Waan dhumey @waandhumey Channel on Telegram

Waan dhumey

@waandhumey


                   ๐Ÿ’ซSOO DHAWOW๐Ÿ’ซ

Channel Kan wax ka heli doontaa

        Xikmado ๐ŸŽ–
        Dhiirigalin ๐ŸŽ–
       Oraahyo cajiib ๐ŸŽ–
              Qalbi furan ku soo dhawaaaw walal๐Ÿ‘‘

Waan dhumey (Somali)

Waan dhumeynnWaa kanal ay ka dhigteen Xikmado, Dhiirigalin, iyo Oraahyo cajiib oo kala duwan. Channel-ka waxa uu si buuxda u kuugu soo dhoweeyaa qalbi furan iyo kala geddiso. Halkan waxaad heli doontaa waxyaalo dhiirigalin ah, xikmado taariikh ah, iyo oro cusub oo cajiib ah

Haddii aad rabto inaad ka heli doonto dheeraad ah iyo dhab ah, ka soo jeedo Waan dhumey! Qalbi furan kuu soo dhawaaaw walal ๐ŸŽ–๐Ÿ’ซ๐Ÿ’ซ

Waan dhumey

24 Oct, 12:49


Waxaa aad qalbigeyga ku
Abuurtay geed mirihiisu
Eydhamaaneyn ilaa qiyamaha๐Ÿฅฐโค๏ธโ€๐Ÿฉน

Waan dhumey

23 Oct, 16:24


Qalbiga kali baad ku tahay noolasheydii ๐Ÿ’‹๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญNaftana weHeL baad u tahay beerlula ๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿซ€Niyada qanac baad u tahay  Nolosha qayb baad ka tahayโค๏ธ๐Ÿซ€jacaylka qisaad u tahay โค๏ธ๐Ÿซ€๐Ÿ’‹Ruuxda qareen baad u tahay marwdeyda โค๐ŸŒŽ๐Ÿ’‹๐Ÿ‘ฉโ€โคโ€๐Ÿ‘ฉDaryeel qof dhan baad u tahay
Digtoor anigaad ii tahay beerlula ๐Ÿซ‚๐Ÿ”


~Abdullahi dhaqane

Waan dhumey

23 Oct, 11:51


"Waxaynu noqonay kuwo aan u dhaawacmin sidii hore haddii uu inaga tago qof aynu jecel nahay ama saxiib ina khiyaamo, ma garanayo ma nafteena iskala qabsatey dhaawaca? mise inagaa kornay ilaa heer aynu gaadhnay in aynaan u aabo yeelin haddii cidii doonto ay tagto?." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Waan dhumey

20 Oct, 13:03


Dadka asxabta tihin ee Xanuunsan booqo, Gacantana Wax ugu sii qaad ,Hadal rejo galinya ku dheh

Intaas hadanan awoodin u duceyn๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”๐ŸŒผ


Drs Asma๐ŸคŽ๐Ÿ–ค๐Ÿค

Waan dhumey

20 Oct, 12:46


Jion hada si dhaho channalkan๐Ÿ‚
Waan huba in aad ka heli doonto qormoyin
aad u xiso badan oo anad marna ku cajisi donan

Sido kale waxa leh gabar walshen ah marka aynu garab sino isla markana channalka u camira saxibada mahadsanidinโค๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿ’ฏ

Waan dhumey

20 Oct, 12:46


https://t.me/DrsAsma1/54

Waan dhumey

16 Oct, 16:11


Qiimaha lagu iibiyo ubaxa ma badna, balse qaayaha iyo sida uu qalbiga u saameeyo una kobciyo jacaylka ma yaraโค๏ธ๐Ÿฅฐ๐Ÿซ‚๐Ÿ’‹๐Ÿ’๐Ÿ’Ž๐Ÿ’ž๐ŸŒน

Galab wnagsan mucashaqunta sida dhiow ila socdan๐ŸŒ™

Drs Asma๐Ÿ’๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽค

Waan dhumey

16 Oct, 12:35


Waxaa la dhahay:

"Ha isku dayin inaad noqoto qof Bini Aadam ah oo qalad la'aan ah, waayo taasi waa mid aanan suura gal ahayn, balse isku day inaad noqoto qof qaladaadkiisa wax ka barta, waayo taasi ayaa muhiim ah".

