Dhiiragaliye @dhiiragaliye Channel on Telegram

Dhiiragaliye

@dhiiragaliye


Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka

Fadlan kusoo biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
@Dhiiragaliye
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ

Dhiiragaliye (Somali)

Dhiiragaliye waa kanaal lagu taageerayo qoraallada maalinle ah oo ku saabsan xikmadaha iyo dhiiragalin. Kanaalkan waxaa laguugu sharaxayaa qoraaladii dhiiragalinayaasha iyo qisooyinka ay ka mid yihiin. Haddii aad rabto inaad ka heli karto qoraallo ay ka mid yihiin xikmadaha iyo dhiiragalin, fadlan kuso biir kanaalkan @Dhiiragaliye. Waxaa kuu soo dhaweynayaa inaad ka heli karto wararka cusub ee ku saabsan xikmadaha, dhiiragalin iyo qisooyinka. Soo booqo kanaalkan haddii aad rabto inaad ka heli karto macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan dhiiragalin iyo qoraalada xikmadaha. Kanaalkan waxaa loo marayo in uu la shaqeeyo si joogto ah, sidaas darteed kugu dhiirigeliya inaad ka hesho wax kahor inta aad joogto. Kanaalkan waxaa kuu taageeraynaa koox qoraaleed iyo dhiiragalinayaal Soomaaliyeed oo si rasmi ah ugu sheegaya dhiiragalintooda iyo qoraalada xikmadaha. Isku soo biir kanaalkan haddii aad rabto inaad ka heli karto xikmadaha, dhiiragalin iyo qisooyinka maalinle ah. Dhiiragaliye waa kanaal aad u wanaagsan oo ku taageerayo dhiiragalin iyo qoraalada xikmadaha, fadlan kuso biir kanaalkan haddii aad rabto inaad ka heli karto qoraaladaas. Dhiiragaliye waa meel aad u wanaagsan oo ku taageerayo dhiiragalin iyo qoraalada xikmadaha. Kanaalkan waxaa laguugu daraynayaa inaad ka heli karto wararka cusub oo ku saabsan xikmadaha, dhiiragalin iyo qisooyinka. Fadlan kuso biir kanaalkan haddii aad rabto inaad ka heli karto qoraalada xikmadaha iyo dhiiragalin.

Dhiiragaliye

20 Nov, 11:36


Haddii aad Puntland Joogto ka Faa'iideyso Fursadaan๐ŸŒฟ

๐Ÿ‘‰https://www.facebook.com/share/p/181qyrEmFx/

Dhiiragaliye

20 Nov, 07:19


Qaan gaadhnimada haweenka ka soo aqriso xagaas
Waa kan Link: https://www.facebook.com/share/14ngDhe9aM/

Dhiiragaliye

19 Nov, 18:49


Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

๐Ÿ“ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โœ… 

โœ… ADDEEGYADA STAR TECH

โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

โžก๏ธ  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

โžก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Dhiiragaliye

19 Nov, 14:09


Mardhaw Iyo Buugg Cusubโ˜บ๏ธ

Bayaan Books wali ma booqatay horta ๐Ÿ‘‰https://www.facebook.com/share/18B8C2giAz/

Dhiiragaliye

19 Nov, 06:00


Sidee macquul ku noqon kartaa in aan ku Jisaarno nimcada iyo amniga uu rabbi ina siiyay mise cidbaa jirta oo inoo ballan qaaday ciqaabka Alle in ay innaga difaaceyso.

Dhiiragaliye

19 Nov, 03:14


Garaadka Raganimada โค๏ธ๐Ÿฅฐso aqriso qormada oo dhameystiran

https://www.facebook.com/share/p/15aapURn4H/

Dhiiragaliye

16 Nov, 11:57


"๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š"!

