Warka @wararka2 Channel on Telegram

Warka

@wararka2


Wararka iyo warbixinada somaliya

Warka (Somali)

Warka waa kanal lagu dhiiri-geliya wararka iyo warbixintada ee dalka Soomaaliyeed. Kanalkaan waxaa loo yaqaanaa 'wararka2' iyo waxaa lagu tarjumayaa macluumaad wanaagsan oo ku saabsan wararka iyo warbixintada Soomaaliya. Kanalka waxaa loo isticmaali karaa si loo sameeyo xidhiidhka dadka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibadda, si loo garto waxa jira iyo waxa soo socda dalkooda. Warbixintadaas waxaa ku jira wararka siyaasadeed, dhaqameed, iyo bulshadeed ee Soomaaliya, waxaana lagu kala garan karaa waxii soo kordhay iyo kuwo daafaha ka hor istaagay

Warka waa fursad wanaagsan oo loo siin karaa dadka Soomaaliyeed si ay uga helaan wararka ugu dambeeya iyo warbixintada dalkooda. Kanalka waxaa loo furan karaa si joogta ah, taas oo ka dhigan xogta ku saabsan arrimaha ugu waaweyn ee Soomaaliya. Haddii aad rabto in aad ka hesho warbixintada ugu dambeeya iyo wararka siyaasadeed ee Soomaaliya, aad soo jeedi kartaa kanalka 'Warka' ee Telegram.

Warka

29 Oct, 10:37


Waraka

AS ayas xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidanka dowladda ee #Suuqa_xoolaha ee degmada #Qansaxdheere.

AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada ciidanka #dowladda ee deegaanka #Baarka ee duleedka magaalada #Kismaayo.

AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidamada dowladda ee degmada #Xudur.

AS ayaa dagaal culus ku qaadeen #xerada Kufaarta Afrikaanta ee degmada #Qoryooley

AS ayaa waxey #weerareen xerada Kufaarta ee deegaanka #Danow

AS ayas xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidamada dowladda ee #Buundada degmada #Awdheegle

AS ayaa xalay #weerareen saldhigyada ciidamada dowladda ee xaafadaha #Mukeyga iyo #Haanta_dheer ee degmada #Afgooye.

Warka

28 Oct, 12:26


Warka Manta

Howlgal #qorsheysan oo AS ay ka fuliyeen degmada #Kaxda ee magaalada #Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka #Bangarafta ee sida gaarka ah u tababaratay dowlada #Mareykanka kaasi oo lagu magacaabi jiray #Suleymaan_Xasan.

AS ayaa #weerar jidgal ah u dhigeen #kolanyo a tirsan ciidanka #Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka #Dhamase ee degmada #Lafeey ee gobalka #Mandheere, wararka ayaa sheegayo in Khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed eey kasoo gaartay ciidanka kenya

Waxii kusoo kordha
@wararka2

Warka

27 Oct, 12:03


Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka

Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono

http://t.me/soomaaliya3

Warka

27 Oct, 10:35


Faahfaahin:

Warar soo baxayo ayaa xaqiijiyey in 2 askari oo ciidanka dowladda lagu dilay 3 askari kalena lagu dhaawacay, weerarkii culus oo ay AS maanta ku #qaadeen xerada ay ciidanka Jubbaland ku leeyihiin degaanka #Birta_dheer ee dhaca duleedka magaalada #Kismaayo ee Jubada_hoose

Waxii kuso kordho
La soco
@wararka2

Warka

27 Oct, 05:23


AS ayaa dagaal kula #wareegay #xerada askarta dowladda goboleedka #Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka #Birta_Dheer ee ku yaalla #duleedka magaalada #Kismaayo, waxaana jira khasaare nafeed

Waxii kuso kordho
@wararka2

Warka

26 Oct, 17:01


Dowladda Shiicada iiraan ayaa burburisay Masjidka Alfaaruuq ee kuyaal bartamaha magaalada Tahran, Masjidkan wuxuu ahaa midka ugu weyn ee ay leeyihiin muslimiinta sunniga ee Iiraan ku nool.
Shiicada ayaa cadaawad gaamurtay uqaba muslimiinta

Warka

26 Oct, 12:29


Waa qaar kamid ah, dadkii ku dhintay Qaraxii Degmada #Kaaraan ee Muqdisho Lagula #Beegsaday Goob Isku Imaatin ah oo Ay Ku sugnaayeen saraakiil iyo askar dowladda ka tirsan.

