Sirtaguusha 1 @sirtaguusha1 Channel on Telegram

Sirtaguusha 1

@sirtaguusha1

๐€๐ช๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐ช๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š, ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ง๐š ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฐ๐ž๐ž๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐จ , ๐Ÿ๐š๐ก๐ฆ๐จ, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ, ๐ค๐š ๐ ๐š๐๐š๐š๐ฅ ๐ง๐š ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก ๐ ๐š๐š๐ซ๐จ,
Nasoo raac oo hel faham bdn@sirtaguusha1

Sirtaguusha 1 (Somali)

Sirtaguusha 1 waa kanal ayuu xiraya inuu si fiican u kala baxo aqrisqada ayuu xor ugu la'yahay, awoodna u siin u siinayaa inaad wax weeydiiso, fahamna u saarto, iyo qayb wayn oo kale oo ka gadaal ah go'aan saaxiibkaaga ah. Nasoo raac oo hel faham bdn @sirtaguusha1

Sirtaguusha 1

20 Nov, 19:13

Muqdisho hadii aad joogto ka faiidayso ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†

Sirtaguusha 1

20 Nov, 19:13

https://www.facebook.com/share/p/14m822Ggwro/

Sirtaguusha 1

20 Nov, 18:23

Inyar ayaad sadaqaysanaysaa lkn waxaad ka helaysaa Laban laab aan inaba caadi ahayn

Raadka sadaqadaโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

20 Nov, 12:28

Qur,aanka qofka rabo in uu xifdiyo haka xifdiyo carabka lkn maskaxiyan yuusan u xifdinin, faataxada waxa loo gafi laayahay carabkii markii in badan lagu celceliyay carabka ayaa xifdiayay halkii bog 50jeer iyo ka badan ku celceli wakhti badana gali markaas waad xifdinaysaan insha allah

Sh.abdirashiid sh al suufi (xafidahulah)โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

19 Nov, 09:42

Ma dooneysaa Barashada Graphic Design Ka iyo Video Editing CapCut Mobile ka Hadaba Hadii Aad Danaynaysid Hada is Duwaan Gali Waxaad ku Baran doonotaa Mobile kaaga Kalia

Nagalasoo xiriir WhatsApp Kan ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Message Lamp Tech on WhatsApp. https://wa.me/252638388658

Kuso bir Telegram https://t.me/LAMPTECH

Sirtaguusha 1

18 Nov, 14:38

Xertii kutubta marsanaysay ayaa hubka qaadatay 50 dawladood oo gaalo ah oo maanta sheeganaayo quwada dunida way ka adkadeen waa dagalkii badar oo kale uun.

Si walba oo ay u awood ween yihiin allah ayaa quluubtooda cabsi iyo duli ku ridaayo gaalada wa marka la arko muslim jihaad dhab ah samaynaayo

Sirtaguusha 1

18 Nov, 14:12

Waxaan nahay wadanka kaliya ee maanta dunida oo idil shareecada islaamka looga dhaqmo wax walbana lagu xukmiyo, gaalada waxay nagu tilmaamaan argagixso lkn 25sano si walba oo ay diyaarado noogu garaceen ogu danbayn way kala carareen, wadankeena waa wadanka maanta ogu amaanka badan aduunka, ilaa hada wadamada ay jogaan ciimada kiristanka sida ciidamada yurub iyo maraykanka nabad way ka dhalan laadahay, waligeedna kama dhalanayso ilaa iyaga laga saaro maahane

Wasiirka difaaca afganistaan ahna wiilka uu dhalay aasaasaha daliban (mulah mohamed yacquub) โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

17 Nov, 18:39

-QIIMAHA DHACA BINIAADAMKA MAANTA NOOL WAXAA TUSAALE KUGU FILAN WAXA AY DAWANAYAAN

-Kuwa aan wax ay soo gudbiyaan oo waxtar ah aan jirin oo qosol qosol iyo malayacni ah ayeey malayiin ku xiranyihiin, kuwa heesaha ayaa malayiin dawanayaan, kuwa ciyaaraha ayeey malayiin ku xiran yihiin,

Lkn dadkii wax nacfi ah soo gudbinaayay badankood cid daawataba maleh

Sirtaguusha 1

17 Nov, 10:14

Cadawga ogu daran oguna wayn ee islaamka maanta waa warnaahinta ree galbeedka wakhtigii qoriga iyo xabada la isku burburinaayay hada waxaa badashay warnaahinta ree galbeedka oo mar walba sawir xun ka bixinayso islaamka faafinaysana islaam nacaybka arintaas oo halis ku ah jiilashan maanta nool

