Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก @qalbidhaye143 Channel on Telegram

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

@qalbidhaye143


16.2.2021

Dhiiragalin & Jecel & Sheekoyinka Guusha Wehel Ka Dhigo Qalbi Dhaye๐Ÿ“š๐Ÿ’ก


Halkaas igala soo xiriir: @Abdallaakwac
Halkane Saxiib igala noqo Soo Dhawaada: https://www.instagram.com/invites/contact/?i=13l3uxvwnf0sw&utm_content=z81ag1

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก (Somali)

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก waa saldhiggaaga ugu wanaagsan ee qoraalka, sheekooyinka jaceylka iyo dhiiragalin ee ka dhigo guusha wehelka. Kanalkani waxaa loogu talagalay in laguu soo bandhigo qoraaloyin dheer oo ku saabsan jaceylka iyo dhiiragalin, waxaana ka mid ah cinwaanka 'Qalbi Dhaye' oo ka duwan. nnQalbi Dhaye๐Ÿ’ก waa fursad wanaagsan marka aad rabto inaad ka helo sheekooyin cusub, macluumaad muhiim ah, iyo dhiiragalin waaweyn. Kanalkani waxaa loogu talagalay in laguu soo bandhigo, taasoo ka dhigaysa inuu yahay meesha ugu wanaagsan ee aad ku heli karto macluumaadka iyo waxyeelooyinka jaceylka iyo dhiiragalin. nnHaddii aad doonto inaad ka helo qoraalo cusub oo ku saabsan jaceylka iyo dhiiragalin, Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก waa kanalkaaga ugu wanaagsan. Waxaad isdhaafsan kartaa cinwaanaha 'Qalbi Dhaye' oo firfircoonaya sida loo wanaajin karo jaceylka iyo dhiiragalin. nnQalbi Dhaye๐Ÿ’ก waxaa loogu talagalay inaad kala socon adigoo doonaya inaad ku helo qoraalo jaceylka iyo dhiiragalin, taasoo ka dhigaysa inuu yahay kanalka ugu wanaagsan ee ku saabsan sheekooyinka guusha wehelka. nnWadhesha adigoo doonaya inaad ka helo qoraalo cusub oo ka duwan ku saabsan jaceylka iyo dhiiragalin. Go'aankani waxaa loo gaadhsiiyay in la kuu soo bandhigo qoraalooyin muhiim ah oo ku saabsan jaceylka iyo dhiiragalin. nnQalbi Dhaye๐Ÿ’ก waa kanalkaaga ugu wanaagsan ee u sheegto dhiiragalin & jaceyl & sheekooyinka guusha wehelka. Haddii aad doonayso inaad ka helo qoraalo cusub oo ku saabsan jaceylka iyo dhiiragalin, Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก waa kanalkaaga ugu wanaagsan. nnMahadsanid halkan soo xiriir: @Abdallaakwac nnDhegeysii ah: https://www.instagram.com/invites/contact/?i=13l3uxvwnf0sw&utm_content=z81ag1

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

20 Nov, 18:48


Dadka waa ay tagaan balse Casharada laga barto tagistooda ma tagaan oo waxa ay baaqi ku yihiin laabteena

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

20 Nov, 08:56


Mid ayaa yiri: waxaan arkay hooyadey oo habeen waqti dambe guriga hagaajineysa, waxaan ku iri hooyo kheyr majiroo? Maxaa waaye waqtiga aad nadaafad gashay?

Waxay tiri: Subixi waqti hore ayey marti inoo iman doontaa... Sidi ayeyna noqotay oo waxaa gurigeenna soo buuxiyay dad inooga tacsiyeyna geerida hooyo!!

Dadka qaar geeridooda waa loo sii sheegaa.

Xigasho

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

20 Nov, 05:19


โ€œDadka waxa ay arkaan oo ay maqlaan  gafafka dadka kale, Fadlan ka fogaada markii aad aragto aragtiyahaas si uu Eebe u daboolo xumaantiinna maalinta loo bandhigo isaga.