Buugga Miraha & Caafimaadka
Kasoo Dalbo Bayaan Books
Whatsapp: 252682115354


Bayaan Books - ๐‡๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐š

Dhiiragaliye

15 Nov, 18:04


Haddii aad maal yeelan wayso ma jiraan wax naftaada ka nusqaamayo
haddii lagaa qaado caafimaadka oo cudur ku asiibo waxaad waysay qeyb kamid ah noloshaada laakiin haddii akhlaaqdaada ay xumaato waxaad beeshay quruxda iyo macaanka noloshaada oo dhan

Dhiiragaliye

15 Nov, 13:28


Waxa aan haystaa shahaado jaamacadeed, waxa aan qoray afar buug iyo boqolaal maqaal sidaas oo ay tahayne waxa aan sameeya qaladaad marka aan wax aqrinaayo, waxa aad ii soo qortaa "subax wanaagsan" ane waxa aan u aqriyaa "waan ku jecelahay".

Casaryo wanaagsanโ˜•๏ธ

Dhiiragaliye

14 Nov, 18:13


โœจ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š ๐‘ท๐’“๐’๐’Ž๐’๐’•๐’Š๐’๐’ โœจ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
โœฆ ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan
โ‹ ๐ŸŒŸ @Al_xakiim
โœฝ โœจ @Quruxdaislaamka
โˆ ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi
โœค ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar
โ… ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag
โœŽ ๐Ÿ’ซ @TAMARSIINTARUUXDA
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โœฐ ๐Ÿ’ก @XikmadoSom
โœฝ ๐Ÿ… @Dhiiragaliye
โ‹ ๐Ÿ“š @AishaAhmed99
โœฆ ๐Ÿง  @QalbiDhaye143
โ‰ ๐Ÿ“˜ @kalimakariim
โˆ ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha
โœŽ ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252
โœค ๐ŸŒŸ @Ruuxda
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โœฆ ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side
โ‹ โค๏ธ @Hasancaashaq
โ‰ ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed
โˆ ๐Ÿฆ‹ @Noqoxiddig
โœŽ ๐ŸŒŸ @FAAIDOCHANEEL
โœค ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“
โœฆ ๐Ÿ“– @maanhage
โ‹ ๐Ÿ›  @farsamada
โœฝ ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2
โ‰ ๐ŸŒŸ @guuleyso11
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š
โœฆ ๐Ÿ“š @somalibooks
โ‹ ๐Ÿ› @Somalilibrary
โœฝ ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒ JOIN ALL CHANNELS
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ’ซ Ku Sali Nebiga SCW ๐Ÿ’ซ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“ฒ [Dareen Side]
โœ…Sponsored byโœ…
https://t.me/Dareen_side

Dhiiragaliye

13 Nov, 18:31


๐‘ด๐’‚ ๐’‹๐’Š๐’“๐’ ๐’’๐’๐’‡ ๐’…๐’‰๐’‚๐’”๐’‰๐’ ๐’Š๐’”๐’‚๐’ˆ๐’‚ ๐’๐’ ๐’‚๐’‡๐’Œ๐’‚ ๐’Œ๐’– ๐’˜๐’‚๐’•๐’ ๐’’๐’‚๐’‚๐’๐’…๐’ ๐’…๐’‚๐’‰๐’‚๐’ƒ ๐’‚๐’‰, ๐’Ž๐’‚๐’๐’‚ ๐’‹๐’Š๐’“๐’ ๐’’๐’๐’‡ ๐’๐’‚๐’”๐’Š๐’Š๐’ƒ ๐’ƒ๐’‚๐’…๐’‚๐’ ๐’‚๐’Ž๐’‚ ๐’’๐’๐’‡ ๐’๐’‚๐’”๐’Š๐’Š๐’ƒ ๐’…๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’†๐’† ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚๐’‚ ๐’Œ๐’‚๐’๐’‚ ๐’‹๐’Š๐’“๐’ ๐’’๐’๐’‡ ๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š๐’” ๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’“๐’Š ๐’– ๐’‚๐’‰ ๐’Š๐’š๐’ ๐’’๐’๐’‡ ๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š๐’” ๐’„๐’‚๐’‚๐’”๐’Š ๐’Œ๐’– ๐’‚๐’‰.