Dr zakir naik โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

16 Nov, 17:20

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Sirtaguusha 1

16 Nov, 17:02

-Markaan guursanayay ma qiimaynaynin qurux, ama in ay lacag leedahay gabadha, kaliya waxa aan raadinayay gabadh labadan sifo leh gabadh daaciyad ah oo hadana taqaano luuqada english ka, markii kowaad ee aan arkay gabadhaas quruxdii oo aan qiimaynaynin ayeey yeelatay gabadhii gabadh qurux badan, daaciyad ah luuqada englishka taqaano, ayeey noqotay waana guursaday. Hada markaan waynaanay ayaan kula kaftamaa sooma ogid in aan aragtidaadii kowaad ba aan kugu jeclaaday aniga

Dr zakir naik xafidahulah โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

14 Nov, 18:25

Si aan u soo barto diinta islaamka iyo naxwaha carabiga waxaan u aaday oo aan mudo u joogay wadanka sucuudiga gaar ahaan madina iyo maka, culumada ogu waawaynayd ayaana ka bartay,

Habeenkii waxaan sexdaa kaliya 3sacadpod inta kale waa mar aan wax baranaayo ama aan dacwada wado

Dr zakir naik ayaa sidaas dhahay โค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

14 Nov, 12:35

Hogaamiye dhan oo kaliya khamiis xiran oo aan iska waynaysiinaynin dadkiisa iska dhex socda, isla wayni aysan ku jirin, askar aysan daba yaacaynin, babuur qaali ah aan wadanin, kaliya afganistaan ayaad ku arkaysaa

-Ninkaas waa hogaamiyaha labaad ee ogu sareeyo wadanka AFGANISTAAN

(MULAH barandar)

Sirtaguusha 1

14 Nov, 07:29

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sirtaguusha 1

14 Nov, 05:32

DANBIGA

>in aad danbi ku dhacdo waa dabiici ma jiro biniaadam aan danbi galaynin lkn in aad danbiga aadan ka toobad keenin ayaa ceeb ah

Albaabka allah waa furan yahay

>Danbi walba ka tawbad keen

Sirtaguusha 1

13 Nov, 18:10

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Sirtaguusha 1

13 Nov, 18:07

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sirtaguusha 1

13 Nov, 07:42

-Waxaa laga yabaa in aad shay dhibsataan lkn uu khayr idiin yahay, waxaan laga yabaa in aad shey aad aad u jeclataan helitaankiisa lkn uu shar idiin yahay, alle ayaa og idinka waxba ma ogidijna

Al baqrah)

Sirtaguusha 1

12 Nov, 18:43

>calaamadaha maalinta qiyaamo waxaa ka
Mid ah, in umadaha ay hogaamin donaan dad ruwaybida la yiraahdo, oo waxar aan lagu amini karin oo xitaa reerkiisa masuuliyadiisa aan qaadi karin lkn umada dhan masuuliyadeeda ayaan qaadi ayuu leeyahay

Maanta waan aragnaa

Sirtaguusha 1

12 Nov, 17:01

Ninkaas ayuu doland turum u magacabay tarxiilinta somalida darbiga maraykanka ka soo booday sida ay wararka shegayaan

Sidee u aragtaa arintaas

Qof 15kun oo dolar darbiga oga booday oo hadana dib wadanka loogu soo celinaayo

Sirtaguusha 1

12 Nov, 13:41

Salaaddu Waxay kuu Ogolaaneysaa inaad
Si toos ah ula xiriirto
Ilaahay oo aad muujiso
baahiyahaaga.

Sirtaguusha 1

11 Nov, 19:09

Update Bitcoin #$85k

Sirtaguusha 1

11 Nov, 13:56

Hadii xaaskaaga iyo walaaladed kugu arkan suuqa adigo shan maalin ka hor kaga tagey xaaskaaga ina safar u baxdey maxaa sameyn lahayd.??

Sirtaguusha 1

11 Nov, 10:07

-3 HADAD KOR U QAADO ADUUNKAN WAX WALBA OO AAD RABTO WAD HELI AKHIRANA WAD GUULAYSAN

1.Imaankaaga kor u qaad

2.Aqoontaada kor u qaad

3.Dhaqalahaaga kor u qaad

Sirtaguusha 1

10 Nov, 20:03

Waa soo laabtay ๐Ÿซก

Sirtaguusha 1

10 Nov, 11:21

Willkaan Dhalinyarada ah oo la dhaho Ayman Ali, oo loo yiqiinay Boqorka Quruda Urdun,
ayaa soo dhigay sawir cusub oo mujinaya in xaaladdiisa caafimaad ay sii xumaanayso
sababo la xiriira cudurka kansarka, wuxuuna
ka codsaday dhammaan dadka muslimiinta inay u duceeyaan.

