Sh C/Raxman Garaad Cali @xigmadle Channel on Telegram

Sh C/Raxman Garaad Cali

@xigmadle


Islaamnimadu Waa Deeq Heysashaduna Waa Gaar

Xigmadle (Somali)

Xigmadle waxaa ah channel aad ka helaysid xikmado iyo waxyaabo badan oo ku saabsan noloshaada. Channel-ka waxaad ka helaysaa xikmado badan oo ku saabsan guurka, dhaqanka, nolosha caadiga ah, iyo horumarka shakhsiyaadkaaga. Waxaa kaloo ka jira macluumaad muhiim ah oo ku saabsan caafimaadka, maansada iyo wax ka beddelka noloshaada

Xigmadle waa meel aad u heli karto xikmadooyin fara badan oo kugu saabsanaya noloshaada. Haddii aad rabto in aad ka faa'iideysato xikmado dhab ah oo ka turjumaya noloshaada, Xigmadle waa meesha ugu fiican

Dad badan oo ka mid ah asaxabta qaliga waxay ka helaysaa xikmadooyin iyo tusaalooyin aan la aaminsanayn oo ku saabsan noloshaada. Waxaad kaloo ka helaysaa su'aalooyin iyo jawaabo muhiim ah oo ku saabsan dhaqan, caafimaad iyo nolosha caadiga ah

La soco channel Xigmadle haddii aad rabto in aad ka faa'iideysato xikmadooyin fara badan oo ku saabsanaya noloshaada. Waxaad kaloo kala socotaan macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan horumarka iyo kalsoonida noloshaadaaga. Xigmadle waa meesha ugu fiican ee aad ka faa'iideysato xikmadooyinka iyo tusaalooyinka noloshaadaaga.

Sh C/Raxman Garaad Cali

09 Feb, 13:50


👉Waxan Ubaahi Qabnaa imaamyo Noo Tujiya Taraawiixda,Tahajudka iyo Salaadaha oo dhan: Si-Deggen,iimaan Leh, ikhlaas iyo Alle Dartii ah,Alle Noo dhaweeya,Nagu Oohiya Salaadaha,Najecleysiiyay Qur'aanka Si'dhab ahna Uleh sifaadkii Ehlul_Quraanka,Caqiido Hufan Gacal U-ah Mu'miniinta Col Uhaya Gaalada.😢

Sh C/Raxman Garaad Cali

06 Feb, 06:49


👉Odeygii Trump ee Waalnaa oo Saxiixay: Falastiiniyinta Qazza in Loo-raro; Somaliland iyo puntland 🙊🙈😅

Xigasho:Aljaziira.

Sh C/Raxman Garaad Cali

03 Feb, 11:58


Gobanimada Alle||Cabdiraxman Garaad.

Sh C/Raxman Garaad Cali

01 Feb, 03:46


https://www.facebook.com/share/v/1DtCuipmTp/

Akhiyaarta sharafta leh ku soo biir si aad oo la socotid muxada rooyinka
Sh xasaan xuseen xafidahulllh
Iyo
Sh. Cabdi raxmaan garaad xafidahullh
Waxaan soo galin doonaah maqlo iyo muuqalo ay lee yihiin 2 shiikh i.n
Siina faafiya mahadsanidiin

Sh C/Raxman Garaad Cali

29 Jan, 13:14


#Taxanaha_Aadabta
[Waajib ahaanshaha wajiga oo ladado]

Caaisha "allaha ka raali noqde" waxey tiri :- "allaha unaxariisto dumarki koowad ee soo hijrooday markii ay soo dagtay :
{وليضربن بخمرهن علي جيوبهن }
"Waxey jeexjeexen go'yaashoodi oo ay ku niqaabteyn"

✍️Waxaa wariyay Bukhaari📚

https://t.me/Heybad_Dumar

Sh C/Raxman Garaad Cali

28 Jan, 05:43


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
👉Walaalayal Waxan idinka Raaligalineynaa Xayeysiiska Halkaan Lagusoo Nashriyay ee Kabaxsan Anshaxa Dacwada,Cilmiga iyo Ufaa’ideynta Umadda Somaliyeed,Wixii Xikmad Aduun iyo Aakhiraba Anfacaya, Waa Caqabad Aan Kala Kulmeyno Qolyo Aan Kala Wareegnay oo Wali Si-dhameystiran Noogu Wareejin Qanaatka, inshaAllah Xaqqa iyo Xalaasha Ayaa Sarreyn.☝️
👉Hadaad Na Weydaan Halkaan Hoose Nagala Socda👇
https://t.me/SheekhCabdiraxman

Sh C/Raxman Garaad Cali

27 Jan, 03:40


👉Ninka Yaqaanna Sideey Wax-udhismaan Una-Dumaan: Weey Umuuqataa Burburka Mareykanka oo ay Daba-Taagantahay Midda Reer-Galbeedka, Waa Duul Aan Xamili Karin Wax-yar oo dhibaato ah.☝️

Sh C/Raxman Garaad Cali

21 Jan, 07:29


مَنجِيَّةُ أهلِ الإيمان في مِحنَةِ آخِرِ الزمانِ
الجَلسَةُ الثّانِيَة.

Sh C/Raxman Garaad Cali

20 Jan, 19:28


Isu soodhaweynta diimaha👆👆

Qeybta : 1.

Page nashriyay: سبيل النجاة
https://t.me/koos992.

Sh C/Raxman Garaad Cali

18 Jan, 14:03


Habaar

Sh C/Raxman Garaad Cali

17 Jan, 04:17


🎇 Talo Guud Oo ku,aadan Bulshada Soomalidha kuna Saabsan Fikirka Gaaleed ee °Dimoqradiyadha.

~`` Sh C/Raxmaan Garaad Xafidahullah.

Sh C/Raxman Garaad Cali

14 Jan, 18:10


🔊Ogeysiis Muhiim ah📢

Sh C/Raxman Garaad Cali

14 Jan, 03:32


👉Hooyo ayaa Laweydiyey Yaad Ujeceshahay Caruurtaada Waxay Tiri: Kan Xanuunsan Ilaa Uu Caafimaadayo, Kan Maqan Ilaa Uu Imanayo, Kan Yar Ilaa Uu Weynaado, Dhamaantood ilaa an Dhimanayo.

Xigasho

Sh C/Raxman Garaad Cali

14 Jan, 03:04


Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

👉dhamaan dadka ku nool deeganka ceelasha biyaha iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaya in la qaban doono Fadhigii 2-aad ee muxaadaradii cinwankeedu Ahaa:-
👉
#Badbaadada_Ehlu_iimaanka_Xilliga_Aakhiru_Zamaanka

👉Muxaadarada waxa inoo jeedin doona
#sheikheena_Abdirahmaan_garaad
👉waxeyna ka qabsoomi doontaa insha'Allah isla-Howlkii maqaayada Nashaad ee deegaanka
#ceelasha_biyaha.

👉Waqtiga ay dhici doonto waa: galabka jimcaha ee nagu soo aadan insha'Allah.

👉F:G.Rag iyo dumar wakaso qeyb gali karaan.

Sh C/Raxman Garaad Cali

13 Jan, 06:43


👉https://www.facebook.com/share/v/1DNGq51BZJ/?mibextid=qi2Omg

Sh C/Raxman Garaad Cali

12 Jan, 12:30


💡محاضرة بعنوان؛"مَنجِيَّةُ أهلِ الإيمان فِي مِحنَةِ آخِرِ الزّمانِ"
🎙الجلسة الأولى؛ لأبي عمير الصومالي.

