:13


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Aqoonta Kaa maqan

22 Oct, 17:35


๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง 

~ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป - @Wll_adnaan

Aqoonta Kaa maqan

21 Oct, 03:45


16 hab oo saynis ah oo aad kor ugu qaadi karo caqligaaga: ๐Ÿง

1. Cabida biyaha

Cabitaanka biyo kugu filan wuxuu hagaajin karaa diiradda iyo xasuusta gaaban ilaa 15%.

2. Dejinta hadaf

Dejinta hadafyada cad waxay kordhin kartaa natiijooyinka waxbarashada ilaa 40%.

3. Barashada luuqad Cusub

Dad bilingal ah waxay ka dib dhigi karaan calaamadaha demintiyada ilaa 4.5 sano marka loo eego dadka monolingal ah.

4. Xallinta

Xallinta, xallinta joogtada ah waxay dib u dhigi kartaa gabowga maskaxda ilaa 10 sano.

5. Akhriska Joogtada Ah

Dadka akhriya 30 daqiiqo maalintii waxay nolol dheer leeyihiin celcelis ahaan 23 bilood marka loo eego kuwa aan akhriyin.

6. Cunista cuntooyinka Caqliga Kor U Qaada

Cunista cuntooyinka hodanka ku ah omega-3 waxay kordhin karaan mugga maskaxda ilaa 0.7%.

7. Qayb Ka Noqo Muusiga
Cayaaraha muusiga wuxuu kor u qaadi karaa xasuusta hadalka ilaa 17%.

8. Qorshe Joogto Ah

Journaling waxay hagaajin kartaa xasuusta shaqada ilaa 9%.

9. Jimicsi Maalinle Ah

Jimicsiga joogtada ah wuxuu hagaajin karaa xasuusta iyo xirfadaha fikirka ilaa 20%.

10. Dhegeysigao

Meditation wuxuu kordhin karaa cufnaanta unugyada cawl ee maskaxda ilaa 2.8% muddada siddeed toddobaad.

11. Yaraynta Shaashadaha

Yaraynta waqtiga shaashada 30 daqiiqo maalintii waxay hagaajin kartaa tayada hurdada ilaa 15%.

12. Ka Qayb Qaadashada Doodaha

Doodaha joogtada ah waxay horumarin karaan xirfadaha fikirka muhiimka ah ilaa 12%.

13. Noqoshada Curious

Ka qaybqaadashada waxbarashada nolosha oo dhan waxay hoos u dhigi kartaa khatarta Alzheimer ilaa 50%.

14. La noolaanshaha Bulshada

Shabakadaha bulsheed oo xooggan waxay hoos u dhigi karaan khatarta hoos u dhaca kognitifka ilaa 26%.

15. Barshada hab dhaqanka

Barista dadka kale waxay kordhin kartaa fursadaha ka hortagga demintiyada.

16. Fikradaha Muhiimka kuu Ah ku dhaqaaq

Jimicsiyada fikirka muhiimka ah waxay hagaajin karaan xallinta xirfadaha dhibaatooyinkaaga ilaa 30%. ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

20 Oct, 20:02


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Aqoonta Kaa maqan

20 Oct, 19:46


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Aqoonta Kaa maqan

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Aqoonta Kaa maqan

20 Oct, 08:19


Fursad cusub iyo sanad cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 10aad ee sanadka 2024
Oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) barashada Englishka.
4) barashada combuterka iyo isticmalkiisa.๐Ÿ–ฅ
5) xisaabta( dadka wawayn )โž•
6) Higaadda  oo bilow ah
7: Barashada caafimaadka ๐Ÿง‘โ€โš•๐Ÿ’Š

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.


Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.

Halkan iska diwaan gali guji linkigan.
https://wa.me/252659169949

Aqoonta Kaa maqan

18 Oct, 18:27


๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Aqoonta Kaa maqan

15 Oct, 04:30


Haddii aad u dhaxayso 18 ilaa 25 sano, ha lumin sanadka kale oo noloshaada ah. Is qari 6 bilood oo diiradda saar waxyaalahan:

1. Ka shaqee helitaanka madaxbannaanida dhaqaale.

Faham sida lacagtu u shaqeyso, kuna hagaaji yoolkaaga ugu weyn inaad lacag badan kasbato. Diiradda saar hal il oo dakhli ah, bilow kaydinta iyo maalgashiga. Bilow hawl dhinac ah, yaree kharashaadkaaga. ๐Ÿง

