Noqosaalixad @noqosaalixad234 Channel on Telegram

Noqosaalixad

@noqosaalixad234


Astaan u ahow wanaaga
Asturo xubnahaga qaawan
AJiib rabiga adeec
Asli iyo noqo mid sareysa

By Noqo saalixad

Contact: https://t.me/najma_abdirahman

Noqosaalixad (Somali)

Noqosaalixad waa saldhig u ah astaan u ahow wanaaga, asturo xubnahaqa qaawan, ajiib rabiga adeec, asli iyo noqo mid sareysa. Kanalkan waa goob u dhalatay dadka jecel ee doonaya inay noqdaan mid sareysa oo ka duwan. Noqosaalixad waa goob ku baxa astaan u ahow wanaaga iyo macluumaadka aad u baahan tahay si aad u ogaato asturo xubnaha qaawan iyo ajiib rabiga adeec. Halkan waxaad ka heli kartaa asturaadka ugu awoodda badan ee dunida. Astaanta wanaagsan ee kanalkan waxaa loo sameeyay Noqo saalixad, qofka keliya ee dhabta ah ee ka dhexeeya aqoonta iyo xikmada. Haddii aad rabto inaad ka heli kartid asturaad aad u qurux badan oo ka duwan, Noqosaalixad waa meesha loogu talagalay. nnWaxaad isdaba maraysaa astaamaha qaar ee dhex martay adeega, wanaagsan, iyo qaawisiga. Marka aad ka heli kartid astaamahaas, fahamkaaga oo dhan waxaa ka dhigaysa inaad noqoto mid sareysa. nnKanalkan waxaa la mid ah goobaha ugu uumaha badan ee ka faa'idaysa dadka qaba inay ka heli kartaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan asturaadka ugu ballaaran. Sida oo kale, waxaad heli kartaa natiijooyin adag oo ka faa'idaysa aqoontaada iyo qurxinta xubnahaaga. Noqosaalixad waa meesha ugu wanaagsan ee aad u dhex jirtid asturaadka ugu awooda badan ee dunida. nnHaddii aad rabto inaad ka heli kartid asturaadka ugu qurux badan, kula soo xidhiidh kanalkan Noqosaalixad ee loogu talagalay astuuraha iyo xubnahaqa qaawan. Waa meel muhiim ah uu kuu siinayo fursad adag si aad u heli kartid asturaadka aad u qurux badan ee dunida. Marka laga hadlo asturaadka ugu ballaaran, Noqosaalixad waa goobta ugu wanaagsan iyo u dhalatay ee aad ku heli kartid taariikhda zuwaarida iyo xikmada. nnKu siin doonta awooda ka heli kartid asturaadka ugu qurux badan, kanalkan Noqosaalixad waa goobka aad u kaa soo jiidan kartid. Kula soo xidhiidh wixii aad u baahan tahay oo ah asturaadka ugu ballaaran iyo xubnahaqa qaawan. Contact: [https://t.me/najma_abdirahman](https://t.me/najma_abdirahman)

Noqosaalixad

20 Nov, 05:03


*"Digniin walaalkeyga Muslimka ah"๐Ÿ“ต๐Ÿšซ*

*Calaamaddan (โœจ๏ธ) ma bannaana in la isticmaalo, sababtoo ah waxay ka kooban tahay saddex iskutallaabood oo diimeed, taasoo ka turjumaysa caqiidada saddexleyda (Trinity) ee Nasaarada*.

*Waxa ka sii daran in la mamnuucay calaamadda (๐Ÿ’–), sababtoo ah waxay u muuqanaysaa in caqiidada saddexleyda ay ku jirto qalbiyadeenna.*


*Ikhwaani arintan waxaa  ila soo wadaagay  gabar waladhey  adinkana ka digtoonaada ๐Ÿšซ*

Noqosaalixad

19 Nov, 03:42


Wax kale uu isheegay in uu alle amaray inay 70kun oo malag ku tukanayn )

Nasabkeda waa faaduumo bintu usayd binu hashim xaaski abu daalib adeerka rasuulki ilahay scw
Waa hooyada cali iyo walalahi daalib iyo jacfar
Waxay ahayd muhajiradki ugu horeyay
Waxan weeye hashiyimad waxayna ku dhalatay hashima


Fadligeeda :-

Anas binu maalik wuxu idhi markay dhimatay faadumo bintu usayd wuxu fadhistay madaxeda wuxu idhi
Alle ha ku naxristo waxad ahayd hooyaday ka dib hooyaday