Sirtaguusha 1

10 Nov, 10:31

1999 mid kamid ah dusha buuraha barafku fadhiyo ee
Argentina waxaa laga helay maydadka 3 canug waxaa kamid ah gabadhaan 13 jirka ahayd
Baaritaan lagu sameeyay kadib waxaa la ogaaday in ay dhinteen 500 oo sano ka hor qabowga iyo barafka ayaa jirkooda ilaaliyay sidi in ay ku jiraan firinjeerka maydka
Haaliyo .
Arrinka cajiibka ah gabdhaan dhimatay 500 sano ka hor gudaha jirkeeda hoose wali waxaa ku jiro dhacaan iyo dhiig. isha Ogaansho

Sirtaguusha 1

09 Nov, 18:46

Work know

Sirtaguusha 1

08 Nov, 17:29

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Sirtaguusha 1

08 Nov, 17:28

08 Nov, 08:10

-Waxaa ka dhiman sanadka 2025 kaliya 52maalin

Waa fursad aad u wayn oo aad is badal ku samayn karto iskagana dayn karto caado walba oo xun sida

-Luminta wakhtiga
-Fadhi ku dirirka
-Sinada
-beenta
-xanta
-Danbi walba
-siiga**da
-daawashada muqalada xun xun ee galmada ah
-shukaansiga beenta ah
-dhafarka
-Tiktok isticmalkiisa badan
-social media aad u isticmalka
-mobaylka ku suuxsanaanta
-cuqdada
-cadhada
-xasadka
-cayilka saaidka ah
-jimicsi la,aanta
-Wax akhris la,aanta
-dadaal la,aanta
-games
-dawashada ciyaraha
-dawsshada musalsalada iyo filimanta
-Dhagaysiga heesaha

Iwm

Sirtaguusha 1

08 Nov, 05:21

-Somaalidu dhaqan aan diiniyan sharci ahayn ayaa caado iska noqotay waxaana ka mid ah in gabadh qaan gaadh ah iyo wiil qaangaadh ah ay isku tagaan iyaga oo isku qanacsan raalina iska ah kadibna ay sameyaan sino kadib markii meesha uur ka yimaado, kuwii gabadha dhalay ayaa qoryo qaadan oo dhihi gabadhanada waa nalaga fara xumeeyay, wiilkiina eed ayaa dusha loo saari kaligiis, labadoodaba waa saniyiin wiilkana wax xaq ah laguma laha aan ka ahayn xadka islaamka in laga fuliyo

Sh.umal (xafidahulah)โค๏ธ

Sirtaguusha 1

08 Nov, 04:52

Nolasha maxaa kaaga qorshaysan

Ma in aad dhalato oo aad dhimato uun

Sh.mustafa xaaji ismaciil

Sirtaguusha 1

07 Nov, 14:49

Caawa waa habeen jimca ah

Aan badino saliga nabiga scwโค๏ธ

Sirtaguusha 1

07 Nov, 14:43

-Waxyaaabaha nagala dhaadhicyay oo aan sal iyo raad lahayn waxaa ka mid ah I Usama bin ladin uu ka danbeeyay qarixii saraha mataamaha maraykanka lkn qaraxaas waxaa laga qorsheeyay gudaha maraykanka

-Sabbta uu maraykanka sidaas u sameeyayna waxa uu ahaa in magaca islaamka uu ku lifaaqo argagixiso isaga oo ka smaeeyay filimaan badan oo magac dil ku ah islaamka iyaga oo gabi ahaanba qofka filimaantaas daawada ka dhaadhicnaayo in islaamku yahay diin argagixiso.

Dr zakir naik xafidahulaahโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

07 Nov, 10:48

-Yahuuda markii ay dawlad ka dhisatay falastiin maanta wadamo muslimiinta badankood waxay u aqoonsanyihiin dawlad

Lkn waxaa la laayahay hal dawlad oo muslim ah oo dawlad u aqoonsata imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ซ

-Mulah Omar (Hogaamiyaha afganistan)

Sirtaguusha 1

07 Nov, 10:48

-Gaalo tabar wayn maleh tusaale waxaa kugu filan afganistaan oo ay isku imadeen nasaaro idil si ay u qabsadaan lkn niman laba go,o basa wata oo daliban la dhaho ayaa maalin cad ay kala carar ka dhacay 50dawladood ayaa isku imaaday maalinba mid ayaa cararay ogu danbayn kii ogu waynaa ayaa ka cararay 2021 markii ay u gigisan wayeen ragaas labada go,o basa wata dagalkooda

Sh.mustafa xaaji ismaciil

Sirtaguusha 1

06 Nov, 19:40

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Sirtaguusha 1

06 Nov, 13:25

https://t.me/LAMPTECH

Sirtaguusha 1

06 Nov, 03:24

Macalinka nolasha

Sh.mustafa xaaji ismaciil

Hadad dhagaysato waad faiidi

Allow cimriga u barakee umadiisa wax ayuu taraye aโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

05 Nov, 19:35

ITOOBIYA OO KOONFUR SUDAN SIINAYSA DAYN.