Warka

26 Oct, 12:11


Faahfaahin

Qaraxii saaka aan sheegbay oo lagu #weeraray guri uu magaalada Baladweyne ku leeyahay #sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow,

#Qaraxaas waxaa ku #dhaawacmay 3 askari oo uu ku jiro #Qowdhan oo ah afhayeenka maamulka la baxay #Hiiraan_State.

Warka

26 Oct, 12:07


War Cusub

#Qarax lala beegsaday ciidamka dowladda oo ka dhacay #Muqdisho gaar ahaan degmada #Kaaraan, xaafada #Cali_Geedi ayaa waxaa ku #dhintay Ugu yaraan 5 askari oo katirsan halka 7 kalena lagu #dhaawacay, waxaa kamid ah dadka ku wax yeelobay #sarkaal dowladda ka tirsan.

Warka

26 Oct, 05:54


Warka Saaka

AS ayaa qarax ku #buriyay guri uu magaalada #Baladweyne ka dagan yahay sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow oo katirsan Dowlada.

Sido kale waxaa xalay la weeraray, #xerada ay askarta maamulka la baxay #Koonfur_galbeed ku leeyihiin, degmada #Waajid oo katirsan gobalka #Bakool.

Warka

26 Oct, 05:51


Wararka Saaka

Weerar #qarax ah ayay AS ku qaadeen Gaari #Cabdi_Bile ah oo ku sugnaa isgoyska Xoosh ee degmada Dharkenley, gaarigaas waxaa wateen askarta #Dowladda gaar ahaan kuwa #Sirdoonka.

Qaraxa ayaa gabi ayaanba #burburiyay gaariga, waxaana #dhimasho iyo #dhaawac u qeybsamay askartii saarneed.

Warka

26 Oct, 04:59


Faahfaahin

Waxaa la helayaa Tafaasiil #dheeraad ah ayaa laga helayaa #madaafiic lagu garaacay #xerada ciidanka Xabashida #Itoobiya ee garoonka magaalada #Beydhabo.

Waxaa madaafiicdaasi ku baqtiyey 3 askari oo #Itoobiyaan ah, halka lagu #dhaawacay mid kale.

Warka

25 Oct, 18:16


Dowladda somaliya oo soo saartay, warqad lagu cadeeyay in itoobiyo eeysan ka qeyb gali doonin howlgalka Xigo ee 2025ta bilaabmayo ee loogu magac daray * "AUSSOM".

Dowladda somaliya ayaa iska soo daba saartay warqado sidaan oo kale ah, balse waxaa lala yaaban yahay, in dowladda eeysan jawaab u haaynin, safiirka itoobiya inuu madaxtooyada dhinac ka dagan yahay.

Isha waxuu ku haaya, dhaq dhaqaaq walbo oo madaxtooyada ka socdo, waxuuna dhex dagan yahay madaxtooyada, hubkiisa ayuu la galaa, waardiyahiisa ayuu la galaa

Safiir waa sirdoon iyo u qaabilsane is kor saaran, waxuu toos ugu xiran yahay dowladda so dirsatay, waana halka sirdoonka wadankaaga u ah meesha eey isku wareeystaan.

Mar la weydiiyay fiqi, waxaa u ka dhihi karo in madaxtooyada ku dhex taalo safaarada itoobiya, waa gaja' leeyay.

Kulahaa anaga waa naga horeeysay, balse dowladdahi hore itoobiya waaba is ogolaayeen, boota ku aadan itoobiya kama maqli jirin, balse dowladda booteyneeyso oo hunguriga bilaabo looga haayo ayaa soo baxday

Warka

25 Oct, 11:31


Weerarkii lagu qaaday saldhiga #Buula_xaaji iyo AS oo gacanta ku dhibay saldhiga ciidanki joogayna ka dhigay mid fiigay iyo mid eey toogteen.

Weerarka oo dhameystiran ka daawo, Qeybta sawirada iyo muuqaalada

Warka

25 Oct, 08:50


Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka

Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono

http://t.me/soomaaliya3

Warka

25 Oct, 05:11


Warka Saaka

1. Duqeyn #madaafiic ah ayaa xalay lala beegsaday xerada ciidanka #Burundi ay ku leeyihiin degmada #Balacad ee gobolka #Sh_Dhexe.

2. Guri uu degmada #Buula_Burte ka degan yahay #sarkaal katirsan sirdoonka Dowladda ayaa habeenkii xalay qarax lagu xiray, waxaana xilliga #qaraxa dhacayay guriga ku sugnaa #sarkaalka lala rabay. Sarlkaan ayaa lagu magacaabaa #Nuur_Jiikaay, guriga ayaa burbur xooggan soo gaaray.