12- xafsa bintu cumar alle raali ha noqdo iyada iyo abahedbe
Daliilka sheegaya in jannada loogu bushareyay

Camar waxa laga wariyay in uu rasuulku scw Doonay in uu furo xafsa
Waxa uu imid jibriil scw wuxu idhi ha iska furin /ha si dayn
Iyadu way soon badantay wayna salaad badantay
Iyadu waa xaaskaga jannada dhexdeda



Ibnu cabaas waxa laga wariyay alle raali ha ka noqde
Wuxu idhi rasuulku wuxu ku jexeey dhuulka afar khad /afar calamadod , markasu idhi magarnysan wuxu yahay markasay idhahen alle iyo rasuulkisa oog wuxu idhi rasuulka scw

Waxa ugu faddli dumarka ehelu jannada

Khadijah bintu khuwayld ,iyo fadumo bintu maxamed
Iyo ,asiyah bintu masaxim xaaski fircon, iyo Maryama bintu camrana




*wuxu idhi ibnu jawsi alle ha uu naxriste
Qofka jecel in camalkisa Kala goo,iin marku dhinto ha faafiyo cilmiga


{dadka waani waanado mu,mininta ayay anfacda}
ูฅูฆ. Suratu ad daariyaat





๐Ÿ“–kitaabka ุงู„ู†ุณุงุก ุญูˆู„ ุงู„ุฑุณูˆู„
Qorragga = dr asayid al Jamly alle ha uu naxristo

Xigasho

Noqosaalixad

19 Nov, 03:42


Inta badan Musliminta waxay yaqaniin ragga jannada loogu bushareeyay qaaday ,balse ma yaqaanaan dumarka jannada loogu bushareeyay qaaday manta insha Allah waxaynu isku dayi doonaa in aynu barano dumarka jannada loogu ballan qaday




1. Midda ugu horreysa waa hooyada mu,minita khadiija , alle rali ha ka noqdee

daliilka jabrill scw:- (wuxu uu yimid nebiga wuxu ku idhi ku dul akhri / usheeg / gadhsi , salaam uga timi xaga rabiged iyo xagygaba uguna bushare guuri jannada ku yaala oo aan buuq iyo dhib Midna aan ka jirin )

Waxaa wariyay Bukhari iyo Muslim





2- taanina waa fadumo alle ha ka raali noqde

Daliilka busharenteda jannada
Nebiga scw wuxu idhi (dumarka jannada waxa horkacaysa/Marwo uu ah fadumo )



3- tannina waa umu Sulaym , ilahy ha ka raali noqde
Daliilka busharenteda jannada
Wuxu ka idhi nebigu scw [ jannada galay waxan maqlay dhaqaq /hadal markasan idhi wayo waxay idhahen waa cumaysa bintu milxan umu anas binu Malik)

Saxibiyadani waxaa weeye nebigu scw marku uu hijroday Medina musliminti way so Baxen siday ugu qabilan farxad imanshiyaha nebiga waxay siyen nebiga hadiyado Badan cusayma may helin waxay nebiga uu hadyadeeso faqrigeeda daran awadi awaded waxay uu hadyadaysay Wiilkedi Anas binu maalik sidu ugu noqdo adeeggihisa joogtada ah inta uu nool Yahay



4- haweenaydi madowgga ah oo magaceda la idhaho umu safar alle raali ha ka noqde waxa uu daliil ah in jannada loogu bushareyay :- waxay uu timi rasuulka scw oo waxay ku tidhi rasuulki allow waxan ahay Gabadh suuxdin qabta , ee ii bari , alle wuxu ku idhi rasuulku scw :- ma ku samri Doonta jannana waad ledahay
Waxad , haa lakin I Bari inayna maradu iga faydminin /cawradaydu muqan , nebigu scw alle wuu uu baryay way suxi jirtay lakin maradu kamay faymi jirin). Jannada loogu bishareyay samirkeda daraded




5- umu xaram bintu Milxan alle raali ha ka noqde waxa weeye habaryarta Anas binu maalik alle raali ha ka noqde

Daliilka busharenteda jannada
Nebiga scw wuxu idhi ( ciidanka umadaydu wuxu ku dulayan badda waana lagu wajibiyay / macnaha jannada lagu wajibiyay oo jannada ayay galayan

Waxay tidhi umu xaram ana ma ku dhex jira rasuulki Allow
Wuxu idhi rasuulku scw waad waad ku dhex jirta )


6- umu camar nasibata bintu Kacab Al ansari alle raali ha ka noqde way timi busharadedi jannada malinti (uxud marki iyada iyo willkedi waxay la hadhen nebiga wuxu idhi nebigu allow ka yeel kuwa jannada igula rafiiqa )




