๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹ @furaha_nolosha Channel on Telegram

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

@furaha_nolosha


Halkaan waa telegramka rasmiga ee FURAHA_NOLOSHA. Halkaan ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro dhiirigelin ah arimaha jaceylka. Aqoon kororsi. Qisooyin iwm.

แต’สทโฟแต‰สณ| ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ฌ๐š๐š๐ฃ๐ข๐ ใ‚ท๏ธŽ
10k>>11k

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹ (Somali)

FURAHA_NOLOSHA waa kanal rasmi ah ee Telegram ah. Kanalkan waxaa ku jira sawirro iyo muuqaalooyin aan loogu talagalay arimaha jaceylka. Halkan waxaad ka heli kartaa aqoon kororsi ah oo kugu saabsan jaceylka iyo qisooyinka jaceylka. nnFURAHA_NOLOSHA waa meesha ay dad badan kala timid kuwaas oo ka dhigaya qof walba in uu nolol fudud ka helo. Si kastaba ha ahaatee, kanalkan waxaa laguugu talagalay inaad ka heli karto nolosha fudud ee jaceylka iyo xasilloonida ka dib. nnHaddii aad rabto inaad ku soo koobi karto ama ka faa'idaysato jaceylka iyo nolosha, FURAHA_NOLOSHA waa kanalka ku yaal Telegram aad u baahan tahay. Waxaa jira muuqaalooyin dhiirigelin ah oo ku saabsan jaceylka, qisooyinka jaceylka, iyo waxyaabaha kale ee ay ku jirto nolosha. nnSoo booqo FURAHA_NOLOSHA haddii aad rabto inaad ka heli karto nolol fudud oo kuu sahaysan jaceylka iyo xasilloonida ka dib.

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

21 Nov, 17:37


"Maalmahan galoofoobay iyo sabbankan guumoobay, nin maquuniya moyee wax kuma laha jiljileeca, marka jooji dalbashada liidata una hano waxaaga sida gorgorka"๐Ÿฆ…๐Ÿ’€

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

21 Nov, 05:24


Aduunkan aan ku noolnahay waa meel loogu talo galay in la inagu imtixaano, waa meel ciriiri iyo dhib iyo wax ku caro galiyo ay buxaan iyado sidaas tahay hadad xuska alle badiso waxaas oo dhan waad ilaawaysaa mesha ay dhamaystirnaanta taalo waa janada.๐Ÿ’“.๐Ÿ•Š๏ธ


Sh.Mustafa xaaji ismaciil

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

14 Nov, 15:00


Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto 


Sh.mustafa xaaji ismaciilโค๏ธ

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

12 Nov, 10:50


Shaqsiyaadka tirada yar ee akhriska jecel idinkaa iska leh qormadan

read this essay

Dunnidu si istiraatijad ah ayay u sameeysan tahay (The world of knowledge is built on it ) taas oo eebe Wayne ugu talagalay: Waxaana fahma oo kaliya cidda isku taxluujisa inay fahanto kalana soo dhaxbaxdo mawduuca quseeya ee uu rabbo inuu dunida kula jaanqaaddo kaliya eebbe sida uu rabbo yeel adiguna sida aad rabbto ayuu kuu yeeli iskana dhaaf gocashada sida: Hebbal wakaa dunnida sidda uu rabay helay alyacnni: (STOP) jooji hebbal baa iga fiican iyo hebbal baa sidan igu dhaama cidna kaama fiicno (No one is better than you ).

Guulaystaha dhabta ah (A real winner ) ee adduun iyo aakhiraba guulaystay waa ninka wadadii rabbi haya ee maaha kan dunidu la wayntahay

( STOP) jooji is barbardhiga aadmmiga kolba waa sida aad naftaada ula tacaamusho una shidalayso (how to train yourself ) taasna waxaa kuu xaqiijin karaysa (Example) haddii aad naftaadda yasto ood aaminnto waxwalba in lagaaga fiican yahay ogoow caddow hortiibaad jabtay (You have broken before the enemy) xanjo xanjo kale dulsaaranna makala qaaddi kartid tasoo micnaheedu yahay aaminnaada in lagaaga fiican yahay iyo hebal baa u qalma inuu kala qaado yacnii yasidda aad naftaada yasayso ayaa ku tusinaysa in wax walba lagaaga fiicanyahay. Tasoo albaabada faqriga iyo albaabbada dulinimmada oo dhan kuu furaysa.

