Abdullahi dhaqane @abdullahidhaqane Channel on Telegram

Abdullahi dhaqane

@abdullahidhaqane


Kuma odhanayo qoraaladaydu waa kuwa ugu wanaagsan, lknse waxaan hubaa inaanad akhrintooda ku khasaarayn.๐Ÿค•๐Ÿ’™โœ

Abdullahi dhaqane (Somali)

Abdullahi dhaqane waa bog u dhow qoraalka, waxaana loo yaqaan abdullahidhaqane. Boggaan wuxuu si gaar ah uga faa'iideysan karaa dadka ku jira dhamaan dhaqanaha Soomaaliyeed. Xogta boggaan waxaa ka mid ah qoraalo aad u wanaagsan oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed, waxyaabaha aad ka helikarto, iyo macluumaad kale oo muhiim ah. Abdullahi dhaqane waa meel kasta oo ku habboon inaad ka heli karto macluumaad muhiim ah oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed. Haddii aad jeclaan lahayd inaad wax badan kala bartaan dhaqanka, Abdullahi dhaqane waa goob wanaagsan oo aad si fiican ugu fahmaan dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

Abdullahi dhaqane

21 Nov, 16:56


Ronaldo oo galabta YouTube-kiisa ku kala kacsaday wareysi uu la yeeshay MrBeast.

Ronaldo: Ma u malaynaysaa inaan ka sara mari doono YouTube subscribers-ka aad heysato ?

MrBeast: Maya!

Cristiano Ronaldo: Maxaad dareentay markii aan bilaabay kanaalkayga YouTube-ka?

MrBeast: "Waxaan filayay inaad gaari doonto 20-30 milyan bisha ugu horreysa, balse markii aad gaartay 60 milyan, waxaan is iri, 'Saadaadkoow, tani waa wax ka badan wixi aan helnay aniga iyo qof kasta oo kanaal YouTube sameystay."

MrBeast ayaa Ronaldo weydiiyay: Sidee dareentay markii followers-kaaga baraha bulshada ay gaareen hal bilyan!?

Ronaldo: "Guul muhiim ah, laakiin lama yaabin sababtoo ah waxaan ogahay jacaylka ay dadka iyo ciyaalka kubbadda cagta taageera ii qabaan! ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Isku soo wada duube wareysigaan waxaan ka ogaaday in YouTuber-leey yar & weyn ay isku caqli yihiin.

Abdullahi dhaqane

21 Nov, 12:09


Postiga hdi aad aragte isla markana aqrintisa jecleysate
Hala dhafin Like ta ๐Ÿ™๐Ÿปlove ta โค๏ธ mahadsanid

Abdullahi dhaqane

21 Nov, 12:09


Quraanka waxaa kusoo aroortay:
* In gabar aanan loo tegin ay dhashay.
* Islaan madhaleys ahayd ay dhashay.
* In dayaxa uu kala dhanbalmay.
* In badda ay Muuse (CS) waddo u furtay.
* In cunug hadda dhashay uu hadlay.
* Koox yarna ay ka guuleysatay koox badan.

Si walba ayaa naloogu sheegay in Ilaahey agtiisa wax ku adag aysan jirin, dadaalka la imow kadibna weydiiso adigoo leh iimaan ah inuu kaa ajiibayo.

Abdullahi dhaqane

21 Nov, 04:29


Asc axbabi subax wangsan
Waxn rajeynya inad ficntihin
Salan kadib waxn idnk codsany
Wiil wllken oo inga mida
Azxbta gurbka ah aya aabihis mudo ila dhawr bklod xnundnyhy
Xnunkisun usan sahlneyn
Mark waxn idnk codsnya si niyad sh inad ugu duceysan wllken ๐Ÿ˜ข

Aabbo allh u cafiyo cafmd tamm allh ha u siyo isgn qlbig allh ha u qabjiyo๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ข

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 19:19


Postiga hdi aad aragte isla markana aqrintisa jecleysate
Hala dhafin Like ta ๐Ÿ™๐Ÿปlove ta โค๏ธ mahadsanid

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 18:39


Dabada waxaan helay qof ii waydiiya waxaan ii dhiba iyo waxa iiroonโค๏ธ
Dabada waxan helay qof daqiiqada uu hello ay ka go'aan tahay in uu ilaa qaato โค๏ธ
Dabada waxaan helay qof aan uu ilmeeyo farxadawged ma ahane murug aan iibadinโค๏ธ๐Ÿ˜
Waxan hellay qof qoraalkayga ka fhmaya xaalada kuu suganhyโค๏ธ
Waxaan helay dabada qof indhaha iiga fhmaa โค๏ธ
Wallahi hadan ogaan lahaa qofkan in uu ii dambeeyo mar horaan Iska kaa fasixilaha Wllhi๐Ÿ˜Œ

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 18:38


Postiga hdi aad aragte isla markana aqrintisa jecleysate
Hala dhafin Like ta ๐Ÿ™๐Ÿปlove ta โค๏ธ mahadsanid

