ERAYO JACEYL @erayojaceyl1 Channel on Telegram

ERAYO JACEYL

@erayojaceyl1


KU SOO DHAWOOW OO NAGA HEL:
💋 ERAYO JACEYL
💋 ERAYO JACEYL
💋 ORAAH JACEYL
💋 XIGMAD JACEYL
💋 SHEEKO JACEYL
❤️ SHUKAANSI

KU SOO BIIR ❤️💋❤️ @ERAYOJACEYL1

ERAYO JACEYL (Somali)

ERAYO JACEYL kan waxaa lagu taageeraa dadka ku dhaqan Soomaaliya iyo kuwa Soomaalida ah ee dalka kale. Kan waxaa looga hadlayaa erayada jaceylka, oraahta jaceylka, xigmada jaceylka, sheeko jaceylka iyo shukaansiga. Waxaa jira dad badan oo ka waramaya jaceylka iyo waxyaabaha ka dhaxeeya jaceylka ee Soomaalida. Haddii aad jaceylka aad u xiiso galiso ama aad rabto inaad ka faa'iideysato waxyaabaha jaceylka, ha ku soo biiri ERAYO JACEYL oo ku yaala @erayojaceyl1 Telegram channel.

ERAYO JACEYL

24 Jan, 13:31


"Qof baahan qofkii u baahdey
Ayaa talo wayn u baahan"!.

ERAYO JACEYL

24 Jan, 09:37


Ciwaan telegram iib ah qofkii raba luuqa

@misshenaa

ERAYO JACEYL

24 Jan, 09:03


*🍂Dadka wawanagsani waxy ku tartamaan jimcaha iyo maalinkiisaba ku salinta nabigaﷺ ee kamid noqda axbaabii*

*اللَهُمَّ صَلِّ وَسَلِمْ عَلى نبِيِّنَا مُحَمَّـدْ ﷺ💜*

ERAYO JACEYL

24 Jan, 09:01


Majiraa Qof Abaal Kuugalay Aadan Waligaa Iloobeyn ❤️🙏

ERAYO JACEYL

23 Jan, 20:18


"Qofka kaa xanaaqa ee aan waxba kugu sameyn , saaxiib ka yeelo, maxaayeelay xanaaqa ama caradu waxay soo saartaa dunta basharka."

ERAYO JACEYL

23 Jan, 20:09


Fahmanadiii naftaydiyo🥺

ERAYO JACEYL

23 Jan, 20:09


ha furfurin waliga♥️👑🙏

ERAYO JACEYL

23 Jan, 20:09


iga qaad farimaha 🥺📩

ERAYO JACEYL

23 Jan, 16:58


Dumarka seddex baa laga ilaaliyaa;

Xushmad darro.

Xoolo la'aan iyo xaas kale.

-

ERAYO JACEYL

23 Jan, 16:10


Qofka sida dhabta ku Jecel marnaba kaama tago xitaa haddey jiraan Boqolaal sababood uu kaaga tago wuxu hela hal sabab uu kula sii Joogo🥺❤️.

ERAYO JACEYL

23 Jan, 15:47


badhkyga waxa tahay
xppi badhkayga😭💗
*An tabaayo buuxi naftyda🥺🔥
* Adigaa boqree noloshyda🫶🏼🥹
* Waligaaba joog barbarkyga💕😭🫶🏾

ERAYO JACEYL

23 Jan, 14:48


Qofna tiirso qofna tuur waa tiirka nolosha dooro kuwii ku doortay bilaa shuruud🫶💕*

ERAYO JACEYL

23 Jan, 12:26


Rageenna marka aan gabar jeclaano albaabada qalbigeena oo dhan waan xirnaa soo sax ma ahan faarax😁

Like~ta Hanaga Xasidina .

ERAYO JACEYL

23 Jan, 12:25


“Haddii aanu shaqaynayn qorshuhu, bedel qorshaha, sababtoo ah maaha qorshuhu hadafkii.”

ERAYO JACEYL

22 Jan, 19:19


Waxaa laga yaaba in aynaan Kulmin, in aan ku sagootin laakin kuma hilmaamin, waxaa tahay Xasuustaydii😊

ERAYO JACEYL

22 Jan, 17:35


Ciwaankan iib waaye qofkii raba luuqa👋

@misshenaa

ERAYO JACEYL

22 Jan, 15:53


Darajada adaa helay
Dumar ugu wacan oo
Dhal xariir ah ba tahaye
Duca qabto jaceylkeygi
Cawa daadax caashaqa
Nalka damay ma daarnaa

ERAYO JACEYL

22 Jan, 15:53


Quruxdaada saafi
Qosolkiyo jaceylkiyo
Qadarinta ku dhaafte
Qiima badan abaayo
Kaalay qaado naftoo
Qalbigaaga iga daji
Qeyb an istaahilo

ERAYO JACEYL

22 Jan, 15:51


Ubax baaan sidaa
Kula soo ordeee
Maad iga aqbali ?

ERAYO JACEYL

21 Jan, 17:54


Farxadda dadka kale waxba kuuma dhimayso, hantidooduna waxba kama dhimayso irsaaqadaada, ku noolow adigoo nadiif ah dadkana u rajee waxaad naftaada u rajayso".

🌼💛

ERAYO JACEYL

21 Jan, 17:53


Waa isku mid geedku,waqtiyada ayaakala duwan
Xasuusnow xaaladwalba oo adagna ma waarayso .

ERAYO JACEYL

21 Jan, 17:45


"Farxadda ay ii abuurto joogitaankaaga... waxa ay iga dhigtaa in aan wax walba u dulqaato."

- 🫂😘👍

ERAYO JACEYL

21 Jan, 06:39


💔💔

ERAYO JACEYL

21 Jan, 03:41


Asc subax wngsn 👋😮‍💨

ERAYO JACEYL

20 Jan, 10:16


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad ubaahan tahay kanaalo telegram oo iib ah ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo


©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/iZ20cRltPNZkMGE0

ERAYO JACEYL

19 Jan, 15:03


Ifka qalad yaroo dhacay
Qofka kaaga tagayaa
Marka horeba qiimiyo
Kuuma hayn qaddarin dhaba.

ERAYO JACEYL

19 Jan, 15:02


Qof ciseeya kaan rabin
Cindiyada dulmiga yeelay
Ruux calaancal loo qoray
Muxuu caashaq leeyahay
Casharada badh kaa maqan

ERAYO JACEYL

19 Jan, 05:02


Ku bilaabo maalinkaagan mahad-naqa ILLAAHAY.
الحَمْدُلله رَبِ العَالَمِين .🤎

ERAYO JACEYL

18 Jan, 20:09


Qosolku waa daawo balse marka aad sabab la'aan qososho adiga ayaa daawo u baahan

ERAYO JACEYL

18 Jan, 20:01


Cidna Kama hoosaysid Kamana lidatid ee Taas man kaga ku hayy💯💗

ERAYO JACEYL

18 Jan, 18:46


'Hadal Qiimo badan"
Dulqaad kasta waxaa ka dambeeya waxyaabo qurux badan.
Ha degdegin, laga yaabee inaad hesho waxaad rabto.."

ERAYO JACEYL

18 Jan, 16:28


Ciwaankan iib waaye qofkii raba luuqa👊

@misshenaa

ERAYO JACEYL

18 Jan, 16:21


"Guurku waa dagaalka keliya ee aad la seexanaysid cadawgaaga.”

