TIJAABI MASKAXDAADA @tijaabiska Channel on Telegram

TIJAABI MASKAXDAADA

@tijaabiska


Majeceshahay su'aalaha diinigaa maxiisaysaa guugaalaysiga,!?
Hadaba halkaan waxaad ka helee su'aalo cajiiba ku cajab galiya guugaleysi aadan horay u arag,
Horay ugaar oo (JOIN DHEH 👇
Cabasho ama farriin inta iigu soo dir

TIJAABI MASKAXDAADA (Somali)

TIJAABI MASKAXDAADA waa qalimaha Telegramka ee loogu tijaabinayo su'aalaha diinigaaga ku saabsan. Kanalkeena ayaad ku heli kartaa tijaabo cajiib ah oo kugu jawaabaya su'aalaha aad horay u aragtid guugaleysiga. Waxaad kaloo ku heli kartaa cabashi iyo farriin inta aad iigu soo diri lahayd

TIJAABI MASKAXDAADA waa meesha loo yaqaan si loo helo tijaabo fiican oo diini ah oo kugu jawaabaya su'aalaha aad horay u aragtid guugaleysiaga. Haddii aad rabto inaad wax qoraal ah ku heli karto ama su'aal kale qabtaan, ka tag gaar ahaan Telegramka iyo kuwa yar ee barta tijaabiska

Gacan ka hadal TIJAABI MASKAXDAADA iyo su'aaladaada diini ah ee ku saabsan guugaleysi. Dhammaan asxaabta Telegramka waxaa laga rabaa inay ka soo qeybqaataan tijaabiska iyo inay ka fikiraan mas'uuliyadda ay u leedahay su'aalaha diinigaaga

Halkan hadda JOIN DHEH TIJAABI MASKAXDAADA si aad u hesho jawaabaha su'aalahaaga diini ah. Cabasho ama farriin inta iigu soo dir.

TIJAABI MASKAXDAADA

15 Jan, 10:08


‏﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اذْكُرُوا اللَّهَ ذِكْرًا كَثِيرًا ﴾

TIJAABI MASKAXDAADA

15 Jan, 05:01


"Haddi aa tahay macalin farintaan iga qaado haddi aad arday tahayne maclinkada sigara ugu sheeg,
"Kala badal qaabka aad wax u dhigto maalin walba nuuc ama isbuc walba nuuc,
Si aad ii fahanto tusale waxaad aad u jeceshahay kaluun, ok manta waxaa lagu siyay intaad cuni karto waad ka dheragtay, mid kale kwrn baa lagu yiri jawaabtadu waxay noqon ( may. bis)
Hadaba maalin walba halka hab aad ardada wax u barayso waa lagu cajisi wana lanici dhagaysigaada,!
Isla markaas aad kalunka bis waye aad tiraa haddi laguu keeno shay kale sida biyo ama xanjo meel aad galiso ayaad u haysaa waad cuni,!
"(Waa sidaas hababka kala duwan faaiidada ay leyihiin,)

https://t.me/caaqilmufakirah

TIJAABI MASKAXDAADA

14 Jan, 05:43


U sheeg dadka faafinaya waxyaabaha xaaraanta ah ee baraha bulshada, in ay ballan la leeyihiin ALLAH oo aan la baajin karin.balankas
Haddaba ha faafin wixii aad ku xumaan lahayd maalinta qiyaamaha inaad aragto.

#wacyi

TIJAABI MASKAXDAADA

13 Jan, 10:17


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

TIJAABI MASKAXDAADA

13 Jan, 03:39


رَبِّ أعنِّي ولا تعِنْ علَيَّ، وانْصُرني ولا تنصُر علَيَّ، وامكُرْ لي ولا تمكُر علَيَّ، واهدني ويسِّرِ الهُدَى لي، وانصُرنِي على من بَغَى علَيَّ، رَبِّ اجعَلني لكَ شَكاراً، لكَ ذَكاراً، لكَ رَهاباً، لكَ مِطواعاً، لكَ مُخبتاً إليكَ أَوَّاهاً مُنِيباً، رَبِّ تقبَّلْ توبتِي واغسِلْ حوبَتِي وأجبْ دعوتِي وثَبِّتْ حجتي وسدِّد لساني واهدِ قلبي واسلُلْ سَخيمَة صَدرِي