Sh C/Raxman Garaad Cali

11 Jan, 03:57


👉Ha Holacdo, Ha Olasho, Ha Gubato Hagamaarto oo Habas beesho Gabi Ahaan, Geedkey Qabsadaan Salkiisu Ha Ruqo🤲

Sh C/Raxman Garaad Cali

11 Jan, 03:34


Actor James Woods oo ah film jile maraykan ah ayaa hanti balaayiinka kuwaayay dabka kacay .

Isaga oo ilmaynaya ayuu yiri "taageerada Israel loo fidinayo dib haloo eego iyada ayaa sabab u ah masiibada nahaysata".

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.

Sh C/Raxman Garaad Cali

10 Jan, 04:45


👉Waxa gubanaya Waa Los Angeles America, Ayagu Waxey Gubeen Falastiin, Allena isla Ayagii Buuba Gubay.

Sh C/Raxman Garaad Cali

07 Jan, 07:18


"Bari an finland tagay aya waxa la iishegay muslimiinta bakistanka ah iyo hindida marki ay arkeen fitanta taagan aya waxay sameeyeen in caruurtay dhaleen isku guuriyaan iyago yar yar ( 6 jir ah ) wiilka iyo gabdha midkasta waxa loosheegi kakle inu uyahy xaas , ninka waxa lagu dhihi gabdhaas wa xaskagi ilaasho marka jamacada dhamaysan aya lagu gurin , gabdhana sidasokle aya lagu dhihi , caruurtii oo is ilaashanaysa aya saa kuwaynan sidasayna isku gursanayan iyago dhawrsoon . "

#Sh xassaan xuseen

Sh C/Raxman Garaad Cali

06 Jan, 17:37


Asc Axbaabi, Live ayaa nahay hada halasoo qabsado qaybta kore ee Call-ka

Goor dhaw waxaa inoo bilaaban doona Muxaadaradi aan ku ballansaneen.

Sh C/Raxman Garaad Cali

06 Jan, 05:22


👉Muxadarada Caawa:”Dumarka Wanaag Kula Taliya”

👉goobta: Raac Linkigaan oo kudhugo:
https://t.me/almuzanichannel

👉Xilliga:8:30pm inshAllah.☝️

Sh C/Raxman Garaad Cali

05 Jan, 21:51


💥Shan Degdegeey Kufiicanyihiin in Loogu Kaco:

👉Meyd kuu yaal Aasidii .

👉Cibaado Taagan Gudashadeed.

👉Gabar Wanaagsan Guursigeed.

👉Marti kuu Hoyatay Soorideed.

👉Deyn Kusaaran bixinteed.☝️

C/Raxman Garaad

Sh C/Raxman Garaad Cali

03 Jan, 03:16


👆Walaalki Qisadan Kudhacday Ayaan Maanta Kulannay isagoo Xor ah,Waliba isagaa igartay Anigu Waanba ilaabay.😢
الحمد لله الذي أخرجه من السّجن🤲

Sh C/Raxman Garaad Cali

02 Jan, 18:58


(بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ. ٱلرَّحۡمَـٰنُ۝عَلَّمَ ٱلۡقُرۡءَانَ)
👉"Qur'aanku waa Aqoon iyo Galad uu Alle-weyne Kumaneystay Nabi Muxammed iyo Muslimiinta Bidhaamiyayna inuu Leeyahy Awoodda Barista iyo Fahankaba.
♦️(ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ وَتَطۡمَئنُّ قُلُوبُهُم بِذِكۡرِ ٱللَّهِۗ أَلَا بِذِكۡرِ ٱللَّهِ تَطۡمَئنُّ ٱلۡقُلُوبُ)
👉"Qur'aanku waa Dejiyaha Nafta,Laabta iyo Maskaxdaba Waana Nooleeyaha Laabaha dhintay Ama Daxaleystay."
♦️(أَقِمِ ٱلصَّلَوٰةَ لِدُلُوكِ ٱلشَّمۡسِ إِلَىٰ غَسَقِ ٱلَّیۡلِ وَقُرۡءَانَ ٱلۡفَجۡرِۖ إِنَّ قُرۡءَانَ ٱلۡفَجۡرِ كَانَ مَشۡهُودࣰا)
👉"Kukalah Qur'aanka Aroorta Hore oo Yaan Lagaaga Horreyn Tartanka Adoomanku Ugu Jiraan Kasbashada Kalgaceylka Allah."


♦️(وَنُنَزِّلُ مِنَ ٱلۡقُرۡءَانِ مَا هُوَ شِفَاۤءࣱ وَرَحۡمَةࣱ لِّلۡمُؤۡمِنِینَ وَلَا یَزِیدُ ٱلظَّـٰلِمِینَ إِلَّا خَسَارࣰا)
👉"Kaweecashada Dawada Dhabta ah Adoo Dawo Doon-Doonaya Soo Taa Laftirkeeduba Maahan Jirro Kaloo Zaa'id Kugu ah ineey jirto"

👉" Qur'aanku waa Gaashanka iyo Dhufeyska Ugu Adag ee Laga Galo Gaalada iyo Fitnawadayaasha oo idil"
♦️(وَإِذَا قَرَأۡتَ ٱلۡقُرۡءَانَ جَعَلۡنَا بَیۡنَكَ وَبَیۡنَ ٱلَّذِینَ لَا یُؤۡمِنُونَ بِٱلۡـَٔاخِرَةِ حِجَابࣰا مَّسۡتُورࣰا)

♦️(أَفَلَا یَتَدَبَّرُونَ ٱلۡقُرۡءَانَ أَمۡ عَلَىٰ قُلُوبٍ أَقۡفَالُهَاۤ)
👉"Qur'aanku Waa isha ay kadhimbil-Qaataan indheer garadku,Sidoo kale Wax Cilaaqo ahna Lama Lahan Midka Maangaabka ah"

♦️(وَلَقَدۡ ءَاتَیۡنَـٰكَ سَبۡعࣰا مِّنَ ٱلۡمَثَانِی وَٱلۡقُرۡءَانَ ٱلۡعَظِیمَ)
👉"Qur'aanku waa Keydka iyo dhaxalka Ugu weyn ee uu Qofkastoo Muslim ahi heysto waa Awoodda koowad ee islaamka
Waana Mucjizo Nool Kamana Qarsoona Kuwa Waxbaara ee wax Ukuur-gala."

♦️(وَإِنَّكَ لَتُلَقَّى ٱلۡقُرۡءَانَ مِن لَّدُنۡ حَكِیمٍ عَلِیمٍ)
👉"Bal-Qiyaas Farriin kaaga Timid Midka Ugu Xikmadda Badan Uguna Aqoonta iyo Ogaalka Badan"

♦️(مَاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكَ ٱلۡقُرۡءَانَ لِتَشۡقَىٰۤ)
👉"Qur'aanku Malahan Kadeed iyo Kurbo Toona Waa Go'aan Cad oo Alle Kuhordhigay Qaadashadisana aad Ku-kifaaxi Katagistiisana aad Ku-hungoobi."
♦️(۞ وَعۡدًا عَلَیۡهِ حَقࣰّا فِی ٱلتَّوۡرَىٰةِ وَٱلۡإِنجِیلِ وَٱلۡقُرۡءَانِۚ وَمَنۡ أَوۡفَىٰ بِعَهۡدِهِۦ مِنَ ٱللَّهِۚ فَٱسۡتَبۡشِرُوا۟ بِبَیۡعِكُمُ ٱلَّذِی بَایَعۡتُم بِهِۦۚ وَذَ ٰ⁠لِكَ هُوَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡعَظِیمُ
👉"Qur'aanka Waxa Kusajalan kuna Cad Marqaatiyadda Balamaha Ay Wada Galeen Alle iyo Adoomankiisi Dhab-u'aaminay,Waana Soo Xiraha Taxannada dhambaaladii hore ee Alle.