Buugga Sahay nagasoo dalbo oo aan kuugu keeno meel walba
Bayaan Books - ๐‡๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐š

https://www.facebook.com/share/p/14pHTaQwjf/

Dhiiragaliye

13 Nov, 09:41


Soomaalidu waa dad mixnad ah, kulahaa Deg-adeer (muuse biixi) kkk. Codkaasi sidaas buu ku qasaaray waxaana laga yaabaa in codkaas qasaaray dartiis oday muuse ku guulaysto.

Dhiiragaliye

12 Nov, 18:37


Noloshada dadka kale hala Barbara dhigin๐Ÿฅด
Sababto eh ma jirto isbarbar dhiga qoraxda iyo dayax๐ŸŒš
Iyaga mar walbo waxey ifaan waqtigooda๐ŸŒฟโค๏ธ

Dhiiragaliye

11 Nov, 16:20


https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0jNuRJFrUqnF2gPzbSvWKtZgHaG8CJ7mfBTYdkSte4UbLcLjxgcrAZkG7sjdjC8qwl&id=100079204586117&sfnsn=mo&mibextid=RUbZ1f

Dhiiragaliye

11 Nov, 09:14


Waligaa wax wanaag ah ma sameysay?

****

Waxaa jiray nin aan waligiis wanaag sameyn balse dadka siin jiray lacag amaah ah (lacago deyn ah), wiilkiisa ayuu ku dhihi jiray marka uu deynta u diraayo โ€œqaado waxa fudud oo ka tag waxa adag oo iska dhaaf, waxaa laga yaabaa in innagana Alle innoo dhaafeeโ€ hadalkiisu macnihiisu waa deynta ka qaado qofka awoodo, qofka aan awooddinna iska dhaaf, markii uu dhintay ninkii ayaa Alle swt ku yiri: waligaa wax wanaag ah ma sameysay? Ninkii waxa uu yiri: maya, balse waxaa ii joogay wiil, dadkana waxa aan siin jiray deyn, marka aan wiilkaas u diraayo dadka si uu deynta iiga keeno waxa aan dhihi jiray: โ€œqaado waxa fudud oo ka tag waxa adag oo iska dhaaf waxaa laga yaabaa in innagana Alle innoo dhaafeeโ€ Alle swt ayaa ku yiri adigana waan kuu dhaafay.

Deyntu habeenkii waa walwal, maalinkiina waa dullinimo, qofka qaatana waxa ay galisaa nolol walbahaar iyo ciriiri ah, sidaas darteed in aad deynta ka bixiso qof deyn lagu leeyahay ama aad u sabarto oo aad u dhaafto deynta waxa ay kamid tahay acmaasha wanaagsan ee Alle agtiisa loogu jecelyahay, ninkaas waligiis wanaag ma sameyn, balse dadka marka uu deynta ka qaadanaayo inta ay haayaan ayuu ka qaadan jiray inta aan heyninna waa u dhaafi jiray, isagana Alle ayaa u dhaafay.

Marka aad qof lacag deymiso, una sabarto uguna dulqaadato bixinteeda, sidaas waxa aad ku sadaqeysaneysaa maalin walba lacag dhan midda aad qofkaas amaahisay, tusaale haddii aad qof amaahiso lacag dhan boqol dirham oo qofkaas aad ugu dulqaadato bixinteeda, aadna siiso muddo toban bilood ah si uu isaga bixiyo (waa saddex boqol oo maalmood) adiguna waxa aad lamid tahay sida qof maalin walba sadaqeynaayay hal dirham, warqadaada acmaashana waxa laguugu qoraayaa inaad bixisay oo sadaqeysay saddex boqol oo dirham adiga oo aan sida caadiga waxba bixin, Suubanaha waxaa laga wariyay in uu dhahay: qofkii u suga oo dulqaata qofka aan deynta iska bixin Karin, waxa uu lamid yahay qof maalin walba sadaqo bixinaaya.

