Halyeeyadii_Hore @halyeeyadii_hore Channel on Telegram

Halyeeyadii_Hore

@halyeeyadii_hore


Dad waa kii hore hadalna waa intuu yiri.

Halyeeyadii_Hore (Somali)

Halyeeyadii_Hore waxa ku jira dhammaan cilmiga iyo xogta dareenka ee aasaasiga ah. Kanal-kaas waxaa laguugu soo bandhigayaa dadweynaha Soomaaliyeed oo jecel in ay kujirto waxyaabaha hordhaca ah ee bulshada Soomaaliyeed.

Halyeeyadii_Hore waa meel aad u qurux badan ee ku saabsan cilmiga, diinta, dhaqanka iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed. Kanal-ka waxaa looga hadlayaa waxyaabaha ku saabsan halka dadku kaga duwan tahay oo aad u sahlan tahay inaad ku ceshato xogta iyo fikrado ajnabi. Hadaba, waxaad isla xiriir karta dadweynaha Soomaaliyeed oo kale oo la wadaagaya xogtaada ama su'aalo ay iyaga u baahan yihiin.

Halyeeyadii_Hore waxaa kujira dadka diinta ka doorbidoona, cilmiga waxbarashada aqoonta loo baahnaa, iyo dadka jecel in ay kujirto fikrado taariikheed iyo dhaqan ahaanba. Sidaa darteed, haddii aad rabto inaad ka faa'iideysto xogta cilmiga iyo dhaqanka, marka laga reebo wax badan oo Soomaaliyeed, Halyeeyadii_Hore waa kanalka aad ugu wanaagsan.

Haddii aad rabto inaad ka faa'iideysto iyo kula socodsiiso cilmiga iyo xogta dareenka Soomaaliyeed, fadlan ku xiriir kanal-ka Telegramka ee Halyeeyadii_Hore. Dadka haddaba ah diinta ka doorbi doona, cilmiga waxbarashada qalbiga ahaanba, iyo fikrado taariikheed iyo dhaqan ahaanba waxaa lagu guulaysan doonaa waxaa aad rabto inaad kujirto iyo kula socodsiiso Halyeeyadii_Hore. Dad waa kii hore hadalna waa intuu yiri!

Halyeeyadii_Hore

14 Oct, 14:39


https://t.me/xufaadso

Halyeeyadii_Hore

15 Jun, 14:50


Nabigu (NNKH) wuxuu yiri ;-

"Qofka Saaimkaa (sooman) wuxuu leeyahay duco la aqbalo Marka ay qorraxdu sii dhaceyso ee xilligaas Ducadiina badiya oo alle wax weydiista "

Halyeeyadii_Hore

15 Jun, 14:29


Ilaahow , Ilaahow , Ilaahow

Ilaahow Nugu dar adoomadaada aad maanta Naarta ka xoreyneyso oo liiska Jahanamo laga tirtiraayo , Adigaan gacmaha kuu hoorsanee . ๐Ÿคฒ

Halyeeyadii_Hore

15 Jun, 13:59


Alle waxaan kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo, ilinta kaa fogeeyo, rajadaada kuu rumeeyo, qalbigaaga sugo, arimahaaga kuu fududeeyo, cimriga kuu barakeeyo, Danbigaaga dhaafo. Dheh Aaamiin โค๏ธโค๏ธ

Halyeeyadii_Hore

15 Jun, 13:50


Hal Milyan oo Xujey ah ayaa ku sugan buurta Carrafo halkaaso ay ku gudanayaan rukniga ugu weyn ee Xajka, waxa ay buurtaas saarnaanayeen ilaa gabbalka uu ka dhaco.

Maanta waa maalinta alle tirada ugu badan uu Naarta ka xoraynayo, alle naarta hanaga xoreeyo dhamaanteen . ๐Ÿคฒ

Halyeeyadii_Hore

14 Jun, 16:58


Asc wllaha qaaligaa een madashaan quruxda badan ku Midownay, sidii aan halkaan ugu kulannay ilaahay hanoogu kulmiyo janadiisa.

Intaas kadib waxan rajeynayaa inaad wada caafimaad qabtaan ood ladantihiin, Mashquul iyo tacab dheer kadib dib ayaan u midownay oon iskugusoo noqonay Allaha qaadirkaa ayaana taas ku mahadsan.

Waxaan u maleynayaa dadka qaar in ay nadhibsadeen inta aan hawada ka maqneyn, cidkasta oo halkaan caajis iyo cidlo ku dareentay raalli gelin buuxda ayaan siineynaa.

Shaqadii aan dadkeygaa u haayey halkeedii ayey noogasii socon doontaa haddii Eebbe weyne yiraahdo insha allah.

Soo dhowaada Dadkii la iga beeroow, waadna ku mahadsantihiin dulqaadka aad muujiseen, Sharaf iyo karaamo korkiinna ha ahaaTo. ๐Ÿ™

Qofkasta oo qoraalkaan soo gaaro fikirkiisa ha cabiro caawa.

Halyeeyadii_Hore

20 Mar, 02:55


Qofkii raba in uu Adduun guuleysto quraanka haku dadaalo oo ha akhriyo.

Qofkii raba in uu Aakhiro guuleysto quraanka yuusan moogaan oo haku dadaalo akhtintiisa.