♦️(إِنَّ هَـٰذَا ٱلۡقُرۡءَانَ یَهۡدِی لِلَّتِی هِیَ أَقۡوَمُ وَیُبَشِّرُ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ ٱلَّذِینَ یَعۡمَلُونَ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ أَنَّ لَهُمۡ أَجۡرࣰا كَبِیرࣰا)
👉"Qur'aanku waa Hagaha Ugu Wacan ee ifiya dhabaha Kuwa Himilada Sare Leh Hankooduna Yahay Hiigsiga iyo Abbaaridda Halka-uun Alle Raali Kayahay.
♦️(نَّحۡنُ أَعۡلَمُ بِمَا یَقُولُونَۖ وَمَاۤ أَنتَ عَلَیۡهِم بِجَبَّارࣲۖ فَذَكِّرۡ بِٱلۡقُرۡءَانِ مَن یَخَافُ وَعِیدِ)
👉"Qur'aanku Waa Udigaha Dantii-moogaha kudhex-Habowsan Hawada Aduunyada ee uu Kudhagrayo mid isaguba Dhakran Waa ibliise."

♦️(إِنَّا نَحۡنُ نَزَّلۡنَا ٱلذِّكۡرَ وَإِنَّا لَهُۥ لَحَـٰفِظُونَ)
👉"Qur'aanku waa Farrin ay Aqrisankaran jiilasha Dambe ee Gadaal kayimaada Si'ay iyaguna ugusoo Biiraan dhabbihii kuwii kahorreeyay Mar-haddeey Arkaan dhigaalkii oo dhab ahaan Hortooda Udhigan Uuna Kuxusan yahay Liibaanta Kuwii Liibanay iyo waxey Kuliibaanem iyo Khasaarada Kuwii Khasaaray iyo waxey Kukhasaaren."...

🩸 F.G:Qoralada Afsomaliga Maahan Tarjumadii Aayadaha ee Waa Hal-kudhigyo-uun Kaduulaya Aayadaha.
||Sheikh Cabdiraxman Garaad

Sh C/Raxman Garaad Cali

30 Dec, 06:37


👉Salaad kaama tagto, Soonna kuma dhaafo, sanad kastana Xaj iyo Cumraa tagtaa, Zakadana waad la baxdaa, sunnaha waad muujisaa, laakiin afka ayaad ka daboolataa indhahana waa ka eegataa dulmiga hareerahaaga ka dhacaya ee xaqsoor la’aanta, caddaalad darrida, sadbursiga, eexda, qaraabakiilka, barakicinta, boobka hantida dadwaynaha.

👉Xikmad baa oranaysa “Masiibada ugu wayni maaha dulmiga iyo naxariis darada ay dadka xun ku kacaan, ee waa ka aamusnaanta kuwa wanaagsan”.☝️

||Xigasho

Sh C/Raxman Garaad Cali

26 Dec, 19:36


5 Arrimood Ayaa Kaa Saacidi kara in Cibaadadu Dhadhan Kuu Yeelato Xaganna Aadan Cusleysanin:-

1:Aqoonso oo U-arag Ahmiyad iyo Fursad gaar ah oo Mu’miniintu Kaheleen Alle Xagii, Si’ay Uraalligaliyaan Una-dhiibtaan Dalabkooda Aakhiro.

2:Ha-ogolaan dhageysiga Sheekooyinka Aduunyada iyo Tartanka Ehelkeeda Waayo waxey Tireysaa Raadkii ay Kugu Reebtay Cibaadada Waxeyna Hoos-Udhigeysaa Hankaagii Aakhiro

3:Lasoco Dhaq-dhaqaaqa Carabkaaga iyo Waxa dhuuntaada Maraaya, Macna Weyn Ayeey Kuuyeelan Markaad Rabto Macaansiga Cibaadada.

4:ilaali Habkii Sharcigu Kuu Faray Ugudashada Cibaadada oo Haku Caabudin Alle Hawadaada.

5:Dooro Cidlada Saadan Cidina Ugala Xishoon Boohinta iyo Bahdilidda Nafta Una jabiso Qabka beenta ah ee Sheydaan Hor-dhigay.

✍️Sh.C/Raxman Garaad

Sh C/Raxman Garaad Cali

25 Dec, 04:27


👉Hadii Aadan Awoodin Hadal Xaqq ah, Ha Usacaba-tumin: Baadilka, Xumaanta iyo Gardarada.☝️

Sh C/Raxman Garaad Cali

23 Dec, 05:33


👉Xikmad Waayeel iyo Xamaasad Dhalinyaro: Waa Xoog iyo Xeelad is-helay, Natiijaduna Waa Hubaal☝️

Sh C/Raxman Garaad Cali

23 Dec, 05:28


👉"ixtiraamku Waa Toban Qeyb: Sagaal Kamid ah Waa Aamusnaan, Halka Soo Harayna: Waa in Loo Tanaazulo Kuwa ay Garashadu Kuyartahay"☝️

Sh C/Raxman Garaad Cali

20 Dec, 12:01


👉https://chat.whatsapp.com/KR0zheCwgc208GiBM87F37

Sh C/Raxman Garaad Cali

18 Dec, 19:43


🎧Muxaadaro 🎧

Muxaadaradii caawa ka dhacdy gurupka qofki ubaahan waatan ha dhagaysto 🔥🔥🔥🌹🥰👏

Soo jeediye 🎤
🎙| Sh c/raxmaan garaad cali

بـارك الـلـه فـيـكـم جـمـيـعا

Sh C/Raxman Garaad Cali

18 Dec, 12:27


👉#Qiso_yar_Iimaan_Aqoon_geesinimo_iyo_Hanti_Hal_nin_Kuwada_Kulmay.

👉Cabdullahi ibnu Mubarak: oo ahaa Caalim Salafi Hantiile ah;Ayaa Niman Culimo ah Kuyiraahdeen Fariiso oo Xadiithka Noo Yeeri Safarkaan Faraha badanna jooji Aduunyo in-kugu Filan heshaye,

👉Wuxuu Yiri:-"6 nin oo Culimo ah oon Biilo Hadaanan Kabaqeynin intey wax Waayaan ineey Dowladda Ubaahdaan Amaba Kafitnoobaan Cilmigii; ganacsiga oo dhanba waan iska-Xiri Lahaa...!
👉Sheekhu 6nin oo Fuqaho ah Ayuu biili jiray, Ninwalbana 3kun oo Dirham Ayuu Siin-jiray oo joogto ah oon cidina Ogeyn.

👉Waagii Dambe Wuxuu Gaaray inuu Yiraahdo;"Ninkii Muslima ee Wax iiga baahda Aniga Yuusan isoo Hor-istaagine Keliya Waraaq ha'iisoo Qoro, Si'aysan indhaheygu Uqaban Culeyska Saaran Wajiga Mu'minka Xilliga Su'aasha...!
👉bal Ufiirso Xikmaddaa iyo gobanimadaas....!

👉Qisooyinkiisa Geesinimada Maahan wax Qoraal lagu soo koobi karo oo waa Ninkii Maalin Qudha Kaligii Gacantii Kudilay 12nin oo bir ah oo uu kujiray Abaanduulahoodi Asagoo wajiga qarsaday Si'aan Loo buunbuunin Camalkiisuna Uga fasahaadin, Markuu dagaalki dhamaaday ayuu dadkii dhinac kasoo galay Asagoon ladareemin,
balse Ardey dareemay Ayuu kuyiri ha'isheegin Alle Ayaan kugu dhaariyaye ilaa uu dhintayna masheegin Ayadoo Dadka Magaaladana ay kusheekeysanayaan Malaa'ig Ayuu Alle Nagu Xoojiyay xilligii Dagaalka...!