Taasi waa abaalmarinta qofka u dulqaato qofka aan deynta bixin Karin, bal kawarran qofkii qofkaas deynta ka bixiyo, raadi dad deyn lagu leeyahay oo isugu jira rag iyo dumar kuwaas oo noloshii ay ku adkaatay, u kaalmeyso asxaabtaada si aad lacagtaas u aruurisaan oo aad noloshana uga kaalmeysaan, adinkana Alle ayaa idin fudeydin doonno oo danihiina idin qaban doonno, dadka xanuusan ka bixi deymaha ay ku iibsadeen daawooyinka, dhammaantood waa acmaal wanaagsan ogoowna qofka Alle agtiisa loogu jecelyahay in uu yahay midka dadka anfaco.

Buugga Sahay Page [207]
Tarjume Muhammad Bin Farah
Waxaad ka heli kartaa Bayaan Books

Dhiiragaliye

10 Nov, 07:28


Faqriga ma ahan ceeb ee waxaa ceeb ah in faqriga laga dhigo wax wanaagsan oo qiimo leh, Alle hortiisana waa la innagu weydin doonnaa qalbiyada uu faqriga dillooday waั…a aan u sameynay?! Ma danahooda ayaan u qabanay mise god mugdi ah ayaan kusii ridnay?!

Akhri Buugga Sahay oo hodan noqoโ˜บ๏ธ

Ku guuleyso buugga Sahay ๐Ÿ‘‰https://www.facebook.com/share/p/158ct8GjBi/

Dhiiragaliye

10 Nov, 06:56


Nolosha wey wada adagthy, ninkii u dhabar adeegana helayo.

@DayaxiiMaalmaha

Dhiiragaliye

09 Nov, 11:19


๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ Buugga Sahay

Fur linkigaan
๐Ÿ‘‰https://www.facebook.com/share/1AqDdkKMJB/

Dhiiragaliye

08 Nov, 18:52


Waan jeclahay ninka raga ah ee dagan oo qeylin xiliga dhibata oo sabra oo naftiisa ku dhahah dadal wax yar ku dhiman .

Waan jeclahay ninka raga ah ee dareemadiisa iyo wax u tabanayo kula wadaago asigo cod hoos kugu sheegayo gafkaga .

Waan jeclahay ninka raga ah ee wax bixinta badan wax bixita ma ahna kaliya lacag wax bixinta ee ninka bixiya ixtiraam,jeceyl,dacadnimo iyo kalsooni

Waxana ugu jeclahay ninka xariirinta badan oo asxaab ilaa qaraab xariiriya .

Gabar walbo waxaan urajeyna ninka intaas kulansaday โ™ก.

Dhiiragaliye

08 Nov, 17:46


Maanta iyo Buugga Sahay
๐Ÿ‘‰https://www.facebook.com/share/p/19b7NvfXzs/

Dhiiragaliye

08 Nov, 17:33


ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ู„ุงูŽ ุชูุฎู’ุฒูู†ุง ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุงู„ู’ู‚ููŠูŽุงู…ูŽุฉู๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

Dhiiragaliye

06 Nov, 19:35


"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"๐Ÿ˜Œโค

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD ๐Ÿ‘‰ @Aishabintuahmed
https://t.me/AishaAhmed99

Dhiiragaliye

06 Nov, 17:24


๐’๐€๐‡๐€๐˜

๐Š๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐จ ๐ ๐ฎ๐๐œ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐š๐š๐ง ๐ข๐Ÿ๐ญ๐ข๐ข๐ฆ๐ข๐ง๐ง๐จ ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐ญ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐œ๐๐จ ๐ ๐š๐œ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐š๐๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐๐ก๐š๐›๐ญ๐š ๐š๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐๐š๐ง

Marka ay lacagtu ku dhacdo gacmaha addoonka dhabta ah iyo addoonta qiimah badan, lacagtu waxa ay noqotaa Sahay lagu iibsado camalka wanaagsan, buun buunis igama ahan haddii aan ku iraahdo -saameynta lacagtaas waxaa laga yaaba in ay gaarto boqolaal sano iyo malaayiin qof, haddaba haddii aad doonayso in aysan engagin warqadaha acmaashaada lagu diiwangalinaayo, hantidaada ka dhigo Sahay oo ku iibso acmaasha wanaagsan taas oo aan ku goโ€™eynin geeridaada.