Dambiyada dadku waxay u dhexeeyaan iyaga iyo Eebahood, adiga iyo dembigoodana ma jiro wax gaar ah oo idinka dhexeeya, ee ka celi carrabkaaga si uu Eebbe kaaga xoreeyo dhib iyo cadaab.

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

19 Nov, 18:49


Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

๐Ÿ“ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โœ… 

โœ… ADDEEGYADA STAR TECH

โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

โžก๏ธ  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

โžก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

19 Nov, 08:31


Walalkaas dhiiragaliya oo Channel kiisa Subscribe dhaha allaha idin sharfe

https://t.me/qft44

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

18 Nov, 08:56


Dabkii lagu riday Nabi Ibraahim kuma uusan guban, mindi Nabi Ismaaciil uu aabihiisa Nabi Ibrahim ugu tala galay in uu kurka kaga gooyo kuma uusan dhiman, baddii Nabi Muuse ee uu Furcoon kaga baxsanayay ma qarqin, nibirigii laqay Nabi Yuunis ma uusan cunin !
Intaas oo Xigmad ah waxa ay kuu cadeynayan in aysan dhicin wax uusan Eebe ku qorin.

Rabigaa tala saaro ee horay usoco ๐Ÿฅฐ๐Ÿ‘๐Ÿพ

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

14 Nov, 18:13


โœจ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š ๐‘ท๐’“๐’๐’Ž๐’๐’•๐’Š๐’๐’ โœจ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
โœฆ ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan
โ‹ ๐ŸŒŸ @Al_xakiim
โœฝ โœจ @Quruxdaislaamka
โˆ ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi
โœค ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar
โ… ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag
โœŽ ๐Ÿ’ซ @TAMARSIINTARUUXDA
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โœฐ ๐Ÿ’ก @XikmadoSom
โœฝ ๐Ÿ… @Dhiiragaliye
โ‹ ๐Ÿ“š @AishaAhmed99
โœฆ ๐Ÿง  @QalbiDhaye143
โ‰ ๐Ÿ“˜ @kalimakariim
โˆ ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha
โœŽ ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252
โœค ๐ŸŒŸ @Ruuxda
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โœฆ ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side
โ‹ โค๏ธ @Hasancaashaq
โ‰ ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed
โˆ ๐Ÿฆ‹ @Noqoxiddig
โœŽ ๐ŸŒŸ @FAAIDOCHANEEL
โœค ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“
โœฆ ๐Ÿ“– @maanhage
โ‹ ๐Ÿ›  @farsamada
โœฝ ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2
โ‰ ๐ŸŒŸ @guuleyso11
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š
โœฆ ๐Ÿ“š @somalibooks
โ‹ ๐Ÿ› @Somalilibrary
โœฝ ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒ JOIN ALL CHANNELS
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ’ซ Ku Sali Nebiga SCW ๐Ÿ’ซ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“ฒ [Dareen Side]
โœ…Sponsored byโœ…
https://t.me/Dareen_side

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

11 Nov, 08:12


Ma Jiraa dembi kugu soo laalaabtay oo aad jeclaan lahayd in aad joojiso?

Waddo fudud ayaan kuu hayaa, Ibnu Teymiya wuxuu yiri: Waxaa jira dembiyo badan oo saaxiibkood janada geliyay, sababtoo ah dembigaas ayaa u noqday mid ay isbedel ku sameeyeen.

Waxaad sameysaa mar walboo aad dembi gasho, marka dambe towbada haka weynaato middi hore, tusaale: Marka koowaad duko laba rakco oo suno ah, Ilaaheyna dembi dhaaf weydiiso, marka labaad laba rakco oo suno ah duko, waxaadna raacisaa boqol jeer oo istiqfaar ah. marka saddexaad la imow laba rakco, shan boqol oo istiqfaar ah iyo sadaqo... marka afaraad laba rakco, istiqfaar kun jeer ah, sadaqo iyo hal maalin soon ah.

Ugu dambeyn naftaada edeb ayey yeelaneysaa oo marabto takaaliiftaas, sheydaanna kuguma dhiiri gelin doono in aad dembigaas gasho ileen wuxuu ogaanayaa in mar walboo aad dembigaas gasho in aad Ilaahey usii dhawaaneyso.

