Bahja sooyaal♡ @bahjasooyaalka Channel on Telegram

Bahja sooyaal♡

@bahjasooyaalka


"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"

Soo dhawaw mudane/marwo.🤍

Bahja sooyaal♡ (Somali)

Bahja sooyaal waa qeyb ka mid ah baahidaada bulshada Soomaaliyeed ee ku hadla taariikhdooda, xikmado, waraaqo turjuman, qoraalo, iyo saliga Nabigeena Muxamed (scw). Kanalkani waxaa loogu talagalay in la helo falanqeyn ka duwan buugaagta, aqoonta guud, iyo qaybaha kamid ah ee suugaanta Soomaalida. Taariikhda, dhaqanka, iyo diinta Islaamka waxay ka mid tahay arrimaha ka hawl gala Bahja sooyaal. Haddii aad rabto inaad ka heli karto macluumaad dhab ah oo ku saabsan taariikhdooda iyo dhaqankooda, Bahja sooyaal waa meeshaada ay kuu taalaan. Soo dhawaw mudane/marwo, halkan waxaa kuu soo dhawaada 🤍

Bahja sooyaal♡

08 Jan, 19:13


https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

Bahja sooyaal♡

08 Jan, 19:01


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Bahja sooyaal♡

08 Jan, 10:38


ilaahay ha unaxariisto walasheen farxiya😢

Bahja sooyaal♡

07 Jan, 20:48


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

07 Jan, 13:09


Dadka magacaaga difaaca marka aanad ag joogin ayaa ah saaxiibada ugu daacadsan ee aad waligaa heli karto.

Bahja sooyaal♡

05 Jan, 15:11


"Hadii aad doonayso inaad ku noolato nolol toosan oo bilaa turxaan ah , fadlan ilaali salaadaha adiga oo ku dhex hoganaya/ khushuucaya.❤️

|Buuga salaadba idhaaftay bogga 124.|

Bahja sooyaal♡

03 Jan, 05:26


"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed

Bahja sooyaal♡

30 Dec, 15:12


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

29 Dec, 13:10


"Aadamuhu waa makhluuqa keliya ee tiriya dhibaatadiisa een tirin badhaadhihiisa."

—Dostoevsky

Bahja sooyaal♡

28 Dec, 21:27


https://youtu.be/QtSGoJa1c4M?si=d4HSlE_EZW28Wq1l


Muuqaal cajiiba oo aad u qiimo badan iyo Sh. Khadar Badeed oo ina la wadaagaya mawduuc muhiim u ah dhalinyarta.

Daawasho wacan.

Bahja sooyaal♡

28 Dec, 16:02


لا تكن أكثر من لازم فتفقد كرامتك واحترمك
Ha noqon qof si xad dhaaf ah u dabacsan kadibna aad weyso karaamadaada Iyo ixtiraamkaada.

Bahja sooyaal♡

26 Dec, 17:13


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

25 Dec, 19:47


Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:
«Midkiin haddii uu cadhoodo ha Aamuso!.»

Bahja sooyaal♡

25 Dec, 14:06


" Ninkamid ahaa salafkii ayaa wuxu yiri hadii aan arko nin khamredu kad,eyso gadhkiisa waxan dhihi lahaa wey kudaadataya hadii aan arko nin buurta ugu saraysa dultaagan ooleh أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلْأَعْلَىٰ waxaan dhihi lahaa wuxu akhrinayaa ayad kami ah quraanka"


Qalbiyadiina wanaajiya🙏🏽❤️

Bahja sooyaal♡

25 Dec, 11:57


ilaahay talo saaro.

Bahja sooyaal♡

24 Dec, 06:09


Awoodda la siiyay Yaxye ma ahayn mid jidheed, balse waxa ay ahayd mid qalbi iyo mid aamminaadeed ee adiguna sidiisa oo kale, kitaabka ku hano awood. Ahow qof ku dheggan iimaankiisa iyo amminaadiisa, dadka oo dhami haba dheelliyaane. Dadku marka ay dhabarka wada jeediyaan, ha noqo dameeri dhaanraacday ee ku dheg mabda'aaga. Adiga oo keliya aya khasaaraya marka uu safarku kaa tago.


__ ad'ham shaqraawi

Bahja sooyaal♡

23 Dec, 09:44


"Waxaa laga yaaba in aad Shey aad dhibsaneysaan sheygaasna oo uu kheyr idiin yahay, sidoo kale waxaa laga yaaba inaad wax ama shey jeclaataan sheygaasna oo uu shar idiin yahay. Alle ayaa og, idinkana ma ogidiin."