Turjume: Muhammad Bin Farah
Buugga Sahay
Ka dalbo maktabadda Bayaan Books ama la xiriir 615243549 / 615257841

Dhiiragaliye

06 Nov, 06:28


Subax qurxoon iyo Hantiileyaasha Jannada.

Dhiiragaliye

05 Nov, 14:15


๐ŸŒฟ

Dhiiragaliye

05 Nov, 11:07


๐–๐š๐š ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง ๐ช๐š๐š๐ ๐ช๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง๐ข ๐š๐ก, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ ๐š๐๐š๐ , ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ๐ง๐š ๐ข๐ข ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐ฒ, ๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐š๐ง๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ๐ซ๐จ๐จ๐๐š๐ฒ ๐ฆ๐ข๐ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐ฌ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐š๐ง.
๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ช๐š๐š๐ง๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง, ๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐จ๐จ๐ ๐ฐ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ž๐ง ๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐จ๐จ๐๐ง๐š ๐ฆ๐š ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ช๐š๐š๐๐š๐ง, ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ข๐ข ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐›๐š๐๐๐ž๐ฅ ๐๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก, ๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐จ๐จ๐๐ง๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ๐›๐š ๐ข๐ข ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ ๐š๐š๐ง ๐š๐ง๐ข๐ ๐ฎ ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ง, ๐ง๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐ฎ๐ฌ๐ž ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐š๐ก๐ž๐ฒ๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐ข๐ ๐ฐ๐š๐š ๐ซ๐ข๐ฌ๐ช๐ข ๐ฐ๐š๐š๐ฌ๐š๐œ ๐š๐ก.

Hadda Dalbo oo goob walba ku hel
๐Ÿ‘‰+252615257841

Dhiiragaliye

05 Nov, 06:45


Ugu danbeyn waa diyaar
Lambarkaas ayaad ka heli kartaa
๐Ÿ‘‰
+252615257841 meel walba oo aad joogto

Dhiiragaliye

05 Nov, 03:27


https://t.me/DayaxiiMaalmaha


Nagu soo Biir adaa dhimane๐Ÿ˜Š๐Ÿฅฐ

Dhiiragaliye

04 Nov, 16:57


Ugu danbeyn waa diyaar
Lambarkaas ayaad ka heli kartaa ๐Ÿ‘‰ +252615257841

Dhiiragaliye

04 Nov, 15:24


โ— ii jeclaaw sidi Aabahey โค๏ธ๐Ÿ‘จ
โ— iigu dulqaado sidi Hooyadey๐Ÿฅน๐Ÿง•
โ— ii ilaali sidi Walalke๐Ÿ˜Š๐Ÿซ…
โ— iilana ciyaar sidi gabadhahaada๐Ÿฅฐ๐Ÿง•

Ruweyda bint mustafa

@Dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

04 Nov, 07:07


Qeyb kamid ah bogagga Buugga Sahay


Suhdiga.


Sufyaan Al-thawri waxa uu ahaa imaaam aad loogu yaqaanay suhdiga, waxa uuna kamid ahaa culimada muslimiinta kuwii ugu waaweynaa dhan walba, waxaa lagu magacaabi jiray amiirka muโ€™miniinta ee cilmiga xadiiska sida uu xadiiska u xifdiyay una ilaalin jiray darteed, sidoo kale waxa uu kamid ahaa culimada cibaadada badan, habeenkii oo dhan ayuu Alle u istaagi jiray, arday kamid ah ardaydiisa ayaa waxa uu yiri:

Waxa aan arkay sufyaan oo xaramka joogo salaadda maqrib siduu u sujuuday lagu adimay salaada cishaha, laakiin sidaas ay tahay waxa uu ahaa nin uu Alle hanti badan siiyay, nin ayaa isku dayay in uu ku ceebeeyo hantidiisa badan markaas ayuu yiri: side suhdi iyo hantidaan badan u kulmaayaan?