Dalka Koonfurta Sudan ayaa Barlamankoodu ansixiyay dayn ay Itoobiya siinayso oo gaadhaysa 738 Milayn oo Dolar.Dayntan oo la sheegay in lagu dhisi doono waddooyin K/Sudan isku xidha ayaa waxaa fulin doono shirkaddo Itoobiya ah.Wadadda ayaa gaadhaysa 220 Km.
Dayntan ay K.Sudan ka heshay Itoobiya ayay kusoo celin doonaa caddaan ama Saliidda caydhiin[Shidaal].

Somalia Daynn Xilimey bixin. Ethiopia oo Aan ogeyn Aragney ye ?

Sirtaguusha 1

05 Nov, 19:06

ALLAHU AKBAR

-Yahuudii waxaa ku socdo gumaad aan horay loo arag, jab aad u xoogan ayaa la gaarsiiyay kaliya awodooda waa diyarado dumar iyo caruur ay ku gumadaan

Allow jabi yahuud amiin

Allow garab sii xamaasโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

05 Nov, 17:49

-Maraykanka iyo gaalda ree yurub hadii aan yeelno sida ay iyaga rabaan oo ah in aan kitaabka allah aan iska tuurno waxay Nala noqonayaan gaashaan buur wayna na tageeri donaan lkn taasi ma dhacayso waligeed

Mulah mohamed yacquub (Hogaamiyaha talibaan ee hayo xukunka Afghanistan)

Sirtaguusha 1

05 Nov, 12:13

Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $4.

5 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta
https://wa.me/252638388658

Sirtaguusha 1

04 Nov, 18:49

Anagu uma baahnin kaalmo gaal iyo wixii la mid ah midkoodna anaga ayaa isku filan

-Mulah akhunzanda. (WASIIRKA ARIMAHA DIBADA AFGANISTAAN).

Sirtaguusha 1

03 Nov, 13:01

Mararka qaarkood, noloshu waxay noqon kartaa mid adag, waana sahlan tahay in qofku dareemo daal ama ka quusto. Laakiin xusuusnow, 60 daqiiqo oo dadaal ah ayaa beddeli karta noloshaada. 60 daqiiqo oo xoog iyo isku-day ah ayaa kuu horseedi karta horumar. Maanta, samee 60 daqiiqo oo aad diiradda saarto himiladaada, hammigaaga, iyo guushaada.

Markasta oo aad caajisto, xusuusnow sababta aad u bilowday, oo maalin kasta hal tallaabo horey ugu qaad. Dhib ma leh sida ay u adag tahay ama inta caqabadood ee aad la kulanto โ€“ waxaad leedahay awood aad ku guulaysan karto.

Soo qaado 60 daqiiqo oo muhiim ah maalin kasta, si aad ugu dhawaato riyadaada. Inaad guulaysato waa suurtagal, haddii aad tahay mid sabir leh, karti leh, oo ku dadaala in uu naftiisa horumariyo maalin kasta.

Xasuusnow, maanta waa maalintaada โ€“ qaado talaabadaas oo adigu noloshaada beddel!

Waxaan rajeynayaa in tani ay kugu dhiirrigelin doonto inaad gaarto hadafyadaada.

Join dhaha zxpo yaale https://t.me/LAMPTECH

Sirtaguusha 1

03 Nov, 06:40

Si aad dananahaaga nololeed u gaartid waa inaad:

- Adigoo caqli badan mararka qaar qof aanan caqli badneyn iska dhigtaa.
- Adigoo wax ogna qof aanan waxba ogeyn iska dhigtaa.
- Adigoo waxyaabaha ama arrimaha qaar aqoon weyn u lehna waa inaad mararka qaar qof aanan waxaas aqoon iska dhigtaa.
- Adigoo karti iyo awood badanna waa inaad mararka qaar qof aanan sidaasba ahayn iska dhigtaa.

Waxaad kasoo qaadaa inuu jiro film "Dantaada" la dhaho, oo aad adiga jilaa ka tahay, noloshaadana ay ku xiran tahay.
Marka si aad danahaagaasi u gaarto waa inaad si fiican u jisho dowr walboo filinkaasi kamid ah oo aad guushaadana ku gaareysid, haddii kale flop ayuu kaa noqonayaa.