2. Ka fogaaw saaxiibada xun.

Saaxiibada xun xun waxay kuu riixaan hoos ama waxay kaa dhigaayaan inaad dareento inaad ka hooseyso. Dooro saaxiibada ku taageera oo kor uqaadaya himilooyinkaaga, kuwa dhiirrigelinaya horumarinta naftaada. Had iyo jeer xasuuso cabsida Ilaah iyo muhiimadda salaadda waqtigeeda. โค๏ธ

3. Akhriska maalin kasta.

Milyaneer kasta wuxuu qoondeeyaa ugu yaraan 30 daqiiqo si uu u ballaariyo aqoontiisa. Noqo qof muruq leh oo ka dhig akhrinta caado, ugu yaraan 20 daqiiqo maalin kasta. Dooro mowduucyo sida cilmu-nafsiga, farshaxanka dagaalka, kasbashada lacagta, ama hadalka dadweynaha. ๐Ÿ“š

4. Jimicsi.

Maalgasho tamartaada jimicsiga, waadna ka shallayn doontaa. Ilaali jirkaaga adigoo sameynaya jimicsi 5 jeer usbuucii. Jirkaaga oo dhameystiran wuxuu u baahan yahay adkeysiga maskaxda; ha sameynin bahdil laakiin bilow inaad jimicsi sameyso. ๐Ÿ’โ€โ™‚

5. Samee dhar urur.

Maalgasho dharkaaga si aad u sameyso sawir wanaagsan oo top ah. Dooro jaakadaha ku habboon labiskaaga, waxyaabaha klasikada ah, saacadaha, iyo kabaha. ๐Ÿ‘Œ

Hambalyo haddii aad halkan soo gaadhay, waxa aad ka mid tahay 0.01% dadka dhammeeya waxa ay bilaabaan. Naga soo raac si aad u noqoto %1% ka wanaagsan maalin kasta.! โœจ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

12 Sep, 04:18


Ka dib markii aad fahanto naftaada si qoto dheer, waxaad ogaan doontaa in aysan jirin wax khatar ah oo nolosha ka weyn khasaaraha naftaada. ๐Ÿ“š๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

12 Aug, 17:43


Ma garaneysaa jiilka aan nahay innagu? ๐Ÿง

Waxaan nahay jiil uu macalinka qur'aanka si fiican usoo garaaacay, oo indhaha laga soo duubay, lkn aanan waligii nicin macalin qur'aanka. ๐Ÿ˜˜

Waxaan nahay jiil subixii alaseydi khadd soo riiqay, ee caleemaha soo gurtay kadibna looxa soo calaameystay. ๐Ÿ˜€

Waxaan nahay jiilki iskuulka oo fog u lugeyn jiray sii socod iyo soo socod roob iyo qorax intaba. ๐Ÿ˜‰

Jiil mararka qaar lagu imtixaani jiray oon casharada dartood, oo aan waxba laga kala reebi jirin, hadana guuleysan jiray oo kaalmaha gali jiray. ๐Ÿ”ฅ

Jiil aanan macalin guri loo keenin oo asaga kaligii wax isbaray. ๐Ÿ‘Œ

Jiil gacmaha laga soo garaacay oo ardayda hortooda lagu ciqaabay, waligoodna aan kasoo dacwoon. ๐Ÿ˜ƒ

Jiil aan waligii macalin caayin ama ku afcelin. ๐Ÿ˜‡

Jiil aan taleefano la soo gali jirin iskuulka dhexdiisa. ๐Ÿ˜„

Jiil isla wadaagay qalinka iyo jaratada, ee qofna mar ku qoranayo qofna mar. ๐Ÿคž

Jiil qofka maqan iyo kan xanuunsan usii qora casharada dhaafa. ๐Ÿฅฐ

Jiil aanan waligii ka sheegan daal tira badnida casharada. โšก๏ธ

Jiil aanan qish loogu soo dirin mobil. ๐Ÿ™ƒ

Jiil aan looga soo shaqeyn leyliga iyo su'aalaha loo diro balse ayagu ka soo shaqeystay. ๐Ÿคฉ