Bahja sooyaal♡

23 Dec, 05:28


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

22 Dec, 05:42


Amiirul Mu'miniin Cali Binu Abii Dhaalib Allaah ka raali noqdee waxa uu yidhi: "Caqliga marka uu dhammeystirmo hadalka wuu yar aadaa".

Bahja sooyaal♡

21 Dec, 14:11


Sedex meelood ka raadiya macaanka imaanka

- Salaada
- Qur'aanka
-Digriga(xuska Alle)

Bahja sooyaal♡

19 Dec, 11:36


Munaafaqnimada la sheegayaa waa iyadoo camalkaaga iyo qowlkaagu is waafiqi waayaan.

~Sheekh xamse xabiib

Bahja sooyaal♡

18 Dec, 06:54


❤️

Bahja sooyaal♡

14 Dec, 05:03


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

13 Dec, 08:31


"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed

Bahja sooyaal♡

11 Dec, 13:08


Mataqaan marka erayada garsooruhu ay ka culus yihiin xukunka qisaasta?

Garsoore masri ah ayaa ku xukumay Qisaas wiil dhallinyaro ah oo hooyadii dilay, kadibna wuxuu u jeediyay erayo ka culus xukunka laftiisa. Wuxuu ku yidhi " wakhtigaagu wuu yimid si lagugu fuliyo Qisaasta ,iyada oo aanay maxkamaddu kuu naxariisanayn ama kuu raxmaysanayn. Adiguna umaad naxariisan tan Uurkeedu kuu ahaa Hoy , naaskeeduna kuu ahaa Il_biyood ,laabteeduna kuu ahayd sariir iyo dabool. Ha weydiisan maxkamada naxariis waayo uma qalantid.

FG:Unaxariista waalidka si Alle iyo umadiisuba idiinku naxariistaan dhallinyaro .

Bahja sooyaal♡

08 Dec, 12:11


🤍

Bahja sooyaal♡

08 Dec, 12:03


TALO

1. Luuqada Englishku waxay caawineysaa inaad cilmi badan fahantid, sidaas darteed inaad barato wax fiican ayay kusoo kordhineysaa koriinkaaga xirfadeed.

2. Way wanaagsan tahay in qofku galo imtixaanka IELTS-ka, wuxuu kaa caawinayaa inaad jaamacado tayo wanaagsan waxbarasho ka heshid, wuxuu kale ee kaa saacidayaa inaad wadamada qaar shaqo ugu doonatid sida Australia iyo New Zealand.

3. Baro xirfada fagaaro ka hadalka: ma ogid marka aad heli doonto fursada aad ku hogaamiso koox, ama shirkad wayn, ama deegaan, sidaas darteed waxay kuu sahlaysaa in adigoo dadka si wanaagsan ula hadli kara aad hesho fursadii kugu habooneyd, waxayna sahlaysaa inaad kasbato dadka aad markaas hogaamineyso.

4. Isku day layliga nafta: wuxuu kaa saacidayaa inaad nafta waxa mustaqbalkeeda danta u ah ku riixdo, haba qadhaadhado xiligaas lagu jiree, sida inaad aroortii jimicsato/ salaada subax biyo qabaw ku waysasato marka aadan dookh haysan.

5. Baro ixtiraamka nafta: qabso shaqadaada, laakiin cidna ha ku raali galin inay ku ixtiraam dareyso !

Fariimahani waxay ka imanayaan nin aan intaas midna master gareyn, laakiin ogaadey ahmiyada ay leeyihiin.

—Kaamil
https://t.me/Sabiil40

Bahja sooyaal♡

07 Dec, 06:33


ha quusan.

Bahja sooyaal♡

04 Dec, 10:33


Alle SWT wuxuu yidhi: “Kuwa jecel in ay xumaantu ku dhex faafto kuwa Alle rumeeyay, cadaab xanuun badan ayay leeyihiin if iyo aakhiraba.”

— Xigasho

Bahja sooyaal♡

02 Dec, 07:33


Sedex meelood ka raadiya macaanka imaanka

- Salaada
- Qur'aanka
-Digriga(xuska Alle)

Bahja sooyaal♡

30 Nov, 11:08


"Waxaa laga yaabaa hadalka inaan ka xanaaqin laakin waxaa na xanuun jinaya qofka dhahayo. Waxaa laga yaabaa ficilka innuu na saameenin laakin aan layaabno qofka sameeynayo ficilka."