7- Rabica bintu muwad - alle raali ha ka noqde waxay kamid ahayd dumarki anasarta waa mid kamid ahayd labadi dumarka baycatu ridwan la galay rasuulka wuxu idhi scw

[naarta ma galo ruux lagu bayctamay geedka hosteda ]




8- sumaya bintu Khiyad alle ha ka raali noqde - waxay ahayd shahidka ugu horeyay ee islamka waxayna ahayd xaaski yasir binu camar ee shahidka ee saabirka ahaa
Waana hooyadi cammar binu yaasir alle raali ha ka noqde
Dhamantod

Daliilka sheegaya in jannada loogu bushareyay
Nebigu wuxu idhi scw (sabra ehelu yasirow ballankinu waa jannada)



9- hooyo caisha bintu abubakar asidiq alle raali ha ka noqdo labadabe

Waxa laga wariyay caisha in jabriil ugu yimid nebiga sawirkeda maro xariira oo Cagaran

Markasu ku idhi tani waa xaskaga aduunka iyo akhiraba




10-umu rumaan alle raali ha ka raali noqde
Daliilka sheegaya in jannada loogu bushareyay

Wuxu ka idhi rasuulku (cid rabta inay eegto ama Aragto ha eego umu ruman)

Nasabkedu waxa weeye umu ruman bintu cammar Al kanani, xaaski abubkar asidiq waxa weeye umu caisha iyo cabdiraxman




11- faadumo bintu usayd alla raali ha ka noqde
Daliilka sheegaya in jannada loogu bushareyay

Waxa laga wariyay
Cali binu abu daalib in uu idhi markay dhimatay fadumo bintu usayd in uu rasuulka qamiskisa uu ku tukaday wuxu ku takbirsaday dusheeda 7 takbirod
Wuxu ku dagay qabrigeda isago laba malimod ka dhigaya qabriga dhinacyadisa , isago aad mooddo in uu si balladhanayo oo uu simayo wuu ka so baxay qabrigeda isagu indhahisu ilmenayan wuxu idhi rasuulku scw : jabriil ayaa iga sheegay rabigay inay ehelu Janno tahay

Noqosaalixad

18 Nov, 17:26


Fursadan ka faa'idayso sannadka cusub!
Barnaamijka Qorraa (ู‚ุฑุงุก) waa barnaamijkii aad Qur'aanka ku xifdin lahayd si bilaash ah meel kasta oo aad adduunka ka joogto.

Barnaamijku waxa uu ka koobanyahay saddex qaybood:
1.
Muddo Lix bilood in aad ku sugto Qur'aanka kuna qaybto adiga oo maalin kasta qaybaya afar bog.

Marxaladda lixda bilood waxa lagaaga baahanyahay in aad xafido afar bog maalinkii kuna celceliso bog kasta marka aad xafido kaddib 15 jeer.

2. Muddo Sannad in aad Qur'aanka ku sugto kuna qaybto adiga oo maalin kastana qaybaya labo bog.

Marxaladda sannadka ah waxa lagaaga baahanyahay in aad xafido oo aad qaybto maalin kasta hal bog oo Qur'aan ah marka aad xafido kaddibna aad ku celceliso 20 jeer bogiiba.

3. Muddo Labo sanno ah in aad Qur'aanka ku xafido maalin kastana aad xafido hal bog.

Marxaladda labada sanno waxa lagaaga baahanyahay in aad xafido hal bog oo Qur'aan ah maalin kasta kuna celceliso halkaa bog marka aad xafido kaddib 25 jeer.

Sannadkan Cusub ee 2025 ka dhig mid aad xidhiidh la samayso Qur'aanka haddii aad hore ula lahaydna aad u xoojin lahayd xidhiidhkaa.

โžชDiiwaangelintu muddo kooban ayay furnaanaysaa shalay ayaa la furay 17-11-2024 waxayna xidhmaysaa 22-11-2024, waxaana la bilaabayaa Barnaamijka 30-11-2024.

