Baro xadiiskan @xadiiska Channel on Telegram

Baro xadiiskan

@xadiiska


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad SCW mararka qaar aayado ayaynu isdul taagaynaa.

Baro xadiiskan (Somali)

Baro xadiiskan waa kanaal ah oo ku taariikhaysa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad (SCW). Kanaalkan wuxuu ku siin karaa aayado aad u fara badan oo dhammaan lagu soo tagi karaa ku simaha hadalka iyo fikrada diini ah. Waxaa jira aayado kala duwan oo ka mid ah Kitaabka Quduuska ah, oo ku saabsan guud ahaan diinta Islaamka. Xadiiska kanaalkan waa mid laguugu abuuri karaa gacmahaadaadu inaad wax badan oo cusub ku barataan iyo dhammaan aqoontaaga diini ah u leedahay. Sida aad u aragto, Baro xadiiskan waa kanaal ku takhasusay inaad wax ka barato iyo fahamto waxa ka soo kordhiyo axaadiista Nebi Muxammad (SCW). Haddii aad rabto inaad ka heli karto aayadooyinka soo jiidata falanqeeya hadalka Nebi Muxammad (SCW), xadiiska waa kanaal ku taariikhaysa oo aad ugu farxsan kartid inaad fahamto diinta Islaamka.

Baro xadiiskan

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Baro xadiiskan

21 Oct, 06:52


'Saam'

Buugan waa waraysiyo laga qabtay Nacuum Jomaski, wuxuuna buug ahaan usoo baxay 1992,Jomaski waa aqoonyahayn American ah, isir ahaan Yuhuudi ah, dhashayna 1928, waa barafasoor cilmiga afafka ku takhasusay, faylasuuf iyo gorfeeye siyaasadeed. Wuxuu caan ku noqday naqdintisa siyaasdaha Maraykanka iyo Israa'il. Buuggani wuxuu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, wuxuuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad kadib ilaa iyo 1992. Wuxuu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, wuxuuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso. Soojeedinta iyo gorfaynta Jomaski ma aha mid
mala'awaal ah ee wuxuu ku xoojinayaa tixraacyada iyo xogaha uu ilaha rasmiga ah ka soo dheeganayo. Waxaa suuragal ah in xogaha aad buugga ugu tagtaa ay wax ka beddelaan aragtidii aad ka haysatay dagaallada Bariga Dhexe, bariga fog iyo galbeedka shishaba, waxaana macquul ah in aad fahanto wax ka mid ah qaabka ay ushaqayso
siyaasadda dunidu.

Baro xadiiskan

20 Sep, 09:27


Aan ku salino Nabiga S.C.W.

Baro xadiiskan

03 Sep, 05:25


Nabigu ﷺ wuxuu yiri: Qofkii barta cilmiga loogu talagalay in lagu raadiyo wejiga Alle (SWT)🥰🤗
haddii uusan u baranin si uu Alle raalli uga noqdo ee uu cilmiga u barto si uu wax adduunyo ah uga helo (sida "amaan iyo caanimo")🥹
ma heli doono urta Jannada maalinta qiyaame 😭🥹.

Yacni qofkii barta cilmi oo ALLE darti u baranin oo u barto si oo u helo caanimo ama amaan kaasi ma urin doono janada malinka qiyaame 🥺🤝.

W.S: Al-Albaani, kutubka "Sahih al-Jami" xadiithka lambarkiisu waa 6159).
🌹

Baro xadiiskan

30 Aug, 16:17


🤲🤲🥺

Baro xadiiskan

29 Aug, 11:03


Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa

Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu  kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم

Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo

Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".

Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.

