Hidaayatu Rabi @hidaayatu_rabi Channel on Telegram

Hidaayatu Rabi

@hidaayatu_rabi


Dhiiragelin mida u wanaagsan
waa in qofka Aakhiradiisa
lagu booriyo.🌸💯

Hidaayatu Rabi (Somali)

Hidaayatu Rabi waa saldhig u ah dadka muslinka ah ee doonaya inay ka faa'iideystaan diinta Islaamka iyo inay ka faa'iideystaan noocyada kala duwan ee nolosha. Kanalka waxaa loo isticmaali karaa si aad ula socotaan waxyaabaha ka dambeeya diinta Islaamka, tafsiirada quraanka, iyo tusaalooyin muujinaya sida loo faa'iideysto Aakhiradiisa. Waxaa kaloo jira tilmaameynta waxbarashooyinka diini ah iyo khudbadihii uu kaga hadlay Rasuulka (SCW). Hadaad rabto inaad ka hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan diinta Islaamka, haddii aad rabto inaad wax ku sii wadato iyo inaad ka faa'iideystaan noloshaada ruuxi, halkan kula soco kanalka Hidaayatu Rabi ee Telegramka. Hidaayatu Rabi, aasaaskaaga diinta Islaamka!

Hidaayatu Rabi

20 Jan, 17:10


- Can't wait 🕌🌙❤️

Hidaayatu Rabi

17 Jan, 13:00


Juma mubarak❤️✨️

Hidaayatu Rabi

14 Jan, 14:35


Better days are coming insha Allah.

اللهم بارك لنا في رجب وشعبان
اللهم بلغنا شهر مضان,
وسماع التراويح وأنين المصلين،
ونحن في أحسن حال.

Hidaayatu Rabi

10 Jan, 16:52


Qofkii Ay Salaaddiiisa Hagaagto.
Camalkiisa oo Idil Wuu Hagaaga.

Hidaayatu Rabi

10 Jan, 10:19


Juma mubarak

Hidaayatu Rabi

04 Jan, 20:55


Meelaha xasilloonida laga raadiyaa waa salaadda, sadaqada, adkaarta iyo aqriska qur’aanka.

Iyo in kaloo badan oo khayr ah💯✨️

Hidaayatu Rabi

02 Jan, 18:06


❀𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧❀
🌙💠𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️💠🌙
➽ @Al_xakiim
➽ @Quruxdaislaamka
➽ @Hidaayatu_Rabi
➽ @hogaan_Dumar
➽ @Dhaqan_wanaag
➽ @TAMARSIINTARUUXDA
➽ @Diinteenna_Macaan
⟣⃟⸻⚀♦️
𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
➽ @XikmadoSom
➽ @Dhiiragaliye
➽ @AishaAhmed99
➽ @QalbiDhaye143
➽ @kalimakariim
➽ @xaqiiqadanolosha
➽ @Albaanichannel252
➽ @Ruuxda
➽ @dareenbulsho
⟣⃟⸻⚀♦️
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
➽ @Dareen_side
➽ @Hasancaashaq
➽ @Mohametahmed
➽ @Noqoxiddig
➽ @DunnidaSuugaanta
➽ @qalbiyadeena
⟣⃟⸻⚀♦️
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
➽ @maanhage
➽ @farsamada
➽ @KobciAqoontaada2
➽ @guuleyso11
⟣⃟⸻⚀♦️
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
➽ @somalibooks
➽ @Somalilibrary
➽ @kobciyebooks
⟣⃟⸻⚀♦️
https://t.me/Somalienglish3

Hidaayatu Rabi

31 Dec, 17:08


Waxba ha dabaaldagin, Ogow waxaa tagaya caawa sanad cimrigaaga kamida ma ogid inta aad calfan doontin kan cusub ee caawa curanaya.

Hamigaaga aduunyo uun haka yeelin.
‏اللهم لا تجعل الدنيا اكبر همنا.

Hidaayatu Rabi

30 Dec, 17:15


BAAQ NABADEED

1 Team somali Telegramers
waxa ay baaq nabadeed usoo jeedinayan umada soomaliyeed gaar ahaan deeganada maalmihii ugu dambeyay ay kaa socdeen dagaalo beeledyo macno la'aan oo la isku dilayo wax aan macno lahayn, dagaaladan sidan ah islaam ahaan uu alle naga xarantimeyay isagoo kitaabkiisa Qur aanka ku yiri :

وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا

"Qofkii qof mumin ah dila si ula kac ahne u dila abaalkisa waa jahanamo wuu ku waaraya oo ilaah baa u caroonaya ilaahey baa lacnadaya waxana loo diyaarinaya cadaab weyn"