TIJAABI MASKAXDAADA

12 Jan, 10:56


Xan waxaa ugu xun umad dhan ood xamato😢😢

TIJAABI MASKAXDAADA

12 Jan, 10:49


‏﴿ رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ

TIJAABI MASKAXDAADA

12 Jan, 05:28


Subax wngsan walalaha😍❤️

TIJAABI MASKAXDAADA

11 Jan, 16:05


Asc wr wp walalaha aan hawada ku saxibnay

TIJAABI MASKAXDAADA

11 Jan, 05:33


Qaar ka mid ah albaabada waxaa lagu furaa lambarro sir ah,
kuwo kalena waxaa lagu furaa faraha qofka...
Laakiin qalbiyada waxaa fure u ah erey taabanaya gunta qalbiga,
dhaqaajinaya dareenka iyo shucuurta.

Hadalka wuxuu la mid yahay furayaasha;
haddii si sax ah loo adeegsado,
waxaad ku xiran kartaa af,
ama ku furi kartaa qalbi.

Laakiin maaha qof walba oo baratay xarfo inuu bartay sida hadalka loo adeegsado.

Waqti wacan farxad qalbiyadiinna ha haleeshee!😍

TIJAABI MASKAXDAADA

10 Jan, 20:07


لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ

TIJAABI MASKAXDAADA

10 Jan, 16:06


السلام عليكم ياجماعة الخير
لا تفكر كثيرا بل استغفر كثيرا ؛
فالله يفتح بالاستغفار ابوابا لاتفتح بالتفكير ..
استغفرالله استغفرالله استغفرالله .

TIJAABI MASKAXDAADA

09 Jan, 18:15


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

TIJAABI MASKAXDAADA

08 Jan, 21:20


‏اللهم نوّر قبور موتانا وأرفع مقامهم وإجعلهم في فردوسك الأعلى ياغفور يارحيم

TIJAABI MASKAXDAADA

08 Jan, 21:04


لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ ، وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثِيرًا

سُبْحَانَ اللَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ، لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَكِيمِ

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي وَارْحَمْنِي ، وَاهْدِنِي وَارْزُقْنِي

TIJAABI MASKAXDAADA

08 Jan, 20:50


اللَهُمَّ صل وَسَلِم عَلى نبِيِّنَا مُحَمَّـد ﷺ

TIJAABI MASKAXDAADA

06 Jan, 20:07


Ahlu quraan mthy soo sheg aayadkaas

TIJAABI MASKAXDAADA

06 Jan, 09:26


"Naftu waxay leedahay sharaf ka sarraysa rabitaanka qalbiga.
Haduugin sharftaa adoo racaya Rabitanka qalbigada☝️👌

TIJAABI MASKAXDAADA

05 Jan, 17:17


يا مُقلِّبَ القلوبِ ثبِّت قلبي على دينِكَ🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

04 Jan, 05:53


لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ

TIJAABI MASKAXDAADA

03 Jan, 19:36


سُبْحَـانَ اللهِ وَبحمـدهِ سُبْحَـانَ اللهِ العظِيـم

TIJAABI MASKAXDAADA

03 Jan, 19:31


السلام عليكم ياجماعة الخير
الدنيا دار العمل والاخرة دار الحساب
حاسبو انفسكم قبل ان تحاسبو

TIJAABI MASKAXDAADA

01 Jan, 11:03


«يا مُقلِّبَ القلوبِ ثبِّت قلبي على دينِكَ🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

31 Dec, 19:59


Maxaaa kaa cadaan badan
maxaaa kaa iftiin badan
Maxaa kaa qurux badan
Maxaa kaa macan badan
Maxaa kaa kaa daganaan badan
Kalaamkii ilaahayoow❤️❤️❤️