Abdalla aadan✒️
#Al faaruuq

Baro xadiiskan

19 Aug, 14:34


#Hadii aad aragto qof dambiile ah, haku badin kibirka iyo sharafta naftaada Aad bay u dhaliishay Isaga waa la fitneeyey oo waxaad ku sugan tahay naxariista Eebihiin Waan ka badbaaday Ilaah baa mahad leh in uu kaa caafimaaday wixii uu dhibay Waxaan uga baryayaa hanuunkiisa Waxaan Eebe ka baryaya samir iyo inuu kaa ilaaliyo dalladaha fitnada ee muuqda iyo kuwa qarsoonba.💢 📌Cabdullaahi bin Cumar -Alle ha ka raalli noqdee labadoodaba wuxuu yiri: 🔸Taqwada waa inaadan isku arkin inaad ka wanaagsan tahay qof walba. [Tafsiir Al-Baghawi (1/60)] ╭┈──── ••⇣⇣🌹🌿 ╰┈➢ # Faa'iido iyo xasuusin ⤵️ Ibnu Xajar Al-Xaytami allaah ha u naxariistee wuxuu yidhi: *"Ha quudhsanina dadka kale, waxaa laga yaabaa inuu kaa kheyr badan yahay, oo Alle u dhow yahay"*. 📙 Al-Zawajer (2/8) ╭┈──── ••⇣⇣🌹

Baro xadiiskan

18 Aug, 16:55


"Miskiin Ibnu Aadam, hadduu uga baqo naarta siduu faqriga uga baqaayo, Janada ayuu gali lahaa."

Baro xadiiskan

09 Aug, 16:43


"Dhambaallada Quraanka"

Buuggan waxa qoray Ad'ham Sharqaawi oo u dhashay dalka Falastiin, waxana tarjumay Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye. Buuggu wuxuu kamid yahay buugta soo dhawaynaya fahanka macaanida quraanka, wuxuu isku xidhayaa Quraanka iyo noloshaada gaarka ah, wuxuu soo gudbinayaa murtidii, miiddii iyo aqoontii dadkii hore ee wanaagsanaa. Waa buug xambaarsan fariimo xeeldheer oo qoraagu ka dheegtay Quraanka, wuxuuna tilmaami casharo nololeed oo anfacaya nafta iyo bulshada. Mana aha tafsiir aayado quraan ah micnaynaya ama kalmad iyo macneheed laysa saarayo, wuxuu buugu soo qaadaya aayado ama qayb kamid ah aayad kadibna wuxuu kasoo saari casharo nololeed iyo talooyin isbeddel dhab ah nolosha qofka ku samaynaya toosna u taabanaya qalbiga. Mana aha buug isku xidhan bog walba na gaarkiis ayuu u taagan tahay. Muddada aad aqrinta buugga ku dhex jirto waxaad ku raaxaysan fahanka iyo dhuuxida macnaha aayadaha Quraanka kariimka ah.

@kaydbooks
....

Halkan kala dag PDF ⬇️⬇️
https://t.me/kaydbooks/1467

Baro xadiiskan

09 Aug, 16:43


'Inanteydiyeey'
W/Q: Sh. Cali Al-Tantaawi.
W/T: Cabdicasiis Cali Sheekh.

Buuggan waxa qoray Sh Ali Tantaawi oo ahaa sheekh Suuriyaan ah dhintayna sannadkii 1999 ilaahay ha u naxariisto e. Buugan waa talooyin iyo waanooyim dhaxalgal ah oo uu Aabbe waayeel ah siinayo gabadhiisa, waa buug ay tahay gabadh walba inay aqriso weelaysana waanooyinka ku qoran.

@kaydbooks

Baro xadiiskan

27 Jul, 18:57


Rasuulka scw wuxuu yiri:

Haduu alle la doono adoonkiisa kheer wuxuu u soo dadajiyaa adoonka cuquubo io imtixaan aduunka dhexdiisa ,
Hadiise alle uu LA doono adoonkiisa shar wuxu ka ceshnayaa oo uu ka heenayaa xagiisa imtixaankiisa io danbigiisa ilaa laga oofsado maalinta qiyaamo ayuu keed u yahay

اعاذنا الله 🤲🤲

Waxaa saxixay tarmadi

Baro xadiiskan

25 Jul, 19:37


Rasuulka scw wuxuu yiri:

Dadka waxaa alle xagiisa looga jecel yahay waa midka Dadka anfaca.

