Jaceyl qore @jaceylqore Channel on Telegram

Jaceyl qore

@jaceylqore

@Wll_musab

โ€ข
Jacaylku waa hal-xidhaalaha jiritaanka, dadka kuma jiro qof aan jacaylka aqoon, mana jiro mid iyaga ka mid ah oo yaqaan waxa jacaylku yahay. Jacaylku waa dhibka maskaxda ee aan la xalin karin, laakiin waa runta weyn ee qalbiga.

Jaceyl qore (Somali)

Wll_musab kanal waxaa lagu yaqaan 'Jaceyl qore' oo ah mid ka mid ah kanalooyinka ugu mashquulka badan ee ku saabsan jacaylka iyo xidhiidhkii dadka. Jacaylka waa mid aad u wanaagsan oo ku salaysan dhibaatada iyo dhaq-dhaqaaqyada qalbiga, waxaana lagu daawado wararka, su'aalooyinka, iyo dhammaan arrimaha ka soo baxa jacaylka. Kanalakan waa fursad muhiim ah oo loogu heli karo faahfaahin iyo tifaftiraha jacaylka ee ka dhashay qof kasta oo jacayl isaga kaaga dhimatay ama kaaga damqaday. Sidaa darteed, haddii aad rabto in aad ka heli karto warar iyo tusaalooyin jacayl ah, marka hore, booqo kanalka 'Jaceyl qore' iyo ka qayb qaad furaha jacaylka iyo xidhiidhka nolosha.

Jaceyl qore

05 Jan, 17:07

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ†ช๏ธ @Balaashaan
โ†ช๏ธ @xadiith_maalinle
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

New friends
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โญ๏ธ @Balaashaan
โญ๏ธ @Murti_iyo_gabayo
โญ๏ธ @Ur_amaley
โญ๏ธ @hoygaxikmada7

Jaceyl qore

05 Jan, 17:03

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

02 Jan, 10:19

Yartaan wadnaheyga iyo
Naftaba wada siiyay oo
Qalbiga wehelkii eheyd
Calafka iga weeciyoow
Walaal iyo iima tihid
Widaaygeeygee idaa
Idhaaf ha i waalinee๐Ÿ˜ข

Muddaan wada joognayoo
Wanaag baa ina dhax maray
Misana Alle weeyne baa
Is waaygeynii Qadderay.๐Ÿฅบ

Hal-Abuur Cishqaawi

Jaceyl qore

01 Jan, 10:19

"Jaceylku Wuxuu Ku Hellaa Adigoon Diyaar U aheyn wuxuuna Kaa Tagaa Markaad Ugu Baahi Badan Tahay ๐Ÿฅบ

Jaceyl ๐Ÿ’”

#Dr__Ak

Jaceyl qore

23 Dec, 10:12

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

ยฉ๏ธโฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธยฎ๏ธ
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

Jaceyl qore

22 Dec, 12:22

Waxaad tahay waxyaabaha aanan qofna itusi karin..โ™ฅ๏ธ๐Ÿฆ‹

Jaceyl qore

22 Dec, 12:22

Dib ayaan usoo laabaneyโ˜บ๏ธ

Jaceyl qore

06 Dec, 10:20

...