Sidee marka bal haddalkan yara dhugo: shaqsiga naftiisa ka aaminnsan inuu yahay shaqsi aad u muhiimma laganna maarmayn (necessary) kasoo allaah ku xidhan kibir iyo isla waynina aan lahayn wax walba oo khuseeyana ku daddaalaya inuu ku fiicnaaddo oon lagaga fiicnaanin kasoo cidna is barbardhigin (No one compares ) rabina kaashada cid ka fiicnaanaysa male wax walbana uu awoodaa inuu qabsado.

_Sidaa darteed la isma barbardhigi karo aaminaadda wanaagsan iyo aaminaadda xun eed naftaada ka aaminayso waa labo kala mowjaddood mid waa naartii in laguu sii wado cammalaa alyacni waa guuldaro halkii ugu danbaysay (Failed) halka tan kale ka turjumayso (success) qof guushu halkii u danbaysay umarayso oo jannadii loo sii wado.

Bal hadalkan waxyar u fiirso: Qofka aaminsan inuu alle wayne lajiro dhiniciisana dhulka aan la dhigi karin cid ka fiican kana wanaagsan Inaysan dunidan joogin.

Bal eeg: iyo qofka aan kalsoonida rabi kuba jirin naftiisana liidaya (weakness) wax walbana dadka la hoos fadhiya marnaba labadaas qof dunida isku mid kamma ah.

Midna waa badaha dawladuhu isku laynayaan oo kale (like gold) halka midka kale xayawaanka xataa aan labarbar dhigi karin, alyacni qofkaasi waxa uu is gaadhsiiyay, isagoo ibnu'aadam ah oo ilahay karaammeeyay, inay xawaanku ka muhiimsanaadaan qofkaas isagaa halkaa is dhigay markuu ibnu'aadam u baahday uuna aaminay wax walba inay kaga fiican yihiin, qofkaas waa qof naftiisa la hadhay guuldaraduna halkii u danbaysay ayay u maraysaa khalaas.

(No one is better than you).

_Laakiin haddii aad u baahantahay korayn iyo maammusid (Respect) iyo waa ninkii hebbal ahaa maqnashahaaguna uu noqdo iftiinkii oo dunida laga waayay, aragaaguna uu ka turjumaayo dunida oo iftiin heshay, sharaf iyo magacna aad yeelato dunidana aad ku reebto taariikh lama ilawaan ah: Jaale kakac fadhiga (get up from the seat) kana kor hiqdiga iyo cuqdada (please) fadlan is muuji aamina awoodaada waxaad ka mid tahay umada nabbi mohamed scw, waxaadna leedahay alle wayn oo boqor ah kasoo naxariis badan caabud oo xus adoo dharagsan iyo adoo gaajaysanba adoo caydh ah iyo adoo maalqabeenba ah digrigiisa badi dunidana qariib kuma tihid cidnana kaama fiicno addaana u Sandheer sababtoo ah alle agtiisa waxaa laga jecel yahay qofba qofka uu ka alle cabsida badan yahay kana cibaado badan yahay guul iyo gobanimo saaxiib (success and independence friend) midna ha iloobin waligaa caqligu waa kuu ilayz aad dunida ku maamuli karto

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

11 Nov, 04:42


Nin ayaa xaaskiisa usoo galay salaada cishe kadib xili ay Caruurta seexden waxa uu weydiiyay in caruurta salaada
Cishe dukteen?

Waxay tiri Wax cunto ah uma heyn Wey seexden iyago salaada tukan wuxu yiri ka kici salaada ha duktan
waxey tiri hadii aan hurdada ka Kiciyo Gaajo ayey la ooynaayan cunto aan silyona ma haayo