3. Askarta #Kenya ee ku sugan degaanka #Hoosingoow ee gobolka #Jubada_Hoose ayaa habeenkii xalay #dagaal culus lagu qaaday, dagaalka oo waqti qaatay ayaa wali wax faahfaahin ka soo bixin

4. Ciidamo Itoobiyaan ah ee saldhigga ku leh #garoonka magaalada #Baydhabo ayaa xalay #madaafiic lagu garaacay, sido kale waxaa #weerar isla xalay lagu qaaday askarta Dowladda ee ku sugan saldhigga #Makuundo ee Baydhabo, sido kale #Xera_Koobaad oo ku taalla degmada #Dinsoor ayaa sido kale xalay #dagaal lagu ekeeyay.

5. Weerar xoogan ayaa lagu qaaday ciidanka #Uganda ee saldhigga ku leh degaanka #Golweyn ee udhow magaalada #Buulo_Mareer

Warka

25 Oct, 04:53


War Cusub

#madaafiic ayaa xalay lagu garaacay guriga uu degmada #Balcad ka degan yahay, madaxweynaha hirshabelle, ninka lagu magacaabo #Cali_Guudlaawe.

Cali Guudlaawe ayaa ka bad baaday si dirqi ah, waxaan ku hoobtay guriga tiro madaafiic ah,

Waxii kuso kordho
@wararka2

Warka

25 Oct, 04:04


Dhageyso: Afhayeenka millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo wareysi uu bixiyay kaga hadlay, howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay goballada dalka iyo dhulka Soomaaliyeed ee ay gumeysato Kenya.

Warka

24 Oct, 19:34


Turkiga: Ugu yaraan 3 qof ayaa dhimatay 5 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib toogasho hubaysan oo ka dhacday magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga

Warka

24 Oct, 05:13


Warka Saaka
AS ayaa xalay #weeraro ku qaaday xerada #askarta Dowladda ee degmada #Xudur, iyo #saldhigga askarta #Kenya ku leeyihiin degaanka #Taabto ee Jubada-hoose,

Sido kale waxeey #weerar ku qaadeen #askarta maamulka la baxay #Jubbaland ee ku sugan degaanka #Baar_sanguuni ee dhaca duleedka #Kismaayo.

AS ayaa xalay ku jarmaaday #xerada askarta Dowladda ay ku leeyihiin #buundada degaanka #Bariire ee Sh-hoose,

AS ayaa weerar kale ku beegsaday #saldhigga askarta #Xabashida Itoobiya ku leeyihiin degmada #Diinsoor ee gobalka #Baay.

Warka

23 Oct, 15:05


Dhagayso Tarjamo: Dardaaranka Keligii Duul Weerar ku Qaaday Yahuudda.

Warka

23 Oct, 08:04


Xildhibaan Jeesow oo Dowladda ku qiray ineey xaasid ku tahay shacabka, dhibaateyneeyso, horay meydadkii qubaraha lacag uga qaadatay, hadane rabto ineey kii dhinto canshuur ka qaado, midka noolna la cafinin.

Warka

23 Oct, 07:47


Mushrikiinta zamankan nool waxay ka daranyihiin mushrikiintii Qureysh!
iyadoo Yahuuddu duqeyn adag ugu geysanayso Koonfurta Beyruut xaaladuna adagtahay ayay shiicadu ku qeylinayaan
يا Ψ²Ω‡Ψ±Ψ§Ψ‘ يا Ψ΅Ψ§Ψ­Ψ¨ Ψ§Ω„Ψ²Ω…Ψ§Ω† !!!!!!

Warka

23 Oct, 07:39


Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka

Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono

http://t.me/soomaaliya3

Warka

23 Oct, 05:44


AS ayaa xalay #madaafiic ku garaaceen Xerada #Bilidoowgle oo saldhig u ah #Mareykanka iyo kuwa askarta #Bangarafta. Wararka ayaa sheegayo in madaafiicda ku wada dhaceen gudaha #xerada.



AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga askarta dowladda ee degmada #Xudur.

Warka

22 Oct, 18:41


Warka Caawa

Ciidamo ka tirsan #dowladda iyo kuwa macawisleyda ayaa #dhaq_dhaqaaq beryahaan ka waday gobolka #Hiran, ciidaankaas oo #boola_xooftadooda laga arkayey #telefeshinka dowladda ayaa maanta la helay.

Manta ayeey #faraha la isla galay, waxeeyna noqotay #bilowga maalmaha is_hirdinta gobolka #Hiran, sida ka dhacday duleedka #Balcad iyo duleedka #Ceeldheer, waxaa ciidanka dowladda lagu helay meel u dhexeysa #Buuloburde iyo #Halgan oo katirsan Hiiraan

Halkaas waxaa ka dhacay dagaallo culus oo lagu jebiyay ciidamada Dowladda.

