AL XAKIIM CHANNEL @al_xakiim Channel on Telegram

AL XAKIIM CHANNEL

@al_xakiim


Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa.

Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan
@Abdalle_Yuusuf

AL XAKIIM CHANNEL (Somali)

AL XAKIIM CHANNEL waxa uu ah kanal lagu dhiiri geliyo dadka muslinka ah ee doonaya inay gaadhaan heerka sare ee Iimaanka. Kanalka waxa uu si fiican ugu dhiirrigeliyaa dadka ku nool dalka Soomaaliya iyo kuwa kaleba oo dhammaan ay la kulmaan in ay ka shaqeeyaan Iimaanka iyo xikmadda dhabta ah. Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxaa si fudud loogu soo gudbinaa tusaalooyin iyo macluumaad culus, taas oo ka caawin kara dadka inay noqdaan muslinka qof kasta oo doonaya inuu wax ka baro iyo wax ka taqaano Iimaanka. Waxaadna si toos nagala soo xiriiri kartaan @Abdalle_Yuusuf si aad u hesho macluumaad dheeraad ah iyo tusaalooyin Iimaan ah oo ku saabsan nolosha muslinka. Haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato fursadkan ayaa nagala soo xiriirin doono channelka xakiiim ee ah kanalka ugu wanaagsan ee lagu dhiirrigeliyaa dadka muslinka ah.

AL XAKIIM CHANNEL

03 Jan, 05:20


Maanta waa maalin Jimca ah sidaa darteed aanbadino salliga Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam.
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

https://t.me/Al_Xakiim

AL XAKIIM CHANNEL

03 Jan, 03:06


My fav. Sheikh mustafe haji ismail harun💚

Waqtiga aan ka fa'idaysano dhalinyaro🥲

AL XAKIIM CHANNEL

02 Jan, 18:06


❀𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧❀
🌙💠𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️💠🌙
➽ @Al_xakiim
➽ @Quruxdaislaamka
➽ @Hidaayatu_Rabi
➽ @hogaan_Dumar
➽ @Dhaqan_wanaag
➽ @TAMARSIINTARUUXDA
➽ @Diinteenna_Macaan
⟣⃟⸻⚀♦️
𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
➽ @XikmadoSom
➽ @Dhiiragaliye
➽ @AishaAhmed99
➽ @QalbiDhaye143
➽ @kalimakariim
➽ @xaqiiqadanolosha
➽ @Albaanichannel252
➽ @Ruuxda
➽ @dareenbulsho
⟣⃟⸻⚀♦️
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
➽ @Dareen_side
➽ @Hasancaashaq
➽ @Mohametahmed
➽ @Noqoxiddig
➽ @DunnidaSuugaanta
➽ @qalbiyadeena
⟣⃟⸻⚀♦️
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
➽ @maanhage
➽ @farsamada
➽ @KobciAqoontaada2
➽ @guuleyso11
⟣⃟⸻⚀♦️
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
➽ @somalibooks
➽ @Somalilibrary
➽ @kobciyebooks
⟣⃟⸻⚀♦️
https://t.me/Somalienglish3

AL XAKIIM CHANNEL

01 Jan, 18:25


Waddada xalaasha ah waxaa ka jira dhib ay ragga uun qaadi karaan, marnaba ha noqon qof barkintiisa narkada balse noqo qof adag oo noloshiisa maareyn kara oo isku filnaan kara.

AL XAKIIM CHANNEL

01 Jan, 13:17


DHIIRAGELIN MAALINLE:
"Noloshu waa 10% waxa kugu dhaca iyo 90% sida aad uga jawaabto."

AL XAKIIM CHANNEL

31 Dec, 17:58


Midkasta oo kaa aamusan micnaheeda ma ah in uu ku nacay, kaa xiiso dhigay, danihiisa kaa gaaray, laakiin waxaa jiro karto dhibaato marka uu ku baranaayey aan haysan ee dib kaga soo dhacday.

