AQOON AROOR @aqoon_aroor Channel on Telegram

AQOON AROOR

@aqoon_aroor


Kᑌ ՏOO ᗪᕼᗩᗯOOᗯ ᗯᒪᒪ AQOON AROOR CHANNEL📌

🔸️𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻 𝗸𝗼𝗿𝗼𝗿𝘀𝗶📚
🔹𝗦𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗯𝗼
🔸️𝗠𝘂𝗿𝘁𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗵 𝗺𝗮𝗮𝗵
🔹𝗧𝗮𝗹𝗼𝘆𝗶𝗻 𝘄𝗮𝘅𝘁𝗲𝗿 𝗹𝗲h
🔸️𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗫𝘂𝗹 𝗮𝗵🌹🥀

ɪɢᴀʟᴀ sᴏᴏ xɪʀɪɪʀ: @Abdinasir_Ali_yusuf

AQOON AROOR (Somali)

AQOON AROOR waa goob ku saabsan xiriirka iyo dhaqanka kororsiga, waxaana ka mid ah kan koroorsiga heeso iyo jawaabooyinka ciyaarta. Channel-ka waxaa kale oo ka kooban qaababka su'aalooyinka xikmada leh iyo maahmaahyo luqadooda. Halkan waxaad ku arkaysa diirro amaamuus ah oo ku saabsan amniga iyo dhaqanka nafteenna. Xiriirka ah ee nolosha. Mar walba waxaad ka heli kartaa cilmiga aad u baahan tahay ee aad kaa faaidaysan karto si aad u fahamto iyo ku dari karto xaaladaha dhabta ah ee ku dhacaya xilliyadooda. Daawo jawaabooyinka ciyaarta, waxaa jira kursiyo taariikhda ah iyo cilmiga dhaqanka. Xiriirka aad daaweyso wuxuu ka kooban yahay wararka dhabta ah iyo xogta dhacdooyinka u dhexeeya dadka Soomaaliyeed. Hano iyo nolosha aad u jeexo waa halka ugu wanaagsan ee aad ka heli karto dhammaan waxyaabaha aad ka taagan tahay dhaqamadda Soomaaliyeed. Dheehri-galinta nafta waa nooca ugu wanaagsan ee ka hortaga xanaftaaga. Xilli ay dhacdooyinka u dhexeeya dadka Soomaaliyeed u dhacdaan, waxaa jira xogta dhabta ah oo aad ka heli karto warar dheeraad ah oo ku saabsan dhaqanka iyo amniga. Xiriirka aad ka socon karto waxay ka dhigaysaa inaad feejignaan ka heli karto ama itoobiyaan xaaladaha dhabta ah ee ku dhacay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Dhaqanka iyo cilmiga Soomaaliyeed waa meel laga helo wararka dhabta ah iyo macluumaadka gaarka ah ee ku saabsan dhaqanka. Xogta aad ka heli karto waxaa ka mid ah wararka caalamiga ah ee ku saabsan xaaladaha dhabta ah ee ka socda Soomaaliya. Waxaad ka heli kartaa kursiyo taariikh ah oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed, waxaa kale oo hadda jira maahmaahyo iyo sheekooyin qurux badan oo ka dhigaysa naftaaga. Xiriirka aad daaweyso wuxuu awood u leeyahay inaad ka heli karto wararka dhabta ah ee ku saabsan dhaqanka iyo amniga, si aad u fahamto iyo ku dari karto xaaladaha dhabta ah ee ku dhacaya xilliyadooda. Dheehri-galinta nafta waa nooca ugu wanaagsan ee ka hortaga xanaftaaga. Xiriirka aad ka socon karto waxay ka dhigaysaa inaad feejignaan ka heli karto ama itoobiyaan xaaladaha dhabta ah ee ku dhacay dhammaan dadka Soomaaliyeed.