โ€ข ๐–ฃ๐—๐—‚๐–ป๐—๐—ˆ๐—ˆ๐–ฝ๐–บ๐—’ ๐—†๐–บ๐—‹๐—„๐–บ๐—‡ ๐—„๐—Ž ๐—๐–บ๐–บ๐—’๐–พ๐—’
โ€ข ๐–ฃ๐—๐–บ๐–บ๐—๐–บ๐–ผ ๐—๐–บ๐—’๐—‡ ๐–ป๐–บ๐–บ ๐—‚ ๐—€๐–บ๐—‹๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ฅ๐–บ๐—‹๐—‘๐–บ๐–ฝ๐—‚๐—‚ ๐—๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—„๐–บ๐—…๐–บ ๐–ฝ๐—๐–บ๐—Š๐–บ๐–บ๐—Š๐—‡๐–บ๐—’
โ€ข ๐–จ๐—…๐—†๐–บ๐—‡๐–บ ๐—๐–บ๐–บ ๐—‚๐—€๐–บ ๐–ฝ๐—๐–บ๐—†๐–บ๐–บ๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ข๐—‚๐—‚๐—Œ๐—๐—ˆ๐—ˆ๐–ฝ๐–บ๐—’ ๐—†๐–บ๐—‹๐—„๐–บ๐–บ ๐—‚๐–ฝ๐—๐–บ๐–บ๐–ฟ๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ฃ๐—๐—‚๐—Œ๐—†๐–บ๐—๐–บ ๐—‹๐–บ๐—ƒ๐–บ๐–ฝ๐—‚๐—‚ ๐—„๐–บ ๐—Š๐—Ž๐—Ž๐—Œ๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ฃ๐—๐–บ๐—†๐–บ๐–บ๐—‡ ๐–ฝ๐—Ž๐—†๐–บ๐—‹๐—„๐–บ ๐—Ž ๐–ผ๐–บ๐—‹๐—ˆ๐—ˆ๐–ฝ๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ท๐—‚๐—‹๐—‚๐—‚๐—‹ ๐–ฝ๐–บ๐—‡๐–ป๐–พ ๐—๐–บ๐–บ ๐—„๐–บ ๐–ฝ๐—๐–บ๐–บ๐—‹๐–บ๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐– ๐—Œ๐—‘๐–บ๐–บ๐—‰๐—‰๐—๐—‚ ๐—ˆ๐—€๐–บ๐—’๐–ฝ ๐—„๐–บ ๐–ฝ๐—๐—Ž๐—Ž๐—‡๐—‡๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ฒ๐—‚๐–ฝ๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—Ž ๐–ฟ๐—‚๐—„๐—‚๐—‹๐–บ๐–บ๐—’๐–พ๐—’ ๐–ฝ๐—๐—Ž๐—Ž๐–ป๐—๐–บ๐—’
โ€ข ๐–ถ๐–บ๐—…๐—ˆ๐— ๐–บ๐–บ๐—‡ ๐–ฝ๐—๐–บ๐—๐–บ๐—’ ๐–บ๐–ฝ๐—„๐–บ๐—’๐—Œ๐—ˆ
โ€ข ๐–ข๐–บ๐—…๐–บ๐–บ๐–ผ๐–บ๐—… ๐—๐–บ๐—‘ ๐–ฝ๐—๐–บ๐–บ๐—†๐—ˆ ๐—๐–บ๐–บ๐—’๐–พ๐—’๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”

#Dr__Ak

Jaceyl qore

05 Dec, 17:51

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

ยฉ๏ธโฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธยฎ๏ธ
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

Jaceyl qore

05 Dec, 17:45

Ikraam

Jaceyl qore

05 Dec, 05:07

Midkee xanuun badan

๐Ÿ’” Qof fariintaada arkey oo uu kuusoo jawaabin
๐Ÿ˜ข Qof fariintaada furin oo aad ujeedid Asagoo online ah

Jaceyl qore

04 Dec, 06:20

Hooyo waa hal abuur qurux badan, sababtoo ah adduunkan akhlaaqda leh waa qofka kaliya ee had iyo jeer doonaya inuu ku arko adigoo faraxsan. ๐Ÿ–ค

Jaceyl qore

03 Dec, 16:23

"Aamusnaantani waxa ay i bartay in aan ilmo laโ€™aan ooyo, in aan sagootiyo waxyaalaha aan jeclahay iyada oo aan erey odhan, in aan qiiq laโ€™a haan ku gubto, iyo in aan waajaho dhimasho." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ž

Jaceyl qore

02 Dec, 17:50

Hambalyo hambalyo hambalyo

azxaabteyda waxaan gaarney

23000

23k

Thank you

Jaceyl qore

02 Dec, 16:23

Noloshu waxay noqotaa nabad marka aad cidna dan ka lahayn oo aad keligaa tahay.