Yaa Rabi qalbiyadayada ku xidh qur,aanka🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

31 Dec, 19:54


‏يَا رَبِّ ، لَكَ الْحَمْدُ ، كَمَا يَنْبَغِي لِجَلَالِ وَجْهِكَ ، وَلِعَظِيمِ سُلْطَانِكَ

TIJAABI MASKAXDAADA

31 Dec, 16:49


‏اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَنَا ، وَارْحَمْنَا ، وَارْضَ عَنَّا ، وَتَقَبَّلْ مِنَّا ، وَأَدْخِلْنَا الْجَنَّةَ ، وَنَجِّنَا مِنْ النَّارِ ، وَأَصْلِحْ لَنَا شَأْنَنَا كُلَّهُ 🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

31 Dec, 06:29


‏لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ ، الْوَاحِدُ الْقَهَّارُ ، رَبُّ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا ، الْعَزِيزُ الْغَفَّارُ .

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Dec, 18:54


«لا حَوْلَ ولَا قُوَّةَ إلَّا باللَّهِ» .

TIJAABI MASKAXDAADA

29 Dec, 18:24


Ma ihi qof munaafaq ah sida dadka qaar kale; qalbigaygu waa daacad, erayadayduna waa cad yihiin, mana u baahni inaan xaqiiqadayda been ka sheego si aan qof u raalli geliyo. 🍂👌🖤


Abtiyaal salaan🤙

TIJAABI MASKAXDAADA

29 Dec, 05:41


إشراقة الصباح
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالكم الأساتذة الفضلاء:
من باب الاستفادة :
قال واحد من علماء الصومال وهو محدث يقول : وهو يتحدث عن الصلاة الجهرية وهذا الأمر يهمّ الأئمة أكثر قال : لم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم أن بدأ قراءة الجهرية بوسط السورة إما أن يصلي بسورة كاملة سواء قصار المفصل أو غيرها وإما أن يبدأ السورة ولو لم يُكمل لكن على قول المحدث لم يبدأ القراءة بوسط السورة هكذا يقول
مَن عنده بحث في هذه المسألة ؟وشكرا جزيلا

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Dec, 18:37


Waxaa jira dad aan lagu arkin meel aan khayrka ahayn, kaba qalbiyada, oo ku mashquulsan sameynta wax wanaagsan.
Khayrka waxaad ku aragtaa hadalladooda, ficilladooda, iyo hab-dhaqankooda.

Kuwaas waa dadka aaminsan in noloshu tahay safar, oo waxa ka haraya ay yihiin dabeecadda wanaagsan, hab dhaqanka wanaagsan, iyo raad wanaagsan oo ay ka tagaan.

Halka ay jiraan dad qalbigoodu madow yahay, awood u leh inay iska beddelaan oo wax kasta oo wanaagsan iska dhaafaan.

Jacaylku agtooda waa been, xiriirkuna si sahlan ayuu u baaba'aa.

Dadku waa noocyo badan yahay: waxaad ka helaysaa quruxda muuqaalka, laakiin run ahaantii bilicda dhabta ah waxay ku jirtaa wejiyada deggan.

Waxaad ku qancaysaa qof caqli badan, laakiin waxaad nasasho ka heleysaa qof daryeel badan.

Waxaad ku faraxdaa ruuxa kaftanka badan, laakiin waxaad ku degtaa qof ka hagaajin kara dhaawacaaga oo iftiimin kara mugdigaaga.

Wax kasta oo nafta saameeya ayaa ah waxa ugu asal roon ee nafta ku jira.
Kuwaas ayaa ah kuwa sii jira, oo ugu qaalisan nolosha.

♡nolosho ha idiin nurto,


Iyaas
#Talooyinka@caaqilmufakirah

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Dec, 13:11


‏رَبِّ اجْعَلنِي مُقِيمَ الصَّلَاةِ وَمِن ذُرِّيَّتِي ۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ دُعَاء .