AQOON AROOR

07 Jan, 13:09


𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧

#𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔_𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗞𝗮 𝗳𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼 ......🎯

𝗡𝗮𝗴𝘂𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿  𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝗻𝗼 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 🎯😊

𝗦𝗛𝗔𝗥𝗘 𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗔𝗠𝗘𝗘𝗡𝗘 𝗠𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗡𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗛𝗔𝗕𝗘𝗡𝗞𝗘𝗘𝗗𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗞𝗛𝗔𝗠𝗜𝗜𝗦𝗧𝗔 .

━━━@Kooxdawadajir━━━
🥇 𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 . 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵-𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉_-𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱-_⎉

AQOON AROOR

05 Jan, 19:38


𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 [5]

👋Markaad wanaag samaynayso, la'imaaw ikhlaas, ( ilaahay dartii )
Si aadan gaajo ugu qabin  mahad celinta dadka!!!

Fiid wangsan😘😍

AQOON AROOR

31 Dec, 14:01


Buuga 2025 oo diyaarsan

AQOON AROOR

25 Dec, 19:17


  ◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧

𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀 👇


𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
━━━━━✧❂✧━━━━━━
🔰Join ➠:
@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:
@Erayojacayl1 ❤️🫀
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Suaalo_jawaab1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@CilmoogeThoughts1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Samiirmotivation1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1


[𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔 🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗪𝗔𝗔 𝗞𝗢𝗥 𝗨𝗤𝗔𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗡𝗘𝗟𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔 ]   

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗡𝗧𝗢𝗢𝗗

⬇️ KU BIIR ⬇️
⬇️ KU BIIR ⬇️



https://t.me/addlist/8RlNWjVC6Q8wMjdk

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝. ━━━━
@Kooxdawadajir━━━
🥇  𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 . 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵-𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲:
@cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
  ⎉_-𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱-_⎉

AQOON AROOR

23 Dec, 10:12


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

AQOON AROOR

22 Dec, 19:37


  ◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧

𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀 👇


𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
━━━━━✧❂✧━━━━━━
🔰Join ➠:@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Suaalo_jawaab1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@CilmoogeThoughts1
━━━━━
✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Samiirmotivation1
━━━━━
✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1


[𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔 🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗪𝗔𝗔 𝗞𝗢𝗥 𝗨𝗤𝗔𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗡𝗘𝗟𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔 ]   

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗡𝗧𝗢𝗢𝗗

⬇️ KU BIIR ⬇️
⬇️ KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/exGOOm0BaD1hNWQ8


◎━━━━━━✯━━━━━━◎
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝. ━━━━@Kooxdawadajir━━━
🥇  𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 . 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵-𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
  ⎉_-𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱-_⎉

AQOON AROOR

19 Dec, 17:41


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

AQOON AROOR

19 Dec, 15:12


𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧

#𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔_𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗞𝗮 𝗳𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼 ......🎯

𝗡𝗮𝗴𝘂𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿  𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝗻𝗼 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 🎯😊

𝗦𝗛𝗔𝗥𝗘 𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗔𝗠𝗘𝗘𝗡𝗘 𝗠𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗡𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗛𝗔𝗕𝗘𝗡𝗞𝗘𝗘𝗗𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗞𝗛𝗔𝗠𝗜𝗜𝗦𝗧𝗔 .

━━━
@Kooxdawadajir━━━
🥇 𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 . 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵-𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲:
@cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉_-𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱-_⎉

AQOON AROOR

12 Dec, 10:56


Nabiga ‎ﷺ wuxuu dhahay afar sifo haddaad yeelato waxbo kaama maqna.
1: Amaanada inaad ilaaliso.
2: Runta inaad mar walibo sheegto.
3: Akhlaaqdaadu inay ficnaato.
4: Waxa aad  cunayso inay xalaal yihiin🤍

Ku salliya xabiibkeena. ❤️

اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ🌹

   جمعــــــــــــــــة مبــــــــــــاركـــــــة

AQOON AROOR

07 Dec, 09:43


Akhriska iyo Qiimihiisa.