Jaceyl qore

02 Dec, 10:07

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad heysid kanaalo beec ah ama aad iska gadeysid ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo
ยฉ๏ธโฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธยฎ๏ธ
https://t.me/addlist/cWuyKTjauCE1Zjg0

Jaceyl qore

01 Dec, 17:01

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

Jaceyl qore

01 Dec, 16:23

Wali halkaygii ayaan joogaa, anigoo ku sugaayo oo wali ku jecel.

Jaceyl qore

30 Nov, 16:23

โœจ

Waxaa laga yaabaa inaad maqasho waxaadan jeclayn.
Looma baahna in laga jawaabo, in la iska indho tiro waa xigmad
Ilaalinta qalbiyada in laxafido ayaa ah waxa ugu sarreeya.

โœจ

Jaceyl qore

29 Nov, 17:16

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Jaceyl qore

29 Nov, 16:22

Waxa aad noqon doontaa aroosadda ugu quruxda badan Ramadaan ka dib, Arooskeenna waxa uu noqon doonaa sheekooyinka ugu quruxda badan, inshaa allaah ๐Ÿค๐Ÿ‘ฐ๐Ÿปโ€โ™€๏ธ๐Ÿ’

Jaceyl qore

28 Nov, 16:22

Waxaad tahay wanaagga ay noloshayda ku jirto.

Jaceyl qore

27 Nov, 19:26

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Jaceyl qore

27 Nov, 16:21

"Qofta ishayda ka fog, oo ugu dhow qalbigayga, waan ku jeclahay xayaati."

Si kasta oo masaafada ay ay inoogu kala fogtahay

Jaceyl qore

27 Nov, 14:47

Maba jiro aduunyada๐ŸŒ
Qofaan adiga Ku siistaaye๐Ÿง•โค๏ธ
Ashqaraar dhaayihi๐Ÿฅบ
Mar uun Ku adi Ku eegtaaye๐Ÿง•๐Ÿฅบ
Amaan badan Macaan๐Ÿง•๐Ÿฅนโค๏ธ
Edebsaney hee Dheh๐Ÿฅน
ii noqo iftiin iyo ileys
Iyo nuurka AragooDa๐Ÿง•๐Ÿ˜˜โค๏ธ

Jaceyl qore

26 Nov, 16:21

Jaceylku maaha mid aduunka kaa soocida,Jaceylku waxa uu kugu reebayaa dadka faraha badan oo aad si fiican u og tahay in qalbigaagu aniga yahay!

Jaceyl qore

25 Nov, 16:21

Sahal maahan caashaqu
Mar hadduu ku saaqo
Wadnahana surnaado
Suuradaada wacan baa
Saqda dhexe habeenkii
Sahwi baan dareemaa
Siduu ii saaqay daranaa
Sida aan u surnaa
Saqdi dhexe habeenkii
Barbarkaan u jiifsado
Baryo ka soo kici maayo
Bogga iyo calooshiyo
Beerkaa la iiga badan yahay
Bartaada hadaan arko
Bisha afar iyo tobnaad baa
Ber walba ku moodaa
Bilicdaada wacan baa
Bartamaha habeenkii
Bilicsami u eegaa

โœ๏ธ ุงู„ุฌู†ุฉ ุงู„ุฏู†ูŠุง ๐Ÿซก๐Ÿซถ

Jaceyl qore

24 Nov, 17:10

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ†ช๏ธ @Balaashaan
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Jaceyl qore

24 Nov, 17:02

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

24 Nov, 16:21

Maalmo ayaa laga yaabaa in aanan halkan wax ku qorin, laakiin tani macnaheedu maaha in naftu ay ka madhan tahay xarfaha, waxaa ka buuxa qoraallo laabta laga saaray oo aan weli la qorin.

Jaceyl qore

23 Nov, 16:20

Hadalku waa sahlan yahay, riyooyinkuna waa sahlan yihiin, rabitaankuna waa mid qof walba gaari karo, laakiin kaliya dadka go'aanka ah ayaa guuleysta!

Jaceyl qore

22 Nov, 16:20

Ballanku waxa uu ahaa in aanu sii jiri doono muddo.