ERAYO JACEYL

18 Jan, 16:20


"وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ ۚ"

“Dumarka idiin dhaxa si wanaagsan ula dhaqma."

🫂😍👍

ERAYO JACEYL

17 Jan, 17:12


✧━━━TEAM✯ OGAANSHO━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
   

ᵂᴬˣᴬ ᴬᵞ ᴴᴬᴸᴷᴬᴬᴺ ᴷᵁᴳᵁ ˢᴼᴼˣᵁˢᴴᴬᵞ ᴰᴴᴬᴹᴬᴬᴺ
ᶜᴴᴬᴺᴺᴱᴸᴬᴰᴬ ᵀᴱᴸᴳᴬᴿᴬᴹ ᵁᴳᵁᶠᴵᴵᶜᴬᴺ ᴱᴱ ˢᴼᴼᴹᴬᴸᴵᵞᴬ
      ᴱᴱ ᵂᴬˣᵀᴬᴿᴷᴬ ᴸᴱᴴ ᴷᵁᴮᴵᴵᴿ⤵️

╔═════•   ✯   •══════╗
                  
➦ @xaqiijiyechanne
➦ @SIRADA_RASUULKA
➦ @Qisooyinka_Nabiyada
➦ @WadadaToosan
➦ @hayaha_jacaylka
➦ @Guriganolosha
➦@muhiim_garaad
➦ @Geeraarjacayl
➦ @ErayoJaceyl1
➦ @HIILSAN_ACADEMY

Haddii aad dooneeyso in aad ku soo biirto @TEAM_OGAANSHO marka hore ku biir chennel-keena si aad faah-faahin u hesho .
Channel kudarisna hadii aad rabto laxiriir @Gadoomiyaha_ogaansho

ᵀⁱᵏᵗᵒᵏᵃᵃⁿ ᵏʰᵉᵉʳᵏᵃ ᵃʸᵃᵃⁿ ᵏᵘˢᵒᵒᵍᵘᵈᵇⁱʸᵃ ᶠᵃˡˡᵒʷ ⁱˢᵒᵈʰᵉʰ
👉http://tiktok.com/@abdi_fitah2241👈


KU BIIR DHAMAAN ⤵️

https://t.me/addlist/ehPTTPoN0MNkYjI0
https://t.me/addlist/ehPTTPoN0MNkYjI0

ERAYO JACEYL

16 Jan, 18:42


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan heynaa kanaalo telegram oo iib ah nagala soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/ArM6oMtUs6I5NzBk

ERAYO JACEYL

16 Jan, 11:34


Channel kaan waa iib cidii ubahan ha ila soo xariirto welcome @msshenaa

ERAYO JACEYL

16 Jan, 11:28


Horta ma hinaastid miyaa
Calashaan ma masayrtid?

ERAYO JACEYL

15 Jan, 17:03


Asc

ERAYO JACEYL

13 Jan, 10:16


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

ERAYO JACEYL

12 Jan, 11:39


Dhagarta dumarka!!!

Fannaanada Janet Jackson iyo ninkeedi hore oo ah bilyineer u dhashay Qatar oo lagu magacaabo Wissam Al Mana waxay isku barteen xaflad loo qabtay furitaanka hotelka Swanky ee ku yaalla Dubai sanaddi 2010, laba sano oo xiriir ah kadib waxay is guursadeen sanaddi 2012.

Heshiis ay galeen guurka ka hor ayaa dhigayay in: haddii shan sano gudaheed ay kala tagaan aysan wax lacag heleyn.

Haddii ay kala tagaan shan sano iyo wixii ka badan kadibse waxay heleysaa 100 milyan oo doolar, haddii ay cunug u dhashana waxay heleysaa 100 milyan oo kale.

Sanaddi 2017-ki oo ku aaddan shan sano kadib marki ay is guursadeen, waxay bishi Janaayo dhashay wiilkooda, isla bishi April ee sanadkaas furriin ayey dalbatay, waxayna albaabka kala degatay 200 milyan oo doolar. 😁😁

ERAYO JACEYL

12 Jan, 11:29


“ in Yar jooji in aad farriimaha diristooda bilowdid, kaddib eeg ubaxyada qallalay ee aad waraabinaysay.”

ERAYO JACEYL

12 Jan, 11:28


"Waxyaabaha qaar marna kuma soo noqdaan sidii hore, Kataxadar inta aanad waayin shay kugu qaali ah ."💯✍🏼

" لا شي يعود كالسابق ، كن حذر قبل ان تكسر شيئا جميلا ."💯✍🏼

ERAYO JACEYL

10 Jan, 16:58


✧━━━TEAM✯ OGAANSHO━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
   

ᵂᴬˣᴬ ᴬᵞ ᴴᴬᴸᴷᴬᴬᴺ ᴷᵁᴳᵁ ˢᴼᴼˣᵁˢᴴᴬᵞ ᴰᴴᴬᴹᴬᴬᴺ
ᶜᴴᴬᴺᴺᴱᴸᴬᴰᴬ ᵀᴱᴸᴳᴬᴿᴬᴹ ᵁᴳᵁᶠᴵᴵᶜᴬᴺ ᴱᴱ ˢᴼᴼᴹᴬᴸᴵᵞᴬ
      ᴱᴱ ᵂᴬˣᵀᴬᴿᴷᴬ ᴸᴱᴴ ᴷᵁᴮᴵᴵᴿ⤵️

╔═════•   ✯   •══════╗
                  
➦ @xaqiijiye
➦ @SIRADA_RASUULKA
➦ @Qisooyinka_Nabiyada
➦ @WadadaToosan
➦ @hayaha_jacaylka
➦ @Guriganolosha
➦ @Geeraarjacayl
➦ @ErayoJaceyl1
➦ @HIILSAN_ACADEMY

Haddii aad dooneeyso in aad ku soo biirto @TEAM_OGAANSHO marka hore ku biir chennel-keena si aad faah-faahin u hesho .
Channel kudarisna hadii aad rabto laxiriir @Gadoomiyaha_ogaansho

KU BIIR DHAMAAN ⤵️
https://t.me/addlist/ehPTTPoN0MNkYjI0

ERAYO JACEYL

09 Jan, 18:15


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

ERAYO JACEYL

09 Jan, 10:55


Allah u naxariisto walashen farhiyo runtii waa geeri aad u xanuun badan 😢😭

ERAYO JACEYL

06 Jan, 14:08


Dhabtaadaa lagu gam'aa
Dhiigaagaa lagu milmaa
Jacayl lagu dhiirradiyo
Dartaa baa loo dhintaa.