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 18:19


"Waa ibtilo Jacayl e',
Naagtii la aroosaba
Adigaan ku moodaa".๐Ÿ’”๐Ÿคฆโ€โ™‚๏ธ


@AbdullahiDhaqane9

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 17:19


Mahmahyo banaadiri :
1- Canjeero sey u kala koreysaa loo kala qaadaa

2- Luuq luuq maroow laasim laamigaas imaahaa

3- Ishiis laga arkaa ushiis lagu tumaa

4- Mundul ninkii dhisayaa kaweyn

5- Wareer cawo waa loo waaberiistaa

6- Nimaan jiifka ku xaarin jiro ma heeso

7- Meel libaax soo galay lo' ma joogeyso

8- Maseeroow moos batiiq waaye

9- Adduunyo adoogaa hakuu jilciyo adna ku joog-joogso

10- Bun haddii la waayo beddelkiisaa la helaa

11- Adduunyo kaa iilatay looma ooyo

12- Ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa

13- Keligaa waalo wareer waaye halagula waasho wanaag waaye

14- Waaw ninkii dhaho usaa laga warsugaa

15- Balaayo ku haysato abow abow ma looga baxo

16- War la uunba uunbeeyo washkaxaa karoon

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 16:50


Postiga hdi aad aragte isla markana aqrintisa jecleysate
Hala dhafin Like ta ๐Ÿ™๐Ÿปlove ta โค๏ธ mahadsanid

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 16:46


Haddii ay gabadh u oydo guul darro ay ka qaadey jaceylkaada i aamin gabar kale kuma jeclaan doonto sida ay kuujecleed iyada ๐Ÿ˜ญ.

Ilaali gabadha sida dhabta ah kuujecel ee hada aad nasiibka kuheshay, irumeyso maanta maheleysid mid dhab kuujeclaata ilaa dan mooyee.

Hadad igu raacsantahay like ๐Ÿ‘love โค๏ธ haka ilawin postiga

@AbdullahiDhaqane9

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 16:34


Raaguu ma'ooyaan oo dhibaatadooda kama shekeyan talow halkeey kuu nafisaan ?!

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 15:57


Waan ku salaamay saaxiib

"Marka aad murugooto waxa aad aaddaa qofka dadka kuugu jecel, marka aad faraxdana ka aad kan dadka ugu jeceshahay, nasiib ayaad leedahay labada jeerba haddii aad isku hal qof uun aaddo."

Dhigane xiiso iyo xamaasad gaar ah leh! ๐Ÿ–ค

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 15:04


Alxamdullilah โค๏ธ dheh xitaa hadad dhexda katagan thy masiibo aadd uu wayn .
Alxamdullilah โค๏ธ dheh hadey kuu sugnaatay nimca rabi dhan .
Alxamdullilah โค๏ธ dheh hadan waqtigan noo shahay . Sabab to ah dad ayaa waqtigoda hada ku eg yahay .
Alxamdullilah โค๏ธ dheh hadad cafimaad qabto.sabab to ah dad aya nolol iyo geeri uu dhaxeeya.
Alxamdullilah โค๏ธ dheh hadad lex dada lexad qabto .sababto ah dad aya heysan dhaman .
Alxamdullilah โค๏ธ dheh hadaad caqli qabto. Sababto ah dad aya dhimirka la' garashadana lahayn.
Alxamdullilah โค๏ธ dheh haduu walidka kuu noolyahay .sabab to ah dad aya aduunka kali ku ah aan waalid haysan.
Alxamdullilah โค๏ธ dheh haduu kuu baryo waaga Wll ๐Ÿ‘ adigoo cafimad qaba waqtina laguu siiyay.

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 14:50


Waxaan wali xusuusta
Waqtigaan is baraniyo
Kulankeni koobaad
Wadnahayga laabtiyo
Qalbigayga kama go'in
Caashaqan wadagniyo
Kalgacaylki waayaahaโค๏ธ๐Ÿซ‚

Abdullahi dhaqane

20 Nov, 07:12


Mucjioyinka quraanka waxa kamida
‏" ู„ุง ุชู‚ู†ุทูˆุง ุŒ ู„ุง ุชุญุฒู†ูˆุง ุŒ ู„ุง ุชู‡ู†ูˆุง ุŒ ู„ุง ุชูŠุฃุณูˆุง "
Ha quusanina hamurugonin ha walwalin marwalba rajo iyo meel aad ku nafisto ayu  kusinaya aayad walban waa risaalo dhamystiran quranka hada macnahiisa ad fahamto hadal uu qof kugu dhiri galiyey waka maarmi doonta waxa kugu filnan donto dhirigalinta io bogadinta rabiga๐Ÿ’—๐Ÿฅน๐ŸŒธ

Abdullahi dhaqane

19 Nov, 11:03


Hadii Nin walba oo aad Sawir lasoo gasho aad leedahay Walaalkeygi aan jeclaa weeye, yaad guursan oo goormaad guursan?๐Ÿคฃ

Abdullahi dhaqane

19 Nov, 10:59


Dhlinyarta samnkan dhanka raga marki la firsho waxba ugu wata raga nimda waa 20 sano wixi ka hoosey iyo 50 wixi kasreya

Yaah gabdhow nin raga hada rabtan intas ku eegthy hy dhahda balnkenu waa intas๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

7,573

subscribers

435

photos

34

videos