Wuxu yiri xaajiyo ka kici hurdada aniga
Waajibkeyga waa inan salaada Amro, Arsaaqadoda korkeyga ma Ahan ka kici Salada ha duktaan
Siduu Alle yiri :
‎ูˆูŽุฃู’ู…ูุฑู’ ุฃูŽู‡ู’ู„ูŽูƒูŽ ุจูุงู„ุตู‘ูŽู„ูŽุงุฉู ูˆูŽุงุตุทุจุฑู’ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ูŽุง
‎ู„ูŽุง ู†ูŽุณู’ุฃู„ูŽูƒูŽ ุฑูุฒู’ู‚ู‹ุง"ู†ูŽุญู’ู†ู ู†ูŽุฑู’ุฒูู‚ููƒูŽ" ูˆูŽุงู„ู’ุนูŽุงู‚ูุจูŽุฉู ู„ูู„ุชู‘ูŽู‚ู’ูˆูŽู‰

Wey is dhibtay Hooyadii caruurtana wey kicisay salada ayey dukten Isla markii waxa Albaabka so garacay Mid ka mid ah taajirinta magaladoda Aabihi ayaa albaabka furay Ninki taajirka ayaa yiri sii cuntadan ehelkaada
Wuxuna u keenay Cunto nooc walba

Aabihii ayaa yiri arinkaada muxu yahay,
ninki taajirka ayaa yiri waxaan casuumay mid ka mid ah
Madaxya weynta magaalada waxyar Kadib markaan murannay
Wuxuu diiday oo ka dhaartay inuu cuntada
Cuno

Wuxu yiri ninki taajirka ahaa Aniguna cuntadii ayaan so qaaday oo waxan iri walaahi cuntada waxaan
siin doonaa meshil cagteyda istaagto

Ilaah baan ku dhaarataye waaba anigoo albaabkina
Istaagay mana garaneyn cid halkaan degan
Aabihi gacmaha ayuu samada u taagay wuxuna yiri
‎ุฑูŽุจู‘ู ุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู†ููŠ ู…ูู‚ููŠู…ูŽ ุงู„ุตู‘ูŽู„ูŽุงุฉู ูˆูŽู…ูู† ุฐูุฑู‘ููŠู‘ูŽุชููŠ ุฑูŽุจู‘ูŽู†ูŽุง ูˆูŽุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ู’ ุฏูุนูŽุงุก
" Rabbiyow iga dhig mid salaada ooga aniga iyo caruurtayda, Rabbigayow naga aqbal ducadda"

Xigasho

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

10 Nov, 13:41


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

10 Nov, 05:23


โšโš Shey Waliba oo La Xariira Qur,aanka Wuxu Noqonaya Shey Weyn

๐Ÿ’•=Sidaas Daraaded Malakul Jibriib Aya Qur,aanka Lo Soo Dhiibey wuxuna Noqdey:::
Malaaikta Sayidkooda๐Ÿ˜

๐Ÿค:Nabigeena Muxamed ๏ทบ Ayaa lagu Soo dajiyay Qur,aanka Wuxuna Noqdey::
Kheyru-Khalqillah๐Ÿ˜

๐Ÿฉถ: Qur,aanka Waxaa loo Soo Dajiyay Umatu Muxamed ๏ทบ Waxeyna Noqdeen:::
Umada Mida Ugu Kheyrka Badan Inta Umado Ilahey Abuuray๐Ÿ˜

๐Ÿ–ค: Qur,aanka Waxaa la Soo Dajiyay Bil Ramadan Waxeyna Noqotey:::
Bisha ugu Fadliga Iyo Kheyrka Badan Bilaha๐Ÿ˜

๐ŸคŽ:::SI Kheyrka Iyo Fadliga Qur,aanka Uusan inoo Seegin Waa in Aan Noqona Ahlul-Qur,aan Dhamantena`...๐Ÿฅน๐Ÿ’•
subax wanaagsan axbaabi๐Ÿƒ๐Ÿ€๐Ÿ’š

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

07 Nov, 04:35


Runtii adiga oo aan quraanka dusha kawada xifdisanayn, haddana waxaa fiican inaad Tafsiirka barashiida ku dadaasho sababto mar haddii aad adigu kaligaa quraanka akhrisan karto islamarkaana aad tafsiirka fahansan tahay quraanku dhadhan gaar ah ayuu ku yeelan.

Suuradda huud, aayada 6, alle waxa ku leeyahay, " Dhul socod kasta (noole) Risqigiisu wuxuu saaranyahay Eebe, wuxuuna ogyahay halka ay ku Hoyan oo ay ku dheelman, dhammaantoodna Kitaab Cad yey ku suganyihiin".