— Sh. Khadar Badeed

Join Channel 👉🏿 @AQOON_AROOR

AQOON AROOR

06 Dec, 14:23


Maxaa diyaarsatay mise wili waxaad leedahy cimri ayaa ii dhiman💔

╭┈─────────
╰┈➤
@AQOON_AROOR

AQOON AROOR

05 Dec, 16:57


Jimcada ha illoobin saddexdaan ;

• Saliga nabiga inaa badiso
• Aqrinta Suuratul Kahfi
• Ducada ama baryada Alle

Sidoo kale aan u ducayno waalidkeena intii dhimatay iyo intii noolba.


اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ🌹

جمعــــــــــــــــة مبــــــــــــاركـــــــة

AQOON AROOR

27 Nov, 20:05


“Saddex shay ayaa bani-aadamka lagu qiimeeyaa”.

— Sheekh Mustafe

Owner: @Abdinasir_Ali_yusuf

AQOON AROOR

19 Nov, 12:35


"Ha ka welwelin hadalka dadka, xasharaadka waxay had iyo jeer weeraraan nalalka ifaya."

Waxaa loola jeedaa inaad iska ilowdo dhaleecaynta dadka, oo aad diiradda saarto waxqabadkaaga iyo iftiinka noloshaada.


Galab wanagsan💚

AQOON AROOR

13 Nov, 12:59


Adduunyo Saddex Baa Utaliso:
1- Nin Caqli Leh.  
2- Nin Cilmi Leh. 
3- Nin Lacag Leh.

🌹🍃 Galab wangsan 🍃🌹

AQOON AROOR

13 Nov, 11:43


📚 Halkaan kala dag 🌹

AQOON AROOR

13 Nov, 11:09


Buug yarahan "Dhambaalada Dhallinyarada.” Waxa qoray الدكتور راغب السرجاني  waxaana inoo soo koobay oo tarjumay Maxamed Cumar (Ashraf).

Buuggan waxa uu kagu hadlayaa qoraagu, dhibaatooyinka haysta Dhalinyarada islaamka isaga oo soo bandhigaya dhabaatooyinkaas iyo habkii aad u xallin lahayd.

Sax waa buug yar oo aad hal-fadhi ku dhammayn karto se waxa hubaal ah in aqoon ballaadhan aad ka dheefsan doonto.
Ha hilmaamin inaad u ducayso Qoraaga, ninka dhalinyarta ah ee tarjumay iyo sxbkaagan kusoo gaadhsiiyey.😊

Hoos ka dagso wax yar kadib

AQOON AROOR

07 Nov, 17:44


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

AQOON AROOR

31 Oct, 17:15


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

AQOON AROOR

24 Oct, 19:26


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

AQOON AROOR

17 Oct, 17:35


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

AQOON AROOR

09 Oct, 11:46


Subax wanaagsan
Hogaamintu ama shakhsiga hogaamiye noqonaaya kama maarmo arimahaan hoose 👇
1. Aqoon iyo khibrad
2. Karti iyo adkaysi
3. Amaano iyo is dhowris
4. Go’aan iyo fulin raacda
5. Latashi iyo kafiirsi
6. Kumilan bulsho iyo kawrqabistoda
7. Naxariis iyo dhimrin
8. Deeqsinimo iyo quudhid
9. Dulqaad iyo waxbadan oo laga falcelinin
10. Fasaaxo iyo inaad bulshada tawjiihin karto

Intaas iyo inkaloo raacdaba ninkaan lahayn adhigiisa ha raacdo ama magaaladiisa haka xamaasho yuusan bulsho hor jooge unoqonin ee

Waan idin salaamay bal adina maxaad kudari lahaydeen ?