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Dec, 12:52


🎧❤️

TIJAABI MASKAXDAADA

01 Dec, 06:47


اللهم اجعلنا آخر كلامنا من الدنيا لا إله إلا الله محمد رسول الله 🤲😢

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 18:02


وَلَسَوۡفَ یَرۡضَىٰ

Kuma ayaa lasheegaya markana ?

C.nabi muxumed صلوات ربي وسلامه عليه

D abuu bakar sadiiq R.C

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 18:00


وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ

Yaala sheegayaa ?


B abuu bakar sadiiq رضى الله عنه

A nabu muxumed صلى الله عليه وسلم

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 16:50


7 sifo uu Allah kuku jeclaanayo ....

1_ ixsaan inaa sameeso ان الله يحب المحسنين.

_sifada labaad uu Allah
kuku jeclaanayo waa towbah ان الله يحب التوابين

3_ sifada
sadaxaad waa dahaarada ان الله يحب المتطهرين

4_sifada afaraad uu Allah kuku jeclaanayo waa Allah oo kacabsato ان الله يحب المتقين .

Sifada shanaad uu Allah kuku jeclaanayo waa sabirka
ان الله يحب صابرين .

Sifada lixaad uu Allah kuku jeclaanayo waa cadaalad ان الله يحب المقسطين .

sifada toddobaad uu Allah kuku jeclaanayo waa tawakalka ان الله يحب المتوكلين inaa Allah talo saarato.

Shiikh abuubakar xoosh🌹
AL TAQWA ISLAMIC

@Abdiazizosman

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 16:49


لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ ، وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثِيرًا

سُبْحَانَ اللَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ، لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَكِيمِ

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي وَارْحَمْنِي ، وَاهْدِنِي وَارْزُقْنِي

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 15:22


اللَّهُمَّ اكفني بحلالكَ عن حرَامكَ وأغنني بفضلِكَ عمَّنْ سِواكَ.

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 15:22


اللهم أعنا على ذكرك و شكرك وحسن عبادتك يا رب 🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 15:21


ذكر الله قوت القلوب ❤️

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 15:19


يا مُقلِّبَ القلوبِ ثبِّت قلبي على دينِكَ🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 10:54


سُبْحَانَكَ اللَّهُمَّ وَبِحَمْدِكَ، أشْهَدُ أنْ لَا إِلَهَ إِلاَّ أنْتَ، أسْتَغْفِرُكَ وأَتُوبُ إِلَيْكَ.

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 04:57


Salaan baan u dirayaa wiilkasta iyo gabadh kasta dhalinyaro ah oo aan ku kadsoomin muuqaalada qaawan ee laga arko qurbaha. Salaan baan u dirayaa wiil iyo gabadh aan ka tegin salaadooda. Salaan baan u dirayaa wiil aan ka maqnaan salaadda Jimcaha. Salaan baan u dirayaa wiil iyo gabadh ilaaliya hadalladooda.
Salaan baan u dirayaa wiil leh: "Anigu lama saaxiibi doono cid aan ka ahayn xaaskayga."
Waqti isaga ma lumin dono dumar aan gur ka rabin,
Salaan baan idiin dirayaa! Dad adinka oo kale ah aad bay u yar yihiin. Runtii waxaad tahiin ku wa ku barbaaray cibaadada Alle.
Salaan baan u dirayaa gabadh nafteeda dhowray,
Jirkeda dhawrtay xijabkedu dheryahay , daacadna ugu ah allihii aburtay iyo ninkeeda mustaqbalka.

#SiQotoDheer baan UgaHelaay...

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 04:28


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 👋

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Nov, 01:15


اللهم اعتق رقابنا ورقاب آبائنا وامهاتنا من النار 🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

29 Nov, 04:28


«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ»

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Nov, 20:04


اللَّهُمَّ إني أسألكَ الثبَاتَ في الأمرِ، والعزيمَةَ على الرُّشدِ، وأسألكَ مُوجباتِ رَحمَتكَِ، وعزَائم مَغفِرتِك، وأسألكَ شُكرَ نعِمتك، وحُسنَ عِبادَتكَِ، وأسألكَ قلباً سليماً، ولساناً صادقاً، وأسألكَ من خيرِ ما تعلَمُ، وأعوذُ بكَ من شر ما تعلَمُ، وأستغفِرُكَ لما تعلَمُ، إنكَ أنتَ عَلَّامُ الْغُيُوبِ.