AL XAKIIM CHANNEL

30 Dec, 17:15


BAAQ NABADEED

1 Team somali Telegramers
waxa ay baaq nabadeed usoo jeedinayan umada soomaliyeed gaar ahaan deeganada maalmihii ugu dambeyay ay kaa socdeen dagaalo beeledyo macno la'aan oo la isku dilayo wax aan macno lahayn, dagaaladan sidan ah islaam ahaan uu alle naga xarantimeyay isagoo kitaabkiisa Qur aanka ku yiri :

وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا

"Qofkii qof mumin ah dila si ula kac ahne u dila abaalkisa waa jahanamo wuu ku waaraya oo ilaah baa u caroonaya ilaahey baa lacnadaya waxana loo diyaarinaya cadaab weyn"


Iyadoo aynu rumeesanahay ayaadas oo aynu sheeganeeno dad muslimiin ah hadane aynu isku dilno rer hibil waa wax ayaan daro ah

"Dagaal wiil kuma dhasho ee waa uu ku dhinta"

Dhalinyarada somaliyeed waxaan ugu baaqeyna in ay ka baqsadan hurinta iyo ka qeeb qadasha dagaladas socda taas badalkeeda ay ka qeeb noqdan sidey nabad ugu soo dabaali lahaayen dagalas socda

"Nabad ayaa naas la nuuga leh"

Ugu danbeyn waxaan alle ka baryeyna in uu walalahas somaliyeed qalbiyadooda isu dubo dagaladas socdane ay halkaas ku joogsadan insha'allah

AL XAKIIM CHANNEL

29 Dec, 18:03


Ha quusan hana isku dhiibin ayaamaha dhibtu timaado, hase ahaatee taa caksigeed samee oo u Adkeyso waadna ka gudbi maalin uunna waad guuleysan hadafkaagana waa xaiijin keliya yoolkaada iyo hadafkaada haka tanaasulin Allaahna la kaasho.

AL XAKIIM CHANNEL

29 Dec, 03:49


Ha ka walwalin mustaqbalka waayo gacanta Rabbi naxariis badan ayuu ku jiraa, Ahaaw qof debecsan, dabeecad wanaagsan oo aan isla weyneyn, ahaaw adiga, Oo bilaaw maalin qurxoon oo xasiloon.

AL XAKIIM CHANNEL

28 Dec, 17:14


Farxaddu waa xusuusinta maalin walba in noloshu ay tahay hadiyad oo daqiiqadahaaga ku bixi inaad sameyso waxyaabo kalgacal iyo yididiilo leh❤️

AL XAKIIM CHANNEL

27 Dec, 16:32


اللهٌم في آخر جمعة من هذا العام.
نسألُك أن تُقر أعيُننا بما نرجوا.
إنك على كل شيء قدير ♥️

AL XAKIIM CHANNEL

25 Dec, 04:05


Salaadda Fajarka marka uu Nabigu ﷺ tukado ducooyinka uu ku ducaysan jiray waxaa kamid ah:

اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً وَرِزْقاً طَيِّباً وَعَمَلاً مُتَقَبَّلاً

In ilaahay SWT uu siiyo cilmi naafic ah, risqi wanaagsan iyo camal la aqbalo.

AL XAKIIM CHANNEL

24 Dec, 18:07


Hadii aad isticmaashid WhatsApp waxaa idin furnay group aan idinkugu soo gudbino qormooyin maalinle ah, si aad ugu biirtid linkiga hoose raac:
👇👇👇👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/J7OAmYwY4X15sybc9WmDT5

AL XAKIIM CHANNEL

24 Dec, 18:03


Si kasta oo uu kuu jecel yahay marba haduu qiimaha aad leedahay garan waayo ka dhaqaaq qofkaas oo dibna ha ugu laaban waayo qof maanra qiimahaaga garan waayey berri qiimahaagu garan maayee.

AL XAKIIM CHANNEL

22 Dec, 17:53


Ha xukmin hadda mustaqbalkaaga, Anbiyadaba waxay raaceen ari ka dibna waxay hogaamiyeen umad. Waxaa hareerahaaga imaanaya dayicitaan iyo murugooyin maadaama salaadda daryeelkeedu kugu weyneyn, salaadduna waa mid kugu hageysa liibaanta. Sidee buu uliibaanayaa qof aan dukaneynin!.