Xigasho: Nasri Juka

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

09 Nov, 08:26


"Xaaladdu waxay daaha ka qaadaa dadka, marka qofna ha ku xukumin hadalladiisa"
- Naguib Mahfuz

Hadalka waa lagugu qancin kara lakin xalada hadii ay timaado hadal wax mataro ee waxaa loo bahanyahay howl iyo ka dhabeynta hadalkaas โœ…๏ธ

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

07 Nov, 06:51


โ€œRajadu waa rumaynta kuu horseedda guul. "Waxba lama samayn karo rajo iyo kalsooni la'aan."

- Helen Keller

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

31 Oct, 11:59


"Waxaa ka wanaagsan inaad cadow wanaagsan yeelato intii aad yeelan lahayd saaxiib kharribaad badan." Maxaa yeelay, cadowga wanaagsan waxa uu iimaankiisu ka ilaaliyaa inuu ku dhibo ama ku sameeyo waxaad neceb tahay, halka saaxiibka kharriban uusan daneyneenin waxyaabaha uu kaa sameeyo ama uu kaa haleeyoโ€.

- Sufyaan bin Cuyaynah

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

16 Oct, 20:46


Waa sidee caqliyadda dhalinyarada Soomaaliyda ee qarnigan 21aad nool?
Qaab sidee ah ayey u fikiraan? Waa maxay maanhagahooda ay ku halbeegaan wax kasta?

Weydiimahani waxay bud-dhig u yihiin dood muhiim ah oo ka qabsoomi doonta telegram-ka

Goobta: kanaalka Dareenbulsho
Goorta: habeenimada Axadu soo galayso 9:00 xiliga Geeska Afrika

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

15 Oct, 08:47


Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

๐Ÿ“ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โœ… 

โœ… ADDEEGYADA STAR TECH

โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

โžก๏ธ  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

โžก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

15 Oct, 08:47


Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

๐Ÿ“ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โœ… 

โœ… ADDEEGYADA STAR TECH

โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

โžก๏ธ  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

โžก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

13 Oct, 07:36


7caado ee dad ka samayntaleh ..๐Ÿ‘‡

1. Noqo Qof Hal Abuur Leh (Be Proactive)

Qofka hal abuurka lihi waa qof naftiisa oo kaliya ku tiirsan, isla markaana xal u raadiya mushkiladaha noloshiisa soo wajaha xitaa haddii uusan isagu masโ€™uul ka ahayn mushkiladahas. Sidoo kale, qofka hal abuurka lihi waxa uu aaminsan yahay in ay noloshiisu ku xirantahay isagaa oo kaliya, waxna cidna kama sugo. Qofka hal abuurka lihi mar kasta waxa uu isku dayaa inuu barto wax cusub. Dhanka kale, qofka aan hal abuurka lahayn waa sidaa kas ka soo horjeedka, wuxuu ku tiirsan yahay cid kale.

2. Bilow Adiga oo Dhammaadka Niyadda Ku Haya (Begin with the End in Mind)

Qodobkan dhowr buug oo hore ayaan ku soo sheegnay. Waa inaad bilowdid hawl kasta oo aad bilabayso adiga oo dhammaadka hawshaa niyadda ku haya. Tani waxa ay keenaysaa in aadan sinaba uga caajisin hawshaas aad ku guda jirto.

3. Wax Walba Sida Ay U Kala Muhiimsan Yihiin U Kala Horray (Put First Things First)

Walaalka qimaha badanow, waxa muhiim ah inaad ogaato in maanta waqtigan la joogo, waxa meel walba ka buuxa ay san muhiim ahayn is-kadaaye in ay wax-tar leyihine xitaa waa denbi . Hadaba waxa laynaga rabaa inaan nafteena hogaan ka u qabanno wax walbana aan ukala horraysiinno sida ay ukala muhiimsan yihiin oo ay ugu horreyan waajibaadka Alle ina faray. Nabi Maxamed SCW wuxuu yiri, "Wixi ku anfacaya ku dadaal, Alle na talo saaro hana caajisin."