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Nov, 17:03


لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلكُ وله الحمْدُ ،وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ .

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Nov, 17:03


«يا مُقلِّبَ القلوبِ ثبِّت قلبي على دينِكَ» .

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Nov, 17:02


اللهم اعتق رقابنا ورقاب آبائنا وامهاتنا من النار .

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Nov, 02:55


Xuquuqda iyo Xoraynta Haweenka

Macnaha laga wado arrintan waa:
In loo noqdo nolol u dhow tan xayawaannada, halkaas oo aaney jirin qoys, mas’uuliyad, daryeel dumar, dhowrsanaan, asturnaan, akhlaaq, ama ilaalinta sharafta. Waxaa laga dhigaa haweeneyda inay tahay badeeco jaban oo u adeegta rabitaannada nafsiyeed, iyadoo loo oggolaanayo inay xiriir la yeelato cid kasta oo ragga ah oo ay rabto.

Ka saaridda masuuliyadda raga ee dumarka:
Taasi waxay horseedaysaa inaysan jirin aabbe ilaalinaya, ama sey (nin) u dhowraya oo u sharaf leh.

Dabeecado laga leexday dabiicigooda saxda ah:
Waxayna ka hadlaan argagixiso iyagoo iyagu ah kuwa argagixisada ugu weyn.

#maskaxdafur

TIJAABI MASKAXDAADA

27 Nov, 19:07


‏رَبِّ اشْـرَح لِي صَـدْرِي وَيَسِّـرْ لِــي أَمْـرِي .

TIJAABI MASKAXDAADA

26 Nov, 17:41


اللهُمَّ صلِّ على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد، اللهُمَّ بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد .

TIJAABI MASKAXDAADA

26 Nov, 09:41


‏رَبِّ اجْعَلنِي مُقِيمَ الصَّلَاةِ وَمِن ذُرِّيَّتِي ۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ دُعَاء .

TIJAABI MASKAXDAADA

26 Nov, 06:42


‏اللّهم افتح لنا أبواب رحمتك وارزقنا من حيث لا نحتسب رزقاً حلالاً يرضينا يا رب العالمين وأبعد عنا يا رب شر خلقك.

TIJAABI MASKAXDAADA

25 Nov, 08:10


اللهٌم لا تخرجنا من هذه الدنيا إلًا وانت راض عنا .

TIJAABI MASKAXDAADA

24 Nov, 16:47


اللَّهُمَّ إِنَّ ذُنُوبِي عِظَامٌ وَهِي صِغَارٌ فِي جَنْبِ عَفْوِكَ يَا كَرِيمُ ، فَاغْفِرْهَا لِي.

TIJAABI MASKAXDAADA

24 Nov, 10:40


اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ

TIJAABI MASKAXDAADA

24 Nov, 06:42


جَمِيع مَنْ فِي الكَونْ يُسَبِح، فَلا تَكُن أنتَ الغُافِل!

- سُبحان اللهِ عدَدَ ما خلَق
- سُبحان اللهِ مِلْءَ مَا خلَق
- سُبحان اللهِ عدَدَ ما في الأرضِ والسماءِ
- سُبحان اللهِ مِلْءَ ما في الأرضِ والسماءِ
- سُبحان اللهِ عدَدَ ما أحصى كتابُه
- سُبحان الله مِلْءَ ما أحصى كتابُه
- سُبحان اللهِ عدَدَ كُل شيء
- سُبحان اللهِ مِلْءَ كُل شيء
- سُبحان الله وبحمدهِ
- سُبحان اللهِ العظيم.

