Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب @obsiiyeh Channel on Telegram

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

@obsiiyeh


Erayo Jaceyl - كلمات الحب (Arabic)

إن كنت تبحث عن الرومانسية والإلهام في حياتك اليومية، فقناة Erayo Jaceyl - كلمات الحب هي المكان المثالي لك. تقدم لك هذه القناة تشكيلة متنوعة من أجمل الكلمات العاطفية والكلمات التي تعبر عن الحب بطريقة راقية وملهمة. ستجد هنا مجموعة متنوعة من الاقتباسات والأشعار والأغاني والأفلام التي تعبر عن مشاعر الحب بكل جمال. هذه القناة مثالية لجميع العشاق والرومانسيين الذين يبحثون عن الإلهام والرومانسية في حياتهم اليومية. فلا تتردد في الانضمام إلينا والاستمتاع بكلمات الحب الجميلة والملهمة.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

19 Nov, 15:24


Erayada macnaha badan
macan saday codkaagoo
inad iga maqnatana
waa murugaday deee
jawp ina midaysoon
ku maq suudo i sheeeg👏❤️‍🩹

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

19 Nov, 09:05


𝖣𝖺𝗋𝖾𝖾𝗇 𝗂𝗌𝗂𝖽𝖺𝖺
𝗂𝖽𝖺𝖺𝖽𝗂𝗁𝗂𝗇𝖺𝗒𝗈𝗈
𝖣𝖺𝖺𝗋𝗍𝗂𝗂 𝗃𝖺𝖼𝖺𝗒𝗅𝗄𝖺𝖺𝗇
𝗄𝗎 𝖽𝖺𝖻𝖺𝖺𝗅 𝖽𝖺𝗀𝖺𝖺𝗒𝗈
𝖣𝗎𝗇𝗂𝗒𝗈 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝗇 𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒
𝖫𝖺𝖻𝗈 𝖺𝖺𝗇 𝗂𝗌𝖽𝖺𝗒𝗇𝖺𝗒𝗇

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Nov, 18:54


Markii aan ku waayay, waxan noqday sidii dayax iftiinkiisu qarsoomay💔🥺

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Nov, 17:06


ikaaly marka ad murugto ama ad xnun darentid ogow Mr wlpa inan garbkga ahy od kliga ahayn aniga wxn rapaa inan dhib iyo dhefba wda qayb Sano e wxba ha iga qarsn noloshydiii🙏👸🫶❤️💋🫂

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Nov, 09:05


xppi kala maqnanteena
Wadnihiii xamili waaye
Naftan adiga kuu xiistay
Ayaa xaal ku siinaysa

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Nov, 08:56


𝙎𝙞𝙙𝙞𝙞𝙞𝙞 𝙗𝙤𝙤𝙙𝙝𝙖𝙧𝙚
𝙖𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙗𝙖𝙧𝙩𝙞𝙡𝙢𝙖𝙖𝙢𝙚𝙚𝙙
𝙣𝙤𝙦𝙙𝙖𝙮

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

15 Nov, 07:32


🍁SawTaaN horay kuu siiyay halkuu
Qayarkaa Ba wayay 🫀




Beybi💔😫

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

14 Nov, 16:12


Cishadaan ku wayaa
Cuno iigu danbaysey
Caano dhunta mara iyo
Cayshba wan ka fogaday

Caro idil islmaakana
Inan caashaq la liito
Cudoon layslaba qaaday

Cashardii iskuulkana
Caayib  baan ka ahaaday
Cayna waan qori wayay

Calacalka heesihiyo
Cataab inan ku sexdaa
Ciirsi  aanba umooday





Cisho qura la aantaa
Ciil  baan ku nolaan
Ciwamaad xagaagiyo
Cindigaaga maad galin
Koob caashaqeen wado
Inad ila cabtayoon
Caano wada dhanaa


Caadil waa ilahoo
Asagaan  codkaygiyo
Codsigayga waxa oran

Calaf  jiraa hadu jiro
Cudoon  aan  hantee daa
Caysh ka aan wadaagno
Caruur daa dahynee
Cudoon reeraheediyo
C/casiis cidisii
Caadil aan ahaanee😍🤲


War amiin so dhaha

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

13 Nov, 17:15


Quful iyo furaha saw ma nihin aan lakala qaadin😩🔐

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

13 Nov, 08:51


Sanduuq Baan ku ahaaa
Sirtadaan kaydiyaaaa


Suqaaad taydaña wadaaaa😪

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

12 Nov, 18:01


Mxd darenty markd mqashy micnha eraydan

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

12 Nov, 10:55


"Waan u adkaysan karaa fikradda ah in xanuunkaygu yahay mid aan dhammaad lahayn, laakiin uma adkaysan karo inuu macno la'aan yahay😢💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

