Sawiro qurxon & hadalo macan @amirhb42 Channel on Telegram

Sawiro qurxon & hadalo macan

@amirhb42


ุฃู…ูŠุฑ ๐Ÿช

Sawiro qurxon & hadalo macan (Somali)

Sawiro qurxon & hadalo macan waa saldhig ka mid ah Telegram-ka oo ku habboon inuu dadka kala duwan ee Soomaaliyeed ku qurxoono iyo hadallo macaan oo ka duwan duwan. Kanalka waxaa loo yaqaan @"amirhb42" iyo waxaa lagu soo bandhigay maqaallo sawirro ah oo qurux badan iyo hadallo jacayl iyo qaali ah. Amir waa qof Soomaali ah oo dhameystiran qurxoonooyin sawiro iyo hadallo macaan oo loo marayo qof kasta oo isla Soomaaliyeed, isla markaana ka hesho hadallo jacayl iyo aqoon leh. Sida uu sheegayo, waa saldhig loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee u qurxoonayn sawirro iyo ku hadal hadal macaan, kaas oo si guud u gaar ah loogu talagalay inay isu raaceen hadallo jacayl ama khushuuc ah. Sawiro qurxon & hadalo macan waa mustaqbalka loogu talagalay dadka Soomaaliyeed inay qurux badan ka helayaan sawirro iyo hadallo jacayl oo ay ku faafayaan iyo ay soo bandhigaan. Haddii aad jeclaan lahayd inaad ka qurxoono sawiro iyo ka hadlaan hadallo macaan, kana soo qaadato aqoon iyo xiriir wanaagsan, soo booqo Sawiro qurxon & hadalo macan ee Telegram si aad uga qurxoono iyo ka hadlaan dhammaan qofka Soomaaliyeed.

Sawiro qurxon & hadalo macan

19 Jan, 15:56


โค๏ธ+๐Ÿ”ฅ=โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ

Sawiro qurxon & hadalo macan

20 Dec, 16:21


Waan arka gabdhaha oo idil balse sida adiga kuu arko uma arko
๐ŸŒ๐ŸŒผ๐Ÿ’™

Sawiro qurxon & hadalo macan

20 Dec, 15:08


Sidee kugu sheega in wax walbo oo dunida yaalo iiga qaalisan tahayโ™ฅ๏ธ

Sawiro qurxon & hadalo macan

15 Dec, 15:38


Xitaa hadii adan I ag joogin had iyo jeer waxa ii tahay muhiim mana ka maarmo ๐Ÿฅบ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ

Sawiro qurxon & hadalo macan

15 Dec, 14:57


Ruuxaa daneysaa Haddu duhurkii kaa tago Ruux adi ku doona Durba casirka ku iman Dadku waa malayiin Dad'inke abuurte Qorax sii dumaysa
๏ปฟInta daawo isle dahay ๏ปฟ๏ปฟYaanu dayaxu ka tagin โค๏ธโ€๐Ÿฉน

Sawiro qurxon & hadalo macan

01 Dec, 14:41


Hanti aan dadkaba dherehon Kaga horeynayo Hiiliya nafteyda huraay Hooyo dunideyda Ma hagrada nafteydii Iftiin hagaya maankeyga Adiga i habayoo Daryeel ila hareer taagan Adigoo haraad qaba Maxad habisay Ruuxdeyda โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ

Sawiro qurxon & hadalo macan

01 Dec, 14:38


Hadaad cadarkiyo Carfoonta jeceshahay Bal orod caydh noqo Car aanku nacee๐Ÿ’”โค๏ธโ€๐Ÿฉน

Sawiro qurxon & hadalo macan

01 Dec, 14:30


Markan laabtaada jiifay Maxaan naxriis dareemay Macaan badanda codkaaga fogaa Meeshaad dawoysay๐Ÿซ€

Sawiro qurxon & hadalo macan

21 Oct, 19:07


Goooooooooood night ๐ŸŒ™๐Ÿ’›

Sawiro qurxon & hadalo macan

28 Sep, 14:46


Waxaa jira kuwa ku hadiyeynaayo jacayl adiga oo aan waxba siinin
waxaa jira kuwa kuu hadiyeynaayo xanuun ka dib markaad wax walba siiso

โค๏ธ+๐Ÿ”ฅ= โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿซ€

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Sep, 21:14


Habenadu kala duwan cawa waa haben kale oo qurux badan :)

Sawiro qurxon & hadalo macan

07 Aug, 12:48


malin wanagsan asaxabey โœจ๐Ÿ’›

Sawiro qurxon & hadalo macan

03 Jun, 14:56


โœจ๐ŸŒผ๐Ÿ’›

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 16:47


Internet keygu waa 4G Ikn
Qalbigeygu waa 4U โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 16:25


Guushu way aabo badan tahay
Balse guul daradu waa Agoon
โ˜ ๏ธ๐Ÿชฆ

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 16:24


Hadii aan kuso raadiyo ogoow
Akteyda qaas ayaa ka Tahay
๐Ÿ’”+๐Ÿฉน=โค๏ธโ€๐Ÿฉน

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 16:11


Hadii aan baryaha qaar waqtigeyga bixin jiray barna aan dad siin jiray hader bakheyl yar ban ahay โ˜ ๏ธ

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 15:45


ka dhig naftada mid ka maarmi karta cid kasta xitaa dadka kuugu dhawโ€ฆ?

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 15:43


Xidhiidhada qaar waa geeri oo kale, ka
bixitaankooda waa nolol โค๏ธโ€๐Ÿฉน:(

Sawiro qurxon & hadalo macan

02 Jun, 15:40


Lugaha aan salaadda ku hogaamin jannada kuma geeyn doonaanโ€ฆ๐Ÿ•Œ

Sawiro qurxon & hadalo macan

24 May, 16:54


Malin wanagsan ๐Ÿคโœจ

Sawiro qurxon & hadalo macan

26 Apr, 18:54


Dad badan waan la kulmey balse llaa hada ma arkin qof adiga ka wanagsan ..!!๐Ÿ’”โค๏ธโ€๐Ÿฉน

Sawiro qurxon & hadalo macan

26 Apr, 18:33


Mar kasta oo aan kuu xiiso, xaaladeyda wey xumaataa..!!โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ™‚โ€โ†•๏ธ

Sawiro qurxon & hadalo macan

10 Apr, 16:59


Eid Mubarak f&fโœจ

Sawiro qurxon & hadalo macan

20 Mar, 22:28


Jawigu waa mid aaad qurux badan, Jaceylkana waa dareen aad u macaan.
La, aantaada noloshu dhadhan malahan mana ahan mid dhameystiran ๐ŸŒผโœจ๐Ÿ’›

Sawiro qurxon & hadalo macan

20 Mar, 22:25


waan ku jeclahsy hadii
aan ku dhaho macnaheedu ma ahan in an iska kaa dhahaayo balse waxan raba inaan ku xasuusiyo
inaa tahay qofka dunida
ugu wanagsaan ee aan arkay :(

Sawiro qurxon & hadalo macan

20 Mar, 22:23


daacad baan ahay laakiin dogon ma Ihi ๐Ÿ˜

1,543

subscribers

400

photos

9

videos