WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’” @xuliyoxikmo Channel on Telegram

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

@xuliyoxikmo


Waxaanu soo gudbinaa : xikmado,sheekooyin iyo fariimo wacyi gelin ah, nagu soo biir walaal kana mid noqo walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani kulmisay mahadsanid.๐Ÿ˜‡

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’” (Somali)

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’” kan waxaa lagu magacaabay 'xuliyoxikmo'. Xikmado, sheekooyin, iyo fariimo wacyi gelin ah ayaa laga helaa kanalkaas. Kanalka waxaa lagu soo gudbinayaa xikmado, sheekooyin, iyo fariimo wacyi gelin ah oo ku saabsan xaaladaha guud iyo dhabta ah. Waxaa lagu dhiirigelinayaa inaad soo biirto kanalkaas si aad u hesho xikmado cusub, sheekooyin cajiib ah, iyo fariimooyin aad u wanaagsan. Walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani ee ku kulmaysay, waxaan kuu dhiirigelinaynaa inaad halkan kaga soo duubto si aad ugu helo xikmado iyo sheekooyin aad u qurux badan. Mahadsanid.๐Ÿ˜‡

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

21 Nov, 18:02


Waxa ugu wanaagsan ee aabuhu caruurtiisa u qaban karo, waa inuu hooyadood jeclaado.โค๏ธ๐Ÿซ‚



@nuurkah๐Ÿฆ‹

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

20 Nov, 18:15


Waxaynu ku noolnahay duni is moodsiis ah !

waxaynu aaminsanahay inaynu haysano waqti aynu ku qabano waxyaabo badan oo qalbigeena ka dhex guuxaya, laakiin ma ogid noloshuba inay tahay daqiiqadaas aad dib dhiganayso iyo gaadhitaankeeda inta u dhaxaysa.๐Ÿ™‚





@nuurkah๐Ÿฆ‹

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

19 Nov, 18:15


Farxada aan raadiyo marka aad iga maqantahay, iyadaaba isoo raadsata marka aad garabkayga joogto.โค๏ธ๐Ÿฅบ




@nuurkah๐Ÿฆ‹

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

18 Nov, 17:58


Oo miyaanay kalsooni iyo degenaan ku galayn marka uu xabiibkaaga muxammed(s.c.w) ku leeyahay:" hadii ay dhamaantood isku tagaan si ay kuu dhibaateeyaan waxba kuma yeeli karaan wixii alle kuu qoray mooyaane"

Xasili naftaada.โค๏ธ




@nuurkah๐Ÿฆ‹

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

17 Nov, 18:15


Dadka kale farxadoodu hadii ay ku farxad galinayso, ilaahay u mahadnaq naf qiimo badan baa kugu jirtee.โค๏ธ๐Ÿ˜


@nuurkah๐Ÿฆ‹

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

16 Nov, 17:46


Waxaan rabay inaan kuu sheego dhamaantood inay i khiyaameen adiga mooyaane, laakiin adiguna waad ikhiyaantay inta aanan kuu sheeginba.๐Ÿ’”




@nuurkah๐Ÿฆ‹

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

14 Nov, 18:30


Wuxuu yiri: farxadu maaha inaa wax walba oo aad u baahantahay hesho, ee waa inaad ku raaxaysato waxa aad haysato.โค๏ธ

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

17 Oct, 18:02


Caruurnimadu waxay kugu abuuraysaa riyo aanad garanayn inaad gaadhi doonto, waayeelnimaduna waxay kusoo hor dhigaysaa xasuusu kuu sheegaya in waqtigu ka qaalisanaa sidii aad umalaynaysay.๐Ÿ’”

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

23 Sep, 18:01


Waxaad ogaan doontaa maalin maalmaha kamid ah inaad ku lumisay daqiiqado aad u qaali ah, si aad shakhsiyadaada u tusto indho doonaya in ay arkaan waxa ay u baahanyihiin oo keliya.

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

21 Sep, 18:00


Waxaa jira sanado iyo maalmo aad u badan oo aynaan garanayn halka aynu ku luminay, laakiin waxaynu ognahay inaanay weligood dib inoogu soo laaban doonin.๐Ÿ’”

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

18 Sep, 18:00


Muuqaal ahaan ahoow qof qurux badan si indhaha ku arkaa ay kaaga helaan, Akhlaaq ahaana wanaagsanoow si cidii kula dhaqantaa ay kuu jeclaato.โค๏ธ

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

16 Sep, 18:00


Waxa ugu muhiimsan nolosha labada qof ee lamaanaha ahi waa samirka/dulqaadka, hade maaha jaceylka ee waa samirka, maxaa yeelay jaceylku masii jirayo hadaan la isku samrin oo aan la isku dulqaadan.โค๏ธ

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

09 Sep, 14:38


Saaxiib mustaqbalkuba waa maanta oo maalmo lagu daray, ha isku mashquulin timaadada ee joogtada xooga saar.โค๏ธ

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

02 Sep, 18:37


Noloshuba waa socdaal iyo tijaabo aan laga sal gaadhayn, iyada oo qof weliba wax u gaar ah baadigoobayo ayuun buu waqtigiisu dhamaanayaa.

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

26 Aug, 16:42


Mararka qaar waynu ubaahanahay kala taga iyo iswaaga, si aynu u dareeno qiimaha iyo quruxda wada joogu leeyahay.โค๏ธ

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

31 Jul, 11:12


Wax badan oo aad barato waxaa ka fiican wax yar oo aad ku Dhaqanto . โœจโคโ€๐Ÿฉน

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

18 Jul, 18:31


salaada ilaaali wll๐Ÿฅบ๐Ÿ™๐Ÿป

aduunku waa maalmee.๐Ÿฅบ

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

18 Jul, 18:03


Kelinimadu maaha in aad dad weydo, ee waa inaad waydo cid jaceyl ku siisa.๐Ÿ’”

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

13 Jul, 19:09


Marka aad dib ugu fiirsato tagtadaada, waxaad ogaanaysaa waqtiyadii ugu adkaa ee kusoo maray inay yihiin kuwii ugu mudnaa noloshaada oo aad hada ku faanto.๐Ÿ˜Š

WALAAL๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

11 Jul, 21:05


Ilaashada kuwa idin jecel waayo kuwa aad jeceshihin lama oga iney idn jecel yihiinโค๏ธ๐Ÿ˜Š