Jaceyl qore

21 Nov, 17:49

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

Jaceyl qore

21 Nov, 16:20

Qofku waa in uu si fiican u gartaa in noloshan aan loo abuurin in lagu raaxaysto, balse ay tahay wadadii ay safarkiisa ku bilaabaneysey in ay tahay diyaar qalbakii safarka aakhira aad uqaadan laheyd.

Jaceyl qore

20 Nov, 16:20

Muxuu Ilaahay dumarka uga rabin murugo?
Wuxuu Eebbe kor ahaaye ku yidhi suuradda Al-Qasas: si ay indhaheedu u raaxaystaan โ€‹โ€‹oo aanay u murugoon.
Aayaduhu waxay ku nuuxnuuxsadeen in haweeneydu aanay murugoon waayo murugadu waa qoto dheer tahay, dareenkeeduna waa jilicsan yahay, murugaduna waxay ka dhigtaa inay lumiso quruxdeeda, waxayna kordhisaa daciifnimadeeda, cilmi ahaan murugadu waxay saamaysaa qanjidhada soo saara hormoonnada haweenka, u fududee dhalooyinka. , hana murugoon quluubtooda, ee waxaa sharfa dadka deeqsi ah oo kaliya, oo dadka kaliya ayaa caayaya, Eebaan ku dhaartaye ma ogid abaalka farxadda iyo raaxada.

Jaceyl qore

19 Nov, 16:19

Waxa aan ahaa nooca aan qofna wajigiisa ka xidhin, sidaa awgeed waxa aan la soo maray waayo-aragnimo iga dhigaysa in aanan markii hore furin.

Jaceyl qore

18 Nov, 16:19

Badduna haday noloshu qalbigeeda ku shubto, ma sidayada oo kale ayay u ooyi lahayd?!

Jaceyl qore

18 Nov, 09:50

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pS1XLscL1r00ZTVk

Jaceyl qore

17 Nov, 18:05

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Jaceyl qore

17 Nov, 18:01

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

17 Nov, 16:19

Markaad i barato waxaad ogaan doontaa inaan xumahay, laakiin markaad ila seexato, waxaad noqon doontaa mid waalan.

Jaceyl qore

16 Nov, 17:20

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Jaceyl qore

08 Nov, 17:31

08 Nov, 17:28

Dib ayaad u bilaabi kartaa Mar kale waad jeclaan kartaa. โค๏ธ ๐Ÿ”ฅ

Sax miyaa๐Ÿค”

Jaceyl qore

07 Nov, 17:43

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

Jaceyl qore

07 Nov, 07:09

Waxa aan waxba aheynin in la isku dagaalo waxay dishaa xiriirka quruxda badan.

Jaceyl qore

06 Nov, 19:40

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

KURULUS OSMAN
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Jaceyl qore

06 Nov, 16:16

.-| jaceylka dhabta ah waa macaan, markaad
Heysato qof si dhab ah kuu jecel adiguna aad u jeceshahay....!

Jaceylka dhabta ah ma dareemi karo qof walbaa ee waxaa dareemi karo macaankiisa
Iyo qaraarkiisa qofkuu haleelo jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis u gaar ah, waxaana dareemi karo ruuxii dhadhamiya....!

Waan ku jeclahay.! Waayo waxaan ku qancay dhaqaqankaaga,naxariistada, muuqaaga, dabeecadaada, shakhsiyadaada,iYo sumad kasta oo aad leedahay, gaarna kuu ah.!โค๏ธ๐Ÿง•๐Ÿป

Jaceyl qore

04 Nov, 17:57

*Dumarka Haloo Naxriisto๐Ÿฅน๐Ÿ‘ธ๐Ÿป*
*Hana ladhooro๐Ÿ’ž๐ŸคŒ๐Ÿป*
*Hana la'ixtiraamo๐Ÿ’•๐ŸŒฟ*
*Yaanan gacan loo qaadin๐Ÿšซ๐Ÿง•๐Ÿป*
*Yaanan laga ilmaysiin๐Ÿซท๐Ÿป๐Ÿ˜ญ*
*Yaanan lagu qaylinin๐Ÿšซ๐Ÿ’•*
*Wax dhib ah yaanan latusin๐Ÿฅบ*
*Mar walbo halaga farxiyo๐Ÿง•๐Ÿป๐Ÿซถ๐Ÿป*
*Hana loo sabro๐Ÿ˜ญ๐ŸคŒ๐Ÿป*
*Ayaga Waa dheyman๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜*