ERAYO JACEYL

06 Jan, 06:35


Iftiin baad ii aheyd e
In badan igu aamin oo
Naftaada isii macaan

ERAYO JACEYL

06 Jan, 06:15


Ku bilaabo maalinkaagan mahad-naqa ILLAAHAY.
الحَمْدُلله رَبِ العَالَمِين .🤎

ERAYO JACEYL

04 Jan, 17:20


✧━━━TEAM✯ OGAANSHO━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
   

ᵂᴬˣᴬ ᴬᵞ ᴴᴬᴸᴷᴬᴬᴺ ᴷᵁᴳᵁ ˢᴼᴼˣᵁˢᴴᴬᵞ ᴰᴴᴬᴹᴬᴬᴺ
ᶜᴴᴬᴺᴺᴱᴸᴬᴰᴬ ᵀᴱᴸᴳᴬᴿᴬᴹ ᵁᴳᵁᶠᴵᴵᶜᴬᴺ ᴱᴱ ˢᴼᴼᴹᴬᴸᴵᵞᴬ
      ᴱᴱ ᵂᴬˣᵀᴬᴿᴷᴬ ᴸᴱᴴ ᴷᵁᴮᴵᴵᴿ⤵️

╔═════•   ✯   •══════╗
                  
➦ @xaqiijiye
➦ @SIRADA_RASUULKA
➦ @Qisooyinka_Nabiyada
➦ @WadadaToosan
➦ @hayaha_jacaylka
➦ @Guriganolosha
➦ @Geeraarjacayl
➦ @ErayoJaceyl1
➦ @HIILSAN_ACADEMY

Haddii aad dooneeyso in aad ku soo biirto @TEAM_OGAANSHO marka hore ku biir chennel-keena si aad faah-faahin u hesho .
Channel kudarisna hadii aad rabto laxiriir @Gadoomiyaha_ogaansho

KU BIIR DHAMAAN ⤵️
https://t.me/addlist/ehPTTPoN0MNkYjI0

ERAYO JACEYL

03 Jan, 21:15


𝗪𝗔𝗫𝗔𝗡 𝗞𝗨 𝗦𝗨𝗚𝗜 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗔
𝗦𝗜𝗗𝗔 𝗔𝗬 𝗫𝗜𝗗𝗜𝗚𝗨𝗛𝗨 𝗨
𝗦𝗨𝗚𝗔𝗔𝗡 𝗗𝗔𝗬𝗔𝗫𝗔 🌚💞💞

ERAYO JACEYL

03 Jan, 18:03


qumantaan jeclaayey
🩷qiima badneedaay
🩷qalbigeygu raacay
🩷qalbigaad kutaala
🩷qoyskii ku dhalaybaa
🩷qumaanta ka keentaye
🩷qaaliyey qalbiga misku qabanaa

ERAYO JACEYL

03 Jan, 16:55


Qof ciseeya kaan rabin
Cindiyada dulmiga yeelay
Ruux calaancal loo qoray
Muxuu caashaq leeyahay
Casharada badh kaa maqan

ERAYO JACEYL

03 Jan, 15:57


Hablahad waax dheertoo
Boqorad dumar ba tahoo
Hooyadii ku barbariso
Abbihi ku koriyey baa
kun iyo boqol jeer aman mudan 💓

ERAYO JACEYL

03 Jan, 15:56


Saxiptinimada ma aaminsan thy ?

ERAYO JACEYL

03 Jan, 11:29


Qof aad block saartay wali ma lagu baray e malagu dhahay wiilkan iska baro wa saxibkeey 😂 adina baro gabdhan wa dumashida 🤣

ar aduunyaa kkkk

ERAYO JACEYL

03 Jan, 09:54


Nikaax waa erey af carabi ah
Maher waa xoolaha gabadha lasiiyo oo ey xaq uleedahay aroos waa xaflada la dhigo.🎗

Nikaax somali ahaan usheeg.?

ERAYO JACEYL

03 Jan, 06:49


*”Jimcuhu waa maalin barakeysan oo fursad cusub ah. Ujeedadaada hagaaji, niyadaada daahiri, oo xusuuso in Eebbe u dhow yahay qofka isaga u soo dhawaada.”🤍🖇️🕊️*

*Waa Jumcihii ugu Horeeyay Bisha Rajab Aan Badino Saliga Nabigena ﷺ🫶🏻🖇️*
*اللهم صل على نبينا محمد🕊️🖇️*

ERAYO JACEYL

03 Jan, 06:47


Boholyoow qubanayaan
Baaldi kuugu dhigayaa
Laab jacayl ka buuxaan
Badh ka guro ku leeyahay

ERAYO JACEYL

03 Jan, 06:47


Buuqsamaysigaagii
Qalbi kaaga baahdaan
Baalaha ka eegaynin
Badalkaaga faro badan

ERAYO JACEYL

02 Jan, 18:16


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

ERAYO JACEYL

02 Jan, 15:43


*Istiqfaarta badi, waxay jilcisaa qalbiga waxayna kuu dhaweenaysaa alle* 🤎📿❤️

ERAYO JACEYL

02 Jan, 09:23


♻️𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎   𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎   𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎   𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 ♻️


♻️𝘔𝘢𝘬𝘶 𝘧𝘪𝘬𝘪𝘳𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘤𝘩𝘢𝘯𝘯𝘦𝘭𝘬𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘢𝘢𝘥 𝘩𝘰𝘳𝘮𝘢𝘳 𝘶𝘩𝘦𝘴𝘩𝘰


♻️𝘔𝘢𝘯𝘢 𝘳𝘢𝘢 𝘥𝘪𝘯𝘦𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘢𝘢𝘥 𝘩𝘦𝘴𝘩𝘰 𝘬𝘰𝘰𝘹 𝘩𝘰𝘳𝘮𝘢𝘳𝘬𝘢𝘢𝘴𝘪
𝘬𝘰𝘰 𝘴𝘢𝘮𝘦𝘺𝘴𝘰


♻️𝘔𝘢𝘯𝘢 𝘬𝘶𝘧𝘪𝘬𝘪𝘳𝘦𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘢𝘢𝘥 𝘩𝘦𝘴𝘩𝘰 𝘢𝘲𝘳𝘪𝘴𝘵𝘢𝘺𝘢𝘢𝘭 𝘢𝘲𝘳𝘪𝘴𝘵𝘢 𝘣𝘰𝘴𝘵𝘪𝘺𝘢𝘥𝘢𝘢𝘥𝘢


♻️Hadaba @TEAM_OGAANSHO


♻️𝘞𝘢𝘹𝘢 𝘢𝘺 𝘬𝘶𝘶 𝘩𝘦𝘺𝘴𝘢𝘢 𝘧𝘶𝘳𝘴𝘢𝘥 𝘢𝘢𝘥 𝘤𝘩𝘢𝘯𝘯𝘦𝘭𝘬𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘬𝘰𝘳 𝘶𝘨𝘶 𝘲𝘢𝘢𝘥𝘪𝘬𝘢𝘳𝘵𝘪𝘥

𝘚𝘩𝘶𝘳𝘶𝘥𝘢𝘩𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘢𝘨𝘢 𝘣𝘢𝘢𝘩𝘢𝘯𝘺𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘪𝘯𝘵𝘢 𝘬𝘢 𝘢𝘲𝘳𝘪𝘴𝘰
      ↕️https://t.me/TEAM_OGAANSHO↕️

♻️Fᴬᴰᴸᴬᴺ ᴸᴬˣᴵᴿᴵᴵᴿ ᶜᴴᴬᴺᴺᴱᴸ ᴷᵁᴰᴬᴿᴵˢᵀᴬ ᴴᴬᴰᴵᴵ ᴬᴬᴰ ᴿᴬᴮᵀᴼ

                    ⬇️⒧⒜⒳⒤⒭⒤⒤⒭⬇️
                @Gadoomiyaha_ogaansho

ERAYO JACEYL

30 Dec, 16:51


“ Haddii aysan sax kuula muuqan ha samaynin, Haddii aysan dhab ahyn ha sheegin.”

