Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waxa ay dabeecad ahaan u dhasheen af gaabni.
2.
Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waxa ay la dalaa dhacayaan mushkilado maskaxdooda cusleeyay.
3. Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waxa ay shir kula jiraan maskaxdooda, oo gorfeynaysa arrimo ay caqli badnaan ku ogaadeen.
4. Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waa dad ku nool nolol isbeddel iyo macne la'aan ah, mana garanayaan wax ay sheegaan.
#Alhamdulillaah
@Dream_girl645