Iyadoo aynu rumeesanahay ayaadas oo aynu sheeganeeno dad muslimiin ah hadane aynu isku dilno rer hibil waa wax ayaan daro ah

"Dagaal wiil kuma dhasho ee waa uu ku dhinta"

Dhalinyarada somaliyeed waxaan ugu baaqeyna in ay ka baqsadan hurinta iyo ka qeeb qadasha dagaladas socda taas badalkeeda ay ka qeeb noqdan sidey nabad ugu soo dabaali lahaayen dagalas socda

"Nabad ayaa naas la nuuga leh"

Ugu danbeyn waxaan alle ka baryeyna in uu walalahas somaliyeed qalbiyadooda isu dubo dagaladas socdane ay halkaas ku joogsadan insha'allah

Hidaayatu Rabi

27 Dec, 13:09


Jaceylka Nabigaﷺ♥️
Sunadiisoo la raaco
Wxa looga badbaadaa
Cadaabka Aakhiro 🔥

Juma mubarak✨️

Hidaayatu Rabi

24 Dec, 08:28


عَسَىٰ رَبُّنَآ أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَآ)
Aayaddan sare kaaga muuqato, kaga naso xanuun kasta oo ka dhashay fursad kaa dayacantay, shaqo walba oo aad wayday, jacayl kasta oo aad kala irdhowdeen iyo saaxiib kasta oo aad u haysatay daacad, balse gadaal kaaga xumaaday. Ilaahay, waxa uu kaa qaado xikmad ayuu ka leeyahay, waxa uu kuu daayaana waa naxariis xaggiisa ka ahaatay, ee haddii aad fahanto xikmadda mahadnaq, haddii kalena iska adkayso maxaa yeelay; guud ahaan qorshayaashiisu waa wada wanaag haba ku xanuujiyaane.

#BuugaDhambaalladaQuraanka.

Hidaayatu Rabi

23 Dec, 00:22


The month of Iman , Rahmah, Barakah, Peace , Happiness, Prosperity, Sadaqa , Shukr and Sabr...
The month full of love between The creator (Allah) nd the Creation (us),
Can't wait for Ramadan, May Allah allow us to witness this upcoming Ramadan.🌙🤲

Hidaayatu Rabi

18 Dec, 17:07


Ka walwal shaqsiyadaada, ee haka walwalin sumcadaada. Shaqsiyadaada waa qofka aad tahay, sumcadana waa dadka siday kuu arkaan.🦋✨️

Hidaayatu Rabi

13 Dec, 13:30


Juma mubarak✨️ 💖

Hidaayatu Rabi

08 Dec, 18:11


Quruxda iyo haybadda qofku waa edebtiisa iyo akhiyaarnimadiisa. Labadaa la’aantood qofan jirrin ayaad iska ahaanaysaa—position-ka aad doonto nolosha ka joog.💯✨️

Mohamed omar

Hidaayatu Rabi

04 Dec, 15:38


Ramadan Missing me🤍

Hidaayatu Rabi

03 Dec, 17:42


3 months away from Ramadan!

May Allah grant us good health and the ability to gain the best of rewards during this blessed month!
اللهم بلغنا رمضان.🤲
Ya Allah, grant us the ability to reach Ramadan

Hidaayatu Rabi

02 Dec, 02:17


Sedex meelood ka raadiya macaanka imaanka

- Salaada
- Qur'aanka
-Digriga(xuska Alle)

Subax wanagsan

Hidaayatu Rabi

28 Nov, 17:39


Iimaankaagu waa inuu ka weyn yahay cabsidaada,💯

Hidaayatu Rabi

26 Nov, 08:32


maskaxdaada tababar si ay u aragto wax kasta oo wanaagsan, farxada noloshaadu waxay ku xidhan tahay tayada fikirkaaga.💯

Hidaayatu Rabi

22 Nov, 15:41


Just admire the beauty of Allah’s creation! ❤️

Hidaayatu Rabi

22 Nov, 11:16


Aqoontu waxay ku siin doonta awood, Akhlaaqduna waxay ku siin doonta ixtiraam.❤️🦋

Hidaayatu Rabi

22 Nov, 11:11


Nabigu صلي لله عليه وسلم wuxu yidhi "ku dadaal waxa ku anfacaya, ilaahayna kaalmeyso, hana caajisin."

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: (احرس علي ما ينفعك واستعن با الله ولا تعجز)

Juma mubarak✨️🦋

Hidaayatu Rabi

21 Nov, 18:02


🔰🔰𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗠𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶d𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗶d𝗶𝗻 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮.

☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
☠️👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿 ☠️
☠️👉🏿👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👇🏻👇🏻👇🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻👇👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿 👉🏾👉🏽 CLICK HERE 👈🏽👈🏾👈🏿 👈🏿☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻 👆👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👆🏻👆🏻👆🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👈🏿☠️
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

🟫🟨🟡JOIN ALL🟩🟥JOIN ME🔵🟦⬜️

Hidaayatu Rabi

19 Nov, 18:49


Ads 🔺✖️ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

📢 Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100% 

ADDEEGYADA STAR TECH

➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

➡️  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

➡️Hal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1️⃣ 👍

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Hidaayatu Rabi

19 Nov, 17:49


Nin baa la wayddiiyay: maxay ku noolaadaan dadku? Wuxuu yidhi: danaynta ayay ku noolaadaan, qaddarinta ayay ku koraan, saamaxaaddana way ku xasilaan. Haddaba, si aad u hanato qalbiyada dadka, joogtee saddexdan qodob!

Xigasho

Hidaayatu Rabi

15 Nov, 12:21


3 meel mu’minka laga helo
Gurigiisa, Masjidka
Iyo shaqadiisa!

Juma mubarak

Hidaayatu Rabi

11 Nov, 17:43


Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimaagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”!

Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.

Hidaayatu Rabi

11 Nov, 03:23


"Hadii aad doonayso inaad ku noolato nolol toosan oo bilaa turxaan ah , fadlan ilaali salaadaha adiga oo ku dhex hoganaya/ khushuucaya.❤️

|Buuga salaadba idhaaftay bogga 124.|

Hidaayatu Rabi

08 Nov, 06:49


Waxay culimadu odhan jireen, 3 arrimood baa maskaxda koriya: Maankoo la shiilo, buugta mufakiriintu qortay oo la akhriyo iyo qofka oo dhugmo iyo soojeed u yeesha tajaarubta nolosha.

Juma mubarak

Hidaayatu Rabi

04 Nov, 17:14


Salaadda hagaaji waxaad arki doontaa noloshaada oo farxad iyo degganaansho ka buuxda ❤️ #salaada #nolosha #farxad #degnaan

Hidaayatu Rabi

02 Nov, 17:40


Wanaagaaga ayaa noqon doona waxa kaliya ee lagugu xasuusto markaad gasho safar aan laga soo noqoneyn.💯

Hidaayatu Rabi

02 Nov, 14:33


Marka La Gaaro Waqtiga Salaaada, ka Tag Waxwalbo Aad Samaynayso Oo Jooji isla Markii Saad U Dukato.
Ilaahay Tus, Ugu Yaraan In 5ta Waqtiga Ee Salaada Inaysan Jirin Shay Kaaga Muhiimsan.

Hidaayatu Rabi

02 Nov, 02:45


Xaalad xun markaad ku jirto oo aad isku daydo inaad rajo beesho, xasuuso in ilaahay dadka uu jecel yahay imtixaano ,sabarkuna yahay ka ugu fiican xaaladaas.

صباح الخير

Hidaayatu Rabi

26 Oct, 17:01


Yaa Allah, let us reach the month of Ramadan. 🤲🏻❤️

اللهم بلغنا شهر رمضان🤲

Hidaayatu Rabi

25 Oct, 13:51


Murugta waxay ku tagtaa 1 sujuud, faraxadana waxay ku imaataa 1 duco
Juma mubarak

Hidaayatu Rabi

21 Oct, 18:08


We are Waiting 🌙❤️

Hidaayatu Rabi

21 Oct, 17:30


Ha ku kalsoonaan hadalada dadka ku kalsoonoow ficilkooda kaas oo wax walba kuu iftiiminaya.

Hidaayatu Rabi

18 Oct, 14:38


Xusuuso nimcada Alle, sababtoo ah wuu ku nooleeyay, hawo ayuu ku siiyay, caafimaad aad ku socoto, ku hadasho, wax ku aragto, biya nadiif ah, Cunto, caafimaad aad ku seexato ku soo toosto. Marwalba aan dhahno Alxamdulilah.

Hidaayatu Rabi

15 Oct, 08:47


Ads 🔺✖️ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

📢 Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100% 

ADDEEGYADA STAR TECH

➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

➡️  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

➡️Hal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1️⃣ 👍

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Hidaayatu Rabi

12 Oct, 01:45


Dadka qaarkood ma xasuustaan waxaad dartood u samaysay ama aad ku caawisay!!LAAKIIN WAXAY XASUUSTAAN WAXAAD AWOODI KARI WEYDAY INAAD KU CAAWISO!!

Xaqiiqa.