TIJAABI MASKAXDAADA

24 Nov, 02:50


يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اذْكُرُوا اللَّهَ ذِكْرًا كَثِيرًا

TIJAABI MASKAXDAADA

21 Nov, 20:10


«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ» .

TIJAABI MASKAXDAADA

21 Nov, 20:05


اللَّهُمَّ بعلمِكَ الغيبَ وقدرتكَ على الخَلقِ أحيني ما علِمتَ الحياةَ خيراً لي، وتوفني إذا علمتَ الوفاةَ خيراً لي، اللَّهُمَّ وأسألكَ خشيتَكَ في الغَيبِ والشهادةِ، وأسألكَ كلمَةَ الحقِّ في الرضَا والغضبِ، وأسألكَ القصدَ في الغنَى والفقرِ، وأسألكَ نعيماً لا ينفدُ، وأسألكَ قرةَ عينٍ لا تنقطع، وأسألكَ الرِّضا بعد القضاءِ، وأسألكَ بردَ العيشِ بعدَ الموتِ، وأسألكَ لذةَ النَّظَرِ إلى وجهِكَ والشوقَ إلى لقَائكَ في غَيرِ ضَرَّاءَ مُضِرَّةٍ ولا فتنَةٍ مُضِلَّةٍ، اللَّهُمَّ زينَّا بزينَةِ الإيمَانِ، واجعَلْنَا هُدَاةً مُهْتَدِينَ.

TIJAABI MASKAXDAADA

21 Nov, 17:49


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1


Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

TIJAABI MASKAXDAADA

21 Nov, 15:55


‏﴿ رَبَّنَا اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَإِسْرَافَنَا فِي أَمْرِنَا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ ﴾

TIJAABI MASKAXDAADA

21 Nov, 07:18


‏لَآ إِلَــهَ إًلَّآ اَلْلَّهْ مُحَمَّــدٌ رَسُـوُلُ اُلْلَّهْ .

TIJAABI MASKAXDAADA

21 Nov, 05:25


‏﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اذْكُرُوا اللَّهَ ذِكْرًا كَثِيرًا ﴾.

TIJAABI MASKAXDAADA

20 Nov, 07:40


سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Nov, 08:15


Gobolka Banaadir ee Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 17 degmo. Degmooyinkaas waxaa ka mid ah:

1. Muqdisho (Caasimadda Gobolka iyo Caasimadda Soomaaliya)


2. Hodan


3. Waberi


4. Yaaqshiid


5. Shibis


6. Huriwaa


7. Kaaraan


8. Bondheere


9. Xamar Jajab


10. Xamar Weyne


11. Dayniile


12. Waaberi


13. Bari


14. Shabelle


15. Qarshi


16. Dharkenley


17. Sawwaab



Muqdisho, oo ah caasimadda dalka, waa magaalada ugu weyn ee gobolka Banaadir, iyadoo sidoo kale ah xarunta siyaasadda, dhaqaalaha, iyo bulshada ee Soomaaliya. Gobolka Banaadir waxaa si weyn uga jira horumarka magaalada Muqdisho, iyadoo ay muhiim tahay adeegyada gaadiidka, ganacsiga, iyo isku xirka gobollada kale ee dalka.

Fg degmoyinka cusub ee hadad soo baxay maaha ku wa la aqoonsan yahay raali ahaada ,

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Nov, 08:11


Gobolka Sanaag ee Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 6 degmo, kuwaas oo ah:

1. Ceerigaabo (Caasimadda Gobolka)


2. Erigavo


3. Lasqoray


4. Dhumay


5. Maydh


6. Badhan



Ceerigaabo waa caasimadda gobolka Sanaag, waxaana gobolka uu muhiim u yahay dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo siyaasadda. Gobolka Sanaag wuxuu ku yaalaa waqooyiga Soomaaliya, wuxuuna leeyahay xuduud la leh Somaliland iyo Puntland, taas oo keentay khilaaf siyaasadeed.