*๐Ÿ—ฃNabiga ๏ทบ Wuxuu yiri๐Ÿ‘ณ๐Ÿปโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ’•*
*Rag Waxaa u fiican kuwa dumarka u fiican๐Ÿ˜ญ๐Ÿ‘ธ๐Ÿปโ˜ช๏ธ}:*

Jaceyl qore

03 Nov, 18:00

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Jaceyl qore

03 Nov, 17:55

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

03 Nov, 12:50

Kama falceliyo laakiin i aamin, wax walba waan arkaa.

Jaceyl qore

03 Nov, 04:00

https://t.me/Seerabtaafilms

Jaceyl qore

03 Nov, 04:00

BLACK & VISWAM KASO DAWO hada ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
kaliya ku dhufo @Seerabtaafilms

Jaceyl qore

02 Nov, 12:42

Had iyo jeer ula dhaqan si naxariis leh ๐Ÿฆ‹
Sababtoo ah markaad dhibto way ooydaa, xataa hadday ku dhibto way ooyaysaa

Jaceyl qore

01 Nov, 19:28

DEG DEG Sida uu baahiyay Goordhow Talefishinka Aljazeera oo soo xiganaya xubno ka tirsan xafiiska Guddoonka baarlamaanka Lubnaan, waxaa magaalada Beyruut lagu saxiixay heshiiska xabad joojinta ISR iyo Lubnaan, heshiiskaasi oo dhigaya in muddo 60 maalin lagu dhaqan geliyo qodobada lagu heshiiyay.

Afhayeenka Baarlamaanka ayaa wadahadalada Xabad joojinta ku matalayay dhinaca xisbiga maadaama Shiico yahay.

Waxaa qodobada heshiiska kamid ah in dhamaan ciidamada ISR โ€œGumeystahaโ€ iyo kuwa xisbiga ka fogaadaan dhinaca xadka, waxaana badalaya ciidan ka socdo dowladda Lubnaan.

Goordhow la soco faahfaahinta Insha Allah.

Jaceyl qore

01 Nov, 12:37

- Waxaan sugayaa maalinta aan la kulmi doono lammaanahayga xalaasha ah. ๐Ÿ’ž๐Ÿ•Š๏ธ

Jaceyl qore

31 Oct, 18:01

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Jaceyl qore

31 Oct, 17:13

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

Jaceyl qore

31 Oct, 12:32

- Haddii aad leedahay qof daacad kuu ah, noloshaadu aad bay u qurux badan tahay...!! ๐Ÿค๐ŸŒธ๐Ÿคฒ๐Ÿป

Jaceyl qore

30 Oct, 05:16

Ninka wanaagsani maaha nin taajir ah ama qurux badan. Waa nin yaqaan qiimaha naagta. ๐Ÿค๐Ÿฅบ

Jaceyl qore

29 Oct, 05:14

Waxaad mudan tahay qof kula dhaqma sida adiga oo kale maalin kasta. Ma aha oo kaliya marka ay ku habboon tahay iyaga. ๐Ÿ’™๐Ÿฅ€

Jaceyl qore

28 Oct, 09:50

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

Jaceyl qore

28 Oct, 08:17

Mataana is weheshadiyo
Miyaan laba wadar ahaa
Aduunka is waayi karin
Waqtiyo qadar baa jiree

Miyaan laba wacad lahaa
Nasiib kala weeci karin
Miyaan waaxyaha is teba
Jacaylku ku wiirsa karin

Miyaan wadadii kalgacal
Nacabku weydaari karin
Wadnaha laba qaybsatiyo
Wajiyaal aan kala lumayn

Miyaan warihii cishqigu
Waadigu ruux liqi karayn...โค๏ธ
_

Jaceyl qore

27 Oct, 20:52

๐Ÿ˜ FUNNY OFFICIAL ๐Ÿ˜‚

Jaceyl qore

27 Oct, 19:24

Cadowgaaga ugu weyn waa maskaxdaada oo aan la xakamayn karin.