Eng mk

Sirtaguusha 1

02 Nov, 11:23

Ma jeceshahay barashada vedio editing ใ€Š Capcut Mobile ๐Ÿ“ฑ ใ€‹ maku hamineysay mar un ina noqoto muuqal sameeyo wanaagsan  oo social media wax kusoo gudbiya
Ama marabtaa in aad noqoto qof xirfadisa ku  shaqeysato
Mana ku hamineysay in aad mar un noqoto muuqal sameeye wanagsan { vedio editinใ€‹
Adigoo isticmaala Mobile kaaga gacanta hadaba waxa aan kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:-

โ–  CapCut Gudihiisa
โ–  jarjarida Muqalada
โ–  Kala Sarida Muqalaka iyo  Cododka
โ–   Qurxinta Wajiga Ama Face
โ–  Animation
โ–  effects
โ–  Fake studio background
โ–  Hilad Texas
โ–  iyo kuwakale oo Badan

Si aad is kaga diiwaan galiso Nagalasoo  xiriir WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://wa.me/252638388658

Sirtaguusha 1

01 Nov, 09:46

-Hadii shalay wixii aad samaynaysay maantana samayso barina sidii aad shalay ahayd unbaad ahaan waxba kuguma soo kordhaayo

Sh.Mustafa xaaji ismaciil xafidahulah โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

01 Nov, 08:14

Haquusan mar walboo xaaladuhu sii adkaadan wa mar walboo farjku soo dhawaaadoโค๏ธ๐ŸŒน๐Ÿซก

Sirtaguusha 1

01 Nov, 03:10

Asc

Sirtaguusha 1

31 Oct, 19:58

XASUUSIN
Ku saliya xabiibkeena muxamed
SCW
waa habeen jimce ah

Sirtaguusha 1

31 Oct, 17:20

Wiilkayga waxaan rabaa in uu dacwada iga dhaxlo

Dr zakir naik โค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

31 Oct, 09:58

Barashada Alle SWT

Qof walba oo Muslim ah waxa ku waajib ah inuu barto Allaah SWT, Eebbeheen na abuuray oo na siiyey nafta iyo nolosha. Si aan ugu dhowaanno Eebbe, waa inaan fahamnaa magaca, sifooyinka, iyo ficillada uu ku sugay naftiisa iyo wuxuu ku tilmaamay kitaabkiisa Qurโ€™aanka kariimka ah.

Markii aan isku dayno inaan baranno Allaah SWT, waxay nagu dhalinaysaa cabsida iyo kalsoonida dhab ah ee aan ku qabno nolosheena. Mar kasta oo aan ogaanno awooddiisa, naxariistiisa, iyo caddaaladdiisa, waxa inagu abuuran jacayl iyo kasbasho. Qofkii barta xaqiiqada Allaah, wuu ogaanayaa qiimaha uu leeyahay qalbiga nadiifka ah ee Eebbe u dhow.

Allaah waa mid weyn, oo weynidiisa lama koobi karo. Markaad akhrinayso Qurโ€™aanka, waxaad ku arkaysaa tilmaamo qiimo leh oo kaa caawinaya inaad barato nolosha iyo sida aad ugu noolaato si aad ugu dhowaato Eebbe. Waxaa jira xadiisyo badan oo laga helay Nebigeenna Muxammad (Nabadgelyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato) kuwaas oo na baraya inuu Alle yahay mid naxariis badan, cafis badan, una jecel inuu naga qaato dunuubtayada.

Akhristayaasha qaaliga ahow, marka aad barato magacyada iyo sifooyinka Alle, waxaad dareemaysaa inaad ku socoto waddada saxda ah ee iftiin leh. Qof kasta oo Allaah bartaa, wuu ogaanayaa inuu jiro wadiiqo ifaysa oo kugu hagaysa inaad hesho xaqiiqooyin aan ku dayno oo aan ku fekerno. Ku dadaal inaad ku noolaato si Alle ugu farxo, maxaa yeelay nolosha dhabta ah ee aakhiro ayaa halkaas ku jirta.

Ugu dambayn, ka fakar weynaanta iyo wacanida Alle SWT. Markaad baranaysid, waxaad baranaysaa nolosha dhabta ah iyo waxa aduunka looga jeedo.

Sirtaguusha 1

31 Oct, 08:55

Waan daawada kadib neh waan kashalaaayaa , go aan baan kaqaataa
Hadana mar walboon kaligey noqdo waan sameeyaa

Ilaa iyo goorma ayaat wadaysaaa ?

