Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

@tariikhjaceyl


Kusodhawaw Chanelka walalkey ama walashey plz join dheh๐Ÿ˜ฉโค๏ธ๐ŸŒน๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

03 Oct, 16:53


Qalbigaygu mar walba wuxuu u furan yahay inuu helo codkaaga."โค๏ธ๐Ÿ‘ฃ๐Ÿซ€

Hadalkaagu waa muusiko dejin kara  qalbigayga,๐Ÿ’ก๐ŸŒน๐Ÿซ‚โค๏ธ๐Ÿ˜˜




#XabsiCaashaq๐Ÿ‘ฅ๐Ÿ˜˜โค

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

02 Oct, 04:53


" Dooro nin kuula Dhaqma sida, Amiirad ....๐Ÿ‘ธ


#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

30 Sep, 19:58


Firaashku waa saaxiib weyn oo nacaawiyo marka Nala qalpi jabiyo๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ˜ข


#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿ’”

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

29 Sep, 15:29


Ma jeclaatey ruux
Ma raadisey warkiisa๐Ÿ—ฃ
Maku faraxdey aktiisa
Ma usheegatay dareenkaga๐Ÿค
Ma siisay  sirtaada๐Ÿ’ฌ
Maka dhigatay wehelkaga
Maka weyday garapkaga
Maka shaleysay barashadiisa?
Maka saartay qalbigada
Mise waad sugtaa fariintiisa๐Ÿฅบ๐Ÿค•

Join dheh fadlan ๐Ÿ˜ข๐Ÿ™


#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿซก

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

28 Sep, 08:31


Wuxuu yidhi

Sidii qamarkaad
Indhaha qabato
Iftiin qalaclaad
Qalbiga galisoo

Anaa quruxeyyy
Qudhaada jantee
Miyaaan qalbiyoow
Qofkale doonaa?.


#XabsiCaashaq ๐Ÿ˜˜โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

27 Sep, 14:19


"Ha i dhaawicin waa la isoo dhaawacay in ku filan noloshayda, Ma rabo dhaawac dambe. Keliya waxa aan rabaa in aan faraxsanaado"๐Ÿ’”๐Ÿฅบ

#XabsiCaashaq๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿคฆ

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

25 Sep, 19:55


- Way kuu baahan tahay, adiguna ma dareemaysid, taasina waa waxa iyada ka sii xanaajiya.๐Ÿ’”


#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿซก

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

23 Sep, 16:14


Jawiga caawa macaana
waa Jawi Rooban ๐ŸŒง๐ŸŒจ๐ŸŒจ

๐ŸŒจ๐ŸŒจโ›ˆ๏ธโ›…๏ธ



#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿ˜˜

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

23 Sep, 10:45


"Dhibtooday markaan ku waayay
Dhaawac wayn baa igaadhay
Farxadii waan kala dhaqaaqnay
Ilmana way iga dhamaatay.๐Ÿ’”

Runtii waan kala dhantaalmay
Cidlaan kaligay dhex taagnay
Walow aan dhabar adaygay
Dharaar kaa maarmi waayay"๐Ÿฅบ๐Ÿ’”



#XabsiCaashaq ๐Ÿ˜˜๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

22 Sep, 13:04


Inaan buug kaa qoraaan qaligaaa โœ’๏ธ ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜
U sitaaa hadeere๐Ÿซ€๐Ÿ˜˜๐Ÿซถ๐Ÿซต


#XabsiCaashaqโ™ฅ๏ธโค๏ธโ€๐Ÿฉน

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

22 Sep, 12:46


Channel photo updated

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

21 Sep, 19:59


Ma ogtahay waxa jira Ruux
marka uu codkada maqlo
Qaboobaya.
Marka uu Sawirkada arko dholacadeynayo
Marka uu muqalkada arkane
bilaa sabab Farxaayo ๐Ÿฅฐโค๏ธ๐Ÿค•๐Ÿฅน


#XabsiCaashaq ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

20 Sep, 12:15


Mudnatii haweenkee mankeyga qaaday ๐Ÿซ‚ muxibaad i gelisoo ma nastoo habeen qudha ๐Ÿฅน mana quuto anfaacayge maa ii diir naxaysaa ๐Ÿฅน๐Ÿซ€ mudnantaan jeclaayeey ๐Ÿฅน๐Ÿ’ฏ๐Ÿซ€๐Ÿฅฐ.


                @galap Wanaagsan๐Ÿฅน๐Ÿฅฐ.

Typing โœ๐Ÿ˜Š

@C/casiis ๐Ÿฅน๐Ÿ™ˆ.



#XabsiCaashaq

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

19 Sep, 06:30


ุงูุนู„ ุฅูŠ ุดูŠุก ู„ูƒู† ู„ุง ุชุฎุฐู„ ุดุฎุต ุฃุนุทุงูƒ ู‚ู„ุจู‡ ๐Ÿ’”๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

Wax walbo samey laakiin waligaa ha niyad jabinin qof qalbigiisa ku siiyey ๐Ÿ’”๐Ÿฅบ๐Ÿ’”



#XabsiCaashaq ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿซ€

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

16 Sep, 17:27


NiYaDa kuN Gof DiiDeY GuDhaaDa DoorataY aYaaN qalaD YeeLaN ๐Ÿฅบโค๏ธ




#XabsiCaashaq ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

15 Sep, 05:45


Hadafka Ugu weYn aaN kaLe YaHaY xiriir keeNa aYaa aH iNaa arko aDiGo xalaSheYda aH ๐Ÿค๐Ÿฅน




#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿ˜˜

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

14 Sep, 08:48


Ma huraan baad nafta u tahay
Mabsuud halkey ku dageysee
Niyada naawilaysay baa tahayโค๏ธ๐Ÿ˜ข

Nagu soo biir

#XabsiCaashaq โ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿค

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

13 Sep, 20:26


Waxad tahay Dhamays tiran quruxdaadu waasida dayaxoo kaleee keliyata adigaa uunban ku doortey hooreyso iyo danbeysaba waaxad tahay dookhayga iyo jacylkayga ๐Ÿฅบโค๏ธ



#XabsiCaashaq ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿซ€

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

11 Sep, 16:38


Waxan hubaa darenka an ku qabo in uusan
Mar naba is badaleynin hada ila joogto
Iyo hadad iga maqan tahay waxa tahay ruux
Aan dunida oo dhan ula dagaali karo
Waliba bilaaa Sawab__!๐Ÿฅบ๐Ÿซ€โค๏ธ๐Ÿ’imiss you mcneyy ๐Ÿฅบโ™ฅ๏ธ๐Ÿซ‚



#XabsiCaashaq ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜

Xabsi caashaq ๐Ÿฅบ๐Ÿค

10 Sep, 12:27


Wadnaaha Bal itabo qaraaca ๐Ÿซ€๐Ÿฅบ




#XabsiCaashaq ๐Ÿซ‚โ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜

1,429

subscribers

67

photos

1

videos