U naxariisto dadka caawayana uguna kaalmeeya waxa uu ku dhaamo si walba uu u caawin kro

Baro xadiiskan

24 Jul, 09:57


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Baro xadiiskan

20 Jul, 11:13


Wadaaddu inay daliil haysato waa run.

In daliil kale jirana waa run.

Saxaabiyad Nebiga ﷺ talo weydiisay ka dib markii saddex nin guur u soo bandhigeen, inuu yidhi hebel waa “shiid” aan midh hayne iska daa, hebelna usha ma dhigee iska daa, oo hebel guurso— waa xadiis jira.

Laakiin, macnihiisu ma aha faqiir ha guursan mar walba, ee waa saddexdaa kala saariddooda.

Waxaa iyaduna jirta in saxaabi guur dalbaday uu Nebigu ﷺ ku yidhi hanti ma leedahay?

- May.
- Orod wax soo raadi kol aad fargal bir ah keentidna.
- Waxba soo waayay.
- Quraanka wax ma ka taqaan?
- Suurad hebla iyo suurad hebla…
- Quraanka aad taqaannid baan kuugu guuriyay.

Ninkaa aan xataa fargal bir ah helayn, dahab iyo qalin iska daaye, ayaa Nebigu ﷺ u guuriyay isaga oo aan hanti kale ku xidhin.

Nebigu ﷺ waxa uu yidhi qofkii awoodaa ha guursado haddii kale ha soomo. Awooddaa lama xaddidin. Ninkii reerkiisa biilan kara in la yidhaahdo “faqiir ha guursannina” sabankan maanta la joogo dadku waxay ku bad baadayaan iney diinta ku dhaqmaan eemaha saban dadka lagu dhoho nin faqiira iska ilaaliya faqiir waxa ninka banka qiyaame lasootaago isagoon waxba haysan

Baro xadiiskan

16 Jul, 20:50


Saddexdan dhibaato Haday ku haysato, Saddexdan Ku xali?

Mida koowaad: Hadii laguugu imtixaamay inaad sameeso wax kastoo naftaadu jeceshay, Salaadaada Dib Ugu laabo Soona Sax

Waxaana diliil u ah فخلف من بعد هم خلف اضاعوا الصلاة واتبعوا الشهوات فسوف يلقون غيا

Mida labaad: Haddii aad dareentay Caafimad la'aan iyo Tawfiiq la'aan? Dib Ugu laabo Waalidkaa Una baari noqo.

Waxaana daliil uh وَبَرًّا بِوَالِدَتِي ولم يجعلني جبارا شقيا؟

Mida Saddexaad: Hadii aad Dareentay Niyad jab iyo cidhiidhi Xaga nolosha ah, Dib Ugu laabo Qur'anka

Waxaana daliil u ah ومن اعرض عن ذكرى فان له معيشة ضنكا؟

Waatuu Lahaa Nabi maxamed ( SCW) Wajigiisa Allah ha Nuuriyo qofkii Shay Ama Xadiis Naga maqlay Sida uu nooga Maqlayna Dadka u gaadhsiiya Hadaba Maxaa Ka qurux badan inaad hesho Ajar Sidoo kalena uu kuu Nuuro Wajigaaga faafinta aad faafisay khayrka Darteed.

Allah swt Dartiis Fallow iigu taabo Mahadsanid 🙏

Baro xadiiskan

14 Jul, 09:17


Soonka maalinta 10

Ibnu cabaas waxaa laga warinaya Allah haka raali noqdee in uu yiri :Rasuulka scw :

Hadaan baaqi sii ahaato sanadka dambi waan soomayaa sagaaladka 《9》

RIWAAD KLE WAXAY AHEED

Abii baker yacnii wuxuu
U la jeedaa maalnta 10