Nolashaada God aadan kasoo bixin karin ayaat kusii wadaaa

Sirtaguusha 1

30 Oct, 18:08

>IMAANKA WAA WAXA OGU QAALISAN EE UU ALLAH NOOGU DEEQAY

Tusaale yar

-Magalada jigjiga ayaa waxa la duminayaa guryo badan oo ay wado dhex martay dad somaali ah ayaa dabaqyp laga dumiyay lkn waxba ma aysan samayn way iska samreen

Lkn kuwo xabashi kiristan ah oo guryo laga dumiyay way is layeeyn dhamaantood oo way is daldaleen

Sirtaguusha 1

30 Oct, 14:22

Dareemida aat dareemeyso in aad dambi kudhex jirto, macneheedu waa in wali damiirkaagu noolyahay hagaarsiin in damiirkaagu dhinto ee saaxibka xun iska jar , daawashada xumaanta jooji ,macsida jooji , balwada iska jar

Waat Jari kartaa wax waliba oo kuula muuqdo inaadan Jari karin

Sideen Kujari karaa ?

Hadaad rabto inaat naftaada wax kajarto marka hore naftaada rabi ku xir oo ruuxdaada dib usoo nooleey markaa waxaat dareemeysaaa oo aat xaqiiqsaneysaa inaat mugdi kujirto iyo xumaan inaat kabaxdana waa ay kuu fudu-daaneysaa

Sirtaguusha 1

30 Oct, 05:16

Dhib walbo oo nolasha isoo gaaray waxaan ogaaday in kheyr iigu jiray

Ilaahay neh waa midka og waxa kheyrka inoo ah

Dhib ha u arkin hadey nolushu noqon weysay sidaad rabtay maxaa yeelay
Ma ogit in kheyrku sidaa kujiro

Sirtaguusha 1

30 Oct, 05:07

Mar walboon daawashada tiktoka badiyo waxaan kasii fogaada wax walbo oo wanaag ah

Sirtaguusha 1

30 Oct, 02:56

-Allow u gargaar walalheen ree FALASTIIN

Sirtaguusha 1

27 Oct, 19:36

Haka quusanin naxariista alle

Sirtaguusha 1

26 Oct, 09:57

>Alshabaab waxay canshuur ka qadaa dhamaan ganacsi walba oo muqdisho ku yaalo cidi bixin waydaana waa la dilaaa ganacsigiisana way gubaan,

HADABA SIDEE AYAA LOO SOO SAARI SHIDAALKA SOMALIA IYADA OO AMINIGA IYO IS HAYNYA ALSHABAAB IYO DAWLADA SIDAAS TAHAY OO LABO DAWLADOOD AY KA TALIYAAN MUQDISHO

Sirtaguusha 1

25 Oct, 16:52

Markabkii wuu yimide, qof walboo Somali ah deyn masii qaadan karaa ? ๐Ÿ˜€

Sirtaguusha 1

25 Oct, 16:36

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Sirtaguusha 1

25 Oct, 14:00

>Maraykanka oo ah cadawga ogu wayn ee tageero yahuuda ayaa warbaahintooda ogu wayn ku dhawaaqday in maalin walba yahuuda laga dilo ogu yaraan 30askari

Lkn ay yahuuda qariso arinkaas

XAMAAS AWODEEDA WAY SII BADANAYSAA UUN

ALLAHA JABIYO CADAW WALBA OO MUSLIMIINTA AY LEEYIHIIN

Sirtaguusha 1

25 Oct, 09:21

>Islaamku wax xuduud ah ma lahaan xuduudahan la leeyahay wadan walba xuduud ayuu leeyahay waa wax gaalo ay sameyeen midaas oo natiijada ka dhalatay ay noqotay in walalka muslimka ah oo halkaas lagu dilayo aadan u gurman oo aad dhahdo maxaa iga galay wadankayga ma ahaan

Dr zakir naikโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

24 Oct, 07:14

-Hadii aad xaragoonayso waxaad ku xaragoon lahayd sunihii nabigaaga scw

Sh.xuseen cali jabuuti xafidahulaahโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

23 Oct, 19:50

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Sirtaguusha 1

23 Oct, 19:36

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Sirtaguusha 1

23 Oct, 16:46

Waa Maxey dhaqan,

Dhaqan waa hab nololeedka, caadooyinka, fikradaha, iyo anshaxa ay bulshada ama koox gaar ahi ku dhaqmaan. Dhaqanka wuxuu ka kooban yahay waxyaabo badan sida: afka, cuntooyinka, dharka, hab-dhaqanka, heesaha, ciyaaraha, iyo xeerarka bulshada oo dhan ku dhaqanto. Waa habka dadka ku nool meel go'an ay u fahmaan una wajahaan nolosha. Dhaqanku wuxuu ka soo gudbaa jiilba jiil, wuxuuna saameeyaa sida ay bulshada u fikirto, u dhaqanto, iyo u wada noolaato.