ERAYO JACEYL

29 Dec, 14:15


✧━━━TEAMOGAANSHO ✯ OGAANSHO━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
   

ᵂᴬˣᴬ ᴬᵞ ᴴᴬᴸᴷᴬᴬᴺ ᴷᵁᴳᵁ ˢᴼᴼˣᵁˢᴴᴬᵞ ᴰᴴᴬᴹᴬᴬᴺ
ᶜᴴᴬᴺᴺᴱᴸᴬᴰᴬ ᵀᴱᴸᴳᴬᴿᴬᴹ ᵁᴳᵁᶠᴵᴵᶜᴬᴺ ᴱᴱ ˢᴼᴼᴹᴬᴸᴵᵞᴬ
      ᴱᴱ ᵂᴬˣᵀᴬᴿᴷᴬ ᴸᴱᴴ ᴷᵁᴮᴵᴵᴿ⤵️

╔═════•   ✯   •══════╗
                  
➦ @xaqiijiye
➦ @SIRADA_RASUULKA
➦ @WadadaToosan
➦ @Geeraarjacayl
➦ @ErayoJaceyl1
➦ @HIILSAN_ACADEMY

Haddii aad dooneeyso in aad ku soo biirto @TEAM_OGAANSHO marka hore ku biir chennel-keena si aad faah-faahin u hesho .
Channel kudarisna hadii aad rabto laxiriir @Gadoomiyaha_ogaansho

KU BIIR DHAMAAN ⤵️
https://t.me/addlist/ehPTTPoN0MNkYjI0

ERAYO JACEYL

29 Dec, 05:17


Waxaan kuu balan qaadaya inan dhib iyo dheefba garabkaaga ahaan doono❤️‍🩹

ERAYO JACEYL

28 Dec, 19:30


🤐🤐

ERAYO JACEYL

28 Dec, 19:28


" Si aad gabadh ula faraxdo waxaad u baahantahay; Samirkii ayuub cs iyo indho la'aantii yacquub cs, Si aad gabadh uga farxisana waa inaad lahaataa; murtidii luqmaan iyo maalkii qaaruun "

ERAYO JACEYL

28 Dec, 08:30


𝗔𝗮𝗻 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗼𝗼𝗴𝗻𝗼 𝗫𝗶𝘁𝗮𝗮 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂
𝗞𝗵𝗶𝗹𝗲𝗳𝗸𝗻𝘂 𝗞𝗮 𝗪𝗮𝘆𝗻 𝗬𝗮𝗵𝘆
𝗕𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗱𝗮 😭❤️

ERAYO JACEYL

27 Dec, 06:28


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

ERAYO JACEYL

26 Dec, 18:14


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

ERAYO JACEYL

26 Dec, 16:19


Walaalnimo🙈😂😂

ERAYO JACEYL

26 Dec, 16:11


Saaxiibkaaga maanta, waa saygaaga berri.

Walaalkaaga maanta, waa wadaadkaaga berri.

ERAYO JACEYL

25 Dec, 16:22


♻️𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎   𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎   𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎   𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 ♻️


♻️𝘔𝘢𝘬𝘶 𝘧𝘪𝘬𝘪𝘳𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘤𝘩𝘢𝘯𝘯𝘦𝘭𝘬𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘢𝘢𝘥 𝘩𝘰𝘳𝘮𝘢𝘳 𝘶𝘩𝘦𝘴𝘩𝘰


♻️𝘔𝘢𝘯𝘢 𝘳𝘢𝘢 𝘥𝘪𝘯𝘦𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘢𝘢𝘥 𝘩𝘦𝘴𝘩𝘰 𝘬𝘰𝘰𝘹 𝘩𝘰𝘳𝘮𝘢𝘳𝘬𝘢𝘢𝘴𝘪
𝘬𝘰𝘰 𝘴𝘢𝘮𝘦𝘺𝘴𝘰


♻️𝘔𝘢𝘯𝘢 𝘬𝘶𝘧𝘪𝘬𝘪𝘳𝘦𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘢𝘢𝘥 𝘩𝘦𝘴𝘩𝘰 𝘢𝘲𝘳𝘪𝘴𝘵𝘢𝘺𝘢𝘢𝘭 𝘢𝘲𝘳𝘪𝘴𝘵𝘢 𝘣𝘰𝘴𝘵𝘪𝘺𝘢𝘥𝘢𝘢𝘥𝘢


♻️Hadaba @TEAM_OGAANSHO


♻️𝘞𝘢𝘹𝘢 𝘢𝘺 𝘬𝘶𝘶 𝘩𝘦𝘺𝘴𝘢𝘢 𝘧𝘶𝘳𝘴𝘢𝘥 𝘢𝘢𝘥 𝘤𝘩𝘢𝘯𝘯𝘦𝘭𝘬𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘬𝘰𝘳 𝘶𝘨𝘶 𝘲𝘢𝘢𝘥𝘪𝘬𝘢𝘳𝘵𝘪𝘥

𝘚𝘩𝘶𝘳𝘶𝘥𝘢𝘩𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘢𝘨𝘢 𝘣𝘢𝘢𝘩𝘢𝘯𝘺𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘪𝘯𝘵𝘢 𝘬𝘢 𝘢𝘲𝘳𝘪𝘴𝘰
      ↕️https://t.me/TEAM_OGAANSHO↕️

♻️Fᴬᴰᴸᴬᴺ ᴸᴬˣᴵᴿᴵᴵᴿ ᶜᴴᴬᴺᴺᴱᴸ ᴷᵁᴰᴬᴿᴵˢᵀᴬ ᴴᴬᴰᴵᴵ ᴬᴬᴰ ᴿᴬᴮᵀᴼ

                    ⬇️⒧⒜⒳⒤⒭⒤⒤⒭⬇️
                @Gadoomiyaha_ogaansho

ERAYO JACEYL

24 Dec, 16:33


Haddii uu wadada kaaga hor yimaado, go'aankaaga ugu horreeyo muxuu noqon lahaa😁

ERAYO JACEYL

24 Dec, 16:32


Waxaad qaban waan ogee
Qalbiga baan dhowrayaaye
Qilaafka intuu imaan maqal
Qalbiga bal ku doortay arag
Qof baa kuu baahan garo
Nolasha qasab ma aha ee
Ax 😭 qalbigeyga dhowr 💔

ERAYO JACEYL

24 Dec, 16:28


Mararka qaar ilinta waa erayo qalbiga kaso baxaayo lkn aan carabka so mari karin erayadaas🫀💔

ERAYO JACEYL

24 Dec, 16:27


Si qarsoodi ah Ayaan u ooyay
Anigoo ka cabsanaaya in la igu eedeeyo oohinta😢💔

ERAYO JACEYL

23 Dec, 10:12


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

ERAYO JACEYL

22 Dec, 19:34


Shukaansiga haddii uu lix bil dhaafo waa dallac bilaash.🙈

ERAYO JACEYL

20 Nov, 15:28


Daan iyo illaa daan
Dunidaba dhamaanteed
Inantaan ka doorteen
Dumarkaba ka caashaqay

Degmadii mareeg iyo
Galcad darafyadeediyo
Durdur bay ku ababtoo

Damaashaadka waayaha
Iyadoon dareen qabin,

Docda cali-yabaal iyo
Dusha caawga wiiqiyo
Daantaa galbeed bay
Ka tuntaa durbaankoo

Cigo bay naq iyo doog
Mowjadaha is daba mara
Kor ka daawataayoo

Marka dhibicda dayreed
Doojisa degaankoo
Dhulku derajadiisiyo
Nuurkiisa daabaco

Wirwiiraha dabeeciyan
Durba kuma nagaatoo
Diifkiyo harraadkaba
Coos-waynaba duhur
Kaga doogataa oo

Darma waxay u taallaa
Budbud dooxadiisiyo
Ceeldheer dalsama oo

Ragga buurta darimood
Geelkoodu daaqoo
Duddo iyo illaa faax
Ramadkoodu dihayay
U dir sheegataa oo

Waa ruux dad noqoshada,
Daadah barashadeedii
Diin looga dhigay oo
Wixi sharafka dili kara
U dulqaadanmaysee

Allow doonistaydiyo
Dookhaygu wacanaa!