-Jibraan khalil Jibraan.

Bahja sooyaal♡

26 Nov, 07:47


"Dadka kula dhaqan akhlaaqdaada, ee ha kula dhaqmin akhlaaqdooda."

Bahja sooyaal♡

24 Nov, 07:26


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

22 Nov, 10:52


Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:
«Midkii haddii uu cadhoodo ha Aamuso!.»

Bahja sooyaal♡

21 Nov, 06:08


In dhawayd ba waxba maynaan soo galin Yuutuubkeenii, idam alle dhawaan bay muqaalo heer sare ah oo wacyogoodu sareeyo soo galin doonaa Idam Alle.

Fadlan Subscribe-ta nalla ogow.

www.youtube.com/@dhaqan_wanaag

Bahja sooyaal♡

20 Nov, 09:01


"Waxad haysata laba doorasho:

In aad hogaamisid dareemada maankaaga iyo maskaxdaada ama in aad u ogolaatid ayada in ay ku hogaamiso".

Bahja sooyaal♡

18 Nov, 18:28


10 Faa’iido oo Gym-ka Laga Helo

1. Xoogga Jirka: Gym-ka wuxuu xoojiyaa murqaha iyo lafaha jirka.

2. Culayska Dhimista: Wuxuu kaa caawinayaa inaad gubto kalooriyada dheeraadka ah.

3. Caafimaadka Wadnaha: Jimicsiga joogtada ah wuxuu yareeyaa khatarta cudurrada wadnaha.

4. Tamarta Korodhsiga: Wuxuu kordhiyaa tamarta jirka oo kaa dhiga mid firfircoon.

5. Hurdo Fiican: Jimicsigu wuxuu hagaajiyaa tayada hurdadaada.

6. Xasilloonida Maskaxda: Wuxuu yareeyaa walbahaarka iyo niyad-jabka.

7. Qaabka Jirka: Wuxuu kaa caawinayaa inaad qaab fiican u yeelato jirkaaga.

8. Difaaca Jirka: Wuxuu xoojiyaa hab-dhiska difaaca jirka.

9. Dulqaadka: Wuxuu kordhiyaa dulqaadka iyo awoodda maskaxda.

10. Saaxiibtinimo: Gym-ka waxaa laga heli karaa fursado bulsho oo cusub.
https://t.me/Sabiil40

Bahja sooyaal♡

18 Nov, 06:59


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

16 Nov, 04:56


إنا لله وإنا إليه راجعون..💔

Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo madaxwayne hore Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ).
Waxa uu ahaa aabihii jamhuuriyadda Somaliland iyo hogaamiyeheedii ruuxiga ahaa.

Baro jannaad idam Alle, aabbe qaran ayaad ahayde. 🤲
https://t.me/Sabiil40

Bahja sooyaal♡

15 Nov, 07:21


"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed

Bahja sooyaal♡

14 Nov, 06:39


"Waxa idinku khayr badan ka dadka anfaca."

—Nebi Muxamed ﷺ

Bahja sooyaal♡

11 Nov, 15:47


"Hadii aad doonayso inaad ku noolato nolol toosan oo bilaa turxaan ah , fadlan ilaali salaadaha adiga oo ku dhex hoganaya/ khushuucaya.❤️

|Buuga salaadba idhaaftay bogga 124.|

Bahja sooyaal♡

11 Nov, 11:29


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

11 Nov, 11:29


Ma Jiraa dembi kugu soo laalaabtay oo aad jeclaan lahayd in aad joojiso?

Waddo fudud ayaan kuu hayaa, Ibnu Teymiya wuxuu yiri: Waxaa jira dembiyo badan oo saaxiibkood janada geliyay, sababtoo ah dembigaas ayaa u noqday mid ay isbedel ku sameeyeen.

Waxaad sameysaa mar walboo aad dembi gasho, marka dambe towbada haka weynaato middi hore, tusaale: Marka koowaad duko laba rakco oo suno ah, Ilaaheyna dembi dhaaf weydiiso, marka labaad laba rakco oo suno ah duko, waxaadna raacisaa boqol jeer oo istiqfaar ah. marka saddexaad la imow laba rakco, shan boqol oo istiqfaar ah iyo sadaqo... marka afaraad laba rakco, istiqfaar kun jeer ah, sadaqo iyo hal maalin soon ah.