Qofkii raba in uu Adduun iyo Aakhiraba guuleysto quraanka haku dadaalo.

Liibaan iyo guul adduun iyo mid aakhiraba Waxay u sugnaatay dadka Ahlul Quraankaa.๐Ÿฅฐ๐Ÿ’šโค๏ธ

-Maxilli

Halyeeyadii_Hore

24 Dec, 05:50


Nolosha iyo wakhtigu midkoodna kuma sugayo. Macaanka iyo micnaha caafimaadka kaliya waxaad dareemaysaa markaad xannuun la jiifsato. Qiimaha xorriyada waxaad dareemaysaa markaad lacag iyo xeeladba ku heli weydo. Waxa aad imika haysato ee aad saluugsan tahay, waxa jira dad badan oo ay riyo u tahay. Qolka mugdiga badan, ee cidlada ah ka bax, oo u fiir-fiirso nolosha quruxda badan ee banaanka ka jirta. Faham micnaha nolosha walaal. Wax kastaa wey kuu hagaagi doonaan insha Allah.

Halyeeyadii_Hore

23 Dec, 18:57


Kulan diimeedka 6'aad oo berri bilaaban doono.

Halyeeyadii_Hore

27 Oct, 14:12


Jimco wanaagsan jaalaYaaaL, casiriyo suuban dhamaan inaad caafimaad qabtiin ayaan rajeynayaa, ayantan la isma wareysan bal soo dhowaada xaalkiinu waa sidee, sideed u aragtaan sida wax u socdaan, maxaa wax ka beddelis u baahan, soo dhowaada mar labaad dadkaygow.

Halyeeyadii_Hore

26 Oct, 17:14


Anigu hibo gaar ah maโ€™ lihi, laakiin waxa aan doonayo raadintiisa ayaa aanan ka daalin.

Halyeeyadii_Hore

26 Oct, 17:12


Ardaygu maโ€™aha weel ay tahay in la buuxiyo, balse waa shumac ay tahay in la shido

Halyeeyadii_Hore

26 Oct, 17:07


Qof kasta oo akhriskiisu bato, caqligiisana aan isticmaalin waxa uu bartaa caado xumo iyo caajis kaga dhaca fikirka.

Halyeeyadii_Hore

26 Oct, 16:28


Waa wax aad looga xumaado in dadka oo dhami sameeyaan waxa wanaagsan, keliya iyaga oo ka baqanaya ciqaabta, abaal-marinna doonaya. (Dadku waa in ay wanaagga sameeyaan iyaga oo doonaya in ay dad wanaagsan noqdaan, isla markaana doonaya in ay ku dhaqmaan amarrada iyo tilmaamaha Alle, jacaylkiisa awgiina ficilkan u samaynaya).

Halyeeyadii_Hore

26 Oct, 16:23


Waa in qof kastaa uu ixtiraamo arrimaha gaarka ah (Shakhsiga ah) ee qofka kale, laakiin ogow in aanu jirin qof dhinac kasta ka dhamaystiran. (Aadamuhu waa nusqaan u joog)

Halyeeyadii_Hore

26 Oct, 16:22


Waxaa waajib ah in koritaanka garaadka iyo fikirka aadamuhu uu la bilowdo dhalashadiisa, isla markaana aanu joogsan illaa uu geeriyoodo. (Taas macnaheedu waa in aanad waxbarashada joojin inta aad nooshahay)

Halyeeyadii_Hore

17 Oct, 07:49


Isusoo noqod iyo isla socod Wanaagsan Bahda halyeeyadii hore waana idinka raalligeninaynaa hakadka maalmahaan ku yimid Madasha waana ku mahadsantihiin dulqaadkiina iyo dhiirigelintiina.

Mahadsanidiin.

Halyeeyadii_Hore

17 Sep, 08:16


XIKMADIHII RASUULKEENNA (SCW):

- [ ] Dawada jaahilnimada waa inaad wax su'aasho. (SCW)

- [ ] Marka aad aragto qof la siiyay in ka badan inta aad heysato lacag & quruxba fiiri kuwa aan la siin labadaba. (SCW)

- [ ] Muslimku ugama tago Muslim kale caawinaad la'aan xilligii uu u baahnaa. (SCW)

- [ ] RASUULKEENNA SCW wuxuu yiri way dhowdahay maalinta aakhiro waqtigu wuxuu ku gudbi doonaa si deg-degsiimo ay ku jirto, sanadku wuxuu u muuqan doonaa bil, bishuna isbuuc, isbuucana maalin, maalintana saacad. (SCW)

- [ ] Guryaha guriga ugu fiican waa guriga ay agoontu ka helaan jaceyl & naxariis. (SCW)

Halyeeyadii_Hore

13 Sep, 16:30


In aad farxad abuurato ka dhigo ujeeddo maalinle ah oo sii mudnaan joogto ah.

Halyeeyadii_Hore

13 Sep, 16:26


Maalin walba xasuusnow:

Weli maad gaadhin meeshii aad u socotay ee hubkaaga ha dhigin u dabaaldeg guulahaaga yaryar horena usoco, waayo noloshu waa socdaal.

2,120

subscribers

513

photos

7

videos