Udhawoow alle ❤️ @udhawoow_allaah Channel on Telegram

Udhawoow alle ❤️

@udhawoow_allaah


Dhiirigilin midda u wanagsan waa in aakhiradaada lagugu dhiirigiliyo🤍

Dhiirigilin Midda U Wanagsan (Somali)

Udhawoow alle ❤️, bilowga ah iyo faaraxnimada ayaa kuu soo dhacay, markasta oo aad xog ku heli karto diiradaada ah. Haddii aad rabto in aad ka heli karto waxyaabaha ugu cusub iyo ugu danbeeyay ee ku saabsan suugaanta, falsafadda, iyo dhaqanka Islaamka, halkan ku raadi channelka 'Dhiirigilin Midda U Wanagsan'. Halkan waxaad ka heli kartaa maqal iyo muuqaal aad u kala hadli karto oo ku saabsan nolosha iyo aakhiradaada. Ujeeddada channelka waa in ay ku soo bandhigaan wararka iyo muuqaalka ugu cusub ee ku saabsan diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida, sida ay ku dhacda heerarka ugu hooseeya ilaa ugu sareeya. Mar kasta oo aad tagtid channelka, waxaad rajo ugu taalo in aad ka heli karto waxyaabo aanu ku jirno, kaalintaaga islaamiga ahna waxaa ka mid ah kuwii ugu danbeeyay ee diirta. Ujeedada keydka waxaa loogu talagalay in aad horumar u gaadhaan noloshaada diinta iyo dhaqankaada si aanu u weynaynno. Hadii aad u baahantahay baahidaas iyo waxyaabaha ugu cusub, ku soo biir channelka iyo la soco wararka iyo muuqaalka ugu dambeeya ee lagu sameeyay. Dhiirigilin Midda U Wanagsan waa goob ku taalla Telegram ah oo ka hawl-gala in aad ka heli karto xogta ugu cusub ee diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida, halkan ku soo wareega 'udhawoow_allaah'.

Udhawoow alle ❤️

21 Nov, 17:48


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1


Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

Udhawoow alle ❤️

20 Nov, 18:16


:)walsheyda islaamka eheed waxaa rabaa halmar inaa kuso xasuusiyo hadalkii ahaa (naarta waxa ubadan dumarka ) ma waxaad ku mashqushay aduun aanad ogen xiliga ka tageeso wlasheydiyey usoo laabo rabigada yuusan ku mashqulin adunka :)🧕🏽🤲🏻



Daqiiqad kasto aad rabigada uso dhawaato wxaa daremesa naxriis wllhi ❤‍🩹

Udhawoow alle ❤️

16 Nov, 15:24


- Ruuxa Cilmiga📚 Raacanayoow Sabar :
Qofkii Sabraa Wuu Liibaanaa Wuuna Gaaraa danahiisa🌸

Udhawoow alle ❤️

12 Nov, 19:46


Istiqfaartu waa nolosha qalbiga🥹🫶🏻

Markastoo istiqfarta badisid
Waxa kordhaysa farxadada iyo liibantada.

Waxana rumoobaysa wax kastoo jeceshay oo khayr leh marka aan badaino istiqfarta 🌚👋🏻

أستغفر الله العظيم وأتوب إليه 📿💕

Udhawoow alle ❤️

10 Nov, 11:29


Sawirkan wuxuu ka turjumaya salaadaha iyo qofka tukada sida uu nafis uga helayo
Allah ❤️ s.w.t.❤️ha inaga yeelo kuwii joogteeya salaadaha oo xifdiya 💕🤲
Alle wuxuu yiri :

﴿الَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم دائِمونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 23]. ﴿وَالَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم يُحافِظونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 34

Udhawoow alle ❤️

08 Nov, 13:24


Haddaad ogaan lahayd sida dadka ay kuu ilaabayaan geeridaada ka dib, Alle mooyee cid kale raaligelinteeda kuma aadan mashquusheen.