Hidaayatu Rabi

12 Oct, 01:20


🌸 Hadal qiimo badan:

Ibnu Qayim IHN wuxuu yiri : Rabiic Ibnu Anas ayaa yiri:
Calaamadaha lagu garto inuu Alle ku jecel yahay waxa kamida ,  inaad xuskiisa badiso , maxaa yeelay ? shay walbo oo aad jeclaato xuskiisa ayaad badisaa .

قال_ابن_القيم  - رحمه الله -

‏قال الربيع بن أنس :
علامة حب الله : كثرة ذكره .
فإنك لا تحب شيئا إلا أكثرت من ذكره .

📚 مدارج السالكين [١٦٣/٢]

Hidaayatu Rabi

08 Oct, 18:27


Ruuxii Alle Kamaleeysto kheyr, Malahiisa kuma hoojinaayo Allah SWT. Qofkii Alle ugu MAHAD celiiya Nimcooyiinkiisa Alle waxuu Uziyaadina” Dheeraadkiisa. Qofkii Allaah Talo Saartana wuu ku filanyahay.💯

Hidaayatu Rabi

07 Oct, 01:54


𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐰 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢: "Adoomaheygiyoow idinka waad gafaysaan habeenkii iyo maalintii, aniga ayaana dhaafo dunuubtoo dhan, ee dambi dhaaf i weydiista aan idin dambi dhaafee".

Kuwa Alle SWT u dambi dhaafo Allah naga dhigo🤲

Hidaayatu Rabi

03 Oct, 05:02


Xusuuso nimcada Alle, sababtoo ah wuu ku nooleeyay, hawo ayuu ku siiyay, caafimaad aad ku socoto, ku hadasho, wax ku aragto, biya nadiif ah, Cunto, caafimaad aad ku seexato ku soo toosto. Marwalba aan dhahno Alxamdulilah.

Hidaayatu Rabi

30 Sep, 02:06


Dheh Alxamdulllah waayo dad badan ayaan saaka caafimaad ku so kicin kuwo shalay noolaa ayaa maanta noolayn الحمد لله الحمد لله

Hidaayatu Rabi

30 Sep, 01:16


“Ogow mar kasta ifka waxaa jooga qof kaa liita xaalka aad ku jirta marka Allah u mahadceli adiga oo dhoola cadaynaya.”

Hidaayatu Rabi

27 Sep, 21:27


Nebigu ﷺ wuxuu yiri:

"Muslimiinta waxa u iiman sarreeya kan ugu dabeecad wanaagsan; waxanana idinku ikhyaarsan kuwiinna haweenkooda u dabac san"

Hidaayatu Rabi

20 Sep, 08:27


Sawirkan wuxuu ka turjumaya salaadaha iyo qofka tukada sida uu nafis uga helayo Allah SWT ha inaga yeelo kuwii joogteeya salaada oo xifdiya 💕🤲
Alle wuxuu yiri :

﴿الَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم دائِمونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 23]. ﴿وَالَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم يُحافِظونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 34

Hidaayatu Rabi

20 Sep, 08:22


Dadka kula dhaqan akhlaaqdaada, ee ha kula dhaqmin akhlaaqdooda,

Hidaayatu Rabi

16 Sep, 17:02


Haddii aad rabto in aad naftaada barato - fiiri quluubta dadka kale. Haddii aad rabto inaad barato dadka kale - fiiri qalbigaaga,💯❤️✨️

Hidaayatu Rabi

13 Sep, 18:05


Ku xamdinta Alle wa culeys kaa yaraanaya iyo waajib aad gudaneyso👏 Alle ayaa ku mahadsan wax walba, meel walba iyo xaalad walba!.

Hidaayatu Rabi

11 Sep, 07:40


"Maalinta ugu wanaagssan maalmaha waa maalinta kugu dhaaftaa danbi la'aan"🤲🏻

Hidaayatu Rabi

11 Sep, 07:38


Asluubta aad dadka kula dhaqmaysaa waxay matalaysa heerka ay gaarsiisantahay shakhsiyadaada 🙋‍♂💯.

Hidaayatu Rabi

06 Sep, 08:20


Alhamdulilaah

Maalin Wanagsan qalbiyadda ka soo ifayaan Jaceyl iyo farxad, Alle ha idin waafajiyo waxkastoo wanaagsan oo aad raadineysan

Jumca mubarak🦋

Hidaayatu Rabi

03 Sep, 16:49


“Wacyigelintu waxay ku jirtaa maskaxda, maaha da'da, da'du waa tiro ka mid ah maalmahaaga, maskaxduna waa midho-dhalka fahamkaaga iyo xukunnadaada nolosha."