Sh C/Raxman Garaad Cali

16 Dec, 20:00


👉Dulmi iyo Danbi Kaweyn Majiro: Dirir La-dhexdhigo Dad;Dub,Dal iyo Diin Wadaag ah.☝️

Sh C/Raxman Garaad Cali

16 Dec, 19:59


💥قال تعالى:-"قُلۡ مَتَـٰعُ ٱلدُّنۡیَا قَلِیلࣱ وَٱلۡـَٔاخِرَةُ خَیۡرࣱ لِّمَنِ ٱتَّقَىٰ وَلَا تُظۡلَمُونَ فَتِیلًا."
👉Aakhiro: Xaqiiqo Oogan,Diyaarsan oo Dambeysa,Mu'minku Ogyahay,Doqonkuna Moogyahay😢

Sh C/Raxman Garaad Cali

15 Dec, 20:25


👉Su-aalo iyo Jawaabo Kooban oo Waxtar Leh.👇

1:Su-aal: islaam maxaa Layiraahdaa?

Jwb:Alle kaligii oo Loo hogaansamo Lana Fuliyo Awaamirtiisa.

2:Su-aal: Kufri Maxaa Layiraahdaa?

Jwb: Waa:Aaminaad gasha Laabtaada Ama Oraah iyo Fal Kaa dhacay oo Sharcigu Xukumay in Diinka Looga baxo.

3:Su-aal: islaamku imisuu Uqeybsamaa?

Jwb: islaam Kuqotoma Muuqa Qofka:Xukmi, iyo Mid Kuqotoma Gunta:Xaqiiqada Qofka.

4:Su-aal: Kufrigu immisuu Uqeybsamaa, Se' midkee Rabbi Looga furtaa?

Jwb: Labo: Mid-weyn iyo Mid yar, Kan-Weyn ayaana Diinka Looga baxaa.

5:Su-aal: Masaa'isha Sharciga immisaa Loo Qeybiyaa?

Jwb:Masaa'il Muuqda oon Cidina Loogu Cudurdaareyn Sida Towxiidka gabi-ahaan,Salaada,Soonka(ilaa Ruux baadiye Ku-koray oon Culimo Helin Amaba Diinka Markaa Soo galay)iwm,iyo Masaa'il Libidhsan oo Bulshada Qaar Kaqarsoomi Karto Sida: Xukunka jahmiyada,ashaacirada iyo Murji'ada Ama Wixii Khilaaf aqbala.

6:Su-aal: Goormaa Ruuxa La-oran Karaa Waa Muslim?

Jwb: Markuu Alle Kaligii Uhogaansamo Waxna Lawadaajin Ama Muujisto Astaan islaam ooynan Udheereyn Gaalnimo Ka-muuqata.

7:Su-aal: Goorma Ruuxa La Oran karaa Waa gaal?

Jwb: Markii Laga Helo 2qodob oo kali ah:(1)Sabab Keenta Diin-Kabax,(2)iyo inuu Ukasay Sababkaas Gaalnimda ah oon Cidina Kuqasbin.

8:Su-aal: Maxaa Ruuxa Kufriga Weyn Kudhacay u-ah Cudurdaar.?

Jwb:Dirqin lagu Sameeyay waliba Aan Laga baaqsan karin Ama Laga baxsan Karin Xaganna Fulintu Tahay dhab Hirgaleysa.

9:Su-aal: Waajibaadka Alle Midkee Uhorreeya?

Jwb: Barashada Allah iyo Garashada Xaqiisa ooy Wehliso Gaaleysiinta Mushrikiinta iyo goynteeda Waana Waajib Asal ah oo La-aantii islaamku Ansaxeyn...!

10:Su-aal:Gaaleysiinta Xagee Laga qaataa?
Jwb:Farriimaha Waxyiga Si'lamida Axkaamta kale.

11:Su-aal: Takfiirinta Mushriga Maxaa Lagu Tiriyaa?
Jwb:Asaaska iyo isha islaamnimada.

12:Su-aal: Yaa Leh Xukunka Rididda Gaaleysiinta?

Jwb:Ninkii Arka-garanayana- :Falka Gaalnimda ee dhacay Kuna-hubsaday Sameeyuhu inuu Ukasay haba Ahaado Arkuhu Nimaan Aqoon Diineed oo buuran Laheyn.

13:Yaa Leh Fulinta Natiijada Xukunka Gaaleysiinta.?

Jwb:Ninkii Tabar leh Xaganna Xaqiijiyay Maslaxadu ineey Kabadantahay Mafsadada Ka-imaan.

14:Koox Latakfiiriyay:Ninkastoo Unisba-Sheegta Ama Yiraahda Waan Katirsanahay; Xukunka Mala-Wadaagayaa?

Jwb:Haa Hadaad Ku-hubsato inuu Ku-aragti yahay waana Marka Laga Hadlayo Koox islaamnimo Unisba-Sheegata oon aheyn Koox Gaalo Asal ah Sida Yahuud iyo Nasaaro.

15:Gaaleysiinta Qof aan ku-hubsaday Ma-Shardi baa inaan Afka Kacadeeyo Mise Waxaa igu Filan inaan Uurka Ka-aamino.?

Jwb:Muujinta Xukunka Kuu Saaran Shaqsi Ama Koox Waxey Kuxirantahay Kolba Awoodaada iyo Duruuftaada lkn Katagista Aaminaadda Waa Shey Aadan Sinnaba Cudurdaar Uga-Helayn Waxyiga.

16:Goormaa Qofka islaami Ladhihi Karaa?

Jwb:Marku Ruuxa:Hadalkiisa,Ficilkiisa iyo Fakirkiisa uu Xagg Alle jiro.

C/Raxman Garaad Cali

Sh C/Raxman Garaad Cali

15 Dec, 20:22


💥قال النبيﷺ-عن القبليّة:-«دَعُوهَا فَإِنَّهَا مُنْتِنَةٌ»،وفي رواية؛"فإنَّها خبيثة."☝️
👉Maan Fiyoow Lehna Aragti Diineed oo bisil: Kama Maaxato Heyb-Sooc iyo Faquuq Walaal kale oo Ku-aragti ah...!

Sh C/Raxman Garaad Cali

15 Dec, 20:12


👉Dhabanka oo dhulka Ladhigo, Ciidda oo Lagugu Rogo,Cidlada,Ciriiriga iyo Mugdiga: Waa Luqada Kaliya ee Lagu Fahmi Karo: Faa'iidada iimaanka iyo Camalka Wanaagsan...!

Sh C/Raxman Garaad Cali

14 Dec, 11:03


https://chat.whatsapp.com/KR0zheCwgc208GiBM87F37


Waa ku cusub kii hore wuu ciladoobay ee
Fadlan kan soo raac mahadsanid ❤️🥰

Sh C/Raxman Garaad Cali

12 Dec, 20:22


👈أنتم في القلب أنتم❤️‍🔥👇
https://t.me/kunuusuljannahw
https://t.me/abuukhaalid07
https://t.me/Curwah
https://t.me/fawaid_naficah
https://t.me/xigmadle
https://t.me/Mxbintashxsn
https://t.me/abuumucaad13
https://t.me/arimo1islaam
https://t.me/ahlusunnawaljamaca
https://t.me/Kanzulfawaaid
https://t.me/i1234dhaalib
https://t.me/manhaju_alqawiim
https://t.me/koos992
https://t.me/SHUWAYCIR40
https://t.me/fawaidDurar
https://t.me/SHzakiAbdikadir
https://t.me/Rixllah
https://t.me/fifjds
https://t.me/SSKOfficialAccount
https://t.me/shekhiidle
https://t.me/DaarulHidaaya1
https://t.me/Cudurdaar
https://t.me/qanatudacwa
https://t.me/abusalman1674
https://t.me/Nasirudiinsomali
https://t.me/Adamraage
https://t.me/fawaid181
https://t.me/shwarid1
https://t.me/Daliil22