Udhawoow alle ❤️

03 Nov, 12:07


Sadex ku qari sadex :

Xanuunkaaga uusan ogayn cid aan alle ka ahayn (swt) ku qari sadaqo sir kuu ah. 🩶🥺

Walwalka gudahaaaga ka jira uusan ogeyn cid aan alle ka aheyn, Usamee istiqfaar hoose. 💙📿

Murugada laabtaada dabooshay ee uusan ogayn cid aan alle aheyn, usamee labo rakco habeenkii oo salaatul layl ah, 🌺🥰

- Ibnul qayim 🗣

Udhawoow alle ❤️

02 Nov, 11:36


Haka quusan balaarnida raxmada eebe iyo farajkiisa, Ogowna inaa leedahay rabi ka sareeya asbaabtoo idil.
Wuxuu awooda dartaada inuu u dhalanrogo xeer walbo dunida ka jira (Jalla Jalaaluh)

Udhawoow alle ❤️

26 Oct, 10:41


🍃Shey walbo oo la xariiro Qur'aanka waxaa uu noqonayaa Shey weyn💯

🌸Sidaa darteed Malakul Jibriil ayaaa Qur'aanka loo soo dhiibay wuxuuna Noqday
°Malaaikta_Sayidkooda☺️🌾

🍃Nabigeena Muxamed 🤍sallallahu calayhi wasallam🤍Ayaa lagusoo dajiyay Qur'aanka wuxuuna noqday
°Kheyru_Khalqillaah.☺️🌾

🌸Qur'aanka Waxaa loosoo dejiyay Umatu Muxamed🤍Sallallahu calayhi wasallam🤍
Waxayna noqdeen
°Ummad_midda_uugu_Khayrka_badan inta umado ilaahay uumay.☺️🌾

💞Qur'aanka waxaa lasoo dajiyay Bil Ramadaan🌙

waxayna noqotay:-
°Bisha_uugu_Fadliga_iyo_Khayrka_badan Bilaha🪐

<<Si Khayrka iyo Fadliga Qur'aan uusan inoo seegin waa in aa noqonaa ihlu qur'aan dhamaanteen.🥺

Udhawoow alle ❤️

23 Oct, 11:31


🌸من ذاق ظلمة الجهل أدرك أنّ العلم نور🌸

🖇Qofkii dhadhamiyay gudcurka Jahliga waxa uu gartay in Aqoontu iftiin tahay📚💡💯

Udhawoow alle ❤️

21 Oct, 11:07


Akhlaaqda waa risqi Alle bixiyo, Allaha u naxariisto qof walboo ku sifoobay qalbi jilcanaan iyo naxariis iyo hadalka macaan ❤️‍🩹🌿

Udhawoow alle ❤️

20 Oct, 10:41


Wax walba way qurux badnaan donaan inta aan Illaahay talo saaranayno🤍🤍🤍.

Udhawoow alle ❤️

17 Oct, 09:19


Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Qofka uu ilaahay ku arsaaqo ilmo ha wanaajiyo magaciisa iyo barbaarintiisa, marka uu qaangaadhana ha u guuriyo.»

Udhawoow alle ❤️

15 Oct, 07:47


Ilaahay ulatag tabar daridaada
Wuxuu kuula iman awoodiisa


💯🍃💯

Udhawoow alle ❤️

13 Oct, 09:13


~Qofkii Wanaagsanada Cibaadadiisuna Ay Hagaagto ee Cilaaqa dhab Ah (Xiriir) Fiican Rabigiisa La Yeesho ee Acmaashisa ilaahey Aqbalo🥹