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Nov, 08:10


Gobolka Sool ee Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 4 degmo, kuwaas oo ah:

1. Laascaanood (Caasimadda Gobolka)


2. Taleex


3. Xudun


4. Awdinle



Laascaanood waa caasimadda gobolka Sool, waxaana sidoo kale ay muhiim u tahay dhaqaalaha, siyaasadda, iyo maamulka gobolka. Gobolka Sool wuxuu sidoo kale ku jiraa khilaaf siyaasadeed, maadaama Somaliland iyo Puntland ay ku murmaan lahaanshihiisa.

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Nov, 08:09


Gobolka Nugaal ee Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 5 degmo, kuwaas oo ah:

1. Garoowe (Caasimadda Gobolka)


2. Badhan


3. Dangorayo


4. Eyl


5. Galcad



Garoowe waa caasimadda ugu weyn ee gobolka Nugaal, waxaana ay muhiim u tahay dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo maamulka. Nugaal wuxuu ku yaalaa Puntland, wuxuuna muhiim u yahay isku xirka gobollada waqooyi ee Soomaaliya.

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Nov, 08:08


Gobolka Bakool ee Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 6 degmo. Degmooyinkaas waxaa ka mid ah:

1. Xudur (Caasimadda Gobolka)


2. Tayeeglow


3. Waajid


4. Rabdhure


5. Buur Hakaba


6. Buulow



Xudur waa caasimadda gobolka Bakool, waxaana sidoo kale ay muhiim u tahay dhaqaalaha iyo maamulka gobolka. Gobolka Bakool wuxuu ku yaalaa koonfurta Soomaaliya, wuxuuna la xiriiraa gobollada kale ee ka tirsan Koonfur Galbeed.

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Nov, 08:06


Gobolka Gedo ee Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 6 degmo. Degmooyinkaas waxaa ka mid ah:

1. Luug


2. Garbaharey (Caasimadda Gobolka)


3. Doolow


4. Bardera


5. Luuq


6. Beled Hawo



Garbaharey waa caasimadda gobolka Gedo, waxaana ay muhiim u tahay dhaqaalaha iyo siyaasadda gobolka. Gobolka Gedo wuxuu ku yaal koonfurta Soomaaliya, wuxuuna xuduud la leeyahay dalka Kenya.

TIJAABI MASKAXDAADA

09 Nov, 19:07


Guurku uma baahna gurya waa wayn tajirnima lagu faano
Kaliya waxa uu u bahan yahay nafaf wngsan iyo tacaamul wngsan oo la iskula dhaqmo,

TIJAABI MASKAXDAADA

08 Nov, 04:57


«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ» .

TIJAABI MASKAXDAADA

07 Nov, 17:44


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

TIJAABI MASKAXDAADA

06 Nov, 20:07


«يا مُقلِّبَ القلوبِ ثبِّت قلبي على دينِكَ» .

TIJAABI MASKAXDAADA

06 Nov, 04:44


"Zamankaan aan joogno maah mid farxad ay ku nool yihiin muslimiinta dhabtaa,!!
Iskaddaa meel kale guriga aad joogto ayaa lagayabaa in ilaah lagula casinaayo waxna aadn ka qaban Karin,!:🙊😢
اللهم اعز الإسلام والمسلمين،

TIJAABI MASKAXDAADA

01 Nov, 04:49


من قال: بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم.
ثلاث مرات لم يضره شيء.

TIJAABI MASKAXDAADA

31 Oct, 17:13


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

TIJAABI MASKAXDAADA

30 Oct, 04:44


Sheeg makhluuqa aanan karin awoodin inuu samada eego,!!!!?

TIJAABI MASKAXDAADA

29 Oct, 05:48


‏﴿وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَإِنَّ اللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ﴾

TIJAABI MASKAXDAADA

29 Oct, 04:53


"Subax wngsan ❤️😍

TIJAABI MASKAXDAADA

28 Oct, 09:50


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

TIJAABI MASKAXDAADA

27 Oct, 04:15


🧕 Xijaabku waa cibaado ay gabadhu ninka la dheertahay, markasta oy xijaabato gabadhu waxay ku jirtaa cibaado, xataa haday ehelkeeda dalxiis u raacdo looma ogolo inay jidhkeeda banayso, xijaabka gabadhu kuma ilaaliso kaliya nafteeda e waxay ku ilaalinaysaa umada Nabi Muxammed scw.*

Adoontii ilaahayey Xijaabkaaga ilaahay kaga cabso

TIJAABI MASKAXDAADA

26 Oct, 08:05


Maxaa la aqriyaa sujuudu Tilaawah -?