Sh C/Raxman Garaad Cali

12 Dec, 17:58


👀👀👀👀👀👀👇👇👇
👉waa Lagaaray Xilligii Muxaadarada, Fadlan Raac Linkigan Hoose👇
https://t.me/Mxbintashxsn

Sh C/Raxman Garaad Cali

11 Dec, 17:10


👉groupkii Saakay Lasameeyay ee Kudhawaaday 200,
Kuwo Xasday Sheekha Jaceylka Loo Hayo iyo sida durba loosoo buuxiyay qolkii ayaa Xadfay😡 ee Kan Cusub kubiira Una Share gareey Saaxibadiin
👉
https://chat.whatsapp.com/Kgro7QcxJkr7NLxtL9JNvt

Sh C/Raxman Garaad Cali

11 Dec, 04:50


📢 OGEYSIIS OGEYSIIS : -
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan muslimiinta jecel dhageysiga kheyrka in laqabanayo muxaadaro qiimo badan oo
🏠 goobta: Telegramka muxibiinta sh xasaan
📆Waqtiga: habeenka jumcada 09:00 fiidnimo
🎙shiikha: shiikh c/raxmaan garaad cali
https://t.me/Mxbintashxsn

Sh C/Raxman Garaad Cali

10 Dec, 19:17


👇Muxubiinta Sh.C/Raxman Garaad👇
👉
https://chat.whatsapp.com/C0Ll49OxCBe6FUVQdxmkDD👈

Sh C/Raxman Garaad Cali

09 Dec, 19:28


https://t.me/SheekhCabdiraxman
👆👆👆👆

Sh C/Raxman Garaad Cali

09 Dec, 19:05


👉Milanka Suuriya Mu'miniintu isheey Kuhayaan, Mid ineey Muhiim aheyd(Siibista Bishaar) Murani Kama Taagna, Balse Su-aashu Waa Masiirka Suuriya Maamulkiisu Waa Kuma?

Xigmadle

05 Dec, 18:25


Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

👉Waxan Ogeysiineynaa Dhamaan Bulshada Deggan Ceelasha Biyaha in Muxaadaro ay kadhici doonto Xarunta Mu’assasada Al-ikhlaas ee Kutaalla Dhabarka danbe ee Masjidka Shaadibi Xaafada Ramadaan.
👉Cinwaanka:Tarbiyada Caruurta.
👉Soo Jeediye:Sh C/Raxman Garaad.
👉Maalinta jimcaha Casirka Kadib..
👉Taariikh: 06/12/2024
Tell:0615825191 / 0615239341

Xigmadle

05 Dec, 08:44


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.4k  iyo 4.6k k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula oo aad u jaban 9$  iyo 17$ hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@health_scienceACADEMY

Xigmadle

05 Dec, 04:32


👉Risaalo Cusub iyo Rasuul Horleh: Hadii Loo Soo Diri Lahaa Umaddan Qabyaaladda Ayuu Kaga Digi Lahaa Si'lamida Shirkiga: Waayo Hadda Shirkiga Ayeyba Kaxoog-badatay.☝️

Xigmadle

03 Dec, 06:29


👈قال تعالى:-"وَأَلَّوِ ٱسۡتَقَـٰمُوا۟ عَلَى ٱلطَّرِیقَةِ لَأَسۡقَیۡنَـٰهُم مَّاۤءً غَدَقࣰا".
👉Halbowlaha Nolosha Muslimka Waa: Hanuun dhab ah,Cibaado Hagaagsan iyo had iyo goor oo uu Towbada Haleelo.
☝️

Xigmadle

01 Dec, 20:31


👉Muwaxxid: Muslim Alle Caabuday Kali-ahaan Cid iyo Soo-marin Abbaan(magan-galiye).☝️

Xigmadle

01 Dec, 14:05


Asxaapta join dhaha please 🙏

Xigmadle

01 Dec, 14:05


https://t.me/xikmad_channel

Xigmadle

01 Dec, 13:00


Markasta taladaada u dhiibo alle SWT.

🍂adaa naga dhiman Kaalay nagu soo biir maadsanid 🙏
https://t.me/cryptocurrency025

Xigmadle

28 Nov, 08:57


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  4.6k  iyo 3.4k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula  hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@health_scienceACADEMY

Xigmadle

26 Nov, 12:56


https://t.me/forwardeverbackwardnever

Xigmadle

25 Nov, 19:06


Ku biir channel kan wxd ku baranaysaa Naftaada👆👆👆

Xigmadle

25 Nov, 19:05


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
https://t.me/Ogaal_Nafeed

Xigmadle

24 Nov, 03:14


👉Kol hadaad Kitaabkiyo, Karaamadi islaamkiyo, ku-xukumin Quraankii, Kii Horaad lamid-tahay☝️

Xigmadle

23 Nov, 12:14


👉Anigaa Idin Dooray

👉Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan
👉Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira.

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

👉https://t.me/SHUWAYCIR40

👉https://t.me/durarculumo

👉https://t.me/AlIrshaad22

👉https://t.me/Kanzulfawaaid

👉https://t.me/baraarug22

👉https://t.me/koos992

👉https://t.me/fawaid181

👉https://t.me/arimo1islaam

👉https://t.me/Ogaalso

👉https://t.me/SheekhCabdiraxman

👉https://t.me/sooyaal02

👉https://t.me/DaarulHidaaya1

👉https://t.me/abuukhaalid1

Xigmadle

23 Nov, 06:00


👉Dib U-gurasho kasta kama dhigna guuldaro.

Xigmadle

23 Nov, 00:03


Cafimaadka ayaad ka baran chanalkaas ku soo biir 👆👆👆👆👆

Xigmadle

23 Nov, 00:03


Baro Caafimaadka naftaada 👩‍⚕️🩺🤍🫶
https://t.me/HEALTHSCIENCESCHOOL

Xigmadle

22 Nov, 11:03


👉Aragtiyaha ku qotoma dan-gaara, mid reer' amaba mid urur, oo maalmo uun La-dhanaansado, Aayatiin wayna aan laga-lahayn: lama loolami karaan mab'da guud oo aad uga-tamar iyo cudud wayn yool dheerna laga leeyahay.☝️

Xigmadle

22 Nov, 09:00


Jimce kareeem🌺

Waa kuwan lacagaha ay sameeyen qaar kamid ah  dadki isbuuci hore kafaaiideysatay taba barki aan bixinay 💸💲

Hadii aad daneyneyso in aad ka faaiideysato dadka la taba barayo isbuucan waxa kaliya ubaahan tahay in Aad hesho tiktok ciwaan dibada ah Oo aad lacag ka sameyn karto Muuqaal walba aad soogaliso📲

Kadib waxad si bilaash ah uga qeyb gali doontaa taba barka sida lacag looga sameeyo Tiktok ado somaliya jooga 🌟

Halkan ka dalbo
Wa.me/+2520907098018

Xigmadle

22 Nov, 03:41


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.4k  iyo 3.6k k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula oo aad u jaban 8$  iyo 10$ hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@health_scienceACADEMY

Xigmadle

21 Nov, 21:31


👉Aduun isku-kaa sheegaya inuu Gabo-gabo yahay iyo Dad U-aakhiro Seegaya, Waa Xaramkii oo La-ihaaneysanayo iyo Xurmadii islaamka oo La-jiirayo😢

👉Waa Goob Lagu Heesayo Sacuudiga oo Lasuray Sawirkii Kacbada Si'qalbiga Muslimiinta Looga Tirtiro Xurmada ay Uhayaan😢
👉Waxwalba Diinlaawayashu Weey Nagu daya-yaan ilaa ay Naseejiyaan Aakhiradeena...!

