Elmi Daadiye📖📚 با حث @elmidaadiye Channel on Telegram

Elmi Daadiye📖📚 با حث

@elmidaadiye


waxaad Halkaan kaheli Doontaa wax yaabo badan oo aad kaafaa'idi Doonto insha Allah.

wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir
@Abdinaziromar

Elmi Daadiye📖📚 با حث (Somali)

Elmi Daadiye📖📚 با حث is a Telegram channel that aims to provide you with a wealth of knowledge and information, God willing. Here you will find a variety of topics that will surely engage and enlighten you. Whether you are looking for insightful discussions, interesting facts, or thought-provoking content, this channel has got you covered. Join us and expand your horizons!

For more information and to share your thoughts, please contact the channel administrator @Abdinaziromar.

Elmi Daadiye📖📚 با حث

23 Nov, 15:30


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Elmi Daadiye📖📚 با حث

21 Nov, 16:52


️ ▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃


🕋 يَومَ.الجُمُعة.tt

❪ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا  ❫


🌱 رَابط.سُورة.الكَهف.tt

b5b5.com/1/‎

️ ▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃

💦|سَاهم.فِي.نَشر.القَناة.فَالدَّالُ.على.الخَيرِ.كَفاعِله.tt

📬 |قَناة.أَهْلُ.الْقُرْآنِ.وَخَاصَّتُه.tt
┏━━☆━━☆━┓
💎 @qurraan
https://goo.gl/Wkfm5F
┗━━☆━━☆━┛

Elmi Daadiye📖📚 با حث

15 Nov, 10:05


Qofku mar haddii uu qalbigaaga hanto ee uu toos u dhex dego, waa ay adag tahay in aad kala fogaataan, maxaa yeelay, qofkaas qaladaadkiisa oo dhami kuuma muuqanayaan ee keliya waxaa kuu muuqanaya uun dhankiisa wanaagsan.

Quluubta noolaha waxaa lagu hantaa

1. Ixtiraamka
2. Daacadnimada
3. Naxariista
4. Dhoollacaddeynta
5. Isu kaalmeynta, hiilka iyo is garab-istaaggidda xilliyada adag

juma mubarak

Elmi Daadiye📖📚 با حث

14 Nov, 13:52


Hooyadii Mu,muniinta Caaisha(Rc) waxay Nebiga(Scw) kasoo Werisey Inuu Yidhi"Umadii Muxamedeey Walaahi Alle Ayaan Ku Dhaartee,Hadaad Ogaan Lahaydeen Waxaan Ogahay In badana Wad Ooyi Lahaydeen In Yarna Wad qosli Lahaydeen.

*● Is Weydii Muxuu OGaa Nebigu salalahu calayhi wasalam??*🥹

Elmi Daadiye📖📚 با حث

13 Nov, 09:57


Nabiga ﷺ  Waxuu yiri"Waxaad ogaataan waxa ugu khayr badan Camaladiina Wa Salaada '"Weysadana Maxifdiyo ilaa Qof Mu'min ah ma ahane"

Allah naga yeelo kuwa xifdiya SALAADA.🤲

Elmi Daadiye📖📚 با حث

06 Nov, 12:13


Waqti kadib waxaad baraneysaa dad faraxsan, laakiin ma,aha kuwo waxkasta heysta ee waa kuwo qadariya waxkasta oo ay heystaan
╰┈➤ - Abdullahi iise (Furaat)

Elmi Daadiye📖📚 با حث

29 Oct, 13:50


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Elmi Daadiye📖📚 با حث

28 Oct, 10:16


Noloshani Maahan mid sii jiri doonta ama baaqi sii noqon doonta,Hadaba markasta kafikir Tan baaqi noqon doonto oo ah Aakhiro ,iyo waxaad kafikirtaa Maxaad Rabigaaga Lahortagi doontaa🤔

Allahayoow Naxariistaada Nagu irsaaq🙏
Nagana yeel kuwii aad Maalinka qiyaamo Aad naxariistaada kugalin doonta janno الجنة 😍🙏
                    Amin yaa Allah🙏😍
Kusoo biir https://t.me/HormariHankaagahh

Elmi Daadiye📖📚 با حث

26 Oct, 07:57


Fursad u gooni ah ardayda qurbaha ama wadanka dibadiisa
joogta

Kuliyada Alfurqan oo ay kabartaan arday badan oo qurbaha joogtaa culuumta kala duwan ee ay bixiso.
Waxay idiinku bushaaraynaysaa inay waqtiyo dheeraada idiin soo kordhisay culuumta kala ah:

1: Quraanka kariimka ah
2: carabiga iyo higaada
3:luuqada english
4:Axadiista iyo siirada nabiga .
5: xusnul muslimka.

6: culuumta caafimaadka.

Halkan hoose iska diwaan gali .