Abwaan yare

ERAYO JACEYL

20 Nov, 13:38


*Goormuu qofku si dhab ah u guuleystay*😍

*Wuxuu u guuleystay marka uu Naar ka badbaado ee Janno galo*
*Waxii kasoo haray oo dhan ee* *aan u naqaano guulaha waa❤️*

*(وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُور*💞🫶

ERAYO JACEYL

20 Nov, 07:53


Ha Baneyn bartu nacbku raboo Ee ahow badbadiyeeee❤️🫂🫶

ERAYO JACEYL

20 Nov, 07:53


Taariikhdii soowada marnay💔😭

ERAYO JACEYL

19 Nov, 16:01


Riyadi burburtaay
Run baan moodee
Rafaadka jaceylka
Run baa u arkaaa

ERAYO JACEYL

19 Nov, 15:49


Nafta waad ciqaabtoo
Cindigayga hoosiyo
Bogga waad cadaabte
Horta caashaqyohow baas
Ma cilmaani baa tahay ?

ERAYO JACEYL

19 Nov, 15:48


Qaalideydaay ❤️
U dhawaaw rabigaaga 🥹
Qur'aanka iyo adkaarta ha dayicin 🌷
Waqtigaaga kala nidaamso 🌸
Naftaadana daryeel ❤️‍🩹
Waqti fiican Familkaaga la qaado 🫂
Ka fogoow qofkaan qiimahaaga garan 🌵
Kala baro saaxiibka iyo xumaan sidaha 🥺
Xijaabkaagana ku dhegnaaw 👑

ERAYO JACEYL

19 Nov, 08:35


Ma jiraa qof aqoon u leh tonix app oo iga caawi karo ? Haddu jiro ha iga laso xariiro @misshenaa

ERAYO JACEYL

19 Nov, 04:13


Is cafiya oo is xidhiidhiya.

🫂❤️‍🩹

ERAYO JACEYL

19 Nov, 03:37


*Haka xumaan qof qiimahaaga garan waayey, waayo indhooluhuba taabashada dheemanka iyo dhaguxu waa iskugu mid*

*subax san

ERAYO JACEYL

18 Nov, 09:49


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pS1XLscL1r00ZTVk

ERAYO JACEYL

17 Nov, 12:18


👉 MAR SOO EEG 👇👇👇👇👇

✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠:     @Sahan_graphic
🔐Join us ➠:     @Hiilsan_academy
🔐Join us ➠:     @aqoon_guud1
🔐Join us ➠:     @geeraaro1mm
🔐Join us ➠:     @Qisojacayl24
🔐Join us ➠:     @Dhibanejaceyl
🔐Join us ➠:     @erayojaceyl1
🔐Join us ➠:   @ErayoMacaanchannel
🔐Join us ➠: @Haqabtireonlinecollege
🔐Join us ➠:     @Geeraarjacayl
🔐Join us ➠:     @murtimaal1
🔐Join us ➠:     @Duco12
❤️Wax ka faa'id oo ku biir adiga 💌
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯

ERAYO JACEYL

16 Nov, 15:48


https://t.me/Tonix_Mining_Bot?start=2082564885

ERAYO JACEYL

16 Nov, 05:25


Gabdhihii waxay leeyihiin
Geniyo lacag baan rabnaa.! 😅

-Hees

ERAYO JACEYL

15 Nov, 19:02


Jacaylka aan kuu qabo waa sheeko aan dhamaanayn ❤️

ERAYO JACEYL

15 Nov, 18:57


Qalbi kasta wuxuu leeyahay naf, nafta qalbigayguna waa adiga. 🖤

ERAYO JACEYL

15 Nov, 18:57


وكيف لا أُحبك، وأنا أراك في كُل شئ حتي في أحلامي 😜🤎

Sidee ayaan kuu jeclaaneynin, anigoo wax walbo kaa dhax arka xitaa riyadeyda 😜

ERAYO JACEYL

15 Nov, 08:14


"Dib u dhac kastaa wuxuu leeyahay nin yaqaan sida uu kuu taageero oo ku daryeelo"

ERAYO JACEYL

15 Nov, 04:29


Asc Jumca kareem ❤️📿

ERAYO JACEYL

14 Nov, 21:39


Nebigu scw wuxuu yiri: “Dadka kuwa iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salliga badan”.

اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤️

ERAYO JACEYL

13 Nov, 17:12


Ixtiraamka, naxariista, iyo isku turidda.

Waxay xiriirka, ama wadda noolaanshiyaha lamaanaha ka dhigtaa mid qurux badan waxay u abuurtaa farxad aad u weyn waxayna, sabab u noqon kartaa in laysla joogo waayo badan. 🥀❤️

ERAYO JACEYL

13 Nov, 16:59


Naceyb jaceyl isku badalay.

Wuxuu ku yiri xaaskiisii waxaan doonayaa. Inaan kala dhamaano yacnii aanku furo waayo majiro wax jaceyl ah oo-aan kuu qabo noloshaadana ma,ahan mid aan kufaraxsanahay.

Waxay tiri diyaar baan ahay laakiin waxaan, wataa laba shuruudood wuxuu yiri maxay yihiin labadaas shuruud? "Waxay tiri mida koowaad halka wiil "e aan leenahay.

waxa uu- dhawaan galayaa imtixaan furiinkeenna inuu kanaxo kadibna kudhaco imtixaanka dooni maayo sidaas daraadeed hal bil waa-inaan wada joogno wuxuu yiri waan ogolahay midaas waxay tiri shuruudda labaadna ilaa bishu ka dhamaaneeyso habeen weliba markaad shaqadda ka, timaado waa inaad ilbaabka igasoo ximbaartaa kadibna igeeysaa ilaa qolkeeyga. wuxuu yiri weey dhamaatay sidaas ayaana inoo balana.

Habeen kasta markii uu-shaqada kayimaado waxay uga hortagtaa ilbaabka kadibna waa-uu soo qaaddaa intuu sii wado ayeey qoortiisa ku qabsataa labadeeda gacmood kadibna way sii dhunkataa weliba iyaddoo qosleyso.

Ilmihii yaraa farxad ayuu kaqaaday kadib markii uu arkay hooyadiis iyo aabihiis oo-is ximbaaraya aad ayuu udhoola cadeeyaa markasta uu-arko arintaas.

Ninkii waxa-uu jaceyl xad dhaaf ah u qaaday xaaskiisii bishii markii ay dhamaatay isaggoo ka xishoonaayo siduu ku raali gelin lahaa xaaskiisi ayuu ilbaabka kasoo galay caawaba waxaa ka furay wiilkiisii yaraa.

