{Aadamow caqli laawow akhiraa war jiraa!}
Alle sw waxa u qurankisa ku leyahay "Naf walba dhimashada way dhadhaminaysaa "
sidoo kale xadithul qudsi waxaa uu ku leyahay "adam ilmihisiyow mawdku waa dar qof kastana wuu ka cabayaa"
markale ayuu ku yiri"adam ilmihisiyow mawdku waa wado qof walbana wuu gown/jari doona)
away dadkii dunida mar so xukumay?
away faraacinadii?
away madax waynayashi, ganacsatadii, taliyayaashi cidamada, culimadii iyo abwaanadii?!
Dunida ayay ka bexeen iyaga oo an raali ka ahayn lana ogawsin lagalana tashan waxayna tageen meel inbadan lagu celceliyay dhibaatada ka jirta laguna tarsiisiyay inay usahay qaatan.
gurigii mugdiga cidlada iyo ciriiriga wa inta bani adamku ugu nicibyahaye ayay ku ahaden waxay ilatahy qof walba oo kamida camalkisi cawa waa haya.!
wllkay/wlshy ma ka warhaysa inta lagu so jiro? cumrigaagu intuu dhanyahay? maku darsatay talada in naftu ka bixi karto daqiiqad walba oo hada ah?
mise waxaad qorshaynaysa 60_70ka sano ee sosocda?!
alle waxa uu leyahay "qofka caqliga leh waa qofka waxa kadambeya ka fikira"
mise waqtigaga ubadan mala yacni iyo waxan labada darod midna ku anfacayn bad galisa iyo qosol iyo fadhi ku dirir Rasuulka alle nnkh waxa uyiri"waxa aan ogahay hadad ogan lahayden in yar baad qosli lahayden wax badana waad ooyi lahayden"
wllky/wlshy wax kasta oo ad qabanaysa alle uga baq oo camalkaga aduunyo akhiro ugu beer falo hadalkaga, adinkaga, ishada iyo caloshada iyo farjiga alle ugu baq oo yaysan adunyadan iska yar akhiro oo baqiya cadab ku horsedin abadiyan ah.
●waqtigaaga ilaasho su,alihisu waa kugu badan doonaan maalinta qiyaamaha e.
●waalidiintada baari unoqo salaadana ilaali xanta xiqdiga iyo xasadnimadana ka dherow aduun yada raaxo ayaad ku jogaysa intad noloshahay e.
●cilmiga barshadiisa ku dadaal waa midka kuu horsedaya inaad badbaado oo xaqa iyo baadilka kala saarto hadaad ku dhaqantee.
●Quraanka akhri intad awoodo xujo ayuu qiyaamaha ku noqon doonaaye.
Hadiiba aad halkaan nala soo gaartay ha naga iloobin #follow
Tawfiiqda alle hana waa fajiyo.
W/Q Abdullaahi Saciid Salaad