Jiil ayagoo baahan soo kalaha, ayagoo baahanna guriga ku laabta. ๐Ÿฅฒ

Jiil aan maqaayado galin een nus dolar bareeg ah lasoo siin. ๐Ÿ˜Š

Jiil labada kun ee lasoo siiyo isku dardarsada oo waxay usoo gooyaan isla cuna, oo xabadda sambuuska ah iyo jabka rootiga ah kala jabsada. ๐Ÿ˜

Waxaan nahay jiil wadooyinka oo roobku da'ayo kusoo orday. ๐Ÿค—

Waxaan nahay jiil soo maray waqtiyo dagaalo, oo dhowr jeer ka qaxay guryahooda. ๐Ÿ˜ž

Jiil aan garaaca waalidka iyo kan macalinka murug iyo niyad jab ka qaadin oo aan waxba u arag balse dhiiri-galin un ka sii qaaday. ๐Ÿ˜Œ

Jiil aan yaraantoodi daawan Tv ee farxad iyo cayaar iyo qosol kusoo qaatay. โ˜บ๏ธ

Jiil markey macalinka jidka ku arkaan u kala orda oo salaan iyo qadarin u muujiya. ๐Ÿ’ฏ

Jiil habeenki tiriya xidigaha cirka ilaa ay ka hurdaan. ๐Ÿ’—

Waxaan soo qaatay waqti fiican qaatay, ee tolow maka mid tahay jiilkaas adigu wll. โœจ๐Ÿ™‚

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

11 Aug, 16:55


๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER ๐Ÿ•Œ

Aqoonta Kaa maqan

09 Aug, 19:10


Marka uu roobku da'ayo habeenkii, dad badan waxay dareemaan isbeddel ku yimaada (mood kooda) niyaddooda iyo dareenkooda. Isbeddelkan wuxuu noqon karaa dhowr arrimood:

1. Raaxo iyo deganaansho: Roobka iyo dhawaaqa uu sameeyo wuxuu dadka qaar u keeni karaa dareen nabad iyo deganaan. Waxaa laga yaabaa inaad dareento raaxo iyo farxad markaad maqasho roobka da'aya, gaar ahaan habeenkii.

2. Niyad jab ama murugo: Dadka qaar waxay dareemaan murugo ama niyad jab marka roobku da'o. Xaaladdan waxaa loo yaqaanaa "third mood," sababtoo ah jawiga oo madoobaaday, iyo cimilada qabow noqotay iyo shanqadha uu roobku samaynayo intasoo is biirsaday dadka qaar waxay u keeni karaan xalad murugo ama baqdin.

3. Fikir iyo xusuuso: Roobka wuxuu dad badan ku qasbaa inay fikiraan ama dib u milicsadaan waqtiyo hore ama dhacdooyin gaar ah oo nolashooda ah. Tani waxay ku dhalin kartaa dareen xusuuso leh oo ay ku jirto farxad ama murugo.

4. Hurdo: Sidoo kale, dad badan waxay dareemaan hurdo iyo raaxo marka roobku da'ayo, sababtoo ah dhawaaqa raaxada leh ee uu sameeyo roobku, taasoo fududayn karta inaad si degdeg ah u seexato.

Sidaa darted, dareenkaaga marka roobku da'ayo wuxuu ku xidhnaan karaa shakhsi ahaan sida aad u aragto roobka iyo xaaladda aad ku sugan tahay xilligaas.

Adigu midkee dareentaa๐Ÿ˜Œ

Aqoonta Kaa maqan

30 Jul, 03:48


XIKMADO WAX BADAN KU TARI DOONA โœจ๐ŸŒฟ

1. Ogow qofka kuu sheega been si uu kuu qanciyo waa qof wali xushmad kuu haya sababto ah isago ku dhihi kara waan sameyay ee maxaa qaadi karta ayuu doortay in uu been kuu sheego si uu kuu qanciyo. ๐Ÿ’โ€โ™‚

2. Aarsigu ha noqdo xeelada ugu dambaysa ee aad isticmaasho marka uu qof ku xumeeyo, inta ka horeyso daji xaalada iskuna day in aad wanaajiso qofka ku xumeeyay waxa la arka in uu cafis ku waydiisto qaladkiisana qirto. ๐Ÿ˜Š

3. Ha noqon qof daciif ah oo liita sababtoo ah noloshu dadka daciifka ah si fudud ayay uga adkaataa kuwa adagna marka ay dhinacooda dhulka dhigi wayso ayay caawisaa. โšก๏ธ