11 Nov, 12:38


Dhamaantiin inta iso hambalyaysay waan idin mahadcelinayaa 🥰🤝

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

11 Nov, 09:11


Maanta waxa aynu udabaal dagayna helida 10kun oo saaxiib .
Mahadsanidiin ❤️

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

10 Nov, 15:02


Haddii aad rabto in aad dhaqsi gursato; waa in aad ka tagtaa dookaaga konton boqolkiiba, damacagaaga siddeetan boqolkiiba, wakhtigaaga sagaashan boqolkiiba, qabkaaga sagaaahan iyo shan boqolkiiba, go'aankaaguna ahaadaa mid la isku hubo boqolkiiba boqol.
Horu socod yeesha oo kaca.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

09 Nov, 15:26


" halkee ayaad tagtaa marka dunidan madoobaato, marka jacaylkaagu burburo ,halkee ayaad tagtaa marka uu gudahaagu eber noqdo,  marka xasiloonidi durugto , marka rumaysashada iyo ka shakiga qalbigaagu loolmaan.?🤕🥺❤️‍🩹 

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

07 Nov, 09:04


Dhanka jacaylka marka ay nogoto, kee ayaa jacalka saxda ah kula dhow, in uu ninku zaaskiisa dhundhunkado oo uu labra
geliyo, hadallo macmacaanna uu dhegta u saaro, yo in uu wax ka
siyo nafulsa, hididkiia u shagaysto, iyo tacabkisa uu hadh iyo
habeenba u ordayo isaga oo aan hadal badan la wadaagin?
Filimada Maraykanka ee ninku marka uu guriga soo galo uu xaaskiisa laabta gashanayo, wejigeedana uu shumiska ku garqinayo,
ee uu dhegta u saarayo shantii daqiiqo ee aanu arag in uu u xiisay,
iyo riwaayadaha jacaylka ah ee guurka ku tilmaamaya in uu yahay
gebigiisuba gogol la isla galgasho, shukaansi joogto ah, iyo hawaavi
la isla dabbaashaa, waa muuqaal faneed oo been ah, isla markaasna garaadka hablaha iyo haweenka ku habaya tekrado khaldan 0o ay ku suuraystaan khayaal ay ku daalayaan ee waagica in laga dhagangeliyaa ay adag tahay.
Xaqiiqadu se taas way ka geddisan tahay. Guurku ma aha gogoshaas la isla galgalanayo uun, maadaama aanu ahayn xaalad habeen lagu dhaafo uun, ee waa wada dhagan cimriga oo dhanba la isku ag qaadanayo.
Guurku waa in loo shaqaysto in reerka la hagabtiro, iyo in ay lammaankaasi wada dhisaan qoys jira iyo mustaqbalba. Jacaylka guurka daliilkiisu waa in uu ninku qoyskiisaas u tabco,
dhididkiisana uu ku quudiyo reerkaas la wada dhistay.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

06 Nov, 15:44


"Inta unug jirkaygaad
Isgaarsiin ku lee dahay."

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

05 Nov, 19:06


Dadku waa labo; kuwa Alle ka cabsi leh iyo qaar indho ka cabsi leh.

Koobid: In badan waxa ay qaladaadka uga baaqsadaan Alle uga xishoo oo adduunkaaga iyo aakhiradaada badbaadso, halka qaarka kalana ay ka baqdaan sharciyada lagu soo rogo iyo in lagu ciqaabo dambiyada ay galeen.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

04 Nov, 09:02


Waxaa jira maalmo aad mooddo inay sannado ahaayeen. iyo sannado aad mooddo inay maalmo yihiin.

Waxaa jira waqtiyo la ilaaway iyo kuwo kale oo nagu weheliya Nolosha.

Waxaa jirta daqiiqad u qalanta sannado daal Iyo dareen mudan jihaadka kun dareen oo kale.

Waxa jira ilbidhiqsiyo ku xardhan wadnaha tafaasiisha ugu yar iyo Saacado aan  jeclaan lahayn inay mar kale soo noqdaan!
  wakhtiga laguma qiyaaso socodka daqiiqadaha iyo saacadaha.. laakiin waxaa lagu qiyaasaa faahfaahinta ay kusiiyan maalmaha iyo fursadahaaga sidaa ugu faideesato😢

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

03 Nov, 11:31


Kaliya ma aadan qurxin noloshayda ee xitaa waxa aad qurxisay rejada iyo hanka horumarkayga.

Agtaadaa lagu nastaa.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

01 Nov, 09:30


Murugadu way dhammaaneysaa, farxadda ayaa iman doonta, qalbi jabku wuu idlaan doona, rejada ayaa dambeysa, cadawgu wuu dhammaan doonaa, cududda ayaa hari doonta, dulmigu waa bi'i doonaa daacadda ayaa haraysa.
Alle diinta, dalka, dadka & dareennada murugeysanba, ha u gargaaro.🤲

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

01 Nov, 06:38


https://t.me/Raysbooks

Qofkii u bahan aqon korarsi iyo maxkaxdiisa inu kor u aqaado chanalkan hka faidaysto
Mahdsnidiiin

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

31 Oct, 12:51


Waa uu dedaalayaa, si uu adiga kuu hanto, wuxuu shaqaynayaa habeen & maalin, si uu u gaaro hadafka midowgiina. Wuxuu jecel yahay in uu kugu filnaado si aadan qabyo u dareemin, waxaa farax galiya in aad ku tiraah, kaliya adiga uunbaan ku sugayaa ee ii soo dadaal.

Isku hiilliya.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

30 Oct, 08:13


Qof walba oo aad taqaano gudihiisa waxaa ah qof aanad waligaa aqoonin😢💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

29 Oct, 20:04


"Labo marba waa xanuun jacaylka, marka aad jeclaato qof aan ku jeclayn iyo marka uu ku jecel yahay qof aadan jeclayn."

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

29 Oct, 16:49


Fᴀʀxᴀᴅ Aʏᴀʏ Kᴜᴜ Rᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀɴ Bᴀʟsᴇ Aɴɪɢᴜ Fᴀʀxᴀᴅ Aʏᴀᴀɴ Kᴜᴜ Sᴀᴍᴀʏɴᴀʏᴀᴀᴀ

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

27 Oct, 08:02


Mararka qaar is daawashada ayaa ka mudan isla hadalka.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

25 Oct, 18:55


Sii wada jooga intii aad helaysaan hal sabab oo aad ku wada nagaan kartaan.👈

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

25 Oct, 13:40


Ninna afkiisa ayaa u adeega, midna addinkiisa.

Kee tahay?

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

23 Oct, 21:23


Waxaan rabaa inaan wadnaheyga u dhigo habeen roobaadka, waxaan rabaa inuu qoyo, inuu roobku qarqiyo, bal inuu dib ugu soo laabto sidiisi hore😪

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

22 Oct, 21:31


Wayku xanuunaysaa marka aaad qof qalpiga ku hayso balse aadan ku haysan karin gacmahaaga😢💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

21 Oct, 10:17


Marnaba ha ka xishoon sida xad dhaafka ah ee aad u jeclayd qof ku burburiyay noloshaadana baabi'iyay maxaa yeelay burburintu waa waxyaabaha cadaynaya uun cidda ay yihiin lkn inaad si qoto dheer oo xamaasad leh wax u jeclaato waa qofka aad tahay

Si walbooy ahaato waxjeclow jaceylka ayaa ka awood badan nacaybka

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

21 Oct, 04:54


Haddii wax noqo la i oran lahaa; waxaan ahaan lahaa shantaada dareen midkood, waxaadna garwaaqsan laheyd muhiimadda aan kuu lee yahay iyo sida aad la'aanteey u noqon laheyd naafo.👈

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

16 Oct, 17:09


Maxaa ka xun inaad daremyzo inu ku dhibsanayo


qofkii kali ahaaa ee aad la hadalkiisa ku nafisi jirtay💔😭

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

13 Oct, 15:33


Iftiinkaasi waxa uu quruxiyay koonka, aduguna waxa aad qurxisay qalbigayga, si wayn ayaan ugu qanacsanahay naftaada iyo noloshaada.

Igu kali ahow.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

12 Oct, 11:21


Ka raali nqo qalpigayga haddu ku qaday jacayl.xad dhaaf ah oo adan ka filayn

aniga ayaa ka canaanan doona una sheegi doona qaladkiiisa😪💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

12 Oct, 07:54


Murugooy qiimo dhimis iiisameey



Waxaan ahay macamiishada jogtada ah🙏😪💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

09 Oct, 17:22


🍁Wadnahaygan qalan iyo
Cishqigan wayarada goyay
Wadkaygiii hadii anu noqn
imu wax yelaynineh
Qof I waanshay
Kiii ii warwaray
Kaan war iga haynin
Wakhtigiii adkaaa ee dadka qaar ila walaloobay iyo
Wadhidiii ragiii lahaaa qoraye
Wanagayga ruxii necbaa ha igu wiiirsado ✊️

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

07 Oct, 16:59


Jacaylkiii miyuu

Ku hElAy....??

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

06 Oct, 07:27


Stress fikir cabsi adaan aqoon meel ay u socoto hadaa rabto


si dhab ah wax u jecLoW😢💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

04 Oct, 15:52


Sow aragtideedii
Indhuhu dooni mayaaaan

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

01 Oct, 15:51


Jisaarnimada nafta waxa aad ka garataa waxkasta oo kugu bata kibir baad ka qaaddaa, sida hantida, caafimaadka, aqoonta, hal-abuurka iyo weliba jacaylka.

Iimmaan Alle ayaa uur buuxsha.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

30 Sep, 08:39


Waxaa jira labashay aan marnaba kaala tashan imaanshiyahooda waxay kuu yimaadaan marka ay doonaan waxayna kuugu yimaadaan halka ay doonaan labadaasi waa

Geerida 😢
Jaceylka💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

29 Sep, 10:45


"Markaad rabto inaad baxdo bax laakin dib hawsoo noqon, daacad unoqo bixitaankaga , si aan anaguna daacad ugu noqo ilawshahaga.!! 😢💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

26 Sep, 16:00


"Dadku ma fahmi doonan ilmadada ,waxad ka fakarayso iyo xataa hadii noloshaadu cidhiidhi ku jirto waxba yaga kama gelin way ku dhoolacadaynayaan waxayna kaaga baxayan waad ka gudbi !!!
Balse ma taqaana cidda ku leh iikaalay oo iiso dhawoow sujuuda gudaheeda wax igu weydiiso adoonkaygiiyow waan ku dhawahaye cajiib!! iweydiiso waxad rabto waan ku siin ee addu haygu caasiyin ilaahay swt dhibwalboo leedahay usheego isaga ayaa kaaga filan wax walbe.❤️😍

Rabbiyow waan ku jecelnahay ee wax kastoo raali ku nahay adna aad nagaga tahay noo samee. 💜🤍

Jumca wngsn walal hal mar igula Sali xabiibkeeni  (صلوات ربي وسلامه عليه)🧡❤️

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

23 Sep, 02:40


Laga yabaaa qofka sida waaalida ah kuu jeclaaday inu donayay inuu ku yidhaahdo in bdan ayn ku tamayay inuu qof I jeclaado

sida aaan ku jeclahay ❤️

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

22 Sep, 10:48


Waxaa yar qof guursaday qofkii uu jeclaa, waxaana u sabab ah; qorsho la'aanta ragga iyo dalabaadka dumarka oo aan laga wada taxadarin markii hore.

Qalbiyada ilaaliya, waa haddiyad lama helaan ahe.

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

21 Sep, 08:28


Dareenkiii qalpiga ku ooli jiray
Hada wuxu noqday culays
Anan sidi karin💔😪

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Sep, 15:15


Dadka qaar waa sida riyada oo kale, daqiiqadaha, saacadaha iyo inta ay kula joogaan bay wax kasta kuu macaaneeyaan oo aad is tiraa waa jannadii ifka. Mar Alla markii ay kaa joojiyaan ama yareeyaan waxaad niyadda iska tiraa maxey kaala soo dooneen haddeyba la tagayaan?

So Sad😭

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Sep, 09:22


Swirkn qofksta micno gooni ah ayu u samynayaaa ee nala wadaag adna micnaha uu ku samaynayo


Mahdsnid❤️

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Sep, 09:14


Edeb, astur, afgaabni, insaannimo, islaamnimo, isir jeceyl, iska saamixid, is xisaabin, istiqfaar, eed yari, indheer-garadnimo, u ogolaansho, irdo furan, aayo ka talin, ikhlaaas, aqlaaq, aqoon, ixsaan iyo is aqoonsi ku labiso kulana dhaqan kuwa kugu hareeraysan.

Guuleysta

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

17 Sep, 08:18


Xanuunku waa inaad ogaato inaad riyooyinkaaga u sawiraysay qof indhoole ah oo dareenkaagana u sharaxaysay qof dhagoole ah una qoraysay dhibaatadaada qof aan wax akhrin karin😢💔

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

14 Sep, 19:30


Waxaan bilaabay in aan dadka qaar ula dhaqmo sida mclinka xisabta wax u sugayaa in aan fahmo aniguna waxn sugayaan inuu baxo😢💔