Waxii kuso kordho
@wararka2

Warka

22 Oct, 05:48


Faahfaahin

Waxaa lasoo sheegayaa ineey sii koraertay #dhaawacyada askarta #Burundiga iyo ciidanka Dowladda ku gaaray #dagaallo shalay ka dhacay degaanka #Yaaqle ee gobalka Shabelle dhexe, #Dhimashada ayaa waxeey gaartay 16 askari isku darkooda.

Warka

22 Oct, 05:44


Warka Saaka

AS ayaa xalay 2 #qarax la beegsaday jidgooyo #askarta #Koonfur_galbeed u taashay xaafadda #Towfiiq ee magaalada #Beydhabo.

AS waxeey sido kale xalay #weerareen xerada askarta shisheeyaha #Ugandha ay ku leeyihiin degmada #Jannaale iyo degaanka #Lambar60 ee gobalka Shabelle hoose.

Warka

21 Oct, 19:32


wuxuu ahaa arday wax ka barto Jarmalka muwaadin Muritaani caadi ah laakiin 15 sano lagu iloobay xabsiga guantanamo bay jirdil owgeed caqliga beeli gaaray kadib markay xukuumadiisa u dhiibtay sirdoonka maraykanka .

wuxuu yiri : (saraakiisha maraykanka waxay iisheegi jireen in wadamada carabta ayna dowlado ka jirin agtoodana wax qiimo ah ayna ka lahayn , dowlado ogol in muwaadin wax dambi ah aanan galin shisheeye u dhiibto)

3 dal oo Muslim ayaa la imariyay la iguna bahdilay anigoo ah arday aanan wax dhib ah gaysanin dalkayga muritaaniya, Urdun iyo Turkiga kadibna aan is waydiiyay islaanimada aan sheeganayno ma dhabaa mise waa bug !

haddii aad carabiga fahmayso waan kugu la talin lahaa

✍️ OMAR INSHAR

Warka

21 Oct, 17:19


Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, ayaa waraysi gaar ah la yeelatay abwaan Cabdi Waaxid Cali Gama’diid, oo kamid ah abwaannada Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaaano geyiga ay Soomaalidu degto.

Abwaanka oo soo gaaray wilaayaatka Islaamiga ah, kana soo tagay dhulka wuqooyi galbeed ee Soomaaliya oo uu horey u deganaa, ayaanu su’aalo dhowr ah weydiinnay, kuwaasoo u badnaa waxa uu salka ku hayo safarkiisa, dhibaatooyinkii uu horey ula soo kulmay iyo dardaarankiisa ku socda dadka Soomaaliyeed.

Wariye Cabdullaahi Soomaali, ayaa la kulmay abwaanka, su'aalo dhowr ahna weydiiyay.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan:
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://t.me/+5_yNPBeEHUdlMGVk

Warka

21 Oct, 16:43


Aadan Geelle, oo ahaa askari dowladda ka tirsan ayay AS ku qaarjiyeen Afgooye,

howlgalka oo qorshesnaa ayaa ninkaan nafta lagu dhaafiyey, kadib markii ciidanka gaarka ah ee AS, kuwaas oo ka howl galo shabellada hoose, usoo qalab qaateen qaarjintiisa

Waxii warar ah ee ka qarsoon ee gudaha dalka iyo waxii la xiriiro oo xiisa badan

Kala soco
@wararka2

Waxii warar dibada ah, gaar ahaan arinka murugsan ee bariga dhexe, kaas oo yahuuda eey fasaadineyso dhulka musliminta

Kala soco
t.me/soomaaliya3

Warka

21 Oct, 16:36


War Cusub

War duleedka #Balcad, waa la isku #hirdiyey, ciidanka dowladda iyo burundees wali ma #sabrin qiyaasaa, maanta ayaa markale #dagaallo culus muddo 4 jeer ah la isku #noqnoqsaday, iyadoo ciidanka dowladda iyo kuwa afrikaanta ah cagaha wax ka dayeen 4ta jeerba, dafaalka oo si gaar ah kaga dhacay degaanka #Yaaqle ayaa lagu dilay 9 askari oo isugu jira #Burundeys iyo ciidanka #Dowladda, halka lagu #dhaawacay 13 kale.

Warka

21 Oct, 16:26


Meeye Boqolaalkii Maxaabiista ee AS looga qabtay Soomaaligalbeed?.

Fadeexad ayaa ku habsatay maamulka Dabaqoodhiga Mustafa Cagjar (DDSI).