Link-ga la iska diiwaangelinayo waa kan hoose:
https://qorra-org.com/ConditionsRegistration

๐Ÿ“ŒFure u noqo khayrka oo sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso. (ุงู„ุฏุงู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุฎูŠุฑ ูƒูุงุนู„ู‡).
https://t.me/XadiiskaMaanta

Noqosaalixad

16 Nov, 10:59


๐Ÿ’Œ๐Ÿ’Œ

ka faaideyta dawradaa insha allah waxaan nool nahay saman cilmigii gogosheena dusheeda inagu Soo doonanayo yaa salaam waalahi waa nimco la qiyaasi karin ku darsoo ha iloo bin in cilmiga aad dalbayso  ka helayso ajar  sidoo kalena uu kuu fududaynayo dariiqa janada janno qof aan rabbin miyaa jira dabcan jawaabtu waa maya anigu ma odhan ee waxa inoo tilmaamaya'xadiiska.xabiibkenMuxamed ๐Ÿ‘‡

{{ุนู† ุงุจูŠ ู‡ุฑูŠุฑุฉ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡
ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…
ู…ู† ุณู„ูƒ ุทุฑูŠู‚ุง  ูŠู„ุชู…ุณ ููŠู‡ ุนู„ู…ุง ุณู‡ู„ ุงู„ู„ู‡ ู„ู‡ ุจู‡ ุทุฑูŠู‚ุง ุฅู„ู‰ ุงู„ุฌู†ุฉ}}๐Ÿ’Œ .ุฑูˆุงู‡ ู…ุณู„ู…

Noqosaalixad

16 Nov, 10:33


๐Ÿ…ฑ๏ธŽ๐Ÿ…ฑ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ๐Ÿ…ท๏ธŽ๐Ÿ…ฐ๏ธŽ๐Ÿ…ฐ๏ธŽ๐Ÿ†๏ธŽ๐Ÿ…พ๏ธŽ๐ŸŽ‰

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐™– ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚
๐—ฏ๐™ž๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐—น ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ
๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ( ๐™ˆ๐™ช๐™จ๐™ฉ๐™–๐™ฌ๐™–๐™๐™– ๐™ ๐™ค๐™ค๐™ฌ๐™–๐™–๐™™), ๐™€๐—ฒ ๐˜ฟ๐˜ผ๐™’๐™๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™๐™„๐™Œ๐™ƒ๐™„๐™‚๐˜ผ ๐™€๐™€ ๐™๐˜ผ๐™Ž๐™„๐™„๐™‡๐™„๐™‚๐˜ผ,
๐—ข๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฟ๐—ผ-๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ ๐™๐™ค๐™œ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™–๐™ง๐™–๐™œ (๐—ผ๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ) ๐—ฎ๐—ต, ๐—ธ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—พ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐™จ๐™๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™˜๐™ž๐™œ๐™–, ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ
๐™Ž๐™ ๐˜ฟ๐™ง. ๐™“๐™–๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐˜ฟ๐™–๐™–๐™ช๐™ช๐™™

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ด๐—ฎ:

๐Ÿญ. ๐—œ๐—ป ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐˜€๐˜๐—ผ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ.

๐Ÿฎ. ๐—œ๐—ป ๐˜‚๐˜‚ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐˜‚๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐™–๐™๐—ฎ๐˜†.

๐Ÿฏ. ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜‚ ๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ 1๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜€ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ.

๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐™ž๐™ž๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ:

๐Ÿญ. ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—น๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.

๐Ÿฎ. ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ต๐—ฎ๐—ท ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐™๐™คr๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ.

๐Ÿฏ. ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐ง๐—ป๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ-๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—ต.

๐Ÿฐ. ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ฆ๐˜‚'๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ.

๐Ÿฑ. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐ข๐ฒ๐จ [ ๐ข๐ฃ๐š๐š๐ณ๐จ ๐…๐ข๐ช๐ก๐ข] ๐š๐ก ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ.

๐™ข๐™ช๐™™๐™–๐™™๐™– ๐™–๐™ฎ ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ฎ๐™จ๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ง๐™–๐™™๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™–:
14 ๐™—๐™ž๐™ก๐™ค๐™ค๐™™

๐‘ญ๐’๐’๐’Ž๐’Œ๐’‚ ๐‘ซ๐’Š๐’Š๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘จ๐’“๐’…๐’‚๐’š๐’…๐’‚ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ซ๐š๐๐š
https://forms.gle/SB9niZHedDbesMaJ8

๐™‡๐™ž๐™ฃ๐™ ๐™ž๐™œ๐™– ๐™๐™š๐™ก๐™œ๐™ง๐™–๐™ข๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™ช๐™ง๐™ช๐™ช๐™จ๐™ฉ๐™–
https://t.me/DowrahTaasiiliyah1446H2025M

๐™„๐™จ ๐™™๐™ž๐™ž๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ-๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™ฎ ๐™ญi๐™ง

Noqosaalixad

16 Nov, 06:57


Salaatu Duxaa Waa Salada Farxadaha waxaa kaga filan fadligeeda inay sadaqo u tahay dhamaan xubnaha jirka tahayna salaada awaabiinta kuwa tawbad keenka badan.๐Ÿค๐ŸŒฟ