Wuxuu is weeydiiyay caawa maxay kaaga hor, imaan weyday qolkeeddii ayuu toos u-abaaray kadib ayuu indhaha saaray iyaddoo dharkeeddii guraneeyso!

Intuu yaaabay isna ilaaway ayuu." isku duubay kadib ayuu yiri maxaa dhacay xageed iga aadeeysaa intay iska fujisay beey uraacisay miyaad illoowday balanteennii iyo inuu wakhtigii dhamaaday? Wuxuu yiri laakiin wakhtigaan balanta galeynay iyo caawa kala duwan xaaskeygiyeey waxay tiri maxaa is badalay?

Markaas buu-yiri ma maleysan kartid jaceylka xad dhaafka ah "e aan kuu qaaday mana awoodo inaan kufuro hadda haddii ay macquul gal tahay ila joog ilaa inta nolosheena ka, harsan.

Kaliya waxaa ka maqnaa; inay isla farxaan mararka qaar is ximbaaraan, isla kaftamaan, waayo jaceylkuba intaas buu-ku yimaadaa.🙈🤗

ERAYO JACEYL

13 Nov, 15:03


Calaamaddo aad ku ogaan karto dulqaad badnidaada:

1. Qof baad wacday, waana uu kaa qaban waayay; mar labaad ayaad ku celisay.

2. Goor xanaaq kuugu dambeysay ma xasuusatid.

3. Fariimaha in lagaa soo daahiyo iyo inkale kalama jeclid.

4. Dadku inta aaney cafis kaa dalban ayaad cafisaa.

5. Mar haddii aad go'aan gaarto, waa sidaad ugaartay.

Haddaba, calaamaddee ayaad isku aragtay?

ERAYO JACEYL

13 Nov, 10:45


Me Suul iyo password😂😂

ERAYO JACEYL

13 Nov, 08:19


ENGLISH COURSE

Waxaan bishii sadaxaad qaban doonaa kooris lagu baranaayo luuqada English-ka. Hadaba hadii aad dooneyso la soo xiriir: @Misshenaa

ERAYO JACEYL

13 Nov, 06:35


Telegram Channel iib qofkii rabo
Ha ila so xariiro
@misshenaa

ERAYO JACEYL

13 Nov, 06:12


Adaa dumar ugu fil roon
Kashayda adaa degoo
Dareenkaygii hantiyay

ERAYO JACEYL

13 Nov, 04:17


Xajin waayay, xiisaha kalgacal, iyo xusuustaada.

Subax wngsn 🙏💥

ERAYO JACEYL

12 Nov, 20:31


Waa maxay, sifooyinka aadan qof nolol kula wadaagteen?

ERAYO JACEYL

12 Nov, 17:57


maxa dhaxdooda galiyay Awal😁😁

ERAYO JACEYL

12 Nov, 17:57


🤣🤣🤣🤣🤣

ERAYO JACEYL

12 Nov, 09:38


Arintaan sax miyaa mise waa khalad ?

@ErayoJaceyl1

ERAYO JACEYL

11 Nov, 04:20


Ku bilaabo maalinkaagan mahad-naqa ILLAAHAY.
الحَمْدُلله رَبِ العَالَمِين .🤎

ERAYO JACEYL

10 Nov, 16:11


Nin Qiimaha uu leeyahay Garoob Cidla sexata dareemi Karto 😂🙏

ERAYO JACEYL

10 Nov, 16:07


"Sowtaan dab iyo dhagax kala daaya idin idhi."


- caLi sugulle

ERAYO JACEYL

10 Nov, 15:34


Asc

ERAYO JACEYL

09 Nov, 16:09


-Macaan

-Hee

-Qalbi

-Hee

-Makaa daacad baa?

-Maxaa jira?

-Mahadsanid (Blocked)🤐

ERAYO JACEYL

09 Nov, 14:50


intaad adigu ii joogsataan ,kuu jirsanayaa!".

ERAYO JACEYL

07 Nov, 17:43


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

ERAYO JACEYL

07 Nov, 17:31


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍

ERAYO JACEYL

07 Nov, 17:30


""
- Dhex yarey dhameystiran
- Dheehiyo ilwaadley🙌❤️
- Dhalashana gobnimaley
- Dhowrsaniyo xishoodley
- Dhiiffo wacan garaadley
- Ruux kuu dhigmaan jirin🙌🥺

ERAYO JACEYL

07 Nov, 15:16


Sheekh Dirir oo sheegay sababaha keena in cimriga dumarka uu dheeraado ay tahay oohinta badan.

“Dumarka markey yaryihiin ilaa ay ka weynaadan waxey badsadaan oohinta. Wey ku nafisaan ilmada ka imaneysa.

“ Waxey oohintaas keeneysaa ayey leeyihiin in cimriga dumarka dheeraado”

Sidee kule tahay arinkaas?😇

ERAYO JACEYL

07 Nov, 14:34


Dadka kuugu dhow iyo kuwa kale waxaad kala baraneysaa maalinkaad 20 jirsato.!
❤️

ERAYO JACEYL

07 Nov, 06:31


Ku bilaabo maalinkaagan mahad-naqa ILLAAHAY.
الحَمْدُلله رَبِ العَالَمِين .🤎

ERAYO JACEYL

06 Nov, 19:50


ogeysiis !

Ka faa'ideyso barashada luuqada english-ka waqti kooban, oo waxa aad baraneysaa 8 buug iyo manhajka kenya wixii faah-faahin ah kala soo xiriir: @Misshenaa

ERAYO JACEYL

06 Nov, 18:54


Wuxu yidhi :

" Qaraabadu gun weeyo
Kolkii aad gar-gar iyo
Garab siin u baahneyd
Gacan kuuma fidiyaan
Kolkaad geeriyootee
Godka ay ku geeyaan
Geel baa la qalayaa.!" 💔

Cajaa'ib sheekhow.

ERAYO JACEYL

06 Nov, 17:05


Cilmi Nafsigu waxa uu sheegaa In badanaa dadka caqliga badan le ay is liidaan ,halka kuwa kuwa kale ay is moodsiiyaan iney caqli leeyihiin iyagoo madhan.!
Maxaa ka jira warkaas ?
😂💔

ERAYO JACEYL

06 Nov, 15:44


- Ruux laabta deeqoo
- Rabi keeney baa thy
- Riyo Aan sugaayey
- Ii Rumowdey baa thy
- Raaxada salkeediyo
- Rays Qaboob baa  thy
- Raaliyo haween iyo
- Raxmad socoto baa thy
- Rabi Raali hakaa noqdo

🫀💍🥺

ERAYO JACEYL

06 Nov, 15:43


Hadii dadku ay ku dadaalayaan Inay kaydsadaan lacag anfacda mustaqbalkooda ku dadaal adigu inaad kaydsato digriga alle iyo acmaasha wanaagsan oo idil una samee Alle dartii oo kaliya☝️💯💬

ERAYO JACEYL

06 Nov, 15:43


Cirka yaan laga waayin codkaaga,
Ahaaw Addoon haddii uu ducaysto, Malaa'igtu aqoonsanayso,
Markaas ay tiraa: Rabbiyow..
Waa Cod layaqaan ..oo ka yimid addoon la yaqaan

ERAYO JACEYL

05 Nov, 14:21


Jaceylka iyo calafka kee baa wayn oo adiga aamini laheyd ?