4. Qofka kaaga sheekeya ceebaha dadka kale ku dheh bis iga jooji, intaas ku ekee sababtoo ah qofka maanta qof ceebihiisa kaaga sheekaynaya adigana barri in uu ceebahaga ka shekeeyo waxba lama ahan. ๐Ÿ‘Œ

5. Marka qof xiriir aad la ledahay uu kuu diido mobilekiisa in uu kuu furo ogoow kama dhigna in uu wax kaa qarinaayo ee waxaa jira shakhsiyaad aaminsan in qof walba xogtiisa ay amaano tahay wayo adiga in waxa aad is dhaafsataan qof kale ogaado ma jeclaan lahayn. ๐Ÿคž

6. In aad waydo qof, hanti, caafimaad, ama shaqo waa wax caadi ah oo nolosha ayaaba sidaas u samaysan balse waxaa nasiib darro ah in adiga oo intiiba waysanaa hadana aad sabri wayso oo ajirkii Alle siinayay dadka sabra hadana aad wayso. ๐Ÿ˜•

7. Mar walba xiriir joogto ah la yeelo Allaha wayn sababto ah marka dadka aad baahidaada u sheegato way kusii nacayaan balse marka aad Alle baahidaada u sheegato wuu ku sii jeclaanayaa. ๐Ÿ’ฏโœจ๏ธ๐Ÿ™‚

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

25 Jul, 05:00


Aad ayey u sahlan tahay in aad nolosha ku guuleysatid, haddii aad tahay qof aan laheyn wax xin, maseyr, iyo xaasidnimo ah.

Si aad u gaartid heerka aad rabtid, keliya la saaxiib dad kaaga wanaagsan waxa aad rabtid, adiga oo aan ka xumeyn, welibana qiraya in ay dadkaasi adiga kaa fiican yihiin.

Dhammaan dadka heer sare joogaa, waxa ay u badan yihiin dad deeqsiyiin ah, oo qalbi wanaagsan, weyna fududahay in ay ku caawiyaan, haddii aad adigu tahay qof gob ah, oo yaqaanna sida dadka loo kasbado.

La saaxiib dad kaa aqoon badan, dad kaa hanti badan, dad kaa caansan, dad kaa madaxsan, dad kaa cibaado badan iyo dad kaa saameyn badan, tusna in aad tahay qof bilaa naxli ah, iskuna day in aad dadkaas wanaajisid (do them a favour). ๐Ÿ’ฏ

Waad la yaabi doontaa, sida ay dadka wax heystaa deeqsiyiinta u yihiin, iyo sida ay u fududahay in ay kaa caawiyaan in aad heer gaartid. ๐Ÿซต

Adiga oo halgan ugu jira in aad guuleysatid, ha ku lug goโ€™in in aad kaashatid dad kaa hooseeya oo ka xun in aad kor u sii kacdid iyo dad kula siman oo tartan kugula jira. โค๏ธโœจ๏ธ๐Ÿ‘Œ

~ Subax wanaagsan dhalinyaro ๐Ÿค

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

11 Jul, 20:32


๐—œ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—น๐—น๐—ผ โค๏ธ

Haddaad rabto inaad salaadda faralka ah ilaaliso sunnneyaasha ilaali. ๐Ÿ’โ€โ™‚

Haddaad rabto inaad qalbigaaga ilaaliso Qur'aanka ilaali. ๐Ÿ’™

Haddaad rabto inaad caafimaad kaaga ilaaliso caddayga ilaali. ๐Ÿค

Haddaad rabto inaad qofnimadaada iyo jiritaankaaga ilaaliso akhlaaqdaada ilaali. ๐Ÿ‘Œ

Haddaad rabto inaad farxaddaada ilaaliso dikriga ilaali. ๐Ÿ“ฟ

Haddaad rabto in ducadaada la aqbalo xaaraanta iska ilaali. ๐Ÿฅฒ

Haddaad rabto inaad waxaad jeceshahay hesho ood hiigsigaaga oo dhan aad gaadho waalidkaa ilaali. ๐Ÿ˜Š

Hadaad rabto inaad qanaaco ku noolaato mahad-naqa rabi badso oo wixii nimco alle ku siiyey mahadnaqiisa ku ilaali. ๐Ÿ’ฏโœจ๏ธ๐Ÿคฒ๐Ÿป