Maahmaah Soomaaliyeed baana ahayd, "Canjeelo sida ay ukala sarraysaa loo cunaa."

4. Guusha Wadajirka Ah Ku Dadaal (Think Win-Win)

Waxa macquul ah inaad is leedahay maxaa igaaga xiran dadka kale. Laakiin qoraagu wuxuu leeyahay, dadku 2 nooc bay is kugu jiraan: dad ka faaโ€™iidaysta dadka baahiyaahooda sidaas na iskugu daya inay ku garan guul, iyo dad kale oo ah kuwa ku dadaala cadaaladda iyo sinaanta, markastana isku daya inay siiyaan dadka xaqooda. Hadaba qoraagu wuxuu leeyahay nooca koowaad ee aan soo sheegnay, waxa macquul ah inay mustaqbalka dhow wax badan faaโ€™iidaan, laakiin mustaqbalka fog dadku waxa ay oganayaan inaad danayste tahay sidaas bayna kaga fogaanayan ilaa aad ka noqoto qof cid la ku soo hara. Marka waxa uu leeyahay qoraaga buugan, ku dadaal cadaaladda oo cidna ha duudsiinin xaqiisa, kagana ha ka tanaasulin.

5. Wax Fahan Inta Aan Adiga Lagu Fahmin (Seek First to Understand, Then to Be Understood)

Xiriiro badan oo ka dhexeeya bulshada, qaar kamid ah waxay ku lumaan in hal dhinac uu rabo inuu isaga oo kaliya la fahmo, fikirkiisana la qaato. Qoraagu wuxuu leeyahay adigu isku day inaad noqoto qofka inta badan wax fahma. Wuxuu leeyahay arrintan waxa ay leedahay laba faaโ€™iido oo kala ah: tan koowaad, waxaad ogaanaysaa qofka kale raโ€™yigiisu in uu sax yahay ama qalad; tan labaad, haddii raโ€™yigagu uu saxan yahay, waxaad ogaanaysaa waxa qofkan kale ku dhejiyay raโ€™yigaasas qaldan, midaasna waxa ay ku fududaynaysa inaad xal u hesho mushkiladdaas.

6. Wada Shaqaynta (Synergize)

Isku day inaad dadka kaalmaysato oo ay kula shaqeeyaan adiguna aad la shaqayso markasta oo aad hawl qabanayso. Isku day inaad dadka kaalmaysato. oo aad shaqaalaysiiso.
Ileen waxa layiri
(Gacmo wada jir bay wax gooyaan)

7. Mididaada Afeyso (Sharpen the Saw)

Qoraagu wuxuu leeyahay markaad dadaasho oo aad shaqo badan qabato, qofku waa uu daalaa maskax ahaan iyo jidh ahaanba. Sidaas darteed, wuxuu u baahan yahay inuu nasto si uu dib ugu helo tamar uu ku shaqeeyo. Marka qaado waqti nasasho oo kugu filan.

XIGASHO

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

09 Oct, 08:06


Waa caadi in lagu arko Markab Biyaha dushooda
Laakiin waa khatar in lagu arko isla Markabkii Biyaha hoostooda

Marka Naftada ku noqo oo qalbigaga ha ahaado adduunka korkiisa oo ha gelin adduunka qalbigaaga.

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

26 Sep, 18:13


Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

26 Sep, 17:15


โ€œHadal ma fiicna hadii uusan laheen ficil, lacag ma fiicna hadii aysan la socon deeqsinimo, saaxiib wax wanaag ah kuma jiro hadii uusan eheen daacad, sadaqo ma jiro hadii aysan la socon niyadda Wanaag, noloshuna wax wanaag ah ma laha hadii aysan laheen caafimaad iyo ammaan.โ€

Qalbi Dhaye๐Ÿ’ก

20 Sep, 14:51


"Mid ka mid ah noocyada ugu sarreeya ee fayo-qabka ruuxiga ah ayaa ah in kali la ahaada naftaada ay tahay farxaddaada dhabta ah.

16,139

subscribers

822

photos

7

videos