Jaceyl qore

27 Oct, 17:10

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Jaceyl qore

27 Oct, 17:01

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

26 Oct, 16:59

Hambalyo hambalyo hambalyo

azxaabteyda waxaan gaarney

22000

22k

Thank you

Jaceyl qore

26 Oct, 15:53

Maxaad kafahantay ๐Ÿ˜† ๐Ÿ˜‚

Jaceyl qore

26 Oct, 07:12

Had iyo jeer waxaa jira qof si qarsoodi ah kaaga fakaro oo in badan kusoo hor istaagi karin.

Jaceyl qore

25 Oct, 16:37

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Jaceyl qore

25 Oct, 16:03

Kalsooni iyo jaceyl qofkii ku siyo sii mudnaantiisa Taaso ah naxriis iyo. Ixtiraam kadib wey Hagaagi donaan wax kasto๐Ÿซถ๐Ÿฝ

Jaceyl qore

24 Oct, 19:26

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

Jaceyl qore

24 Oct, 06:27

Naftu maalmihii tegay
Dib makuugu celisaa
Dabeed macaankii
Dareenkaagu muudsasay
Daraaddii ma oydaa?

Jaceyl qore

23 Oct, 19:50

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Jaceyl qore

23 Oct, 19:36

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

23 Oct, 15:22

Qof walbo noloshaada soogaley๐Ÿฅนโค๏ธ
Hadana mudo dheer kadib ๐Ÿฅนโ˜๏ธ
Sawab la,aan nolashada kabaxey๐Ÿคฆ๐Ÿป๐Ÿ’”
Run ahaanti qofkas ma aha qof xun๐Ÿคฆ๐Ÿป๐Ÿ˜ฅ
Wuxu kaa mudanyahey inaad Umahad celiso๐Ÿ‘๐Ÿ‘ค
Waayo wuxu albaabada ufurey qofka
Saxda ah Ee nolashada la jaanqaadi kartoโค๏ธ

Jaceyl qore

23 Oct, 06:00

Maanta su,aalaha idinkaa idin daayey!

Jaceyl qore

23 Oct, 05:53

Su,aal iska kaftan ah ๐Ÿ˜†

Jaceyl qore

22 Oct, 11:21

OraaHo jaceyl aH...!๐Ÿ‘ซ

1. Qalbigayga waxa buux dhaafiyaey jacaylkaga, Kaas oo aad adigu ku lifaaqdey naxariis iyo Tabitaan xad dhaafa dhamaanba wuxuuNoqdey, qalbigaygu mid ay buux dhaafiyeen,Intaasi mana jirto boos uu cid kale uqaadi karo,..๐Ÿ–ค๐Ÿฅ€

2.Ma jiro wax igala qiimo badan la hadalkaga,
Waayo wuxuu xanbaarsan yahay naxariis,
Gooni aH,..โค๏ธ๐ŸŒท

3.Hadii ay jirto nolol abid sii jireysa
Adiga ayaan abid kula jiri lahaa,.๐Ÿ‘ซ

4.Magaranayo saan kugu sharaxo jacaylka ku Qabo, Balse markaad iga maqan tahay,
Wax walba way iga maqan Yihiin,.๐Ÿฅบ๐Ÿ–ค

5.Sida aan u wada weyneyno in aan sii wadno,
isbeddelka daโ€™da waxaa jira hal shay weligii ma beddeli doono. Oo had iyo jeer ku sii jiri doona qalbiyadeena wana jacaYlka aan isu qabno,..๐Ÿ‘จโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จ๐Ÿฅฐ

Jaceyl qore

21 Oct, 05:15

Cimrigu waa ubax, noloshuna waa waqti, jaceylkuna waa raxmad, ubaxuna waa udgoon, hadaan u qalmo Asiyoo xusuustaada igali.

