Hassan sahal @oraahsan Channel on Telegram

Hassan sahal

@oraahsan


بِـــــــِســــــــمِ آلَلَـــه آلَرَّحِـــــيـــمِ

ألا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ القُلُوبُ❤️‍🩹

"Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir Join dheh si aad uga mid noqoto Asxaabta aan inta ku saaxiibnay

Hassan sahal (Somali)

Hassan sahal waa qayb ka mid ah kuwa ay isugu jiraan taageerayaal, waxyaabaha guud ee dibadda, iyo dadka kale ee ajnabis ah. Kanalkan wuxuu si toos ah u qabanqaabiyo macluumaadka dhabta ah ee ku saabsan arrimaha caalamiga ah, iyo dhabta iyo dhabtaanka dadka kale. nn"oraahsan" waa hal qeybo oo leh qaab dhaqameed, aqoonyahan iyo hawlaha caalamiga ah ee dalka Soomaaliya. Kanalkan waxaa ku jira macluumaadka ugu dhow ee dibadda, aqoonyahanka, iyo waxyaabaha kale ee heerka caalamiga ah. nnDhibaatada kanalka waxaa ka mid ah isku daygaaga iyo wacyi galinta arrimaha caalamiga ah, taas oo ka mid ah adeegsiga xidhiidhka bulshada iyo kuwa shaqada ah ee kala duwan. nnHadii aad hesho macluumaad cusub oo ku saabsan arrimaha caalamiga ah, iyo aqoon iyo wacyi galinta dhabta ah, "Hassan sahal" waa kanalka aad u baahan tahay. Ka soo biir si aad u hesho macluumaad dhab ah iyo xogta cusub ee ku saabsan dalka iyo dunida guud.

Hassan sahal

09 Oct, 11:22


Haddii aad dib u milicsato dhacdooyinkii noloshaada; Waxaad ogaan doontaa in cidda aad ku leedahay raali-gelinta ugu badan, ay tahay naftaada!

Hassan sahal

12 Aug, 04:31


Caqligaagu yuu noqon mid cibaado kaa duwa cimrigaagu yuu noqon mid xumaan ku caan baxa camal kaagu yuu noqon mid cadaabta kugu haga

Hassan sahal

31 Mar, 07:37


Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad doonto Saaxiib kal furan weeyi Sunto faro ku hayntiisa Weligaa ha sii daynin

Maxammed Ibrahim Warsame
( HADRAAWI )

Hassan sahal

10 Mar, 15:55


رمضان مبارك 🌙❤️

Hassan sahal

06 Mar, 14:52


“Wakhtigu”
maskax ma laha uu isku hagaajiyo, gofka maskada le inuu wakhtiga ku hagaajiyo waa adiga.

Hassan sahal

06 Mar, 09:19


khaladaadku waxay caddayn u yihiin inaad isku dayayso.✌🏻

Hassan sahal

04 Mar, 12:31


DAGAALKA QOFKA
ee naftiisa ayaa ah guusha ugu weyn ee
aadanuhu uu gaarayo

Hassan sahal

27 Feb, 05:09


Sheeko Faneeed.🌚

Hassan sahal

21 Feb, 14:10


Aduun naxariistii ka dhamaatay😔😢

Hassan sahal

21 Feb, 06:23


"Weligaa ha ka niyad jabin riyo sababtoo ah wakhti ayeey qaadan doonto si aad u fuliso.

Hassan sahal

12 Feb, 03:05


Subax wanaagsan...
“Wanaaggu wuxuu ku sugan yahay waxa Eebbe doortay.

Hassan sahal

11 Feb, 15:43


Noloshu waa u riyo kuwa cagligaleh, waa u ciyaar Kuwa doqomada, waa u qosol kuwa hodanka ah, waa u masiibo kuwa masaakiinta ah.

Hassan sahal

11 Feb, 09:22


Cadhada ugu khatarta badan waxay ku qarsoon tahay qof qalbi wanaagsan gadaashiisa.

Hassan sahal

10 Feb, 19:51


"Wax kasta oo aad sameyso, weligaa ha u cararin wixii ku jabiyay💔.

Hassan sahal

09 Feb, 04:41




۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝

Hassan sahal

07 Feb, 19:41


Asxaabta meeshan ii qurxiya❤️👍

Hassan sahal

07 Feb, 19:38


https://www.facebook.com/share/p/q5MkwyBGL7qbBscn/?mibextid=xfxF2i

Hassan sahal

07 Feb, 08:29


"Wadahadallada ugu muhiimsan ee aad waligaa yeelan doonto waa kuwa aad naftaada la yeelan doonto.