Ugu dambeyn naftaada edeb ayey yeelaneysaa oo marabto takaaliiftaas, sheydaanna kuguma dhiiri gelin doono in aad dembigaas gasho ileen wuxuu ogaanayaa in mar walboo aad dembigaas gasho in aad Ilaahey usii dhawaaneyso.

–Nasri Juka

Bahja sooyaal♡

10 Nov, 06:36


Salaadaha sunnaha ah, laguma dhlsto guri
adduun, laakiin, waxa lagu dhaxlaa mid ku yaalla jannada.

Bahja sooyaal♡

09 Nov, 17:49


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Bahja sooyaal♡

09 Nov, 15:12


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

08 Nov, 17:29


𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Bahja sooyaal♡

08 Nov, 07:24


Xilligan aynu maanta nool nahay, waxyaabaha ugu wanaagsan ee aad naftaada u samayn kartid waxa weeye, inaad naftaada barto oo aad ku tababbarto in ay toddobaadkii maalin sooshal miidhiyaha ka maqnaan karto, bishiina toddobaad, sanadkiina, ugu yaraan bil.

Waxaad dib u baranaysaa, sidii aad fikradahaaga ula kaliyoobi lahayd. Waxaad la midoobaysaa naftaada. Waxaad ogaanaysaa, naf-la-kaliyowgu, in uu yahay privilege iyo luxury aan la wada heli karin maanta. Waayo, maanta waxa dadka yeeshay Algorithm qofka naftiisaba uga aqoon badan oo hadba kusoo harqinaya bad-wayn uu isku dhex illaawayo.

Mubarak Hadi
https://t.me/Sabiil40

Bahja sooyaal♡

07 Nov, 04:52


Marmarka qaar waxaan rajeynaa inaan seexano,si aan uilowno.marmarka qaar waxaan rajeyna inaan ilowno si,aan useexano.!

Bahja sooyaal♡

05 Nov, 15:08


"Curad suubbaneey heedhe
Summadii RASHIID yeelo”

— Sirta Nolosha

Bahja sooyaal♡

04 Nov, 10:28


"Haddaad rabto inaad ogaato qofka caqligiisa, waxaad eegtaa sida uu ula hadlo kuwa isaga khilaafsan".

-George Bernard-

Bahja sooyaal♡

02 Nov, 08:22


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

01 Nov, 07:08


"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed

Bahja sooyaal♡

31 Oct, 15:15


"Noloshayda oo dhan waxa aan sugayay qof adiga oo kale ah, waan dareensanaa in aan maalin uun la kulmi doono qof adiga oo kale ah"

- Fyodor dostoevsky

Bahja sooyaal♡

31 Oct, 06:44


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

30 Oct, 08:57


"Hiil iyo ninkaan hoo lahayn,hadalna kugoynin
Haybtiisu waxay kuu tartaa, hadimo weeyaana,e."

- saahid Qaman

Bahja sooyaal♡

28 Oct, 14:19


"Kitaabku waa wehel aan ku culaysin,saaxiib aan ku hodin,jaalle aanad dhibsan iyo deris lagu negaado.Waa sammiga aan uurkaaga isyeelyeel ku baadhan,oo aan ku dhagrin ama laba-wejiileyn iyo been aan kugu dagin."

—Cabdikariin Xuseen.

Bahja sooyaal♡

27 Oct, 06:53


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

26 Oct, 08:00


Ma jiro qof bini'aadam ah oo aan dhibaato lahayn, Nololna ma jirto Caqabado la'aan ah, ee ahoow Mid Niyad Sami leh.

Bahja sooyaal♡

25 Oct, 06:35


"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed

Bahja sooyaal♡

25 Oct, 06:35


Ha illowin akhrinta suuratu kahfi.

Bahja sooyaal♡

24 Oct, 09:08


Talooyin Dhaqaale oo ay bixiyeen dad 80jir ka wayn.

1. Lacag dhitayso ( Kaydso )
2. Ku noolow xadka tabartaada.
3. Hantidu lacag uun maaha.
4. Maalgashi samee.
5. Lacag badani kama dhigna farxad badan.

https://t.me/Sabiil40

Bahja sooyaal♡

22 Oct, 06:45


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

21 Oct, 04:19


Ilaahay ayaa wuxu inna leeyahay

"Adoomaheygiyoow idinka waad gafaysaan habeenkii iyo maalintii, aniga ayaana dhaafo dunuubtoo dhan, ee dambi dhaaf i weydiista aan idin dambi dhaafee."