Waa aayad ku tusaysa in alle waxwalba u abuuray xaaladihiisa la socda oo aynan jirin xaalad aad ka cabsato inaad waayi doonto wax aad cunto, kaliya alle gargaarkiisa waydiiso talo saaro isagana ku xidhnow.

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

05 Nov, 19:09


ุงู† ุงู„ุนู„ู… ูŠุจู†ูŠ ุจูŠูˆุชุงู‹ ู„ุง ุนู…ุงุฏ ู„ู‡ุง ูˆุงู„ุฌู‡ู„ ูŠู‡ุฏู… ุจูŠูˆุช ุงู„ุนุฒ ูˆุงู„ุดุฑู

Cilmiga wuxuu dhisaa guryo tiirar laan ah. Jahligana wuxuu dumiyaa guryaha ciziga iyo sharafta

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

04 Nov, 12:31


Gammuunkaba nimaan ganikarin gibilkiisana tirsi ku waynahay waa gubasho hadduu galad sheegto โ˜ ๏ธ

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

04 Nov, 08:30


Dabeecadaada xun, iyo dhaqankaaga qalafsan waxaad kuwaayi kartaa cid kucaawisa, kolka aad dhibantahay.

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

03 Nov, 07:26


https://t.me/saaxiibka_Kheyrka

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

02 Nov, 16:52


Haddii hal shey aad maalinkasta samayso mudo sanad ah oo aanad halmaalin joojin, waxkasta oo shaygaasi yahay waad ku guuleysan doontaa Ilaahay idinkiisa.

Haddii ay tahay barashadda xirfad, ama inaad ganacsi bilowdo ama inaad Quraan barato, kaliya joogteey uun, maalintaad caajisantahay qabo, maalinta jirantahay qabo, markaad safar tahay qabo hakala joojin.

Furaha guushu waa intaas, do it daily!โค๏ธ๐Ÿฅค

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

02 Nov, 12:18


Wuxuu maqlay hooyadii oo deriska weydiisaneysa xoogaa cusbo (milix) ah, wuxuu ku yiri: hooyo maxaad deriska u dhibeysaa shalay sow kuuma keenin Milix?!

Waxay ku jawaabtay: "wiilkeygiyoow iyagu waa qoys sabool ah, marwalbana waxbay iga soo doontaan, waxaan jecleystay anigana inaan weydiisto wax yar oo ay awoodi karaan, cusbada anigu uma baahni balse waxaan rabaa inaan dareensiiyo inaan aniguna iyaga u baahanahay si ay ugu fududaato inay waxay rabaan i weydiistaan oo aanay iiga xishoon".

Dhaqan ku fiican in biyo dahab ah lagu qoro.


~saajid ๐Ÿฆ‹ ๐Ÿค

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

02 Nov, 08:32


Aqoonta Inta Lagu Dhibtoodo in ka badan ayaa la dheefsada.

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

01 Nov, 14:15


Wax Akhri haba Yaraado waxaad akhrinaysee !

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

31 Oct, 08:49


Miyaad illowdey ujeedada uu rabiga kuu abuuray....!

Goorma kugu dambeysay inad rabiga dartiis u ilmeyso adigo qushuuc kaa muuqdo waliba si niyad ah,ma waxad illowdey rabiga inu yahay naxariis badne kuu dhaafi kara dambigaga xitaa hadu la'egyahay xumbada bada balaceda oo kale..!

Rabigaa wuxu ku leeyahy iisoo laabo adoonkeygow si'aan kugu dambi dhaafo๐Ÿ˜Š๐Ÿค

Bal kawaran adigana habeenka marku rabiga kula hadlayo waad huruda,subixina waxad ka murugonaysa arrimahaaga dunida...!๐Ÿ’”๐Ÿฅน

๐ŸŒปFuraha nolosha| ู…ูุชุงุญ ุงู„ุญูŠุงุฉ๐Ÿฆ‹

30 Oct, 16:03


`Gaadhigga biyaha marillee hortaaggan dirawalkiisan waddine mar wa'ikaa waan odhan gocashadduna waa ceebโœŠ๏ธโ˜น๏ธ

10,570

subscribers

1,768

photos

202

videos