Adigu Na Waxa kudar, ?

Sirtaguusha 1

23 Oct, 15:47

>Waxaan u baahanahay hal qof oo aqoon ahaan dhisan diin iyo dunuubiba oo diyaar u ah in uu aqoon ama xog waxtar u leh bulshadiisa usoo gudbiyo hadii aad diyaar tahay ciwaankan hoose igala soo xiriir ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

@Qoslaaye16

Sirtaguusha 1

23 Oct, 04:46

-Xasuuso in aan la xasuusan doonin hantidaada ee kaliya la xasuusan doono DHAQANKAAGA โค๏ธ

Sirtaguusha 1

22 Oct, 18:33

>Qiso cajiib ah oo dhex martay nin iyo xaaskiisa

Nin ayaa islaantiisa 6saac habeenimo qaylo ku bilwday waxayna tiri ifur, kadibna si uu yeelo markii uu garan wayay ayuu nin sheekh ah wacay shekhii ayaa ku dhahay warqad carabi ah waxaad ku qortaa, xaaskayga quruxda badanayd waan ku jeclahay, kadib ayuu siiyay waraqadii iyadana carabi ma aqoonine iyada oo borsadeeda qaadatay ayeey gabadh carabi taqaano u tagtay gabadhii ayaa u akhrisay warqadii, kadib ninkii oo masajidka iska aaday oo soo laabtay ayaa marka uu albaabka iska furay arkay islaantiisii oo dhoolacaynayso iyo iyada oo ku leh xaaji qureec ayaan kuu diyaariyay ee kaalay cun ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜xalka waa in aad raadisaaa

Sirtaguusha 1

22 Oct, 13:44

>indhooluhu marka uu indhihiisa helo waxa ogu horeeya ee uu turaayo waa ushiisa

Waa sidaas oo kale biniaadamka qof aad u samaysay abaal aad u wayn oo xitaa aad isaga dartiis u dhibtootay ayaa kugu noqoni qofka kugu daran cadawtinimo haka sugin qof sida aad abaal ogu gashay in uu kugu abaal gudo

CAAWI DADKA LKN ALLAH DARTIIS U CAAWIโค๏ธ

Sirtaguusha 1

22 Oct, 11:41

Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $4.

5 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta
https://wa.me/252638388658

Sirtaguusha 1

22 Oct, 03:09

-Waxaa wax lala yaabo ah in

Sacuudiga
Masar
Kuwait
Imaraatka
Qadar

Ay sanad walba yurub iyo America ka soo gataan lacag bilion dhafayso oo tirilon gaarayso oo hub ah talow yeey kula dagaalami donaan hubkaaas

Halka walalahood ree falastiin agtooda yahuudi ku gumaaday

-Soo layaab ma ahaan yahuud hadii la weeraro si aan gabasho lahayn ayeey u difacayaan yurub iyo maraykan halka kuwiii carabta ahaana aysan far dhaqaajinayin

Islaaminimadooda shiki wayn ayaa ku jiro kuwaaasi

Sayidka ayaa horay u dhahay iga daa carabi waa naago diracyo waawayn xidhaye / sayidku sidaas markuu lahaana cay dumarka uu liidaayo ma ahayn ee dumar in ay ka litaan ayu shegay Ragoda manta nool

Turkiga oo aan lahayn wax ayuu islaamnimo difacaa waxaan ogaanay in uusan
Waxba ka jirin erdogan jacaylki aan
Jecalaanay waan ku khaldanayn

Dawlada kaliya maanta yahuud si dhab ah u wajahayso waa iraan oo iyadana gumaad badan u Gaysatay dadka suniga ah oo rabto shiicayn in ay samayso

FARAJKA WU IMAAN INSHAALLAH GALANA WAY JABI

Sirtaguusha 1

21 Oct, 08:07

-Tuug iyo wiil
Muslim
Ah maxaa kala qabsaday

Sirtaguusha 1

20 Oct, 12:26

-Jacaylku midna waa been midna waa run jacaylka guurka ka horeeya ee ay dhalinyaro badan maanta ku washeen waxaasi jacayl ma ahaan waa wax been ah oo aan jirin, jacaylka wuxuu yimadaa guurka kadib

Sh.xuseen cali jabuuti xafidahulahโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