Sanaddii 2022 bartamaheedii markii ay jihaadiyiinta AS jiireen xuduud beenaadka Soomaaligalbeed ayna dagaallo culus lagaleen Liyuu Booliska.

Maamulka Jigjiga wuxuu faafiyay been ah in uu qabtay 800 oo dagaalyahan 500 kalane dilay.

2 sano iyo bilo kadib dowladda Federaalka Xabashida ayaa ku dhawaaqday in maxaabiista ay AS ka qabteen ay aheyd 60 Nin iyadoona xukun ku ridday.

Su'aasha isweydiin mudan ayaa ah meeye 800 ee maxaabiista ee Liyuu Boolisku qabteen? soomaalidu waxay ku maah maahdaa beenu raad maleh.

Maxkamadda sare ee Itoobiya waxay sheegtay in 56 kamid ah maxaabiista ay ku xukuntay xabsi udhaxeeya 6-18 sano halka 4 kamid ah maxaabiista oo saraakiil lagu sheegay lagu riday xabsi daa'in.

xaqiiqda ayaa ah in jihaadiyiinta ay meel marsadeen hadafkoodi ahaa in ay Itoobiya gudaha ugaleen kadib markii ay hureen naf iyo maal

Warka

21 Oct, 12:30


Dowladda Itoobiya waxeey leedahay, waxaan sameysanay #ciidamo_booliis ah oo ilaaliyaha #xeebaha, kuwaasoo la sheegay iney ka #hortagayaan dembiyada #biyaha ka dhaca, waa arin fajac iyo layaab ah, biyaha waxa laga ilaalinayo ameey somali yihin.

Tallaabadan ayeey qaadeysa itoobiya, iyadoo wali uu jiro muranka ku aadan MoU_ga itoobiya eey la saxiixatay ninka lagu magacaabo #Muuse_Bixi,

Damaca Itoobiya ee la xiriira #qabsashada badda Soomaaliya ayaa ah mid wali taagan, oo eeysan marna ka laba labeyneen.

Itoobiya ayaa damaceeda ugu weyn yahay ineey qaadato bada Waqooyi galbeed somaliya, sida Berbera ama Seylac.

Itoobiya oo damaceeda kol hore ahaay ineey badda ka hesho hobyo, muqdisho ama kismaayo ayaa ku hungowday, kadib markii maar lala laqsiiyey ciidankeeda, eeyna aragtay indha run ah, weeysayna meel eey ku harsadaan, ayaa lug uga baxay konfurta Somaliya, kolkaan waxeey u jeesteen ineey badda ka xoogan Somali Waqoyi, markaan waa markoodi, maar qiiceeyso haka kacdo itoobiyaanka dushiisa.

Xal kale ma jiraa?

Warka

21 Oct, 12:18


Fatxullaahi Golan, oo ahaa madaxa mucaaradka dowladda turkiga, ayaa ku #dhintay gobolka #Pennsylvania ee dalka #Maraykanka.

Warka

21 Oct, 09:57


Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka

Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono

http://t.me/soomaaliya3

Warka

21 Oct, 09:48


Hanad Cabdi Muuse oo ahaa sarkaal 2xidigle ah ayaa waxaa dilay ciidan ka tirsan kuwa sirdoonka, kuwaas oo rabay ineey lacag baad ah ka qaadaan musqul uu gurigiisa ka dhisanayey.

Sheeko ayaan maqli jiray oo aheyd, gabar iyo wiil walaalo ahaa ayaa cunto la iskugu dari jiray, gabadhii ayaa cuntada boobi jirtay, maalinti dambe ayuu dhahay, hooyo cuntada gooni iigu gur aniga, weey iga boobta heblaayo, kadib ayaa gooni loogu riday, markiiba saxanki gabdaha wey boobsiisay, markaas ayuu yiri, hooyoy arag, waxeey igu heyn jirtay ayeey isku heysaa!

Hada dadka shacabka waxeey ku heyn jireen ayeey isku haayaan, waa sidaas maalin walbo askari ayaa askari kale baad ku dilaa, waayo waxuu u bartay inuu dadka baado, kane asiga baada qaadan jiray, tuug tuug ma xado ayaa u shidan.

La arki doonee!

Warka

21 Oct, 09:42


Warka manta

AS ayaa xalay #weeraro safballaaran ah waxa ay ku #qaadeen, xeryaha ay askarta #Ugandheeska ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo #duulay dalka iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin, #garoonka magaalada #Baraawe, degaannada #Buurcolow, #Ambareeso, iyo degmooyinka #Jannaale iyo #Buulomareer oo dhammaan kawada tirsan gobalka Shabellada hoose