===========================
Hadafkasta wuxuu u muuqdaa inta aadan bilaabin mid culus oo ay adagtahay xaqiijintiisa. Keliya waxaad u baahan tahay adkaysi, iyo in aadan ka harin (keep pushing).
Mudda hore waxay u muuqan in uu sii adkaanayo. Waxaad ka baxaysaa "comfort zone". Waxaad dareemaysaa in aad gashay marxalad hubanti la'aan iyo in dhammaadku kuu muuqan waayo ilaa aad ka gaartid nuqda aad wax kuu baxaan, ogaatid xog hor, la qabsatid (learning zone).
Markaan waxaad gaartay qimada juhdigaaga, waxaadna bilaabaysaa marxalada daadegga oo "end" kuu muuqanayo. Waxaa ku gelaya xammaas hor leh, waxaad ogaan in aad hadafkaagi gaari karto, rajadii ayaa kugu soo noqon. Waxaa kuu sahlaan shaqadii aad haysay ilaa aad ka gaartid meesha aad rabtay .. waxaa bilaamaya "new comfort zone".
Dr. Mohamoud A. Mohamoud