19 Oct, 18:34

>HOGAAMIYE JIIDA HORE KA DAGALAMAAYO WAA DHIF IYO NAADIR

^Hogaamiyaha ogu geesisan qarnigan ayuu noqday

Shahiid yaxya sinwaarโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

19 Oct, 16:23

Hanka laysku dhaafe dadkuba haybta guud siman
(Abwaan shube)

Sirtaguusha 1

18 Oct, 19:41

-Qofka aan amaano laga helin imaankiisu aad ayuu u liitaa , qofka aan balan iyo cahdi lahayna diintiisu aad ayeey u liidataaa

Sh.mustafa xaaji ismaciil xafidahulahโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

18 Oct, 19:03

120kun oo dolar ayaan ogu deeqay walalahay ree qaza

-Waxa aad awoodo haka hakranin walalaahaga dhibatoonaayo ee ree falastiin /Dawladihii islaamka oo idil way ka wada gabadeen caawintooda, Halka gaal oo idil isku bahaystay gumaadkooda

Dr zakir naik xafidahulaahโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

18 Oct, 17:56

LABO SHAHIID

^Yahuuda hadii ay disho hal sinwaar kun sinwaar ayaa soo bixi โค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

18 Oct, 08:08

-Waxaan jiraaa 59sano waxaan jecelahay in aan ku shahiido diyaaradaha F16 ee maraykanka uu yahuuda siiyay ama aniga oo dagalamaayo

Yahya sinwaar GEESI BUU AHAA โค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

18 Oct, 06:25

WAA SHAHIID QOFKA SHAHIIDKA AH MA DHIMANIN EE WUU NOOLYAHAY isaga oo si geesinimo leh u dagalamaayo ayuu shahiiday yaxya sinwaar

Yaxya sinwaar libaxii Qazaโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

17 Oct, 20:32

Libaaxan yaxya sinwaar ah wuu noolayahay alx

Alaha dhawro โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

Sirtaguusha 1

17 Oct, 17:53

Wixii tagay way tageen waxba ha isku daalin waxba kama badali kartid maanta ka faiidayso

Sirtaguusha 1

17 Oct, 06:51

Si Fican Udhageyso

Sirtaguusha 1

17 Oct, 06:30

Dantaada dulqaad uyeelo,Dadkuna yana
ogaaan Damacaaga. ๐Ÿซต๐Ÿ‘‹

Sirtaguusha 1

16 Oct, 19:41

>Marka hore waa in aad adigu is badashaa markaas ayaad wax badali kartaaa โค๏ธ

Sh..Mustafa xaaji

Sirtaguusha 1

16 Oct, 18:10

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Sirtaguusha 1

16 Oct, 18:00

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Sirtaguusha 1

16 Oct, 09:20

Ogeysiis
Ma dooneysa ina xornima dhaqaale sameyso
Oo marabta ina barato xirfad iskaa ugu shaqeeysato maku daashay social media sidi aad lacag ugu sameen laheed
Hadaba course kan waa course kaagi
Waxa bilaabi doona barashada suuqa forex oo ah mid kamida suuqyada ugu waaweyn oo lacagaha laga sameeyo
Course waxa ku baran doonta bilaaw ilaa dhamad qaabka u shaqeyso forex
hada diiwaan galinta wey socota oo nagu soo biir

๐Ÿ’ซFG. 5 shanta arday oo u horeyso waxa loo samey doona qiima dhimis

Iska diiwaan gali WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://wa.me/252611327938

Sirtaguusha 1

15 Oct, 19:37

Noloshu waa safar, tallaabo kasta oo yar waxay kuu dhoweysaa ujeeddadaada. Ha quusan, sii soco.

Sirtaguusha 1

15 Oct, 18:41

30 sano umad heshiin wayday oo hormar gaadhi wayday ma garnaaho goor ay heshiin oo hormar gaadhi doonto

Sh mustafa xaaji ismaciilโค๏ธโค๏ธxafidahulah

Sirtaguusha 1

15 Oct, 17:01

DHIBKA HAYSTO DUMARKA SOMALIYEED

-Halka cayilka lala dagaalamo dunida maanta, dumarka somaliyeed waxay ku tiir iyo tacab Beleen sidii ay isku cayili lahayeen ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

Pharmacy hadii aad gado unbaad ogaan

Sharoobada cubtada iyo mida cayilka isii unbaa lagu dhihi

Waa dhibaato taagan

Sirtaguusha 1

15 Oct, 10:09

-Hadii aad ogaan lahayd faiidada socodka ku jirto waligaa gaadhi ma aadan raacdeen

14,360

subscribers

1,516

photos

327

videos