Bahja sooyaal♡

20 Oct, 20:00


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Bahja sooyaal♡

20 Oct, 19:45


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Bahja sooyaal♡

20 Oct, 06:43


"Majiro waxka weyn inaad naftaada maalgeliso."

Bahja sooyaal♡

19 Oct, 06:07


"Muslimiinta waxa u iiman sarreeya kan ugu dabeecad wanaagsan; waxanana idinku ikhyaarsan kuwiinna haweenkooda u dabac san"

- nabbi muxamed ﷺ

Bahja sooyaal♡

18 Oct, 14:44


وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝

Bahja sooyaal♡

17 Oct, 06:12


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

16 Oct, 13:54


Illaahey baa mahad iska leh.🤍

Bahja sooyaal♡

16 Oct, 11:44


رِجَالٞ لَّا تُلۡهِيهِمۡ تِجَٰرَةٞ وَلَا بَيۡعٌ عَن ذِكۡرِ ٱللَّهِ وَإِقَامِ ٱلصَّلَوٰةِ وَإِيتَآءِ ٱلزَّكَوٰةِ يَخَافُونَ يَوۡمٗا تَتَقَلَّبُ فِيهِ ٱلۡقُلُوبُ وَٱلۡأَبۡصَٰرُ

(An-Nur - 37)
Raga ayna ka Shuqlinayn Ganacsi iyo Gadasho Xuska Eebe, Oogidda Salaadda iyo Bixinta Zakada kana Cabsan Maalin oy Gagadoomi Dhexdeeda Quluubta iyo Aragguba.

Bahja sooyaal♡

15 Oct, 15:12


"Ma jirto dhibaato ku dhacda qof muslim ah haddii ay jirtana ALLE waa ugu danbi dhafaa xitaa qodax muday."

-nabbi muxamed

Bahja sooyaal♡

14 Oct, 06:38


"Dadkii kibir lagu xasuuqey
Xuskooda haloo duceeyo."

14 october😭😢

Bahja sooyaal♡

13 Oct, 12:05


Sawirkan wuxuu ka turjumaya salaadaha iyo qofka tukada sida uu nafis uga helayo Allah SWT ha inaga yeelo kuwii joogteeya salaada oo xifdiya 💕🤲
Alle wuxuu yiri :

﴿الَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم دائِمونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 23]. ﴿وَالَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم يُحافِظونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 34

Bahja sooyaal♡

12 Oct, 20:58


يَا مِسكِين أتَحسبُ القِيامةَ بعِيدَة ، ما بَينَك وبينَها إلّا المَوت،
وَما أقرَبَ المَوت!

Miskiinow ma waxad u maleynaysaa in qiyaamihii fog tahay, Waxa idiin dhaxeeyaaba waa dhimashada uun, Dhimashaduna dhawaa!.

Bahja sooyaal♡

12 Oct, 07:58


Xikmadda : "waa in aad garato waxa aad samaynayso."

Xirfadduna: "waa in aad garato sidii waxaas aad u samayn lahayd."

Guushuna: "waa in aad samayso.."

-Dr Ibrahim Al-fiqi.

Bahja sooyaal♡

11 Oct, 10:10


"Ma garanayo sheeko jaceyl oo ka wanaagsan Sheekada rabbi iyo Adoon towbad keenay."

Bahja sooyaal♡

10 Oct, 15:18


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

Bahja sooyaal♡

09 Oct, 18:05


Jaceylka dhabta ahi,waa marka aad seexan kariweydo adigoon salaadi cishaahi tukan.!

Bahja sooyaal♡

09 Oct, 16:19


" الحياة لن تعتذر لك أبدا ،تعلم أن تتجاوز..

"Noloshu weligeed kuuma raalli gelin doonto, baro sidaad uga adkaan lahayd..⚡️

Bahja sooyaal♡

09 Oct, 06:14


"Sowtaan dab iyo dhagax
Kala daaya idin idhi."

-cali sugulle

Bahja sooyaal♡

08 Oct, 16:10


"Mid ka mid ah camalka ugu wanaagsan ayaa ah,in salaadda la tukado waqtigeeda."

-nabi muxamed