Guryosamo

@guryosamosom


Guryosamo

22 Oct, 06:33


https://www.facebook.com/share/p/4bvC8sucjAAEMPnL/

Guryosamo

21 Oct, 10:50


https://docs.google.com/forms/d/11NORcvBIU1VPhQho59LZH4E46BQ-jydUxE60JK_we8A/edit

Guryosamo

20 Oct, 16:57


Hooyooyinka uurka lahoow Dr. Maryama ku xirnaada oo fariisata Horseed Hospital oo ku yaal dhabarka dambe ee Jowhara Hotel Km5 wax badan ayaad ka faa'iidaysaane Insha Allaah.

Guryosamo

19 Sep, 05:06


https://www.facebook.com/share/p/zA7RZ7o3QaGx2y2A/?mibextid=oFDknk

Guryosamo

02 Aug, 16:35


Sheekh Cabdi Xayyi Sheekh Aadam Xasan oo ku hadlaaya Afka Culimadeenna ayaa ka codsaday Bulshadeenna Banaadir in Barri Galab ay ku soo tukadaan Beerta Banaadir oo bilaash lagu soo gali doono, kana soo qaybgalaan Ducada iyo Qur'aan Akhriska Walaakeen Ismaacl Haniya.

F.G:- Sheekhu waxaa kale oo uu ka codsaday Reer Muqdisho in ay soo qaataan Kitaabka Qur'aanka iyo haddii ay heli karaan Calamada labada Waddan, isagoona intaas raaciyay in Walaalkeen uu aad u jeclaa Bulshada Soomaaliyeed.

Faldan Share garee oo la wadaag asxaabtaada.

Guryosamo

31 Jul, 17:02


Dhakhaatiir aad loo wada jecelyahay ayaa kuu ballansan ee ka faa'iidayso kulankaan oo hadda iska diiwaangali link-gaan hoose.

https://forms.gle/tomuLnEuBXjh5GFe6

Guryosamo

28 Jul, 07:47


Kulankaan wacyigalinta ah waxaa loogu talagalay ๐๐š๐๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ, waxaana marti ku ah ๐˜ฟ๐™ค๐™˜๐™ฉ๐™ค๐™ง ๐™ˆ๐™–๐™ง๐™ฎ๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™—๐™™๐™ช๐™ก๐™ก๐™–๐™๐™ž ๐™Ž๐™. ๐™‰๐™ค๐™ง. Fadlan ku dhufso link-gaan hoose oo iska diiwaangali.

https://forms.gle/tomuLnEuBXjh5GFe6

Guryosamo

26 Jul, 17:26


https://www.facebook.com/share/p/79qFD6JJrBrh77wN/?mibextid=oFDknk

Guryosamo

21 Jul, 04:39


https://forms.gle/tomuLnEuBXjh5GFe6

Guryosamo

16 Jul, 19:21


Kulanka rag iyo dumarba waa imaan karaan, faa'iidadiisuna waa badanyahay Insha Allaah.

Guryosamo

29 Jun, 05:12


Kulanka Dhallinyarada ee Sheekh Xasan Al-waajidi waa Galabta Sabtiga iyo Beerta Banaadir, dadkana waa la koobay ee la xiriir WhatsApp 0615207721.

Guryosamo

01 May, 14:27


Guryosamo waxay u diyaarisay Gabdhaha Muqdisho Xirfaddaan muhiimka u wada ah, waxayna kala xiriiri karaan 0615509556

Guryosamo

09 Mar, 11:28


Reer Muqdisho yaan loo kala hadhin Bandhigga Buugga Hadhiwaa ee Maxamed Haldoor kaas oo Caawa 06:00Pm ka dhacaya Afrik Hotel iyadoo cidwalba ay imaan karto Insha Allaah.

4,405

subscribers

168

photos

48

videos