ERAYO JACEYL

05 Nov, 11:31


Wali ma jiraan kuwo sidan sariiraha iyo guriga ku dul ciyaara kkk

War hooy sariirta yaan dambi laga galin kkk

ERAYO JACEYL

05 Nov, 04:02


Kalsoonida nafteyda
Adaa kaabay qaaali

ERAYO JACEYL

03 Nov, 19:02


Qof kalaad ku aragtaa
Qalbi igula joogtaa
Qiimo buuxa ima siin
Qosolkaagu waa been

ERAYO JACEYL

03 Nov, 19:01


Balamaha la galo
Qofka looga baxo
Anoo kaa bartaan
Bashar kula dhaqmayn

ERAYO JACEYL

03 Nov, 16:32


Horta asxapey waxan idin weydina meshan rer somalialand ma igu jiran hadey ku jiran waxan idin weydina idinka dal gooni ma tihinoo haa dhaha😂marka shidalka managa rabtiin neh madama isku dal aheynina yaa😳😂

ERAYO JACEYL

03 Nov, 09:57


ogeysiis !

Ka faa'ideyso barashada luuqada english-ka waqti kooban, oo waxa aad baraneysaa 8 buug iyo manhajka kenya wixii faah-faahin ah kala soo xiriir: @Misshenaa

ERAYO JACEYL

03 Nov, 08:02


Foganta idin dhaxaysa adiga iyo riyadaada waa ficil samir dadaala iyo talo saarasho alaah bas💜

ERAYO JACEYL

24 Oct, 19:26


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

ERAYO JACEYL

24 Oct, 15:35


Xariir la daawadaad
Tahay xul dumar ee
Xanaano isii nafteydi

ERAYO JACEYL

23 Oct, 19:46


Wuxuu is yiri kii-hore ka wanaagsanow.

Kadib markii; ay is fahmeen ayuu mar-qura Alle ka keenay kii adiga kusoo furay nasiib xumaayaa ma dumar baa ladhibaa! Waxay mudan yihiin in loo naxariisto ~ladhool dhooliyo dhibaatoo dhan laga jiro maxaa yeelay waa caruur cag weyn! (Wax-magarato)

In, ay ka istaagtay bey ku tiri caruur iyo Wax kadaranba adigaa ah agteyda yaanan kugu arkin midkii horaaba kudhaamaye."

weli ma aragteen qof la rabo in aflagaado lagusoo xera-geliyo 😳😅

ERAYO JACEYL

23 Oct, 13:59


Gudoon ubax fiican
Gacalo udgoon oo
Aniga aan so guray 💝

ERAYO JACEYL

23 Oct, 13:57


Garaadka wanaagsan
Gob baad u tahay ee
Gayaankaba qaali
Ku dhaaftay garaad
Ha gubtaan gabi ee
Gadaalba ha eeegin 🙏

ERAYO JACEYL

23 Oct, 07:23


Jaceylku daneysi ma aha
Dartaa ba u dhiman karaa
Dadka adiga kuu jeclahay

ERAYO JACEYL

22 Oct, 17:39


Noloshu maxay ku bartay?

Aniga: Waxa ay i bartay;

1: In jacaylku yahay ciqaab, xitaa haddii aad adiga tahay kan sida dhabta ah, loo jecel yahay.

2: In aamusnidu tahay jawaabta duruufaha adag.

3: In calafku yahay cadka saxda ah, ee aad ku lee dahay nolosha dunidaan.

4: In guurku yahay samir iyo sahay is raacsan.

5: Ducada waalidku tahay badbaadada naftaada.

6: Sharafku yahay shayga ugu qaalisan nolosha.

7: Hantidu tahay mid aan daboolin baahi kasta.

8: Kala fogaantu tahay sugista ugu qaraar.

9: Kelinimadu tahay u nuglaanshaha waxkasta.

10: Madax-adeyguna yahay dabciga ugu daran.

ERAYO JACEYL

22 Oct, 11:17


Waxaad tahay qofka u gaarka ah noloshayda,
Marna ma rabo inaan ku waayo weligeey,🌹😘

ERAYO JACEYL

22 Oct, 11:16


Qalbigu Tuhun,buu Qabaa
Wuxuu Tabay Muuna Helin
Tusmiyo Noloshii wacneed
Baryahan muu Taaban oo
Tiir,baa igu xiran jabeyn
Halkii Aan Tagi lahaa
Waliba Tamashleyn lahaa
Hadeer wan ka tooganahay
Tolow Sidee,baa utagaa💔😭☺️


❤️‍🔥😭

ERAYO JACEYL

19 Oct, 08:35


Weli wuxu dhegaystaa
Heesuhuu dhallaanimo
Dhambaal kuugu diray
Dhulka wuxu ka booqdaa
Halkii uu dharaartii
Kugu saaray dhaayaha
Wuxu soo dhaweeyaa
Qof kastoo ku dheeraa
Dhinacaaga inanyahay

ERAYO JACEYL

18 Oct, 18:43


Naftu way ku lumisaa
Adigoo laxaad qabay
Laacdaa wixii maqan
Kolba labi ku saartaa
Nimca lagu galaday
Isha way ka lalisaa
Dhibta way u liicdaa
Hadii aan lalayliyin
Sima kuma ladnaato🥲🥲

ERAYO JACEYL

18 Oct, 18:42


Markaad Indhahayga Eegto.
Halkaad Iga Heli Dontaa 😢
Lkn Markaad Qalbikeyga Eegto, Waan Is Heli Donaa 🫂💑🥰

ERAYO JACEYL

18 Oct, 16:15


Awoodda Qalbiga Ragga💪🤣
Xaawooleeyna ha is-dajiyaan.

ERAYO JACEYL

18 Oct, 04:28


Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ

ERAYO JACEYL

18 Oct, 03:18


Waad xadey ruuxdo
Xinjiraha dhigaad
Dhex xayadeysayo
Wan ku xisey aniguye
Xisadeeni cashaqa
Ma xadhkahad u jartey
Xusuusban la nolehe

ERAYO JACEYL

17 Oct, 17:35


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

ERAYO JACEYL

17 Oct, 13:08


500 gram dahab meeqo waaye dollar ahaan war bey ila timid isoo sheega 😁

ERAYO JACEYL

17 Oct, 07:49


AFAR MA ABAAL MARIN KARO

Ruux salaanta iga bilaabay.

Ruux fadhiga ii balaariyey.

Ruux booqashadeyda boor u soo maray.
iyo ruux muraadkiisa ila soo maciinsaday

ERAYO JACEYL

17 Oct, 03:56


،،
⚡️معي قلب واحد لو تقسمه خمس أقسام بحبك بكل أقسامه الخمس وزياده..... 🥹❤️

Waxaan lee yahey hal qalbi oo kaliya🫀🥺
Hadii aan uqaybiyo 5qaybood😫💗
Waxan kugu jeclahay dhamaan qaybihiisa 5ta ah iyo dheeraadba... 🫂❤️

ERAYO JACEYL

16 Oct, 18:46


Qalbiga Luqad Ayuu Leeyahay, indhahuna Waxeey Leeyahiin Riyooyin inuu Jaceyl Ku Galan Macnaheedu Waa Nolol Helid 🥹❤️

ERAYO JACEYL

16 Oct, 17:31


Dadku waa afar, dhanka qoraaladda.