١-سبحان الله ربي العظيم

٢-سجد وجهي اللذي خلقه وشق سمعه وبصره بحوله وقوته فتبارك الله أحسن الخالقين

٣- سبحان ربي الأعلى

٤-الحمد الله

TIJAABI MASKAXDAADA

26 Oct, 07:55


Salaada xafid hadaad salaaada xafidayso ilahay Haku xafido🤲❤️

TIJAABI MASKAXDAADA

26 Oct, 06:19


"Maalmahaan chnalkayagu meel uma socdoo lugaha lahayaaye, daaweyow shareta ku kilkila ,
https://t.me/FAHANKANOLOSHA35

TIJAABI MASKAXDAADA

25 Oct, 07:52


Suurat al,kahfi ma akhriday ?

TIJAABI MASKAXDAADA

25 Oct, 07:47


وعن ابن مسْعُودٍ رضي اللَّه عنْهُ أنَّ رسُول اللَّهِ ﷺ قال : « أَوْلى النَّاسِ بي يوْمَ الْقِيامةِ أَكْثَرُهُم عَليَّ صلاةً » رواه الترمذي وقال : حديثٌ حسن
nabigu wuxuu yidhi scw dadka kawa iigu dhaw maalinta qiyaamada waa kuwa ubadan dushayda saliga ay igu salinayaan kusaliya xabiibkeena صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وآله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

TIJAABI MASKAXDAADA

24 Oct, 19:27


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

TIJAABI MASKAXDAADA

24 Oct, 10:16


اللهم اجعلنا من اهل الجنه
ولا تجعل من اهل النار 🤲

TIJAABI MASKAXDAADA

23 Oct, 06:18


Midka kaa kaafiyey murugtii shalay.☝️ wuxuu kaa kaafin doonaa murugta maanta io biri Talo saaro isga swtc magacyada illlahy waxaa kamida. Al.wakiil waa mid. Kafaalo qaadi karo inuu arsaaqo adoomadiisa io inuuu ufududeyo arimohooda sidas darted illlahy wuxuu. Dhahay. ( Waman). (yatawakll. ) calllahi fahuwa. ( Xasbiyah ) Ruuxiii eebe Talo saarta. Waaku filan yahy✨️

TIJAABI MASKAXDAADA

23 Oct, 06:16


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

TIJAABI MASKAXDAADA

22 Oct, 19:09


« إِلاَّ آلَ لُوطٍ إِنَّا لَمُنَجُّوهُمْ.................

TIJAABI MASKAXDAADA

20 Oct, 11:27


Sedeen u xfdiyaa quraanka
: ku celcelin
Sideen u sugaa !?
: j) ku celcelin
Sideen mutqin ku noqon karaa,?
J) Ku celcelin
Sidee aanan u halmaami karin,?
J)Ku celcelin,!
Su-aalahi waa bateen jawabtuna waa mid!!
Ku celcelin ku celcelin ka dambaysa,

TIJAABI MASKAXDAADA

20 Oct, 07:07


Sheeg

magacyadooda suuradaha

kubilawda alxamdulillaahi

TIJAABI MASKAXDAADA

19 Oct, 06:14


Si aaad u xaliso jaamkaan hal gaari ayaa u baahan inaad dhaqaajiso waa lambarkee;!!?

TIJAABI MASKAXDAADA

18 Oct, 16:02


Aadaanka salaadu waa dacwo dhamystiran🥰
walaaalayaal aan ajiibno markaan maqalo mu'adinka codkiisa,

Kadib aan barino Rabigeena quudhitaanka badan ☝️😍