Gacan Qabad online

@gacanqabad24


Ma Tahay Qof Daneenaaya Inuu Onlineka Ka Shaqeesto, Waxaa Ku Heynaa Courses, Oo Aad Wax Uga Baran Karto Online Businesska.

what's upkena
http://Wa.me/+252684213260

inst:https://www.instagram.com/gacanqabadonline/

Youtube:https://youtu.be/moMSaSZ1Oxc

Gacan Qabad online

07 Oct, 11:58


Asc
Mudo Bil Iyo Kabadan Ayaan kala maqneen, Waana idinka Raali galinaa

Waxaan Ku Howlana Inaan Dib U Duubis Ku sameeyo Courseka Ee aad Nooga barateen Ee barashada Website Sameynta

Coursekaas Oo ah dufcada 4aad Ayaa hada Bilaawatay diiwan galinteeda Cidii Daneeneso Nagala soo xiriira lambarkaan Hoose
https://Wa.me/+252684213260

Gacan Qabad online

21 Aug, 10:17


Waxaa bilawatay diiwan galinta Dufcadda 4aad Ee barashada Website Sameynta(Advanced Wordpress Web Design)
Hadaba Cidii daneeneso Hanala soo xiriiraan

Gacan Qabad online

17 Aug, 16:14


Asc
Seminarki Xalay Waxuu Inoogu Qabsomay Qaab Qurux Badan, iyada oo ay ardayda Jaanis U heleen Inay Sualo Waydiiyaan Ustaadka

Hadaba Cidii Uu xalay dhaafay Seminafka waxay Ka Helin Karaan Youtubekena๐Ÿ‘‡
https://www.youtube.com/live/c9b33Ypl4Bo?si=oBi-F2zr2Ra4Fq2p

Gacan Qabad online

16 Aug, 17:18


meet.google.com/eja-axws-hhz

Gacan Qabad online

15 Aug, 17:48


Cawa seminarka Arimo Internet ayuu u baaqday I.a Habeen danba Inoo balan ah
Cida Uu dhaafo youtubekena Iyo facebookena ayay Ka Helin karaan

Gacan Qabad online

15 Aug, 17:15


seminarka halkaan kala soco

Gacan Qabad online

15 Aug, 14:55


https://kick.com/gacanqabad

Gacan Qabad online

15 Aug, 09:28


Channel photo updated

Gacan Qabad online

15 Aug, 09:16


2 maalin ayaa ka harsan Seminarkeena ahaay "HOW TO GET CLIENT AS WEB DESIGNER"


TIME: CAAWA 8:00PM
LOCATION BARAHEENA BULSHO SIDA FACEBOOK IYO YOUTUBE, GOOGLE MEETING


FOR MORE INFO:
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02x...

Gacan Qabad online

14 Aug, 21:03


๐Ÿš€BIG NEWS

Waxaan Qaadan doona Dufcada 4aad Ee Barashada Website sameynta(Web designing)

Courseda Waxaa Laga dhigay $29.99 Halka markii hore aheed $15

Munaasabada 3 sano Guuradeena Owgeed Ardayda Telegramkaan Ku jirta Oo kaliya ayaa Discount U sameyn doona, Waana 10ka arday Ee Ugu Horeeso Ee Is diiwan galiso Waxaa Lagu diiwan galin Doonaa $10 Oo kaliya

๐Ÿ•’WAQTIGA:
15AUGUST Ilaa 20 AUGUST

F.G 10ka Qof Ee ugu horeeso Ee is diiwan galisaa ayaa Helin doonta Qiimo dhimistaas

Halkaan Ikala soo xiriir
https://Wa.me/+252684213260

Gacan Qabad online

14 Aug, 13:20


2 maalin ayaa ka harsan Seminarkeena ahaay Sida macaamiil Loo helo

Hadaba Isha ku haaya Bartaan
kusoo biir Groupka Seminarka
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Gacan Qabad online

13 Aug, 09:21


kusoo biir Groupka Seminarka
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Gacan Qabad online

12 Aug, 18:06


4 maalin Ayaa ka harsan Seminarkii ahaa "Sidee Loo helaa Macaamiil Adiga Oo ah Xirfadle Web Designer"

Seminarka Waa FREE
Shahaada Cidee daneeneso Wa Loo Sameynaa

Gacan Qabad online

12 Aug, 11:35


Waxaa Diyaar Ah Shahaadda (Certificate) Seminarka "How Do You Get Cleint as A web Designer"

CErtificatekaan Waxa Uu kaa Caawina Inuu Kuu Galo Portifolia Ama Cv-kaada

Hadaba Kasoo Dalbo Lamabaradaan hoose๐Ÿ‘‡
https://Wa.me/+252684213260

Groupka Seminarka๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Gacan Qabad online

11 Aug, 18:11


5 days left
Shan maalin ayaa ka harsan Seminarkii aan Ku balansaneen 15 /August

Semenarka waa Free
Waxa Uuna ka dhacayaa Google Meeting
Hadaba Kusoo biir Groupkaan Si aad Xog dheeraad ah U hesho
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Gacan Qabad online

10 Aug, 11:08


Maanta waxay Ku Asteesan Tahay Sedax Sana Guurada Kasoo Wareegtay Markay Dhidibada Loo Aasay Gacanqabad Online Oo ah Madal E-Learning, Creative Designing Etc

Waxaan U mahad Celinaa Dadka aan So wada shaqeynay 3dii sanno Ee Aan Suuqa Shaqada Ku Jirnay, Waxaan Leeyahay Mahadsanidiin Dhamantiin

Ugu danbeyn Munaasabada 3sana Guuradeena owgeed Waxaa Soo Wadnaa Barnaamijyo Xiiso leh Oo aad Ku qancin Doontaan
#3years #aniversary #gacanqabad

Gacan Qabad online

08 Aug, 11:47


Ma og tahay In telegram Lacag Laga sameeyo?

Muuqaal Cusuba So wadaa Oo ku saabsan Telegram sida lacag looga sameeyo

Halkkaan Kasii ogaw๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Gacan Qabad online

07 Aug, 11:02


Asc Saxiibyaal Seminarkii Aan soo shacinay Ciwaankiisuna ahaay : Sidee Macaamiil Loo Helaa as Web deisgner(Freelencer)
Waxu uu dhacaa Waqtigi aan ku balan saneen oo aheed 15 Aug 2024

Seminarka Waa free
Adne ka faideso sxpkaane Uga faaideey

Groupka Seminarka
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8