Jaceyl qore

20 Oct, 20:02

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Jaceyl qore

20 Oct, 19:46

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

20 Oct, 19:30

Riyada dhaayahan ku daalay
Runtaada qurxoon u muuji,
Tixdaydan rafaadka miirta
Midhaha raaxada u tuuji.

Jaceyl qore

19 Oct, 19:31

Haddii raali gelintu ahaan lahayd laab gelintaada, waxaan kuu caroon lahaa sabab laโ€™aan si aad laabta ii geliso.

Jaceyl qore

18 Oct, 18:26

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Jaceyl qore

18 Oct, 02:58

๐Ÿ’‹zamzam๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ zazamey SimaneeY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ Saxan saxo udgooneeY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ Samo wacan ku ababtaaY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ Saxiibtii naftaydaaY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ Sawjad gaariyaaY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ Siraadkii baxaayaaY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹ Mid aan Saluug lahayneeY๐Ÿ’‹

๐Ÿ’‹Saafidii HaweenkaaY

Jaceyl qore

17 Oct, 17:35

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

Jaceyl qore

17 Oct, 09:58

Nafta waan udalaa โฃ๏ธ
Kolna waan la doodaa ๐Ÿ˜ 
Deg degaan ka waanshaaโ˜๏ธ๐Ÿ’ž
Waxaan kala dardaarmaa dib ugaadho iyo ciil ๐Ÿฅฐ
Dadaal baan ku dhirshaa ๐Ÿ˜‡๐Ÿฅฐ
Kolkay diiqadootana nasashaan u dooraa๐Ÿ’“
Darajaan uyeela ๐Ÿฅณ๐Ÿ˜
Daris baan ahaanaa๐Ÿ˜โฃ๏ธ

Jaceyl qore

17 Oct, 02:17

Nin ayaa waxaa ujoogtey 7gabdhood halkii gabarna waxeyna dhashey 7caruur hadaba tirada totalkeeda iyo halkii qoys inta ay caruur joogto sheeg ?

Jaceyl qore

16 Oct, 18:10

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online

Jaceyl qore

16 Oct, 18:00

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

16 Oct, 05:08

๐Ÿ‘Š๐ŸฟDulmiga Doqan Ka Ahow๐Ÿ˜•

๐Ÿ™Œ๐ŸผDadnimiyo Garasho Lahow๐Ÿ˜

โœŠKuwa ku naceb ku dhaf dhola รงadeyn๐Ÿ˜‹๐Ÿงก

๐Ÿ™ŒIska samah kuwa ku dhibo

โœ๐ŸฟIska da cuqdada iyo calol ku haynta๐Ÿ˜•๐Ÿค•

๐Ÿ‘Š๐ŸฟHaqdowr DariskaโœŒ๐Ÿฝwanaji kuwa ku jacel ๐Ÿงก

๐Ÿ™Œ๐ŸผHana sideyn amarka Alle โœ

Jaceyl qore

15 Oct, 05:08

Filsanโค๏ธ๐Ÿ”ฅโœ

Filter baad tahay adigu
Iyo gabdho facoode
Farxad wajigaga
Folasha nuurkiyo
Furfurnaantey
Faceed dheertaho
Filsanba la dhalate
Fagaarayasha aduunkan
Fariin udiraya inaad
Formiga quruxda
Fomous ku tahay

Jaceyl qore

15 Oct, 03:11

๐ŸŒ•- 5 talo oo ku saabsan horumarka nafta:

1๏ธโƒฃ- Xusuusnow in maalin kasta ay tahay fursad cusub oo aad naftaada kaga fiicnaan karto. Ka faa'iidayso oo dadka kale u noqo dhiirigelin.

2๏ธโƒฃ- Guushu waxay bilaabataa marka aad ka gudubto xadkaaga shakhsi ahaaneed oo aad ka baxdo aagga raaxada. Ka dhig caqabadaha qayb ka mid ah safarkaaga guusha.