👉👉👉@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Elmi Daadiye📖📚 با حث

25 Oct, 10:32


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
صباح الخير يا شباب

عن أبي هريرة رضي الله عنه أنَّ رَسولَ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ ذَكَرَ يَومَ الجُمُعَةِ، فَقالَ: "فيه سَاعَةٌ، لا يُوَافِقُهَا عَبْدٌ مُسْلِمٌ، وهو قَائِمٌ يُصَلِّي، يَسْأَلُ اللَّهَ تَعَالَى شيئًا، إلَّا أعْطَاهُ إيَّاهُ"، وأَشَارَ بيَدِهِ يُقَلِّلُهَا.

فاجتهدوا في تلك الساعة في الدعاء على أعداء الدين
اجتهدوا في الدعاء أن ينصر الله أمتنا، وأن يردها إليه ردا جميلا
اجتهدوا في الدعاء أن يُصلح الله شباب وبنات المسلمين ليحملوا همَّ الدين
اجتهدوا في الدعاء أن نعود كما كنا أعزاء بالإسلام.

د/محمد الغليظ
☆Nabiga scw wuxu yiri《 maalinta jumcada waxa kujirto saacad qofkii Allah waafajiyo saacadaas ee Allah wax weydiisto Allah wuu siiyaa》
Kudadaala saacadaas inaad habaartaan cadawga diinta, iyo inuu Allah ugargaaro umada muslimiinta, iyo inuu diinta kudhaqankeeda nagu soo celiyo celin qurux badan.
Kudadaala uduceynta dhalinyaradeena iyo gabdhaheena in uu Alle hagaajiyo si ay u ximbaaraan hammiga diinta.
Kudadaala ducada inuu Alle nagu sooceliyo sidaan cizzi iyo sharaf ulaheyn gaaladana naga heybeeysan jirtay oo naga cabsan jirtay.

Elmi Daadiye📖📚 با حث

22 Oct, 14:17


Qofka inuu isbahdilo waxa weeye
Adigoo Allah kugu karaameyay inuu kaa yeelo qof ahlu quraan ah haddana aad u arkeyso inaanu qiimo weyn aktaada ku laheyn, waxa ladhahay:(qofkii lasiiyo quraanka ee u arka dadkaas kale waxa lasiiyay inay kawanaagsan yihiin isaga wax lasiiyay, qofkaasi wuxuu weyneeysiiyay wax uu Allah xaqiray, wuxuuna xaqiray wuxuu Alle weyneysiiyay ee ah kalaamkiisa sw.

Adigoo ah qof fadligaas Allah siiyay oo aad aragto qof Baabuur wato guri qasri dagan ama wax lamida markaasna aad u arkeyso inuu kaa kheyr badan yahay, Allah baan ku dhaartayee waxaad koobtay oo aad heysato ayaa kakheer badan oo kaweyn wuxuu koobay oo haysto oo ah Baabuur qasri iyo maal.

قيل:(من أوتي القرآن فقدأدرجت النبوة بين جنبيه غيرأنه لايوحي إليه.)

Elmi Daadiye📖📚 با حث

21 Oct, 08:54


Nolashada Wax Ka Baddel..⬇️

1-Maalin Kasta 5 Shan Mar Wax Ka Badan Weyso Qaado Make up uma Baahan Doontid.

2-Raashinkaa Cunto Maalin Waliba Sadax Meelood Meel Masakiinta ugu Deeq Ama Dadka.Baahan Sii, GYM uma Baahan Doontid..

3-Maalin Kasta 10 Bog oo Quranka Ah Aqriso, Waxaan Huban In Qalbigaga Walwalka ka Bixi Doonaa.

4-Markasta Asxaabtada u Timaado Salan, Dhexdiina Wanaag Iyo Jaceyl Ayaa Ka Dhalan Doono..

5-Xili Walbood Gurigaga Timaado Xaaskaga Salanta Islaamka Ku Salan Kadibna Soo Dhawayso Nolashada Maanta ugu Sheekeyee Kama Fogan Doonto Waliged.

6-Hadaa Shanta Xili Salaadood Ku Tuko Masajidka Ama Jameeco Ahan Arsaqada Ayaa ku Furmi Doonto.

7-Waalidka Baari u Noqo, Ka Duceyso Amarkoodana Qaado, Hadaa Sidaa Sameyso Caruurtada Ayaa Adigana Baari Kuu Noqon Doonto..

8-Jaceyl Ixtiraam Iyo Qadarin Hakaa Helaan Saaxiibada, Haday Intaas Ka Helaan Adigana Waxaay Ku Siin Doonan Intaas Iyo Ka Badan Xasuusnow Taas.

-Nala Wadaag Qodobka Ka.Heshay Ama Sida Gaarka Ah u Dareentay Saaxiibadana Gaarsii..Mahadsanid.

Elmi Daadiye📖📚 با حث

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Elmi Daadiye📖📚 با حث

17 Oct, 11:42


Allah wuxuu doonayaa inuu idiinka towbad aqbalo.