𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚 @syl_media Channel on Telegram

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

@syl_media


╔════❰𝐖𝐄𝐋𝐂𝐎𝐌𝐄❱═════❍⊱❁۪۪
║┏━━━━━━➣
║┣⪼ahoow mid qiimaha naftiisu kal
weyntahay wax weliba !! ilaa aad gaadho
heer ay noloshu waxba kaa bedeli weydo

WaXaaD ka helesa

║┣DHIRIGALIN
║┣⪼QISOYIN
║┣⪼ORAAHYO
║┗━━━━━━➣THNKS
╚═════════════════❍

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚 (Somali)

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚 waxaa ku jira caleemo iyo qoraalo aad u qiimo badan oo ku saabsan midnimo iyo qiimaha naftiisa. Kanalkeenu wuxuu ku saabsan qoraalo dhab ah oo ka dhaxaysa dhirta iyo dhaqanka Soomaalida. Halkan waxaa ku jira dhaqan toosi ah, qisooyin qurux badan, iyo warar kala duwan oo ka dhigan midabka Soomaalida. Sidaa darteed, macluumaadka iyo wararka aanu ku jirno si fiican ayaa loo isticmaalaa si loogu helo nolosha caadiga ah ee aad ugu gudbin karto dhirta iyo dhaqanka Soomaalida. Sii daawo, akhri, iyo isticmaal macluumaadkaas aad u wanaagsan in ka badan 𝟭𝟬,𝟬𝟬𝟬 qof.

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

20 Nov, 13:28


Jawi curiya caashaq abuura
Casharrada kalgacal i cabsiiya
Ku cugtoo intaad i cisaysay
Carshigii xubiga ku cawayney
Kuna caafimaaday codkaada🥰🥰❤️❤️

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

17 Nov, 02:52


Subax wangsan axbta
Waa subax kle waa malin kle
Oo qurux badan lakin ka faideyso waqtiga aĺle ku siiye


Ximada sake
Duruftu waa malmo koban
Ee yeysan Doqonimadu Baqtiga ku cinsiin 🥹

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

15 Nov, 15:45


`

    K░O░O░O░X░D░A ░H░O░R░S░E░E░D

Waxa ay diyaar u tahay in ay qadato channalo Cusub
Si channalkada sare logu qado ee soo dhawow mar ka hore🔥

Shurudaha si aad kooxda ug birto waa mid fudud marka hore iska aqri si dagan shurudaha kooxda u dagsan🕊🪫

Ugu horenti mxa laga raba channalka marka ay ugu yar taahy waa in u haysta 500 subscribe ama 800 ama 1k oo subscribe ah intas hadi aad wadato kaliya un luqa igala soo xirir kooxdana wan kuku soo dri🏆

Ciwankeyga hoos ka firi ila soo xirir
⬇️⬇️
          ☑️✮★🎀 @AbdullahiDhaqane9🎀★✮☑️

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

10 Nov, 18:56


Mucjioyinka quraanka waxa kamida
‏" لا تقنطوا ، لا تحزنوا ، لا تهنوا ، لا تيأسوا "
Ha quusanina hamurugonin ha walwalin marwalba rajo iyo meel aad ku nafisto ayu  kusinaya aayad walban waa risaalo dhamystiran🌸💜

🧕🎀Fatuush Axmed🔥🦋

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

08 Nov, 17:02


Noloshu waa wajiyo badan thy dadkuna mahn sidaa modò balse noqo mid wax waliba la hal gami karto
Habeen wnagsan Guys 🔥🧡

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

07 Nov, 03:01


Subax wangsan asxbta dheh alxm hadaa nbad ku so kacde wayo dad an cafimaad heysan ayaa jira

Kalinimada nolosha haka cabsan wayoo qabriga kali ayaad ku ahaan doontaa 🥹🥹🥹

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

04 Nov, 16:52


𝐍𝐨𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐘𝐞 𝐔𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐐𝐨𝐟 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐡𝐦𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐦𝐮𝐫𝐮𝐠𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 ❤️😊🔥🧡

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

03 Nov, 16:26


Dulqaad badan lahow damiirkaagu yuudhiman dadka kaan ku doonayn adiguna hadaa wayn

Habeen wnagsan Guys 🔥

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

02 Nov, 10:38


Doqontaa isdhiibtee diraca waa isdhiirsha ee ha isdhiibin waliga❤️✍️ malin wnagsan

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

01 Nov, 12:11


HAIKA Dhicin nafteyday HAIKA jabin naruuroy MARKALANA nastexey WAX gudbay nacfi maleh noloshena yo lurin NABAR aad ka dugtiyo❤️‍🩹BALWAD aad kol nugtay nacday od ka gurtay unisbey qofkaso RUUXDEYDAN nabaney FARXAD IYO NASHADEY🥰🫡🗣️🔥

NAFTEYDAY GACALO🫡🥰

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

30 Oct, 17:14


Nolosha sideedaba waa mid wajiyo badan qof kastana ma wnagsana
Balse noqo mid nolosha la halganta😿
From Tuush🔥

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

28 Oct, 09:53


Allow sakaraadka noo fududey..
قال تعالى "كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ ٱلْقِيَٰمَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ ٱلنَّارِ وَأُدْخِلَ ٱلْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا ٱلْحَيَوٰةُ ٱلدُّنْيَآ إِلَّا مَتَٰعُ ٱلْغُرُورِ"

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

23 Oct, 12:39


بكل ثانيه من ثواني الحياة .. أحبک💞

Ilbiriqsi kasta oo nolosha ah.. waan ku jeclahay 💞

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

22 Oct, 12:36


𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚 pinned Deleted message

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

22 Oct, 10:14


In Qof Dhan Ku JeclaadO Farxad Ayey Ku NoqoNeysaa.😍💜🫶🏿 lkn Qofka JeceshaHay Ku Jeclaan WaaYo Dareen Ka Xanuun Badan MajirO😭💔

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

21 Oct, 10:10


ALLE wuxuu ka dhigaa wax aan macquul ahayn kuwo macquul noqda. xasuuso Markii uu alle u waxyoonayay Nabi Muuse (cs). uu lahaa Ushaada ku dhufo badda oo ay u kala qaybsantay mid kasta laba qaybood oo kala ah sida dhagax dheer oo kale. halkaa waxaa ku halaag samay firxoon iyo qoomkiisa... ku kalsoonow alle📜✍️

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

19 Oct, 14:03


War ka qaado waayeel waaya arg wax waydii waqtigaga marey marti malin baad noqon magcadu mayd noqon marxuum bay ku dhahyan ku wi kuu xigy ehel ✍️😶‍🌫️👋

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

18 Oct, 09:10


Ha xumeynin aadmiga han noqon qof xaasida cidkastana xabib iyo haka dhigan xigalkaa xujo weye noloshuye xogahaag ka adkow jimaco wangasn jaalyaal🫡🤜🤛

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

18 Oct, 08:19


ٱللَّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ ٱللَّٰهُمَّ بَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

𝗦.𝗬.𝗟. 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔📚📚

18 Oct, 07:54


Cashar Baan isu aheyn
Midkeena midka kale
Adiga waxaa ibartey
Inaanan Cid danbe kalsooni siinin
Aniga waxaan ku baray in haddii
Dareenka quruxda badan uu tago
Uusan soo laaban waligiis😢💓💞