Waxa uu yiri Sufyaan: aamus.! hantida haddii aysan ahaan laheyn, Boqorrada waxa ay aqoonyahaannada ka dhigan lahaayeen istiraasho, kadibne waxa uu yiri: suhdigu maโ€™ahan cunto qalalan in la cuno ama dhar duluf ah in lagu labisto laakiin suhdiga waa in aad adduunyada gacantaada ku heyso oo aysan qalbigaaga u gudbin, oo aadna u aabbayeelin in aad hesho ama in aad weydo.
Cumar Binu Khaddaab rc ayaa markii uu arkay nin masaajidka iska fadhiyo oo cibaado u goโ€™ay meelna aan aadeynin, dadka ayuu weydiiyay xaaladdiisa waxaana loo sheegay in uu yahay saahid cibaadada u goโ€™ay, waxa uu yiri: yaa wax siiyo?, waxaa ay dhaheen dadkii: annaga ayaa wax iskugu dardarno, waxa uu yiri -Cumar: adinka ayaa ka cibaado badan asaga.
Nin saahid iska dhigaayay ayaa waxa uu damcay in uu ceebeeyo imaamka lagu magacaabo Abuu Al-Xasan Al-Shaadili oo dhar qaali ah ku tukanaayay salaadda, si la yaab leh ayuu u yiri: oo dharkaan miyaa Alle lagu caabudaa?!
Abuu Al-Xasan waxa uu ugu jawaabay: dharkaan aan wato waxa ay cadeynaayaan dadka in aan ka kaaftoomay, balse adiga dharka aad wadato waxa ay tilmaamaayan in aad wali dadka u baahan tahay!

Waa sidaas suhdigu waa mid kamid ah acmaasha qalbiga, waa cibaado u gaar ah, waxba kama galin xaaladaadda iyo jirkaaga sida uu yahay, waxaa laga yaabaa adiga oo waxwalba heysto in aad Alle agtiisa saahid ka tahay waayoo qalbigaaga ayaa rabbiga abuurtay ku xiran, sidoo kale waxaa macquul ah adiga oo aan waxba heysan in aad Alle agtiisa ka tahay qof aan la mahdinin, waayoo qalbigaaga ayaa rabbigiis u careysan, suhdiga maโ€™ahan in aadan waxba heysan, balse suhdigu waa in aysan adiga waxba ku heysanin!
Sidaas darteed ayaa ay dadkii wanaagsan ugu duceysan jireen: ilaahoow adduunyada innaga dhowr oo inagaga filnaaw
Sheekooyinkooda miyaadan maqlinโ€ฆ kaalay aan kaaga sheekeeyee!

Iyagu waa hantiileyaasha jannada!!


Tarjume: Muhammad Bin Faarax

Dhiiragaliye

03 Nov, 20:16


Niyad maamuus kula maaganeyd
Naf mudnaanta kumashqulsaneyd
Intii aad maqneyd eed imooganeyd
Ma ogtahay in ay murug ii aheyd
Jaceylki mudnaa een mosi jirey
Meeye axdigii aanhalganka umaray
Meeye rajadii aan mudo badan laheyn
Ma fileyn in aad iga maarantoo
Ma fileyn in an cidla kalamarnoo
Ma fileyn in aad sidan magan tahay
Maankii ku tabay maxaan ula tagaa.


๐Ÿ™Œ

Dhiiragaliye

03 Nov, 13:59


๐Ÿ“ž Missed voice call

Dhiiragaliye

02 Nov, 20:52


15 sano oo doobnimo ah kadib waxaa ii bilaaban doonno sannadkii 16-aad insha Allaah๐Ÿ˜

Dhiiragaliye

02 Nov, 19:43


Haween waa lama huraane
Wanaaga mid ii hor seeda
Habsaan iga baajineysa
Hiil ii noqatoo iheysa
dhabeel Jacel hormarkeyga
oo aan Hadaf mida wadaagno

๐Ÿ™Œ

Dhiiragaliye

26 Oct, 19:51


๐Ÿฉถ๐ŸŒฟ

Dhiiragaliye

26 Oct, 05:45


‏๏ดฟ ูˆูŽุงุตู’ุจูุฑู’ ููŽุฅูู†ูŽู‘ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูŽ ู„ูŽุง ูŠูุถููŠุนู ุฃูŽุฌู’ุฑูŽ ุงู„ู’ู…ูุญู’ุณูู†ููŠู†ูŽ ๏ดพ .

