"Wax kasta oo aad maalin walba ku celceliso, waad ku fiicnaan doontaa si heer sare ah."
Qofka iska dhiga bukaanka, wuu bukoon doonaa.
Qofka is-hoosaysiiya, wuu hoosaysnaan doonaa.
Qofka caadeysta walwalka, waligiis wuu ka welweli doonaa xitaa garaaca telefoonkiisa!
Adigu waxaad tahay natiijada waxa aad naftaada u sheegto.
Dabciya qalbigiinna xoogaa "rajjo ah" oo laga soo qaatay waaya-aragnimo badan oo marar badan xaaladuhu xirnaayeen oo aysan wax xal ah muuqan, laakiin naxariista Alle awgeed way gudbeen oo dhibaatadii waa la xaliyey!
Waxaan u baahan nahay inaan ku celcelinno daganaanshaha, yididiilada, iyo kalsoonida wanaagsan ee Alle; kuwaas ayaa dejinaya maskaxda. ๐
Wax la isku dhaafayna waa talo saarashada alleh hadii wax waliba aad samaynayso wuxu doonaba ha ahaadee aad ilaahayow adaan kuu talo saartay tiraahdid si qalbiyan ah wlhi wax kaa xumaanaya ma jiraan โ๏ธ