~ Dheegasho ๐Ÿง

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

03 Jul, 04:49


๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ, โค๏ธ

1: ๐—ž๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ. ๐Ÿ‘Œ

2: ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฐ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ป๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ. ๐Ÿ˜ƒ

3: ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜„๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—บ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป. ๐Ÿฅฒ

4: ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ. ๐Ÿ™‚

5: ๐—–๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ. ๐Ÿง

6: ๐—ข๐—ด๐—ผ๐˜„ ๐˜„๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ, ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ. ๐Ÿ’โ€โ™‚

7: ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ณ๐—ผ๐—ด ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ, ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ. ๐Ÿคฉ

8: ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚' ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜†, ๐˜…๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ-๐—ท๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—น๐—น๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—น๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ. ๐Ÿ‘ค

9: ๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ณ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ. ๐Ÿ“š

10: ๐—ž๐˜‚๐˜„๐—ถ๐—ถ ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ท๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ผ, ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐˜๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ด๐˜€๐—ถ ๐˜‚๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ. ๐Ÿ’ฏ

~ ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž_๐๐ž๐ฒ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ข โœ๏ธ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

14 Jun, 20:43


Maxaan sameeyaa maalinta carafa

Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah

1 - Xilli hore seexo ๐Ÿ˜ด

2 - Suxuurta u kac ilaahay iyo malaaโ€™igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. ๐Ÿฅน

3 - Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo midka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo insha allah, ๐Ÿ’ฏ

4 - Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro, ๐Ÿ˜Š

5 - Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan (ragga)), ๐Ÿ˜

6 - Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso, ๐Ÿ’œ

7 - Akhri ducooyinka weysada kadib, ๐Ÿซถ

8 - Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha, ๐Ÿงโ€โ™‚๏ธ

9 - Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo, ๐Ÿ’

10 - Akhri qurโ€™aan salaada subax kadib ๐Ÿค—

11 - Salaada subax kadib ama shuruuqa hadad tukato laba rakcadood waa cumro dhamaystiran, โœจ

12 - Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin

14 - Akhriso adkaartii subaxda

15 - Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo, โค๏ธ

16 - Iskuday inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin, ๐Ÿ™‚

17 - Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood

18 - Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw, ๐Ÿ’–

17 - Kadib markaa duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka, horeeyay utukato.

18 - Badi ku cel celinta ducadaan ๐Ÿ‘‡

‎ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ

19 - Casarka tuko

20 - Adkaartii galabta akhriso

21 - Akhrinta Takbiir badan ha iloobin

22 - Si ,aadan uga caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qurโ€™aan, mar duco, marna adkaarโ€ฆโ€ฆ. ๐Ÿ“ฟ

23 - Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii dhamaan una duceysaan mawtaatkii dhintay, Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah insha allah. ๐Ÿคโœจ๐Ÿคฒ๐Ÿป

~ Wixii su'aal ah commetiska noogu reeb wllo ๐Ÿ˜ƒ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

10 Jun, 04:57


Nolosha aynu noolnahay sideedaba waa saddex bog oo kala ah :

*. Bog tagey
*. Bog socda (hadda).
*. Bog soos ocda.

1. Boga tagey waa mid ka kooban xumaan iyo Samaan labadaba, wax kaa hadhayna ma jiraan, aan ka aheyn xasuus macan iyo mid kharaar. ๐Ÿซค

2. Waxa jooga waa boga maalmaha aynu ku jirno, oo ah kuwo iskugu jira fudeyd iyo culeys, xanuun iyo raynrayn, guul iyo guul daro intaba, waana maalmo uu la tacaamulkoodu adiga ku sugayo, oo ay tahay in aad si xikmad leh u maareysid. ๐Ÿซฐ

3. Mustaqbalka oo ah malmaheena so socda, oo leh hami iyo rabitaan wada socda.

Hadaba ka yeel hadafkaaga ina wax ka barato wixii tagey, oo aad ka gudubto xanunkooda, sidoo kalena aad ku noolaato waqtiga la taaganyahay, oo aad si masuuliyad leh u noolaatid, adiga oo isla markaasna niyadsamaan ugu diyaar garoobaya maalmaha soo socda. ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

Aqoonta Kaa maqan

23 May, 10:32


Naftaydaay ku dayo.! ๐ŸŒธโœจ๏ธ๐Ÿฅฒ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค