โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

@tiirkanolasha


<< ๐ŸŽ–Kala saar baahidaada, iyo
shaqsiyadaada, si aadan unoqon
dhuuni raac.!! ๐ŸŽ™๐Ÿ’Ž

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

18 Aug, 11:15


Dadnimadu waa in aad dantaada garato,
Dullinimaduna waa inaad dawarsato.
Noqo qof mar walba garanaya Dantiisa iyo Maslaxadiisa aduun io akhiraba
waqtigu waa muhiim ee kumaalgeli meel ka anafaceyza adunkaga io akhiradadaba. ๐Ÿ’š๐Ÿ’ฏ

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

12 Aug, 07:41


โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”“
ๅฝก  [ ุณู€ุจุญู€ุงู† ุงู„ู„ู‡ ]  โฅโฅๅฝก๐Ÿ’™
โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”›
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”“
  ๅฝก [ ูˆุงู„ู€ุญู€ู…ุฏู„ู„ู‡ ] โฅโฅ ๅฝก๐Ÿ’™
โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”›
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”“
ๅฝก [   ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒู€ุจุฑ   ]โฅโฅ ๅฝก๐Ÿ’™
โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”›
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”“
ๅฝก[ูˆู„ู€ุง ุฅู„ู€ู‡ ุฅู„ู€ุง ุงู„ู„ู‡]โฅโฅ  ๅฝก๐Ÿ’™
โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”›
โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

09 Aug, 06:51


ุฃู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุง ุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏ ู…ุฌูŠุฏ โค๏ธ
Kusaliya xabibka axbaabiโค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

07 Aug, 15:51


โ‚น 5 bilood kadib [2015]   waxay noqonaysaa  10 sanno kahor.


10 kaa sanno maxaa faaido ah eed soo kordhisay?
Naftaadu horumar badan ma samaysay?
Hammi aad waagaa lahayd ma rumaysay?
Ma halkii baad kambadhuudhaa oo dadaal ma lihid?
Ka waran wakhtigaaga ma maaraysaa?โค๏ธ๐ŸŒŽ

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

06 Aug, 19:21


Halkan manta joogiyo๐Ÿ•บโค๏ธ
Heerkan ku suganahay๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ปโค๏ธ
Qofkii i horsedee๐Ÿคฑโค๏ธ
Mudantii haweenkiyo๐Ÿคฑโค๏ธ
Aan ka jaqay horaadkee๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿผโค๏ธ
Dhabta igu habaysaay๐Ÿคฑโค๏ธ
Ruxaan hadaaqiyo๐Ÿคฑโค๏ธ
Ku bilaabay hadalkee๐Ÿคฑโค๏ธ
Nolosha hir-galisay๐Ÿƒโ€โ™‚โ€โžก๏ธโค๏ธ
Barihii habdhaqankiyo๐Ÿคฑโค๏ธ
Dusha iigu heestaay๐Ÿคฐโค๏ธ
Tii hodadaydiyo๐Ÿคฑโค๏ธ
Jeclayd horumarkaygaay๐Ÿคฑโค๏ธ
Huqda ila necbaydey๐Ÿคฑโค๏ธ
Hadhacaan dugsanayee๐Ÿคฑโค๏ธ
Hindisanaha garadkiyo๐Ÿคฑโค๏ธ
Ahnka igu abuurtay๐Ÿคฑโค๏ธ
guul ku noolow HOOYO MACAN๐Ÿคฑโค๏ธ

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

06 Aug, 08:47


Halka damacaagu uu ku joogo ayuu italkaguna gadhayaa
Yey jirin wax ka hor joogsado inaad han yeelato

#maalin wanaagsanโค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

01 Aug, 05:56


ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.

โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

30 Jul, 14:21


Quruxda aduunka..
โž– Waa Quruxda xidhiidhka aad Ilaahay la leedahay...

๐Ÿ“ŽHaddii aad rabto nolol qurux badan...
โž–ku qaado sida u rabbigaa rabo,
Qofkii ka taga waxa ay naftiisu rabto
Allaha awooda leh dartiis

๐Ÿšฉ Illahay baa badal u siiya jaceelkiisa, cibaadadiisa iyo u noqoshadiisa...

๐Ÿ”–Wax ka weyn nuxurka aduunka oo dhan...

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

29 Jul, 18:51


๐—œ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—น๐—น๐—ผ โค๏ธ

Haddaad rabto inaad salaadda faralka ah ilaaliso sunnneyaasha ilaali. ๐Ÿ’โ€โ™‚

Haddaad rabto inaad qalbigaaga ilaaliso Qur'aanka ilaali. ๐Ÿ’™

Haddaad rabto inaad caafimaad kaaga ilaaliso caddayga ilaali. ๐Ÿค

Haddaad rabto inaad qofnimadaada iyo jiritaankaaga ilaaliso akhlaaqdaada ilaali. ๐Ÿ‘Œ

Haddaad rabto inaad farxaddaada ilaaliso dikriga ilaali. ๐Ÿ“ฟ

Haddaad rabto in ducadaada la aqbalo xaaraanta iska ilaali. ๐Ÿฅฒ

Haddaad rabto inaad waxaad jeceshahay hesho ood hiigsigaaga oo dhan aad gaadho waalidkaa ilaali. ๐Ÿ˜Š

Hadaad rabto inaad qanaaco ku noolaato mahad-naqa rabi badso oo wixii nimco alle ku siiyey mahadnaqiisa ku ilaali. ๐Ÿ’ฏโœจ๏ธ๐Ÿคฒ๐Ÿป

โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

28 Jul, 18:47


Marka aad alle taladaada udhiibato wuxu kaa siinaya meel aadan kafilaneynin.Alle wuxu leeyahay,Ruuxi alle ka dhawrsada wuxu ufurayaa faraj, wuxuna ka irsaaqi meel uusan kafilanayn,ruuxi alle talo saartana waa kufalin yahay Sido kale alle wuxu jecel yahay kuwa tala saarta.โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

15 Jul, 09:27


"Zamankaan ma jirto ama aad bay u yartahay cid maslaxaddaada kugu yeereysa mu'addinka mooyee,!!๐Ÿ–ค
โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

14 Jul, 09:34


Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri

"  ู‚ูŽุงู„ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ ๏ทบ: ุฃูŽูู’ุถูŽู„ู ุงู„ุตู‘ููŠูŽุงู…ู ุจุนู’ุฏูŽ ุฑูŽู…ุถูŽุงู†ูŽ: ุดูŽู‡ู’ุฑู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุงู„ู…ุญุฑู‘ูŽู…ูุŒ ูˆูŽุฃูŽูู’ุถูŽู„ู ุงู„ุตู‘ูŽู„ุงุฉู ุจูŽุนู’ุฏ ุงู„ููŽุฑููŠุถูŽุฉู: ุตูŽู„ุงุฉู ุงู„ู„ู‘ูŽูŠู’ู„ู ุฑูˆุงู‡ ู…ุณู„ู…ูŒ."

โ– Barito oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay .

Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal

โ– Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaanโค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

13 Jul, 03:07


u Istaag Horumarinta Naftaada !!
U istaag Hormarinta Naftaada !!
Mudane Inaad Horumariso Naftaada Maanta Wixii Ka Danbeeya Isku Howl Kaligaa tagasho Adiga 0o Aan Qabiil Ku Tashan u Istaag Inaad Samata bixiso Naftaada ,,Oo Ka Daabusho Curuqyada Xun Ee Qabyaalada Ee Been Ku sheega Ah
1: Naftaada U hiili Oo Diifta iyo Haraadka Ha u Samrin.
2: 20 Sano Adoo Jira 0o Aan Wax Camal Ah Lehyn 0o Fuleynimo lyo Doqonimo Wax Uun isku Howl .
3: Eeg Mustaqbal Hortaada Yaala Oo U Fikir Maalmo lyo Habeeno Badan ..
4: Eebe Talada U dhiib Hana Baryin Qof Mise Qabiil Siifiigaaga Eebe Hor dhig.
5: Ogoow Halganku Inuu Ka Bilowdo Hal Talaab Oo Aad Horay u Qaaday
6: Guusha Malahan in adeer Lkn Walaal Ayay Leedahay ..
7: Guuldarada Haka Qabsan 0o U Dulqaado Dhagxaanta Dabka Leh Ee dushaada ku Daadan Doonta !!
8: Aamin Wax Aad Qabaneysid Inay Yihiin Guulahaaga Howleed
9. Is Adkeey Mudane Dunida Wax la way SO 10. Inta Aadan Dhawaaqin Wax Baroโค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

12 Jul, 06:10


7meelood oo aanad wakhtigaga kaa lumin:
Haku lumin tamartasda dadka aan ku tageerin.
Haku lumin tamartaada waxa ay dadku kaaa aminsan Yihiin,
Haku lumin tamartada cilaaqaadka hal dhinac ah.
Haku Iumin tamartada xallinta mushkilad aan taada ahayn.
Haka lumin tamartada inaad wax sameeyso si aad naftada ku mashquuliso .
Haku lumin tamartasda inaad soo jiidato Qof aan ku xiisaynayn๐Ÿ‘โค๏ธ

JIMCO WANAAGSAN โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

11 Jul, 07:27


Haddii aad sii waddo sugitaanka "waqtiga saxda ah", waxaad lumin doontaa noloshaada oo dhan, waxna iska kaaga badali maayaan inta aad sugayso waqtigaasi, marka ha sugine imminka ku dhaqaaq oo abuuro wakhtiga โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

10 Jul, 15:19


"Wakhtiyada adagi masii jiraan " Balse dadka adagi waysii Jiraan.!
Nogo Qof adag "โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

09 Jul, 15:27


IS BEDELBA IS
BEDELKALE
AYUU JIDKAU
SAXAR TIRAA โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

08 Jul, 11:34


Dab hadad u tahay ruux boqol baad dayax u tahay..
Haday qaar ku dayrshaan kun ku doonaya jira.
Dahab baad u dhalatee ha daciifin waligaa.
Doqon iyo nin lita hanka yeyna kaa dilin
Maanta maaha duniduye la dabaalo waayaha.
Nabarada damqanayaa yey kugu dirin naftaada..
Wakhti baa danbeeye darma wacan usii dhigo.โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

07 Jul, 11:49


36. kuma haboona (umana banaana) nin Mu'min ah iyo Haweenay Mu'minad ah AMarka Eebe iyo Rasuulkiisu wax xukumayaan Inay khiyaar u yeeshaan amarkooda, ruuxiise caasiya Eebe iyo Rasuulkiisa wuxuu dhumay dhumid Cad.โค๏ธ๐Ÿ‘

โšก๏ธTIIRKAโ€ขNOLASHA๐ŸŽ™

06 Jul, 07:01


nolosha aad kunooshahayna ha uraadin macaan sababtoo ah nolosha adag ayaa biri macaan hesho โค๏ธ๐Ÿ‘

1,981

subscribers

10

photos

0

videos