AL XAKIIM CHANNEL

22 Dec, 16:01


Waxaa halkaan Hambalyo uga dirayaa mid ka mid ah team-keena ahna Abtigeyga Qaali Eng Abdulkadir Uukow oo ka qalin jebiyey xeerka koowaad ee jaamacadda. Abti Cilmiga aad baratay Allaah haaaga dhigo midkii aad aduunyo iyo aakhiraba ku anfici lahaa.

Channel-ka Eng Uukow waakan ku biir.

AL XAKIIM CHANNEL

21 Dec, 10:58


Dhib walibo oo kugu dhaca inta aad dunida joogtid maalin maalmaha ka mid ah ayuu kuu noqon doonaa xasuus iyo wax aad ka sheekeysid, keliya u samir isla markaana noqo qof adag oo u adkeysta dhibta yari ee kusoo waajahda.

AL XAKIIM CHANNEL

20 Dec, 18:52


Ha u bedelin midabkaaga iyo naftaada si dadku kuu jeclaadaan, ahow qofka aad tahay dadka saxda ah ayaa ku jeclaanaya ilaa dhamaadka nolosha.

AL XAKIIM CHANNEL

19 Dec, 17:19


In aad qof adag noqotaa waxay ubaahan tahay inaad u diyaar garowdo oo aad heegan u ahaato inaad mar walba badiso dulqaad iyo sabar.

AL XAKIIM CHANNEL

18 Dec, 17:17


Qofna haku xukumin noloshiisa hore waayo Amiirul Mu'miniin Cumar Bin Khadhaab wuxuu ahaa markiisii hore qof gaal ah wuxuuna noqday Amiirka Muslimiinta, waana sidaas noloshu marba marxalad cusub ayay yeelataa.

AL XAKIIM CHANNEL

15 Dec, 17:37


Farqiga u dhaxeeyo gabdhihii hore iyo kuwa hada.
Kuwii hore abwe sawirka i xafid qofna ha iga tusin,
Kuwa hada profileka isaaro hada i jaceshahy.😁😂

AL XAKIIM CHANNEL

21 Nov, 18:02


🔰🔰𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗠𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶d𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗶d𝗶𝗻 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮.

☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
☠️👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿 ☠️
☠️👉🏿👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👇🏻👇🏻👇🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻👇👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿 👉🏾👉🏽 CLICK HERE 👈🏽👈🏾👈🏿 👈🏿☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻 👆👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👆🏻👆🏻👆🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👈🏿☠️
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

🟫🟨🟡JOIN ALL🟩🟥JOIN ME🔵🟦⬜️

AL XAKIIM CHANNEL

20 Nov, 03:38


Salaadda subax marka uu Nabigu ﷺ tukado ducooyinka uu ku ducaysan jiray waxaa kamid ah:

اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً وَرِزْقاً طَيِّباً وَعَمَلاً مُتَقَبَّلاً

In ilaahay SWT uu siiyo cilmi naafic ah, risqi wanaagsan iyo camal la aqbalo.

AL XAKIIM CHANNEL

19 Nov, 18:49


Ads 🔺✖️ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

📢 Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100% 

ADDEEGYADA STAR TECH

➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

➡️  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

➡️Hal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1️⃣ 👍

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

AL XAKIIM CHANNEL

19 Nov, 03:41


Subax wanagsan hadii uu waagu caafimaad qab kuugu baryay alle SWT u mahad celi oo dheh alxamdulilah.

AL XAKIIM CHANNEL

18 Nov, 19:39


قال أمير المؤمنين علي بن أبي طالب رضي الله عنه: "إِذَا تَمَّ الْعَقْلُ نَقَصَ الْكَلاَمُ".

Amiirul Mu'miniin Cali Binu Abii Dhaalib Allaah ka raali noqdee waxa uu yidhi: "Caqliga marka uu dhammeystirmo hadalka wuu yar aadaa".