1-qof akhriska jecel se, qoridda neceb.
2-qof khorista jecel se, akhriska neceb
3-qof khoris iyo akhrisba jecel
4-qof khoris, iyo akhrisba neceb.

Midkee tahay adiga?

ERAYO JACEYL

16 Oct, 12:15


Waxan kugu baahanahy sida wadnaheygu ugu bahanyahay inuu garaacmo 👩‍❤️‍👩🥺🤴❤️

ERAYO JACEYL

16 Oct, 07:03


U biseelay laabtaada
Boholyoobay awgaada
Misna xiisa bilaniyo
I hor keen bidhaantaada
😓 Murugo Jacayl 💔

ERAYO JACEYL

16 Oct, 03:42


Asc

ERAYO JACEYL

15 Oct, 20:00


Hal erey ku cabbir dareenkaaga iyo waxa aad niyadda ku hayso oo wanaagsan.

ERAYO JACEYL

15 Oct, 18:53


Maraan jiif sadey xaleyto
wxan tagay meerayasha
meelan cidi miig ku gaarin😭😍
addunka mucashaqinta😭💔
waxa dagana matano.......
Aduunka ksoo midoobay❤️murana cidi kama aqoonin
mooralkoda saxnaa Da

ERAYO JACEYL

15 Oct, 16:25


Codsigaygan kuu yimi
Maxaa soo celcelinaaya
Kolba cayn u qoridiisa
Caqligay ku dhalinaaya

Cabiraada maankayga
Cugashada xisaabtiisa
Curashada dareenkaagu
Ciladaynta kama daayo

Caashaqu kumuu daarin
Ciidankiisa maad noqon
Cilmi gaara uma lihid
Wali waad cawaysaa
Ku jirtaa ciyaalnimo
Farxadii caruurnimo

ERAYO JACEYL

15 Oct, 16:25


Waxan ahay qof daacada
Oo jecel qof daacada
Qalbi daacadana raba
Una raba si daacada 💔

ERAYO JACEYL

15 Oct, 15:34


SHEEKO GAABAN ...

DABIN-DAABYO JACEYL♥️💍💔❤️‍🩹 ... ( Part: 9 )

Oday jaamac ayaana ku yiri: wiilkeygiyoow soo fadhiiso wax badan baa rabaa inaan kuu sheego . Oday jaamac ayaana hadalka ku bilaabay " Aniga in badan baa waxa aan idiinka qarinayey inaan xaas kale yeeshay, aniga oo ka baqaya in reerka uu iga burburo, mar aan safar u aaday kismaayo ayaa waxa aan guursaday Asli bilo marka aan is qabnay oo an waris dhankeeda imid, baan wayey jaanis ugu tago . Halkaa buuqii ka dhashay ayaan ku kala tagnay kadibna isma arag oo maanta baa isku keyn horeyso waxayna ii sheegtay in ay maalin I casuumeyso ee waxaan rabaa in aad I raacdo oo aad ii geyso. Xasan ayaa ka aqbalay oo markaa guriga ayey dib ugu soo laabteen . Maalma kadibna sidii balanka uu ahaa Asli baa so wacday oday jaamac si uu u imaado gurigeeda .

Oday jaamac ayaana deg deg ku wacay xasan. Markii ay gaariga soo wada raaceen oo waxay soo socdaanba soo gaareen gurigii xasan eedadii ayaa waxaa albaabka ka furtay Maryama !

Xasan iyo Maryama ayaan si layaab leh isku salamay oday jaamac ayaana yiri: ma is garaneysaan, xasan ayaana si hoose ugu sheegay gabadhan in ay tahay gabadha uu jeclaa .

Markii in mudo ah la sheekeystay oo la wada cunteeyey ayey hooyo Asli hadalka qaadatay . Waxay tiri oday jaamacow in kasto na cidleysay oo nolasha rafaad iyo dhib aan ku soo arkay . Hadana waan qaadan waayey inaan kaa qariyo ubadkaaga gabadhan maryan ahna waa curadeyda adiga ayaan dhalay .

Oday jamac, xasan iyo Maryama oo indha ay ka soo hareen ayey mama Asli waxay hadalka intaasi ku dartay . Marka aad muqdisho u laabatay aniga uur baan qaaday adigana marka aad isoo noqon waysay Kuma sheegin, waayo waxa an rabay marka aad imaado inaan kaaga Farxiyo . Markaad imaan wayday ee aan kala tagnay sidii ban kaaga qari oo nin kale guursaday afar caruur ah ayaan u dhalay Allah ha u naxaristee. Muqdisho ayaan dhinac ka daganeen ilaa an imaanay xareeoyinka qaxootiga, maantana Alxamdulillah halkaan ayaan joognaa . Marka hada waxaa aan gareystay dhib walba oo dhacay marba haduu Alle halkaan nagu kulansii in aan kuu sheego . Markey hadalka dhameysay ayey mama Asli tiri: Maryama gabadheydi aabbaha runta ah salaan .

Maryama arintaan ma aysan ogeyn oo waxay u heysatay in caruurta kale ay ku aabbo tahay . Farxad iyo murugo is wadata baa mesha ka dhacday Maryama ayaana walaalkeed xasan iyo aabbaheed jamac laabta galisay .

Oday jaamac ayaana yiri: Asli ceeb wayn oo dhici laheyd ba naga badbaadisay . Wuxuuna ugu sheekeyey in wiilkiisa xasan iyo gabadhiisa Maryama ay is jeclayeen .

Dhamaan reerka ayaana Alle ku wada xamdiyey . Sidaas ayeyna kusoo kala tageen Maryama ayaana ku yiri: Aabbo waan idiin imaanayaa mar baan waxaan rabaa inaan soo barto walaalaheyga .

Oday jamac iyo wiilkiisa marka ay guriga imaadeen ayey iskugu yeereyn reerka, oo hooyo waris u wayneyd arintii dhacday ayaana la faaqiday . Hooyo waris ayaana ogolaatay inay gabadha ay eedada u tahay ee Maryama soo dhaweyso . Isla subixi xigay Maryama ayaa timid oo baratay walaalaheed .

Xasan iyo Maryama oo walaala ah ayaana isku soo raacay guriga hooyo Asli . Markii walaashii geeyey guriga ayuu u soo laabtay gurigiisa.

Dhanka kale Maryama ayaa saaxiibteed Nasra wacday marka ay u timidna waxay kaga sheekeysay arinka dhacay iyo qisada oo ay awalba horey ula socotay . Nasra ayaana tiri: Galabta no balami xasan waxaan rabaa inaan arko . Maryama ayaa kaftan ahaan u tiri: nasra ma dumaashi baa rabtaa inaad ii noqoto .


Galabkii marka lays ku yimid ayey ku qanacday nasra wiilka xasan ah daacadnimadiisa, waxay ku tuurtay hadalo sarbeeb ah . Maryan oo wax badan fahantay ayaa tiri: waan idiin soo laabanayaa . Halkii ayeyna isku fahmeen .

Maryama marka ay so laabatayna waxay u sheegeen in ay diyaariso arooska oo ay isku qanceen .

Maalma kadib aroos wayn baa loo dhigay Nasra iyo Xasan halkaa ayaana uu ku aqal galay wiilkii Xasan ahaa .


Dhamaad :- hadaad Nala joogtay ilaa dhamadka qisada akhristaha sharafta lahoow waad mahadsantahay.