الله المستعان وعليه التُّكلان🤲

Xigmadle

21 Nov, 20:27


👉Badbaado Aduun:Tiir Nin Ugu-Xirnaa Toogasho oo Laga Sii daayay Markii Udambeysay ee Latoogan Lahaa...!

Xigmadle

21 Nov, 07:13


Hadaf: Ujeeddo Fog iyo Go'aan Qorsheysan Haba Fogaato Fulinta Ama Helista Natiijada Wanaagsan.☝️

Xigmadle

18 Nov, 06:01


💥قال تعالى:-"إِنَّمَا ٱلۡمُؤۡمِنُونَ إِخۡوَةࣱ فَأَصۡلِحُوا۟ بَیۡنَ أَخَوَیۡكُمۡۚ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَ لَعَلَّكُمۡ تُرۡحَمُونَ.".
👉Sinnaba madhacdo:Walaalo Allah Dartii Uwada Socday oo Waxaan Dar-Alle aheyn Ukala-durkay.

👈ومِمّن يُظلّهم الله في ظِلّه يوم لا ظلّ إلّا ظلّه؛-"رجلان تحابا في الله اجتمعا عليه وتفرقا عليه."-لأن أكثر علائق الناس إنما هي بسبب المصالح،والمنافع التي يتبادلونها،وقلّ أن توجد العلاقة التي تكون خالصة لله، ليس للإنسان فيها مصلحة...!
👉Qosolka beenta ah iyo Ujeedoyinka Gaaban Waa Astaamaha Uweyn ee Hagardaameeya Wadajirka Muslimiinta iyo Hormarka Diineedba.☝️

Xigmadle

17 Nov, 06:42


https://t.me/Rakaadmedia

Xigmadle

15 Nov, 19:09


Ilaahay ha u naxariisto🤲

Xigmadle

15 Nov, 05:50


👈القيادةُ ليست بالحَجم بل بالعقلِ…!
👉Leadership is not about Size, it’s about Knowledge and Wisdom.
👉Hogaamintu Maahan Qolof Weynida ee Waa Garaadka iyo Aqoonta…!

Xigmadle

15 Nov, 05:50


https://t.me/Kanzulfawaaid

Xigmadle

14 Nov, 20:22


💥قال تعالى:-"وَمَا ظَلَمَهُمُ ٱللَّهُ وَلَـٰكِن كَانُوۤا۟ أَنفُسَهُمۡ یَظۡلِمُونَ."

👉Haduu Dulmigu Mugdi yahay:Eexda iyo Qabyaaladuna Waa Godkuu Mugdigu Kuhoyanayay.☝️

Xigmadle

14 Nov, 17:08


Kusoo dhawow Maanka online company Qeybta Tiktok.

Waxan kuu sameyneyna tiktok ciwaan dibada ah kaas oo leh qeybta lacag sameynta tiktok qiimaha aan ku sameyno waa 5$
Hadii aad ubaahan tahay ciwaan 10k followers 100k views waa waa diyaar ✅️
sarifka 1xbet📍
Sarifka Crypto waa Ku Diyaar💰
Paypal verifed ahna waa Diyar 📊

Kusoo biir telegram kan  si aad ula socoto adeegyadeena🎃

https://t.me/Qataatow9

Xigmadle

14 Nov, 15:48


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.7k  iyo 4.6k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula  hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@Dream_girl645

Xigmadle

14 Nov, 06:34


👉Akhlaaq: Hab-dhaqan wanaagsan iyo Asluub Hagaagsan oo Kacaagan Wax Kastoo Laga dido Ama Qaloocsan☝️

Xigmadle

12 Nov, 18:02


👉Muslimadda Tiraahda: Maya, Xumaanta Zamankan Xargaha goosatay:Waa Mujaahidad Sharaf badan☝️

Xigmadle

12 Nov, 16:21


👉Run:Farriin Qaraar oo Laga Fiirsaday lkn qalbiyada Jirrani dhibsadaan, Lehna:dheef Horreysa Ama Dambeysa☝️

Xigmadle

11 Nov, 16:11


Balanteenu waa wadani🧡

Xigmadle

11 Nov, 06:24


👉Hoggaamiye: Nin Meel-dheer Eegan Kala Yaqaan Fursada,Xilliga iyo Howsha,Awood Maskaxeed oo Rabbaani ahna Uraacdo.☝️

Xigmadle

10 Nov, 07:46


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.7k  iyo 4.6k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula  hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@Dream_girl645

Xigmadle

07 Nov, 19:04


Dadka na soo weydiya ciwaanada markii la iibsado hada waxaa diyaar ah ciwaankaan oo ay ufurantahay qaybta lacagta kaas oo kaliya u baahan qof soo galiya muuqaal dhan 1 daqiiqo✅️

Waxaa laga soo sameeyay wadanka France 🇫🇷

Waana ciwaan loo soo aqbalay qaybta lacagta

Hada soo dalbo👇
wa.me/+2520637701717

Xigmadle

07 Nov, 17:06


👉ibliis: Cadawga iimaanka,Qurxiyaha Macaasida, Cusleeyaha Cibaadada iyo
Caqabad Taagan jidka Jannada.☝️

Xigmadle

06 Nov, 16:33


HINAASAH DUMARKA FIIRI🥺

ninba naagtiisu waydiisay su.aal odhanaysa, hadaaan dhinto maanta muddoo intee leeg ayay kugu qadan lahayd
inaad i ilowdo ood gabadh kale doonto?
Waxu ku dhahay
inta u qabrigaagu qalaalayo !
aad bay ula yaabtay waanay iska aamustay . muddo kadib gabadhii ayaa geeriyootay . ninkiina aad buu u bilaabay inuu qabrigeeda booqdo si maalinle ah madaama uu aad u jeclaa.
Hadduu malin tagi waayo maalinka ku xigga wuu tagga wuuna usoo duceeyaa. Haddaba waxaa la yaab ku noqotay inuu arkay qabrigeedii oo wali qoyan yacnii qalalinba 🥺
wuxuu so xasuustay arinki ahaa inuu ku yidhi ilaa inta u qabrigaagu qalalayo.
Maalin kale isagoo qabriga u socdaa ayuu arkay gabadha walaalkeed oo jooga xabaalaha ! kadibna wuxuu ku yidhi maxaa ku keenay manta xaggan ? wuxuu ku yidhi waxaan soo booqda qabrigii walaashay 2 cishaba mar baan imaadaa si aan biyo ugu rusheeyo waayo waxay igula dardaarantay inaanu qabrigeeda qalalin oo aan biyo ku shubo markasta Aad buu u ilmeeyay 🤧 runtii . Dumarku iyagoo nool iyo iyagoo dhintayba hinaasahoodu wa kulul yahay .


Dulucda sheekada an ku sheege waxaan ku leyahay aad ha haloo ilaaliyo qalbiga dumarka

Xigmadle

05 Nov, 15:31


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.7k  iyo 4.6k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula  hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@Dream_girl645

Xigmadle

02 Nov, 20:08


Allah:Heelane,Gurmade,Gargaare,Gacan-fidiye Durba Kajawaaba Baahida Mu'minkiisa☝️

Xigmadle

02 Nov, 18:51


👉Hooyo:Noole Aan Marnaba Aqbalin waxa dhibaya Ubadkeeda dhabna Ugu Deeqa:Cimriga iyo Xoogga.☝️

Xigmadle

01 Nov, 18:06


👆👆👆
Waxaa Socota Kalmadii Sh Xasan ibraahim Ciise......!

Xigmadle

01 Nov, 17:38


👉Wuu Bilowday Barnaamijkii Kudhufo Linkigaas👇https://t.me/+hea1hgZVBfA5YTVk

Xigmadle

01 Nov, 08:04


🌷Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis 🌹

👉Barnaamijka HIIL SHACAB Waxaa Marti ku-ah Caawa insha'Allah:
#Sh_CRaxman_Garaad.