AL XAKIIM CHANNEL

17 Nov, 19:32


Haka raadin qiimahaaga indhaha dadka ee karadi damiirkaga, Markuu damiirku nasto meesha u tagan yahay kor buu uga qaadma.

AL XAKIIM CHANNEL

17 Nov, 17:29


Sawirkani haddii aan sharaxaad kooban idinka siiyo waxa aad ku arki kartaa qof Muslim ah oo sujuudsan, mid kale oo kristan ah oo dusha ka saaran muslimka sujuudsan iyo nin kale oo yahuudi ah oo ku kor taagan labadoodaba (Qofka Muslimka ah iyo Kan Kiristanka)!.
Sawirkani haddeer waxa uu yaalaa madxafka Spain.
Wiil dhalinyaro muslim ah baa mar wax laga weydiiyey aragtidiisa ku aaddan sawirkan isagoo soo koobay warcelinta weydiintaas ayaa wuxuu yiri: "dulligii Nabiga SCW uu inoo sheegey 1400 sano ka hor baa maanta nagu habsaday markii aan ka tagnay diinta".
Nin kale oo dhalinyaro ah oo Yahuudi ah baa markiisa wax laga weydiiyey aragtidiisa sawirkaan wuxuu isna ku warceliyey: "Muslimiinta maanta xaalkooda waa sidaan, balse haddii ay kacaan dhamaanteen waa dheceenaa yacnii waa burburi doonnaa".

Su'aasha isweydiinta mudan ayaa waxey tahay ilaa iyo goorma ayaynu iska dulqaadi doonnaa dulmiga ay Nasaarada iyo Yahuudda nagu hayaan ileen sidaan maba sii ahaan doonnee?!

AL XAKIIM CHANNEL

17 Nov, 14:21


"Rajo walbo aad ledahy malin un waad garaysa waa markaad mar walba rabbigaga talo saratid🤍💐

¹⁷.¹¹.²⁰²⁴🌷

AL XAKIIM CHANNEL

15 Nov, 17:56


Marnaba adigu ma beddeli kartid waxyaabaha lasoo dhaafey balse waxaad beddeleysaa mustaqbalka oo ah halka rajada nolosha ay ka iftiinto.

AL XAKIIM CHANNEL

15 Nov, 08:24


Maanta waa maalin Jimca ah sidaa darteed aanbadino salliga Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam.
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

https://t.me/Al_Xakiim

AL XAKIIM CHANNEL

15 Nov, 08:24


من سنن يوم الجمعة

١:- التسوك
٢:- الإغتسال
٣:- التطيب
٤:- لبس الجميل
٥:- التبكير
٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم
٧:- قراءة سورة الكهف

Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo

1:- inaad cadeysato
2:- inaad qubeysato
3:- inaad is udgiso (carfiso)
4:- inaad dhar qurxoon xerato
5:- inaad masajidka xilli hore tagto
6:- inaad ku saliso Nabiga SCW
7:- inaad surat Al-kahfi akhriso

AL XAKIIM CHANNEL

AL XAKIIM CHANNEL

14 Nov, 18:12


𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏
━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
📖 @Diinteenna_Macaan
🌟 @Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
🌼 @Hidaayatu_Rabi
🌸 @hogaan_Dumar
🌺 @Dhaqan_wanaag
💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
💡 @XikmadoSom
🏅 @Dhiiragaliye
📚 @AishaAhmed99
🧠 @QalbiDhaye143
📘 @kalimakariim
📝 @xaqiiqadanolosha
🔥 @Albaanichannel252
🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
💬 @Dareen_side
❤️ @Hasancaashaq
💫 @Mohametahmed
🦋 @Noqoxiddig
🌟 @FAAIDOCHANEEL
🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━
🎓 AQOON & FASAALO 🎓
📖 @maanhage
🛠 @farsamada
🎓 @KobciAqoontaada2
🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━
📚 BUUGAAG 📚
📚 @somalibooks
🏛 @Somalilibrary
📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━
🌐 JOIN ALL CHANNELS
━━━━━━━━
💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫
━━━━━━━━
📲 [Dareen Side]
Sponsored by
https://t.me/Dareen_side

AL XAKIIM CHANNEL

14 Nov, 16:17


Ogow akhristow in Aduunka Uu ka maqan yahay fikirkaagu maanta Qofka uu Aduunku tabaayo uu Adiga yahay waxaa hubaal ah in haddii aad manta fikirkaaga ku darsato Dunida in ay ku xusi doonaan maskax kasta oo dunida soo marta kuno akhriyi doonto il kasta oo wax akhridaa, Aduunkuna wanaagaagii kugu xasuusan doono hadalkaagana baalasha bugaagta guusha lagu qori doono.