*Shan Nicmadood Ayoow Allaah swt.Aduunka dushiisa ow ku Siiyaa🥹*

*Qalbig Ayoow Allaah swt Nuur Uga Buuxiyaa🥹❤️*

*Wajigiisana iftiin BAA Ka Baxa🥹❤️*

*Jirkiisana Quwwad (Awood) Ayoow Allaah swt. ugaliyaa🥹❤️*

*Arzaaqadiisana Allaah swt. Baa ubarakeeya oo uwaasiciya🥹❤️*

```Khalqigana Quluubtoda maxabbo Ayow Allaah swt uga Buuxiyaa oo dadka dhan Ayaa Jeclaada🥹😘🫶🥰```

*Qiima badanaa markad boqorka koonkaan Maamula Aad Aktiisa Qiima ka leedahay🥹😢wllhi Nolosha Aduunyada waxa Ay kuu Noqonaysaa Janno Janno ku Sug🥳❤️🥹🥹*

Udhawoow alle ❤️

10 Oct, 10:31


'Hadal Qiimo badan"
Dulqaad kasta waxaa ka dambeeya waxyaabo qurux badan.
Ha degdegin, laga yaabee inaad hesho waxaad rabto.."

Udhawoow alle ❤️

08 Oct, 08:07


🍂Sawjka wanagsani iyo Sowjada wanagsani waa nimco
🦋Ninku lacag yaridiisa ceeb umayeesho
🌷Gabadhana🧕 qurux yarideeda ceeb uma yeesho
🕊️Ee ceebtu waa diin yarida iyo akhlaaq xumada

❤️

Udhawoow alle ❤️

04 Oct, 04:49


Sidee loo joojin karaaa caado xun?

1.Ugu horayn soo qaado warqad iyo qalin kadib kuqor caadoyinka aydan jecleysan ee aad donayso inaad iska joojiso

2.ku qor warqadda dibaatoyinka aduun iyo aakhiro ay kuu horsedhi karto caadadan

3.Go'anso go'aan adag inaad  soo afjareyso

4.Iska beddel wixi kusoo xusuusinaya tusaale. Sawiro iyo muuqaalo. I.w.m

5.Sameyso saaxiibo wanagsan, oo wax wanagsan kugu haga,xiriirkana ujar saaxibada xun

6.Salaadaha jamaaca kujogteey. Majaalista dikriga iyo wacdiga badi

7.Baryada Alle badso oo Alle weydiiso inu kaa reebo

Udhawoow alle ❤️

01 Oct, 09:34


Iyadoo diintu diiday in gabdhaha hal kafan lagu duubo oo la idhi afar halagu duubo walaashayeey adoo miirkaagu joogo sideed isku qaawisaa.😔

Waxaan joognaa saban lagula yaabayo inaad is asturtay , waxaan joognaa Xilli lagu odhanayo style maaha asturnaantu ee hawada qaado , waxaan joognaa wakhti asturnaantii Badawnimo noqotay .💔

Ma ogtahay walaashayeey inaad tahay boqorad markaad Amarka Eebe qaadato eed xidhato xijaabka , suurad dhan baa la inoogu magac daray(النساء ) Aynu dhawrno sharafteena ta waalidkeen iyo ta walaalaheen.🧕🏽💕

Gabdhaha kuwa ugu wanaagsan waa kuwa asturan quruxda la sheegaa waa xijaabka alla asturnaantu wacanaa oo quruxbadnaa .💕🔥

Udhawoow alle ❤️

25 Sep, 17:14


"Hajoojinin Ducadda Si kasta O Ay Xaaladu U Xun tahay Ku Kalsonow Eebe, Alle Waxaa Uu Yidhi

وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِى عَنِّى فَإِنِّى قَرِيبٌ ۖ أُجِيبُ دَعْوَةَ ٱلدَّاعِ إِذَا دَعَانِ ۖ فَلْيَسْتَجِيبُوا۟ لِى وَلْيُؤْمِنُوا۟ بِى لَعَلَّهُمْ يَرْشُدُونَ,

Hadday ku warsadaan Nabiyow addoomadu xagayga anigu waan dhawahay waana ajiibaa (aqbalaa) baryada markay i baryaan, ee ha i maqleen iyaguna hana i rumeeyeen si ay u hanuunaan,


Duco ٠٠😍❤️🤲🏿