👉Cinwaanka:
#Qiimaha_Cilmiga_iyo_Dawrka_idaacadaha_islaamiga.

👉Xilliga:1/11/2024-Habeenka Sabtida
👉Waqtiga:8:20am. Insha'Allah.

👉Goobta: Barta Telegramka ee Majmuucada:
#Ehlul_Quraan.👇

👉Fadlan Raac Linkigaan:👉
https://t.me/+hea1hgZVBfA5YTVk

Xigmadle

31 Oct, 06:51


Join dhaha asxaapta

Xigmadle

31 Oct, 06:51


Baro Caafimaadka naftaada 👩‍⚕️🩺🤍🫶
https://t.me/HEALTHSCIENCESCHOOL

Xigmadle

30 Oct, 19:34


👉Si-aad Udareentid: Xorriyad Qofeed,Degenaansho Nafeed iyo Hufnaan Aragtiyeed:Waa inaad Kafogaataa: Kuxirnaan iyo Ladhacsanaan Urur gaar ah.☝️

Xigmadle

28 Oct, 18:53


saxiib sabooolnimadaada iyo qaninimadaada waxa ay ku xiran habka aad u qiimeysid wakhtigaaga . haddii uu wakhtiga qiiimo kula leheyn waxaad waligaa noqon sabool . ogoow saxiib haddii aad wakhtiga si kas ah aad u lumisid waxaa hubaaal ah inaad joogi doontid meel aadan rabin inaad joogto . ama waxaad noqon waxaad rabin inaad noqonto .saxiib hareerahaaaga eeeg Sidee saaxiibadaa, qoyskaaga, iyo asxaabtaada u qiimeeyaan wakhtigooda? suaashaaas i weeeydiii ogoow shanta qof ee maalintaada wakhtiga ugu badan aad la qaadato ayaad tahay u fiirso hareerahaaga . asxaabtaada ma 40 daqiiqo ayuu usoo socdaalaa si kaliya uu adiga maqaaaxi bilaa camal aad kaga wada qososhaan ? ma saacado ayuu ku dhumiyaa kaliya fadhitaan goob ciyaar lugu daawado kaliya si uu ogaan lahaaa yaa badiyey ? dadka noocaas ah haddii ay kugu hareereysan yihiin waa wakhtigiii aad ku baraarugu leheyd .



@ MeriaMariam

Xigmadle

28 Oct, 03:40


👉Dadku hadeey islaam yihiin Maxaa Ayaga iyo Shareecada Loo Kala-ilaalinayaa…?

Xigmadle

24 Oct, 17:50


👉Ma-Tahay Ruux baraarugsan oo Ma-lasocotaa Baraarug Mana jeceshahay Dadku iney Wada baraarugaan Fadlan Nala Faafi Linkigaan👇
👉
https://t.me/baraarug22

Xigmadle

24 Oct, 04:34


Farriin|| Sh C/raxman Garaad

Xigmadle

22 Oct, 11:34


👉Hooyo:Noole Wanaagsan,Naxariistu Kuduubantahay, Saameyn Lixaad-lehna Kuleh Hormarka iyo Nolosha Ubadkeeda...☝️

Xigmadle

20 Oct, 11:54


الإسلامُ بينَ مكرِ أعدائهِ وعَجزِ أبنائِه||لأبي عمير الصومالي

Xigmadle

20 Oct, 03:49


الإسلامُ بينَ مكرِ أعدائهِ وعَجزِ أبنائه…!
<islaamku Wuxuu Udhaxeeya Dhagarta Cadawgiisa iyo Taagdarada Wiilashiisa.>

👉Waxan Heysannaa Balanqaad Rabbi Kuna Qalbi Qabowsanno marwalboon Quus Kudhawaanno- oo ah in Mar-uun Xaajadu Noo Toosi Doonto insha'Allah.👇
💥قال تعالى:-{وَلَا تَهِنُوا۟ وَلَا تَحۡزَنُوا۟ وَأَنتُمُ ٱلۡأَعۡلَوۡنَ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِینَ}

👉Wax Sahlan Maaha in 1bil gudaheed Falastiin laga dilo 2 hogaamiye oo Saameyn Lixaad Leh kulahaa Dagaalki iskacaaabinta ee Yahuudda, in kabadanna Sanad duqeyn joogto ah oon Cidiba Usoo Hiilin Kusocoto...

👉Waa Natiijada Kala-Qeybintii Muslimiinta Mana-midoobi Karaan ilaa ay fahmaan Waxa Udiidan Midnimada:

1:Ma-midoobi Karaan Muslimiintu ilaa ay Fahmaan Cadawgooda Koowaad inuu Yahay: Gaalo isbaheysatay Kana-Feejigan Soo-Noqoshada Xoogii islaamka iyo Khilaafadi.

💥قال تعالى:-"إِنَّ ٱلۡكَـٰفِرِینَ كَانُوا۟ لَكُمۡ عَدُوࣰّا مُّبِینࣰا."

👉Ufiirso:-Wuxu Shekhi islaamka-ibnu Teymiya-Kuyiri Kitaabkiisa Cumdaha:-:Kufri Kasta oo- (أل)-Wato Waa Kufrul-Akbar.

💥قال الله تعالى:-"وَٱعۡتَصِمُوا۟ بِحَبۡلِ ٱللَّهِ جَمِیعࣰا وَلَا تَفَرَّقُوا۟ۚ...إلخ."

👉inaan Midowno waxaa Diidan; Kuwii Shalay Nakala-geeyay, Markastoon Baraarugno: Munaafiqiintay Mushaarka Ukordhiyaan...!

2: Munaafiqiintu, Talisyada Dawaaqiida Waa Safiirada Gaalada ee Uqaabilsan Hor-istaagga Muslimiinta waana Darbiga Uweyn ee ay Gaaladu iskasoo Xijiyeen islaamka.
💥قال تعالى:-"هُمُ ٱلۡعَدُوُّ فَٱحۡذَرۡهُمۡۚ قَـٰتَلَهُمُ ٱللَّهُۖ أَنَّىٰ یُؤۡفَكُونَ."

👉Gaalada Ayey iska-gadaan Hadeey Muslimiintu Xoogeystaan Munaafiqiintu Waxey Luminayaan Mushaarkey Kaqaadanayeen Gaalada.

💥قال تعالى:-"بَشِّرِ ٱلۡمُنَـٰفِقِینَ بِأَنَّ لَهُمۡ عَذَابًا أَلِیمًا*ٱلَّذِینَ یَتَّخِذُونَ ٱلۡكَـٰفِرِینَ أَوۡلِیَاۤءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَۚ أَیَبۡتَغُونَ عِندَهُمُ ٱلۡعِزَّةَ فَإِنَّ ٱلۡعِزَّةَ لِلَّهِ جَمِیعࣰا."


👉~Sidoo Kale Wadaad Xume Aakhiro beelay oo Malab Kuu-marin Xumaha Dacarna Kuu Saari Samaha.
💥قال النبيﷺ:-" أَخوفُ ما أخافُ على أمّتِي كلُّ منافِقٍ عليمِ اللّسانِ يُجادِلُ بالقُرآنِ."- صحيح الجامع.

💥وقال النبيﷺ:-" أخوفُ ما أخافُ على أُمّتِي الأئمّةَ المُضِلّينَ."- أخرجه الترمذي وصححه الألباني.