AL XAKIIM CHANNEL

13 Nov, 12:49


سَيَجعَلُ اللَّهُ بَعدَ عُسرٍ يُسرًا🥹

AL XAKIIM CHANNEL

13 Nov, 12:49


إِنَّ رَبِّي قَرِيبٌ🤍

AL XAKIIM CHANNEL

13 Nov, 12:41


"❤️

AL XAKIIM CHANNEL

13 Nov, 08:13


Nin ayaa usoo galay goob uu Sheekh Ardaydiisa ugu akhrinayay Kitaabka Saxiixul Bukhaari kadibna Ninkii ayaa sheekhii ku yiri "Dadka ku sugan galbeedka waxay u hayaameen dhanka dayaxa adigana waxaad sharraxaysaa Saxiixul Bukhaari".

Sheekhii ayaa ku jawaabay "oo arrintaas miyaa wax lala yaabo ah waa makhluuq makhluuq kale gaaray annaguna waxaan doonaynaa in aan gaarno khaaliqa!".
wadaadkii oo hadalkiisa sii wata ayaa Ninkii habaawsanaa usii raaciyay "laakin ma ogtahay mufliska kaliya ee noo dhaxeeya waa adiga dayaxana wax kama gaarin Saxiixul Bukhaarinana nalama akhrisan".

AL XAKIIM CHANNEL

13 Nov, 03:50


Amiirul Mu'miniin Cali Binu Abii Dhaalib Allaah ka raali noqdee waxa uu yidhi:
"Dadku waa sadex nooc;
-Caalim rabbaani ah.
-Qof wax barta oo ku jiro dariiqa badbaadada.
-Dad aan waxba tarin oo raaca qof kasta oo hadla".

AL XAKIIM CHANNEL

13 Nov, 02:55


أصبحنا وأصبح الملك لله رب العالمين، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير ، رَبِّ أسْـأَلُـكَ خَـيرَ ما في هـذا اليوم وَخَـيرَ ما بَعْـدَه ، وَأَعـوذُ بِكَ مِنْ شَـرِّ ما في هـذا اليوم وَشَرِّ ما بَعْـدَه، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنَ الْكَسَـلِ وَسـوءِ الْكِـبَر ، رَبِّ أَعـوذُ بِكَ مِنْ عَـذابٍ في النّـارِ وَعَـذابٍ في القَـبْر.

#لاتنسى_اذكارالصباح

AL XAKIIM CHANNEL

11 Nov, 09:57


Haddii aad ogaan laheyd sida fudud ee ay dadku kuu ilaabi doonaa geeridaada ka dib wllhi qof aan Allaah ahayn ma raali gelin lahayn.

AL XAKIIM CHANNEL

09 Nov, 15:53


Haku tiir sanaanin waqtiga waayo waa mid socda oo aan joogsan ilaa Qiyaamaha laga gaarayo, hana ku tiir sanaanin jaceylka waayo waa mid dhiiran, hana ku tiir sanaanin aadanaha waayo waa kuwo qiyaamo badan isla markaana aad isku baddalay, hase ahaatee ku tiirsanow Rabbiga Caalamiinta.

AL XAKIIM CHANNEL

08 Nov, 19:00


La fadhiisiga dadka cilmiga u saaxiibka ah waxaa laga faa'idaa la fadhiiso cilmi iyo waayo aragnimo.