"Samir, ilaahey ma khasaariyo/Dayaco ajirka kuwa samafalayaasha ah." ๐Ÿ˜Š

Dhiiragaliye

25 Oct, 19:05


Waxaa Imaan Doona Qof ku jecel Adiga oo aad mooddo in wax isaga gaar u Ah aatahay ee sabar. โ˜บ๏ธ


@Dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

24 Oct, 06:00


ูˆู‚ุงู„ ุงู„ุนู„ุงู…ุฉ ุงุจู† ุนุซูŠู…ูŠู† -ุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡-: "ู…ู‡ู…ุง ุทู„ุจุช ู…ูู† ุงู„ุฃุทุจุงุก ุฃู† ูŠุฒูˆู„ ุนู†ูƒ ู…ุง ููŠ ู‚ู„ุจูƒุ› ูู„ู† ุชุฌุฏ ู…ุซู„ ุงู„ู‚ุฑุขู†".

Wuxuu dhahay sheekh.ibnu cuthaymiin:" si kastoo aad dhakhtarada uuga dalbato inay kaa suuliyaan waxa qalbigaaga ku jira heli maysid wax lamida qur'aanka".

Waxa looga jeedaa qur'aanka sida uu quluubta uhagaajiyo wax uhagaajiyaa ma jiro.

#tibyaan

Allaw na waafaji inaan khatmadan dhamayno.

Dhiiragaliye

23 Oct, 13:24


Wuxuu ku qoray derbiga jaamacadda,โ€ Xabiibi berri ha imaan jaamacadda,anniga iyo waalidkey ayaa gurigiina imaaneyna waana kusoo doonanayaaโ€.

Fariintii,waxay gaartey dhammaan Gabdhihii jaamacadda intey axwaasha iska qaadeen maalin uun weyna ganbiyeen xitaa macalimadiisii Englishka.

Kedib maamulkii jaamacadda ayaa ashtako ka gudbiyey yarkaan,waana lasoo xiray!.

Telegram bari waa fasax xabiibiyaal sidaa ogaada๐Ÿ˜„

Dhiiragaliye

23 Oct, 10:53


๐Ÿ“š๐Ÿ™Œ

Dhiiragaliye

22 Oct, 13:27


- - - - - - - - - - - ๐‚๐Ž๐ƒ๐’๐ˆ ๐’๐‡๐€๐๐Ž - - - - - - - - - -

Aniga oo tixraacaya geerida Madaxii Farsamada ee shirkaddiinna, waxaan codsanayaa in la igu beddelo booskii uu marxuumku ka dhintay.

Mar kasta oo aan shaqo idinka soo codsado waxaa la ii sheegaa in uusan boos idanka bannaaneyn, balse markaan waan idinku qabtay oo marmarsiimo idinkama yeelayo, oo waxaan xitaa ka qeybgalay aaska marxuumka, si aan u hubsado in uu dhintay oo la duugay, ka hor intii aanan shaqadaan soo dalban.

Codsigaygaan shaqo waxaan ku soo lifaaqay CV-gayga iyo shahaadadii dhimashada ee marxuumka.

Dhiiragaliye

22 Oct, 09:12


More info

Dhiiragaliye

21 Oct, 16:42


" Talo iga qaadta sxpyaal malinta uu indhooluhu wax arko shayga ugu horeeya uu tuuri dooono waa USHIISA tasoo inbadan soo cawisay , Dadkuna wasida oo kale Qofna haka sugin sidaad ugarab istagtay inuu kuu garab joog sado ".

@Dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

18 Oct, 17:05


Waxaan rajeynaa in uu ii noqon doonno buugeygii afaraad๐Ÿฅฐ

Ku dhufo๐Ÿ‘‰ Linkedin

Dhiiragaliye

18 Oct, 07:27


BBC

Dhiiragaliye

18 Oct, 06:50


kilyo dhaqista waxa qofka lagu xiraa tuubadaas oo lagaliyo xididka qoorta,
Tubadaa oo leh labo af mida gaduudan waxay kasoo saartaa dhiiga wasaqaysan jirka qofka, halka mida buluuga ahna ay dhiiga kasoo qaado mashiinka lagu soo nadiifiyey dhiiga qofka xanuunsan.

camaliyadaas waxay qadataa 4 saacadood uusan qofka is dhaqaajinaynin, isbuuciina qofka waxaa la mayraa kilidiisa 3 mar ama ka badan, yacnii asbuucii waa 12 mar markasta waa 4 saacadood yacnii 48 sacadood aya bishii la mayraa(dhaqaa) .

Adiga oo aan xanuunsanayn kilidaadu ugu yaraan 60 mar ayay maalintii is mayrtaa adigoo suuxdin iyo xanuun toona maraynin meelna aan u jiifin . Alx dheh ๐Ÿคฒโค๏ธ

Inta xanuusan Allaha caafiyo๐Ÿคฒ

Dhiiragaliye

16 Oct, 20:44


Waa sidee caqliyadda dhalinyarada Soomaaliyda ee qarnigan 21aad nool?
Qaab sidee ah ayey u fikiraan? Waa maxay maanhagahooda ay ku halbeegaan wax kasta?

Weydiimahani waxay bud-dhig u yihiin dood muhiim ah oo ka qabsoomi doonta telegram-ka

Goobta: kanaalka Dareenbulsho
Goorta: habeenimada Axadu soo galayso 9:00 xiliga Geeska Afrika

Dhiiragaliye

16 Oct, 19:52


โ˜บ๏ธ

Dhiiragaliye

16 Oct, 07:09


Hadal qurux badan haku qarsan laabtaada, ha ka aamusin eray sax ah, si kasta oo uu u yar yahay, una fudud yahay, ma qiyaasi doontid sida erayadaadu qof ugu iftiimiyaan noloshiisa, Hadii aad ka tagto xitaa way sii harayaan.

@Dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

15 Oct, 18:11


Berito oo ah arbacaa waxaa bilaabanaya soonka laga soomayo bil walba sedex maalin oo ah ayaamul biidh aan kawada faaideysano ,

Hadaadan kamid noqon karayn kuwa sooma gaarsiii walaalahaaga waxaad keheleysaa ajar
.

@dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

15 Oct, 08:44


Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

๐Ÿ“ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โœ… 

โœ… ADDEEGYADA STAR TECH

โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

โžก๏ธ  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

โžก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Dhiiragaliye

14 Oct, 16:27


Noloshu waxay noqotay muuqaallo, dadka qaar hooskooda ayaa ka weyn cabirkooda dhabta ah.

@Dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

14 Oct, 06:25


๐ŸŒนOGAYSIIS๐ŸŒน

MARKAZ AL-TIBYAAN

Wuxuu ogaysiinaya dhamman gadbhaha somaliyeed in Labilaabayo is diiwangalinta barashada tafsiirka quraanka karimka Dufacda 4๏ธโƒฃaad

๐Ÿ‘‰Ila soo xariir Hdad Ubaahantahy Wana Gabdho kaliya insha Allah

@Walaalaha_khaYrka00

Dhiiragaliye

13 Oct, 19:59


Goordhawโ˜บ๏ธ

Dhiiragaliye

13 Oct, 11:11


Waxaan qalbigayga kugu hayaa sida uu qofku u sido aqoonsigiisa, dalkiisa hooyo, qoyskiisa, iyo wax kasta oo go'an oo aan la beddeli karin ama laga tegi doonin maalin uun. โค๏ธ

@Dayaxiimaalmaha

Dhiiragaliye

12 Oct, 16:36


Qoraaga marka uu sawir qaade yahay, wax walba waa suurtagal๐Ÿ˜‰

Dhiiragaliye

12 Oct, 16:26


https://t.me/DayaxiiMaalmaha