AQOON AROOR

04 Oct, 12:42


SIDDEED ARRIMOOD OO YAAB LEH

Nin caalim ah ayaa wuxuu ardaygiisii waydiiyey inta ay dhan tahay muddada uu agtiisa wax ka baranayey.
Ardaygii ayaa wuxuu ugu jawaabay inuu agtiisa wax ka baranayey 30 sannadood.

Caalimkii ayaa waydiiyey inuu u sheego waxa uu cilmigiisa ka faa'iiday muddadaa soddonka sannadood ah!
Ardaygii wuxuu yidhi: Soddonkaa sannadood waxaan kaa faa'iiday siddeed arrimood!
Caalimkii inta uu ardaygiisii la yaabay ayuu yidhi: Innaa lillaah wa innaa Ileyhi raajicuun! Oo ma cumrigaygii oo dhan ayaa agtaada ku dhammaaday, haddana waxaan siddeed mas'alo ahayn Igama aadan faa'iidin miyaa?
Ardaygii: Wax sideeddaa mas'alo ka badan kaama faa'iidin, mana rabo inaan been kuu sheego.

Caalimkii ayaa yidhi: Bal sheeg, maxay yihiin sideedada arrimood?
Ardaygii ayaa yidhi:
Siddeedda arrimood waxa ay kala yihiin:

1. Dadka ayaan u fiirsaday, waxaanan arkay inuu qof waliba saaxiib yeesho, kolka uu qabriga galana inuusan saaxiibkii qabriga la galaynin, sidaa daraadeed, anigu waxaan saaxiib ka dhigtay camalkayga wanaagsan, kaas oo kolka aan qabriga galana ila galaye!

2. Waxaan u fiirsaday aayadda Qur'aanka ah ee ah: 《 ...Qofkiise ka cabsada la kulanka Allaah oo naftiisana ka reeba hawada, (qofkaas) hoygiisu Jannada ayuu ahaan doonaa 》 Kolkaas ayaan hawadii ka reebay naftayda waxayna ku toosnaatay Allaah ka cabsiga.

3. Waxaan arkay inuu qof waliba aad u xafido wixii isaga qiimo ugu fadhiya, haddana waxaan aqriyey aayadda Qur'aanka ah: 《Wixii agtiinna yaallaa wuu dhammaadaa, waxa Allaah Agtiisa yaallaase wuu hadhaa (ma dhammaado) Kolkaas ayaan aniguna wax kasta oo qiimo iigu fadhiya waxaan u bixayaa Allaah Dartii si uu Rabbigay camalkaa iigu xafido.

4. Waxaan u fiirsaday sida uu qof walba oo dadku ka mid ahi uu ugu faano maalkiisa ama reerkiisa ama nasabkiisa. Haddana markii aan aqriyey Ilaahay Hadalkiisa 《Qofka Allaah Agtiisa idiinku sharaf badani waa qofka idiinku Allaah ka cabsiga badan》 Kolkaas ayaan Allaah ka cabsi ku dadaalay si aan u noqdo qof Allaah Agtiisa sharaf ku leh oo Shariif ah.

5. Markii aan banii'aadamka u fiirsaday waxaan arkay inay isku xasdayaan nimcooyinka Ilaahay, haddana waxaan aqriyey Aayadda Qur'aanka ah 《Annaga ayaa qaybinna maciishadda dhexdooda ah ee noloshooda adduunka ah...》kolkii aan ogaaday inuu Allaah wax qaybiyo, ayaan ka dheeraaday xaasidnimo.

6. Waxaan arkay in dadku qaarba uu qaar la collaytamayo , oo qaarba uu qaar dulminayo, oo qaarba uu qaar dilayo. Haddana waxaan aqriyey aayadda Qur'aanka ah 《Shaydaanku wuxuu idiin yahay cadaw ee (idinkuna) cadaw ka dhigta》kolkaas ayaan iska dhaafay cadaawaddii dadka, waxaanan cadaw ka dhigtay shaydaan.