AL XAKIIM CHANNEL

08 Nov, 16:16


"Xaaskaaga guriga ku canaano, qaraabada hortooda a ugu mahadceli, dadka hortoodana ku amaan, kuna faan Carruurtaada hortooda, si qarsoodi ahna ula guurso"😅.

AL XAKIIM CHANNEL

07 Nov, 14:49


Hadal yar oo xikmad leh ayaa ka qiimo badan dood iyo buuq badan oo jaahilnimo ah.

AL XAKIIM CHANNEL

07 Nov, 03:17


"Waxaa laga yaaba in aad Shey aad dhibsaneysaan sheygaasna oo uu kheyr idiin yahay, sidoo kale waxaa laga yaaba inaad wax ama shey jeclaataan sheygaasna oo uu shar idiin yahay. Alle ayaa og, idinkana ma ogidiin."

Alle qorshihiisa ayaa marwalbo, ka qurux badan qorshaheena marka dadow joojiya deg degga badan Allaahna aan talo saarano.

AL XAKIIM CHANNEL

06 Nov, 18:07


Marka aad doorato rajada, wax walba waxaa kuu suurtagalaysa waxa aad rajeyneysid.

AL XAKIIM CHANNEL

04 Nov, 18:24


iska ilaali laba sheey inaad xustid ama dadka hortooda ka sheegtid waana: xumaanta dadka ay kuu geystaan iyo wanaagga aad dadka u sameysid.

AL XAKIIM CHANNEL

03 Nov, 11:34


Nin odey ahaa ayaa hadda ka hor wiilkiisa waxa uu kula dardaarmay laba shey oo kala ahaa: "Qof diidey oo aan dooneyn xiriirka Alle hala tacaamulin oo marnaba hadoonin adigana xiriirkiisa ee ka fogow, iyo Sidoo kale qof aad jeceshahay walibo si xad dhaaf ah hadaa u jeceshahay amaantiisa afkaaga haku badin".

AL XAKIIM CHANNEL

03 Nov, 08:50


Ilaaliya Salaadda haddii aan dooneyno liibaan aduunyo iyo aakhiro ah. Ilaaliya Salaadda haddii aan dooneyno inaan ku guuleysano aduunyada iyo aakhiro. Ilaaliya Salaadda si Allaah uu kuugu barakeeyo irsaaqaddaada noloshaadana farxad iyo yididiilo wanaagsan ay u dareento.

AL XAKIIM CHANNEL

02 Nov, 04:16


Garaadsashada maskaxdu ma ahan inay tahay mid Cilmi baaxad leh ay xanbaarsan tahay balse waa in garaadkaagu uu kugu xiriiryo Allaah.

AL XAKIIM CHANNEL

01 Nov, 18:27


Tuuji maskaxdaada oo ku dadaal inaad noqotid ama aad u shaqeysid sida dunida oo kale.

AL XAKIIM CHANNEL

01 Nov, 18:09


Markasta xusuusnow waxaad tahay hal qof laakiin waxaad u weyn tahay sida dunida oo kale.

AL XAKIIM CHANNEL

01 Nov, 15:29


Qofka guur-guuta ee ugu yaraan ku taagan hadafkiisa iyo halka uu u mari lahaa waxa uu ka degdeg badan yahay qofka rucleynaya ee aan lahayn wax ujeedo ah.

AL XAKIIM CHANNEL

01 Nov, 06:34


من سنن يوم الجمعة

١:- التسوك
٢:- الإغتسال
٣:- التطيب
٤:- لبس الجميل
٥:- التبكير
٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم
٧:- قراءة سورة الكهف

Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo

1:- inaad cadeysato
2:- inaad qubeysato
3:- inaad is udgiso (carfiso)
4:- inaad dhar qurxoon xerato
5:- inaad masajidka xilli hore tagto
6:- inaad ku saliso Nabiga SCW
7:- inaad surat Al-kahfi akhriso

AL XAKIIM CHANNEL

AL XAKIIM CHANNEL

01 Nov, 03:09


Maanta waa maalin Jimca ah sidaa darteed aanbadino salliga Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam.
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

https://t.me/Al_Xakiim

AL XAKIIM CHANNEL

30 Oct, 16:12


Ogow safar kasta oo dheer waxa uu ka bilowdaa hal talaabo oo aad horey u qaaddey, marka badi dadaalka iyo joogtayna safarka noloshaada ee dhinaca guusha illaa aad ka xaqiijiso guusha weyn ee aduunyo iyo Aakhiraba ku anfici doonta.

