Xikmad badan @xikmadbadan Channel on Telegram

Xikmad badan

@xikmadbadan


Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado
kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin 🌻 waano🍁

Admin: @xikmadbadan_bot

Xikmad badan (Somali)

Xikmad badan waa tifaftir lagu sameeyay Telegram. Kan waxaa laga yaabaa inuu ka kooban yahay xikmado dhab ah oo ku salaysan farxad iyo dhiirigelinta. Kan waxaad kala socon kartaa kuraali galiyo oo ku salaysan qoraalo farxad ku dheehantahay, waxaa kaloo ka mid ah waanooyin iyo dhiirigelin. Halkan waxaad ku raadi kartaa xikmadooyin aad u farxad leh oo dhiirigelin leh oo tijaabni ah. nnXikmad badan waa tifaftir aad u badan oo kuu siinaya farxad iyo waano. Halkan ka soo gala @xikmadbadan_bot si aad u hesho xikmad badan iyo farxad ku dheehantahay.

Xikmad badan

17 Nov, 10:34


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Xikmad badan

16 Nov, 02:26


"Subax wanaagsan waa bilow cusub, fursad aad ku noqoto qofka aad rabto inaad noqoto. Ha ka cabsan caqabadaha, maxaa yeelay subax kasta wuxuu leeyahay awood cusub oo noloshaada ka beddeli karta."

Xikmad badan

11 Nov, 06:59


"Hadii aad doonayso inaad ku noolato nolol toosan oo bilaa turxaan ah , fadlan ilaali salaadaha adiga oo ku dhex hoganaya/ khushuucaya.❤️

|Buuga salaadba idhaaftay bogga 124.|

Xikmad badan

08 Nov, 13:09


كن مثل الوقت لا تنتظر أحدا.

Noqo sida waqtiga oo kale, qofna ha sugin.

#xikmad
@xikmadbadan

Xikmad badan

01 Nov, 07:52


"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed

Xikmad badan

31 Oct, 11:03


"Hiil iyo ninkaan hoo lahayn,hadalna kugoynin
Haybtiisu waxay kuu tartaa, hadimo weeyaana,e."

- saahid Qaman

Xikmad badan

29 Oct, 06:14


"Kitaabku waa wehel aan ku culaysin,saaxiib aan ku hodin,jaalle aanad dhibsan iyo deris lagu negaado.Waa sammiga aan uurkaaga isyeelyeel ku baadhan,oo aan ku dhagrin ama laba-wejiileyn iyo been aan kugu dagin."

—Cabdikariin Xuseen.

Xikmad badan

27 Oct, 10:27


❤️

Xikmad badan

23 Oct, 20:01


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Xikmad badan

19 Oct, 06:07


"Muslimiinta waxa u iiman sarreeya kan ugu dabeecad wanaagsan; waxanana idinku ikhyaarsan kuwiinna haweenkooda u dabac san"

- nabbi muxamed ﷺ

Xikmad badan

18 Oct, 14:45


وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝ 

Xikmad badan

14 Oct, 06:56


"Dadkii kibir lagu xasuuqey
Xuskooda haloo duceeyo."

14 october😭😢

Xikmad badan

12 Oct, 16:42


Xikmadda : "waa in aad garato waxa aad samaynayso."

Xirfadduna: "waa in aad garato sidii waxaas aad u samayn lahayd."

Guushuna: "waa in aad samayso.."

-Dr Ibrahim Al-fiqi.

Xikmad badan

11 Oct, 18:11


"Ma garanayo sheeko jaceyl oo ka wanaagsan Sheekada rabbi iyo Adoon towbad keenay."

Xikmad badan

08 Oct, 16:10


"Mid ka mid ah camalka ugu wanaagsan ayaa ah,in salaadda la tukado waqtigeeda."

-nabi muxamed

Xikmad badan

08 Oct, 06:34


Waxaad doonto samee, qabrigu waa mid kusugaya.😭😢