7. Waxaan arkay sida ay dadku naftooda u dhibaan una dulleeyaan iyaga oo rizqi doon ah, haddana markii aan aqriyey aayadda Qur'aanka ah 《Daabbad kasta (noole kasta) rizqigiisa Allaah ayaa dammaano qaaday 》ayaan ogaaday inaan ka mid ahay noolahaas waxaanan ku dadaalay inaan guto waajibka uu Allaah I saaray, anigoo Isaga u daayey inuu I siiyo waxa Agtiisa yaalla.

8. Waxaan arkay in qof kasta oo Banii'aadamka ka mid ahi uu talo saaranayo noole kale oo la mid ah, haddana markii aan aqriyey aayadda Qur'aanka ah 《Qofkii Allaah talo saarta (Allaah) wuu ku filan yahay 》 ayaan ka fogaaday inaan noole talo saarto, waxaanan ku dadaalay inaan Allaah talo saarto

AQOON AROOR

03 Oct, 18:22


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
صباح الخير يا اخواني
Waxa rajeynayaa dhamaantiin in aad
Caafimaad kuso toosteen, inta xanuunsan ilahey ha caafiyo,

5 𝗦𝗵𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮 𝗻𝗼𝗼𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆.

> Salaaada waa furaha guusha
> Istaqfaarta badso📿
> Qofna cuqdad ha u qaadin
> Xirfado baro...
>  Ducada waalidka👨‍🦳

Supax wangsan😘😍

AQOON AROOR

03 Oct, 17:14


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

AQOON AROOR

26 Sep, 17:56


Jimcada ha illoobin saddexdaan ;

• Saliga nabiga inaa badiso
• Aqrinta Suuratul Kahfi
• Ducada ama baryada 

Sidoo kale aan u ducayno waalidkeena intii dhimatay iyo intii noolba.

 
  صَـــلُّوعَــــــــلَيـــــــهِ  ﷺ

اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ🌹

جمعــــــــــــــــة مبــــــــــــاركـــــــة

AQOON AROOR

19 Sep, 14:58


1-| " Qofka ixtiraam iyo qadarin kuu muujiyaa wuu kaala qiima badany yahay qof wax ku siiyay".

2-| "Geerida xasuusnow hadaad geerida xasuusan tahay waad badbaadaysaa ".

3-| " Meesha Qiimaha leh ee uu baahan inaan u shaqaysano waa Aakhiro ".

4-| " Luuqada soomaaliyeed waa af muslim waa af diin iyo dadnimo baa xambaarsan ".

5-| " Dadka kuwa ugu hantida badan
Ayaa ah kuwa ugu hurdada yar".

6-| " islaamku waa caqiido loogu tala galey iney fikrada iyo aragtida bini-aadamka toosiso"

7-| " Qofku intuu rabbigii ku xidhan yahay e u dhow yahay ayuu qiimihiisa dhabtina yahay".

8 " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan".

9-| " Dhakhtar aan ilaahay aqoon Waxaa ka Fiican Geeljire ilaahay yaqaan".

Waad ku Mahadsan Tahay Akhriskaaga Sxb

Nabadeey🖐🏽

AQOON AROOR

17 Sep, 16:26


Xaqiiq waxaa ah inay dadku kala duwanyijiin,waayo qof baad arkaysaa wax buu xiisaynayaa lkn qofkankale waxaasi macno uma samaynayso.

layaab maleh oo ilaahay baa siyaabo kala duwan u abuuray dadka  fikir ahan ,samays ahaan iyo caqli ahaanba.

Waxaan uga socdaa hadii aad aragto qof kaa fikir duwan halayaabin waayo wadkala duwantihiin oo labo qofbaad kala tihiin.

Lkn ogow waxaa jira marwalba xuduud aan la dhaafi karin.