AL XAKIIM CHANNEL

28 Oct, 17:21


Si walba aad u qurux badan tahay hadiiba aad tahay qof dhaqankiisa uu xun yahay ogow wax qiimo ah kama lihid Allaah xagiisa iyo dadkaba. Wanaaji dhaqankaaga waayo Allaah wuxuu dhaalacdaa waa quluubta, sababtoo ah qofna ilaahay kuma qiimeeyo jismigiisa ama magaciisa amamuuqaalkiisa balse qof kasta Allaah wuxuu ku qiimeeyaa waa Qalbiga. Sidaas si la mid ah suubanaheena SCW waxaa ka haynaa hadalkii caan ahaa ee ahaa:"Waxaa la iisoo saarey inaan dhammeystiro Akhlaaqda" marka aanu wanaajiyo akhlaaqdeena iyo dhaqankeena hadii aan dooneyno inaan nolosheena ka nadbaadino Naarta iyo inaan nolosheena inoo iftiinto aduunyo iyo Aakhiro.

AL XAKIIM CHANNEL

28 Oct, 13:16


Jeclow naftaada xilli kasta iyo goor kastaba, oo sii dalbaadkeeda wanaagsan, oo waxaad garataa qiimaheeda ka hor inta aadan jeclaan ama aadan garan dadka kale nafahooda.

AL XAKIIM CHANNEL

27 Oct, 18:42


Qofkii arinkiisa ilaahay uga taga, ilaahay wuxuu siiyaa wax ka sareeya waxa uu rajeynayo kaliya waxay u baahan tahay sabar iyo dulqaad.

AL XAKIIM CHANNEL

27 Oct, 11:26


Waxaa soo dhacay buugii { Tik Tok Syndrome - متلازمة تيك توك } macquul miyaa in tik tok-gu badalo maskaxdaada gabi ahaanba si aanan ka soo kabasho lahayn !?
Buug cusub 2024 la daabacay waxaa qoray isla qoraaggii buugii - Jiilka jilicsan - الهشاشة النفسية ismaaciil Cafara.

waxaad ku arki doontaa caalamkaas cajiibka ah iyo saamaynta uu kugu yeelanaayo.

AL XAKIIM CHANNEL

24 Oct, 17:16


Haddii aad dooneysid inaad ogaatid wajiga dhabta ah ee dadka kale, keliya waxaad eegtaa sida ula dhaqmaan dadka kale ee aan ahayn adiga.

AL XAKIIM CHANNEL

23 Oct, 19:31


Ka faa'ideysl 9 kaan Oraah oo noloshada iyo adigaba Muhiim u ah.

1. Mugdigu wuxuu na siinayaa fursad aan ku aragno nuurka yaryar ee nolosha.
2. Riyada waxaa loo abuuray si loo dhiso adduunyo aan hadda jirin.
3. Habeenku wuxuu ku qariyaa maalinta si aan u ogaano qiimaha iftiinka.
4. Dhagax kasta oo dhulka yaal wuxuu xambaarsan yahay sheeko aan weli la qorin.
5. Haddii aad doonayso inaad fahamto waqtiga, la sheekayso saacad jaban.
6. Dabaysha ayaa siisa geedaha awood ay ku heesaan.
7. Haddii aad rabto inaad ogaato sirta biyaha, la sheekayso doonta ku socota."
8. Shanqadh yar oo xikmad leh ayaa ka qiimo badan buuq badan oo jaahilnimo ah.
9. Haddii aad rabto inaad la hadasho badweynta, baro luqadda mowjadaha.

AL XAKIIM CHANNEL

23 Oct, 06:44


Markasta oo aad xakameysid carradaada oo aad ku dadaasho aamusnaanta waa maraksta oo ay yaraadaan qaladaadkaaga.