Habeen wanaagsan.
Jawi qaboow oo wanaagsan. โค

Waan dhumey

27 Sep, 18:34


Naftii kuu heelanayd
Halbawlaha waad jartee
Maxa kuu hadhay walaal. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Waan dhumey

11 Sep, 12:02


Ku raaxayso nooloshadaโœจ๏ธโค๏ธ
Shalay way tagtay berina laga yaaba in aanay imaan ๐Ÿฅน๐Ÿฅฐ

Waan dhumey

10 Sep, 15:51


Qofku marka uu ku baraarugsan yahay qiimihiisa qofnimo, macne badan uma sameeyaan Ammaanta, buun-buuninta iwm ahi. Waxa keliya oo qofkaas maankiisa iyo dareenkiisuba aqbali karaan waa inaad u sheegto waxa uu qof ahaan agtaada ka yahay, wanaaga aad u hayso iyo kalsoonida aad ku qabto xaddigeeda.

Waan dhumey

06 Sep, 12:46


*Amusnaanta waa jawabta su,al kasta. Dholacadeyn tuna waa ficilka Xalad kasta*๐Ÿ˜Š๐Ÿ’ฏโฃ๏ธ

Waan dhumey

05 Sep, 16:25


Haku daalin dadka usheegidda qofka ama shakhsiga aad tahay

balse muhiimaddu waa in aad naftaada ku kalsoon tahay.โค๏ธ๐Ÿ’ฏ

Waan dhumey

02 Sep, 18:02


Haddii aad soddon dhaaftay, walina aad soo taagan tahay, waxaad halis ugu jirtaa in aad dhunkato caagadaha(Bombalaha) dharka lagu xayeysiiyo.๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜‚๐Ÿ’”

Waan dhumey

13 May, 02:45


I love m๐Ÿ’ธ๐Ÿ™ƒ๐Ÿซ‚๐Ÿฅฐ

Waan dhumey

09 May, 02:49


Markaad dareento murugo iyo ciriiri nololeed

Dib ugu laabo qur'aanka iyo xuska Alle waayo Allah wuxuu yiri

Qofkii xuskayga ka jeedsadda waxaa usugnaatay nolal ciriiiri ah๐Ÿงก๐ŸŒฟ

Waan dhumey

09 May, 02:47


Waxaan dareemay saaxiibka ugu wanaagsan ee Kuu sheekayn Kara inay yihiin kutubta noocyadooda Kala Duwan ee aadka muhiimka u ah.

Waan dhumey

09 May, 02:45


Qofkaad tahaybay dishaaye
Dareenada qaar ha sheegan.

Waan dhumey

05 May, 02:43


Niyada kun qof diide qudhadana donate kun qof diide haa hadii qaadir iyeelO qumane aragaaga Ayaa qorshe ii ah waxaan dhap uqeexy runtaaN qirayaaye  ku qancayyy NolosHaada ๐Ÿซถ๐Ÿซ€โ™ฅ๏ธ๐Ÿ’‹๐Ÿฆ‹โœจ๐Ÿฅน

Waan dhumey

05 May, 02:42


_"Inta badan ma dareeno qiimaha uu noo leeyahay qofka aan jecelnahay marka aan wada joogno,;!!!_

_Lkin goortii uu naga fogaado waxaan dareenaa xanuun xitaa dunida waxa dhaqtar saarani aaney dabibi Karin,;!!!๐Ÿ–ค๐Ÿ˜ณ_

Waan dhumey

29 Oct, 11:14


"Saddexdan shay qarso:
Xoolahaaga
qorshayaashaaga iyo
afkaartaada.๐Ÿซต

Waan dhumey

29 Oct, 11:14


Dulmiga Doqon ka Ahaw๐Ÿ˜Œ
Dadnimo iyo Garasho Lahaw๐Ÿฅฐ Noloshu waa buuge haka noqonin Qoraa Xun๐Ÿคž๐Ÿ˜Š๐Ÿฅฐ๐ŸŒนโค