Fiid WanaGsan Saaxibayaal

AQOON AROOR

16 Sep, 15:59


Habeen wanaagsan Saaxibayaal

Soo laabasho wacan

AQOON AROOR

29 Aug, 13:17


Qofka dadnimadiisu waxa ay ku xiran tahay Alle ka cabsigiisa, dhaqankiisa iyo caqiidadiisa, ee ma ahan qoloftiisa sare ee weyn.

— Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil.

AQOON AROOR

29 Aug, 08:14


تاكد ان الفشل لايعني انك انسان فاشل...

Fashalka kusoo maraa ma ahan in aad tahay faashil ee waa in aad kasbato khibrad iyo waaya aragnimo...

Ma ahan in aad ku fayso markale .. mana ahan in aadan markale awoodin guusha ...

Guushaada ayeey xasuusanayaan dadku magaranayaan imisa jeer ayaad kuftay ka hor inta aadan soo gaarin heerka aad joogto hadda...

Mana jiro qof guulaystay oo aan horay ufashilmin...


🌹🍃Subax wangsan 🍃🌹

AQOON AROOR

20 Aug, 11:27


𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 [4]

Qoraxdu masoo baxdo 2 jeer Maalintii
Noloshane Waa Sidaas oo Kale 2 Jeer fursad kuma siiso Inta aad Nooshahay Ka Faideeso Waqtigaga🕜

❤️🦋🤍

AQOON AROOR

06 Aug, 17:43


Talo_waayeel_weelayn_ayey_inooga_baahan_tahay


FiidwanGsan ZaaxibayaaL🕊

Join Channel 👉🏿 @AQOON_AROOR

AQOON AROOR

06 Aug, 17:29


𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 [3]

Dadkii wanwanaagsna mid kamida waxa uu leeyahay ( ha fikirin wax badan lkin wax badan Alle danbi dhaaf waydiiso,
ilaahy waxa u ku furaa danbi dhaaf iyo istqfaar, Albaabo Aan ku furmeen fakir dheer )  
أستغفر العظيم📿

❤️🦋🤍

AQOON AROOR

04 Aug, 12:48


Time managment
(maamulka waqtiga).      إدارة وقت

— Sh mustafe Xaaji ismail


Owner: @Abdinasir_Ali_yusuf

AQOON AROOR

04 Aug, 11:52


𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 [2]


إذا لم يكن لديك شيئاً تعطيه الآخرين فتصدق بالكلمات الطيبة والابتسامة وخالق  الناس بخلق حسن💥

“Haddii aysan agtaada oolin wax aad siiso dadka,  sadaqeyso kalimadaha wanagsan iyo dhoolo cadeynta, dadkana dabeecad wanagsan kula dhaqan”.

❤️🦋🤍

AQOON AROOR

04 Aug, 06:56


Dadku laba arrimood waa kaaga Cararaa (Fogaadaa).

— Mubarak Hadi

AQOON AROOR

04 Aug, 06:37


𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 [1]

“Fikirka iyo wakhtigu waa laba shay oo qaali ah, ha ku bixin wax aan qiime sare aan kuu lahayn”

❤️🦋🤍

AQOON AROOR

03 Aug, 06:42


Adduunyo Saddex Baa Utaliso:
1- Nin Caqli Leh.  
2- Nin Cilmi Leh. 
3- Nin Lacag Leh.

🌹🍃Subax wangsan 🍃🌹

AQOON AROOR

03 Aug, 06:39


Wacyiga_Bulshada__
Social_Awareness🎥

— Sh Xamse Xabiib

AQOON AROOR

03 Aug, 06:26


Bahda @AQOON_AROOR cafwan waan
Idinka raalligelinaynaa Hakadka iyo Mashquulka maalmahaan dhacay,
Waad ku mahadsantihiin la joogiinna 
Iyo dhiirigelintiinna, soo noqod wacan.

“𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮-𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶, 𝗯𝗲𝗿𝗿𝗶 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶”

𝐎𝐰𝐧𝐞𝐫: ☞︎︎︎ @Abdinasir_Ali_yusuf