Haka tagina tukashada salaatu duxa

Noqosaalixad

15 Nov, 19:32


Waxa geeroyodey madaxweynihii hore somaliland mudane axmed maxamed siilanyo ilaahay haunaxariiso qabrigiisana beerbweraha janada hakadhigo ๐Ÿ˜ญ

Noqosaalixad

15 Nov, 17:13


https://youtu.be/UgwLbs4DO8M?si=3EYFy_P4HJbV2qlo

Noqosaalixad

15 Nov, 01:47


https://youtu.be/9ARatEzRfRo?si=LWMovHlBADZZqYro

Noqosaalixad

14 Nov, 16:11


caawa  waa  habeen jimce Ku qurxista habeenkiinan saliga nabiga ๏ทบ.๐Ÿ˜Š

Noqosaalixad

12 Nov, 03:32


Kii qabtaba waa bahdeen waa adeerkeen mid qariiba majirto wadanka aan ilaashano ducadana badiya ilaahay noodor dhaaha mid khayrqaba

Noqosaalixad

12 Nov, 03:31


Wadanka inagaa leh musharaxiinta malaha hadii qalalse dhaco inaga caruurteena iyo dadkeena dhibaatoonaya, midkasta diyaarad buu halka karaacaya marka qofwalowba isku day inaad wadanka lexejeclo kalahaato

Noqosaalixad

12 Nov, 03:30


Somaliland doorshada kuso aadan ilahay waxan ugabaryaya inay noqoto mid kahyr leh oo dadka iyo wadankaba badhaadhe iyo barwaaqo gaadhsiisa qofkasto muwaadinawaxan leeyhy ninakaad uargatid inuu wadankag uwanaagsan dooro choice kaga kudooro reer iyo qabyalada aan iskadhaafno sidokle amniga iyo nabada an ilaalino

Noqosaalixad

12 Nov, 01:13


Illaahayow qalbiyadeena xasillooni ku beer ,oo jaceyl ku beer . Daji oo u raaxee qalbiyadooda cidda aanu jecelnahay. Dhib kasta oo haysta ILLAAHAYOW ka fayd/qaad.
Deganaan nafeed ILLAAHAYOW na sii.๐Ÿซ€

Noqosaalixad

12 Nov, 01:07


Haddii aad rabto inaad iska joojiso walwalka oo aad bilowdo inaad noolaato, raac sharcigan: tiri nimcaooyinka aad haysato, ha tirin dhibaatooyinkaaga.:;;!

Noqosaalixad

08 Nov, 03:37


Yaan saliga nabiga lagaga badin iyadoo dadka loo bandhigaya nabiga kuwaa ku saliyay nebiga yaan liiska laga waayin

Noqosaalixad

08 Nov, 03:37


maanta waa maalin waa jimce Ku qurxista maalinkiinan saliga nabiga ๏ทบ.๐Ÿ˜Š

Noqosaalixad

07 Nov, 20:55


โ€ข
ู‚ุงู„ ุนุจุฏ ุงู„ู„ู‡ ุจู† ุฃุญู…ุฏ ุจู† ุญู†ุจู„: ุณู…ุนุชู ุฃุจูŠ ูŠู‚ูˆู„: ุฑุฃูŠุชู ุฑุจู‘ูŽ ุงู„ุนูุฒูŽุฉ -ุนุฒู‘ูŽ ูˆุฌู„ู‘ูŽ- ููŠ ุงู„ู…ู†ุงู…ุŒ ูู‚ู„ุช: ูŠุง ุฑุจู‘ู ู…ุง ุฃูุถู„ ู…ุง ุชู‚ุฑุจ ุจู‡ ุงู„ู…ุชู‚ุฑุจูˆู† ุฅู„ูŠูƒุŸ ูู‚ุงู„: ูƒูŽู„ุงู…ูŠ ูŠุง ุฃุญู…ุฏ. ู‚ุงู„: ู‚ู„ุชู: ูŠุง ุฑุจู‘ูุŒ ุจูู‡ู… ุฃูˆ ุจุบูŠุฑ ูู‡ู…ุŸ ู‚ุงู„: ุจูู‡ู… ูˆุจุบูŠุฑ ูู‡ู….

ู…ู†ุงู‚ุจ ุงู„ุฅู…ุงู… ุฃุญู…ุฏ (ุต: ูฅูจูฃ).
โ€ข

3,894

subscribers

517

photos

81

videos