👉Kaaga darane Dadku Beenta idaacadaha Ayeey Maqlid Ogyihiin Waxyigana Waa Mooganyihiin:

💥قال النبيﷺ:-"سيأتِي على الناسِ سنواتٌ خدّاعاتٌ؛ يُصدَّقُ فيها الكاذِبُ، ويُكذَّبُ فيها الصادِقُ، ويُؤتَمَنُ فيها الخائِنُ، ويخَوَّنُ فيها الأمينُ، وينطِقُ فيها الرُّويْبِضَةُ . قِيلَ : وما الرُّويْبِضةُ ؟ قال : الرجُلُ التّافِهُ يتَكلَّمُ في أمرِ العامةِ."- أخرجه بن ماجه وأورَدَهُ الألبانيّ فِي صحيح الجامع.

3:Aragtida Dimuqraadiyada-oo ah in La-isugu Gurmado uun Jinsiyad iyo Midab- ilaa Lagu baraarugayo oo Loo Laabanayo Wixii Nala yiri Kumidoobana iyaduna Guuli Waa Wali.


👉Gabo-gabo: -Beenti La-isla Arag Loogu Sheekeyn Jiray Shucuubta Muslimiinta Ee aheyd U-cabashada Qaramada midoobay iyo Dhowrista Xeerarka Caalamiga, Xaqiiqadu Waa Ninkii Xoogleh Beey Xaajadu Utoostaa.

👉if U Have power: they Will Respect U and I U have No power No One will respect U. Take it seriously...☝️

Abdirahman Garaad.

Xigmadle

19 Oct, 14:51


👉Tacasub Kama Badbaadayo Ruuxu: inta uu Kuxiranyahay Koox gaar ah Xeerineyn Katalaabidda Xeyndaabka Waxyiga,Waxaana Hubaal ah inuu Lasiiban Maalinkey Siibtaan.☝️

Xigmadle

18 Oct, 11:39


👉Helidda Dhalin Fiyoow oo Leh: Aragti Diineed oo Fog, Kaashanaysa Culimo Hufan: Ayaa Noqota Tamar Nooleysa Dad Laduugay iyo Dal laboobay...!☝️

Xigmadle

17 Oct, 07:33


https://t.me/SheekhCabdiraxman

Xigmadle

16 Oct, 12:13


Aayaddaas Qur’aanka ah ee ku jirta suuradda Al-Baqarah, aayadda 42-aad, waxay ku qoran tahay Carabi sidan:
> وَلَا تَلْبِسُوا الْحَقَّ بِالْبَاطِلِ وَتَكْتُمُوا الْحَقَّ وَأَنتُمْ تَعْلَمُون
Taas oo micneheedu yahay, "Ha isku qasin xaqa iyo baadilka, xaqana ha qarinina idinkoo og."

Waxay daliil cad utahy inaad xaqa Ka amusin 😴👍

#AQOON_____KORDHIYE🤚🫀❤️

@NAXRIISLE 💯🫀❤️‍🩹

Xigmadle

15 Oct, 06:41


https://t.me/AlIrshaad22

Xigmadle

12 Oct, 15:58


لا تتراجع ابدا فالنجاح العظيم يستغرق وقتا.👍

Waligaa dib hau laaban waayo guushu u weyni waxey qaadataa waqti badan🥰👍

#Hapeen_wnngsan_Jaaleyaal

Xigmadle

12 Oct, 13:18


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo subscribe toodu tahay 7.6k iyo 4.6k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@Dream_girl645

Xigmadle

12 Oct, 11:14


Kusoo dhawow xikmad orah waxad kahelidoon xigmado taabanay dhan walbo nolosha kamid ah
https://t.me/xigmadamanta

Xigmadle

12 Oct, 03:33


💥قال تعالى:-"فَرَدَدۡنَـٰهُ إِلَىٰۤ أُمِّهِۦ كَیۡ تَقَرَّ عَیۡنُهَا وَلَا تَحۡزَنَ."
👉Wuxu Yiri Alle:Nabi Muse Waan Usoo Celinay Hooyadi Si'ey Ugu ilqabowsato Una Murgoon...."

👉Dareenka Hooyanimo Waa Diyaarin Rabbaani ah oo Leh Jaceyl Qota-dheer Doonin Ama Daneyn in Loo Ogsoonyahay iyo inkale...!😢

Xigmadle

11 Oct, 20:14


👉Axmed Godane iyo Axmed Madoobe mid walba kan kale mar buu Amiir usoo noqday oo Beyco la galay, waliba markii koowaad Godane ayaa amiir loo noqday.

👉Muddo kooban keddib waa la isku dhacay oo waa lasii kala fogaaday. Qolo dhex dhexaadin waday baa Godane weydiisay goormaad is aamini kartaan adiga iyo Madoobe? Godane, wuxuu ku jawaabay, “Waxaan aaminayaa Madoobe markuu CAMALIYO ISTISH-HAADIYA fuliyo oo aan xaqiiqsado inuu ku SHAHIIDAY.”

Fahad Yaasiin.

Xigmadle

06 Oct, 18:08


👈بلية التعصُّب المَذهبِيّ||لأبي عمير الصومالي.

Xigmadle

06 Oct, 06:57


👉Markey Rabaan Somalidu iney baneystaan dhageysiga beenta iyo Xanta Waxey Yiraahdaan: "Wixii Lasheego Waxbaa Kajiro",Xaqiiqaduna Waxwalboo Lasheego Sida Loo Sheego Uma ahan ilaa aad Dul-istaagto☝️

Xigmadle

06 Oct, 03:52


👉Waxaa Ceeb Kugu ah:inaad Aabbe iyo Hooyo Fahantid ood Alle iyo Rasuulkiisa Fahmi-Weydo Waxey Sheegayaan...!

Xigmadle

06 Oct, 03:17


DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO QURAAC LA'AANTA. #FARIIN_CAAFIMAAD.

Waxaa jirto dhibaatooyin farabadan anan ku baraaruksaneyn ee laga dhaxlo quraac la'aanta, waxaana jirto cuduro halis oo aad qatar ugu jirto hadii subixi aadan quraacanin,

Dhibaatooyinka kadhasho quraac la aanta waxaa kamid ah:-

1-In ilaawshahaaga ama hilmaamkaga in uu bato

2-in uu kugu dhaco nooc kamid ah madax xanunka ee lagu magacaabo #Migraine taas uu qeyb madaxa kamid ku xanuunaayo

3-waxad halis ugu jirta in uu cudurka macaanka /sokor kugu dhacdo

4-waxaad kaloo halis ugu jirtaa in ay timahu ku gurmaan (daataan).

5-ma ogtahay in quraac la'anta laga dhaxlo xaydha caloosh ama in aad caloosha kacayisho (naaxdid).

6-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo Stress (Isku buuq).

7-Ma ogtahay in quraac la'aanta aadka dhaxli karto cudurka halista ah ee Kansarka..

8-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo cudurada ku dhaca wadnaha.

9-Mase ogtshay in quraac la'aan ay kugu sababi karto dhiig karka.

10-Ma ogtahay in quraac la'anta adka dhaxli karto suuxdin ama jareen.

Fadlan waadsoo aragtay dhibaatooyinka ay leedahay quraac la'anta maanta kedib anku dadaalno in aan quraacano subixii si aan ugu hortagno cudurada halista ah aan kor kuso xusnay mahadsanid, xiliga quraacda ugu wanaagsan subixi 7-8Am.

Waxay iitahay farxad iyo dhiiri gelin hadii aad manta kedib bilaawdo inaad quraacato

alxamdulilah.mahadsanid

@HEALTHSCIENCESCHOOL

Xigmadle

04 Oct, 07:14


Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo subscribe toodu tahay 7.6k iyo 4.6k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


@Dream_girl645

Xigmadle

03 Oct, 06:35


"جميع الأوقات مُناسبة لإرسال شيء لطِيف."✉️🎀


"Waqti kasta waa wakhti fiican oo lagu diri karo wax fiican."✉️🎀

#Alhamdulillaah

Xigmadle

12 Sep, 13:01


Please follow dhaha 🙏