3๏ธโƒฃ- Ha u ogolaan dadka kale inay qiimeeyaan qiimahaaga. Waxaad leedahay awood iyo karti aad ku gaarto weynaanta Naftaadu.

4๏ธโƒฃ- Ku raaxayso safarka oo ha saarin oo kaliya meesha ugu dambeysa. Tallaabo kasta oo aad qaado waxay kuu soo dhawaynaysaa riyadaada.

5๏ธโƒฃ- Xusuusnow in aad awood u leedahay in aad wax ka beddesho oo aad ku guulaysato noloshaada iyo nolosha dadka kale. Ha dhayalsan awoodaada iyo saamayntaada

@curiye

Jaceyl qore

14 Oct, 05:14

Anoo waligeey ku ciilin๐Ÿฅนโค๏ธ

โ— Cudur meel kale ka yimid๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

โ— Marka kaligaa carooto๐Ÿ˜ž

โ— Waxa cashar kugu filan๐Ÿ˜

โ— Sidaan kuu caawin jiray๐Ÿ˜ขโค๏ธ

Jaceyl qore

13 Oct, 17:01

ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง

Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Jaceyl qore

13 Oct, 17:01

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Jaceyl qore

13 Oct, 05:14

NOLOSHYDII โค๏ธ๐Ÿซ‚

>Hadii Aan Noqono Kuwa Mar walbe Xalista Qilaafkooda Si hooseโค๏ธ๐ŸŒŽKuwa Mar walba Isky Tanaasula Kuwa Mar walba Is ilaashada oo is Dhawicin I Aamin Nolosheydii Malin waxaan Gaari Doonaa Dadka ay Dhihi Doonanan La badaan Wali Miisla Socdaanโค๏ธ๐Ÿซถ๐Ÿ™ˆ

Jaceyl qore

13 Oct, 03:54

Haddaba haddii aad rabtid waxaad ku dalban kartaa number hoos ku qoran

+252615063758

Ama linkiga

What's appka
https://wa.me/qr/CUGXPMERIVBBE1

Jaceyl qore

13 Oct, 03:49

๐Ÿ“• Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisaโ€“sida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka si ay taasi gacan uga geysato caafimaad wanaagsan

๐ŸŒŸโ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’ก โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒŸ

๐Ÿ“• Buuga: โž  CILMIGA NAFQADA
โœ๏ธ Qora: โž  Abdullahi Abdi Ahmed
๐Ÿ“Œ Format: โž  PDF.
โš™๏ธ Size: โž  2.2 MB.

Jaceyl qore

11 Oct, 06:31

Dhul dheer labba kala jiraa
Markay Axdi weyn dhigtaan
Dhamaystir jacayl hortii
Hadduun calaf dhaawacayn
Riyada way dhabayn karaan.

Xiisuhu dhamac duu ku shiday
Qalbiyo aan isu dhawayn
Wuxuu dhaliyaa riyaaq
Habeenka dhambaallo iyo
Hadallo la is dhaafsadee
Dhanaba aan karahu jirin .

Sawirka Wehel baan ka dhigan
Waxay sugaysaa dhegtuna
Codkaaga ku soo dhecee
Dhamayseey ha iga jarin.

Noloshu waa dhiib ka qaad
waxaad dhigataad hadhow
Maan-deeqa ka dheefsataa

is dhaarin is Aaminaad
is fahan aan khilaaf ka dhicin
Dareen iyo dhego nuglaan
Dhexdoo samir lagu xidhaa
Miyaanay dhimayn fogaan.

Haddaan Dhiman ruux marley
Qoraxdu way dhalaalaysaa
Neecoow dhabataa jirtee
Ii dhiib gacantaada Dhudi

Markaan dhabana kun jeer
Gacallo adi kaa dhunkado
Dhabtaada anoo hurdada
Ku jiifsaday oo lac dhahay
Maxaa iga dhiman dunida
Dhex tagay janadii ifkee.

Jaceyl qore

10 Oct, 18:26

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

23,675

subscribers

1,711

photos

7

videos