1. Inu Alle ka baqo: hadduu Allaah ka baqayo wuu ku wanaajinayaa oo wax uu Alle raali ka aheyn kuguma sameynaayo.๐ป๐ผ
~
2. Nazariis badanyahay: hadduu naxariista leeyahay waligii kuma dayacayo naxariista ayaa ka muhiimsan jaceylka waana wadada uu soo maro jaceylka.๐ผ๐
~
3. Damiir leeyahay: hadduu damiir leeyahay naftaada ugama baqi doontid ag joogiisa.๐๐ป
~
4. Aaminaad leeyahay: inuu yahay qof ku siinaya amaan ood aktiisa aamin ku noqoneyso oo ku difaacaya niyadaadana ay aktiisa ku xasileuso.๐ผโ
Afartaas sifo waaye kuwa mudan inaa raadiso qofkooda si aa ugu noolaato xariir caafimaad qaba ood ku faraxdaan.