Dhanka kale waxa uu ku xunyahay dadka rabay in dulsaarka la dhimo wax badan waayo hadda Intrestgu wuu sarreeyaa oo lacag qaadashada ayaa qaali ah, halka uu soo jiidanayo maalgashatada adduunka si ay u maalgashtaan Maraykanka.
Si guud waa war DXY Bullish xooggan ka dhigaya, EU, GU, Gold, BTC, ETH, S&P500 iwm hoos ayuu u dirayaa, wayna ku adkaan doontaa inay kor u kac sameeyaan.